CAWEYSKA SANADKA CUSUB IYO XIDIGAHA SANADKAN HCTV HAPPY NEW YEAR 2018

  Рет қаралды 391,522

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 690
@ilyaasomarbarkhard2587
@ilyaasomarbarkhard2587 6 жыл бұрын
Borama dalxiis u aad hoyga quruxda gayiga somaliyeed ❤️Somaliland❤️ 💚💛❤️
@nadanuura3558
@nadanuura3558 6 жыл бұрын
ilyaas omar thanks wllo
@hodohappy6344
@hodohappy6344 5 жыл бұрын
Haa waa runtaa wllo
@shukriuuejuelh8727
@shukriuuejuelh8727 5 жыл бұрын
fhhrurutuu
@shukriuuejuelh8727
@shukriuuejuelh8727 5 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃💅❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋👄👄👄❤❤❤❤💋💋💋👄💚👣💜💗👍👍👍👍👋👋👋👎👎
@ineedalover1317
@ineedalover1317 6 жыл бұрын
Am Eritrean and i love the somaliyan and sonali land. And i like the music of your,s
@nadanuura3558
@nadanuura3558 6 жыл бұрын
ክሳብ ሎሚ ስኮብሊ እየ i need a lover thanks bro welcome
@abdirahman4130
@abdirahman4130 6 жыл бұрын
Somali is one people don't say Somaliland xaaare nacalaa adiga iyo axmaaarkaaa tahay maxan dahaaa
@caydiidaxmed954
@caydiidaxmed954 6 жыл бұрын
Sxb hadii aad somaliland diido ogow wax somali la dhaho ma jurto
@haliduabdulrahman4587
@haliduabdulrahman4587 6 жыл бұрын
ክሳብ ሎሚ ስኮብሊ እየ i need a lover thank you very much
@suubanmohamed4955
@suubanmohamed4955 6 жыл бұрын
ክሳብ ሎሚ ስኮብሊ እየ i need a lover
@abdifatahismael1043
@abdifatahismael1043 6 жыл бұрын
Somaali ayaan dad ugu jecelahay ii noolaada dadkaygii ♥️♥️♥️
@hamdaahmed8975
@hamdaahmed8975 6 жыл бұрын
Abdifatah Ismael ❤️❤️❤️💕💕💕
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 6 жыл бұрын
Abdifatah Ismael ❤❤❤🙏✋ nolow bro
@nastehoalinasta9862
@nastehoalinasta9862 6 жыл бұрын
Abdifatah Ismaelhy
@mariaali7413
@mariaali7413 6 жыл бұрын
Waxa aan aad u tageeraa khadar kenyow qaali ladan sacdiya siman and siciid tiriiiq 4 fartaaa ayaa u shidan i love mr kasta 😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😚😚😚😚😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙
@somalilandergirl6528
@somalilandergirl6528 6 жыл бұрын
Fanaan qaliya isugu yimid yaslm xidigaha muqdisho hore u socoda fanaan jirad tihiin😍😍
@sagalartis2045
@sagalartis2045 6 жыл бұрын
Somalilander girl thank you
@anjaliitervedii817
@anjaliitervedii817 6 жыл бұрын
Somalilander girl Thnkz hbiibth😍😍👍
@somalilandergirl6528
@somalilandergirl6528 6 жыл бұрын
Abdi Mursal u wlcm wll
@somalilandergirl6528
@somalilandergirl6528 6 жыл бұрын
Anjalii Tervedii u wlcm mcnto
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 жыл бұрын
So dhawaaw huno
@suldaanm.abdulaahi887
@suldaanm.abdulaahi887 6 жыл бұрын
waa shantii Somalia oo ay kamaqantahay somalida ithopia Masha Allah midnimadu waa guul waxaa lagaga hortagaa cadawga wxaa lgu dhiso horumarka uu leedahy wadankeenu, jecliyaa Somali wayn
@abbddria6966
@abbddria6966 6 жыл бұрын
Wariyada ayaa ah somali ethopia
@aragsanomardheerevivaonlfj290
@aragsanomardheerevivaonlfj290 6 жыл бұрын
iyo ciro wa somali ddsi waxa maqan somali nfd
@isamimi7577
@isamimi7577 6 жыл бұрын
Qaali ladan ayaan support u ahay best dress and songs as well viva my young sis
@isamimi7577
@isamimi7577 6 жыл бұрын
And beauty
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 6 жыл бұрын
Soo dhawaada walalheen koonfur Somaali waa hal mid wax dhib ah nama dhex yaalo ilaahay sanadka sanadkiisa bash bash somaali oo dhan wanaag ayan idin haynaa walalaheen koonfur. Down somali cadawgeeda.
@Barre27
@Barre27 6 жыл бұрын
Zakariye Abdilahi cadowgu ya weeye ethobia
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 жыл бұрын
waa ok lkn qadiyadad maha in aad ka tagto ee ay aminsanyhiin dadka waa run somali waa la wada jecelyahay lkn somali kasta haduu dawlad yeesho maha ceeb
@fartunfartun4289
@fartunfartun4289 6 жыл бұрын
Bst hees qaali ladan adn qadar keeyoow aya kuleeh macala istelka inta igu racsan lik adn sheer
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV 6 жыл бұрын
Fanaaniin qlliya soo dhawaada dhulku waa dhulkiina siyaasada iyo walaaltinimadana halakala saaro soomaalay hal qowmiyadoo waalatay baa tihiine
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 6 жыл бұрын
dacar yare laan dheere laba maaha ilaahay somaali adiga oo kale haka dhigo waa runta walalheen koonfur wanaag iyo soo dhawayn ayaan u hayna xumaan nama dhex taal Horre u socod somaali
@fatimaaxmed5003
@fatimaaxmed5003 6 жыл бұрын
dacar yare wlhi waa runta taas ilahey somali qalbiyadoda burcad ha isku mariyo
@ayanitaidrissdanfeh7584
@ayanitaidrissdanfeh7584 6 жыл бұрын
dacar yare wllo wanku qirodaay wllhi
@saedsara
@saedsara 6 жыл бұрын
Ciyaalkan faqashta isku dhedhejinaya malaha cidi kama dhiman xasuuqii
@mohamoudsoodaani1215
@mohamoudsoodaani1215 6 жыл бұрын
dacar yare bwe o nin reer bari ah lkin wxan ka midowney wadanimada iyo somali iney hal thy nolow wadani
@snmhero7663
@snmhero7663 6 жыл бұрын
Mansha.alah walalaha nooga imi muqdisho iyo jabuuti ku soo dhawada caasimada hargaysa cidi idinkama xigto waanu idin jecel nahay yaan la dhagaysa.dadkan caasimada naga ceebaynaya soo dhawada aadban ugu farxay joogitaankiina hargaysa kuligiin wllo
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
SNM HERO fcna laheda dadka sida ine yihin nasab laba ma ahan wlhi inad hoy fcn iyo hoyo wangsn kuso barbarise qoralkada ka dareme illhey ajir iyo xanad ha siiyo dhaman walidkii wanagan kuguso barbariye
@snmhero7663
@snmhero7663 6 жыл бұрын
Naima Cali amiin wllo thnks wlshay lkn dadka qarbaa dadka na nacsiinaya oo odhanaya reer hargaysa aa dad xun anagu somali ayaanu nahay wanu jecelnahay somalida kale thnks wllo inbadan hilbo wada dhashay ayaynu nahay
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 6 жыл бұрын
Masha Allah dhalinyarada somaliyeed ee u hambalyeynaya reer SOMALILAND
@zaedhuriye543
@zaedhuriye543 6 жыл бұрын
Wooow Siciid tariikh muxuu yidhi jacaylkan Ku faafay Ku faalalay laabta ha moodin fudayde ahaw furihiisa waan LA dhacay heesyaa ereyada macaan
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 6 жыл бұрын
ilahay waxan uga mahad celinaya in uu iga dhaliyey diinta muslimka igana soo jeediyey sinjiga somaliyeed alow dadkeyga iyo daljeygaba daa qofkasta oo muslimana gaar ahaan somalida aad baan idin jeclahay wanaag iyo kalgacal aan dhamaan dadkeygii umax!
@ayanitaidrissdanfeh7584
@ayanitaidrissdanfeh7584 6 жыл бұрын
ifrish Ali nasaab kamila😍😍😍
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 6 жыл бұрын
Masha allah walal...adna nasab kaamila ayaa tahay e ilaahay kugu xafid meel kasta ood joogtid
@shiremahamuud5609
@shiremahamuud5609 6 жыл бұрын
Masha alah sister anagane sidokale wa kujecelnahay
@zaamiothman2155
@zaamiothman2155 6 жыл бұрын
ifrish Ali Fariidsan Allow Ku Dhawr Walal Dadkaga Qiimo Ku Leedahey Waan Ku Hynaa Qadrin Baden 😘
@umimohammed5008
@umimohammed5008 6 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay quruxeey♡
@aminaadanmaclin3893
@aminaadanmaclin3893 6 жыл бұрын
qali ladan heesteeda cadi ma ahan kabteeda midan toleen maxo isheega waye heesta wee iga gadan tahy😍😍😍😍😍
@ahmedsiciid5611
@ahmedsiciid5611 6 жыл бұрын
intii jecel horumarka somaliland liketa sadaqeysta plz
@yusroluusa11qadarkenyow84
@yusroluusa11qadarkenyow84 4 жыл бұрын
jiro joga Honka hebal waan idinjeclahay
@yasminmohamed1388
@yasminmohamed1388 6 жыл бұрын
Hahhhhhh Fananintena Xor Waye Mesha ay Raban bay Utumayan ayna kaTumayan Moqadishooo Viva Cunsuriyihin ma nihin....
@bilanbella2519
@bilanbella2519 6 жыл бұрын
Msh Allah👌 gabdhehena Mogadishu 👍wad shidantihin allow idindhowr 😘we 💖Somaliland shanta somalia viva nabad kuwara 💪👈👏👏👏
@princehabiib8756
@princehabiib8756 6 жыл бұрын
Ciyaalkaan markey Xamar imaadaan halawada xiro waxan lahadlayaa dowlada barakaysan ee somaliya
@mahadbadacastv7842
@mahadbadacastv7842 6 жыл бұрын
Waan sugaayay barmamijkan hal qof ayaa iga soo horeeyay plz like
@ubahletv684
@ubahletv684 6 жыл бұрын
Wow waan sugaayay Saw ma aragtaan sidaan fanaantiina usoo dhowaynay reer somaliya dadku waa walaalo Idinkuna waxaanu idinka rabno noo ogalaada One love dhamaan somalida Hargaysana waa hooyada fanka somalida cidina lagama xigo
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
ma anagaaba diidan walaale ee hargeysa ayagaa fanaaniintu markey xamar tagaan xirahyee oo waa baqahyaan in muqdisha tagaan sidii Nimcaan ku dhacdey ee anugu roog cas baan u fidineynaa reer hargeysa
@naftaurooon2394
@naftaurooon2394 6 жыл бұрын
Reer somalilantaa bal eeg siida aan ideen kag nasab sanahy wax ideen kugu hambalyeeynaynaa wanaaga aad gartiin waayn ideen heesiin hobolaadeen man iheen cunsureyaal ee wax inag barto dhaliintiin caburiinta gadaay waad ideenga xabsiig gu gurayo gee xamar tagaa had aanag hoboladeen miilkasto aay farii ku marii karaan ciidna cabureen maysoo tasii cajiir kabartaa love❤ inta somali nadiifka ah
@realtalk5871
@realtalk5871 6 жыл бұрын
laxanka cabdifatax yare wa laxan macan fananka yar e khadra keyow wa kuso baxay waxas ba laxan laga yidhahda
@djiboydhalad1422
@djiboydhalad1422 6 жыл бұрын
mash allah Roda match nolow mama. reer somaliland iyo kuwa kalena waan salamaya fanintoda. One Somali One love
@coldooncoldoon8324
@coldooncoldoon8324 6 жыл бұрын
Dadka soomalida ugu ilbaxsan inaad tihiin baan qirayaa reer somalilaan waad ku mahadsantihiin soo dhawaynta aad u samyseen fanaaneentena
@dahircalijamac739
@dahircalijamac739 6 жыл бұрын
welcome zhp
@suldaankasomaliland8220
@suldaankasomaliland8220 6 жыл бұрын
coldoon coldoon thnks pro int@ iyo inkbadanba wa lysku keeyhy
@faadumocilmi8372
@faadumocilmi8372 6 жыл бұрын
coldoon coldoon
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 5 жыл бұрын
coldoon coldoon fananinta Slnd hadi xamr lagu casuumo xabsiga baa la dhigayaa ilbaxnimo ma jirto
@sakiyaibraahim9737
@sakiyaibraahim9737 5 жыл бұрын
+sharaf xaaji waa zax waa ladhigaya waayo wan idinka go nay idinku lkn nga ma hadhy San yahuuu tihin yarta
@amalfarah3936
@amalfarah3936 6 жыл бұрын
udoor noloshaada nabad illahow nabada somaliland usiyaadi ... walalheena samalia yana illow nabad buuxda sii waa dadkeenii oon jecelnahaye
@farxiyoaxmed3805
@farxiyoaxmed3805 5 жыл бұрын
Amin qali tnx
@mustafeemohammad7161
@mustafeemohammad7161 6 жыл бұрын
Sacdiya siman Cod iyo Qurux iyo hoygi fanka Hargaysa alayaha cizak soo dhawada dhaman faninta somaliyed ee madasha fadhiya
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 6 жыл бұрын
heesta lagu so gabo gabeyey ee uu qaadayo wiilka surwaalka buluuga ah sita Musiga lo tumayo noocaas ayaan ka hela oo waxa tumaya 5 qof oo macaa Giintaarkii Base ka ahaa lo tumayo , kama helo Piano qof keliya uu tumayo
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Waxa hees meesha ka socotay wallahi inta uu cabdi kariim cumar dhuule nasoo xasuusiyay ayaa ka shidnayd ogow inuu fanku fankii hore ahaa abdikariim hore u soco akhii
@nasromohamed7287
@nasromohamed7287 6 жыл бұрын
wlhi sedex cisho ayaan sugayay marnamijkan waw wuxuna i noqday marmij ahidan inti ka heshay sugaysayna likta please
@maame8564
@maame8564 6 жыл бұрын
Wooooooow fanan soo baxay iga dheh cabdi kariin yare fan mustaqbal ayu keyahay ruunti
@siradmohamed1931
@siradmohamed1931 5 жыл бұрын
masha allhaa sadiya iyo khadar keeyow heesta way macantahay codkaga wuu macaanyhaay masha allhaa
@siciidballe2546
@siciidballe2546 6 жыл бұрын
Eesh qiyaasak Curadeeydi kaliyaay weeynu kala carcaarnoo caaynkaa maaha noloshuyee cimrigaagu dheeraa waligaa hamudan ciil mahadsanid Cabdikariin yare
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 6 жыл бұрын
waar anigu waxaan la dhacay codka iyo haybada fanaanimo ee siciid tariikh hore u soco fanaan mustaqbal ifaya fanka ku yeelan doona
@nadirdacadwanaagjecle53
@nadirdacadwanaagjecle53 6 жыл бұрын
Fananka jabuutii yahye nice song horey usoco bro viv jabuutii
@rahmiinaali8787
@rahmiinaali8787 6 жыл бұрын
Qurux iyo asturnaan sacdiya siman walee waad kabaxsatay manshallah walaley
@RahmaRose-wn5tj
@RahmaRose-wn5tj 5 ай бұрын
Watching the video show in feb 2024 and in love with the unique voice of Yaxya an amazing singer wlhi anyways well done 👏 HCTV 🔥🔥
@aamincabdiraxmaan1234
@aamincabdiraxmaan1234 6 жыл бұрын
weey soo dhawaada waa dalkiini faniin qaaliya hoygi fankad cagaha soo dhigteene ku dakeeya ayan idin leeyahyay
@shamash5007
@shamash5007 6 жыл бұрын
woooooow masha allaah way shidan yiihiiin faaniinta reer muqdisho welcome to hargeysa cadey Somaliland
@abdirahmansalah7959
@abdirahmansalah7959 6 жыл бұрын
Sanad wacan oo wngsan Asal dheh lkn mid bn qabaaa qaaali ldan wxaan odhan lahaaa intaaad kun iyo kow ka weydey anaaa maqan jawaaaabtaaaaaa👂👂👂👂
@asmadheeman6482
@asmadheeman6482 6 жыл бұрын
Iam first plz like dadkaygii
@abdiyare5247
@abdiyare5247 6 жыл бұрын
I support Qaali~ladan She is a good singer and she has agood voice. 100% ✅✅✅🆗🆗🆗
@Youna_329
@Youna_329 6 жыл бұрын
Roda mash intaa jecel like igu qabta
@abdimuse5591
@abdimuse5591 6 жыл бұрын
HCTV Waabay dadaaleene waxaa ka dhimanaa kaliya in Soomaali Galbeedna laba ka keenaan. Si meesha ay uga soo wada muuqdaan Shanta Soomaaliyeed.
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 жыл бұрын
Wooow kanyar hee kayo wan ka helay woow
@mohvolgs2808
@mohvolgs2808 6 жыл бұрын
Moqdisho ayey ku badashay Nairobi wlhi waa yaab
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 6 жыл бұрын
Ala yaxye cod wacanaa hadba wankusoceliyaa intan shawga firsanayay
@laylasalah8224
@laylasalah8224 6 жыл бұрын
Ikraan caraale qurux iyo qiimo alle wuu ku siiyey dumaashi
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
dhamaadka 2018 istill watching✌✌✌👍udooor noloshada nabad
@ashalulu8414
@ashalulu8414 5 жыл бұрын
Viva Xidigaha Muqdisho❤️❤️🔥
@queenloverelaxwithme1567
@queenloverelaxwithme1567 6 жыл бұрын
Fananinta muqdisho 😘😘😘😘
@ugaashufane6048
@ugaashufane6048 6 жыл бұрын
Aar yaa Somalia like igu qabta
@roodoabdul88
@roodoabdul88 5 жыл бұрын
Muhidin Hufane good
@mohamedabdirisakmohamed2127
@mohamedabdirisakmohamed2127 5 жыл бұрын
H😭😭😭
@queennajma5663
@queennajma5663 6 жыл бұрын
Keeyow raga dhan u ka dhex muuqda ❣️
@gradahmed5875
@gradahmed5875 6 жыл бұрын
Waaan ku wareeray labada hablood teebaa sacdiya siman iyo takale ee madaxa asturan magaceeda wuu ii gooye best voice walhi xita asturnaanta Plz like ii saara inta jecel hablaha asturan
@ayanitaidrissdanfeh7584
@ayanitaidrissdanfeh7584 6 жыл бұрын
waad mahaad santiihin barnamiijkan wllhi aad iyo aad ayaan ugaa hellay waana hambalyeynaya dhaaman iinta kaso qybgashay hore usoocod wanagsan somaliyey gul ayaan iidin rajaynaya meel wallibod joogtaan😍😍
@malikaasaeed3396
@malikaasaeed3396 6 жыл бұрын
Eshcala xidigo Khadar keeyow qulubtan ka jeclahay wlhi Jazkaga qosolkaga ka helaa💋💋💋💋❤😍❤😍
@aliamohamed7168
@aliamohamed7168 6 жыл бұрын
wlhi waan isla dhalanaan umaleynaa hhhhhhhhhh
@khadradhool1343
@khadradhool1343 6 жыл бұрын
Fanaaniin aan kala dhicin Noolaada Sanad Inoo curtoo wacan insha Allh
@caaqilyare9461
@caaqilyare9461 6 жыл бұрын
Wllhi Dad Magac leh baaa izugu tagay like tii meeday dee
@abdijamac8779
@abdijamac8779 6 жыл бұрын
Khadar keeeyow wax kale wlh shahrukhanka somalida noolow brother💪💪💪💪💪
@nuuradiinmahamoud1009
@nuuradiinmahamoud1009 6 жыл бұрын
Woowo cabdikariin yare codbaa ku dhamaday cajiib hore usoco wll
@ayaancli3003
@ayaancli3003 6 жыл бұрын
luqmaan honesty l
@cabdilahimaxamed3916
@cabdilahimaxamed3916 5 жыл бұрын
d
@munobashiir2479
@munobashiir2479 6 жыл бұрын
Qali ladan iyo Sacdiyo siman iyo saciid taariiq iyo walibo khadar kenyow 4aadaa utaageeraa sodhawaada
@aliamohamed7168
@aliamohamed7168 6 жыл бұрын
Muno Bashiir wow mtntydaad nqtey 4 Aan ku haysto waayeh cml jcliyaa taagerayaasha qadar siman taariiq ladan
@abdihassan689
@abdihassan689 6 жыл бұрын
dhamaantood wan soo dhawayneynaa hambalyo
@mohomediatvfunnyvideoandmu8055
@mohomediatvfunnyvideoandmu8055 6 жыл бұрын
Wooow nice mansha allh salaan Samsam sharaf salaan kal iyo laab ah sigooni ah ayaan kuu salaamayaa Samsam
@GlowwithNafisa
@GlowwithNafisa 6 жыл бұрын
I love ❤️ Somalia songs and I’m proud to be Somali from Somaliland
@abdifatcarafarah5455
@abdifatcarafarah5455 6 жыл бұрын
Soo dhawayn walal tinimo ayan leeyahay wllaha somaliyeed,
@asiyaabdi8432
@asiyaabdi8432 6 жыл бұрын
Wooow gabdha reer jabutii cadi mhan
@salmasulceyn1076
@salmasulceyn1076 6 жыл бұрын
Wooooooow faniiiiiin qaaaaliyaaaa hore u socdaaaaa
@museismail9062
@museismail9062 6 жыл бұрын
miyaad ilawdeen in xisaab allah idika danbayso aduunku waa ayaamo
@nololcusubnololcusub183
@nololcusubnololcusub183 6 жыл бұрын
Saa usagaya daalaybe masoo dhacay tnx yaqe barnamij kacsan iga dheh
@amalfarah3936
@amalfarah3936 6 жыл бұрын
woooow wariyuhu cod macanaaa woooooow fanaanadbay ku wacnaydba
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 6 жыл бұрын
Ani xitaa xayeysiinta kunjeer waan daawaday caadi maaha
@lakashmiquruxsan764
@lakashmiquruxsan764 6 жыл бұрын
Tana qofki qofki 22 ahay like igu sharfa ahpaaaaapi idin jecliyaa faninta reer m.disho noolada
@somalichannal3967
@somalichannal3967 6 жыл бұрын
Like atug saneyzaaa adoo gabara wax isku fal
@shukriabdiqadir1883
@shukriabdiqadir1883 5 жыл бұрын
Hore usocda wlliyaal
@abokor1933
@abokor1933 6 жыл бұрын
Sanad wanaagsa ilaahay ha inooga dhigo
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 6 жыл бұрын
Aniga Somali Kenya ayn ahay, wallhi aad ayn ugufarxay xafladan lkn wankaxumahay because shanta Somali madameystirno fanaaniintii jigjigo aya kamaqan meesha. Maybe next year iyo magalada jigjiga.
@Ilyaasakhayaar
@Ilyaasakhayaar 6 жыл бұрын
Siciid taariikh iyo qadar kaliyaa barnaamijkan u sugayay in aan daawado maadaama ay yihiin 2wiil oo hargeysa tagitaankoodi uu wax kabadalay 🎶🎵💯👌
@aminquraish3624
@aminquraish3624 6 жыл бұрын
Qaali ladan iyo yaxye ka waaley meesha!!!!!!!!!
@marian5607
@marian5607 6 жыл бұрын
Wow Khadar keeyow heestiisan waaba top 👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍 excellent Waa heestii iigu horaysay ee Aan ka helo wallee heesaha keeyow brove Wow hee hee
@aliamohamed7168
@aliamohamed7168 6 жыл бұрын
Maryama Nur sxby heesta nadira gabdha Somaliyeed madaawan taasaan ujclhy cml ani
@FikirMaalTv
@FikirMaalTv 6 жыл бұрын
*ALLAHAYOW NIN CAYDHIYO MAXAA CAASHAQ KALA HAYSTA EESH CALAA HEES*
@aragsanomardheerevivaonlfj290
@aragsanomardheerevivaonlfj290 6 жыл бұрын
Fikir MaalTv hno ma isheegi kartaa qabka aad farta qoraalka ku weynisay ?
@aliamohamed7168
@aliamohamed7168 6 жыл бұрын
dj buuti maamadaa caadi ma ahan masha allah mamo
@aishajamayusuf3742
@aishajamayusuf3742 6 жыл бұрын
Hctv nimco samiriye shidi jirty qf Lo xisay
@daryeeldaad2754
@daryeeldaad2754 6 жыл бұрын
Saciid tariikh, heestiisa baa meesha ugu shidan walle😍😍😍
@fatimashafici7736
@fatimashafici7736 2 жыл бұрын
Xaqiiq
@leyloabdinuur6160
@leyloabdinuur6160 6 жыл бұрын
hampalyo sanad cusub fanaan dhan waali salamay asxabta dhan an jclahay
@tahrancadey5075
@tahrancadey5075 6 жыл бұрын
Waa shiden fananteena muqdisho😍
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 6 жыл бұрын
Qabyaalad iyo qudhunimada dhaaf ee fanaanintu kulligood way shidnayeen
@shakircadehdualle1708
@shakircadehdualle1708 5 жыл бұрын
Ruunta walhi joji qapayalad fudhunka 👿👿👿👿👿👿👿
@Kaaba904
@Kaaba904 6 жыл бұрын
Hubqaadkiyo iyo sharaftaad hablihii ku dhaaftoo. Hooyadii ku korisaad habdhaqankeeda leedahay. Ilaahay ha kaa dhigo tii u hirgalo hankeeduye habluhuna dhamaantooda wada higsadan abid
@abdifitaaxdaacad1569
@abdifitaaxdaacad1569 6 жыл бұрын
Woww yaxye cod fantastic Ah Masha Allh
@falastiinsaacid2412
@falastiinsaacid2412 6 жыл бұрын
Qaali ladan ayaa mashe uu shadan mansh allah
@hajjiawahmet1285
@hajjiawahmet1285 6 жыл бұрын
YaxYe ku HaYstaaaa Yaa Igula HaYsTa caashaqa Iyo caYn
@ncmn8792
@ncmn8792 6 жыл бұрын
Sacdiyo heesteeda way iga oohisay. Qof jaclkisi aan ku guulaysan uun ba dareemi kara
@sahrashaur7424
@sahrashaur7424 6 жыл бұрын
Nice styles Happy New year 🇸🇴👏
@abdisamadmohamed5825
@abdisamadmohamed5825 6 жыл бұрын
heesta ugu shiidan khader keyow iyo sacdiya siman aniga xagayga sacdiya siman waa fananas dhamaystiran
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 6 жыл бұрын
Qabyalad ayaa ka buuxda ee fanaaninta hakala xigtesan , kulligood way cod macaanayeen
@abdirahman4130
@abdirahman4130 6 жыл бұрын
haaaa lwhi
@aliamohamed7168
@aliamohamed7168 6 жыл бұрын
Abdiwasci Mohamed khadarna kama dhoco
@najmoaliabdi6815
@najmoaliabdi6815 6 жыл бұрын
Waa run wll
@farhiyafarhaan495
@farhiyafarhaan495 6 жыл бұрын
saan u sugayay dalaypa like igu qabta dadkygiiii
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 6 жыл бұрын
Barnaamijkii sanadka wax badan baan naawilayay lkn caawaba waan daawanayaa 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😎
@mindgalal825
@mindgalal825 6 жыл бұрын
Woow thankz barmamish qurxoon😍
@xiiscabdi8700
@xiiscabdi8700 6 жыл бұрын
Walee showgan wuu ishaday
@soojiraasmamalab150
@soojiraasmamalab150 6 жыл бұрын
Waaad soo gaadheen xidigaha geeska wlhi anaa idinka maqnaa lkn waan soo socdaa
@mohsin_ribery
@mohsin_ribery 2 жыл бұрын
Inta 2022 dawanyaa isoo raaca
@zekeriatempo4994
@zekeriatempo4994 6 жыл бұрын
Khadar keeyow aniH wata lk intaH tagersan like igu Qabta
@gradahmed5875
@gradahmed5875 6 жыл бұрын
Siciid iyo inanta la fadhida walhi waa real fanaaniin 👌👌👌👌🤙🤙🤙☝️👍
@najuumoqalib9496
@najuumoqalib9496 6 жыл бұрын
Waaw top weye fanaanintan
@mohamedcoutinho5150
@mohamedcoutinho5150 6 жыл бұрын
qaali ladan 👌👆👍
Barn Fanka Iyo Suugaanta HCTV (Hodan Iyo Xidigaha Geeska Part 1 )
34:15
XIDIGAHAGA GEESKA 2018 LIVE SHOW BY SAGAL MUSTAFE FULL
2:21:31
HAYAAN MUSIC
Рет қаралды 136 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
"Garbahaaray Cod idiiinma hayso.." Wasiir Buuni
8:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 610
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | TIM WALZ
17:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
DAAWO : Xafladda Gaba Gabada Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta
1:25:12
TV Qaranka Somaliland iyo wacdarihii show-ga sanadka 2013.
1:13:20
WAAR daag daag ah military
18:01
Som tv100
Рет қаралды 129
XIDIGAHA GEESKA EGLAN SHOW 2020 FULL QAYBTII 2AAD
1:11:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 94 М.
waraysi nimco samriye kooxda xidigaha geeska qaybtii 2aad
30:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 43 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН