No video

Casharkii 212, Tafsiirka Al-Raxman 1 ilaa 78, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

  Рет қаралды 235,737

Salah Barre

Salah Barre

5 жыл бұрын

Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
Casharkii 212, Tafsiirka Al-Raxman 1 ilaa 78, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Пікірлер: 125
@cilmibaaris501
@cilmibaaris501 6 ай бұрын
Rabiyoow shiikheena janadaada ku irsaaq anagana noo naxariiso 🤲
@ruqiyoali8940
@ruqiyoali8940 10 ай бұрын
alaah ha u naxariisto sheekh cumar faaruuq, hoygiisa rabi ha kadhigo janatul fardowsa
@user-bo2pj3lp4h
@user-bo2pj3lp4h 2 ай бұрын
❤ allqw janada nagu kulmi san khayrka ugu kulanay
@abdirahmanmuse3446
@abdirahmanmuse3446 5 жыл бұрын
Alhamdullilah 2008/2009 ayaan dhagaystay casharkaan laftiisa anaka oo group ah oo fadhina geed talaal ah oo aad uhoos macaan hoostiis. Halkii saac oo casharku socday qofkasta khushuuc ayaa kamuuqday aayada shiikhu fasirayo ayaa Qof walba isha laraacaya asaga oo macaan sanaya. Halkii saac oo casharku socday daqiiqado ayay nala noqota waayo raxmada eebe ayaa qofwalba qalbigiisa taabanaysay. Caawa ooy taariikhdu tahay 22/7/2019 ayaa ilaahay iiqadara inaan dib udhagaysto 10sano kadib. Qofka soogaliyay waxaan Eebe wayne oga baryayaa inuu kuirsaaqo janada suuradu kasheekaysay. Aamiin. Shiikhana Naxariistii janno Allaha kawaraabiyo. Inteena Halkaan isku aragtayna waadigii janaad Allaha nagu kulmiyo.
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Jazakallah Khayr Ducadaada walaale, ilaahay quraanka nuur ha idinka dhigo adiga iyo inta kula dhagaystayba kulana daawatay quraanka oo shaashada saaran, waa intaan ugu talo galay inaan islaamka u fududeeyo inay quraanka la noolaadaan oo bartaan tafsiirka. ALLAHAYOW noo sahal oo nooga dhig nuurka aduunka iyo nuurka siraadka aakhiro kaga gubabno.
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 4 жыл бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@cabdishakurxasan4297
@cabdishakurxasan4297 4 жыл бұрын
Walahi waxaa xaqiqqi ah inuu tabanayo tafsirka shekh cumar walalka soo galiyay waxaan ka codsan lahaaa inuu dhamaystiro inta ka dhiman quran
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 4 жыл бұрын
Abdirahman M Scholar @aniga hawenki waan kuhurda Walahi alxm
@zakariabdullahi448
@zakariabdullahi448 3 жыл бұрын
Aamiin wll qaali
@statsm8339
@statsm8339 Жыл бұрын
Alle misaankiisa xasanaadka ha ugu daro AUN Sheikh Cumar Faruuq adigana ajar Alle ha kaa siiyo.
@dayib6104
@dayib6104 6 ай бұрын
Ilahayow shekhan dambigisodhan udhaf janadadi firdawsana fadligaga kusi aaaaammmmmiiiiin. Aaaaammmmmiiiinnnn.
@cabdisamadcabdulaahi6025
@cabdisamadcabdulaahi6025 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheekh cumar faaruuq iyo dadka inoo fududeeyay barashada tafsiirka quraan
@moahmed294
@moahmed294 Жыл бұрын
Alle Jannatul Firdowsa ha ka waraabiyo darajada ugu sarreysa, qabrigiisa wasaac ha uga dhigo hana u nuuriyo.
@caruurtaiyocuntada7213
@caruurtaiyocuntada7213 9 ай бұрын
Ilove tafsiirka
@maxamedjamaamac7676
@maxamedjamaamac7676 6 ай бұрын
Masha allah ilahow u naxariiso.
@hqaali9525
@hqaali9525 Жыл бұрын
ilaahay waxaan oog baryaayaa marxuumka in uu geeyo janatul firdawsal aclaaa amiin
@suaddirie105
@suaddirie105 3 жыл бұрын
Illahey sheekh cumar faruq jana firdows ha galiyo shaqadaan qofkii soo diyaariyey ilahey ajar weyn ha siiyo
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin JAzakallah Khayr
@hudaabdulihman1304
@hudaabdulihman1304 3 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto janatul Fardosa gurigiisa Alle haka yeelo Aamiin
@abdirisackmohamed9310
@abdirisackmohamed9310 10 күн бұрын
Allow u naxriiso Wali quluubteena ayuu ku noolyahayee
@bashiirahmeddaahir184
@bashiirahmeddaahir184 2 жыл бұрын
Ilahay naxariistii jano haka warabiyo qabrigiisa beer beraha janada kamid ah ilahay haka dhigo
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin jazaka-Allah
@abdinasirmohamed9406
@abdinasirmohamed9406 5 жыл бұрын
alaah yaraxma sheik cumar faruuq
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aamiin jazakallah
@aaminomuuse4032
@aaminomuuse4032 5 жыл бұрын
Allaha. Unaxariisto. Sheekhaygii. Haaa. Ahaaneed ayu. Ahaa
@hindacabdi7996
@hindacabdi7996 5 жыл бұрын
illahay. shekh cumar faruuq hawnaxariisto
@heryocato857
@heryocato857 5 жыл бұрын
Alaha Unaxaristo Sh Cumar
@aadanmaxamuud765
@aadanmaxamuud765 2 жыл бұрын
allow unaxariiso shiikh cumar amiiin amiin
@maskamadow7817
@maskamadow7817 4 жыл бұрын
Allow noo naxariiso aaaamin
@farahosman9959
@farahosman9959 2 жыл бұрын
Manshaallaah allaaahuagbar allaahu agbar allaahu agbar allaahuagbar agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar allaahu agbar
@monasheikh842
@monasheikh842 Жыл бұрын
Jazaka ALLAH Kheeran.
@sawiradedadhamaan1725
@sawiradedadhamaan1725 5 жыл бұрын
Allow janada nagu kulmi dhamaanteen sheekh cumar naxariiste allaha dushaada ha ahaato janada allaha nagu kulmiyo
@user-of2wq1io3f
@user-of2wq1io3f 2 жыл бұрын
Aaaamiiiin yaa mujiiba dacwaat
@umuxamdi909
@umuxamdi909 Жыл бұрын
Aamin jazakumulaah kheer
@jowhara1000
@jowhara1000 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto anagana Allaha nagu anfaco
@farhiyohassan6271
@farhiyohassan6271 4 жыл бұрын
Khayr allaha kusiiyo qofkaso gashay. Shiikahan jannada allaha geeyo. Aayadan waan uso xiisa inaan marmar dhagqysto. Waxay ku kusiin khushuuc iyo udhawaansho ilaahay agtiisa ah. Marku aduunku ijiito ayay isoo celisa. Jazklh walal.
@SalahBarre
@SalahBarre 4 жыл бұрын
Farhiyo Hassan Aamiin walaale, Waa suurad Aad u qiima badan, tii aakhira iyo aduunba Kuu shafeecda Allah ha dhigo
@ruqiyoali8940
@ruqiyoali8940 10 ай бұрын
alaah janatul fardowsa sheekh cumar faaruuq
@khadarahmedrashiid2012
@khadarahmedrashiid2012 4 күн бұрын
Alle ha unaxariisto sheekha
@ismailbare6085
@ismailbare6085 5 жыл бұрын
Mashalah ilahey jana hakawarabiyo
@ashomohamed1998
@ashomohamed1998 2 жыл бұрын
Allow janatul firdowsa ku arsaaq runtii naxariis ayuu noga tagay
@isseabdirahman9920
@isseabdirahman9920 10 ай бұрын
Allow janada kaa waraabi
@abdirahmansheeky-bu9fq
@abdirahmansheeky-bu9fq Жыл бұрын
Janadii Alle hakugeeyo
@maryamaali1602
@maryamaali1602 3 жыл бұрын
Quraanka Jumala ah ee cumulus fayruuq
@adidaboy1723
@adidaboy1723 2 жыл бұрын
M,a sheikh Cumar faaruq ♥️♥️♥️♥️
@beerlulaexpress2616
@beerlulaexpress2616 11 ай бұрын
ilaaahow kuu naxariiso shiikh cumar faaruuq anaka ne gadaashaa ale nama fidneeyo aamin aaamin🤲🤲🤲🤲
@sucuudabdullahiaydid6697
@sucuudabdullahiaydid6697 Жыл бұрын
Allahaa unaxariisto sheekha
@Dr.Shiixaaye
@Dr.Shiixaaye 5 жыл бұрын
Alloow Jannadaada ugu Deeq Sheekh Cumar Faaruuq
@abdiazizweliabdullahi238
@abdiazizweliabdullahi238 4 жыл бұрын
ilahooow ku naxariiis 😍
@deeqoxuseen3691
@deeqoxuseen3691 2 жыл бұрын
ilaaheyoow kuu naxariiso
@abdirahiimalimohamed2732
@abdirahiimalimohamed2732 2 жыл бұрын
غفر الله ذنوبك رحمك
@mudhirmhassan8347
@mudhirmhassan8347 3 жыл бұрын
Allow fardooza kaa waraabi
@khadijamire9846
@khadijamire9846 4 жыл бұрын
Mashlah allaw ku naxariso muxu khyr noga tagay ilahaw ka rali noqo. Adiga sogud biyayna jazakallahu khyr.
@SalahBarre
@SalahBarre 4 жыл бұрын
Khadija Mire Aamiin jazakallah khayr
@safiyoahmed9333
@safiyoahmed9333 4 жыл бұрын
MashaAllah jazakallah Shiikh Cumar Faaruq Allaha kuu naxariisto janadii tardowsa Allaha kugu bishaareeyo maadan dhiman e waa naga dhuumatey
@heartheart9867
@heartheart9867 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ibntaadhigojr7789
@ibntaadhigojr7789 3 ай бұрын
Ilohow jannada gee shikh cumar faruq
@heartheart9867
@heartheart9867 2 жыл бұрын
Mashallah
@Scar_vlog
@Scar_vlog 2 ай бұрын
❤❤❤
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 2 жыл бұрын
Masha Allah. ALLAH SUBXANA WATACAALAA HA U NAXARIISTO SHEEKHA AAMIIN.
@user-of2wq1io3f
@user-of2wq1io3f 2 жыл бұрын
Aaaamiin yaa allaah
@habiboabdi3351
@habiboabdi3351 2 жыл бұрын
Aalha u naxaristo 😭😭😭
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 5 жыл бұрын
Maashallaah xasanaadkeeda allaha siiyo shiikhaqeerka uuka taktey aamiinanagane allaha nagu anfaco aamiin yaa allaah yaa❤
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aaamiin jazakallah khayr badan
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aaamiin jazakallah khayr badan
@hassansaman5884
@hassansaman5884 2 жыл бұрын
Allow janadada ugu deq sheikh Kumar faaruuq
@user-ih3ht8pk4n
@user-ih3ht8pk4n 4 ай бұрын
رحمه الله
@mohamedamir7386
@mohamedamir7386 12 күн бұрын
Sheekhu markii uu bilaabay tafsiirka quran ka in stockholm, sweden waxaan ka mid ahaa dhalin yarada dhagaysan jiray oo ku xirnaa masaajidka. Tafsiir ka quraanka inta aan dhagaysanayey sheekh luuqada somaliga kaga fiican ma arkin. Sida uu kala dhig-dhigayo erey kasta waa cajaaib, iyo suurad kasta history ga ay ku soo dagtay iyo wixii ka danbeeyey.
@alhassan5718
@alhassan5718 4 күн бұрын
Alhamdulilah
@shaairguled9274
@shaairguled9274 5 ай бұрын
Allow unaxariiso
@bostejoali3717
@bostejoali3717 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi janatul fardos kugu gee
@mohameddeni6119
@mohameddeni6119 2 жыл бұрын
Allha unaxa riisto Naxariistii jano allaha kawa raaniyo Amiin Amiin yaa rabal caalamiin.
@AadanabdiNuur-fp8nm
@AadanabdiNuur-fp8nm 2 ай бұрын
❤❤❤I❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Sheikhana alle haw naxariisto
@bashiirahmeddaahir184
@bashiirahmeddaahir184 2 жыл бұрын
Ilahay ajar aan la soo koobi karin ha siiyo qofka soo galiyay tafsiirka sheekha ilahay naxariis waasac ah ha siiyo shekha danbigiisa ilahay ha dhaafo janaatul firdowsa ilahay hoygiisa haka dhigo dhamaanteen ilahay hanagu kulmiyo janooyinkisa
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin jazaka-Allah khayr
@user-lf6vi3lt7j
@user-lf6vi3lt7j 18 күн бұрын
Amiinyaa rabijasaakalahkhayr
@ahmedalibarre7422
@ahmedalibarre7422 3 жыл бұрын
masha allah alaha kusaro mizanka aakhiro
@marwanyare7376
@marwanyare7376 2 жыл бұрын
Alah kunaxaristo
@aminagure8520
@aminagure8520 3 жыл бұрын
Maasha Allaah maasha Allaah
@addoonalle6747
@addoonalle6747 5 жыл бұрын
Allow unaxariiso sheekh omar faaruuq
@khadijamohamed9189
@khadijamohamed9189 3 жыл бұрын
Al yaa Rahma
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 2 жыл бұрын
رحيم الله عليه شيخ عمر فاروق❤️
@adangudle9156
@adangudle9156 Жыл бұрын
Alow janada kawarabi sheikh omar faaruuuuq
@mohamedaden5074
@mohamedaden5074 4 жыл бұрын
Love Allah mashallah 😆
@bishardagane8210
@bishardagane8210 3 жыл бұрын
Alhamdullilah
@candimaxamedsigaale5643
@candimaxamedsigaale5643 4 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@diinihassan123
@diinihassan123 5 жыл бұрын
asc walal miisaanka xasanaadka allah haguu saaro ee noo soo dhamestir
@SalahBarre
@SalahBarre 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin, Jazakallah Khayr walaale. Inshallah waan soo dhamaystiri doonaa
@isackahmed3263
@isackahmed3263 5 жыл бұрын
Salah Barre Jazakallah
@bsjhghdjbdh8270
@bsjhghdjbdh8270 3 жыл бұрын
٥ 6دع 9ة
@user-pp1wq1jn2h
@user-pp1wq1jn2h 9 ай бұрын
😢🎉
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 2 жыл бұрын
Sallallaahu caleyhi wasalam
@abdihakimmohamed7920
@abdihakimmohamed7920 4 жыл бұрын
Allahu arxam
@maskamadow7817
@maskamadow7817 4 жыл бұрын
23/2/2020 waqti shegtu thy 15:00 glbnimo yaa ila dawanayana
@gelleyare1289
@gelleyare1289 3 жыл бұрын
21/2/2021
@muhubotakar662
@muhubotakar662 2 жыл бұрын
Lovweeeee heart ❤
@xusein-je8lg
@xusein-je8lg 10 ай бұрын
Ciil ture
@cabdishakurxasan4297
@cabdishakurxasan4297 4 жыл бұрын
رحم الله العالم المفسر الصومالى
@ayaancabdulaahi5527
@ayaancabdulaahi5527 2 жыл бұрын
m. a
@ubahabdisamed4529
@ubahabdisamed4529 2 жыл бұрын
Ruoj
@MuhamedDini
@MuhamedDini 9 ай бұрын
​@@ubahabdisamed4529e❤❤❤❤❤❤
@user-pp1wq1jn2h
@user-pp1wq1jn2h 9 ай бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊
@abdirashidissa4257
@abdirashidissa4257 2 жыл бұрын
M A
@abdullahixuseen6608
@abdullahixuseen6608 3 жыл бұрын
m.a
@muminaissack1406
@muminaissack1406 Жыл бұрын
Aloow janada kugee sidaad noogu kala dhigtey.
@caashohuruuse6935
@caashohuruuse6935 Жыл бұрын
02
@shucaybyare6194
@shucaybyare6194 2 жыл бұрын
Llllllllllllllllllllllzm
@IslamXuseen-qs6jd
@IslamXuseen-qs6jd Жыл бұрын
T?7
@engmohamudibrahim4402
@engmohamudibrahim4402 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso shiekh Umal Faruuq
@heartheart9688
@heartheart9688 2 жыл бұрын
Mashallah
Casharkii 214, Tafsiirka  Al-xadiid 1 ilaa 29, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:03:40
Tafsiirka Darsiga 270aad RAXMAAN 01 ilaa...
48:50
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 55 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 95 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 50 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 169 МЛН
Casharkii 206, Tafsiirka  Al-xujurat 1 ilaa 18 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:00:03
Tafsiirka Qur'anka by Sheikh Cumar Faaruuq. Yusuf 54-76
1:00:37
Abu Yussuf
Рет қаралды 124 М.
Istigfaarta Dambi Dhaafka |Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
54:41
Kheyrwade Official
Рет қаралды 201 М.
Casharkii 211, Tafsiirka  Al-Qamar 1 ilaa 55, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:04:15
Taariikhdii Qudus oo dhamaystiran bilow ilaa dhammaad | Sh Mustafe Xaaji |
2:12:25
ABUU SUFYAAN IBNU HARITH || SUWAR MIN XAYAATI SAXAABA || SHEEKH SAALAX
51:26
SHEEKH CUMAR FAARUUQ MACNAHA TAWXIIDKA 1996
1:18:33
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 16 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 95 МЛН