Ciidanka Qaranka JSL oo Fadhiisino Cusub Ku Ruqaansadey war ka Nixiyey Huwantii iyo Cadowga

  Рет қаралды 25,026

Maal TV

Maal TV

7 ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 111
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 ай бұрын
Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️ Thanks for your information Mujaahid Abwaan Caqaayad ❤❤
@fardowsa6949
@fardowsa6949 7 ай бұрын
Masha Allah ilahay guuuuul iyo khayr baan idin rajeynaya ciidan qarran Somaliand ilahay na ha inaga qaboojiyo colaadda.
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 7 ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso weliga illahay ha inasiiyo nabad gelyo cadowga illahay ha inaga qabto insha Allah guul ciidamada qarank jamhuriyada Somaliland ❤❤❤❤
@aminafarah7494
@aminafarah7494 7 ай бұрын
Masha Allah guuul guuul Somaliland insha Allah
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 7 ай бұрын
maansha ALLAAH guuuuul insha ALLAAH ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯♥️
@dahirmohamud4096
@dahirmohamud4096 7 ай бұрын
Somaliland guuuul ♥️🤍💚
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Good morning Abwaan Mujaahid💪🏾
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 7 ай бұрын
Insha Allah 👍🏾👍🏾👍🏾💞💞🦾🦾🌺🌺
@fatumamohames
@fatumamohames 7 ай бұрын
Guuuuul iyo gobanimo guuuuuuuul guuuuuuuuuul somaliland
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Wow wow wow Wuxuu Gilgishoodhuftaba Soogoosey Xadhigii Wallahay Waakan Aarkiimiciyaale Ee Ruugijirey Waxkasta . Alamsade Allowsahal🫲🏽
@muntazissa6837
@muntazissa6837 7 ай бұрын
masha allah geesiyada somaliland ilahay garabkooda malig ha ku xojiyo wa la ina gardaraystee malinta show taliyashaba wa maqnayen Ali barne wa maqna baan maqlee show rag laga maqna ba la helay
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 7 ай бұрын
Somaliland guuuul Somaliland guuuul ciidanka qaranka guuul iyo gobonimo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 ай бұрын
GUULE INSHA ALLAHU CADOWGA SOMALILAND CAAGTA HOOSTADA INSHA ALLAH🎉🎉🎉🎉🎉
@faisakhalil1663
@faisakhalil1663 7 ай бұрын
Maashaa allaah Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 7 ай бұрын
Aamiin
@user-qi5dk5ig6q
@user-qi5dk5ig6q 7 ай бұрын
Mansha allah guul ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland ❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha alllllah guuuuul somaliland reeer somaliland noooooolaaada waligiin cadawgiinu ma ciil baxo❤
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 7 ай бұрын
Guul Somalilnd❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@hiddowacan811
@hiddowacan811 7 ай бұрын
Guuul guuul soomaalilaan adna guulayso abwaan❤
@Koosmusemouse-qn5cy
@Koosmusemouse-qn5cy 7 ай бұрын
AFKAAGA CAANO LAGU QABEY ABWAAN CAQAAYAD NIN DALKIISA IYO DADKIISA AF IYO ADDINBA KU DIFAACA MAGACAAGA IYO MADAXAAGABA ILAAHAY HA RAAJIYO S/LAND,CIIDANKEEDA,CALANKA TAWXIIDKA LEH IYO CIDDII JECELBA GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxamed-bu8ke
@Maxamed-bu8ke 7 ай бұрын
Masham allah
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 7 ай бұрын
Ha sheegin ciidamada iyo meelaha ay deganyihiin iyo siraha ciidamada qaranka please. Mahadsanid
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 7 ай бұрын
Haye, inaader istaahil waad igu ogtahey
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 7 ай бұрын
@@AhmedbiciideAhmed Thanks
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 7 ай бұрын
Somaliland guul iyo Gobannimo ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdisuleman8113
@mohamedabdisuleman8113 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 7 ай бұрын
Guul iyo gobanimo 👍🏾🦾🦾🦾❤️💞💪🏾💪🏾🌺👎🏿🌷🌷🙏🏿❤️❤️🦾👏
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 ай бұрын
GUULESTE CIIDANKA QARANKA JAMHURYDA BAARKAYSAN EE SOMALILAN GUUUUULE❤❤❤❤❤❤
@amaaladem3486
@amaaladem3486 7 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland iyo dhamaan ilahay xumaha ha ka dhex saaro oo huwantu ha rogmato guul guul iyo gobanimo guul guul ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 7 ай бұрын
Abwaankani wxgarad somalilnad guul guuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
@khadrashariff146
@khadrashariff146 7 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂.....masha. Allaahs
@zahrabulale375
@zahrabulale375 7 ай бұрын
Dee iska qabta oo somaliland way guulesanayaa inash allahu
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Abwaan waadiga Qoslisey Wallahay 😂😂😂😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Ciise Iyo Gudabiisi Waadad Waxgarado Khayr bakudhamaanaysa Bidnillah Ta’aala
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 7 ай бұрын
Guul somaliland
@aliabdi3689
@aliabdi3689 7 ай бұрын
❤❤❤❤♥️💯💕JSL GUUUUL
@shugri-2292
@shugri-2292 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 7 ай бұрын
Geesi abwaan
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 7 ай бұрын
Guul somaliland salaan Abwaan
@user-ji6kf5su4g
@user-ji6kf5su4g 7 ай бұрын
Somalilan guul ❤❤❤
@hubsiimojslhubsiimojsl6975
@hubsiimojslhubsiimojsl6975 7 ай бұрын
Guul guul
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
WARIYE CAQAYAD WERIYE ADAG MAN SHA ALAH
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 7 ай бұрын
Good job 👏 mujaahid caqayad guul Somaaliland ❤❤❤
@saynabismail2646
@saynabismail2646 7 ай бұрын
Nin caqli badan ayaa tahay ilahay ha nookaa daayo❤
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 7 ай бұрын
Guul iyo gobonimo somaliland
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 7 ай бұрын
💚🤍❤️💪💪💪💚🤍❤️💪💪💪💚🤍❤️
@Kadraahmed124
@Kadraahmed124 7 ай бұрын
Masha allaah somaliland guul ❤❤❤❤❤
@fardowsa6949
@fardowsa6949 7 ай бұрын
Waa in la xidhaa cadaqataha isku diraya ummada ilahay ha inaga qabto waa cadowe.
@mosesahmed6418
@mosesahmed6418 7 ай бұрын
Kkk
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 7 ай бұрын
Waa nika ugu benta badan scaial midea ha
@roodanuur461
@roodanuur461 7 ай бұрын
Inshaallahu gul
@iissa7685
@iissa7685 7 ай бұрын
Keep going
@abdirizakfamily2385
@abdirizakfamily2385 7 ай бұрын
Suldaan aad baad u salaamantahay.waar raggu waa huwane aad ha uga nixinin.wuxu waa huuro e aan lugu badan ku taagneyne
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 7 ай бұрын
Genesis Qaran. Noolow
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 7 ай бұрын
Indr update matihid waxbana nalagamaad hadal!
@faridwiser5441
@faridwiser5441 7 ай бұрын
War sirta ciidanka ha ka faaloon. Fadlan.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Arintaas Dumarka Lacashuurayo warkeedu Halkan America ayuunooguyimi😂😂😂😂 War Ileen Ceebloomadhinto 🤭
@amnoali8348
@amnoali8348 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤ربي يحميك 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 7 ай бұрын
Abwaan sare Wan kusalamay
@abdulrahmanahmed8077
@abdulrahmanahmed8077 7 ай бұрын
Guul iyo Gobanimo. Libaan.
@user-gp9oq4sd5q
@user-gp9oq4sd5q 7 ай бұрын
What dream
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Tuuladan Majeereeniya Ninkanakataliya😂😂😂 War Ileen anagaawax Aragnay😂
@ismailjama3411
@ismailjama3411 7 ай бұрын
Graad een
@CabdiGeelle-pf6mf
@CabdiGeelle-pf6mf 7 ай бұрын
Asc yaa inangumed waa huwanti oo tuugsigaga xun suulka kugu caawiyey hadaad kibir Tidna farta suulka ka xigta kaaga aasaya barida Nam Nam Nam dix dix dix dix qaranka barida wayin
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 7 ай бұрын
😂😂😂Huwaneey bye Ali baba here we go again 😂😂😂
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 7 ай бұрын
Ruqaansaday diyaar hore u socday,......., ka naso!!!!!!!!
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Dawladu Waa Inay Gacanbira Kusooqabato DADKAAS Caloosha Udhintooyin Dalka Hagardaamada Kuhaya Ee Dadka iskudiraya
@cashonoor7193
@cashonoor7193 7 ай бұрын
ha odhan somaliland baad dumisey saascaanood baad dumisey dheh
@mwlaimuabdullahi2925
@mwlaimuabdullahi2925 7 ай бұрын
Kkkk ninkaa Aad soo dhigtay sawiro badan ayaa kudhacday waxaana lagu sugayaa inuu yimaado furanta hore kkk hada ayuuba yahay maxbuus harti
@amaaladem3486
@amaaladem3486 7 ай бұрын
Somaliland ha aragto in loo tashaday Garadka aad buun buuninayso kuma rabo ee ha ku daalin daaroid wuu is raacay inadeeraw toosi Somaliland ha is raacadi
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 7 ай бұрын
Garaadkani caamilka ah.colaaddii sayidka ee.raggii ciisee nugaal.caddaan uga daadshey buur.caruurtoodii hadhaa.haddeer cilmigaaga oge.hadhoow way kugu cartami.ma adaan cadawgii ahayn.ma sheekhdoon baan curado dhalin.wallee aadan wuu cartami.
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 7 ай бұрын
Dadbay balaayadu xoqdaayoo.sidii adhigii xugaayoo.billaawaha xiira doonta.shalay iyagoo la xaaqaa .maantana xaddi badan dhinteene.go,dee maxaad xaasil haysaan.
@abobasement346
@abobasement346 7 ай бұрын
Kan wuxuu ku dhimanayan cuqdad wuxuu fadhiyah mel bentah lah qutoh bal intuh bentah u cimrigisih u ku dhamaysanayoh mu ilahay u noqdoh
@MahamedSaciid-zd9oo
@MahamedSaciid-zd9oo 7 ай бұрын
Huwan muxuma waa magac fcn gashaanbuur
@hodanfarah9086
@hodanfarah9086 7 ай бұрын
Walaalow ma xishootid miyaa?
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 7 ай бұрын
Abwaan kadaa soomali land baad dumisay qaranku sidaa ku dumimaayo laascaanodna way ku soo noqon gacanteena inshlah
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Itobiya iska celiya
@user-oi1nr4pz6e
@user-oi1nr4pz6e 7 ай бұрын
Lixle anaa dilay gaadhi Beeba Ku baacsady dhaawac ahaan baan Ku dilay
@faridwiser5441
@faridwiser5441 7 ай бұрын
Ina Faqash, Afweyne Barre anigaa Villa Somalia ka Soo salary oo baacsaday. Anigaa Morgan iyo Gaani qoodho geliyay. My name is. Faqashta wase and Faqash dhalfeeye.
@user-oi1nr4pz6e
@user-oi1nr4pz6e 7 ай бұрын
@@faridwiser5441 car U aar aabaha ana dilaye
@user-gp9oq4sd5q
@user-gp9oq4sd5q 7 ай бұрын
Go to oroomia
@tabarakmedia5198
@tabarakmedia5198 7 ай бұрын
Waar horta cadowga maxaad u hor carartaa waa maxay colaadan borama ka jirta ee aad cadawga u sheegaysaa - waar ciise iyo samaroon waa rag tol ah inagaa ku filan dhamayntooda ee jooji ceebtan aad inoo faafinayso
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 7 ай бұрын
Waxan diiday kelmedaad tidhiyee ah garaad waxaad dumisay somaliland 'been garaad iyo qayrkii toona wax mayeeli karaan
@faisalosman9906
@faisalosman9906 7 ай бұрын
Duuflaalkan halbowlaha jaraa sooma daadago’e warmahayga daabkoodu waa dhagax aan diiqmayne
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Kuwasi mayaga noolba
@CabdiGeelle-pf6mf
@CabdiGeelle-pf6mf 7 ай бұрын
Adeer garaadku waa ninka u lacagbadan kkk adigo muuse guska unuugana Axadka u saboolsan bad tahay cashuurta dunbulukh jaamalaaye tagsigacad baa Agaasime ka ahayid ee cashurqaade de laaska Ken jaqaagow hoo nug
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Kuwasi mayaga noolva
@amaaladem3486
@amaaladem3486 7 ай бұрын
Waxan isasoo dhiibaya yaan la rumaysan iska ilaaliya
@hindaawad1234
@hindaawad1234 7 ай бұрын
Oday wayn baatahay afxumada jooji farmajo iyo fahad yasiin waxaadku caayayso malaa adigaa ah ma qoomoluud baatahay😢😢
@user-gp9oq4sd5q
@user-gp9oq4sd5q 7 ай бұрын
Baacaac
@jamalskp7280
@jamalskp7280 7 ай бұрын
CODKOR BUU AHAA SIILASYO RABOW CAAFIMAADKA U SIYAADI IYO CIMRI DHERER
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 7 ай бұрын
Wali maalin cad ayaad riyoonaysaa e ma mirqaanbaa mise waa kaa dhab
@SaleebaanYare-gb9nr
@SaleebaanYare-gb9nr 7 ай бұрын
Waaryaa.is.dawee.oo.xishood.oo.ka.hadal.danta.iyo.nabadda
@fadumosahra4754
@fadumosahra4754 7 ай бұрын
Umada beenta ka daaya dawlada muuse iyadaa huwana xaqiiqa
@user-gp9oq4sd5q
@user-gp9oq4sd5q 7 ай бұрын
Stop crying 😂😂😂😂
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 7 ай бұрын
Futada weyn baad dhigeysa Gabiley ee kaalay dagaalka gal dee! Huuno HJ dib kuugu dagaallamimeyso
@ammmmgmail
@ammmmgmail 7 ай бұрын
Mr Caqaayada, goormaad gaaraysaan xuduudkiinii uu Ingiriisku idinku wareejiyey? Tan iyo 30 kii August 2023 uun baad akhrinaysaa berri baa la duulayaa saa dambe Laascaanood la qabanayaaye Cigaalshidaadoow colhortiis jabtayeey!!!
@ammmmgmail
@ammmmgmail 7 ай бұрын
Waar Iiddoor 32 sano ayaan eegaynay oo aan lahayn dawlad noqda waase noqon kari waayeen oo kolaygii Inajabuutaawi bay dhaafi wayday oo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Muuse Biixi seedi u ahaa oo gate madaxtooyada taagnaa buu Madaxweynihii Iiddoor waa Muuse-xayraane oran kari waayey kaalay seedi ila qadee. Iiddoor la ogaayoo xaqqiqdii dawlad ma noqon karaayo!!!!
@user-qp6bc3hh2f
@user-qp6bc3hh2f 7 ай бұрын
Oohadaa cabdi ms idinka dawlad qnoqokaraya khatumseeg baatihne waryaa dameer ciyey🦓🦓🦓🦓 hhhhh
@user-oi1nr4pz6e
@user-oi1nr4pz6e 7 ай бұрын
Dhuuso ka timi cii kulahaa
@ismailmohamed3417
@ismailmohamed3417 7 ай бұрын
War waa yusra harti, 😂😂😂😂😂😂😂😂
@faisalosman9906
@faisalosman9906 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 7 ай бұрын
Garaadkani caamilka ah.colaaddii sayidka ee.raggii ciisee nugaal.caddaan uga daadshey buur.caruurtoodii hadhaa.haddeer cilmigaaga oge.hadhoow way kugu cartami.ma adaan cadawgii ahayn.ma sheekhdoon baan curado dhalin.wallee aadan wuu cartami.
Sir Wayn Maxa Sababey Khilaafka ka Dhex qarxay Garaadada Sool
14:52
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 88 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 73 МЛН
JAWABAHA HADII MUUSE  HADUU SIDAN HADU SIDA
1:49:27
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 6 М.
Xirfadle Somali ah oo Farshaxanka Caalamka  ka qayb gala.waa Kuma?
25:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 5 М.
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 23 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 18 МЛН
Smart thief😳 لص ذكي…
0:19
MARYA & AMINE
Рет қаралды 73 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 3,6 МЛН