No video

CAYTO BSB 2019 | LIXAAD | WIIL TAAJIR OO JECLAADAY GABADH QURUX BADAN OO CURYAAN AH | OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 903,936

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

5 жыл бұрын

ILAAH BAA AMARKA LEH
ANIGU WAXAAN AHAY ADDOON
ADDEECAY ABUURISTAAD
ADIGA KUU QABA JACAYL
………………..
HEES QISO DHAB AH
JACAYL RUN AH ..
WIIL TAAJIR AH OO DA’YAR
OO JECLAADAY GABADH
CURYAAN OO AAN
LIXAADKEEDA IDLEYN

ABUURISTA RABBI
KU CIBRO QAADO
New Somali music video
……….
 EREYADA: ABWAAN DAALIYE
 LAXANKA: CABDIFITAAX MUKHTAAR
 MUSIC: MAXAMED YARE
 DIRECTED / EDITED BY: MOHAMED HASSAN FARAH
 PRODUCED BY ABDI ASKARI
 ABDIASKARITUBE | JIGJIGA
 CAYTO BSB
.............................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 400
@narmanmymuna2081
@narmanmymuna2081 5 жыл бұрын
Rga somalida ah wa rag wngsn Ee midh xun hdu kuso maro haw malayn rgo dhan inay saas yhin Alle rgena hyno dhowro❣😍
@fazuulcaddeofficiall5715
@fazuulcaddeofficiall5715 5 жыл бұрын
narman mymuna aad io aad abayo
@sakariaabdulaahi2791
@sakariaabdulaahi2791 5 жыл бұрын
😭😭😭😭
@maxamadmaxamuud8629
@maxamadmaxamuud8629 5 жыл бұрын
Thanks hno mld ah
@ismailzein8539
@ismailzein8539 5 жыл бұрын
RunTa ka Hdazhay wlhi Hni
@guledabdifood1344
@guledabdifood1344 3 жыл бұрын
Wlo narmanay halkan kala so xidhidha
@alzipm2414
@alzipm2414 2 жыл бұрын
Heestan Hadii aad dabday dhagaysatay like 👍 saar 😘
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*Hadaad qiirootay amaba meel ay kudamqatay farta taag walaal* ☝️😭😭🤔😭😪🤔😥😭😭
@aishaabdala757
@aishaabdala757 5 жыл бұрын
😭😭👆
@cabdalladamxa9136
@cabdalladamxa9136 5 жыл бұрын
☝️
@CAZUUZ143
@CAZUUZ143 5 жыл бұрын
😭😭☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@cadeyiskufilan6510
@cadeyiskufilan6510 5 жыл бұрын
Gob iga dheh walhi
@feyrusmali4946
@feyrusmali4946 5 жыл бұрын
waw amazing song mashallah good boy it s reality what he sing ii nolow walalky
@mohyadeenmohyadeen559
@mohyadeenmohyadeen559 Жыл бұрын
Qoftii aan jeclaa waa la guursaday aad baan uga naxay guurkeeda xasadna igama ahayn lkn aduunkayga ayay ahayd 5 sano aya ka so wareegtay borama ayan jogay hadana canada ayan jogaa 5taa sano gabar ma salaamin dumarkiiba waxaan ka qaaday shaki aan iska dawayn kari waayay alle qof muuminad ah nolosha ila kulan sii
@hanimaxamed7509
@hanimaxamed7509 5 жыл бұрын
Nafanimada aniga ayaa daremayo alle ha ikadhigo danbi dhaf mid san ii jecelna allah ha isahlo😭😭😭
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 3 жыл бұрын
Aaamin wllo
@zuhraaa2525
@zuhraaa2525 3 жыл бұрын
amiin😥
@ayanlemohamedabdi
@ayanlemohamedabdi 20 күн бұрын
Wlhi xanuunka naafada waa mid aad u xun qofka caadiga xitaa dhaliil ayuu kaaga dhigaya mararka qaar wan ilmeeya marna waxaan dhahaa alxamulilah
@fartuunmaxamedalmaz4413
@fartuunmaxamedalmaz4413 5 жыл бұрын
Waxan soo xasuusty flimkii mann ee amir khan 😢😢😢😢😢
@luckylizhane9049
@luckylizhane9049 5 жыл бұрын
Haa wlhi
@sacdiyosupaan6915
@sacdiyosupaan6915 5 жыл бұрын
+lucky lizhane magacis filmkas
@luckylizhane9049
@luckylizhane9049 5 жыл бұрын
@@sacdiyosupaan6915 amirkhan and maduri digsi wada ( meri man) ladhaha sxbey
@luckylizhane9049
@luckylizhane9049 5 жыл бұрын
@FirDoWs SiMoN haa sax wa wanu Yaren dawan jirne ma anigaba xasusta haa meyla aragty waxd ba moda filimki ocadiyaa 😂😂😂
@maryamhasssan8330
@maryamhasssan8330 5 жыл бұрын
Ani xata wlh 😥😥
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 5 жыл бұрын
Aaaxx walaahii waan iskaa oyeeeey😭❤🌹🌹🌹❤👏👏👑illahayoow Qof qalbii wngsaan Naguu arzaaq😭😭😭💘💘
@seynabaweyschannel6081
@seynabaweyschannel6081 5 жыл бұрын
Amiin
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 5 жыл бұрын
@@seynabaweyschannel6081 Allahumaa AmiiiN qalii
@kingmaame3786
@kingmaame3786 5 жыл бұрын
Hh borda ana qof dacda tolhi 😆
@sahraqalbi2993
@sahraqalbi2993 5 жыл бұрын
Huuno quranka sida ugu ooy
@ichavariida2214
@ichavariida2214 5 жыл бұрын
Amen amen amen
@zafahessanzafahessan7280
@zafahessanzafahessan7280 5 жыл бұрын
😭😭😭😭wlhi Wilkan Jecelhy wan ilaaliya Xata hadu khald Zmeyo Anigu wan uduulqata wayo Jcylkan uqaba wxzoo dhan ii ikowzinya 😭😭adunkygiyw Zharaf igu nolw😘
@abdiwahabseylac4003
@abdiwahabseylac4003 3 жыл бұрын
😔
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Calaf alle ha isku kiin daro
@Abdiichanelll
@Abdiichanelll 3 жыл бұрын
Wa labo sano kadi muu kuu jooga wali
@UpdirahimMohamout
@UpdirahimMohamout Ай бұрын
5 years kadip wiilkii ma isla joogtaan😢
@user-wd4yk3hg3m
@user-wd4yk3hg3m Ай бұрын
@@UpdirahimMohamout lagayaabaaa inaaanay midkood noolayn🥹
@zaadiqtube
@zaadiqtube 5 жыл бұрын
Inta reer hargeysa ah ee muqalkan dawatay ama dwndintaba Kamuuqo 👍
@mm2x.x872
@mm2x.x872 5 жыл бұрын
Waan ka helay anigu qisadan ku jirta heeetan
@xabiibasheekh5968
@xabiibasheekh5968 5 жыл бұрын
Axyaa qiiroo
@ayaneabdilahi9095
@ayaneabdilahi9095 5 жыл бұрын
Alh kusharafo
@MaxamadXimaa
@MaxamadXimaa 7 ай бұрын
2024 still i am listening😔🥺
@user-ye9ud6gb6f
@user-ye9ud6gb6f 3 ай бұрын
Same😩
@x_hargaizawi3530
@x_hargaizawi3530 2 ай бұрын
😮😊❤
@suriya9768
@suriya9768 Ай бұрын
Same❤❤🎉🎉
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
Fadaxada ii maraa in raapi isoo celiyo jaceylkeygii calafku igaa waday xbbi markaan Ku wayay baa farxad igu dabeysay allow iso celi suldankeygii😭😭😭😭😭😭
@amiinacasaanyo4170
@amiinacasaanyo4170 5 жыл бұрын
wlhi kula midaa wakhtiga nkla geeyey inaan dartii Africa uaadey IGA hysaa
@mohamedfaysal824
@mohamedfaysal824 4 жыл бұрын
Ilhg hku keeno wlashy 😭😭😭😭😭
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 3 жыл бұрын
Allah kuu soo celiyo ana qof teyda sidaas iiga maqan wllhi alle ha ii soo caliyo
@hamdaali601
@hamdaali601 5 жыл бұрын
ALLAHU Akbar☝ ALUAHAMDULIH ❤ Thank You for ALLAH🙏 EVERYTHING💕
@ayanmuhiyidin8147
@ayanmuhiyidin8147 5 жыл бұрын
Reer jigjiga dunida ayee lajaqadeen wallhi Alle hano dhaafo wiilasheena
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 4 жыл бұрын
Ayan Muhiyidin m
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
Aamiin wll ree abtigeey balo io baasba idinma arkaan ifka samo iigu jooga
@suheybmediachanal400
@suheybmediachanal400 4 жыл бұрын
Gumeesi ayee kujiraan
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
@@suheybmediachanal400 I.a wll wey kabixi soomaaloo dhamina wey midoobi cdw wlboo soomali leedahyna alle baa naga qaban wll rabbow soomaaloo mida
@suheybmediachanal400
@suheybmediachanal400 4 жыл бұрын
Bro subscriber ii saara ilahey dartisa
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 5 жыл бұрын
Ninkan hibo faneed ayuu leeyahy wlhi hore u soco brother
@mahdaosman129
@mahdaosman129 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Wlllhy ilmaa iga timing pal may zaz is noqdaan zomalidu 😩sorry
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
@@mahdaosman129 😭😭 haa wlh hdy sidas inoo ahaan lahaayeen mainagaaba meelo kle haweysan laheyn allow inoo jilci shisheeye dooni meynee rabbow
@yooinaahmed174
@yooinaahmed174 5 жыл бұрын
Ax wlhi heestN iska jeclHy wyo nolosha dhapta ayey ku tuseysa reer jig jiga dar alle idin jeclHy from muqdisho
@warsamexajimowliid1982
@warsamexajimowliid1982 5 жыл бұрын
Codka 90% Ereyada 80% Laxanka 99% Music 95% Style 99% Camera & editing 99% Jiliinka 💯 % Good Job 👏 Cayto Ahemd Jeh Abdiaskari the ☝️ 🇸🇴 KZfaqr
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Xaax Warzama Hajji sxb sare SUBSCRIBED igu caawi
@libanmohamed2635
@libanmohamed2635 5 жыл бұрын
Warzama Hajji 😢 somalidu lakin intay isku nacaaan ale ha u gargaaro qof kasta o naaafo ah
@warsamexajimowliid1982
@warsamexajimowliid1982 5 жыл бұрын
Liban Mohamed Aaamiin Aamiin Bro 🙏👏👏
@mariyabarkhad8590
@mariyabarkhad8590 5 жыл бұрын
Ax😭
@warsamexajimowliid1982
@warsamexajimowliid1982 5 жыл бұрын
Mariya shanka roon 😭😭
@zamzamisak3624
@zamzamisak3624 5 жыл бұрын
Ilah baa amarka keh anigu waxan ahay adoon adeecay abuuristada 👌👏👏 wlhi Ilh ba mahad leh o lixaadkena dhamestiray 🙏😟
@yahyebaynumber
@yahyebaynumber 5 жыл бұрын
xaqiiq waa hees wacan oo qima leh micnaheda hadi lo eego lkn ma qurux badna inad curyan matasho adoon ahayn... 😍😍
@apdalleapdisalaan3465
@apdalleapdisalaan3465 11 ай бұрын
Still listed fri 25 August 2023 😢 hdaa iga dan beeso lovta ha ila dhaafin ❤❤ Naftaada inan ogaado darteed anigaa unool agtayda ka muuqo qaali i shaa kgu dogsateee 😢😢 Still listed fri 25 August 2023 😢 hdaa iga dan beeso lovta ha ila dhaafin ❤❤
@user-ie2te4qo3s
@user-ie2te4qo3s 5 ай бұрын
Qisadan oo kleh wey igu dhacday xnunkedi ila manta way ihysaa 😮😢❤
@saabirboy5519
@saabirboy5519 5 жыл бұрын
wllkey aya aroose gawar qarax canta inta hore ka jare😢yurub lageye markas isku barten wlhi walalkey maku nicin wo aroose hda 2 aye u haysa🙁🙁qof kaliga ee aan nolasha aan ku daydo aburita ilahe qof laguma naco asa adunka kugu kecel😍🤥 heestan wllkey ina u diro wye🥰
@mahaddawiiltube8032
@mahaddawiiltube8032 5 жыл бұрын
Wll Afsomaliga Hada Miyaad Baran Rabtaana Loolz 😂😂
@saabirboy5519
@saabirboy5519 5 жыл бұрын
Dawiil Official Tube hada baranoya kapo wa iska jab jabsana😟😟
@zulthanabdale8293
@zulthanabdale8293 5 жыл бұрын
Ax ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 WalaHaY QisadHaHpaaH iGaH DhEh ☝️☝️AgTaYdaH KaH muUqOh QaaliH 😭😭😭😭😭
@mootobajaajbaajiyo4470
@mootobajaajbaajiyo4470 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😭😭😭😭
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 3 жыл бұрын
Walaalka igu salaan waa nin fican ilaahay ha isku barakeeyo qoyskaas
@guled_ansaari1525
@guled_ansaari1525 5 жыл бұрын
Wllhi shoodha ceyto saas ayuu uyaqaan baasketka 😂😂👍👍 From Jigjiga jaraqato
@AsmaNimcaan-uo1gx
@AsmaNimcaan-uo1gx Жыл бұрын
Haweenka adaa ufcn udgoon iyo quruxba dhaafey lixadkagon idlayn💔😭allxmdulilah ilahyow ada mahada leh lixadka noo dhamaystiray🤲😥
@munadahir3375
@munadahir3375 5 жыл бұрын
Ilaah baa amarka Lee anigu waxaan ahey adoon adeecay abuuristaadoo adiga kuu qaba jaceyl ax yaa hees qofkii qalbi leh wuu dareemayaa inaan jaceylkaaga sinaba looga tagin 😢😨😭😍💔💕💖💗
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
6: 30 Bodyguard siday utagan yihin CajiiB wlHi 2019 Yaa Ila Dawanya Somalidu flim way jili karaan
@sundusadi2173
@sundusadi2173 4 жыл бұрын
aniga 2019
@dheymanuula5538
@dheymanuula5538 5 жыл бұрын
Zaan Hadey U Calool Jilaczanaan Lahayeen Sow Uma Dhacateen💯💝😙
@dallanovicjrdalla2001
@dallanovicjrdalla2001 5 жыл бұрын
hhhhhhh hada ma calool jilicsano mii
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
@@dallanovicjrdalla2001 wll sare sunacribed igu caawi noolow
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Ďheyman Ľuuľa QURUX BADAN walaashey SUBSCRIBED igu caawi waad mahad san tahay
@quruxsan6531
@quruxsan6531 5 жыл бұрын
Ďheyman Ľuuľa haaa plhi
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
Ďheyman Ľuuľa 👀👀👀 waxaa jira sxbkey aan wax islasoo baranay wuxuu guursaday gabar cunyaan ah oo baasakiilkaas cml kusocota, naxariista qofka ilaahay baa qalbigiisa Ku abuura aqliguna wuu siicaawiya
@hafzakhader6026
@hafzakhader6026 5 жыл бұрын
Axaxax wlhi IGA yaapiyy hore uzocda pro
@Hudahaybe
@Hudahaybe Ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa 5taa sanno ay jirtaba waan jeclahay weliba,maanta ayaan dib usoo booqday❤. 3/7/2024 dib baan uguso laaban.
