Casharkii 223, Tafsiirka Al-Mulk 1 ilaa 30 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

  Рет қаралды 1,424,905

Salah Barre

Salah Barre

5 жыл бұрын

Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
Casharkii 223, Tafsiirka Al-Mulk 1 ilaa 30 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Пікірлер: 508
@dekowsheikh48
@dekowsheikh48 23 күн бұрын
Ilahey janatul firdowsa hoygaga kadig
@ismDirir
@ismDirir 26 күн бұрын
اللهم انى اسلك حبك وحب من يحبك و العمل الذى يبلقنى حبك 🎉ربنا افرغ علينا صبرا و تو فنا مسلمين 🎉 ربنا لا تجعلنا فتنةللقوم الظالمين وننجنا برحمتك من القوم الكفرين🎉 جزاك الله خيرا 🎉
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 5 күн бұрын
Ilaahey haunaxriisto sh omar faaruuq ❤❤
@user-bo2pj3lp4h
@user-bo2pj3lp4h Ай бұрын
Alle ha unaxariisto 2024 baan dhagaysnayaa waa tusaalaha qofkii ajarku in uu khayrku usoconayo markuu dhint
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 Ай бұрын
Ilaahay Qabriga hakuu Nuuriyo shiikh cumar faaruuq
@munaahmed5831
@munaahmed5831 5 ай бұрын
ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo sh cumar faaruuq
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 2 жыл бұрын
Illaahow ha u naxariisto jannatul firdous caclaa geey Sheekh cumar faruq Iyo kuli Muslimiinta inta dhimatey
@whatsmyname8327
@whatsmyname8327 2 жыл бұрын
Amiin 🤲🤲🤲🤲
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Shiikh cumar faaruuq ilaahey ha unaxariiso waa shiikheygii.
@noorabdiadan9095
@noorabdiadan9095 Жыл бұрын
MashaAllahu jazakaallahu kheir. Sh. Cumar Faruq tafsirka quranka
@Abdalle123
@Abdalle123 Ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@user-fc2ib8jj9u
@user-fc2ib8jj9u 4 ай бұрын
❤allow janatul firdowsa kawarabi shiiqena sheikh umar faruq ❤❤
@edenhazard5463
@edenhazard5463 2 жыл бұрын
Muslim toosan oo khayr leh weeye sheekh cumare Munaafaqa midka kusheegayna asagaa munaafaq ah caalim muwaxida oo geesiya xaqana aan kabaqin ayuu ahaa sheekh cumar mana caayo ilaa nijaas munaafiq ah oon khayr lahayn sheekh cumar janada firdawsaa ilaahay hagaliyo raxmatulaahi calayhi
@abdifarah2812
@abdifarah2812 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto sheekh Cumar Faaruuq
@shukrisharafsharaf1238
@shukrisharafsharaf1238 Жыл бұрын
Ilahayoow ani shkh cumar faruq janada nagu kulmo yaarabi
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto qabriga alle ha u waasiciyo janadii fardowsa alle ha ugu bishaareyo sheekh cumar faaruq
@gentlemankingmaker413
@gentlemankingmaker413 2 ай бұрын
Allaha fardawsa ku casuumo Adeerken Sheekheni Allahuma Aammiin
@libanmohamedfarah4087
@libanmohamedfarah4087 3 жыл бұрын
Ilaahay shiikha abaal haka siiyo runtii wa suurad mucjis ah oo qalbigayga cabsi saaid ku abuurtay
@mohamedugass4389
@mohamedugass4389 3 жыл бұрын
Sh.qeir.alah.siyow
@sadikaboubakeraboubaker6723
@sadikaboubakeraboubaker6723 2 ай бұрын
Allow uu naxariiso sheikh cumaar faruuq
@farahdaudfarahdaud4586
@farahdaudfarahdaud4586 Жыл бұрын
Tabaarak ama suuratul Mulki wa suurad aad Iyo aad u qiimo badan
@user-zn4hk9gw6s
@user-zn4hk9gw6s 5 ай бұрын
Allah ya raxma sheikh omar faruuq
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 Жыл бұрын
Idam Alle Sheekha abaalkii waa jano e, cilmiga diinta iyo Quraanka waxa u dheeraa siduu af-soomaaliga qaniga ugu ahaa...
@AbdullahiAbdi-zp6cl
@AbdullahiAbdi-zp6cl 10 ай бұрын
Naxariistii jano iyo raxmo allah ha siiyo sheikh cumar
@cilmibaaris501
@cilmibaaris501 5 ай бұрын
Subxaannallh alhu akbar laailaaha ila laah Waxaad mahad oo dhan usugnaatay alaha weyn ee nasiiyay araga ,maqalka iyo garashada
@JamaalInabilageele
@JamaalInabilageele Ай бұрын
ale ha unaxariisto sh cumar faaruuq anakunakuna dabadii namafidneeyo
@Abdiraman1965-lh5mt
@Abdiraman1965-lh5mt 9 ай бұрын
Shiekh cumar faaruq ilaahay raali hagaa ahaado
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 5 жыл бұрын
Ilaahayow u naxariiso shiikheena abaheenii diinta waan jeclahay
@cabdishakurxasan4297
@cabdishakurxasan4297 5 жыл бұрын
Wali maaan arag qof wax ka shego alaha qabrigiisa ha unuuriyee janatul firdowsna hageeeyo
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 3 жыл бұрын
@@cabdishakurxasan4297 se wax logu shega waaba qof taqi eh m.a ilhy haunxrsto
@FarxaanCabdi-iq3de
@FarxaanCabdi-iq3de 9 ай бұрын
ilahayow u naxariisto sheekhena sheekh cumar
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 жыл бұрын
Alle UNAXARIISO cumar faruuqa alle UNAXARIISO alle kitaabka gacanta midiga alle ka siiyo
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin jazaka-Allah khayr
@user-of2wq1io3f
@user-of2wq1io3f 2 жыл бұрын
Aàaamiiin yaa raxmaan
@fatimazahra8976
@fatimazahra8976 9 ай бұрын
ALLE HAKAA ABAAL MARIYO WLL SHIEKH ALLAHA U NAXARIISTO UMA DAMBI DHAAFO AAMIN ADNA S KLE
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 2 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr Illaahey ajar iyo xasanaad badan Allah ka siiyo
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Jazaka-Allah Kahyr
@ismailh6518
@ismailh6518 8 ай бұрын
Ya Allah naaraan kaa magan galney.
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 10 ай бұрын
Jasaakallaah qeyr Sheekh Omar faaruq
@abdifatahfaroole9268
@abdifatahfaroole9268 Жыл бұрын
Mansha allah
@ahmedhajimohamed5809
@ahmedhajimohamed5809 6 ай бұрын
Ilahy qabriga iyo qiyamaha ha u nuuriyo sheka anagana allh noo hagajoyo
@somalitigress2703
@somalitigress2703 5 ай бұрын
Ameeen yaa rabb
@serahmed5346
@serahmed5346 3 ай бұрын
Ilaahayow u naxariiso sheekh cumar. His clear explanation is more worthy than every other mufasir. Hodan buu afka ku ahaa sheekhu.
@ismailwardiidleibrahim3788
@ismailwardiidleibrahim3788 Жыл бұрын
Jazakallahu khayran Akhi Sh cumaar faaruq ALLAH YA Rahma Raahimin
@user-qb1nd6lt8r
@user-qb1nd6lt8r 11 ай бұрын
Ilahay abaalka sheekha janno haka yeelo.
@muhumedmagan
@muhumedmagan 2 жыл бұрын
AL-Lahahayaw Janadaada Fardawsa Hoygiisa kayeel, oo Naxariistaada Huwi,shiikhunaa sheekhul-Somaal Shiikhaan AUN Shiikhaan Cumar Faaruuq
@halimaadan4086
@halimaadan4086 10 ай бұрын
Ma sha Allah ma sha Allah, ma sha Allah
@abdiomar22
@abdiomar22 Жыл бұрын
mahadsanidin intii nosoo gudbisey iyo inta ka shaqeysey ❤
@edinismail4068
@edinismail4068 Жыл бұрын
Asc
@user-ku8ht5ih5u
@user-ku8ht5ih5u 2 жыл бұрын
Alaah ha unaxaristo
@farhanhajimuse494
@farhanhajimuse494 2 ай бұрын
Janadii allah kucasumo dambigiisii allah hadhaafo sheikheenii caalimka ahaa sheikh omar faaruuq
@user-ir9yt7it4z
@user-ir9yt7it4z 5 ай бұрын
Allah's u naxariisto sh.Omar fayruuq kannada fardowso Allaha ka waraabiyo
@abdallabilow6389
@abdallabilow6389 11 ай бұрын
Allow kuu naxariiso.
@suadahassan5810
@suadahassan5810 3 ай бұрын
May Allah Grant his soul to Jannatul Firdows
@roblemohamed7630
@roblemohamed7630 2 жыл бұрын
Allahayow qabriga u waasici daad bathan ayuu u faideyay Ameen
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 3 ай бұрын
امين 😢
@nimcoabditaqal348
@nimcoabditaqal348 8 ай бұрын
Manshallah
@ibraahimahmed8070
@ibraahimahmed8070 7 ай бұрын
Allah ha u naxaristo amiin 😢
@sadio5642
@sadio5642 3 ай бұрын
I love this shiekh kma daalo inan dhagaysto sidaad dhagayga ugu raxaystay Allah Qabriga hakuugu Qaboojiyo , Allow darta ban u jecla sheikha Ee u Naxariiso oo ka yeel mid la jira Maca shuhadaai wa Salixiin waxasuna ulaika Rafeqaa ❤
@dinowmoalimnour71
@dinowmoalimnour71 19 күн бұрын
Masha Allah ❤
@rm7087
@rm7087 Жыл бұрын
Illaahay naxariistii janno fardowsa acllaa hageeyo sheekh cumar faruuq
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 11 ай бұрын
One of my favorite ❤️ sheikh Alle ya raxma ilahoow Qabrigiisa u waa sici
@yaaserabdi
@yaaserabdi 6 ай бұрын
Allaw qabriga u waasici waanu ku raaxaysanay ifka cilmigiisa
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
Iddinkana Eebe Weyne ha iddinka Ajarsiiyo sidaad u soo habeyseen. Aamiin Allahuma Aamiin.
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Jazzaka Allah Khayr
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 4 ай бұрын
May Allah have mercy on him and grant him the highest level of Jannah… His Tafsiir reminds me of my childhood🥹
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Allah naxariistii janno haka warabiyo qabriga how wasiciyo aaliin. Iyo labadaydii waalid unaxariiso yaa Allah yasamiicu ducaa anna iiga daba naxariisto markaan aduunka katago qabrigana Allah hay wasiciyo
@maxamedsiciid2815
@maxamedsiciid2815 11 ай бұрын
Ilaahu shiikha janatul fardoowsal aclaa ku abaal mari , maashaa allaah , annagana nooga daba naxariiso islaamkoo dhan
@MuminaHassan-pz1op
@MuminaHassan-pz1op 4 күн бұрын
Janatul fardowsa alle hakubishareya🥰😍😻❤️‍🔥♥️♥️
@faraxalixeef9289
@faraxalixeef9289 3 ай бұрын
Allaha haw Naxariisto inshall
@fiidow05
@fiidow05 10 ай бұрын
Masha Allah waan ka aflaxay sh Omar faruq aun
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 10 ай бұрын
Allaah jano fardowsa haka waraabiyo
@ibrahimcabdi9962
@ibrahimcabdi9962 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@Ahmedali-bj2bo
@Ahmedali-bj2bo Жыл бұрын
Masha allah ilaahaw kuu naxariiso
@jibriladam3896
@jibriladam3896 Жыл бұрын
اللهم مغفرله ورحمه وبشر له جنات النعيم
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Жыл бұрын
Allah ku naxariisto sheikh
@abdinasirhooto2150
@abdinasirhooto2150 Жыл бұрын
Allaah naxaristi Janno hasiyo
@awilabdifarah307
@awilabdifarah307 Жыл бұрын
Ilaahoo kuu naxariis
@user-ws5ll2gk7v
@user-ws5ll2gk7v 25 күн бұрын
Shugran sheekh
@xawoosman1601
@xawoosman1601 Жыл бұрын
Illaahow unaxariiso sheekh cuumar
@cabdirizaaqqaliif9372
@cabdirizaaqqaliif9372 Жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso
@shuaybdherreshiindeeye9045
@shuaybdherreshiindeeye9045 3 жыл бұрын
Ma allaha unaxariisto sheikh cumar faruq janadana allaha Ku abaal mariyo ia
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
aamiin
@zahraabdirahman6385
@zahraabdirahman6385 3 жыл бұрын
Mashaa allah ilahey haunaxaristo shekh cumar faruq ajar iyo xasanat an laso kobi karin allah hakasiyo dadka diyariyay oo naso garsiyay illahey haka abal mariyo aad ban ugu bahanahay
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aamiin Jazakallah khayr, Allah Quraanka ha nagu xifdiyo aakhiro iyo aduunba
@fatumahussein566
@fatumahussein566 2 жыл бұрын
@@SalahBarre 0
@fatumahussein566
@fatumahussein566 2 жыл бұрын
0
@abdialasow451
@abdialasow451 Жыл бұрын
allaha ha unaxariisto sheekh cumaar faaruuq aamiin aamiin
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 3 жыл бұрын
.aahLlah Allah unaxsrito shekh cumar faruuq Allah naadhigo kuwii qato wanada fahmo dintena mcn adinka noso gudbiyeyna Allah ajorsiyo
@SalahBarre
@SalahBarre 3 жыл бұрын
Aaaminn, Ajazakllah Khayr
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 жыл бұрын
Allah janatul fardaws ha geeyo . Amiin
@kotharabdirazack3929
@kotharabdirazack3929 7 ай бұрын
Ilhay naxaristiii janno haku seconds I.a🤲🤲 ❤❤
@dongaming7171
@dongaming7171 2 жыл бұрын
Mashallah allaha unaxiristo shiikha
@user-wh2yx2fz7j
@user-wh2yx2fz7j 9 ай бұрын
Masallah my allah reward him in janah❤❤
@HajaraHajara-xy2mb
@HajaraHajara-xy2mb 10 ай бұрын
Mashallah mashallah mashallah
@aminafarah1457
@aminafarah1457 5 жыл бұрын
maanshaa laah ilaahey ha u naxariisto Sheikh Omar Faaruuk. Inta noo soo diyaarisay dadaalka aad u badan gelisay ilaahey ha idinka abaal mariyo sida aan ugu baahanahay ilaahey oo keliya ayaa xisaabin kara Jizaaka laah.
@SalahBarre
@SalahBarre 4 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin, Jazakallah Amina Farah
@mohamedbileblacklion3513
@mohamedbileblacklion3513 3 жыл бұрын
@@SalahBarre amiin
@mukhtaarbadalabdi9239
@mukhtaarbadalabdi9239 7 күн бұрын
M.a Alle Haku Naxariisto Aamiin
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 2 жыл бұрын
Jazaka allhu kheyr pro miizanka qiyaamo alle haku saaro
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Allahayow, Jazakallah khayr
@saharasambul518
@saharasambul518 2 жыл бұрын
Yaa Rabii qabrika kuwasice 🥰Aaabe
@aminoaden9876
@aminoaden9876 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo janatul firdowso haka waraabiyo qabriga Allah u waasiciyo anakan gadashi Allah namafineeyo allahu ma aamin yaa rabii sheikh cumar faruuq
@saadiaali6454
@saadiaali6454 11 ай бұрын
Mashaalah ❤
@user-sy9jn7to4q
@user-sy9jn7to4q 11 ай бұрын
الببعهقبتتقهقتف ❤
@user-ei1vh6qg3n
@user-ei1vh6qg3n 3 ай бұрын
Mashaalah,,alahawnaxaristo
@hipoali4557
@hipoali4557 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sheekha anagana kuwii wax fahma allaha nagayeelo
@fatuzhdheman997
@fatuzhdheman997 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso rabi janoyinkisa hakugu casumo shekh 🙏
@ikarabdi4275
@ikarabdi4275 3 жыл бұрын
Ilah ha unaxariiato Aamin
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
Ameeen
@Fadumo_Ibrahim1
@Fadumo_Ibrahim1 3 жыл бұрын
@@sadiamohamedhassn4124 000⁰00
@issackilikeit7709
@issackilikeit7709 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo jannatul firdow Allah ku marti qaado
@umusalma9014
@umusalma9014 3 жыл бұрын
Sheqeni ilahay haunaxaristo alahuma amiin . walaalka noso gudbiyeyna ilahay haka abal mariyo amiin
@marrymohamed1589
@marrymohamed1589 3 жыл бұрын
Allaah jano Fardowso haka waraabiyo SHeekh cumar faaruuq
@Masago2025
@Masago2025 3 жыл бұрын
amen
@user-fz9hk1df2v
@user-fz9hk1df2v Ай бұрын
m.a sobathi walalo
@alikty01
@alikty01 2 жыл бұрын
masha allah allahuma yarxam sheikh cumar faruuq and ilove him allah dartii sida uu u faah faahiyo tafsiirka ayaanan ku jeclaadey qof somali ah oo anan fahmeyn majiro sida aan is lee yahay, jazakllahu kheyran cida soo galisey youtubka.
@cabdiraxmanrashid6220
@cabdiraxmanrashid6220 2 жыл бұрын
Adiga Alle hakaa abaal mariyo comments kaaga quruxda badan
@maryanxusen4298
@maryanxusen4298 Жыл бұрын
Allaha ha ku naxariisto aamiin allahma
@ayanlealpha998
@ayanlealpha998 3 жыл бұрын
Allahayo janatull fardowsa kuga bisharey
@ahmedbare5891
@ahmedbare5891 2 жыл бұрын
AMIIN AMIIN YAA ALLAH
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso Sheikh Cumar Faaruuq. Allow ugu shafeec qaad diinta uu na baray.
@issackgudowibrahim6925
@issackgudowibrahim6925 3 жыл бұрын
Sh Umar rahimahuallah
@naimaneeruus1390
@naimaneeruus1390 2 жыл бұрын
Shiikh cumar faaruq kheyr allaha siiyo tafsiirkiisa wan jeclhy sidu ufaahfaahiyo quraanka janada allaha ugu bishaareeyo shiikha🥰
@imanhusseinali5005
@imanhusseinali5005 2 жыл бұрын
Ha runti kama cajisasit tafsirkisa cot dahabi ah ayu Allah siyay Allah u naxaristo shekha
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Jazakallah khayr
@caliaddemuuse8637
@caliaddemuuse8637 2 жыл бұрын
Aaamin 🤲
@abdiraxmanadan632
@abdiraxmanadan632 2 жыл бұрын
Ameeeeen thuma Ameeeeen
@aishaahmed873
@aishaahmed873 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sheikha jazakallahu khayr
@abusuheyba
@abusuheyba 3 жыл бұрын
amiin ya allah
@heartheart9867
@heartheart9867 2 жыл бұрын
Ilahaw ajar iyo danbi dhaaf ka sii adiga iyo ehelkaagaba khayr ka noo soo gudbisay
@SalahBarre
@SalahBarre 2 жыл бұрын
Aamiin Jazakallah khayr
@mushtaqbeautysalon
@mushtaqbeautysalon 2 күн бұрын
Masha allah❤😢
Israa wal micraaj Sh.Cumar Faaruq
1:19:53
Darussalam Masjid
Рет қаралды 270 М.
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 51 МЛН
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 63 МЛН
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Casharkii 207, Tafsiirka  Qaaf 1 ilaa 45 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
57:08
Sh Cumar Faaruuq ( Tafsiirka Juz Camma Qaybti 1aad
1:00:47
Badbaado Channel
Рет қаралды 305 М.
T067 00  Tafsiirka Suuratul  Al Mulk@sh Cumar Faaruuq Raximala
1:02:29
Tafsiirka Darsiga 286aad MULKI 01 ilaa...
58:23
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 102 М.
Tafsiirka Qur'anka by Sheikh Cumar Faaruuq. Maryam 22-58
56:24
Abu Yussuf
Рет қаралды 220 М.
Sh Cumar Faaruuq Tafsiir 🔊 Casharka 3 Baqara 26-43 | #Sh_Cumar_Faaruuq_Tafsiirka_Quraanka
56:39
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 51 МЛН