Casriga Sabar La'aanta | Maxaa xal ah si aad Noloshaada u maamusho

  Рет қаралды 98,296

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 662
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir🤲💔💔❤🤲
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
Saakay ayaan akhriyay cashirka waxbarashada lkn sidaa f4 u noqday ma akhrin buugaagta cilmiga halka awal aan akhriyi jiray sanadkii ilaa 20-30 buug lkn hda F4 uunban focuska saaray si aan national examka u badbaado oo aan marks fcn u helo⚡ Mhdsnd Omar Inshaar my role model👋❤
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 2 жыл бұрын
Rabbi hakula garab Galo walaal
@ugaascali9442
@ugaascali9442 2 жыл бұрын
Guul i.a 💫
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
@@saynabiitobintawil1092 amein wll mhdsnd❤
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
@@ugaascali9442 tnx wll❤🥰
@xamzaxasanmaxamed1296
@xamzaxasanmaxamed1296 2 жыл бұрын
M.a Allah kula garb galo waad guulysan wxaaan jeclaan lahaa mel kala soo xariiiro🙏
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
Tik Tok maba is ticmalo yaa ila mida ✌️
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 жыл бұрын
aniga lakn pubg kuwaxkalesanahay
@user-ml5cz9bx6b
@user-ml5cz9bx6b 8 ай бұрын
Aniga😂❤
@yuunidesign400
@yuunidesign400 5 ай бұрын
Ani
@farhiyoabdulqadir6331
@farhiyoabdulqadir6331 2 күн бұрын
☝️aniga
@mrkassimabdalla9454
@mrkassimabdalla9454 2 жыл бұрын
Xalay waxn fadhiistay 8:30 wax akhrin ayaan bilaabay ilaa laga laga gaaray 01:00 waxna ka kacay 05:40 waxana dareemay caajiska adduunka lkin waxaan ku qasbanaa inan xilligaas iyo waxka badan wax akhriyo cumar inshaar walal qaali ah mhadsanid ❤❤❤❤
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 2 жыл бұрын
Waar dulqaadkaaga yaa i sìiya Alle ha kuu barakeeyo
@shukraanhusien1153
@shukraanhusien1153 2 жыл бұрын
Waxaas waa wali cas hay
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Жыл бұрын
@@abdikadersaladali7219 ani hada kahor qoraaal aaa bilaabe 4 saaac ilaa 8 saac anoo hal meel ujeesan wllhi waa yaabay
@abdallaakwac7356
@abdallaakwac7356 2 жыл бұрын
Ustaad omar inshaar aad ayaad u mahadsanthy horay uma maqal dopamine fasting lkn ka shaqsi ahaan 2022 Waxaan goasaday in aan Facebook iyo Tiktok mobelkeyga ka saaro alx waan ku guuleestay waxaana jecladay Xirfad aan baranayay awal markii aan wax yar xirfadeyda daawado isla markii Facebook ama tiktok ayan ku cararaay Wlhi hadane asxaab aan isku wado saranhy ayan bartay Oo hadii aan wax yar ka maqnaado waxan mooda in wax muhiim ah i dhafayan 1bil waxan ku bartayne 6bil oo an xirfadan isku taxluujinayay kuma baran Arinkan aa shegesane waa xaqiiq aniga ayaana marqati ka ah 👏
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 2 жыл бұрын
Zxp bal xirfdas nosheg hdy surtagal tahay ana an kafaidaystee
@aybeksansee6456
@aybeksansee6456 2 жыл бұрын
Subax kasta quraanka waan aqristaa alxamdu lillaahi
@cawomahamed700
@cawomahamed700 2 жыл бұрын
ألله اكبر 🥰 اكيد هذا فيديو انفعني💯 أسألك الله الف خير يأخي 🤲
@RohanNasiibkaa
@RohanNasiibkaa 2 жыл бұрын
OGAANSHO,, Omar waa wiil dhalinyarro ah oo soo gudbiya macluumaad fiican fadlan halagu xidhnaada, waa wiil soo gudbiya waxyaaba aanan xanaf lahayn, waana wiil ku dayasho mudan runtii alaha garab galo wuu dadaali wiilkaan. Dadka wanaagsan in la sii dhiiro galiye waa wax fiican runtii qofkii raba inuu youtube hormar ka gaadho wiilkaan hakaga daydo waxyaabaha fiican.
@ahmedmohamed-mx3cb
@ahmedmohamed-mx3cb 2 жыл бұрын
Mashaballah wadan media walal hore u socda
@Billowyare
@Billowyare 2 жыл бұрын
Mowduuc fican masha ALLAH, Xaqiiqda ka hadashay bilaab min dhamaad ALLAH Hanna waa fuji qeyr ka umuuraheenna ALLAH ha inoo sahlo ustaad @Omar inshar Mahadsanid ❤
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir🤲💔💔❤🤲💔❤
@ima.shaaciye4478
@ima.shaaciye4478 2 жыл бұрын
@OGAANSHO WAlalkay aad iyo aad Ayan uga fa,iidaaa cashiradada in sha Allah si dadoo kle waan rajayna yaa in aan dadka ufa iideyo sidada oo kle WASAX Dadka somalida ah Way kala duwan yihiin marka aan u fiirsado waan layabaa Waxad arkaysaa qof wax baro laga la,yahay iyo kuwo wax barashadii Wax kadhiibo la' ilaahow nonaxariiso🤲 aamiin aamiin
@dahabahanam3303
@dahabahanam3303 2 жыл бұрын
Wlhi waxaad moodaa inaad aniga iga hadlayso 30 daqiiqo oo isku xigto waxma akhrin karo xitaa final exam kii jaamcada anoo galaya moobilkaa iiga muhiimsanaa inaan sooqaado oon daawado kaliya malahan wax khaas ah ama mawduuc ama wax aan isdhihi karo faaiiday kuuleeyihiin aan kadaawanayo kaliya inaan hadba dhinac uwado hadaan dhalinyaro nahy ilaahy danteena hana fahansiiyo duni bilaa dulqaadan joogna waxaana sabab u ah social media ha Ilaahay hakaa ajarsiiyo wanaaga aad marwalba nalawadaagaysid mahadsanid❤
@ADESH.BOY1
@ADESH.BOY1 2 жыл бұрын
33 SUBHANALLAH 33 ALAHUAKBAR 33ALHAMDULILAH Akhri salaada kadib akhri walal
@fatumoahmedabdi5420
@fatumoahmedabdi5420 2 жыл бұрын
Mahadsanid Runtii wan layabijiray qof marku idhaho ayantan internet-ka wan kamaqna waxwayn ayan uhaysan jiray qofkas inay kadhimanyihin lakiin hda wan ogaday waxwalba inay isku day iyo sabar ubahanyihin
@miskimire8415
@miskimire8415 2 жыл бұрын
Hadda waxaa ku jiraa fasax jamacad inta jamacada leeyahy howl ma qabto saas owgeed waxaan aqri jiray bugaag lkn xilliga fasaxa ma aqriyp sbbto ah Howsha guriga ku mashquula Inshalah marka dib la igu furaa wax aqriskre bilaabi rabaa thnks ustaad omar❤🙏
@Adnaan47
@Adnaan47 2 жыл бұрын
Shukran wll Cumar insHaaR ❤ 🦋🥀بدون أحلامـــــــنا لن نصـــــــل الى شـــــيء و بـــــدون الله نحـــــن لا شـــــيء..")🖇🖤🍒 ❥➪𝚆𝚒𝚝𝚑𝚘𝚞𝚝 𝚍𝚛𝚎𝚊𝚖𝚜 𝚠𝚎 𝚛
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
m.a saxiix wlee waa la angagay yaab runti
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir🤲💔💔❤🤲💔❤
@liihonestofficial865
@liihonestofficial865 2 жыл бұрын
Wlhi ninka kaliga na fahami Kara waa cumar inshaar👌✌️
@updirashitmohamettyusuvv7582
@updirashitmohamettyusuvv7582 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
@Story_time1432
@Story_time1432 2 жыл бұрын
Markaad gasho "Facebook-ga" waxaad oganaysa in ay jiraan dad kaa caqli badan, Markaad soo gasho "instagram-ka" waxaad oganaysa iney jiraan dad kaa qurux badan, Markaad soo gasho "twitter-ka" waxaad oganaysa iney jiran dad kaa title sareeya, Lkn "tiktok-ga" waxaad oganaysa inuu Alle ku siiyay caqli aad ku garato inuu qudhun aduunka kula joogo. Alhamdulilah
@sultantube5361
@sultantube5361 2 жыл бұрын
Video muhiim ah run ahaanti waana xaalad aan ku suganahey mahadsanid omar inshaar❤🇸🇴
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@zubayrsulaymaan7053
@zubayrsulaymaan7053 2 жыл бұрын
Mansha allaha ustaad mahadsanid sida quruxada badan ee aad nala wadaagto barnaamijyo qiimo badan.
@bukharimaxamud1593
@bukharimaxamud1593 2 жыл бұрын
Samirka aan u samray dawashada video Gan 14 minute ka ah waxuu badalay fikir kayga wlhi iyo dhaqankayga Waliba anoo badalay anoon Wali dhamaysan video gan oo sii qorasheeyay waxan qaban laha wakhtiga soo socda haduu alle idmo ustaad cumar inshaar jasakalllah khyr❤️💕
@sakisaed4636
@sakisaed4636 2 жыл бұрын
Aaad ban ku salaamy macalin cumar from hargeisa😚
@eeclips1524
@eeclips1524 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad cumaroow: Cinwaan walbo aad noo soo diyaariso Waa mid saameynta toos ah nagu leh. ● MAHDSANID. KUN IYO KOW JEER KULLEENAHEY🙏
@khayrjecel3246
@khayrjecel3246 2 жыл бұрын
Maasha allaah waa mowduuc aad muhiim iyo mug wayn u leh nafafyaalkeena aan duugnay ayadoo nool allahow ku wii ku intifaaco oo ka faa,idaysto oo ku dhaqmo naga yeel aamiin🤲 Walal cumar inshaar adna miizaanka xasanaadka rabbi hakuu saaro aamiin 🤲
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@abdirizaakhassan3894
@abdirizaakhassan3894 2 жыл бұрын
Mahadsanid omar in sharing
@abdiazizaliissa9286
@abdiazizaliissa9286 2 жыл бұрын
Jazakallah Omar inshar barakallah fika my brda
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
😁😁😁Daawadayaashaydu xogaa samir ayay leeyihiin baan umalayn waayo Dood ilaa 3 saac soconaysa ayay daawadaan
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 2 жыл бұрын
Haye ustadh wan ku salaamay
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 жыл бұрын
Aad Io aad mzul 👋💯 😀
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 2 жыл бұрын
جزاك الله استاذ عمر انشار 😘
@caamirxasan8303
@caamirxasan8303 2 жыл бұрын
Vedeoygaan hadaa latagaan yhy ubaahnaa wllahi tnx macalin🥰🥰
@cabdikaafirshiiq7183
@cabdikaafirshiiq7183 2 жыл бұрын
Masha Allah Cumar inshaar wllhi waa mowduuc aad muhiim ah nosoo badadi mowduucyadan nuucaan ah adoomahadsan
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 жыл бұрын
Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 🥺🇸🇴♥️😫
@najmahussein3502
@najmahussein3502 2 жыл бұрын
Amen yaa rabi
@bachir1084
@bachir1084 2 жыл бұрын
You're best, laakin mid samee kaliya kasoo hadal qof markuu jeceel helo. Micnaha qof uu ku guuldaraysto walaal 🙏
@SomaliTv.
@SomaliTv. 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Omar Inshaar alle haku barakeeyo waa barnaamij qiimo badan leh.
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Omar inzhar legend keep going brother 👍 ❤
@sacdiyarage799
@sacdiyarage799 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا استاد عمر
@AYaSiiN
@AYaSiiN 2 жыл бұрын
Allah ha ku xafido walaal Cumar🤲 Mawduuc muhiiiiiiim ah✅🙏
@maryanruun3878
@maryanruun3878 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi aadan ugu baahna cashirkan🙏
@abdullahiadawe5637
@abdullahiadawe5637 2 жыл бұрын
Jazakalahu kheer Omar
@shushucabdilsn8344
@shushucabdilsn8344 2 жыл бұрын
Mahadsanid wallo cumarow
@xogsiin
@xogsiin 2 жыл бұрын
Jazaakallaha mowduucaan wax badan ayaa ka faaiiday mahadsanid wll omar.
@mustafemaxmed2452
@mustafemaxmed2452 2 жыл бұрын
mahadsanid wll cumar inshar
@rashidaxmed6098
@rashidaxmed6098 2 жыл бұрын
ماشاء الله ابي يحفظك Mahadsanid ❤❤❤aadban Badwayna aladaha ugu baahay lkn hada iyo go.aan 👍insha Allah
@user-wr8kb3zj4w
@user-wr8kb3zj4w 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlal cumar
@updykareemallimohamed7793
@updykareemallimohamed7793 2 жыл бұрын
Love it this video Matan 👌 Much love ❤ 😍
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir🤲💔💔❤🤲❤💔
@abdunurabdule5179
@abdunurabdule5179 2 жыл бұрын
Jazakumullaha khayr
@mohamedabdi634
@mohamedabdi634 2 жыл бұрын
Masha Allah zxp thanks you omar
@king-kj2zn
@king-kj2zn 2 жыл бұрын
Mawduuc aad muhim u ah weye ustad omar muqaladan oo kale soo badi mhadsanid
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
MashaAllah wll, Jazaka Allahu kheyr
@salmanhersi2824
@salmanhersi2824 2 жыл бұрын
Mahadsanid mundane cumar warbixanadaada Muhiimka u ah dhamaanteen
@mahuraanhoggaan9751
@mahuraanhoggaan9751 2 жыл бұрын
Niyohow Kheyr Alle ha ku siiyo. Xujo ayaad iga furtay caawa.
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 жыл бұрын
الله يحفظك يا استاذ عمر انشار
@nasserahmed8051
@nasserahmed8051 2 жыл бұрын
Subahanallah xaqiiqda jirto aya taas ah oo umadena samesey Allah Akbar 💯 keep going Ogansho🙏
@cxamiidmaxamed9103
@cxamiidmaxamed9103 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي🙏
@ajmoustaxiil8326
@ajmoustaxiil8326 2 жыл бұрын
Choukran zxp igu ogthay inan ku dapaqo my daily rotine I.a jazaa kallahu kheir ❤️🙏
@rakbah.c
@rakbah.c 2 жыл бұрын
Ismuujiya inta sabar kudaawatey ee dhamaysatey iyadoon meel eegin xataa rogin uguyaraan.
@hanadsalah6776
@hanadsalah6776 2 жыл бұрын
Thanks ogaansho 👍👍
@zackalie3970
@zackalie3970 2 жыл бұрын
ustaad omer thank you 💙
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad my role model 🥰❤
@hawaabdikadir9761
@hawaabdikadir9761 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal ,waa video aad u qiimo badan waqtiga aad kubixisay ajirkiisa allah kusiiyo, Wallahi waxaad kahadashay wax loobaahnaa in laga hadlo.
@yaxyebashar8020
@yaxyebashar8020 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal cumar inshaaar
@abdikafiqalbixabxab3977
@abdikafiqalbixabxab3977 2 жыл бұрын
Wlhi xaladas ana ku sugan inbadana waa radinaye xalka ugu danbeena waan helay alxmd🤲 jazaaka allah cumar
@cabdimaalig5772
@cabdimaalig5772 2 жыл бұрын
M.a brther alle haku xafido wad nagu dhiirisay wax aqriska Inoo soo badi video yadan camal alle haku sharfo❤🙏
@GuinnessworldIQ99
@GuinnessworldIQ99 2 жыл бұрын
Dhiiro galintaa nasiisay qaadashadisa ilahay hanoo fududeeyo 🤲 adigane ilahy Farxada haku balaariyo 🙏
@saciidvj1250
@saciidvj1250 2 жыл бұрын
Mnsha allaah bowe khayr alaha ku siiyo waatalo aad u muhimsan
@sacdiyoabdalla712
@sacdiyoabdalla712 2 жыл бұрын
Wax badan waa raadiyay mowduucan caml shukran ustad
@fardowsaawale8297
@fardowsaawale8297 2 жыл бұрын
Shukran wall.
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 2 жыл бұрын
Wallaahi waaqicaan kharaaar macalimiimta uun baa fahmi kara, dhibka ilmaha maskaxdooda haysta, wahsiga, faham la'aanta, jacaylka moobilka, dhug la'aanta, ixtiraam la'aanta, bisayl la'aanta iyo isbadal ku fakarid la'aanta, danayn la'aanta. Alla ha sahlo xaaladaha ilmahaan
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 2 жыл бұрын
Mahadsanid cumar. From maydh
@ridwaanmustafe9447
@ridwaanmustafe9447 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waadna saacidee alle haku saacido🤲
@xasanadamxasansomli8706
@xasanadamxasansomli8706 2 жыл бұрын
شكرا لك يا اخي العزيز وجزاك الله خير
@khadroaxmed6367
@khadroaxmed6367 2 жыл бұрын
Masha allah muuqaal muhiim ah
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@mustafesaahid7615
@mustafesaahid7615 2 жыл бұрын
Illahay haku barakeeyo wll cumar inshar walahi waxa aan kaa bartay xitaa jaamacad kama baran noloshayda wax wayn baad ka badashay
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 2 жыл бұрын
Thnks Alot Sxp zre
@farhan--somali3547
@farhan--somali3547 2 жыл бұрын
JASAKALLAAH MY BROTHER 🤝❣ Omar inshaar talo wanaagsan baad Nosoo jeedisay waana arinka kali ah oo wayay fursad lagu fahan siiyo somalida maanta lunsan dunidaan docda laga faruuray oo wada yaabka Waxaan maqli jiray qof wax ku siiya waad aragtaa balse wax wax ku sheega ma aragtid mahadsanid 🇸🇴👑🤝🇸🇴❣
@user-tj2iq1nz4k
@user-tj2iq1nz4k 2 жыл бұрын
Omer inshar muuqaladada dhiira galinta ah iyo baraarujinta ah sidan u jeclahy een oogu dhiirado allaha kaa abaal mariyo zhp mcn
@aashonoor651
@aashonoor651 2 жыл бұрын
Shukran walalqaali 👍👍
@cabdinuurgaraad4937
@cabdinuurgaraad4937 2 жыл бұрын
Wuu I anfacay muuqaalkaan dhabtii waa mahadsantahy ustaad sida aad mar walba wax na afcaya noogusoo gudbiso 🙏war dhalinyarooy maqnaanta aan ku jirno aan ka baxno anega ayay ina anfacaysaa aduun iyo aakhiraba
@shuebsharef6452
@shuebsharef6452 2 жыл бұрын
Macalin cumar allaha ku sharfo ❤🙏🏿
@Mamahalima-bc4vi
@Mamahalima-bc4vi 2 жыл бұрын
Thanks cumar insharow❤
@cfataxhussein660
@cfataxhussein660 2 жыл бұрын
Shukran walal
@ninweyn6514
@ninweyn6514 2 жыл бұрын
Maaha Allah wlhi ustaad cumar marwaliba aan videoyadaada aan daawado waxaan umooda inaad aniga iga hadleyso thanks ilaahey haku barakeeyo
@abdallahashi3153
@abdallahashi3153 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll inbadan
@misslucky2768
@misslucky2768 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr ustaad♥️
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir🤲💔💔❤🤲❤💔
@ismael-xi2gy
@ismael-xi2gy 2 жыл бұрын
اللهم اني اعوذبك من قلب لايخشع ومن علم لا ينفع
@abdiraxmaanabdullahi3525
@abdiraxmaanabdullahi3525 2 жыл бұрын
Mashallh zxp horay u soco
@fatxiabdirzak3899
@fatxiabdirzak3899 2 жыл бұрын
Mahadsanid 🤎 our Ustad
@maxamedsiciid123
@maxamedsiciid123 2 жыл бұрын
Kkk waa iga qoslisay oohin qosol hees quran mahadsanid @gaansho
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran brother
@khadarhaji8346
@khadarhaji8346 2 жыл бұрын
Qof walpa oo qoralkan aqriyo dhibatadasna kacabanaya ama ay haysto ilhy {sw} haka feydo mustqbalkisana allah ha u ifiyo❤
@asadcali2604
@asadcali2604 2 жыл бұрын
ماشاءالله الله يحفظك
@caishosheekeye6248
@caishosheekeye6248 2 жыл бұрын
جزيت خيرا
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Waa mawduuc muhiim ah wad mahadsantahay ustaad.
@ismailjabane2847
@ismailjabane2847 2 жыл бұрын
Manshallah Walal qali
@haawomaxamed7408
@haawomaxamed7408 2 жыл бұрын
Waa run arinkaas aad iyo aad ilhayaw na gu hanooni jidka wax tarka leh sida wax akhriska quraan dhageysiga wax wanagsan aduun iyo aakhiraba unfac leh ameen 🤲🤲♥️♥️😥
@Mahadcali2
@Mahadcali2 2 жыл бұрын
Cumarow wallahi hadii aad siiwado video Noocaan oo kala ah dadka Kuku xiran waxbaa Iska badlayo
@amsediting5768
@amsediting5768 2 жыл бұрын
Maa shaa allah wllhi waa sax
مافيا | الدحيح
34:03
New Media Academy Life
Рет қаралды 1,3 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 350 М.
Maxaa kaa qaldan?
9:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
7 Jileec yeysan kugu arag
10:05
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 85 М.
ISMA ARAGTID QOF JILICSAN HA ISKA DHIGIN MA TIHID - SHIDAALKA NAFTA
11:46
Hal Mid Samee Hadaad Rabtid Is Badal Dhab ah Noloshaada!
5:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 155 М.
Maanta kadambe Kama Baqi Doontid in aad weynaatay !
12:08
OGAANSHO
Рет қаралды 94 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42