@sharfandowla9252
@sharfandowla9252 5 жыл бұрын
Ax xanuun wlhi alx illahba nasiiyy lixda lixaad
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Farduun hassan qurux badan SUBSCRIBED igu caawi iinoolow
@sharfandowla9252
@sharfandowla9252 5 жыл бұрын
Ok wllo
@juniorstudio9846
@juniorstudio9846 5 жыл бұрын
Adiga malaa waabad oydayba
@sharfandowla9252
@sharfandowla9252 5 жыл бұрын
@@juniorstudio9846 wllky kistoi wyska qalbi jilicsanahy
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
Waa hees iyo muqaal isku dheeli tiran 😢😢😢😢😢 raga wiilka daba socda jiliinkodaaa idilay sida lo taagan yahay 😂😂👌👌👌
@intawalanwalashod2813
@intawalanwalashod2813 5 жыл бұрын
😁😁😁
@safisiman781
@safisiman781 5 жыл бұрын
Sxby boos cml.ola.dhaqmayan qtr🤣🤣
@sakariyeayaanle6614
@sakariyeayaanle6614 5 жыл бұрын
Waa heesti iyo muqaal isku dheeli tiran
@sakariyeayaanle6614
@sakariyeayaanle6614 5 жыл бұрын
😘😘🌷🌷
@fatushxiin4584
@fatushxiin4584 5 жыл бұрын
Intii reer laska aah farta taaga ☝️
@diirsheduwe
@diirsheduwe 5 жыл бұрын
illahay baa amarka leh aniga waxaan ahay adoon adeecay abuurista farta taag hadad daqnatay
@laylaxudayfia9659
@laylaxudayfia9659 5 жыл бұрын
Masha.alllah war wiilashi somaliyeed waa kuwa so ficnaday qurux iyo style ❤❤
@shukriahmed3255
@shukriahmed3255 5 жыл бұрын
Ax heestan way iga qiisaysiisaya somali sidan May iska noqdan😭😭
@maajidpoi7310
@maajidpoi7310 5 жыл бұрын
so somaali maaha kuwan jilayaba
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 5 жыл бұрын
Soo somali lee ma ahan qaali marka niyada qeeer usheeg
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Shukri ahmed walaahi qiso nuucan aduunka waalaga helaa lkn ilaahan qabnaa wll sare subscribed igu caawi
@ilyaasmuxumed9884
@ilyaasmuxumed9884 5 жыл бұрын
shukri ahmed wll anigaa wda romantic ee igu soo carar
@ibrahimjamaal3635
@ibrahimjamaal3635 5 жыл бұрын
shukri ahmed mxwaaye gacmaha malagu jeebeyey jail maa lagu wadaa iisheg lam lawyer
@sumayamahadaadan2123
@sumayamahadaadan2123 5 жыл бұрын
Haweenka adaaaa ifican udgoon iyo quruxba dhaafay laxadkadoooo idleyn ax wllhi waheees qiiiro leh jaceylkaaas hakaaa ahaaado ama iskabadaaa allow isudaaa intiii isjecel
@hamzaapdi7313
@hamzaapdi7313 2 жыл бұрын
Hawenka Ada u fiican⚘ UdGoon & Quruxpa Dhaafay💋 Ana ku ilaashanyo sidi upxa ku dwn Still listening 2022 wed july 6 11:pm Cayto Ahmed Jeex ( Bsb)
@abdirizaakqurboofficial3334
@abdirizaakqurboofficial3334 2 жыл бұрын
Ilaa hada wan dhagaysanayaa heestan waa heesta Aan u jeclahay heesihiisa wllkay caydaruus ahmed jeex ❤️❤️agtayda ka muuqo khaali
@samaaleosman2556
@samaaleosman2556 5 жыл бұрын
Best song ever Aan dhagaysto ❤️❤️ Naftaada inaan ogaado darteed Anigaa u noole 😍❤️ Agtayda ka muuqa 👸🏻 qaali 👸🏽 😢😢😢😢😢
@sacdiyomustaf1477
@sacdiyomustaf1477 5 жыл бұрын
walhi waa muuqal iyo hees qiira wadada aniga ayaba ilmeyey walhi allow sahal umuuraha raga oo ididlka ka yeel wiilkan oo kle
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Hees dareenkeeda xambaarsan Waxaa garan karo ruux wax jeclaadey Ilaah baa amarkale anigu waxaan adoon adeecay abuuristaa adiga kuu qaba jeceyl ❤💞 Cayto Bsb Zxp mcn wn ku wataa From baydhoba janaay 🇸🇴🌏
@jibriilphotographer6344
@jibriilphotographer6344 5 жыл бұрын
If we are reer jigjiga one love to u cayto🙏
@anfacsheik8113
@anfacsheik8113 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@NadiaFarah-oq7sb
@NadiaFarah-oq7sb 5 жыл бұрын
jibriil photographer 👌💕
@asadomer5660
@asadomer5660 4 жыл бұрын
man shalha alaasisayay quruxo❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
AAnaa Ku illashanayo siidaa ubaax Ku dawade naftadada inaan ogado darteed aniga unool agteyda Ka muuqo qali aax intaa marku yiri wan oyaay jaceylku waa xanuun waxaa fahmaya qofkii 5 sano qofu jeclaa. Calaf kalaa geyaaay
@libanmohamed2635
@libanmohamed2635 5 жыл бұрын
Bitter Or Süß waa run wllo
@ifkabeauty2754
@ifkabeauty2754 5 жыл бұрын
Taas waa xasnuun walahi
@hafsaafjabeey6963
@hafsaafjabeey6963 5 жыл бұрын
Bitter Or Süß sory dad badan bayku dhacdy sidaas
@xaajiyare3871
@xaajiyare3871 5 жыл бұрын
Jacelka walahi caadi ma ahan 9sano ayaan waday halxariir waana wayay
@abdinorfz7332
@abdinorfz7332 5 жыл бұрын
Bitter Or Süß hhh waligaa
@samsamgadac2071
@samsamgadac2071 5 жыл бұрын
Wlhi muqal kan inaba caadi maaha xga jiliinka duubista dhan ksta weka shidan thy
@zamiirfilmsflogs7468
@zamiirfilmsflogs7468 5 жыл бұрын
Walee meel ku damqata iska dhaafe waad ilmaynaysaa 👍 farta taag inta ilmaysay oo nabar dhaynaa la qodqoday😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭
@ahmedzipeek9147
@ahmedzipeek9147 5 жыл бұрын
Hees Hees dhaafty anigu ku qancey abuuristaaadooo adiguu ku qbaaa Jaceel jiliiin sare 🔝🔝🔝🔝🔝🔝🔝🔝🔝🔝🔝
@iamyaxye8455
@iamyaxye8455 5 жыл бұрын
Hees kharsh badan iyo wakhti badan ba. Galay Keep goin bro
@farduuzhassan5633
@farduuzhassan5633 5 жыл бұрын
Heestan waxa dareemi karo qofkii qof jeclady wlhi❤😭jaceylka marba sii buuu kugu soo mara mana la celin karo calafka
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 Ай бұрын
Naafanimada ana arkay iyo lixaad la,aanta xanunkay leedahy illaahayow imtixankas ad i imtixantay igusii nolol quruxbadan iyo qof si dhaba ii jecel oo wanaagsan 😭♥️🤲🤲🤲🤲
@zomaliofficial
@zomaliofficial 3 жыл бұрын
2020 ayaan dhagaysanayaa wlhei aad baan u qiiroo day isoo duceeya Hawlo yar baa iga qabyo ahe😪🥺♥️
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 5 жыл бұрын
allh muxuu nin ragah yahy anaa ku ilashsnayah sidi ubx ku dawadeh 👏👏👏
@ilyaasmuxumed9884
@ilyaasmuxumed9884 5 жыл бұрын
Naftaada inaan ogaado darteed anigaa u nool agteyda ka muuqo qli ishaydaa kugu doogsatee
@sidkantimojilic4757
@sidkantimojilic4757 5 жыл бұрын
ari makuwiii heesta loo qaaady baa tihiiin ....alla haydin dhowro
@ilyaasmuxumed9884
@ilyaasmuxumed9884 5 жыл бұрын
Sidkan Timojilic afsomaliga hagaajiso yaa adhi ah
@ishwaaqcady37
@ishwaaqcady37 3 жыл бұрын
Haweenka aada u fiican udgoon iyo quruxba dhaafay lixaadkaadoo idleeyn😭😭
@Atoorebadio
@Atoorebadio 2 жыл бұрын
majoojin dono dhagesigeda heestn weligega!🥺❤️😩
@ZattamElmi99
@ZattamElmi99 5 жыл бұрын
Waa xaqiiq jecelku wan wax jirah in ad ku qaymayso mahn qofka qurux oo kaliyah ee wax yapo badan waa in ad egta
@puzkoudohali700
@puzkoudohali700 5 жыл бұрын
Walahi wan farxay si ay dhab tahy shekadani waxn rajaynayaa in ayay wiilsha somaliyeed ay dareenkas leeyihiin
@lindaabdihassaan8983
@lindaabdihassaan8983 5 жыл бұрын
Aniga wiilkaa igusocoda ilaahy amarkisa mashalllaah
@abdikarem6878
@abdikarem6878 5 жыл бұрын
🙌🙌🙌hees isoo jiidatay
@hassanmohamed-wg5wp
@hassanmohamed-wg5wp 2 жыл бұрын
When you are happy😊 you enjoy the music, when you’re sad 😔 you understand the lyricks fr
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano 2 жыл бұрын
waa runtaa walahi sxp
@yahyanoor2684
@yahyanoor2684 5 жыл бұрын
