CHALLENGE QOSOL 🤣BADAN GABDHAHA TEAM 27 🤣WAXBA LAYSKUMA REBAN ….🤣😂😂

  Рет қаралды 61,064

fawsia Dimple

fawsia Dimple

4 ай бұрын

Please subscribe youtube channel ✌️🥰

Пікірлер: 127
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 4 ай бұрын
Nabi muxamed ku Sali fadliga ramadan 📿ﷺ ❤️♥️🙏
@Mila_Ahmed
@Mila_Ahmed 4 ай бұрын
Amiiro iyo sundus qosolka iga dhameeyeen😂 beerka icasaaday💔💀😂
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 ай бұрын
Inta weligood dagal galin like 😂👍
@user-ge1ve9jy2g
@user-ge1ve9jy2g 4 ай бұрын
Sundus & amiira wa qosl socda 😂😂😂😂
@Intisarcreates
@Intisarcreates 4 ай бұрын
Sundus funny waaye waan daawan jiray kuma lahoo😂😂😂😂😂😂😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 ай бұрын
Sundus maxaa utuur tureysaan maskiin waye gabadhaan kalexda is so fuuny
@KeifNour
@KeifNour 4 ай бұрын
Sundus iney rer mudugtahay walaga daremaa siday uxaraabo badantahy qoftas wa commedian, miya english lagu oranjiry shactirolayasha😂😂😂😂 wlhi qalbiga ka qosly afka ixanuunay gabadhas uun iga qoslisa teamka dhan
@HikamBoy-qb4eq
@HikamBoy-qb4eq 4 ай бұрын
Ma aragtay wllhi sundus gabadha kaliya ee ushidan waliba shactirada iyo jiliinka xariifad ay kutahay waana gabar qalbifiican naag reer mudug ah is not easy 😂❤
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 4 ай бұрын
First keep going my sis foosiya degan qurux akhlaaq badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Inacarale
@Inacarale 4 ай бұрын
Ar sundusa naga duruq adigaa kulah😂fosiyo noso celi gabdhahan sundus man deeq iyo amiiro koko kuso dar wahi wa funny😂😂😂😂😂
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 ай бұрын
Team 27 oodhan muqaladoda mashidnen cwa lkn fowsia iyo aniga ugu shidnen moho 😂
@asmamahamedasma2690
@asmamahamedasma2690 4 ай бұрын
Haaa😂😂
@adamjumale4871
@adamjumale4871 4 ай бұрын
Waa la ii balamiyay, waa i qaniintay, ana waa qaniinay, Maandeeq funny 🤣😂😂
@Amirada_Sunduz
@Amirada_Sunduz 4 ай бұрын
Weynadaa wngsan Alx madama an weynaday yarntyda aniga dagal lugo leeh ahaay😂😂lkn waligeey qof gardaro kulama dagalin😊
@SawdaWarsame
@SawdaWarsame 4 ай бұрын
Mrkn yaraa qov iga dagaL padan ma jirin wlhi hda lkn Wan Necbahay 😂😂
@user-nq7kf1el6k
@user-nq7kf1el6k 4 ай бұрын
al sundusaaa😂😂😂😂😂 walhi waan furay😂😂sundus ilove you baayo
@sagalapdy368
@sagalapdy368 4 ай бұрын
Lacagta aaan bixiYeay hadaa haYsan lahaa taajir noqon lahaaaa 😂 gacan furnaaaaan heer aan ka gaaraYyy
@Queen-m.j
@Queen-m.j 4 ай бұрын
Sunduz teyda funny waaye wllhi 😂😂
@abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
@abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 3 ай бұрын
Foosiya qurux walashay alxamdulilah walashay aan kuu duceeye dhar ciid may iibineysaa hadad awoodo walashay dhib la'aan Ila dhalatey ijawaab
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 4 ай бұрын
Amira zaid igu badan tiktok 😮subhanallah wey un dextagantahay😂
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 4 ай бұрын
Amiiro qurux is not easy 😂
@user-bc8jm2ys6n
@user-bc8jm2ys6n 4 ай бұрын
Amiiro filimka ku sheegey ina deeqsi tahay ❤
@Amirafan1
@Amirafan1 4 ай бұрын
I love Amiirada ❤😂
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 4 ай бұрын
Alle kuweygi qosol iguma harin cawa 😂😂🤣🤣❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 4 ай бұрын
Mashaallah gabdahena Allah hanodayo ❤😊
@Simaneyyy
@Simaneyyy 4 ай бұрын
Sundus funny waa wllhi😂😂😂
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 4 ай бұрын
Ramadaan mubaarak Waxa bilaabmaya Tobanka dambe Allah hayna waafajiyo khayrka Laylatu qadriga ❤😢
@NasraAxmedshaqale-wo6fx
@NasraAxmedshaqale-wo6fx 4 ай бұрын
Amiira darteed ban udawaday wlhi😢😢
@user-io6jg3tx4v
@user-io6jg3tx4v 4 ай бұрын
Amiira waa funny 😂😂
@msscanada-yw1fe
@msscanada-yw1fe 4 ай бұрын
Maan deeq qosol baad igudishay 😂😂😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 4 ай бұрын
Amira 😂😂
@SamiiroAbdullahi-kf3hp
@SamiiroAbdullahi-kf3hp 4 ай бұрын
Tageero aan idin qabo ayan unoqday qofkii ugu horeyay❤
@XanaanMaxamudnuur-br7ct
@XanaanMaxamudnuur-br7ct 4 ай бұрын
Fosiya hayeey Adna Adaaa ku xidtaaaa is diyaaaru😂😮😮
@FatmoKamiin
@FatmoKamiin 4 ай бұрын
Sundus fany waaye mxa lgu granyaa iny ahlu mudugtahy ❤
@Habon696
@Habon696 4 ай бұрын
Sundus qosal ayee leedahay wllhi 😂😂😂😂
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 4 ай бұрын
Fawsia is ilaali adna barnaamij kadiska afur sameysaa kadis iney kugu imaaday laga yaabaa isku badanaa dadkii maleysia caanka ah intooda badan waa laso wada Maray adaa hada maleysia kuso laabtee kama war heen karto yaan lagugu kaaadin isdiyaari afurka baryahan mid kaalay iska sameyso 😂😂😂 warbadnideeda ku qoslay wleee balse fawsia qish siinaaye
@Fardawsacc
@Fardawsacc 4 ай бұрын
😂😂😂😂 Somali wx qariso ma jirto inaga warku afkuu noo saaran yhy
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 4 ай бұрын
@@Fardawsacc wax la qariyo qurun baa ku jira haa heyyyy😂
@boqorada886
@boqorada886 4 ай бұрын
😂😂 alla adiyaa waa u digtay mugoo 😂
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 4 ай бұрын
@@boqorada886 aaad iyo aad wll mcn
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 4 ай бұрын
Sundus maxa san uyeleysinmaskinta, 😢😢😢uturtureysin daya maskinta iska wosleysa qalbiga kagubwneysa
@user-fw9hl8yx4l
@user-fw9hl8yx4l 4 ай бұрын
Part 3 plz😂😂
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 4 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞
@liiluuofficial5468
@liiluuofficial5468 4 ай бұрын
200k coming soon and before ramadan🎉❤
@miskimankaba4671
@miskimankaba4671 4 ай бұрын
Fawsia wllo illhy bn kugu dharye samiya iga hadhsii ibalami hady kacan furanty iPhone ayan ka raba ciidka wn ku dharyay wana ramadan
@SankaXalweste
@SankaXalweste 4 ай бұрын
Hade deeq siyal yihin e run shegayaan aniga dhar keyga ciida Mel ha isaaran😂 hadi kle beentod waye😂😂😂
@FadumoHabsan-mc3tr
@FadumoHabsan-mc3tr 4 ай бұрын
Part 3❤
@user-tg3xc8fv3u
@user-tg3xc8fv3u 4 ай бұрын
Gabdha gadaal joogto years waaye🎉😂
@user-ve8jz5qn3l
@user-ve8jz5qn3l 4 ай бұрын
Ugbaad Gawadha Maxaad uturtuureeee Iweydiiya
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 4 ай бұрын
Amiro filimka ku sheegey ina deeqsi tahay❤❤
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 4 ай бұрын
Fawsia wiilsha ku xigsii wllo❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 4 ай бұрын
Waa dawan jiray amiira soobax 😂😂😂😂
@Degeneey
@Degeneey 4 ай бұрын
Videoyada Sundus haka soo tegina😂❤❤
@Amirafan1
@Amirafan1 4 ай бұрын
Amiirada so funny 😂😂😂❤❤
@user-xf4cu3tu2m
@user-xf4cu3tu2m 4 ай бұрын
fariid iyo sayraan ❤❤
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 4 ай бұрын
Ar sundusaa😂😂
@ShaymaQurux
@ShaymaQurux 4 ай бұрын
Funny wllhi 😂😂😊
@sundusmaha6485
@sundusmaha6485 4 ай бұрын
Sundus is funny❤
@Zehaa007
@Zehaa007 4 ай бұрын
8:59 sundus😂😂😂😂😂😂😂😂
@aymanahmedaymanahmed3222
@aymanahmedaymanahmed3222 4 ай бұрын
Sundus😂
@Masscanada879
@Masscanada879 4 ай бұрын
Amiiro😂😂😂😂
@user-zm4gp2hm1q
@user-zm4gp2hm1q 4 ай бұрын
Amiira qurux❤❤❤❤❤
@kaahoxashi9645
@kaahoxashi9645 4 ай бұрын
Dimpleyy wku xisne😢
@ikranfatxi3544
@ikranfatxi3544 4 ай бұрын
center aamina ubad
@Habibti-4889
@Habibti-4889 4 ай бұрын
Sundus fanyy😅😅😅
@Zoyaazuman
@Zoyaazuman 4 ай бұрын
11:2 saamiyah😂
@user-mf8el6tz4ln
@user-mf8el6tz4ln 4 ай бұрын
Scw
@user-ve8jz5qn3l
@user-ve8jz5qn3l 4 ай бұрын
Prat333
@user-fc3xn1px6x
@user-fc3xn1px6x 4 ай бұрын
koko aaway❤
@shukriita4206
@shukriita4206 4 ай бұрын
Sundus mucjiso wye wlhi😂😂😂😂❤
@FatuushSiman
@FatuushSiman 4 ай бұрын
Aniga qeebta dagaalka saaid ahay lambar 1galaya aniga
@user-ej3bh9py8e
@user-ej3bh9py8e 4 ай бұрын
Fowzia xppti waxan jeclaanlahaa in barnamijka su'aalaha didn't aad soo sameyso quruxey
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 ай бұрын
Ar xalii moyina dagalkoodu waa magdhow😂😂
@xaawoluul265
@xaawoluul265 4 ай бұрын
Sundus wey ka badbadineysaa bee wah 😂😂
@Yasmiinabdiyusufad
@Yasmiinabdiyusufad 4 ай бұрын
Sundus funny 😂😂😂
@user-xw8zl5ur4k
@user-xw8zl5ur4k 4 ай бұрын
Sundus waa mafiyo walhi
@CabdalleYare-vn1rt
@CabdalleYare-vn1rt 4 ай бұрын
Wlley vedioga mxa ka qaldan
@Amirafan1
@Amirafan1 4 ай бұрын
Amiira io sundus so funny 😂😂😂
@Hazalqurux
@Hazalqurux 4 ай бұрын
🤣🤣🤣 Amiira maxa
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 4 ай бұрын
Hadi Aad ujeedo magaca alaah like sar ❤
@aliishamikram4945
@aliishamikram4945 4 ай бұрын
Fowsiya amina ugbad waxa iwedisa iskolka bardanqasin madhigan jirtay kudheh abyo fidiyow mar kasosamey 😅
@user-nw6hq4sm9p
@user-nw6hq4sm9p 4 ай бұрын
😍💕
@xamduushxamduush5268
@xamduushxamduush5268 4 ай бұрын
Amiiro darted ayn u imady
@saadiasiman9799
@saadiasiman9799 4 ай бұрын
Sundus qosol igudishe
@AmiinYoung-vo4ml
@AmiinYoung-vo4ml 4 ай бұрын
Usarih Asagaga walashey mcn
@ayaancabdinaasir1526
@ayaancabdinaasir1526 4 ай бұрын
Amiira dagaalkii tiinaa farey mee ilowday😂😂😅
@user-eg9by8zt1i
@user-eg9by8zt1i 4 ай бұрын
Ar amiira dhig maduwa ka imaday kulaha
@muzinhoaltero4130
@muzinhoaltero4130 4 ай бұрын
❤❤
@meymunahussein7998
@meymunahussein7998 4 ай бұрын
Hhhhh
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 4 ай бұрын
Amira qurux is not eazy❤
@fatuushaaxmednuur4885
@fatuushaaxmednuur4885 4 ай бұрын
Sundus & amiira is not isi
@drssaarah3431
@drssaarah3431 4 ай бұрын
Fowsia buuq badanaa video ga adigana qosol ayaaba sii saarty ayagana hadalka makala sugayaan qosol haso saarin mar kle blz
@user-ts9up8ep8e
@user-ts9up8ep8e 4 ай бұрын
😅😅
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-gi2rd2kg8j
@user-gi2rd2kg8j 4 ай бұрын
Ciyarta lablab ka dhigen gabdhahn koko iyo kuwii hura rabnaa
@user-ks3ms1ir5s
@user-ks3ms1ir5s 4 ай бұрын
Waar. Kooko. Wn. Ka. Tabey. Meesha😢😅
@Hashimmohamedali10
@Hashimmohamedali10 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-vb5oz6id6d
@user-vb5oz6id6d 4 ай бұрын
❤❤❤🎉
@faizosuleymaan8686
@faizosuleymaan8686 4 ай бұрын
Iskala saarka beelo wye abyoo
@user-iw1vy3id8v
@user-iw1vy3id8v 4 ай бұрын
🎉❤❤❤🎉🎉🎉😂❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 ай бұрын
Yaaa iska dhalay prankigi bastada 😂😂
@barwaqofarax-ce9xr
@barwaqofarax-ce9xr 4 ай бұрын
Habluhu deeqsisana na wll xooga isugu kayso dardara bal 😂
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 4 ай бұрын
😂😂😂😅
@barwaqofarax-ce9xr
@barwaqofarax-ce9xr 4 ай бұрын
@@zeinababdullah7590 hablaha balaya ka dhacday
@hafuusshiine
@hafuusshiine 4 ай бұрын
Alla sundus cawa berkey na caseysay
@SunishCadey
@SunishCadey 4 ай бұрын
Koko away 😢cawoo
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 4 ай бұрын
🙆🏻‍♂️🤣
@ita-y7e
@ita-y7e 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hazalqurux
@Hazalqurux 4 ай бұрын
Sundus maxa sa maya say
DHULKA LA XAAQAY CHALLENGE QOSOL BADAN
14:08
KOKO BULLE
Рет қаралды 198 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,4 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 27 МЛН
CEYDA OO AAN SUPRISE U SAMEEYAY WAA XISHOODAY
11:28
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 276 М.
DAGAALKA ADUUNKA HHH
3:54
Jack cadnaan
Рет қаралды 14 М.
SHEEG YAA LEH AFKAN OO KU GUULAYSO DHARKAAGA CIIDA
12:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 170 М.
YAA SIDAN SAMEEYEY || YES OR NO || CHALLENGE QOSOL BADAN PART 3
14:56
Adna Channel
Рет қаралды 179 М.
KOKO DADKA GADAASHAADA TAAGAN SHEEG OO 50DOLLAR QAADO
21:06
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 274 М.