CASHO QURUX BADAN XAJIKA II KAXEYE BEFORE RAMADAN👨‍👩‍👦❤️❤️🥰

  Рет қаралды 14,748

Amal Baqare

Amal Baqare

Жыл бұрын

Пікірлер: 37
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 Жыл бұрын
Amal anigaba nin aan social media ka bartay ayan isguursanahay 12 sano ayan wada jognaa 5 caruur ayu ilaahey nakala siyay ilaahey dhib waligeena isma qilaafic dad isjecel ayan nahay masha Allah Alxamdulillah marka isfahamka iyo kalsonida aya muhiim ah iyo in ilaahey la tala saarto adinkana isku waara insha Allah
@xafsahilkas951
@xafsahilkas951 Жыл бұрын
Aniguba ninkyga social media ka barty is guursany 4sano oo iqaba 1wiil ayuu alle iga siiyey alx
@amuunxasan7954
@amuunxasan7954 Жыл бұрын
Baabur gata sxbka haduu lesin heysanin leysan qado dheh hdu heystana gata adna insha alh baro abyo gari wadista sbbto fmly aan gari wadanin waa dhib abyo buss mala bursan kare mar wllpo ❤Msha alh alha idin xfdo family
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 Жыл бұрын
M a wllo farxad kunolaada inty nolol jirtona isku waara aamiin aamiin aamiin mai fmelie
@sabnaa144abdullahi7
@sabnaa144abdullahi7 Жыл бұрын
Abaayo qamiista waaye ramadanka illah nabad hanugu gaarsiiyo
@nimconiahmed2012
@nimconiahmed2012 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك وبارك لكما Ramadan ka Qamiista ayan rajeyneyna I.A alle cafi iyo cfmd ha nagu garsiyo ❤
@najmaabdalla3415
@najmaabdalla3415 Жыл бұрын
Mashallah happy early Ramadan Kareem ❤
@cabdiraxmaanNajax
@cabdiraxmaanNajax Жыл бұрын
Mash Allah wllo ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah 🥰 Ramadan mubarak kheyrkisa alah na siyo waa sugayna inshalah ❤❤❤😊
@kdejamoh6416
@kdejamoh6416 Жыл бұрын
Waaba isu egtihiin maashaa allaah tabaaraka allaah allaah haydin barakeeyo waxbaa wadagtan baan is iri
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq Жыл бұрын
Maasha allaah tabarakallaah alle ha idin xafido allaahuma ameen ❤❤❤❤❤❤
@mrtssss.t4462
@mrtssss.t4462 Жыл бұрын
Masha Allah❤❤
@hananmohamed5428
@hananmohamed5428 Жыл бұрын
Allaha idin barakeyo famil keygii nolada waan idin tageraa💯❤️‍🔥
@cathrahassan8816
@cathrahassan8816 Жыл бұрын
Masha alah tabarakah 🎉🎉🎉
@lathany.3537
@lathany.3537 Жыл бұрын
Maa shaa allah
@hipaaqmuuze3211
@hipaaqmuuze3211 Жыл бұрын
Mansha allah 🤩😘
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Жыл бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah
@ismahaanxasan882
@ismahaanxasan882 Жыл бұрын
Mansha allh
@kuweeyeyare657
@kuweeyeyare657 Жыл бұрын
ramadanka khamiista waye abyo family qurux badan lkn bus qaada oo lisen qado ❤❤❤❤
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Жыл бұрын
Maansha allaah❤❤❤
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic Жыл бұрын
MashaAllaah🥰🥰🥰
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah. Beautiful family nuur cala nuur❤❤❤
@sucdiomersucdi
@sucdiomersucdi Жыл бұрын
khamissta waaye walal Ramadanta
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 Жыл бұрын
M.a wn dhmesty❤
@ayaanitapbe7660
@ayaanitapbe7660 Жыл бұрын
M.a amaal mcnei wilka yarka camerada ka daa plz
@nimcoadam3667
@nimcoadam3667 Жыл бұрын
M. A my family🥰
@hodanabdi1369
@hodanabdi1369 Жыл бұрын
Waan kuu xiisay xppti
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
Waan aamini la ahay snap ayaa liska bartay hadana cunug isku hayaaan m.a waa ku dayasho
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdimaxamedcabdulahhi9654
@xamdimaxamedcabdulahhi9654 Жыл бұрын
👨‍👩‍👦❤️❤️❤️🌹🌹🌹👨‍👩‍👦👨‍👩‍👦
@subeydaabdi1013
@subeydaabdi1013 Жыл бұрын
Abyo video yada fasiix kasoo dhiga
@farxiyomoha4523
@farxiyomoha4523 Жыл бұрын
Amakey ani holana jooga yurub dhan is ku dhismo waaye
@amuunxasan7954
@amuunxasan7954 Жыл бұрын
Holland 🇳🇱 ugu qurxon bee & sweeska ay jgto amal sidan maqlay 😂
@farxiyomoha4523
@farxiyomoha4523 Жыл бұрын
@@amuunxasan7954 hollan qurux waye abayoasha allah lkn xoogaa yuruboo dhana isi shabahdo
@hamdiosman6339
@hamdiosman6339 Жыл бұрын
dhinaca germaly loga hadlo joogtan luqadan gartay
DHARKII EIDKA QAABKAN UDIRAY IYO MEELAHA AN UKALA DIRAY
19:40
Amal Baqare
Рет қаралды 12 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
BABY GENDER REVEAL WIIL MIYA MISE GABAR WANILA CADEENA MAANTA
23:54
TARTAN CUNTA KARIN ANIGA IYO DIRISLE ABDI YAA GUULEYSTEY YAASE GUBTEY
23:50
HADIYAD QAALI AH GIFT FROM USA🇺🇸 🙈
26:24
Riyaq Abdi
Рет қаралды 96 М.
PRANK XUN OO AAN KU SAMEYE NOLASHEYDA ABDIKADIR 😭😭
15:47
Amal Baqare
Рет қаралды 25 М.
Being a very young female entrepreneur - Latifa Bin Haider
43:17
Sheen Gurrib
Рет қаралды 12 М.
FURITANKII HADIYADI DHALASHADA 🎂HADIYADO QAALI AH
20:55
Riyaq Abdi
Рет қаралды 76 М.
HOOYO MACAAN INAN KATAGO WANKAXUMAHAY MARKALE 😭
26:53
Amal Baqare
Рет қаралды 41 М.
Hikmat Wehbi Podcast #152 Salama Mohamed سلامه محمد
1:19:55
Hikmat Wehbi Podcast
Рет қаралды 686 М.