No video

Chaallge adunka ugu adkay oo digal isku badalay😳😳

  Рет қаралды 37,155

Dareen Official

Dareen Official

5 ай бұрын

Пікірлер: 79
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 5 ай бұрын
Hazal kafi ajinabi ayu ka yahay plz Alle kacabso ila aad iska guursanaysan ha qabsan
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Hazal waxad hayas gabar xishuudban meeshan waa sushalmidiya gabar qurux ilaahay siyey batahay ee yusan katan badan jacelka kafi ee sharaf tada ilaasho❤️❤️🙏♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 ай бұрын
Jcyl Xasid aya thy waxay islasomaran so Eegoo Quruxay Hazal io Kafi jcyl aan Cadi ahyn ayay islasorarin KaDib waye ku gulaztan Hadii aad kaXunthy Has firzan waayo Sida uhdlayso Waxa iila Muqata Qof aan jcyl hayzan Allh kusiyo Quruxay
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 ай бұрын
Iskuwara kuwaygii Dum Bilan Allwo iskuken dhowr ❤❤❤🎉🎉
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 5 ай бұрын
Subxanalah subxanalah marka hore alah kacabso ninku ajnabi ayu kaayahay marka labaad ninka jeceelka ayad kabadisay xishoodkiina wuukatagay asigiba xishoonaya adigina sas ayad ugu sasanta jaceelkuhaduu dhan ubadanya waxa laqaatay inu ninka kubato wayo nimanku hadii jaceelka laga badiyo doqon bey kumoodayan marka bey midkale raadsanayan sa hada iraado mahan ina dadka is jecel cadaw ku ahay lkn wa xaqiida jirta Lana arkay
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Hazal cawdow gaaga fursad hasiinin waayo naftaad markaad qiimeysid baad qiimo leedahay naftaad xakamee jacelka yusan Naarkujiidan kafina waninbina aadan ee lasucu❤️❤️♥️🤔🤔♥️🙏🙏🙏🙏❤️❤️🙏♥️🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ikranfatxi3544
@ikranfatxi3544 5 ай бұрын
the way she cares wax loo dhigo maleh gameka maba igu soconba they are so cute🌺❤
@user-fz4gd7ye6k
@user-fz4gd7ye6k 5 ай бұрын
Sidaan dhan mxey ugu dhageysaa waaba yaabanahay talow maxaa ku dhacay ilantu dhag dhag badanaa😒😒😒
@sagalismacil9328
@sagalismacil9328 5 ай бұрын
Ceebey tacaal inanta maxaa ka qaldan haaye bismilaah
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 ай бұрын
Maxa kaquzaya
@user-sy9gr8fg3l
@user-sy9gr8fg3l 5 ай бұрын
Hasal waxan wax fican maha sis ilahy kabaqac ninka kafagow 😢😢
@mohamedkarima2202
@mohamedkarima2202 5 ай бұрын
Alle kacabsada kafi iyo hazal ceeb ayad samayesen manta
@maanbilaahmednourjaangoow
@maanbilaahmednourjaangoow 5 ай бұрын
Labadan Way Is Guursadeen Miyaaa: M.a ❤😍
@Yazmienchama
@Yazmienchama 5 ай бұрын
Hasal isagu marna ma qabqabsan blse iyada ka fuqi mayso Hadii aydinan is qabin sistr dhawro sharaftaada Hada is qabtàna alle ha I su kiin barakeeyo❤
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 ай бұрын
Sharaftaada,ilaasho❤xbb❤scw❤scw❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 5 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 5 ай бұрын
Hayye walal qali anna isooboqo❤❤
@SahroGure
@SahroGure 5 ай бұрын
❤❤❤Masha Allah ❤❤
@hindaawad1234
@hindaawad1234 5 ай бұрын
Sheekh shantay miyaad rabtaan inlaydiin sheego waxani waa dhaqan xumo hazal iyo kaafi😅😅😅😅😅😅😅😅
@bruh-ux2xg
@bruh-ux2xg 5 ай бұрын
Khadar gunner big legend
@Fadumo9966
@Fadumo9966 5 ай бұрын
Hasaley waxad arki doontaa adigo ka qomamayinaya muqaladad dubayiso naa sida habala kale udhaqan xataa haduu ku qabo xishoodaka haka tagin
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 5 ай бұрын
Horta miyuu qabaa wlll maba la modayo labo qof oo kala ajaaniba
@xaawocabdirahmanaadan3981
@xaawocabdirahmanaadan3981 5 ай бұрын
Hazal kaafi iney xambaarsato ay la cararto inyara ugu haray bisinka dhag dhagani muxu aha 😂😂
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 5 ай бұрын
I know what is mathematics bro
@nasriinapdi3856
@nasriinapdi3856 5 ай бұрын
Naagtan barnaajka lama socoto ee ninkan ayaan baa u cad ceebey tacaal wxni jceyl maahe waa qooq
@raxmaabokor410
@raxmaabokor410 5 ай бұрын
Gabadhan maxa ninka ku dhajiyay dad ma dhalin miyaa
@MohariskoSanka-pv1ce
@MohariskoSanka-pv1ce 5 ай бұрын
Qoftan cathi ayay ukacsatee bee😅😅😅
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 ай бұрын
Qaniska
@Cafaf40
@Cafaf40 5 ай бұрын
Kaafiyoow ina adeer seed rabta marka waayahaye . .maxaa xal ah
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
Calosha kahadashay
@safiyajama650
@safiyajama650 5 ай бұрын
Hasal alle ka baq oo ninka ka fuq kuma qabee naa waad nacebasay uf maxaa nimka kalaladiyey
@KadroAhmed-bx4uo
@KadroAhmed-bx4uo 5 ай бұрын
Naa hoogto ninka maxaa kugu dhajiyay xitaa haduu ku qabo waxaas waa ceeb isxakameey waa iga talo nimanku majecla dumarka raad raadsada qoomamooy bari
@faisasaciid624
@faisasaciid624 5 ай бұрын
Acuudu bilaah naa hazl xishoodkii muu kaa dhamaady waaxay ninka aad ku dhagantahy
@amalmiisaan659
@amalmiisaan659 5 ай бұрын
Akhas hasal wax xun sameysay manta ninka maxaa ka laaladiyey gacantisa ma jacaylba sidaasi nafatada ixtiraam 😊
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 5 ай бұрын
War Balo Hablahan goomayzaday aan hayzan wax jcyl
@mascutt1055
@mascutt1055 5 ай бұрын
Khadar Gunner Big Legend
@kathartopkid
@kathartopkid 5 ай бұрын
🥰🥰
@jamalfell56
@jamalfell56 5 ай бұрын
helo​@@kathartopkid
@khadijaosman7214
@khadijaosman7214 5 ай бұрын
❤​
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 5 ай бұрын
Naa heedhe gabadhaan maxaa ka siya bisinka sowtan ninkiba iska laad laadisay ayada sharafkeeda waaba nacdee meey waalidkeed iyo walaalaheed qalbigooda ilaaliso isagi ayaaba iska ilaalinaaya
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 5 ай бұрын
Aad iyo aad walahi waa wax laga xumaado in ragi eey dumerka ka xishonaayan
@faisasaciid624
@faisasaciid624 5 ай бұрын
Waa aakhira samaankii uu suubaneheeni noo sheegay scs dumarka hadii ay xishoodka ka tagaan waa aakhirsamaan
@dawodaacad7173
@dawodaacad7173 5 ай бұрын
Naa naagta Maxay Ninka ugu dhagdhagaysaaa waa aqlaaq daro
@faisasaciid624
@faisasaciid624 5 ай бұрын
Itaqilaah
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 5 ай бұрын
Naa maxa kaaqakdan hazal why ninka isugu nabnabe asagaba xishoonaye Alle kacabso
@user-sy1xu5kw9l
@user-sy1xu5kw9l 5 ай бұрын
idinka.maxaka.rabtan.gabadh.ka.xishoda.wa.jacelkeda.dhib.badan.uso.martay.iyo.xanuun.wa.garteda.ka.dhamada.gabadha.dadkana.layaabay.uuf
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 5 ай бұрын
Jacaylkeeda cidi uma diidanee yaa ubaneeyay in ay qabqabsato haduh qabo haa lkn hadiu kale danbu way weeye
@israc.shakur3404
@israc.shakur3404 5 ай бұрын
Ceebey.tacal ilen ilahawo na astur
@zamiiraadan4618
@zamiiraadan4618 5 ай бұрын
team kan isma dhaanto maxa ka khaldan
@quraysta6115
@quraysta6115 5 ай бұрын
Wax dhimatay weeyan hazal ish
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
Reer coment wax fahma gabadha wiilka wey umehersantahay inaga uun Ayan ogayn sidasan umalayna
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 5 ай бұрын
Malahaagu wuu fiicanya lkn asi aya afkiisa kalaha isma qabno lkn wan is guursan rabna sheekadoda waxad mooda sheka gaaleedkii he is my fiancee she is my fiancee
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
@@rumaanmacalin dadka social media isticmala waxa kamaqan idinko shaqaysanaya akhlaqda ilaliya marka runta loshegona indha cadays ayey kula imadan waxa kamaqan dadkan dawashadoda wad ubahantihiine ixtirama marka hadey inaga xishon wayen bal danbiga aynu iska dhawrno rer comentiyow o inagu aynu karonano war jiraba cakaru imane
@user-sc4kt8bp5c
@user-sc4kt8bp5c 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@fatumamohamed5517
@fatumamohamed5517 5 ай бұрын
Khadar gunner
@kathartopkid
@kathartopkid 5 ай бұрын
🥰🙋🏼
@faatimaashraf6129
@faatimaashraf6129 5 ай бұрын
Canugtan dhadhanta ah wba iska dhex arky hazal ladhaho ufff🤮🤮
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 5 ай бұрын
Anaa ka daran walahi uuuf wey na ceebeeysey
@faatimaashraf6129
@faatimaashraf6129 5 ай бұрын
Abyo hdey isqaban mxey iga dhibi lahyd sambac wye wlh tan aaway wxi dhalay
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
War wey isqaban caadi iskadhiga
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 5 ай бұрын
Xitaa nin ku qabo inaad sidaa isagu dhadhajisid waa ceeb. Haduu isaga ku dhagdhagi lahaa oo iyada iska fujin lahayd ciil maan qabi lahaa isagi ayaa qooq la aan ah oo qoftaan buuran oo nacasta ah isaga ciyaaraaya. Doqon waliba foolxumo iyo qooq isku darsatay waaye.
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
@@Honey_iyo_chocolate Ani hada markhati Uma hayo iney isqaban lkn caqliga ididay gabadhan willa mar hadey sida yelayso wey iaqaban wexey samaynayso lkn mar walba wax iyada ufican maha dib ayey ka ogan lkn
@user-cz2vu7wq2d
@user-cz2vu7wq2d 5 ай бұрын
Sahal ninka maxa kumarmaray 😢
@umulkhayrhassan1693
@umulkhayrhassan1693 5 ай бұрын
Waxani wax maahe hadii and talent lahyn wlal iska fadhiiso qof siya baa the
@yuzufofficial656
@yuzufofficial656 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-bq4kd8gp8q
@user-bq4kd8gp8q 5 ай бұрын
Dadka dhahyo kafi ahzal waa kla ajnabi ha dag dagiinina
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
Waaa run wax aanan ogayn ayaa jira dabcan caqliga illaahay wuxu inosiyay inan wax Fahano
@faisasaciid624
@faisasaciid624 5 ай бұрын
Dadkan iyagaa caan iska dhigay waa inay cadeeyaan bulshada inay isguursadeen si aan loogu danbaabin
@faisasaciid624
@faisasaciid624 5 ай бұрын
Hadii kle dadku waxy oranayaa wax u sheega oo munkarka ka reeba oo macruufka fara
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
@@faisasaciid624 veise aya ugu jira danbiga dadka marka qofkib akhiradisa raba ha iskadhawro uguyaran hala abhiyo illahay kabaqa halo wada qoro lkn caydoda hala iskadhowro iyaga fa Ida ugujirta
@hindaawad1234
@hindaawad1234 5 ай бұрын
Kaafiow gabadhan wax u sheeg hadaydaan is qabin islaam nimo maaha sidan iskudheg dhega ah gabadha caqligeedu caadi mayahay
@iqrosheikh3038
@iqrosheikh3038 5 ай бұрын
Hazaal ma dhimantahy wlley maxaa ninka kugu saliday ma iloowday inuu ajnabi kaayahy
@canabbintualbakrimayo4054
@canabbintualbakrimayo4054 5 ай бұрын
هزال بنت هبلا ايش ذا هباله اوف
@faisasaciid624
@faisasaciid624 5 ай бұрын
Bisinka gabadha maxaa qaaty ninka ayadaaba isku qasbaysa e war ilahy ka xisho oo macsida dadka hortooda ka dhaaf
@user-sc4kt8bp5c
@user-sc4kt8bp5c 5 ай бұрын
😂😂😂😂
Paranki ugu xumay ee legu sameye sidan kama filenin😭😭😭
11:22
Dareen Official
Рет қаралды 54 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 30 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 353 М.
خریداری شراره و مایله 🛍️
11:06
Star family
Рет қаралды 8 М.
challenge qosol badaan ani iyo shuttre maxaa nakala qabsaday 🤣🤣
14:16
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН