CEYDA & AMIIRA JECELKA KOOWAD& KAN LABAD YAA XANUUN BADAN…!!!❤️😱

  Рет қаралды 52,661

Ayaaniita Official

Ayaaniita Official

9 ай бұрын

Пікірлер: 166
@user-zg1eu5cm1l
@user-zg1eu5cm1l 9 ай бұрын
Amiiro maxey la aamusantahat ani ahaan jaceelka uguhoreeyo aa xanuun badan ❤❤❤😂😂😂
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 9 ай бұрын
Ceyda amiira wuu jeclyahy 😢❤😂
@abdikarinmohamed1593
@abdikarinmohamed1593 9 ай бұрын
waa run😂
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@Fartun20225
@Fartun20225 9 ай бұрын
Haaa waa lagadarema lknse Amiira wxba uu haynin filaya 😂😂😮
@SamiiroGeedi
@SamiiroGeedi Ай бұрын
waa kuugu raacsanahay❤
@mustafebaradho9261
@mustafebaradho9261 9 ай бұрын
Jeceyl ka dhabta ah waxu yimaada marky caruurtu timaado ayuu yimaada ❤
@AyanleNaib
@AyanleNaib 9 ай бұрын
Haa wllhi❤❤
@kadra9957
@kadra9957 9 ай бұрын
Amazing topic 👏 Guurka yaranta lagu gursado ma fiicno, labada qof waa in diyaarsan yihiin , xaga nolasha , caqliga, dhaqaalaha (I W M) waa in ay sabar leyihiin , guurka ciyaar ma aha . 2 jaceylka saxda ah wuxuu yimadaa guurka ka dib , wuxuuna sii kordhaa markad carur dhashan. Markad bananka kala jogtan shekoyinka la isku aqriyo , sida wan ku jeclahay iyo sacado badan oo telephone la iskula hadlayo, iyo wax yar oo casho la adaayo, waxaas oo dhan waa ka helid , isma taqanan , shekada runta waa markad hal meel ka so wada kacdan, taas halkas ayaan ugu baxay. Mida kale jaceylka kowad ayaa ugu xanun badan , waa markii ugu horeysay xataa xiiso badan , warqado ayaa lagu so qoraa adigoo fadhisid kalaaska . Jaceylka labad waxaa tahay qof waayo arag ah , markastaba midka kowaad ayaa xanuun badan. Ayaanita waan kugu raacsanahay fikirkada masha Allah 🎉🎉🎉 Keep going 👏 Super women Ayaanita ❤❤❤
@Supr93
@Supr93 9 ай бұрын
I’m I the 😂 I’m you and there’s nothing no😢 I’m the so only unreliable and one ☝️ that is has issue with in knowledge about and how 😊
@suleqocabdiraxman6608
@suleqocabdiraxman6608 9 ай бұрын
maya jceýl kadhabda ah ma ahaan gurka kabacdi
@hiboduraan6801
@hiboduraan6801 9 ай бұрын
Aniga ahan waxa amin sanahay jacelka 1 xanun badan su,2 gurka kohor jacel wajira gurka jadibna usisiyada anig ahan sasa amin sanahay❤
@mustafebaradho9261
@mustafebaradho9261 9 ай бұрын
😢❤ceyda iyo amiira way iskaadayan isma eegi kanan ta labaad amiira qac ayaa ka yeedhay ga roob ayuu soo hafal qaaday😅😅😅😮
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 9 ай бұрын
Inla isfifirinoyo maujedidmiya miya
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 9 ай бұрын
War anaa uma lenaaye telephone ayey isticmalesaa😂 qacda ma fahminee maxaa waye saxepow😂
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 9 ай бұрын
@@naleeyAbdi amira taleefone ba isticmalosa cayda wax fifirinoyo
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 9 ай бұрын
Tem qabqab weisku sobaxayan❤❤❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 9 ай бұрын
Amira only ceyda catosh kir😂❤
@haboondiini-fz5fh
@haboondiini-fz5fh 9 ай бұрын
Ceyda jcl ka muuqdo😮😢amiiro wilka wx la qapo
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 9 ай бұрын
Team qab qab caawa amuusnan aa ka muuqato mxa jiro
@user-jm3fn5no8z
@user-jm3fn5no8z 9 ай бұрын
GURKA YARAN TAA FICNA AYAN ANAA KUGUR SANAAYO 😂😂 WABEN TAY ANI KULA KAFTAMAA YAA WASHY MCN ❤❤❤❤
@user-uv1os7pv7z
@user-uv1os7pv7z 9 ай бұрын
Iamaanaha qabqab isku waara❤❤🎉🎉
@sihaamcabdi1065
@sihaamcabdi1065 9 ай бұрын
Ayaan wllhi waxaa tahay qof wax garad ah m.a ❤kartina ku jirto
@nasracllaahi4203
@nasracllaahi4203 9 ай бұрын
Adnan wa u xisnay😢
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 9 ай бұрын
Ciyda amiira way qushucsanyihn manta degnan darema
@Yazmienchama
@Yazmienchama 9 ай бұрын
Cayda ku salaamaya
@TasnimSaid-pb4kt
@TasnimSaid-pb4kt 9 ай бұрын
Iman away vidiyo sosameya wa idin jecelahay❤❤❤❤
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho 9 ай бұрын
Amiiro cawa shib waaye maxa kudhacay🥺😁
@nasriahmed1001
@nasriahmed1001 9 ай бұрын
Amiro ceyda farhat Aktodha
@deeqomaxamedcali5834
@deeqomaxamedcali5834 9 ай бұрын
ceyda aboow sida qosolka ugu qurux badantahay xanaqana ugu qurux badan badanhay hal ma adoo xanaqsan video nosoduub😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤il
@jamila-rh7yo
@jamila-rh7yo 9 ай бұрын
Jeclka waa gurka kadib runti imgne i use to hv bf 10yrs maana is calfanin mrka this man hu married mi i love him more than that one...bf i forget hz love easy nd my husband i love him more than my lyf ... surely
@Carfooneey
@Carfooneey 9 ай бұрын
Video ga xta ma dhamaysan wara iso riixoyo😊😂 horta ayanita isku dabecad nhy ani ahan wxa amin sanhy qofka fagta hora in lala shekaysanoyo le ila wakhti bdn isla hdlno moho kasako majaclanayi kahor wxa naga dhaxeyo waaa kaheli tan le isku fikrad aaa nhy ayanay ❤😂
@Runeey
@Runeey 8 ай бұрын
M,a Allha ani ayanita isku fikrad nahy ruunti horey usuco wllshei ❤👸🥰
@casisajamalcasisajamal1625
@casisajamalcasisajamal1625 9 ай бұрын
Cadnaan qacda dhaaf aboowe😂😂😂
@yuusufheesow2455
@yuusufheesow2455 9 ай бұрын
Waa idin jeclahay asaxaabteyda ❤❤❤
@user-ki3zz1te3g
@user-ki3zz1te3g 9 ай бұрын
MashaAllh
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 9 ай бұрын
Tem qabqab isku wara❤❤❤
@user-ki3zz1te3g
@user-ki3zz1te3g 9 ай бұрын
Hory usocoda wllo
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 9 ай бұрын
Haa cadnan waan Ku raacsanahay kan 2bad
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp 9 ай бұрын
Ceyda❤❤❤❤❤
@user-ou1hp9zc3u
@user-ou1hp9zc3u 8 ай бұрын
mashaAllah aboy ❤️ mcney ❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sameys-1232
@Sameys-1232 9 ай бұрын
run waaye way kala duwan yihin jaylka dhabta ah iyo xiriirka like wexee noqon karta qof inuu xiriir kuu so bandhigto lkn adan jeclen like oo aad ka aqbasho xirirna lasameso
@CadarCabas
@CadarCabas 9 ай бұрын
Camerada maxa ka si eh😂
@NajmaAbdikadir-jz1np
@NajmaAbdikadir-jz1np 9 ай бұрын
Si daacad ah ayan udhamestay videogan
@user-im9cr5jp8d
@user-im9cr5jp8d 9 ай бұрын
Kakobaad ayaa xanuun badan😢😢
@nishabea424
@nishabea424 9 ай бұрын
Wan idin salamey asxbteyda❤❤❤
@SoumeyaTaher
@SoumeyaTaher 9 ай бұрын
Love ♥️
@Farhia_ali
@Farhia_ali 9 ай бұрын
JACEYL MAJIRO WAA LEESKUDANEESANAYAA MARKA. WIILASHA. JACEYLKA IYO MAAUULNIMADA. MAQAADAAN. MARKA CARUUR. BOOBSIIS AH LEE LAYAQAANA SAX WAAYE. CADNAAN. JACEELKA WAXUU IMAADAA HUURKA. KADIB❤❤❤❤
@SawdaQurux77
@SawdaQurux77 9 ай бұрын
Ayaaniita Apyo saanaaa kunuuree xayaalnimada hakunoqon hadba wax waxtar le nookeen
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 9 ай бұрын
Guur yaranta waan ka soo horjeedaa guur Ku waa masuuliyad qof aan masuuliyad qadi karin inuu gursado kuma haboono
@muxyebishar4333
@muxyebishar4333 9 ай бұрын
M a wll ayaanitaaa hori usoco
@zakariyaibrahim-oc6hq
@zakariyaibrahim-oc6hq 9 ай бұрын
Cadnaan emotional weydiinoyaa sxpkaa
@BattaancabdiXassan
@BattaancabdiXassan 9 ай бұрын
M.a waidin jacelahay team 27❤❤
@BattaancabdiXassan
@BattaancabdiXassan 9 ай бұрын
❤❤❤
@NacimaM-yi4qx
@NacimaM-yi4qx 9 ай бұрын
Ani waxan amiin sahy. Jeceyl ugu horeya wx kaxanun badan malee
@marwa-yv6ez
@marwa-yv6ez 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉 Oh my jacayl ❤❤❤
@user-bf2xx2mx9t
@user-bf2xx2mx9t 9 ай бұрын
MashaAllah 🫶 saxiix Wlhi 🥰
@fartunerelaxationmotivatio3148
@fartunerelaxationmotivatio3148 9 ай бұрын
M.A AYAANIITA FIKIRKAAGA AYAAN AAMINSANAHEY WAX JACEYL LA DHAHO MA JIRAAN JACEELKA SAXDA WAA GUURKA KA DIB
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 9 ай бұрын
Ax yaa jacel qab qab ❤
@HassancabdiMucalim-hf4po
@HassancabdiMucalim-hf4po 9 ай бұрын
Adaa kuu baa hanahy
@jamaabdirahman1305
@jamaabdirahman1305 9 ай бұрын
Horta dadkan comments ka so qoraya ma Kiniin dhacay Liqeen😅mawduuca LaGa HadLayo iyo waxaad soo qoraysan ismaLaha
@drs_suheyla
@drs_suheyla 9 ай бұрын
Yeah
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 9 ай бұрын
Guurka yaranta waa qalad sidan ufahan sanahay
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 9 ай бұрын
Ma walahey anjeclo wanisalamay
@user-lz8ok7ri4r
@user-lz8ok7ri4r 9 ай бұрын
Sxa way
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 16 күн бұрын
Ayan. Wan. Kudagara. Walalo. Lakin. Amiira. Iyo. Ceyda. ❤❤❤❤labo. Jecele
@munamohamednuur42
@munamohamednuur42 9 ай бұрын
Ceyda❤❤❤❤
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Filfilo1122-
@Filfilo1122- 9 ай бұрын
Jacaylku wakhti uma bahnaba qof ad hal malin aragty aya qalpigaga ka go'ayn adigo hal malin arkay xita qof aad hadalkiza kaliya maqazho oo anad waliga arag aya jeclanyza jacaylku maha qofkan u fiirzo qofkagi ma yahy ee qalpiga ku wadya qofkan kle kuzo jirdya❤
@farhiaali8967
@farhiaali8967 9 ай бұрын
jec3l maaha kaas wa kahelitaaan
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 9 ай бұрын
Abayo walahi yaranto maficno
@daganugbaad1486
@daganugbaad1486 9 ай бұрын
Ayaaniita jacayl iyo guur ayuunabay ka sheekaysa😂😂
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 9 ай бұрын
Ma aragtay😂😂
@fahmacabdulahi3644
@fahmacabdulahi3644 9 ай бұрын
Ma aragtay horta
@fahmacabdulahi3644
@fahmacabdulahi3644 9 ай бұрын
Wax kle hala imado😂
@AniisaCabdiraxman-ob5rf
@AniisaCabdiraxman-ob5rf 9 ай бұрын
Qab qab we cant wait😢😂❤
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 16 күн бұрын
Ayan. Nita. Ceyda. Amiira. Jecele❤❤❤❤❤
@user-yb2ke7yd7w
@user-yb2ke7yd7w 9 ай бұрын
Amiiro iyo cadnn waa nii wataa❤❤❤❤
@user-lb2ce1ts4o
@user-lb2ce1ts4o 9 ай бұрын
Kuura kadib
@ibrahimahmad7725
@ibrahimahmad7725 9 ай бұрын
Waxaad isku qaldaysaan fahanka nolossha😂iyo jacaylka
@user-gt3fv9mw9s
@user-gt3fv9mw9s 4 ай бұрын
Saxa❤❤❤❤❤
@user-lb2ce1ts4o
@user-lb2ce1ts4o 9 ай бұрын
Fikrada kul li
@user-gm7qe9zy5u
@user-gm7qe9zy5u 9 ай бұрын
Ayanitaa hoyo where is amina
@user-hq2sf3qt9m
@user-hq2sf3qt9m 9 ай бұрын
First❤😂🎉
@AniisaCabdiraxman-ob5rf
@AniisaCabdiraxman-ob5rf 9 ай бұрын
Asc❤🎉
@faadumishcumar2537
@faadumishcumar2537 7 ай бұрын
Wcs
@HanoCumar
@HanoCumar 9 ай бұрын
M.a❤❤❤
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq 8 ай бұрын
Wxysan kala fahansanyn xiriirka kowaad io jcaylka ugu horeeya wxa jira xiriiro badan aad samaysid oo uuna hdana jcyl kuugu dhicin marka jcylka dhabta waa kan uhoreeya😢❤
@umalkhayrcumar9746
@umalkhayrcumar9746 9 ай бұрын
Haa
@user-kx5xj4rr7b
@user-kx5xj4rr7b 9 ай бұрын
jecelhay11😢💔💔
@KhadiraBoy
@KhadiraBoy 9 ай бұрын
Ayanita team enjoya maxa oga tagtay
@marwa-yv6ez
@marwa-yv6ez 4 ай бұрын
Ka koowaad wllhi😢😢😢😢😢😢
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 9 ай бұрын
Ayaanita aftahansana
@user-cz2jb6ix4y
@user-cz2jb6ix4y 9 ай бұрын
❤❤
@deeqomaxamedcali5834
@deeqomaxamedcali5834 9 ай бұрын
ayaan abaayo sida cade uhadal ceyda yaauqalmo amiira ikoko❤❤❤❤❤❤❤❤ jawaab wacan
@user-kr9pz5qc6y
@user-kr9pz5qc6y 9 ай бұрын
Koko
@AbdullahiAden15-pb9pu
@AbdullahiAden15-pb9pu 9 ай бұрын
Amiira qurux ceyda 😊
@xamdidaauud5754
@xamdidaauud5754 9 ай бұрын
​@@AbdullahiAden15-pb9puagree
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 9 ай бұрын
Amira qurux❤❤
@MaaxamedMalin-vo7uj
@MaaxamedMalin-vo7uj 9 ай бұрын
Amiiro qof kufahan san maxaa ka fcn❤❤❤❤koko maba is fahan sana😂😂😂
@user-wi8uc3pv5j
@user-wi8uc3pv5j 3 ай бұрын
Ayaan aa saxan
@fadumosaidmahmuud5068
@fadumosaidmahmuud5068 9 ай бұрын
jacylka.dhabta goormuu imaada marka guursada inii soo shegaya hada war kama haayo😂😂
@HassancabdiMucalim-hf4po
@HassancabdiMucalim-hf4po 9 ай бұрын
Adi
@user-qk8wq6nx4i
@user-qk8wq6nx4i 9 ай бұрын
@user-ic9lx3dw5h
@user-ic9lx3dw5h 9 ай бұрын
Meka sataha😊
@HassancabdiMucalim-hf4po
@HassancabdiMucalim-hf4po 9 ай бұрын
Sev waye
@user-jq5lw5uw1z
@user-jq5lw5uw1z 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@beeloshiikhaweys6657
@beeloshiikhaweys6657 9 ай бұрын
ceyda. ❤❤. Iyo. 🎉. Koko ❤❤❤💑
@KirKac-xh1fp
@KirKac-xh1fp 9 ай бұрын
Waxaas maxaa ku keentay mawalantahay😏😁🤣
@user-qk8wq6nx4i
@user-qk8wq6nx4i 9 ай бұрын
Asc
@ibrahimahmad7725
@ibrahimahmad7725 9 ай бұрын
Jacaylku Gurkha ka horwaa dhici karaa guurka kabacdina waa xoogoobi😂karaa
@user-ju5bj3gv6f
@user-ju5bj3gv6f 9 ай бұрын
Jeclka waa gurka kadib runti
@samsamshariif
@samsamshariif 9 ай бұрын
Walhi ani wali jcyl ma igu dhihin ba
@NacimaM-yi4qx
@NacimaM-yi4qx 9 ай бұрын
Ayanita.ciyarta nagada hee jeceyl waligey igumadhicin maledahy hada yab. Wye qalbii malihid Miy walaley
@yaasmiinxusein7392
@yaasmiinxusein7392 9 ай бұрын
jacel 1 gurg yarant mafec nou😢
@user-uv7kx4fw7o
@user-uv7kx4fw7o 9 ай бұрын
D
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 9 ай бұрын
Jaceylka koobad aya xanun badan wayo wax kasta markey kuku horeyan xanun ayey leyihin
@user-xs4zz3ok7v
@user-xs4zz3ok7v 9 ай бұрын
😅
@leilahillow361
@leilahillow361 9 ай бұрын
First 😂
@XamseNiino
@XamseNiino 9 ай бұрын
1 baad❤
@anasshiqaabe1212-8
@anasshiqaabe1212-8 9 ай бұрын
Gurka weynika
@user-zw6ri1yw1b
@user-zw6ri1yw1b 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊
@cabdiraxmancali9697
@cabdiraxmancali9697 9 ай бұрын
Jecelka koowaad Lee marayaa aniga kan labaad magaarin
@user-lb2ce1ts4o
@user-lb2ce1ts4o 9 ай бұрын
Jaceel ka 1 waat
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 23 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
AMiiRA IYO AYANiTA OO KAXANAQEN DODA KULUL EE CUMER IYO CADNAN
11:20
AMIIRA YAA GUURSAN LAHEED WIILASHA MALAYSIA JOOGO…!!!😱
13:24
Ayaaniita Official
Рет қаралды 73 М.
short films cadnaan & samiya team 27
3:06
@Sohour moh,ed
Рет қаралды 4,1 М.
NASRO ABTIDOON OO IGA YAABSATAY KADIB MARKII AY…!!!🥹
16:34
Ayaaniita Official
Рет қаралды 21 М.
Nikocado Avocado :дайте мне пожалуйста Nuggets !
0:27
Фани Хани
Рет қаралды 1,1 МЛН
黑天使的要求也太过分了。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:32
The Joker betrayed Harley Quinn!! #Harley Quinn #joker
0:31
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 3,1 МЛН
Pov Anxiety from Inside Out 2 won't let the boy's in the pool
0:29