CHALLENGE / XUJO ADAG BIXI LACAGTA 100$

  Рет қаралды 181,360

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

2 жыл бұрын

we can’t wait 300k subscribes
Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
ayto azonto
/ ​
Abdala jamaal
/ abdalajamaa. .
Khalid CK
/ khalid__ck

Пікірлер: 502
@therealmalyuunmaanka
@therealmalyuunmaanka 2 жыл бұрын
Bis Naga Dhaha Waad Nabuubiseen😂😂 Team Abdallow😅
@ayaandaauud1285
@ayaandaauud1285 2 жыл бұрын
Cabdale anaaku soo garaaci lahaaye lambarkaga ayanan hayn kaxumahay inay Caytoku dhacday
@cabdimuuse7805
@cabdimuuse7805 2 жыл бұрын
Waykan soo garac
@xabsaqaali9092
@xabsaqaali9092 2 жыл бұрын
Barnamij funny ah weyan part 2 ban sugyna😂😂
@asmamohamed697
@asmamohamed697 2 жыл бұрын
The food stomach😂😂😂 wlh si daacadan vedioga ugu qoslay sacado kahorna indhahyga lilma kujirtay wad mahdsantihiin❤️❤️
@barkhadsahardiid4150
@barkhadsahardiid4150 2 жыл бұрын
The full stomach ayu dhahay 😅
@engshaybe6195
@engshaybe6195 2 жыл бұрын
Somalidu nin dhargay wax ugu daraane, sixir barar iyo abaara jira sidani waa walacsi 130$, sidaysay tahay waa dhalinyaro maalmahoodi ku jira oo xaq uleh inay farxaan, challengekan ka xiga ku xujeeya inuu booyad biyo ah lacagteed ku daro abaaraha. Farxa oo qosla walaal waad u qalantaane.🙏❤️🌹
@guiled_miiran5870
@guiled_miiran5870 2 жыл бұрын
Apdale I'm first Alx Today it's jumca Sali cala NabiYe Scw🥰
@fardousaali8688
@fardousaali8688 9 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun wallkay cabdacasiis mahamuud geeridiisu way i taabatay walahi Allah ha u naxariisto aqoon uma lihi lkn qof wanagsan bu u eggyahay han u ducayno dhamaan teen Allah xanuunkii uu maray danbi dhaaf hawga dhigo
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
Welcome back Legendary abdalH jamal Another video 📹 😍
@saedabdi2336
@saedabdi2336 2 жыл бұрын
Jiiro KZfaq ufura zxp talent leeyahay😂
@sulekhacadeywarsame9711
@sulekhacadeywarsame9711 2 жыл бұрын
Saaxiibtinimo rag baa leh masha alah alle haysukiin daayo 🥰❤❤❤ wiilasha yadii 😘😘
@fkfamily7243
@fkfamily7243 2 жыл бұрын
Waxa niyada ugu rid oo nagu so dhis dadkan marka horeba isla waynida u dhimanyay lol
@thebulshaawifilms
@thebulshaawifilms 2 жыл бұрын
Walaahi bilaahi tolaahi habeenka waan arkay caydaruuz azonto isagoo dharka xidhan 🤣🤣🤣😅😅😅
@Fatimabdiweli1
@Fatimabdiweli1 2 жыл бұрын
Azonto qofkii sowacay tolow ma noolyaha yaaka warhaya😂😂
@ahmethzerka3849
@ahmethzerka3849 2 жыл бұрын
Indho Nolanaya Umuu ekayn😂😂
@filanwaaoneofficial7761
@filanwaaoneofficial7761 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣Ilama ahan
@Somali122
@Somali122 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😭😭😭
@user-uh9uq8so8k
@user-uh9uq8so8k 2 жыл бұрын
Nabiga ku saliya ❤
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Abdala jamaall abdala walaalka walaalkiis legend always ❤ layaab 🔥 another level challenge
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@mohedothmanofficial7665
@mohedothmanofficial7665 2 жыл бұрын
This incredible vedio legend always legend abdalla Jamaal go foward brother everything Ihope highly development do you more other challenge please when else💟🙏💖💗
@sacdiyomuuse4556
@sacdiyomuuse4556 2 жыл бұрын
Inta taleefonka diyaard saara leheed isooraaca😂😂
@nimcocali3588
@nimcocali3588 2 жыл бұрын
Keep going bro abdalla jamal🙌🙏 and do part two please🙏🙏
@ubahiitoismail2671
@ubahiitoismail2671 2 жыл бұрын
Qofkii soo wacay azoto hawl buu uu soo kordhiyay waada kugu soo dhamtay dheh dakhara laga jeexaya wacad alla abdalla part 2 plz wllo keep going
@aadanookiyaale
@aadanookiyaale 2 жыл бұрын
Very intertaining One😂 Part2 Fadlan👋
@hamzeahmed1152
@hamzeahmed1152 2 жыл бұрын
It's the only KZfaq site that appeals to people Good progress brothers✔︎
@xamdacali8788
@xamdacali8788 2 жыл бұрын
Hhhhhhh and
@sacdiamohmud1527
@sacdiamohmud1527 2 жыл бұрын
Marwalba waa daawadaa channelka abdala jamal vlogs 😍 waxana kahelaa farxad hunayaal horumara ❤
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💓💕💓💚💓💚💓💚💓💚💚💓💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕
@wizer1594
@wizer1594 2 жыл бұрын
War way na walayaan ragani🤣 keep going awldu casima ❤🤍💚
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Keep going legend 💪
@Zack-lz2tv
@Zack-lz2tv 2 жыл бұрын
The legend is back ozonto and cabdle
@qurbomedia
@qurbomedia 2 жыл бұрын
Another level abdalla Jamal
@mesutupdy2736
@mesutupdy2736 2 жыл бұрын
Cayto taagera khaasa kuu ahay🥰
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 жыл бұрын
Challenge kan ana laygu tala galay walee cid isoo qaraacda addunkan waa laga waayay number igu soo khaldama mooyee😅
@qumanqali636
@qumanqali636 2 жыл бұрын
Inaga isku mid ah wlhi😔 barigi hore wax iga asxb badna ma jirto telkaygu mar qudha ma jogsan jirin imikana qaracid iska daye laguma so qaldamo xata😀😀
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
@@qumanqali636 sorry 😞 😐 😅
@Kaluu09
@Kaluu09 2 жыл бұрын
Abdilahi jamal Samigayga legend..Bosaso kala socdaa😍
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Legend keep going pro jamal abdale go forward
@mustaphesiyaad9650
@mustaphesiyaad9650 2 жыл бұрын
Keep going ♥ 💪 ✨ legend ka somalilan
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 жыл бұрын
Maasha alaah keep going my prothers cabdale iyo asonto iyo asxaabtakale💯💯👑👑🥰♥️♥️
@varaxluckyfficial7
@varaxluckyfficial7 2 жыл бұрын
LEGEND ALWAYS LEGEND🔥🔥
@shadiyaahmed6187
@shadiyaahmed6187 2 жыл бұрын
Abdalla fav KZfaqr
@hamzeofficial3999
@hamzeofficial3999 2 жыл бұрын
Part 2 inta igoo racsan isoraca✌✌✌✌
@keeykeey988
@keeykeey988 2 жыл бұрын
ceydaruus ilin ba ku taagan wuu is adkaynayaa😂😂😂🤤
@hayaanfilms843
@hayaanfilms843 2 жыл бұрын
The best challenge wlhi 😅😂😂
@masnahappi231
@masnahappi231 2 жыл бұрын
Wllhi caadi maha mesha wax ka dhacay ka sheebkisu qaylinaya ba ay ee ay kuso hagagto wllahay full respect ✊ ban idin haya 🥰✅💯👌🙏👍
@mahirelmi569
@mahirelmi569 2 жыл бұрын
Xabadkaa yar ee gaban waa ruwayad socota😂
@zeinab3110
@zeinab3110 2 жыл бұрын
The food stomach😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamedsaalah6651
@mahamedsaalah6651 2 жыл бұрын
Tʜᴇ ғᴜʟʟ sᴛᴏᴍᴀᴄʜ ᴀʏᴀᴜᴜ ᴅʜʜʏ
@mohamedabdalla1279
@mohamedabdalla1279 5 ай бұрын
😂 food
@faatimahassnshire897
@faatimahassnshire897 2 жыл бұрын
Abdalle jamaalow barnaamijka kaftan fanka abdikariim ali shaah mar kale kusoo casuun codsi ina aderow👑
@hamzeupdyrizack8361
@hamzeupdyrizack8361 2 жыл бұрын
Soo badi zhp Challenge kale funny 😄 😆 🤣 waye
@nimcojaamacbuuay3492
@nimcojaamacbuuay3492 2 жыл бұрын
Caydaruus wll kay waanku salaamay farxada ku nôlow abid❤❤
@fadxiyaodeytrue9601
@fadxiyaodeytrue9601 2 жыл бұрын
Weewee waladay waan idi sugayey msha allh
@zadoali4846
@zadoali4846 2 жыл бұрын
Ku slm huno abdala from Djibouti jano🇩🇯
@cabdishakurxuseenmoh
@cabdishakurxuseenmoh 2 жыл бұрын
Abdala jamal abdala legend an aad u xiseyo videoyadisa keep going pro 😍🙌
@safiyadheman8746
@safiyadheman8746 2 жыл бұрын
Cabdala iyo asxabta kale keep going legend
@naciimacawke7200
@naciimacawke7200 2 жыл бұрын
best challenge Ilove it team qurux badan abdala jamal abdala qosol igu hadhin team diyaar San hargesia woooow 🥰🥰🥰🥰
@hudoozhhudozhina725
@hudoozhhudozhina725 2 жыл бұрын
Keep going Apdla jamal🥰
@ritwaanhuzzien2673
@ritwaanhuzzien2673 2 жыл бұрын
Apdalla jamal zhp keep going hormal weyn ku rajaynYaa
@nimcojaamacbuuay3492
@nimcojaamacbuuay3492 2 жыл бұрын
Wow cabdale jaamal waan ku xiisnaya wallaahi nolow wll alle hamigaag iyo hadaf kaag ha ku siiyo salsn sare🤚❤❤❤🧡🙊🙊🙊💋
@yessboss9640
@yessboss9640 2 жыл бұрын
LEGENDS💚😍❤️
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 2 жыл бұрын
Abdalla jamaal keep going brother💯🙏👑
@khadarmaxmuud8152
@khadarmaxmuud8152 2 жыл бұрын
Abdale Jamal sxb keep going 💚🤍♥️
@maanabdirisaaq1484
@maanabdirisaaq1484 2 жыл бұрын
Hhhhhh m.allah talented wllhi,maannodaynbah dadkizi iny hrgyza igulanolyihin🤣🤣keep going
@ilwadquruxilwadqurux5358
@ilwadquruxilwadqurux5358 2 жыл бұрын
MashaaALlah Abdallah djamal good chalenge bro wale rag ba is helay caawa farxada allah ha ini siyaadiyo Aidarous wan ka tacsiyadaynayna lacagta ka baxday bro kkkkkkkkkk
@muniirakhairdon2690
@muniirakhairdon2690 2 жыл бұрын
Wiilka kaliyeen seexan karin ilaa aan daawado abdleh jama 🥰😅
@hoodoaxmed818
@hoodoaxmed818 2 жыл бұрын
It's amazing challenge wlhi abdalloow indro noosoo Badi challenge yada noocaasa😁😁😁
@queenyduriyadih4299
@queenyduriyadih4299 2 жыл бұрын
Abdala jamaal our legend🥰
@suhaybosman4990
@suhaybosman4990 2 жыл бұрын
Inta fahansan Halka ciyaartan laga soo koobiyeeyay wan salaamayaa 😆
@baadaducaale6952
@baadaducaale6952 2 жыл бұрын
Beautiful people beautiful country S/L🥰🥰🍱
@garaadabdiqaadir
@garaadabdiqaadir 2 жыл бұрын
in sha alaah 300k
@hanadkaaml3389
@hanadkaaml3389 2 жыл бұрын
Cabdalle jaamal keep going ayaan leenahay pro🙏
@hamdahassan5138
@hamdahassan5138 2 жыл бұрын
Wll Abdallah jamaal ruunti waan ku tagera horeey uu socu🥰🥰🥰
@Dankali301
@Dankali301 2 жыл бұрын
Abdala jamaal sxb waan ku sidanaa gar iyo gardaroba Jilaa caana oo soomaaliyeed oo la odhan jiray sareeye reer jabuuti buu ahaa baa waxa laga hayaa (Waad naga keentay allah ha kaa keenee) Markaa caawa waad iga qoslisay barnaamij fantastic ah 👌👌👌👌👌👌👌👌🏿
@janaat11
@janaat11 2 жыл бұрын
Plz part 2😂😂😂😂😂😂💔
@sulthanshakuur6189
@sulthanshakuur6189 2 жыл бұрын
Cayto *kiro Guri* ayaa kusoo baxday, markaasu kuleeyahay waa iska caadi nin adag 😂😂😂😂
@cureejiahmett1195
@cureejiahmett1195 2 жыл бұрын
Hamplyo Bowahy l Abdalla wn kugu hampalyen inaa garty 300k subscribe horey usoco mar walba garabkaga nahay❤️👑🥰
@Zaynab_Hassan
@Zaynab_Hassan 2 жыл бұрын
Farxada waa la samaystaa😂😍
@zuhaibkhadar.4579
@zuhaibkhadar.4579 2 жыл бұрын
The food stomatch😭😂😂😂😂
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 2 жыл бұрын
7:00 midhkasi waa Mr bean cadiya wLh 😂😂 Abdalla JamaaL Good idea zHp 👏🏾💯
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 2 жыл бұрын
Inamdaydu qurux miidhan weeyi mnshalaahaa alle ha idin daayo wllo
@ilwaadmhmud9546
@ilwaadmhmud9546 2 жыл бұрын
Noso badi abdala wllo wxn ku qoslay the food stomach 😆 😂 🤣
@maida4055
@maida4055 2 жыл бұрын
Abdalah wiilka kaliyee KZfaq ka taageero i m your big fan from 🇺🇸✌️
@fixpro7168
@fixpro7168 2 жыл бұрын
Heee kkkkkk
@hamdamohamud7018
@hamdamohamud7018 2 жыл бұрын
chalenge gii ugu wanaagsanaa aad sameysiin wlhy 🥰🥰🥰🥰🥰 waan jecelahay Asxabtu markey wx kasta isku garabtagan yihin wx kasta iskaga rali yihiin i say m.a 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💯
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 2 жыл бұрын
Abdallow su,all igna jawab oo haygala bakhylin jawaabta Shadhadhkan koofiyada leh halken ka hela mise shirkad gaara ku tosha
@123mohamedh
@123mohamedh 2 жыл бұрын
hahha😂😂 wallahi aad ayuu ugu xumaaday lakiin waa qof aad niyad u wanaagsan
@Feelingmotivation101
@Feelingmotivation101 2 жыл бұрын
Why waa fantastic ,something amazing, 👏👏👏 it is a challenge keep going pro intaas iyo inka badanba hlkaas inooga wad🙏🙏
@AtoMuste
@AtoMuste 2 жыл бұрын
Odayga Waa Utashateen... Anoon hayn baa kaxumayd kulahaa😂🤣😂🤣
@najaxaadan1193
@najaxaadan1193 2 жыл бұрын
Halkan wxan ka zaleemayaa Cadale jamal iyo apdicasiis jamal♥️♥️♥️♥️♥️
@maxamedxariir6888
@maxamedxariir6888 2 жыл бұрын
Hadhaakugu filan kugu ma qirto 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 is the best 👌
@afnaneabdillahi9319
@afnaneabdillahi9319 2 жыл бұрын
Tan waxba walaal ilaah waa kula Jiraa werwer aidrous Mohamed Abdillahi ❤👑
@zamzamarabture8930
@zamzamarabture8930 2 жыл бұрын
Keep going hunoyal
@sharmaarkemaxamuud8801
@sharmaarkemaxamuud8801 2 жыл бұрын
Part 2 soo samey zxp waa xaraabo hhh
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Rag culus ba is heley❤💯💯 no so badiya barmamijka Ceydaruz waxba heley❤
@munashide1602
@munashide1602 2 жыл бұрын
Wlhi The best challenge 👏✌
@zahraa.ismail390
@zahraa.ismail390 2 жыл бұрын
"The food stomach" made my night 😂😂😂😂, what if none of you didnt receive any calls all night?you would wait till the closing time of the restaurent? because its seems like everyone informed their relatives or friends not call
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 2 жыл бұрын
You made my night too😂😂😂 Exclude the one who pays, all other guys told their relatives and friends not to call that night😂😂 also if none of them didn't get call all the night the video recording would put into the duspin😂
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 2 жыл бұрын
😀😀😅😀😅😀
@abshirmohamed6512
@abshirmohamed6512 2 жыл бұрын
@@maankaabchannel6364 absolutely so
@abshirmohamed6512
@abshirmohamed6512 2 жыл бұрын
Walaha is so funny really
@abshirmohamed6512
@abshirmohamed6512 2 жыл бұрын
But if I were there that night and someone calls me you know what am gonna do I took my money they were lost me her or him what ever who's 🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥
@barkhadsahardiid4150
@barkhadsahardiid4150 2 жыл бұрын
Jawi cafimad Hargeisa 😍♥️
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
keeb going bro
@akramjamaal2627
@akramjamaal2627 2 жыл бұрын
Next part2 Soo sameey (Abdalla JamaaL) waxaad soo qabata fanaaninta reer hargeysaa sida (Qamar sugaani) ( Ali saki ) (Saalax sanag ) ( Abdikariim ali shaH ) (Cabdijibaar gacliye) (Aamiin yare ) please waaxaan ka socdaa shacabka fidraalka ISMUJIYAA FROM BOSAASO TO MUQDISHO💪💯
@xamdamawliid1586
@xamdamawliid1586 2 жыл бұрын
anoo shiidan imoo wan dhargayaa waan baxayaa kuteh😂😂😂😂😂😂😂
@abdikarimmowliid9071
@abdikarimmowliid9071 2 жыл бұрын
Abdalle, give us more such arguments
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Caydaruus😀😅😅😅 xitaaa number ayu arki wayey jeeb dilaac aya ku baxay
@itszeno8083
@itszeno8083 2 жыл бұрын
Wow Besty chalenche 😅💕💕💕💔
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Abadala jamal xalay inan ku so Waco ayey ahyd😅🤣😅😅 zHp qli pada cagaha ku galin lahaaaaa
@kalsoniduwaamuhiim6849
@kalsoniduwaamuhiim6849 2 жыл бұрын
Cayto qofkii sowac qof maah kaas habar bu qabaaa 130$ ayuu ka sary hal mar saadkiis o waliban cunto ah hady dhar ahan led wayba wacnan ledee🤣😅
@nadacaddy8289
@nadacaddy8289 2 жыл бұрын
Subxanalaaah dadna gaajaaa laysay idinkana wad dheelysaaan
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid Жыл бұрын
Abdala jamaal walaal hore uu soco
@jamila___janno2593
@jamila___janno2593 2 жыл бұрын
Aadan On the beats wu si dardaarmay “imikaba hayso garaacina Garacey”😂
@abdiabdalla6405
@abdiabdalla6405 2 жыл бұрын
Ku raaxyso dhulkaaga hooyo sxp
CHALLENGE IYO SU’AALO DAGDAG AH
16:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 507 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 17 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
FIRST CHALLENGE IYO XUJO PART 1
14:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 246 М.
LAHJAD MUQDISHO VS HARGAYSA
16:41
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 324 М.
KAFTAN & SU’AALO DAGDAG AH
14:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 108 М.
CHALLENGE ADAG IYO XUJOOYIN KU RIDA SWIMMING POOL KA
17:14
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 180 М.
CHALLENGE ADAG IYO SU’AALO DAGDAG AH
13:39
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 286 М.
最后到底是恶作剧还是真的? #海贼王 #funny #comedy #路飞
0:40
How Can parents love their children equally? #shorts
0:38
mountainlion5
Рет қаралды 9 МЛН
Anxiety panic attack (Inside Out Animation)
0:11
FASH
Рет қаралды 10 МЛН
Are you competing for excitement or excitement and humor? Shoot as you please. Don't follow the
0:56
Tahan Tawa 95 😅
0:44
Jacksinfo
Рет қаралды 12 МЛН