No video

CIILBAA LAGU DILAA CADOWGAAGA - DHIIRI GALIN ᴴᴰ┇Ayub Axmed

  Рет қаралды 158,916

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
-----------------------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
/ ayub.axmed
www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...
#ayubaxmed #dhiirigalin2021

Пікірлер: 309
@abdirashiidabdulaahi6717
@abdirashiidabdulaahi6717 3 жыл бұрын
Sidi aan kanaalkan u daa'imay wax badan ayaa nolashayda is ka badaly Jazaka'!allah wll suheyb
@ayaancabdinuur5209
@ayaancabdinuur5209 2 жыл бұрын
Wlhi waa Runta m.a wlhi wax yapo padan pan ka faiday Ayup Axmed farxad kuwar😍
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
MashaAlAh waa wanadiyoo qof ah
@nafiisasiciid4615
@nafiisasiciid4615 Жыл бұрын
Ilaahay Haka abaaliyo Walahia waan ku nafisa dhiirigelintaada caafimad taama iyo cimri dheer ayan kuweydiyey ilaahay
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 4 ай бұрын
English
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
ادا كان الله معك فمن عليك وادا كان عليك فمن معك
@dekamohmed726
@dekamohmed726 2 жыл бұрын
Wanka xumahay aniga waxan aha qof aan aqidada nolosheda ku faraxsanayn waxana qadan jiray hadalada xasidiintayda abod aan naftayda ku difaco malihi lkn adi markan kugu xidhiidhay wlhi waxan ahay ayaan daremay iyo inuu alha moye cawiye kale jirin wll dhimasho nolosha uqondaysatay ayaad 2 min igaga badbadisay😭wlhi dadka dhan way iwada bahdilan xata abahay waligay ma arag qof igaarab istagay ama hadal wanaga ishegay ayagoo iniyad dila moye hadi kadib waxan baranaya xaquuqda naftayda inay uqalmin inaaan xasid warkisa u ciilodo waa balan Wall shukran 😖😖😣😣😣
@thehope3065
@thehope3065 Жыл бұрын
Alle ayaa garab kugu filan walaal Noqo qof aan dhag u dhigin hadalada Dadka ama xasidiinta keep going wll
@zaynabjamac6332
@zaynabjamac6332 3 жыл бұрын
Wlhi I was so happy when i see this vedio i realy love your KZfaq my favourite KZfaq keep going wlll❤🙏
@mohansuudi4377
@mohansuudi4377 3 жыл бұрын
You know how to speak English Sisiter of mine 💕😎🙏🏻🙏🏻💖
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 3 жыл бұрын
Shidalka nafteyda macalinka nolasha Ayubow Wakusalame inbadan my legend nolow 🙏🙏🙏🙏
@gouledawaleh9372
@gouledawaleh9372 3 жыл бұрын
Anakafaiday ayub
@nasserhassan743
@nasserhassan743 3 жыл бұрын
Sxb nin cilmi badan ayaad tahay ee Allah hakuxafido oo cilimigana hakuu kordhiyo 100% waan kutaageersanahay
@abdiqaadirjaamac
@abdiqaadirjaamac Жыл бұрын
Allah hakaa abaal mariyo
@abdiqaysmohamed
@abdiqaysmohamed 4 ай бұрын
Mashalah Lagan adbaad no dhirgalisa walaalka ❤❤ mashalah
@ahmednourshyusufsalad6673
@ahmednourshyusufsalad6673 3 жыл бұрын
Run ahaantii chanelkan nolasheyda wax badan uu ka badaley jasakalah Allah wll ayuub axmed mhdsnid
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 3 жыл бұрын
Ku lamid ahay wlh m.a
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 3 жыл бұрын
Isku mid wlhi😘
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 3 жыл бұрын
Dhiiri galiye ustad ayub thank you
@cabdallahcismaan3575
@cabdallahcismaan3575 3 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خير يا استاذ ايوب
@fadumakherow4902
@fadumakherow4902 Жыл бұрын
Thanks waqti aan u baahnaa talo noocaan ah in aan helo ayaan ku arkay kun iyo kow jeer mahadsanid ❤❤❤❤❤ajir iyo xasanaad aan la soo koobi Karin allah kaa siiyo
@ABDIKAYS
@ABDIKAYS 4 ай бұрын
M.a ustaad ayuub axmed thanks
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
That's a very good message to learn... thank u so much.
@AliAli-iw3px
@AliAli-iw3px 2 жыл бұрын
Xaqiiq
@s.m.5330
@s.m.5330 3 жыл бұрын
Masha Allah illaaheey caqligada Allah ku barakeyo 🤲🤲🤲
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
Masha allaah waa run cadawgaaga aragaagaa lagu dhibaa xaasidka waxaa laga dhigtaa garbihii aad Ku duuli leheyd markaad aragti in aad xaasid ledahay Ku dheh yaaku kalajecel xaasidka qalbi madoobaad baa Ku dhacay
@hafsamohamed2147
@hafsamohamed2147 2 жыл бұрын
Thank you my teacher may Allah blessed you
@user-ur9zq4ce7p
@user-ur9zq4ce7p 6 ай бұрын
Wllkey ilahy haku xifdiyo✨️✨️
@AwilAbdullahialiAli
@AwilAbdullahialiAli 6 күн бұрын
Good listening and skills And encouragement
@zeymed6756
@zeymed6756 Жыл бұрын
The best motivator I've ever seen m.a
@nimcosagal2326
@nimcosagal2326 3 жыл бұрын
iLahy haku sharfo wllo jasaka Allh
@mydreamchannel3318
@mydreamchannel3318 3 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo 200kun kabadan baad naga mudantahay macalinkena we love you ❣️❣️❣️🙏🙏🙏
@saraali8581
@saraali8581 2 жыл бұрын
Waa run walee Yyurub markaan Imaaday Nolol Adag la kulmay. Laakiin alxamdulaah waan guuleystay. Aamusnaan iyo in aan ka dhex guuray.
@maxamedyuusuf-bs4mi
@maxamedyuusuf-bs4mi 8 ай бұрын
Tobobarre nololeed mr ayuub
@hindaahmed2371
@hindaahmed2371 3 жыл бұрын
Mash Allah wll Alle haku barakeyo noloshada dhan misanka xasanadka rapi hakuugu daro🌎❤
@rahmaruun5512
@rahmaruun5512 3 жыл бұрын
Mind peace is most important thing one can have.Letsspreadpositivevibesonly♥️
@cabdisheekhcali9284
@cabdisheekhcali9284 Жыл бұрын
Sxb dadka cadawga sad u aragto max at kaa celinooyaan ma wax xun baa mise wax wanaagssn
@sabaaxcumar5752
@sabaaxcumar5752 Жыл бұрын
Mansha Alla wall caliga iyo cimriga Alle ha xiftiyo isha allah
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 жыл бұрын
Maasha'Allaah tabaarakallaah Allaah yaxfidaka aamiin yaa Allaah shukran Jazaakallaah kheyran
@nimojamaal3925
@nimojamaal3925 3 жыл бұрын
Keep going teacher♥️
@thehope3065
@thehope3065 3 жыл бұрын
Thank you thank you Macalin suhaiyb alle haka abaal mariyo Wakhtigii iyo juhdigii aad galisay videogan quruxda badan iyo taladaada tolmoon wxu inoqon Doona shidaalka noloshayda Guulayso labada daroodba macalin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ablaamohanned7686
@ablaamohanned7686 3 жыл бұрын
M.allh waxn ku waabaristay dhagaysiga dhiiri galintan qurxoon
@MariaMaryan-vj8bo
@MariaMaryan-vj8bo Жыл бұрын
Thank you very much teacher, you have really helped me a lot in my life 😭💓
@sulekaablsiyeh1462
@sulekaablsiyeh1462 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah wallahi wa wano qimaleeh o qaliya allaha ku xifdiyo walalow yahye Ahmad
@juuleyare
@juuleyare 2 жыл бұрын
This video is so amazing and I really appreciated it
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Waaaw ayub ahmed alaha ku barakeeyo walal waxan ka hadlesid wa wax jira somalidan u badan gaar ahaan kuwa sadka kugu dhow
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd Жыл бұрын
Ayuup dherigaliheyga Wlhi Aad baa ku tageera apwe Soomalida ayaka Mucard isku ah
@user-ck1hs7gc5d
@user-ck1hs7gc5d 9 ай бұрын
waad mahadsantay zxp alaah hakugu anfaco❤
@istaristarabdulqadir37
@istaristarabdulqadir37 3 жыл бұрын
masha Allah wlhi tasa ben ahen awoodada wa aamusunantada Allxmadulilah teacher thanks
@mukhtarmead3728
@mukhtarmead3728 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah keep going 👍💯
@ubaxisaaq3463
@ubaxisaaq3463 Жыл бұрын
❤❤❤m.a keep going
@abdirahmanxajidigaale2775
@abdirahmanxajidigaale2775 3 жыл бұрын
Mansh allh alaya barkaiya
@user-qw1xy3fd8n
@user-qw1xy3fd8n 7 ай бұрын
Hadal kaliya maahane ficil baysameyaan😢
@madinamuxudina123
@madinamuxudina123 3 жыл бұрын
Saxiix jecliyaa runtaada👌
@drshanaa9154
@drshanaa9154 3 жыл бұрын
M.a ustaad wx ku dhibo Allah ka hyo❤️❤️
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy 11 ай бұрын
Masha Allah thanks
@24hours10
@24hours10 3 жыл бұрын
Mansha Allah, mahadsanid wll.
@moahmedxasan2404
@moahmedxasan2404 3 жыл бұрын
May God protect you teacher😁😁😁😁
@cjofficialchannel5870
@cjofficialchannel5870 3 жыл бұрын
Very Good reminder Keep going bro
@zahraosman3504
@zahraosman3504 Жыл бұрын
Walaal KZfaq waxbadan Ayaa laga faaidaa waanada wanaagsan ilaahey ajar Allah aka siiyo masha Allah nice name too ayub ahmed really I like it you're you tube jazakhulah khair may Allah swt bless you and protect you
@AliFoden-hh2zx
@AliFoden-hh2zx 8 ай бұрын
Maansha ALLAH
@cigemj7228
@cigemj7228 3 жыл бұрын
Mansha allah dhiiri galiye
@salahdiindamal3325
@salahdiindamal3325 3 жыл бұрын
Alla hakubarakeyo walaal salaan sare 🙏
@ninam1000
@ninam1000 3 жыл бұрын
I just found now this men ,oh my god i love his video ,thank you xoxo
@barwaaqosulaymaani1353
@barwaaqosulaymaani1353 Жыл бұрын
It's fantastic video and best motivation😘my Allah keep you teacher
@user-xr4os7hc7s
@user-xr4os7hc7s 11 ай бұрын
Mashaa allh janarkaga markaan kusobirey nafteyda waxbadnbaa iska badaley wall ayuub wadmhdsnthy dhirigalntada waamid naxariis xanbarsan❤
@laazim692
@laazim692 8 ай бұрын
Thank you sxb wlhi hdalkga samey igu leyhy
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 Жыл бұрын
Masha alh wlh wax badan ayaa ka faaidnay macalin allaha ku sharfo meel walbo ad joogtid
@ikraamabdulkadirhassan4475
@ikraamabdulkadirhassan4475 3 жыл бұрын
Keep going teacher🥰
@princessfaatma1150
@princessfaatma1150 3 жыл бұрын
Maasha allaah shukran
@qalanjoabdilaahi7071
@qalanjoabdilaahi7071 3 жыл бұрын
Man shalah man shallah keep going wll qli runtii wax badan ay aan Ka faa.idaysta wll qli alle ha Ku xafido aduun iyo akhiraba💯♥️🖤👏
@rounimanismael4413
@rounimanismael4413 Жыл бұрын
m a wllo hore usoco somaliyey wiilka kor hallso qado wayo dad badan ayu dariiqa saxda kuso riidy jasakumullahu khyr wllo waxa tahy dadka bulshada waxtarka ulle allyxfdk inshallah
@nimcomaxamed2781
@nimcomaxamed2781 3 жыл бұрын
Insh allah mahdsanid ustaaad
@ibraahimcabdi9615
@ibraahimcabdi9615 3 жыл бұрын
ماشاء الله كلام مقنع
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Wow ayuub keep up pro
@saruuraaxmad5884
@saruuraaxmad5884 9 ай бұрын
😥saan rajenaaya inaan noloshayda heer kagaaro.....inaa soo dhuceya😢
@khadijahussein5955
@khadijahussein5955 3 жыл бұрын
My ustaad thank you
@zakihajjially3931
@zakihajjially3931 3 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsnthy ustaad💟
@shamissalaad2440
@shamissalaad2440 3 жыл бұрын
Well said my brother 👏
@hamdiahmed3538
@hamdiahmed3538 3 жыл бұрын
Masha allhaa thacks wlaal qaaali 👌👌👌👌
@abdirisakaxmed8203
@abdirisakaxmed8203 3 жыл бұрын
Ayuub Axmed walaal jira
@nuurtomohamed9094
@nuurtomohamed9094 3 жыл бұрын
waa run niiclayasha dhag loma dhigo ku mashqulka qayrkaa qorshe dhama jira
@qalbilove2448
@qalbilove2448 5 ай бұрын
Ustaat ayuub❤
@maxamednaasir3001
@maxamednaasir3001 3 жыл бұрын
Mansha Allah wllkey alle haku xafiido
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Masha allh thanks Bro
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maaasha allah keeb going 👍💯 my teacher dear
@jamiiloibraahiim8213
@jamiiloibraahiim8213 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal ayuub axmed
@umufatima7807
@umufatima7807 4 ай бұрын
Mashallah❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
M.A USTAD JISKUM LAHI QAYRAN WA XAQIQ IN UJIRO XASADVKU MASHQULSAN ADMIGA ANIGA AHAN WALHY AAMUS UGA REYAY XASADKA IDABA GALA IYO ALE BARI ALX . NATIJADANA WAN ARKA ILA QOFWALBO IDHIBA MARKAN BALAYO XIJAB KAGALO INU IGUSO OOYO ISAGO DULAYSAN WAXASNA WA DAACAD NIMADA ALX
@user-lk2jy7kd6e
@user-lk2jy7kd6e 9 ай бұрын
Qofku haduu dadka ka hormaro dadkuna ay hormarkiisa xaqiran oo iska indha tiraan sidee loo tusa awoodaa❤
@user-ov1tu6hf5r
@user-ov1tu6hf5r 9 ай бұрын
Ayuub Waa Shaqsi Wangsan❤
@ugaaz_ahmed_john
@ugaaz_ahmed_john 3 жыл бұрын
Mansha allah sxb alle maskaxda hakuu barakeeyo
@yaaziincabdurashid4838
@yaaziincabdurashid4838 3 жыл бұрын
I follow you from Djibouti brother keep going bro thank you very much for your advice 😊
@ubaxcaawl2573
@ubaxcaawl2573 3 жыл бұрын
Waa runtaa alle caqliga iyo cilmigaba hakuu siyadiyo
@samsamsiciid6875
@samsamsiciid6875 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal alle ha ku barakeeyo aduun iyo akhiraba talooyinkaaga wax badan baan ka faaidnaa jasaakallah
@sabrinali8538
@sabrinali8538 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalkay jzklah qeyran
@dhemanahmed1465
@dhemanahmed1465 Жыл бұрын
Wan farxay wlhi markan hadal kaga dhahestay thanks bro
@shortdua6406
@shortdua6406 3 жыл бұрын
My role model Allah haku xafido wll
@dheereeyemaxamadcabdikarii7681
@dheereeyemaxamadcabdikarii7681 2 жыл бұрын
Allha ku barakeeyo
@asmamahamuud8343
@asmamahamuud8343 2 жыл бұрын
Maasha allah keep going
@user-of6nq7gb9y
@user-of6nq7gb9y 7 ай бұрын
Mahdsanid ayub
@xasanaxmed5726
@xasanaxmed5726 2 жыл бұрын
Macalin ayub wlhi waan ku tageraa waxaa ka qady dhiri gilin
@princessjamaad369
@princessjamaad369 3 жыл бұрын
Thanks wallo
@aamohamed5102
@aamohamed5102 9 ай бұрын
Dhiiri galiye Ayoub. Allah haku xiftiyo. From Hargeisa
@dhinbilyare7836
@dhinbilyare7836 3 жыл бұрын
QofnA NaftaaDa Ha Ku Aminin
@farxaannuur5698
@farxaannuur5698 3 жыл бұрын
Xushmad ayaan kuu hayaa wll ayuubow
@banaadirchannel5735
@banaadirchannel5735 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayuub walal Allaha ku sharfo waan ka qortay note
@ayanali2300
@ayanali2300 Жыл бұрын
Saxiix wllhi
@umubarwaqobilaan8957
@umubarwaqobilaan8957 3 жыл бұрын
Qofki ugu horeyaan ahy masha allh
@sharifamohamed585
@sharifamohamed585 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid 🥰🥰🥰
1 Nolosha wax walba rabtid lagu helo dad yar ayaa samayn kara!
12:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 233 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 132 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 17 МЛН
Dhiirigalin | KOR ISKU QAAD | HAKA CABSAN | Mohamed omar
10:26
Safwan Pro
Рет қаралды 94 М.
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 44 М.
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 23 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Garaad Jaamac oo jawaab kulul ka bixiyay Aflagaadadii Boqor buurmadoow
11:24
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
5 GUMAYSI Qof sidii la rabo laga yeesho ha noqon
13:17
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 90 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН