No video

Cawa waxn surprise rali galin aha usameyay miss unsi boqradyda sacda

  Рет қаралды 50,261

MucaashaQ family

MucaashaQ family

3 ай бұрын

Пікірлер: 156
@Aloneboy-ex2vi
@Aloneboy-ex2vi 3 ай бұрын
Walalow xaaska Allaha kuu barakeeyo, Social media kadaa sxb.
@user-zi6ob6vc2m
@user-zi6ob6vc2m 3 ай бұрын
Maasha allaah boqorka iyo boqoradisa iskuwaara oo iskuciraysta oo dhek ha udhiginina xasidkina cabdifitax qabyaladiid waa madax,weynaha mustaqbalka somaliyet oo ninki xaskisa udabacsan baa somaliyana ururinkara oo isukenikara maasha allaah allaha isukindayo aamiin yaa allaah
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 3 ай бұрын
Mashallah barkooba oo qoys balaran noqda inashallah cadwga Ale haini kaqabto aamiiin aamìiin aamiin❤❤❤sacdiya iyo cabdifitax isku wara abidkiin oo nabad gala cadwgin unolada❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@bashiirmohamed6101
@bashiirmohamed6101 3 ай бұрын
Walaalayal sida aad isu jeceshihiin utaageersanahay balse waxaan idin leeyahy inta noshiina kahadhay iku waara wxaana idinkula talin lahaa social media iska yareeya
@fadumaabdiabdullahi7772
@fadumaabdiabdullahi7772 3 ай бұрын
Allah gabdhhaa inay uur leedhaay laga yabaa qofkii hooyonimo somaraa dareemi karaha isbadalka
@BarlinAFarah
@BarlinAFarah 3 ай бұрын
Masha allh lamane qurux badan isku waara ❤❤❤
@iphonexihone9136
@iphonexihone9136 3 ай бұрын
Gabdhasi si raganimo leh u qaabil marwalba ayado kale waa yartahay in la helo gabdh wanagsan misna qalbigeedu saafi yahay oo waliba waxa rag jira ka dooratay wa inaad madaxeeda kor ka dhigto legend wada noolada
@user-sn5pj5gu3m
@user-sn5pj5gu3m 3 ай бұрын
Mnsh allh wayadu jecelka wy siyadisa ❤
@munacabdi9740
@munacabdi9740 3 ай бұрын
M.a wlhi dad kii nacab ka ahaa meel ayad iska saarty ale ha idin ka dhigo qoys balaadhan 💚🥰🤴💯
@umrayan7061
@umrayan7061 3 ай бұрын
Maanshaa alaah tabaaraka sidas baa lagaa rabaah abtigay iyo ina adeertay gurigiinu gurinagi.❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ Allah idiin xifdiyo ❤❤
@fatimadagan-dt6wq
@fatimadagan-dt6wq 3 ай бұрын
masha Allah dar ilaahay ban idin jeclhy wllyl bata oo barakooba ❤❤
@amiishhassan3958
@amiishhassan3958 3 ай бұрын
May Allah bless you and your family
@maryanfarah9678
@maryanfarah9678 3 ай бұрын
Mansha allaah ilahay haydin xafido ee is ilaliya cadowgu wuu badan yahaye
@user-jk8iw3pq6l
@user-jk8iw3pq6l 3 ай бұрын
Masha allh wllky iyo dumashi uunsi❤❤
@AyaanCumar-dx8pk
@AyaanCumar-dx8pk 3 ай бұрын
Mashallah waa family qurx badn alle haskiin dayo ayaan leeyahay congratulations
@CaashoMahad-d8m
@CaashoMahad-d8m Ай бұрын
😢🎉
@user-dc5hz3ic5c
@user-dc5hz3ic5c 3 ай бұрын
Walalo gabdha wilal baa ladhashy gabdha ladhashy ayada hadeysan damiir laheyn oy ku jeclaatay o jacylkii katan batay lksne anaga ladhalaneyn gabdha bahdilka nooga daa ogaden waa rag yaqaano sida gabar lo dhaqda cida magaca haka haleyn
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 3 ай бұрын
Ogaden ma gadho dhaqan yaqan dumrka wabada bahdishan wanada u daranin 😂😂😢
@KhaderMiyir-nb4nj
@KhaderMiyir-nb4nj 3 ай бұрын
Waa runtaa gabadha wuu baahdilaa runtii.
@ifrahomar4511
@ifrahomar4511 3 ай бұрын
M.a m.a top lmaano baa tihiin rabi ha izku kiin daayo ilaazho bqoradada 🥰
@user-mz4xb1ob1p
@user-mz4xb1ob1p 3 ай бұрын
huno marka hore ilaasho raali galin layne 😢😢😢wan ka nxy wallhi miskiinta
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 3 ай бұрын
Ma mardamba hdana mise wa marki hore un
@user-mz4xb1ob1p
@user-mz4xb1ob1p 3 ай бұрын
maye mar kaste dadka hortooda ku caaya uun miskiinta😢
@Cafaf40
@Cafaf40 3 ай бұрын
Huno hada mxu ku caayay oo uu yidhi iga daba gee
@user-kq4st6rc1l
@user-kq4st6rc1l 3 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@ZakariyeMacalin-pe2pp
@ZakariyeMacalin-pe2pp 3 ай бұрын
Wiil wanaag badhan ayaa heshay ookujicil yaa lgaa xadhin ilaasho wll
@ayaanismaciil7542
@ayaanismaciil7542 3 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤❤
@user-gd8cq8mf1m
@user-gd8cq8mf1m 3 ай бұрын
Masha Allah ilahey haisku kiin barakeeyo
@asmacismaanbade7049
@asmacismaanbade7049 3 ай бұрын
Mnsha allh tabaarakalaaah allh alle ha isku kiin barakeeyo wll lkn maxaaa Keegan ka uraya talow😂😂😂😂😂😂 sidaasi sacdiya ayaaa tidhi❤❤❤❤
@umacandacasiis4523
@umacandacasiis4523 3 ай бұрын
Mash Allah ❤🎉🎉
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 3 ай бұрын
Manshallah 💯💕💞💞👍👍👍🎁🎁♥️♥️…Garasho iyo ixtiram dumar ragii logs haray oo 💯 feel iyo Qori bunduq ah gabdhaha ka bixin jiray ayaad ku adantahay manshallah isha Adanaha allaha idin ka hayo inshallah🤲🤲❤️❤️ Maskiin Wlhi Hooyo waxa kaliya ee awoodaa iyo dheha ka waadi Kara waa awladaa jirkeeda laga aburayo…illahay ku fudeeyo durba wey Kala mirantahay qalanjadii sorry dear allaha ku adkeeyo🤲 Please say Manshallah tabarakallah And stop damaging the feeling of the person wlhi dhawac badan oo shacabkeena oga yimaday ayey dareemeysaa ee fadlan this couples are honest and opened hearted ee ka wareejiyaa please 🙏
@s_h4807
@s_h4807 3 ай бұрын
Maansha Allaahu tabaraka Allaahu illaahay intii xun ha idiinka illaaliyo amiin ya rabi ❤
@ZeienabZeienab
@ZeienabZeienab 3 ай бұрын
Masha allha my family qurux badan ❤❤❤❤❤
@axmedckarin4702
@axmedckarin4702 3 ай бұрын
Masha Allah
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 3 ай бұрын
Masha Allah 🥰🎉
@user-fd7hy8wq5c
@user-fd7hy8wq5c 3 ай бұрын
Ma sha allh wll ❤❤❤
@fartunabdulahi8449
@fartunabdulahi8449 3 ай бұрын
Mansha allaah❤ iska daya waxybihina soial midiya halla imaanina pls🎉🎉🎉
@user-df8ny8sq9n
@user-df8ny8sq9n 3 ай бұрын
Masha allh masha allh ❤❤❤❤❤❤❤
@ShukriAbdullahi12
@ShukriAbdullahi12 3 ай бұрын
Masha allah
@user-rg2fr8jp2t
@user-rg2fr8jp2t 3 ай бұрын
Maasha allaah sharafi korkiina ha ahaato
@zahradahir2811
@zahradahir2811 3 ай бұрын
Mashallah tabarkallah ❤❤❤
@samaxmahad8977
@samaxmahad8977 3 ай бұрын
Mansha Allah ❤
@SaciidoDuraan-te5qs
@SaciidoDuraan-te5qs 3 ай бұрын
Masha allh ❤
@hodanali5237
@hodanali5237 3 ай бұрын
Mansha allaha walalakey sidaa xaaskaga u jecelshahay ilaahay haku jeclaado isha dadka allaha idinka qabto waxaa tihin beautiful family ee kudadala Quraanka aqriskisa walalake nacabkanah dhag ha u dhigin marwalbana qalbiga sadiyo ilaali because she is the queen of the lady mansha Allah allaha idin xiftiyo ❤ siku waara forever ilove you guys💯🙏🏽😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝🙏🏽🙏🏽🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@FadumoaliHassa
@FadumoaliHassa 3 ай бұрын
Mashallah 🎉❤
@dekaaliomar8498
@dekaaliomar8498 3 ай бұрын
Masha Allah inolada qaliyasheyda
@user-vk7lb9xc2p
@user-vk7lb9xc2p 3 ай бұрын
Abdifatah marku mss unsi guursadhi buu buurti manshll ❤
@user-yv6zr6tw8h
@user-yv6zr6tw8h 3 ай бұрын
Masha allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shahad2629
@shahad2629 3 ай бұрын
maasha alaah habo dadka yeysan iskukiindirin iskuwaara habo dadka hadhageysanina
@ahmedsicid
@ahmedsicid 3 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RahmadeeqMohamed2221
@RahmadeeqMohamed2221 3 ай бұрын
Abayo mcn suu wiilku kujecelyahay adna kadaran ujeclow
@user-ew9jq1ys1g
@user-ew9jq1ys1g 3 ай бұрын
Mashalal
@habibajamac9941
@habibajamac9941 3 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@user-wx2rz9hj5z
@user-wx2rz9hj5z 3 ай бұрын
Maansha allah
@nisteexobishaar5586
@nisteexobishaar5586 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ msha allha isku wra abid lamane qurx bdan
@user-wq1ep4xe8v
@user-wq1ep4xe8v 3 ай бұрын
Szb cabdi fitaaxoow aad ayaan idiin taageera waan ila kiin jeclahay lkn noolashiina gaar kah baraha bulshada kasaar
@eblaabdiweli7611
@eblaabdiweli7611 3 ай бұрын
Mashalalah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Mashalalah ♥️♥️♥️♥️ Mashalalah
@jamiilaasad-tx6em
@jamiilaasad-tx6em 3 ай бұрын
Mashallh
@HibaaqMohamed-wv5dh
@HibaaqMohamed-wv5dh 3 ай бұрын
Asc wll maxa kudhacay sacdiyo
@SuleekhaXasan-tz3yu
@SuleekhaXasan-tz3yu 3 ай бұрын
Lamnahaygii isku waar❤❤❤😊
@hodanmaxamedsheikh-bj9gf
@hodanmaxamedsheikh-bj9gf 3 ай бұрын
Mnsh Allah ❤
@MaskaMadaw-bs2xq
@MaskaMadaw-bs2xq 3 ай бұрын
Ciyal hidiya oo Jilin kodi u horeyy wada moda waar dad wawen baa tihine nafihina u xishoda wallhi faxad Mar kale la isisin baa camera horteda la isku sinaya 😅😅😅
@user-md9tp4to7w
@user-md9tp4to7w 3 ай бұрын
Masha allh isku waara ❤❤❤❤❤
@rnuura334
@rnuura334 2 ай бұрын
Gabadhu Waa WaLac Waa lagartaa Wey Diiqadooneysaa Markey Hadleyso Maansha Allaah Tabaarakallaah Aloow Idinsii AwLaad KhayRqabta oo WaaLid SaaLixiina Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan AwLaad JaceyL DhaLay Udgoonkaad Kugarataa ♥️❣️🩷❣️🤎❣️💚👌
@rnuura334
@rnuura334 3 ай бұрын
Iskubarakooba Insha Allaah☝️
@husseinwali5123
@husseinwali5123 3 ай бұрын
Please and please Marwada kadaa Social media kuma haboono
@NasteexoCismaan-ni7ny
@NasteexoCismaan-ni7ny 3 ай бұрын
masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xalwaahmed854
@xalwaahmed854 3 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah hambalyo hambalyo kun iyo kow jeer
@Maryamacabdulladlhi
@Maryamacabdulladlhi 3 ай бұрын
M.a m.a ❤❤❤❤❤❤lamana ha cusub ❤❤❤
@Abdirahmanbaraki-hk5iv
@Abdirahmanbaraki-hk5iv 3 ай бұрын
Allah kacabsatha o arimihina social media kadaya shumis iyo waxyaba kale on lobahnen ayat mesha laimaten
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 3 ай бұрын
Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-yv8dh8ws3d
@user-yv8dh8ws3d 3 ай бұрын
Masha alaah isku waara
@khadrauk
@khadrauk 3 ай бұрын
Beautiful family iskuwaraa waligiin inaderka iyo inabti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@laylacabdulahixassan9949
@laylacabdulahixassan9949 3 ай бұрын
Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤
@AyanAhmed-vu3wk
@AyanAhmed-vu3wk 3 ай бұрын
M.a
@suhuuraadan1561
@suhuuraadan1561 3 ай бұрын
Mic is ka badala okay
@user-pr2iw1pp2t
@user-pr2iw1pp2t 3 ай бұрын
Mashallah❤❤🙏
@user-ug8js5dt8h
@user-ug8js5dt8h 3 ай бұрын
Mazhalha
@AyaanNuur-rw6zq
@AyaanNuur-rw6zq 3 ай бұрын
Uunsiyey naga raali noqo❤❤❤
@QueenAasiyo-iv2qb
@QueenAasiyo-iv2qb 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Jelemohamud35
@Jelemohamud35 3 ай бұрын
Waw
@user-um7gj5of1q
@user-um7gj5of1q 3 ай бұрын
Mnshllh isku waara
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 3 ай бұрын
Asc mashallh mashallh mashallh ❤❤❤❤❤❤
@farhiyaaliabdullahi5929
@farhiyaaliabdullahi5929 3 ай бұрын
M,a inaderkey
@user-qs9ct5gr6k
@user-qs9ct5gr6k 3 ай бұрын
Mss uunsi way is badashay wlhi quruxdeedi way yaraaty 😢hno hada xanusanthy ale hano ka shaafiyo I.a muradada ale haku fudaydio isbadal wa imaada wana kaga gudbaaye
@IfraaxOsman-zz8pb
@IfraaxOsman-zz8pb 3 ай бұрын
m.a isku wara khaladaka iska ilaliya
@CabdullahiBaraxow
@CabdullahiBaraxow 3 ай бұрын
Asc❤❤❤❤❤❤🎉
@falisibraahim-ej7kn
@falisibraahim-ej7kn 3 ай бұрын
Isku waro❤❤❤ wll
@HoodoGuure
@HoodoGuure 3 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤
@farhiaaden7703
@farhiaaden7703 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@mohamedabukar6896
@mohamedabukar6896 3 ай бұрын
Niyow gabdhan qalbigeeda ilaali coz
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 ай бұрын
Nasab kaamila baa tahay waĺee
@user-ho8rh2iz1j
@user-ho8rh2iz1j Ай бұрын
🎉
@user-ml9ij8kd6i
@user-ml9ij8kd6i 3 ай бұрын
walalow Abdifatah gabadha wa boqorad gob ah lkn in aad qalbigeeda ku ciyaartid ka ilaali
@Faraxarts98
@Faraxarts98 3 ай бұрын
Gabdha social media kadeyso cabdi fitax
@user-ym6vs1ev1l
@user-ym6vs1ev1l 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k 3 ай бұрын
Hada way isla ogaayeen see sabares na leeyihhn
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Gabadha maacaanka badan ka daa sonkor yey ku dhacin maacanka badan iska iska ilaali
@filsanfouad4803
@filsanfouad4803 3 ай бұрын
Xaaskaga vidéo dub marabto ee kaada
@abdimohamedahmed-jb7mw
@abdimohamedahmed-jb7mw 3 ай бұрын
Socialmedia kadayso gabadha hadaydaan ganacsi xayaysiinaynin
@cabdiyaremaxamed7932
@cabdiyaremaxamed7932 3 ай бұрын
waxan u jeda in gabadhan ey dacad tahay lkn sxb talada ku sina wa xey tahay in social media ka deysow xaskada ilalisa qlbiga xaskada
@user-ed5tn6jk1n
@user-ed5tn6jk1n 3 ай бұрын
Waooo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ug8js5dt8h
@user-ug8js5dt8h 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nimcofarmaajo7875
@nimcofarmaajo7875 3 ай бұрын
Boqorada sacda ah 😂😂
@FarahNio-ux9yw
@FarahNio-ux9yw 3 ай бұрын
@RaqiyaMohamed-nd5zr
@RaqiyaMohamed-nd5zr 3 ай бұрын
Bah dilan
Prank wali aha oo dagal garay ayay ku samysay miss unsi cabdi fatax
14:38
MucaashaQ family
Рет қаралды 203 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 36 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
ALX  ALLAH AYAA MAHAD LEH MATAANO ( TWINS ) NA SIIYAY
8:55
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 309 М.
call 📞 prank oo aan ku sameyay  isku dhacny miss unsi igu xanqady
17:46
16 March 2024
15:39
MucaashaQ family
Рет қаралды 172 М.
MAXAAN KALA KULANAY HARGEISA
7:12
Dayax official
Рет қаралды 52 М.
HASSAN IYO ANIGA WA MAXAY SABABTA AY NOO KALA QARIYEEN ?😥💔
9:59
umu Ahzab channel
Рет қаралды 25 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 36 МЛН