CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF & BAABA JEEY KARBAASHKA ADUUNKA

  Рет қаралды 240,542

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

3 жыл бұрын

CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF & BAABA JEEY KARBAASHKA ADUUNKA

Пікірлер: 670
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 жыл бұрын
Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu saaaaara
@maxamedcali6990
@maxamedcali6990 3 жыл бұрын
Inta shaadiyo sharaf tageerto is muujiya❤🙏🙏
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wlky subscribe igu caawi fadlan
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Keep going Shaadiya
@abdirahmancali8189
@abdirahmancali8189 3 жыл бұрын
Sowka ninkii ina dirac ee inan gumeedka ahaa hhhhhhhh
@kowtharabdirashid2275
@kowtharabdirashid2275 3 жыл бұрын
Basadiiiir miyaaaaa
@maxamedibrosschannel7544
@maxamedibrosschannel7544 3 жыл бұрын
Diraac szp aan taageero
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 3 жыл бұрын
Ina dirac gabaygii baan Soo xasuustay dameeeruhu hoyadooda isku haleeen bey u nuugaaan 😂😂🙏🏆
@aaminoboqoradaisteelkadggg4818
@aaminoboqoradaisteelkadggg4818 3 жыл бұрын
Shaadiyo ineey faraatiga natusooso like dhac igu sii nabigeena kusali hadii muslin tahay swc swc
@hamdicawil7919
@hamdicawil7919 3 жыл бұрын
Funny thy shadiyaa Baba jey funy 👑🤩😂😍 fmly to
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@istarabdicasis7937
@istarabdicasis7937 3 жыл бұрын
Shadiya cadey farxada Allaha kuziyadiyo wlashey qaali wana markii igu horeysay aan comment kuso qoro wxn jecladay inan si walaltinimo wx kugu sheego adunkan wx leyskuma quuro marka sheydanka Allaha naga qabto e gacmaha cad noqari adun iyo aaqiro kala badan
@Abdigambool737
@Abdigambool737 3 жыл бұрын
Kaftanka Waa furan yahay lkn wiilka lugtiisa ama wax walbo oo iintiisa ah yaan lagula kaftamin kaftanka qofka dhibayaa ee aanu ku sheegi Karin waxay keentaaa in si fudud lagu kala tago mahadsanid
@saaraqurux2331
@saaraqurux2331 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf umadena ma'aha wlhi labo funny ah uskuimadeen🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂 fav KZfaqr ❤️🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@Mariamm34
@Mariamm34 3 жыл бұрын
shaadiyana muudey bey ugu baxda baaba jeyna wiilo😂😂😂😂
@wardabashe5054
@wardabashe5054 3 жыл бұрын
Inta soo carartahay Fartaha tagaha shadiyosharaf pin igu qabo abyo
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey wa walasha somaliyed subscribe dhac kusi gambalelka furo
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Walal ku sali nabi maxamad scw hadhafin saar subescribe wll 💖
@shukraanahmedshukraanahmed8018
@shukraanahmedshukraanahmed8018 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw s
@sayniyacaraale8728
@sayniyacaraale8728 3 жыл бұрын
Shadiya baba jee mxd mar hore noogu keeni wayday madaxa qosolka wlhi 😅😂😂😂😅. Hadii an cadhaysanahay xita waad IGA qoslisaan
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@khaluudabdullahi8844
@khaluudabdullahi8844 3 жыл бұрын
Ana number one ah baba jeey iyo shadiyo aad ayaan idin tagerna dhamaan familka oo dhan hormar wacan walalahey aad ayaan idin jecelnahay
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@malapzanahmed283
@malapzanahmed283 3 жыл бұрын
Baaba jey io Shaadiyo Hada Qosol la dhinto Waa idin ka mdxina😂🤣😂
@zunaarielmi525
@zunaarielmi525 3 жыл бұрын
Shadiyo sharf iyo baaba jeey wa idin tagerah inolada man shallh ❤❤❤❤
@fadumoahmed2584
@fadumoahmed2584 3 жыл бұрын
😂😂😂 ala shaadiyo iyo baaba jeey is helay qosol badana wlhi markan Arko daacad ayey iga qosliyaan wa idin jeclahy keep going❤
@ferdowsaali720
@ferdowsaali720 3 жыл бұрын
M a kep going my sister inta baba jey jacel iyo shaadiyo like dhac igu siiya nh
@ruunraaxo8884
@ruunraaxo8884 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣shadiya iyo baba jeey dadka kali iga qosolsiiyo keep going shadiyo hesta hindiga wad ku cod macanthy
@simanmaxamuud
@simanmaxamuud 3 жыл бұрын
Istaqfullah wlhi sidan u qosaly wan nogay baaba io shadiyo sharf gerida hadin ilowdo love idinku ahy bilhi 😍😘❤❤✌
@lamajbintijimalejimale477
@lamajbintijimalejimale477 3 жыл бұрын
Qosol igu harin iden jclhy babajey iyo shadiyo nolasha iden maxumeyso ❤🥰♥️💋😂
@ifiyahadiintaofficial7686
@ifiyahadiintaofficial7686 3 жыл бұрын
Allah dartiis iyo jaceylka nabi Mohamed scw dartiis 7K IGU GAARSIIYA😭😭🥵🥵
@abdifatahabdillaahi8724
@abdifatahabdillaahi8724 3 жыл бұрын
Keep going abyo Qaali adiga iyo babajey labadina qosolka ayaad naga dhameysan sidad isku jafeysan ayaan ka helay ee horey usocda mashallah ayaad tihin
@danishzain2623
@danishzain2623 3 жыл бұрын
I am from India and watching your videos..I like your jokes
@nasroabdikadir8882
@nasroabdikadir8882 Жыл бұрын
Do you understand the language
@Cherrie173
@Cherrie173 10 ай бұрын
@@nasroabdikadir8882waa been😂 waa soomaali
@emranhashimi.8120
@emranhashimi.8120 3 жыл бұрын
Baba jey inuu iidaadi cml noqday inta ila aragtay like hhh.
@munoxupey1466
@munoxupey1466 3 жыл бұрын
Cawa cidlada iheyso mapa daremoyi 😂😂 wllhi tnx baba io sharaf 💋💋💋💋
@duniyahassan9321
@duniyahassan9321 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo Falastiin abuurista ilahay haku kaftaminina Baba jey lugihiisa waxba haka sheeginina abayo ma fiicna
@beerluula2390
@beerluula2390 3 жыл бұрын
Shaadiyooy muqdisho ayaan imaaday saan xalay oo dhan magaalada uwareegaaye shaadiyo lee amaad aragtaa nasiib daro kuma arkin 🤔🤔😢😢
@ruksana578
@ruksana578 3 жыл бұрын
Wlhi shaadiyo baba jey waa qof aad uwangsn o dabeecad ficn adbana isu fahamteen mashalaah abyo dad waxa jira cadow ah yan wilkas maskinka lagugu dirin iguna salaan from usa adba utaagera bilz shadiyoy wllo ereyga lugtisa kukaftameysan iskada waa amuur ilaaahy abyo waxkala haa lkn kadaya
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 3 жыл бұрын
Sax wlhi wax illaahey keenay leskuma caayo marka walaadhey ka dhaaf caayda lugta plse.
@ruksana578
@ruksana578 3 жыл бұрын
@@dooskadiamond9016 sax
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 жыл бұрын
Rer beydhabo waa idin salaama Babaa codkaaga caadi mahan adi iyo yariistaada funny da ah
@raaqiyacumar317
@raaqiyacumar317 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf iyo baaba Jeey wlhi anigo fool iheysa xnunka kista yar uu Idayo videogiina kuqoslayay allah Idin sharfo wehelka ❤❣❤❣❤❤❣❤❣❤❣❣❤❤❣❤❣❣❤❤❣❣❤❣❤❣❤❣❤❤❣❤❣❣❤❣❤❤❣❣❤
@nafisoxasanaadan2046
@nafisoxasanaadan2046 3 жыл бұрын
Shaadiyo iyo baaba jeey reer. beydhabo magac yadooda wuu keeni Masha Allah qosol ayaad igu disheen from beydhabo
@bushrayaasin8519
@bushrayaasin8519 3 жыл бұрын
Waraa Heeso fasirkaa qosol ehee noo so badiya😅😅😅😅😅😅
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 жыл бұрын
Shaadiya wlhi naga Cilmi badan 😂😂😂😂😂shaadiya shrf wlhi waa jclhy
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@Shafiic-Tv
@Shafiic-Tv 3 жыл бұрын
Hadad qososho like isar hadi aadan qislin Waad jirintahy ee isbitaal tag yqy.🤞😋😁
@quenquman7548
@quenquman7548 3 жыл бұрын
Shadiya dadkeed baba jey 100k week gan hala gaarsiyo
@hibomaxamud9066
@hibomaxamud9066 3 жыл бұрын
Wll shaadiya sharaf hal mid ayan ka codsado waxa weyan markad like usaryso dadka usaar qof walba xata waxa jira dadka qaar comentiga kuso qoro nabi maxamed scw usaar dadka waad dhaaftay waa iga talo
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 жыл бұрын
Nabi muhammed csw ayey like ku radinayaan dadkan mxa dabaal mathay abayo hade dhahoyan nabiga kusaliya waa kheer lakin hada nabiga jcshey like saar danbi waaye
@abdirahmanofficial5065
@abdirahmanofficial5065 3 жыл бұрын
Alla caawa ma noli wlhi kkk inta baaba jeey iyo shaadiya taageero u ah isa soo muujiya hee likta ✌🙏
@gabadhasafiirka1097
@gabadhasafiirka1097 3 жыл бұрын
Shaadiya shalema Cali cabdalle wadba yareed. Lkn igu salaan walaasha Awliya. Mar ma noo soo fadhisiid walaasha ka weyn. ❤️💐🌹
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@sagalosman1083
@sagalosman1083 3 жыл бұрын
Lkn pless shaadiyo waxaas Haku kaftamin wiilka xubnihiisa ilaahay ka kaladhimay please abaayo waa codsi waayo waxaas adiga kaftan aa u aragtaa lkn wiilka niyada ayuu iska leeyahy ilaahow maxaa dadka iiga duwday 😊
@faaizocabdiraxmaan628
@faaizocabdiraxmaan628 3 жыл бұрын
Maasha Allah caleyki baaba jeey iyo shaadiyo i miss u wllhi
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Baakoor Lee laso boodin🤣🤣 *Baaba io shadia* farxada KZfaq tihin😁🙏♥️
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 3 жыл бұрын
Codka inta ku raxesaTay like Ha dhafina
@rahmaomaar2242
@rahmaomaar2242 3 жыл бұрын
Scw
@zhankarpoi8486
@zhankarpoi8486 3 жыл бұрын
Kkkkk wllhi babajeeY legend waaye waa ku aamin sanahy lph shadiyo Adina waa ku wataa noo soo badiya video
@ssmunna3140
@ssmunna3140 3 жыл бұрын
😂😂🤣🤣🤣🤣baaba jeey iyo shadiyo oo iskuimade wlh kaliyo xanuna nagudhici rawo qosol kali
@mcmusic6086
@mcmusic6086 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf hhhhhh waan Jeclhy hablaha kaftanka badan waan ku tageeraa😂😍
@najmazalaad2651
@najmazalaad2651 3 жыл бұрын
Wll macan shadiyo adiga lee malinteed ii qurxiya wadku mahsan tahay 🥰🥰😍😘
@deganinapoqortooyo6634
@deganinapoqortooyo6634 3 жыл бұрын
🤣🤣
@quenquman7548
@quenquman7548 3 жыл бұрын
Iskoor in uu dhigo wyy bil gudahees silver la in in uu qato wyy wa idin side
@mohamedabdiwahabsiyad1493
@mohamedabdiwahabsiyad1493 3 жыл бұрын
Shaadiyo hadii baabejeey saan iskula sii joogtaan qosol dartiis aa isbitaal luguu geen doonaa 😄 🤣 😂
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@ashaahmed9780
@ashaahmed9780 3 жыл бұрын
Www mashallah waan.idiku hasata baba jey iyo shadiyo
@mohamedabdiwahabsiyad1493
@mohamedabdiwahabsiyad1493 3 жыл бұрын
@@hudachanel2495 maadaama aa idhahday wlky waa igu qasab inaan kuusaaro ✊
@salmanloud2739
@salmanloud2739 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo baba jey Allaha no dayo wlhi wan oyay san u qoslayay shadiyo keep going 💋💋💋👌👌👌👌😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shukrisharaf7916
@shukrisharaf7916 3 жыл бұрын
Shadiyo babajey qaraaxo wad dhamesen m.a Allahani xifdiyo
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Masha Allah horo usoco my sister 💖
@asmoismael1308
@asmoismael1308 3 жыл бұрын
Shadiyo sharf umada mahan walhi Qosolka dhan iga dhamdey walhi 🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅
@raabicacumarmadoobe7014
@raabicacumarmadoobe7014 3 жыл бұрын
Shadiya Frist hno from hargeisa
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@simansahal9658
@simansahal9658 3 жыл бұрын
Mnsha llh ilaaah haidin daayo waaa hubaaal wanaga farxisaan keep going my sister shadiyo iyo baba jey
@user-rp1wy4jb6f
@user-rp1wy4jb6f 3 жыл бұрын
Team Shaadiyo sharaf 😭♥️
@tootecadeofficial9526
@tootecadeofficial9526 3 жыл бұрын
Wlh ninkaaan baaba barnamijyadiiisa aaadbaaan uxiiiseyaaaa wlh waad kasodaahday you tubka wlh blhi qosol naga dhameyay adaaaan kugumahadcelineynaaa shaaadiyo waa shumac kale oo madasha laqurxiyo la aanteed abaaar ilove you baba and shadiyo keeeep going ♥️♥️♥️♥️♥️
@samowcade12
@samowcade12 3 жыл бұрын
Anoo baaba jeey iyo shaadiyo u jeedo wax kale maba daawan karo waa maxay sababta
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going wallahey kkkkkk so funny kilyaha ifuray walhi
@shiilgalbeed2337
@shiilgalbeed2337 3 жыл бұрын
Kal iyo laap udinku hayastaaa sidaaa fiican comeday u tihiin wllhi ina si gaar an baabu jay an usoo qabto rabaaa tallent abow
@ikraanisseali1048
@ikraanisseali1048 3 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin dhowro wd iga qozl sisen wlhi 🥰🥰❣
@katrabishar636
@katrabishar636 3 жыл бұрын
Walahi shadiyo cay loma timamayo babajeey ayey caykabadise 😂😂😂 manshaAllah Alle haidin xifdiyo
@sacdiamoha8386
@sacdiamoha8386 3 жыл бұрын
Shadiya io baba jeey isku yimi qosol haka waayin🤣🤣🤣🤣🤣
@duuduucalsoow6405
@duuduucalsoow6405 3 жыл бұрын
Keep going wlhi hadn kufiirsan mawaiijirto wlhi allhakuxfdo wlshy💗🌹🥀
@kiinmohamud8710
@kiinmohamud8710 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣funny aa tihin wlhi dad badan oo murigesan baad farxad iyo qosol ka kenteen m.a
@ubahub5918
@ubahub5918 3 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕keep going my shaadiyo Sharaf Nd Baba jeey
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 жыл бұрын
Baabjey iyo shaadiyo la arag qosol la arag😆😃😀😄😄😄😀😃😁😆😆🏇🏃‍♀️🏇🏃‍♀️🏇🏃‍♀️
@suzanahmed8798
@suzanahmed8798 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💖💖💖💖walhi waa ni jecelahy 😍😍😍
@dhemanxasanmaxamed2062
@dhemanxasanmaxamed2062 3 жыл бұрын
Wa ku faraxsanahay inaa qofkii ugu horeye aa naqday tem shadiyo i cimamada 🤪
@Sumayawan
@Sumayawan 3 жыл бұрын
Asc walal subscribe ii saar adikoo mahad san
@yurubnoor9374
@yurubnoor9374 3 жыл бұрын
Kkkkkkk wanidinsalamay shadiyo iyo babajey qosol hadad rabtaan Wa shadiyo iyo babajey ❤❤❤❤
@adamalhajj6606
@adamalhajj6606 3 жыл бұрын
Baba jey iyo shaadiyo hadalka wax yar akhlaaqda ku daro malmahan wixi afkina so qabto ayad iska dheheysane sharafta ilalliya
@hawahussein5659
@hawahussein5659 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo baba qoslka iga dhamesen shadiyo hadi an tawan video gaga qandho I qabto xabibti ku jeclhy
@kurpochannel3296
@kurpochannel3296 3 жыл бұрын
DAbadAn yarista dhusadas kaso baxda isma dhAhayn kulaha zhadiyo wlhi funny
@sabrinaosmanmohamed6397
@sabrinaosmanmohamed6397 3 жыл бұрын
Wlhi Mnooli😂😂Shadiyo Iyo Baaba Jeey
@malkaadunka7484
@malkaadunka7484 3 жыл бұрын
Shadiyo qosolkeda kuqosla aniga🤣🤣baba jey shactiro socoto wayee
@deeqa5929
@deeqa5929 3 жыл бұрын
Asc abayo baba jeey lugtiisa gab ka dheh ma fiicno qofka meesha ciladiisa tahay in laga weeraro waana igahay inaad asxaab isku faraxsan tihiin mahadsanid.
@riyakmohamed5973
@riyakmohamed5973 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 alaa berka san dibic kulaha iyo diraca albabka logalinayo kkkkk shadiyo iyo babajey wan idin jecelnahay ❤️❤️
@osmannibiri9193
@osmannibiri9193 3 жыл бұрын
If baba jeey bags shaadiyo sharaf , that’s a different realm. Proud
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Bisinka english inkaaran oo qaraxii soobe ku dhaawacmay aya jajabsaneysaa ee walaalow maxa kugu qasbay rafaadkaas somaligaaga maa isaga hadasho dadka dhan waa wada somali anagoo kula hadleynaba 20 years aan english ku hadleyna lkn somali ayaa ku dhex jirtaa why English uga baahan thy hada
@osmannibiri9193
@osmannibiri9193 3 жыл бұрын
@@darishore814 you look sick walal !! seek medical attention.
@foosfiyorochannel3574
@foosfiyorochannel3574 3 жыл бұрын
shaadiyo sharaf shekadaada shaxshaxda jecliya masha allh🥰
@masbalyuusuf3717
@masbalyuusuf3717 3 жыл бұрын
Masha allaah labo qofoo aan jeclahay marwalba naga qosliya illaah hadin xifdiyo
@duqbojo3217
@duqbojo3217 2 жыл бұрын
HESTAAN MA GACEED😅😅😅WLHI WAA QOSLAY
@laylayusuf2282
@laylayusuf2282 3 жыл бұрын
Wlhi waa qoslay😂shadiyo iyo baaba ilahay haidin sharfo🥰😅✨🥰
@ruqiyohassan610
@ruqiyohassan610 3 жыл бұрын
Am fast 1 to comment or wat😀😀😀♥️
@abdurahmanabdiaziz1772
@abdurahmanabdiaziz1772 3 жыл бұрын
Baaba Jeey iyo shadiyo sharaf aaa dawaday mana qoslin been dheh 😂🤣🤣🤣
@mahadsaalax4878
@mahadsaalax4878 3 жыл бұрын
Masha allah baaba jeey koofida najiib wuu ku nuraa ee ku dhegso koofida
@rkpoi2278
@rkpoi2278 3 жыл бұрын
Wwwwww m.a wlle hindiga ad ku fcnthin ee noao badiya wani tagera❤
@deeqaabdifitah2924
@deeqaabdifitah2924 3 жыл бұрын
Labadaan markaa isku arko waaba iska qoslaa inta ila midka ah like ta iigu giira😂😂😂😂
@muscb____yare5455
@muscb____yare5455 3 жыл бұрын
Msh allh shaadia iyo baaba jey wllhi shactiradiina waa ka hela Allha idin xafido ❤❤❤💋💋
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@nasranashaad1309
@nasranashaad1309 3 жыл бұрын
Labadan yaa iskukeenay beerkay kucasaynayaa keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqoali3277
@deeqoali3277 3 жыл бұрын
😂😂😂shaadiyo iyo baaba jey wan idin wataa
@mustafagaming1968
@mustafagaming1968 3 жыл бұрын
Dadkan iska jeclahy wlhi 😅❤🙆‍♂️🤴👸
@kamaalmohamed8812
@kamaalmohamed8812 3 жыл бұрын
Baba iyo shadiyo alaha idin xafido cimriga alaha ni siydiyo wlh idn arko qosolka bilwo ila dhmd iska qosla thnks
@rashkaofficial6147
@rashkaofficial6147 3 жыл бұрын
wlhi bentaa ma ahn hees hindia ah oo jaceyl ah markaa dhageysana inaa wax jeclhy baan daremaa mana arko qofaa jeclhy❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@zamzamalidangaab8286
@zamzamalidangaab8286 3 жыл бұрын
Abaayo horta masha allh wlh waxaan ku farxaa videoyada sida quruxda leh aad inoogu sameeso qosolka shactarada mahadsanid kun iyo kow jeer hambalyo insha allh 1m gaar. Waxaan kusoo jeedi lahaa abaayo shaadiyo wiligaada hakula kaftamin qofkaan waxa ka maqan sababto ah qosol ma galo waa qof aan dhamestirneen lexdiisa laxaad sidaas darteeda yuusan Is daremin in asaga wax ay ka maqanyahiin waxaan rajenaa qalbiyada dadka aan dhameestirneen in aad ilaaliso si qaasa insha allh dadkaas xaqiiqdi waa dad qalbigooda nadiifa. Adinka inagaa inoogu talagasheen in aad naga farxisaan ogoow in ay jiraan dad asaga cadaw ku ah kuna raadinayaan wax yar coz waa qof KZfaqr ah view's ayaa lagu raadsan karaa adinkoo xibintiisa maqan ku qoslaayo I believe In aad tahay gabar qalbi wanagsan leh guuleyso abid shaadiyo gacallo. Waxaan idinka salaamay qalbiga adiga iyo baaba jey insha allh coming son silverka Baaba jay guuleesta 😘🖐🖐
@najmoabdihashi3537
@najmoabdihashi3537 3 жыл бұрын
Waa idin jeclhy wlhi love isaartah🤪😘💯💋
@Ina.mataan
@Ina.mataan 3 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄😄 alla shaadiyo iyo baaba jey kaadi iga keeni rabayn saan u qoslaayey ar kuwaanaa
@Dollsxxxxx
@Dollsxxxxx 3 жыл бұрын
Baba jey iyo shaadiyo qosolka adunka wlhi waanaga dhameseen ❤️❤️❤️
@baaruudcali5588
@baaruudcali5588 3 жыл бұрын
Baaba jeey iyo shaadiyo sharaf waan idin taageeraa si kal iyo laaba keep going my friends
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Wlky subscribe isar please
@ayaanahmed5117
@ayaanahmed5117 3 жыл бұрын
Nayruu iyo koray leeba igu soo dhacay jafowga 😂😂😂😂😂😂
@ikranosman9257
@ikranosman9257 3 жыл бұрын
Masha Allah wlhi dadka daliyaa waaa ku qoslo aaa tihin dhamantin waaa idin jeclahay dhaman
@amiiratulahlaam7845
@amiiratulahlaam7845 3 жыл бұрын
Labadan hadan fiirsado dariska xitaaa asoo duulaan ah oo budadadkisa wato uu imanaa qosolwlhi 😂😂😂😂
FAADUMIINI OO BAABAJEEY SI XUN U JAFTAY
15:04
Baaba Jeey
Рет қаралды 242 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 90 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
BAABA JEEY IYO SHAADIYO SHARAF JAFOWGII UGU QOSOLKA BADNAAA
11:18
SHAADIYO OO AFKA FURTEY ILAWAADO HALKAAS AYEY KASHIDANTEHEE
3:04
WALAASHAA BADBAADI
11:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 429 М.
دخلت على منشن التيك توك بالغلط !!
14:38
Barhom m3arawi - برهوم معراوي
Рет қаралды 77 М.
Ruwaayadii Maseerka Maraykanka, Part 1 oo aad u xiiso badan
20:07
Xogmaal Media
Рет қаралды 259 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН