ciyigii waa ka baryay dhabarlow khadra dahir iyo sahra ahmed

  Рет қаралды 79,619

Hamza Warsame

Hamza Warsame

10 жыл бұрын

ciyigii waa ka baryay dhabarlow khadra dahir iyo sahra ahmed

Пікірлер: 40
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
1. sahra ahmed jaama 2. mahamed ahmed dhabarlow 3. khadra daahir cige erayadii mahmoud abdulahi sangub
@yonissayid6793
@yonissayid6793 3 жыл бұрын
Erayadii Abwaan maxamuud cabdulahi singub AUN
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 5 жыл бұрын
AUN mamo sahro axmed jamac
@liibancartanxusen1070
@liibancartanxusen1070 5 жыл бұрын
Sahra axmed ilhaahy haku naxatiisto habo
@mustafaelmi8088
@mustafaelmi8088 9 жыл бұрын
yaa Salam
@jamalabdiaziz4161
@jamalabdiaziz4161 7 жыл бұрын
ERAYADA MAXAMUUD CABDILAAHI CIISE SINGUB
@Unknown-lo4qu
@Unknown-lo4qu 5 жыл бұрын
2019?
@ahmedtorays8299
@ahmedtorays8299 7 жыл бұрын
sahra ahmed iyo dhabarlaw iyo khadra daahir ayaa wada qaadaya ,waxa u horaysa sahro ,next dhabarlaw,final khadra
@Maxamedist
@Maxamedist 6 жыл бұрын
Hees mug iyo miisanba leh xaqiqatan
@abdiwelijamma
@abdiwelijamma 5 жыл бұрын
Ali Harera Show Hadii Ad Kuso xasuusatay Like Ha ila Dhaafin
@Cukaashe.
@Cukaashe. 5 жыл бұрын
Intaaan cali haraare ka dhageystay su,aasha ayaan hadda baadhay waanigaa helay xattaa adiga subcribe ayaan kudhayaa
@omarosman2022
@omarosman2022 5 жыл бұрын
Waan daawaday Ali hareera kadib qoray heesta ciyi waa ka baryay
@ahlaamito.offical4253
@ahlaamito.offical4253 5 жыл бұрын
Waa maadays aduunyadu dadkuna Wuumatalayaa Waayowaayo
@hamsexusen694
@hamsexusen694 6 жыл бұрын
xasuus qaaliya ma ilaaabo zanadkii 2010 jidka dheer ee u dhexeeya arabsio iyo Jabuuti habeenkii safarka an ahaa saydii fiicnayd saaxibadan wada soconay samalaylkii sawaxankii sahra Ahmed .dhabarka iyo khadra daahir heestan macaan baydka aanan ilaawin calaacal wxn Ku daayay jacayl calan leh baan sidaa xasuuus aan doogoobin barisamaad axyaa fan qalbiga kama go. o
@baxraawimohamed1037
@baxraawimohamed1037 8 жыл бұрын
Axyaa hees
@mohamedhassan5637
@mohamedhassan5637 8 жыл бұрын
axyaaa hees qaraami ah khadar iyo dhabarlow afkiina caano lagu qabay
@haybexirsi8781
@haybexirsi8781 5 жыл бұрын
Haw xlay Ayaan Ku dhagaystay jidka hergeisa iyo farawayne udhaxeya 3 habenimo anoo arooska imid
@omarmunye6290
@omarmunye6290 7 жыл бұрын
Aduunkaan waxaa cusleeyay cadaan baa madoow amaahday,waxaay nabadii carootay markeey car I taabo gaadhay, guuguulihii xalay ciyaayana colaad buu sheegay la yaab leh, war hayaay wax baa ka dhacay meesha yaa salaam yaa salaam waxaas baa hees lagaa dhahaa.
@ibrahimosman4946
@ibrahimosman4946 6 жыл бұрын
17/12/2017 is watching
@yasinyaska6745
@yasinyaska6745 9 жыл бұрын
Masha allah waa hees murti leh
@kadiyexasan2621
@kadiyexasan2621 7 жыл бұрын
sadexduba wey wada qaadeen
@adanxasan3139
@adanxasan3139 7 жыл бұрын
heeskaan Waa hees siyaasad ah abwaan sangub xitaa Waa lagu qabsaday
@shiineosman2140
@shiineosman2140 6 жыл бұрын
Woow fannki koore weyan
@shiineosman2140
@shiineosman2140 6 жыл бұрын
Cadceedu inay wargeto culimo darista tilmamay inuu cirku kalaa sareyanaa qurankenaa cadeyay
@opendoorsouthside6733
@opendoorsouthside6733 Жыл бұрын
haduu ruhu cida daayana jiilaal culus baa saaraan
@maxamadomar9974
@maxamadomar9974 8 жыл бұрын
axx igada waa hes.ninweyn waxasbaa.ladhahaa fananin.erayaha.laysku.adegsan.hayo.bal.dhagayso
@gaagaamaxamud7288
@gaagaamaxamud7288 7 жыл бұрын
waa khadra dhabarlooq iyo sahra ahmed
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 3 жыл бұрын
Asalamu calaykum rahu haduu cida jilaal culus ayaa saaran markasi farmaajo jilaal culus ayaa saaran
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 5 жыл бұрын
Hahhhaa cali harare kasoo maqle heestan waligeeey ciyi ma maqlin 🤣🤣
@afassehussein4779
@afassehussein4779 3 жыл бұрын
Ma fahanta erayga ulajeeda laga wado
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 жыл бұрын
@@afassehussein4779 maya
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Ruwayadii waa madays aduunyadu dadkuna waa matalayaa fikradii abwaa singub Hobaladii wabari ee waday waxaan ka xasuustaa Maxamed ahmed dhabarow Sahro ahmed jamcad Khadro daahir Kinsi xaaji aadan Khadiijo hiiraan Miicaad miigane Saynab cige Maxamed cumar huryo
@amirsheikh691
@amirsheikh691 4 жыл бұрын
Ciyigii waa ka baryay ninkii cunay baa ka liita yaa fahmay ereygaa oo iga caawinkaro
@nuuradiinmohamud8754
@nuuradiinmohamud8754 3 жыл бұрын
Ciyi waxaa ladhahaa neef xoola ah oo xiliga abaarta jirto lashireysto oo siwadar ah loo qeybsado oona lasiiyo cid aan waxba heysan
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
@@nuuradiinmohamud8754 yacni neefka xoolaha ah ee weydka ah yacni jilicsan miyaad ula jeeda
@hirsisaladtimir1666
@hirsisaladtimir1666 Ай бұрын
Sxboow wali ma fahmine ii sii kala dhig dhig fadlan
@mohamedabdullahi5762
@mohamedabdullahi5762 7 жыл бұрын
waa khadro dahir cige ayada iskaleh qadeysana
@shidane22
@shidane22 8 жыл бұрын
Sahra axmed weeye fanaanadu iska saxa khadra maahan heesta qofka qaadaya
@aishaadem9179
@aishaadem9179 5 жыл бұрын
Khadra iyada ugu damsaysa qofka heesaya wey ku jirta
Heestii: Ciyowgii\\\ Sahra/Dhabarlo/Khadra||| Lyrics.
7:25
Hal Abuur channel
Рет қаралды 3,7 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Hablihii Naasaha Adkaa
6:22
Muhanad Jama
Рет қаралды 59 М.
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 915 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 780 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Ruwaayadii Xoriyo
54:17
LBchannel
Рет қаралды 269 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 281 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН