Caweyska Cawke-24-02-2013

  Рет қаралды 42,082

Universal TV

11 жыл бұрын

www.universaltv.co

Пікірлер: 35
@wacaysmuze119
@wacaysmuze119 3 жыл бұрын
waxan dawanayaa imika ooy tahay 2020 September. Cawke naxaristii jano ale hasiiyo weedhsame na aleh hadaayo 👏
@abdirashiidabdillahi8528
@abdirashiidabdillahi8528 3 жыл бұрын
ILaahay haw naxariisto Axmed xasan cawke Legend ayuu ahaa Su alihiisuna waxay ahaayeen su aalo qofka maskaxdiisa kashaqaysiinaya Deetana qofka Aqoontiisa iyo Aqligiisaba banaanka soo dhigaya . Abwaan weedhsamena Aqoon iyo caqli fiican iyo aftahanimo iyo waliba maskax badni Ayuu isku darsaday Waa Abwaan da yar oo aad uqiimo badan.
@WifaaqOnlineQuran
@WifaaqOnlineQuran 5 ай бұрын
2024 feb 10 ayaan daawanayaa . Allah haw naxariisto cawke Allah na ha barakeeyo abwaan weedhsame
@hudafuture1330
@hudafuture1330 8 ай бұрын
Masha Allah laba Qofoo Qiima leh AHUN weriye sare oo qofnimo iyo qaayo leh iyo macalin abwaan sharaf leh macalin weedhsame Allah ya salim❤
@Asmayyy
@Asmayyy 8 ай бұрын
Amen
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 10 ай бұрын
Wlhi Wa Barnaamij Soo jiidosho leh 💯💯💯💯 Wax kale Saxafi Cawke alle haw naxariisto Abwaan weedhsamana Rabbi Cimriga Haw barakeyo 🤲🏻🤲🏻❤😥 27.Sep. 2023 Habeen Arbaceed Ammintuna Sheegyso 1.29 Am
@abdirisak8518
@abdirisak8518 3 жыл бұрын
Waxan dawana 2021 cawke aalle haw naxariste
@salosalo4417
@salosalo4417 8 ай бұрын
Ooof axyaa barnaamiJ waa xasuus 10 jirsatay oo aan dawanaYo waa xili goorsheegtu sheegayso 17:45 taariikhduna ku astaysantahay 2023/11/23 ❤
@Asmayyy
@Asmayyy 8 ай бұрын
😊😊😊
@aishaabdirahmanabdilahi8622
@aishaabdirahmanabdilahi8622 3 жыл бұрын
Abwaan weedhsame aadbu u caqli badan yhy xaqiiqdi Rabbi haku sharfo abwaan aadbaan ku tageera
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
rag dalkii sii hooyo tamashlaynaya manshàllah Allah cawke naxariistii jano haka waraabiyo aaameeen
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Mahdi Cabdi amiin
@mucaawiyefarah2577
@mucaawiyefarah2577 5 жыл бұрын
03-09- 2018 Dawanaya ila imnka Cawo alle haku naxariizto Wedh same nolow adna
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 11 жыл бұрын
Cawke oo iska baashaalaaya dhana hawshiisa ka wata. Inna caadi maaha eesh qiyaasak
@dhussein7284
@dhussein7284 3 жыл бұрын
Cawke allaha u naxariisto Weedhsame Abwaan nimada Aqoon baa u wehlisa maasha allah
@yusufahmedvlogs5333
@yusufahmedvlogs5333 4 жыл бұрын
Allah how naxariisto cawke muqal kan waxan dawanayaa 23/10/219
@abdisalan7159
@abdisalan7159 3 жыл бұрын
Ana waxan firsanaya 4/10/2020
@naturalofficialchannel.3655
@naturalofficialchannel.3655 4 жыл бұрын
Alla cake Marian Arko waan qiirooda
@maseexato1
@maseexato1 11 жыл бұрын
abwaan weedhsame waa smart masha allah waana nin yar
@dinixahmed5627
@dinixahmed5627 5 жыл бұрын
qaybta kowad ilaa saddexad wxan dawanaya 28_29_30/12/2018
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Waa isla anigiu oo hdana 2020 daawanaya alla waqtigu dhokhso badana 2018kii waxan jogey bosaso 9/92020 waxan jooga galkacyo insha allh barnaamijkan waan iskaga cesh ceshan doona
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 7 ай бұрын
Cajiib 23/12/2023 alle haku naxariisto cawke 24:25
@mataanyare7582
@mataanyare7582 8 ай бұрын
13:00 gabaygii saahid
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 3 жыл бұрын
Abwaan #Qamaan bulxan wuxuu ahaa Abwaan hibo u leh gabayaanimada Sidoo kale waxaa lagu naanaysi jiray #Xikmaawi wuxuuna ahaa gabayaa xikmaawi ah ayna intaasi u dheerayd garashadu
@mohamedhalbeeg7903
@mohamedhalbeeg7903 5 жыл бұрын
haweena waa intuu qaybey weedhsame
@samishalyey8854
@samishalyey8854 9 жыл бұрын
Cawke suaalihiiba kadhamaaday oo sheeeko raaxeeeye kujiraa kkkkkkk
@ibrahimaydaruswarsame7375
@ibrahimaydaruswarsame7375 3 жыл бұрын
Ilaah ka naxariizto cawke
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 6 ай бұрын
2024😮
@shiinecabdi2783
@shiinecabdi2783 10 жыл бұрын
cawke waa nasab
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@yazinahmed5864
@yazinahmed5864 4 жыл бұрын
Heese ayd ku fuusha buuraham ....kkkkk
@AxmedcabdiIsmaciil
@AxmedcabdiIsmaciil 4 ай бұрын
Wedsame
@umalkhayrali6040
@umalkhayrali6040 4 жыл бұрын
Alownaxriis cowke
@anwarupdyrahman4671
@anwarupdyrahman4671 8 ай бұрын
😊
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 16 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 64 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 16 МЛН