No video

CCW OO KA HADLAY HUBKII HG EE MAREEXAANKU LA WAREEGAY (4016)

  Рет қаралды 47,278

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Mooryaan Cabdiraxman C warsame waa tuug waynaaday oo hubka kaganacsada, viva beelwaynta mareexaan❤❤❤❤
@barlin1622
@barlin1622 Ай бұрын
Dadka haw gafin Mareexan waa lugu xadgudbet ee hadhihi waxbeey boobern
@drsuweysdrsuweys
@drsuweysdrsuweys Ай бұрын
😅😅😊
@MohamedJama-ee6mf
@MohamedJama-ee6mf Ай бұрын
😊
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Ай бұрын
HG ilaahoow adaan hubkaan u dhiibin 🎉waa mahad alle because waa cawaan hub heshay ayeey noqonayaan waa wada reer qaatumo xumo 🎉Subxaanalaah walcuudubilaah inyar mooyee intooda badan isma qabtaan🎉like cawaan dulmiga isugu hiiliyaan 🎉nabad markii lagu balamana weey buriyaan ka baxaan Subxaanalaah 🎉🎉
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Mareexaanow hubka hasoo celinina walaahi isku difaaca , a ) dowlada qoorqoor Galmudugta la iniga xigin ku difaaca , B) itobiyana ku laaya haddi ay inii timaado . Mareexan nasib badana mashaallah . Sedson02 Wiil Sheekhaash ah .
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
WAGAR MAREEXAAN HUB HELAY SOO CELIN MAAAYO WAY KU DAALI
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
​@@Fowzia69naya dhiloyahay yad la hadleesa ? Reer baadiya tahay shut up .
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
@@sedson02 ha igu xoqon reer BAADIYE yaaba heli karo
@hirsifow2183
@hirsifow2183 Ай бұрын
Mooriyaan Cabdiraxman Cabdi Shakuur waa mooryaan waxba soo kordhin meyso wuxuu soo mslmaluuqey.
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
KAASI DAMEER MADOOBE DHEER YIRI WAX HADA CUSUB MAAHA 60KUN OO SSC LA SIIYAY AYUUBA DILAACAY?
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
HUBKA DHULDAAROOD LAMA SOO DHEX MARIN KARO OO WELIBA LA DOONAYAY IN ISLA IYAGA LAGU LAAAYO HELL NO XASAN DOQON IYO DAMULJADIID HUBKOODA WAA LA QANIMAYSAN EE CIRKA SOO DUMIYA DHEH ADEER OGOLAADAY DAAROOD ALLE AYAA WATO WEHEL OOMA BAAHNO 🎉❤❤
@user-ze6pt6iv6w
@user-ze6pt6iv6w Ай бұрын
CC SHAKUUR WEYDII GUDDIGA FHLINTA SABABTA HUBKA INTAA DHAN UU DALKA KU OO GALAY.MOORBYAAN WAKAA MAREEXAANE HUB KASOO QAADA
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Waa boobeen ha dhihin waxaa dhahda hub xaq daro ah oo la rabay in somalida la isku gubo
@JuwariyafarahAli
@JuwariyafarahAli Ай бұрын
Waan ku faraxasanhy in uu ugalo cumarka darood mareexaan sede iskaga celiy cadawga🎉😢
@LibanHassanNor
@LibanHassanNor Ай бұрын
Muxuu sidaas ugu gubanaaa yaab
@bileali5368
@bileali5368 Ай бұрын
Saaxiibow aflagaadada iska daa. Hubka shrcidarro ayuu Dalka kusoo Gary waana lala wareegay ee mala boo in.salaam
@user-ze6pt6iv6w
@user-ze6pt6iv6w Ай бұрын
M.lugeeyeM.lugeeyow Mareexaan wax Buu badbaadiyey ee wax ma boobin
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Macalin Aadanow hub maanaan boobine qatar baan ubareernay dad shacab ah ayaana nooga dhintay.
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist, Aadam Iyo Bahda SMC, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan , Xaqiiqada Ku Saleysan Oo Aynu Kaa Sugno Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
cabdirixmaan Ina mako waa moriyaan hadalkiisa waa hadal qof ciilan kana xun hubkii habargidir loo waday ka xun in la qabsaday
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Talo ku socota dhalinyarada : Qorshahaaga gaarka looma sheego qofka aqliga gaaban sida CCW , way kaa faaiideysanayan .
@hfg2420
@hfg2420 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@QaliSharif
@QaliSharif Ай бұрын
Mareexankad u sidatay ma cidjalad u watay ader mareexen waa saxan yihiin iyagu ma AS bay mal geliyan wa sheko kale bal muwadin garta qaad ❤
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
C C SHUKUUR WAABA TAAGEERAY WALLAHAY WAAA GEESI GEESI DHALAY
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Mareexaan hubka baga u qabsadeen
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Hubka in lagu dhameeyo somalia siiba daarood iyo digil iyo mirif .iyo qoorqoor in lagula diriro
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Ай бұрын
Hee hubki dawladu macawislay Iyo moryan u dawlad dumiska oo Tuu hawiyaha kama hadlan ma manta ayukaduwan yahay
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Ай бұрын
QANIIMO RAXMAANKA KU SIIYEY CID KA QAADAN KARO MA JIRO.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
CCS WUXUU U DOODIYAA QABIIL KIISA HABARGIR. MAREEXAN SI FICAN BEEY SAMEEYEEN ALLAH AYAA USOO DIREY HUBKAAS. WAA INNEEY ISKAGA CELIYAAN GARDARADA HABAR GIR
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Ай бұрын
Dhacdadaan fashilmay oo lagu ceeboobay waaba dhacdaye , macallinka lugeeyow bal aan isla socono maalinta Jimcaha haddii Khiyaanoole Gurguurte Misaajidka uu soo istaagi doono halkaasoo farta kor u qaadqaadi doono asagoo Beytkii Allah been ku afuufi doono iyo in kale .
@ReyxaanNuur
@ReyxaanNuur Ай бұрын
Sxb marka hore aan kuusaxe mareexaan hub maboobine xaq aylahaayeen ooloodiidanaa ayuu rabigood ucadaaladfalay
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Ай бұрын
Waar anigu waan wareeray oon yaabay HG caqligii xaguu ka maray rag ay is hayaan oo dagaal ka dhaxeeyo ayay xeradoodii hub la soo marayaan oo hadana HG Hada ka hor farmaajo wuxuu siiyay prime minister waa tuu ku caasiyay oo abaal laawe noqday maantana qaad wale yahay marka maxay tahay maciinka ay ka sugayaan mareexaan
@xasanmaxamedmacow4503
@xasanmaxamedmacow4503 Ай бұрын
Asc Hubkaan waa soo dhiibay Abii Axmed Hawiya ayaa looga gatay Badda
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
CABDIRAXMAN MA WAXU DOONAYA IN GALMUDUG LAGU KALA TAGO? XASAN SHEEKH WUU OG YAHAY WAXA UU SAMENAYO SOMALIYA GEES KA GEES UYO FIDNADA UU KACWADO. HALKAS KA WAD TALO WAA TII ALLE SWT IYADANA SOCONEYSA.
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
CCW is a political opportunist, mabda siyaasadeed maleh waana niinka iibsadey badda Somalia . Of course H.G qorshahooga uuma sheegayan CCW WAAYO CCW WA DOQON ISKA DHEERAADAY . Aree kanaa ccw dabaalsana xu aha .
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkk waxba daarood kama qaadikataan adeer daawlad majirtee daarood waa diyaar ee xabadi hakadhacdo caabudwaaq car
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Aden hasan waa mooryaan illaah kashifay
@Siciidcabdisalaan-e3j
@Siciidcabdisalaan-e3j Ай бұрын
asc waa saas. wusuudhihi lahaa waxaa laguladirirayaah. al shabaab
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo kuxafido Somaliya GUUL IYO Gobaniimo I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walal Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 walal khaliin✍ kaga xaqa ku sheeg keep going🙏👍💯❤💯
@AxmedmaxamedShaacir
@AxmedmaxamedShaacir 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@MaxamuudXuseen-qh1ll
@MaxamuudXuseen-qh1ll Ай бұрын
Runata ayaana kujalaadey
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk sanbalooshe ha kuugu daadato marna leelkase sheegi marna miino u duug
@abdihakimofficial5486
@abdihakimofficial5486 Ай бұрын
Hhh
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
Habargidir..GuuuuuuuuuL❤
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
War waa save beenaale HG ah
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
PUNTLAND IYADA LEH DEGANKOODA MAAMUSHANA UMMADA SOMALIYEEDNA KA AMAAN HASHA, MA WAXA LO MAAGAYA RABBI NABADA IYO HOGAANKA IYO DAL JACEELKODA MAXA U HEYSATAN? WAAN KU HORSHEEGAY RABBI AYA OGU DEEQAY INAGANA RABBI HANA SIIYO.
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l Ай бұрын
Ninkan waa sheydaan dadka isku dira, waxaad arki doontaan isagoo shalaynaya.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Illaahow adiga caadil
@addull1
@addull1 Ай бұрын
Macalinka hubkii suuguu galey asagoo raqiis ah ayaa lagu gadaayaa magaalooyin badan kkkkkkkk
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid Ай бұрын
Boob mahan ee wa interception. Rushku Martyoshka bey dhahan, wa beyd beyd ku jira, maybe we need afsomaliga inan dib uu micneyno 😂😂congrats Marexan 🎉🎉🎉
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid Ай бұрын
Andishakur is a funny man 😂😂😂 war wa lagu fahmey, turncoat clown
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Garam garam ilmo xaran ah o ben badan
@barlin1622
@barlin1622 Ай бұрын
Mareexan guuul Baan leenahau
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Hhhhhh
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Abdirixmaan waa sax hadalkiisa
@altappomaktappo7060
@altappomaktappo7060 Ай бұрын
Waryaa Waxaas boob lama daho.
@ahmedwaiss5443
@ahmedwaiss5443 Ай бұрын
Beenaale alle kayaab.
@adamsahal5155
@adamsahal5155 Ай бұрын
Hubka waxa galbinayey mareexaan
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Maanta haddu Farmajo kursiga madaxweynaha ku fadhiyo , u Mareexan qabsan lahaayeen HUBKA LA TAHRIIBINAYEY H,G qayladooda Australia iyo Alaska baa laga maqli laha imika H.G way aamusan yihin😂 .
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Sanbolooshe iyo taliye Shub shaqada dowlada ay hayan waa iin laga eryo ,way ku fashilmeen howlihi shacabka iyo dalka ee loo igmaade . Guddiga amniga dalka ee katirsan Barlamaanka federalka waxan uugu fadhina inay la xisaabtaman SHUB iyo SANBOLOOSHE .
@abdihakimofficial5486
@abdihakimofficial5486 Ай бұрын
Hhh
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 30 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 27 МЛН
KALAMAAN 24 AUGUST 2024
11:11
KALAMAAN
Рет қаралды 28 М.
HG OO XASUUQDAY SHACABKA SUUQA BUULAMAREER (4302)
36:07
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
DAGAALKA LAFTAGAREEN IYO XASAN SHIIKH ISBAARADA (4307)
43:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2 М.
XASAN SHIIKH OO LA QABTAY SI XUN NAXDIN SIR FASHILANTAY
18:28
waridaad TV
Рет қаралды 19 М.
DUULLAANKA IRIRSAMAALE EE DM (4305)
29:15
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,6 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10