So far one of the best Somali music 💕💯 If u agree thumbs up 👍👍
@user-hw1dy9jy2l
@user-hw1dy9jy2l 5 жыл бұрын
Ax maskiin waxasa jacayl ladhaha nolow wlo mcn ilhy farxad waarta idin rajeen wlhi wanaxay
@maymokhalaf2477
@maymokhalaf2477 5 жыл бұрын
Cayto waxaan la dhacsana heestiisihi hore romanecga ahayd tana aad ayaan uga helay wllhi go forward
@hanayusuf6068
@hanayusuf6068 5 жыл бұрын
Jigjiga weytagtey wlhey hormar wacn ❤️💋👏👏👏👏👏👏
@idilali2217
@idilali2217 5 жыл бұрын
I hope raga soomaali sabarkaa inay yeelan lahaayeen haweenku ragooda kama tagaan haduu dhib ku dhaco laakiin 90%soomalida ragooda alaha soo hadeeyo. Waa hees miraheeda in wax lagu qaato mudan. Thank u abwaan.
@user-wb9tt6ix2b
@user-wb9tt6ix2b 5 жыл бұрын
Idil Ali. *waa runtaa byo hada ka hor nin ayaa xaskiisa waxy udhashy sadex ilmood kadib gabadhii xabad ayaa uga dhacdy fer dhabarka ah kadib way guriyaan tay nin reer kiisi ayaa kudhahy waryaa nag curiyaan waxba kuma tryso markay kasoo baxdy hospital kii ayuu warqadedii siyay markaas iyadii way walaty illmahedii wayka daycmeen Marka byo caaafimadka la isku rabaa illhy mahd leh xubnaheena Dhamys ka dhigy*
@nasrudinadan9783
@nasrudinadan9783 5 жыл бұрын
Idil Ali walal xagee Nagu tirisay e 90% dad bilaa arxana ku noqonay. Bila caleek ma aabaha iyo walaalkaa iyo ninkaaga iyo wiilkaada ayaad leedahay wa sabar la yihiin. Waar dumaraw anagu idin caayi mayno idinku ceebayn mayno o nagama gaydaan balse gacaliyayaal wax isula hadha marlay dumar idinku doorsan Maynee.
@idilali2217
@idilali2217 5 жыл бұрын
sami khadira doqon imorgon waa tan aad la ceytami ma reer baad dhaqan waxaad tihiin unbaa la sheegayaa ha cadhoon hana ceytamin adkeyso oo is badal samee
@kalashube345
@kalashube345 5 жыл бұрын
@@idilali2217 marxabaa walashay waan qaatay wanada mahad sanid wanaan deleted daay comment gii
@hindalucky4094
@hindalucky4094 5 жыл бұрын
Mansha hes aad uu qimobadan weyaan laxaadkana la iskuma naco qiso ayaya xanbarsantahay hestanii🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒
@ciiltirehassan397
@ciiltirehassan397 5 жыл бұрын
Maansha alaah heesaha aan waayahaan maqlaayay tii iigu qiimaha badneyd waan dareemay wlh heeska ax ax 😭😭😭 alx maanshaa alaah
@kalidhashi9259
@kalidhashi9259 5 жыл бұрын
Heeso badan oo qiro wan arky lkn tano kale waligay ma arag CAYTO GuuL waliga 😎👍
@sumayoabdi1608
@sumayoabdi1608 2 жыл бұрын
Here's bay dhafty
@zamiashiine7601
@zamiashiine7601 5 жыл бұрын
Cayte fanaan wlhy ku taageeray heestan
@museumsomalimusic5966
@museumsomalimusic5966 5 жыл бұрын
Waalhi hees Aad Uu qurux badan Hore uu soco cayto
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Cayto axmed jeex aniga zxpky qaliyah Runtii hees qiiro badan weyaan 😢 Haweenka adaa u fiican Udgoon iyo quruxba dhaafay Laxaadkaagon idlayn ax ax ax Qaab jilniinka wali loguma arag film waapad jili kartaaa caytoooy zhp go forward
@axlaaminaabdiraxmaanaxlaam8735
@axlaaminaabdiraxmaanaxlaam8735 5 жыл бұрын
Maasha allah yaaba heli karo waa qof naxariis bdn💑👏
@ayderusaxmed1954
@ayderusaxmed1954 5 жыл бұрын
waa hees iyo video si professional ah loo diyaariyey. waan u habalyeynayaa dhalinyarta soomaliyeed ee caasimada jigjiga. waan aaminsanahay in ay talents farbadan iyo quality farabadan oo noockaste leh in ay leeyihiin. waan ku dhiiri galinayaa in ay si laba jibaaraan dadaalkooda horumarineed haday tahay dhinaca fanka iyo dhinacyadakale noloshaba.
@Nadiiro
@Nadiiro 5 жыл бұрын
Waaaw hees iga dhe wan kahelhy waxas ayaah jacel lagaah dhaaah
@lilbobgangshit8366
@lilbobgangshit8366 5 жыл бұрын
My homboys hore Usoco cayto
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
Jigjiga wan ku xiisay wan ku jeclahay😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@amiinhaibe
@amiinhaibe 5 жыл бұрын
BSB(best Somali Boys )we are Fans👍
@zakariyeabdi6965
@zakariyeabdi6965 5 жыл бұрын
Hibo faneed ledahay go forward walalkey
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
Heestaan dirisle ka arkay . Love you dirisle
@amranhashim6049
@amranhashim6049 5 жыл бұрын
M.a wiilkan diintuu wax kayaqana qofaan diin laheen misane iiman saafi laheyn saan ma sameey seen allow isku daaa wa jeclhy inta isjacel
@user-kv4jz9kl9i
@user-kv4jz9kl9i 5 жыл бұрын
Nin diinta fahansan maba heeso
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
Jiliin baa halkan kasocda lkn sidan io kafcnba alle hainoga dhigo inamadena somaliyed
@hodanomsan8854
@hodanomsan8854 5 жыл бұрын
Mansha allh lagayaabaa inay ukacdo dhabtiiii waaan ilmeeyay naxariiiiis nin saas uleh ayaamahan xitaaa udhow lama helo wllahi Agtayda kamuuqo qaaali ishaaa kugu doogsateee illhow kuwiiii is arooosa kadhig
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 жыл бұрын
Cayto Full fanan . waxaan inaba caadi ahayn. qaab jilinka heesta . xariifka Taajir run ah uba u ekaday. gariyaal kala nooc ah dhar kala shidan. waxaas o dhan waxaa ka daran dareenka ay xanbarsan yihiin erayadu .
@abdiaziz92
@abdiaziz92 5 жыл бұрын
Wofaa caleyk heestan muqaalka uga horeya iga soo jiidatay
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
Ethiopia iska celin rabnaaye heesa nuucaan ah noo hakiya 😭😪😭😭😭😭😭
@hamsemarcelo8224
@hamsemarcelo8224 5 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo libaax wd iga qoslisay 😂😂👍
@abdirahimahmed825
@abdirahimahmed825 5 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo hhhhhh walhi waad iga qoslisay hhh
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
@@abdirahimahmed825 heeskaan waa qiiro nin dhagaystA ma dagaalami karo ugas hhhhhhh
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
@@hamsemarcelo8224 u wlc captan heeska qiiro i galiyay nin dhagaysta wuu jifana sidi nin ugaali cunay hhhh ugaali kenya
@zahraadan8384
@zahraadan8384 5 жыл бұрын
@@cadnaanmontolivo7196 kkkkkkkkkkkkk
@abdulahiyarisow3564
@abdulahiyarisow3564 5 жыл бұрын
Hees shidan Fanan shidan Video Kala kacsan 👏👏👏👏
@Hanad75
@Hanad75 5 жыл бұрын
Wilkan bilad bu mudanyahy runti abwanka hesta sameyay yan LA ilobin jilinka kahadal maleh Somali wa ukoow horay usoco wll
@diomondabdi1759
@diomondabdi1759 5 жыл бұрын
Msha alh somalidiinee si wngsn ayay u brty duubista heesha wlhi heestan waxabd modaya film cdi ah oon dawanyo ii noolda dhmn wixii ka qaybqatay heestan shidan 😍😍👌👌👏👏👏❤❤
@nasraali2484
@nasraali2484 5 жыл бұрын
Muqaalka waa iga gadanyahay bisinka kaalay iska arag ❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘
@mediavedio9574
@mediavedio9574 5 жыл бұрын
Music/100 Stayl/100 Codka/100 Cayto BasBi king aan taageero
@somalimedia282
@somalimedia282 5 жыл бұрын
Waa qiso cajib ah lkn gbdhu doqonsana cuuryaan ilahay wuu kadhigi karaa agah
@raxmaaxmed1028
@raxmaaxmed1028 5 жыл бұрын
hees qiiro leh waaye runtii
@ayannaqurx3072
@ayannaqurx3072 2 жыл бұрын
Still listen in 2022 heart touching 😔❤
@aliyahassan6313
@aliyahassan6313 2 жыл бұрын
Me too
@hannahwilashawalashod3669
@hannahwilashawalashod3669 5 жыл бұрын
Oh wax sa no jecel ilahow no sahal Ameen ❤️🔥💋🙏
@wanaagsaneofficialchannel6160
@wanaagsaneofficialchannel6160 5 жыл бұрын
Honey Yey aamiin wlshey
@nightcrawler6469
@nightcrawler6469 5 жыл бұрын
😂😂
@mohamedadam247
@mohamedadam247 5 жыл бұрын
Honey honey wad u qalantaa in lagu jclado
@sagalinaasagalinadegan3699
@sagalinaasagalinadegan3699 5 жыл бұрын
Axax Wlhi waa hisi ka iilmyesinysa
@yacaquubjaabiri9052
@yacaquubjaabiri9052 5 жыл бұрын
hda maada haysan
@jibrilabdalle859
@jibrilabdalle859 5 жыл бұрын
Muqal qrx bdn io hees ad u mcn bdn ad ban idiin amanaYa dadka heestan gacan ku wada laha camero man ila fanan 🙋‍♂️
@safisiman781
@safisiman781 5 жыл бұрын
Runti heesta lobogey hore usoco wll
@sunrisealimoalim6056
@sunrisealimoalim6056 5 жыл бұрын
Faaisa wadani iigu yeera 😍😍😍😍😍😘👍
@hamdirashid2096
@hamdirashid2096 5 жыл бұрын
Wallahi love the storyline, it adds flavor to the song. The lyrics themselves are full of emotions and have deep meaning. They really need to do more storylines for all Somali songs. Love this❤👏👏great job!
@Hindaladan4455
@Hindaladan4455 5 жыл бұрын
masha allah qof kasta inuu nolol helo ayuu xaq u leeyahay gbdhana illahay nolosheeda ha u barakeeyo farxad badana ha siiyo wa wax lagu farxo lamanahan
@sahroaligelle3537
@sahroaligelle3537 Жыл бұрын
Haweenka adaa ufiican udgoon io quruxba dhaafay laxaadkaagon ilayn hadana iin laguguma sheegin awwah😴❤ dadka lama xaqiro gabar laxaadkayda dhamaystirneen oo qof iinsaan ah ilahy kadhigay baa soo xasuustay meel walbo jootid waxa kurajaynayaa nolol quruxbadan abaayo noloshu marnaba maxumayso kuwa wanaagsan.❤😊
@muhyedinabdi3981
@muhyedinabdi3981 5 жыл бұрын
Nice words with nice lyrics keep going bro ayto guul insha Allah
@Khayrka455
@Khayrka455 5 жыл бұрын
Inay gabadhu cadi u curyanto kama baqayso miya wax banan lagu ciyarin subxanallah😢😭😭
@kaltunmursal6980
@kaltunmursal6980 5 жыл бұрын
amiira Queen 👸
@maajidpoi7310
@maajidpoi7310 5 жыл бұрын
way matalysaa wayo dad ba jira sidaa ah wa dhiiri galin
@maankahussein3051
@maankahussein3051 5 жыл бұрын
amiira Queen 😂😂😂
@Khayrka455
@Khayrka455 5 жыл бұрын
@NajiiP Epraahim Haa wlhi
@Khayrka455
@Khayrka455 5 жыл бұрын
@shafi cabdi matalad waxa lama dhaho😢😟
@rudwaanrashkartrudwaanrash5996
@rudwaanrashkartrudwaanrash5996 5 жыл бұрын
Runtii waa hees xikmadle horay usoco cayto BSB
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
Ax ilaahey isagaa adoomadiisa isu qasba
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Masha allaah wlhi weligay hees uma ilmaynin lkiin heestaan waanla calool xumaaday waayoo ujeeday leedahay guulayso wiilkeena qaaligaa ee qaadaya heestaan
@zaadiqtube
@zaadiqtube 5 жыл бұрын
Ax
@Lala20746
@Lala20746 5 жыл бұрын
Wlhi hees somali ah marag lamida Aniga Wlhi majoogo wadanka Lkn iam so happy wiilkan ookale fanka kujira iyo dadkii kaqayb qaatay omg
JAMIIL WEHELIYE NEW SONG QISO OFFICIAL VIDEO 2020
8:20
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 126 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Cayto BSB | Hees Cusub
4:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 310 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
CAYTO BSB| HAFEEF  | New Somali Music Video 2020 (Official Video)
6:59
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
NASIIB CALI HEESTA CARFOON EGLAN SHOW RTN TV.2017
4:38
RTN Somali TV
Рет қаралды 744 М.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
CAYTO BSB HEES || DAYAXA JACAYLKENU TAGAY || LYRICS 2024
5:46