CEEB & BAHDIL MAALIN KASTA MA QAADAN KARNO, FIRDHIYOW HAN YEELO, XASAN MUNAAFAQ WAA KII SHALAY,

  Рет қаралды 11,105

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

2 ай бұрын

Пікірлер: 69
@aminamohamed3971
@aminamohamed3971 2 ай бұрын
Waa runtaa firdhiye waan naceebeeyey xilka halga qaado
@SiciidaxmedMaxamed-jv2pc
@SiciidaxmedMaxamed-jv2pc 2 ай бұрын
Mj rabiyow janad geeya iyo intii lajaarah
@daudhussein4811
@daudhussein4811 2 ай бұрын
SSC KHALTOMO KINGDOM SOMALIA 🇸🇴 LONG LIVE DARWAISH .RESPECT TO OUR GARAADS
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 ай бұрын
yes yes xyawaan kan firdhiye ee timacade iyo bidhaan ku shaqaaysanayaan waa in meesha laga tuuraa neefkan anigu waanba nacay
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
SSC ha jirto ha joogto.❤❤ Inta ka xuna ha jabto. SSC waa puntland. Puntland na waa SSC❤❤🙏🏼From Nederland president Mohamed Abdullah farmaajo Will be back Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
Boodhari you are legend brother
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 2 ай бұрын
waxaan looma dulqaadanka karo, baarlamaanka SSC KHAATUMO mooshin ha ka keenaan madaxweyne Firdhiye waa markii 3-aad oo la bahdilaayo.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 ай бұрын
Xassan duufle gurgurte munafa tuugan ah wlhi qofka U tagaya Aya khaldan firdhiye Maisie umada SSc khatumo ayad wada warbixin iyo waxa Ka hadlaysid garan maymo
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 2 ай бұрын
VIVA ABDIFATAH BODHARI IS NOT EASY ❤❤❤❤❤
@yusufadam7908
@yusufadam7908 2 ай бұрын
اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂 allaah ilaahayow dhulbahante madaxda jilicsan kacaafi oo madax geesiyala oo daacad u ah ugu bedel
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 ай бұрын
Aakhirana saasa u bahdilan tihiin
@farhiyoali3849
@farhiyoali3849 2 ай бұрын
Boodhari maasha allaah.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 2 ай бұрын
TURUS TURRIIN BOOWOOW
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
Allah is one🙏 🙏👍
@LacagaRabaa
@LacagaRabaa 2 ай бұрын
Kan Wana cebyy wlhi😂
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 2 ай бұрын
Firdhiye waan badalnay
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b 2 ай бұрын
Caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 ай бұрын
Firdhiye muxuu ka doonay Xamar isagoo aan la casuumin. Hadii lagu coyaaray muu shir jaraa’id qabto oo sheego in meesha dawladi jirin oo lagu ciyaarayo. Firdhiye ha is casilo. Firdhiye qab iyo Han midna malaha.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 2 ай бұрын
Asaguna inuu aado maaha xitaa hada haka boxo emergency 🚨 iidoor dawulad haka dhigto
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 2 ай бұрын
Scw
@fadumoali7300
@fadumoali7300 2 ай бұрын
Mansha allaah bodhari
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 2 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 2 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@kader1411980
@kader1411980 2 ай бұрын
Cawaan darood dooxato barii Ceeb uu dhiinta
@fatimahasan5872
@fatimahasan5872 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمةللله وبركاته عشق بري كيف امركيا
@fatimahasan5872
@fatimahasan5872 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة للله وبركاته عشق بريل كيف الحال طيب انا بخير
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
plz jojiyah waxaad wadan firdhiyeh wuxuu xamar u jogah waa dantah ssc waxaa lamah bunbuniyoh siyasaduh mar walbah wejiyoh badan bay ledahay waa in aad baratah cadowgagah iyo saxibkagah fardhiyeh waa in u mar walbah kah muqdah mel walbah mah waxad rabtan in u garoweh iyo lasaanod u dhaxeyoh wuu tagih karah meshay lah taktoh Arintah ssc
@ARSHAAD01
@ARSHAAD01 2 ай бұрын
SU'AAL MUXUU KA DOONAY VILLA QABYAALAD WAANA LA ISKU SAWIRAY
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Dasjiishe imasa wasiir bay budlaan ku leeyihiin horatq 5 wasiir ma gaadhaan
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 ай бұрын
dee xasan waa runtii muxuu yahay firdhiye😅😅😅😅😅😅😅waan gacanta lootaagaa redh ama giriin usoo baxaa
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 ай бұрын
Adigu Ragga ayaad u dhexeysaa. Naag maalin dhow adigoo heeran ah inaad na soo aaddo sow lagama yaabo illeen wiilashiinii ayaa qawmuluuud aad u noqonayee.
@AbdullahiFarah-hm2ut
@AbdullahiFarah-hm2ut 2 ай бұрын
Xasan duufle
@CumarYare-xo4nz
@CumarYare-xo4nz Ай бұрын
Horta waxaan inwaaydinaaya Khaatumo Xaamar Maxaakagayaacsan okaajirah Puntland Baabakufiilne MagaJanamahaaysee see wax uwaada
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 2 ай бұрын
Adeeriyaalow yaan la is xag xagan dhacdadani fardhiye isagaa ku eedan
@Glydh
@Glydh 2 ай бұрын
Xasan waxa uu u baahan yahay courses sida dal loo maamulo sidaa awgeed in waqti la isaga lumiyo ma aha w towfiq
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 ай бұрын
Firdhiye fadarowye Shabuug Maanta meesha uu na mariyey ee uu Firdhiye dhegaystey kuwa Calooshooda u shaqaysta yaasha ah kama yeelayno anakoo u dhaawacanay in badanina Xabaalo wadareed u galeen Firdhiye haduu isagu iska war bixinayo ha iska war bixiyo anaka naga war bixin maayee UF qof buuran oo caqli leh la waa
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 2 ай бұрын
Firdhiye mafansano siyaasada muqdisho taalo e munaafaqada iyo kalafogeynta iyo bahdilka dadka soomaaliyed kudhisan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
xasan sheekh wuxu firdhiye kadhigtay ul u kugaraaco harti oo marna puntland ku garaaco marna jamaahiirta ku garaaco war firdhiye quraan saara
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 2 ай бұрын
Adigu futadaadii baad ka adkaan waydee yaa wax kaa dhegaysanaya nin nin qabo waa mid subxaanalaah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
xasan sheekh wuxu rabay inu iskudhufto ssc iyo puntland taas markay ushaqeyn weeyday bu xasan sheekh bahdilay firdhiye si jamaahiirtu u xanaaqdo yacni firdhiye wa dhenged lagu garaaco harti
@zakariaahmadabdi4003
@zakariaahmadabdi4003 2 ай бұрын
😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
garaadki firdhiye doortay wuu ugu talo galay oo wuxu rajo kaqabay snm midakale dhulbahante walaga ilaaliya in nin geesiya hogaamiyo war ma ila arkten
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
firdhiye hadu hadalkas kuhadlay wa munaafiq ee reer ssc hakatashaden adeer reer ssc raqiis maaha
@Refuge359
@Refuge359 2 ай бұрын
Firdiye 😂
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 2 ай бұрын
Maxuukadoonay firdhiye xeroweynista
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 ай бұрын
Waa nasiibdaro waxaasi lama qadankaro 😂😂😂
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 ай бұрын
Wuu ku fiicanyahay Garaadadu way usheegeen wuuna maqli waayey. Dib isagaan muqdisho utegi doonin. Wuuna ceebeyey.
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 2 ай бұрын
Inutago. Ayaqaladahayd
@baambaam6336
@baambaam6336 2 ай бұрын
Lascanood Somaliland kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 2 ай бұрын
Masibo alaha kurido kikeney garaadki ...malin walba ceebta qabailka...bahdilada dhulbahante ...may ruunta marka###lagahdlo ....reeryar ba ma linwalba bahdilada qabailka owada horgalad...&&&mastahila...rogmadka ....-###_&&;:#!#;&:-
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 2 ай бұрын
Ma caaruuba.ladhageysanayo.. ©...#cabaneysa &&\wey igadadagiladahay-
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 2 ай бұрын
Dhigee u daadisey neefow qol baa ka dhex matagtee bulaacada caadhaqa
@ALI-em3me
@ALI-em3me 2 ай бұрын
War firdhiye ha is casilo nin siyasad yaqan maha dhulbahante xabad bay yaqanan no siyasad kkkkkkkkkkkk haku dalin jedaal
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂 ar dhulbahantow ceeb ceeb ceeb ar aduunki wa yaabanagay ar maxaytahay raqiis nimadan iyo bahdilkan firdhiye cadeystay war ma horgal ba ladin qariyaay
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 ай бұрын
A.Bodhari waraqda waa mid Alqabilla iyo Horgalada eey iyaga soo qorteyn,Kadib markay eey u fashilmeyn Waraqdii Casumada iyo Middii kadambeysay eey Ina Cumar Gelle Salax C/Hanshi Gudomiya Aqalka sare oo.ah wakilka ina Cumar Gelle Dhiigyacabka Hargeisa sharci darada kujogay khiyanadii 3 xagalkina eey iyaga oo dhan kuwada qaraxday,Gushii Jamahiirta,Gesiyada Garadyada iyo bulshada Puntlaand oo.dhaqanka ina Gelle markii la'arkay Dhaqanka HSM iyo khiyanada maleegan ee foog loo goansaday in Deni uu soo labto,Hadaba HSM iyo firdhiye waxa Dalka loo dhariyay Somali eey washamsi iyagoo kafirsan kuso Celiyeen Ninkas Xabalaha soo faagayo,Dalkii kala maqna khawarijti Hargeisa kasoo jeeday ayaa reer Abtigis waa xawadle iyo cidamadi qaranka oo isgarab saday ee dalki kaxoreyeen,kadib maxa dhacay Heshis sadex Xagal ka'aha oo sida munafqyafa carbeyd dhulki Falastine ee Beitul Maqdis kuyaal shaxda lagu iibshay eey qeyb ka ahayeen,Masul khain ah malibano,Firdhiye Hal waa uu ku khaldamay,Casumadda HSM in uu mamulka isimada hor geeyo kadibna talo kabixiyaan,kadibna uu Deni iyo Mamulka Hiil Darood(Harti waa eey kaweynatay xajaduye eey falanqeyaan oo talada uu badsado ayuu lahaa,balse Isaga hadda waxa dhacay waxa soo koobay Amiir Camir oo farshan kasoo saray,besha Calamka oo HSM nidamkisa korka kala socotayna waa eey argaan Dadka Somaliyeed ama Shacabka Muqdisho sido kale waxa,kujiraan kuwii safarkisi hore soo wada dhaweyay Gadiidka madaxda lagu soo dhaweyo oo cusub kuwarejiyay,Masarta Geedka makoyso hadii eey daab kujirin dhibatada waa kuwa Dhuni qaatayasha ah ee Farmajo.sheikh Shariff oo larabeyn in lascanood soo boqdaan jamahiirta kiciciyay iyago leh war ragas iyo Muse Dhiigyacab waa wada Cadow,Masharic ayaan kuwayneyna hadii eey lascanood u safraan.
@Glydh
@Glydh 2 ай бұрын
Firdhiye jooji muqdisho dambe inta dalka ka yeelanayo caasimad dambe Dib dambe laguguma arki Karo waayo dhul 1000km ayaad haysataa iyo ciidan 40kun iyo 600 oo tekniko ah maxaad uga baahan tahay muqdisho tolkaa ilaa boosaaso mudug garacad ayuu fadhiyaa aamin w towfiq
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
ar firdhiye dowlada barakeysane ssc khaatumo raqiis bu kadhiga ee mar dambe hadu muqdisho aado yuu ssc kuso laaban
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 2 ай бұрын
Abdifitaahow SSC iyo firdhiyaba waykhaldanyihin waayo inaytagan mugadisho waa khalad weyn midakale xasan sheik waa cadawga SSC marka miyay indhalayihin aad iyo aad banugaxunahay hadan nahay shacabka reer SSC khaatumo state sorry
@Tukoow
@Tukoow 2 ай бұрын
Ninkii sinaantada diido adna sareentiisa diid. Ee Hartiyoow. Mooryanata dhasheeda goormaad baraneysan seey boqortoyada MJ u fahmaan ilmo bililiqo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂 ar dhubahante karbaashka halo badiyo ilaahay baan kudhaartaye wa loogu talo galay reer ssc oo loo xulay firdhiye si ay dowlad unoqon oo muqdisho ugu meereystan
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Waan yaabayee ,wanka macasha wayna dhulbahante ayaa dhalay,farmaajona dhulbahante ayaa dhalay labaduba SSC way ka soo horjeedeen ,farmajo waa kii gabadhii wariyaha ahayd ka aamusay
@safihasan9987
@safihasan9987 2 ай бұрын
anigo dhulbahante ma iihi laakin wa xaqiq firdheye siyasad ma yaqaan ,karamana ma leh,marka dhiigi shacabka ssc yaan logo ciyarin oo firdheye ha is casilo ama jamahiirta ssc haka qaadeen madaxnimada iyo hogaminta ,mianey arkin siyasiinta darood sida somaliland 32sano ayado dunida iyo somali odhan aaney aqoonsan ayey taladeedi kutagantahey ,marka labaad horgallada dhulbahante iyo wasiirada darood xata wax maka baran wayeen sida kartida leh ay oshaqeyaan horgallada isaq ee xamar oshaqa tegey hadana danta isaq meel sare otaal ;!!!!! shame on you siyasiin ku sheega darood ,firdheyow iyo xamsow wax kaso barta saalah iyo hashi
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame 2 ай бұрын
Firdhiye iyo xamar maxan isla nacay siyaada xun e xamar taala miyaanu ka wayo arkin talow firdhiye xasan oo munaafaqa ayuu hoos jooga mar walba iyo bahdilaad joogta ah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
madaxweynaha dembe ee ssc wa cabdi madoobe wa hadi reer ssc qaranimo iyo barwaaqo raban hadikale marba midh jilicsan halo doorto war kailbaxa nin jilicsan
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 2 ай бұрын
Our great president is Mr Salalix and 🇸🇴✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🫡🫡. No xasan igaqor madina waa really New Rasalwasaqre huna waa Mr Mahdi adeer no more ee yaan lagugu sawirin meesha only lacagta in lafasaxo kaliya taasuna waa hay hayhaata iyadoon biggest Putland joogin ummmmm 🤔🤔🤔🤠🤠🤠⁉️🤔🤔🤔☢️☢️☢️🫤☢️☢️☢️☢️☢️🫤🤔🤠⁉️⁉️ No Legacy xasan anyways askar cune plus all generals ummm 🤔
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
اخبار ساعت شش عصر
28:15
BBC Persian
Рет қаралды 65 М.
DEGDEG CARABTI OO WERAR KUQADEY ALFANAN K’NAN IYO SOMALI OO KACDAY
24:08
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 18 МЛН
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН