Cod sifeeye | Microphone aad ufiican | Blue yeti & Boya M1

  Рет қаралды 17,295

GARAADSO

GARAADSO

3 жыл бұрын

Codku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha qurxiya muqaalka waxaa lugu qiyaasaa 70% in muqaal cod fecan la dawan karo . muqaalkan waxaa kusharxi donaa microphone kuwa ugu fecan ee codka lagu duubo .
💢Halkaan ka baro Audacity
👉bit.ly/3rcUxGF
💢kusoo biir telegram channel
👉t.me/garaadsoo​​​​​​​​​​​​​​​​
💢Halkaan kala soo dag Adobe InDesing
👉 tech.garaadso.net/Default.aspx...
💢Halkaan kasoo dagso software walba oo multimedia ah
👉tech.garaadso.net​​​
💢Iska diwaangali website ka oo la xariir
👉 Number-kan whatsapp 252626933412
ka mid noqo asxaabta ku midaysan garaadso group
========================================
💢Barashada illustrator cc 20
👉cutt.ly/VjWILzK​​​​​​​​​​​​​​​​
💢Barashada photoshop cc
👉bit.ly/3grE9hf​​​​​​​​​​​​​​​​
💢Barashada premiere pro cc
👉bit.ly/3dceN56​​​​​​​​​​​​​​​​
💢 Barashada after effects cc
👉bit.ly/3gpNWV7​​​​​​​​​​​​​​​​
💢 Barashada filmora wondershare
👉bit.ly/3esdCyS​​​​​​​​​​​​​​​​
💢Barashada camtasia studio
👉 bit.ly/2XxkZ13​​​​​​​​​​​​​​​​
💢💢💢💢💢💢💢💢💢
#garaadso​​​

Пікірлер: 92
@suhaybabdirahaman543
@suhaybabdirahaman543 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@nuurbaabe2657
@nuurbaabe2657 3 жыл бұрын
Ustaad shukran
@mukhtaarshacraawi7958
@mukhtaarshacraawi7958 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 🌹
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 3 жыл бұрын
Mashalaah shukran
@Adde12
@Adde12 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Rayum4690
@Rayum4690 3 жыл бұрын
Masha'Allah, Mahadsanid ustaad Abdiraxman GARAADSO.
@liibaanabdigaraad1514
@liibaanabdigaraad1514 3 жыл бұрын
Thnks so mach ❤🙏
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 3 жыл бұрын
Masha allah waa muqaal faaido badableh ustaad
@ahmediinnuuxaadan7737
@ahmediinnuuxaadan7737 2 жыл бұрын
mahadsanid
@mkadir
@mkadir 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad Abdirahman Waan kaaga mahad celinayaa
@macalincadaawe8249
@macalincadaawe8249 3 жыл бұрын
Masha allah
@Ifowadajir114
@Ifowadajir114 3 жыл бұрын
Masha Allah
@alidhaqan2
@alidhaqan2 2 жыл бұрын
Masha allaha Koray husoco hn qali
@BaroCilmi..
@BaroCilmi.. 2 ай бұрын
zhp maga lade Joog Taa ❤
@engaliqaanuuni2505
@engaliqaanuuni2505 3 жыл бұрын
M.a ustd allaha ku sharfo
@engabdirazak5654
@engabdirazak5654 2 жыл бұрын
Thanks GARAADSO. lkin imisa ayaad fileysaa inuu yahay qiimaha microphone-ka blue yeti, fadlan.
@abdirahmanahmed9114
@abdirahmanahmed9114 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad intaad macluumaad-kaan loo baahnaa inalasoo wadaagtay
@xaange
@xaange 3 жыл бұрын
Waa mahadsanatahay zco garaadso
@hanaddekalif5685
@hanaddekalif5685 3 жыл бұрын
Ustaad illahey haku barakeeyo Abaalkaga ma Gudi karno
@hassanediting7890
@hassanediting7890 3 жыл бұрын
Mshallh wxbadan ayaan ka faa'iidnay ilahay ha ka abaal mariyo 🙏💯
@dholacaddechannel7987
@dholacaddechannel7987 3 жыл бұрын
Hore usoco ustaad🙏
@zaciimkaofficial2203
@zaciimkaofficial2203 3 жыл бұрын
Garadso hormar wacan
@hassankeeyeditor8815
@hassankeeyeditor8815 3 жыл бұрын
aad baan wax uga faaiday wax fiican ayaad u haysaa bulshada kugu xiran insha allaah waana kugu taageersanahay waadna u baahan tahay
@xudeyfi1023
@xudeyfi1023 2 жыл бұрын
Thanks
@vilahofficial
@vilahofficial 3 жыл бұрын
Thnks pro
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 3 жыл бұрын
Nin aan ixtiram u hayo
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad sideen kuhelayaa Microphonke 1aad mahadsanid
@cabdicasiiscali2912
@cabdicasiiscali2912 2 жыл бұрын
ALLAHA ku dhooro hore usoco
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 3 жыл бұрын
Good ✅
@Hardaf
@Hardaf 3 жыл бұрын
shukran ustaad, muqaal noga so samee waxa uu qabta ama waxa lo isticmalo USB lagu magacabo 3D SOUND USB insha allah inaad no sharaxda ayaan rajenaya marka farinteyda aragtid mahadsanid.
@AyanDhaladShow
@AyanDhaladShow 3 жыл бұрын
Mahadsnaid macalin ilahay cimrigaaga ha raajiyo
@axmedaa1834
@axmedaa1834 3 жыл бұрын
Thanks garaadso adobe audition kasoo hada insha allah
@aliaqayarchannel5592
@aliaqayarchannel5592 3 жыл бұрын
Ustaad Jazaka Allahu khayr, Waxaa kaa codsanaa hadii Eey macquul thy inaa noo bilowdo Adobe audition courso ah Waxaa kamid ahay dadka mardow kugu soo xirmay iisoo jawaab Ustaad Adoo mhdsn
@amuudiabdullahi4404
@amuudiabdullahi4404 3 жыл бұрын
Ustad anigoo mobil isticmalaya sidee cod nadifa ku dubia karaa m3 dhanka mobilka nosoo sameey
@abaska17gmail
@abaska17gmail 2 жыл бұрын
Wll halkeen ka helaa
@mireahamad6830
@mireahamad6830 Жыл бұрын
Macalin blue yeti microphone mala jaajareeyaa ama noo sheeg microphone la jaajareeyo
@AliMohamed-wx9zy
@AliMohamed-wx9zy 3 жыл бұрын
mowduucaan aadbuu dad badan oo aniga kamid ahay anfacay jazakalaah wax sidaan oo step by step u sharaxo waan weynay waxaan noo soo duubtaa sida muqaal yar loogu habeeyo oo 5daqiiqo camal ah codkii duubistiisa muqaal saarkiisa exporting halmar noo samee adoo mahadsan
@user-tc2gf3do3t
@user-tc2gf3do3t 3 жыл бұрын
Zxp sida intaro loo sameyo noos same
@islambestreligion6225
@islambestreligion6225 3 жыл бұрын
Sxb blue yeti iyo computer lee la iga rabaa so ma aha markaan duubaayo
@KaatunMedia
@KaatunMedia 3 жыл бұрын
Wllky waxan ahay youtuber u baahan microphone kaas weliba ku hadla codkiisa aniga cammera ma haysto codkaas ayaan duuba ka dib macluumad ayan ka hadlaa inzha allaah wan isticmaali doona wxna jooga hargeysa malaga heli karaa hargeysa wll
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 3 жыл бұрын
Haa waa $20
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Microphone ka Boya M1 waxaa ka helaysaa meelaha qalabka computer lagu iibiyo waana wax ka yar 20$
@maanka
@maanka 3 жыл бұрын
KALTUM COMMENT SOO DAAHAY WAXAANA KHIBRAD FIICAN U LEEYAHAY DHAnK CODKA ...MICROPHONE WAXAY U KALA BAXAAN DYNAMIC MIC IYO CONDENSER MIC.... HADII AAD MEEL BUUQBADAN AMA NOISE BADAN JOOGTA WAXAA IIBSATAA DYNAMIC MIC kAN blue yeti waa condencer noise badan wuu soo jiidanaa... lkn hadii noise ka sida loo xaliyo taqaan waa mic aad u wanaagsan
@samataraadan3972
@samataraadan3972 Жыл бұрын
Adigu saacadaan aaad nala hadlayso codka maxaaad ku duubaysaa ustaad
@mdahiromar1592
@mdahiromar1592 2 жыл бұрын
Mogadishu mka helaaa
@agmedia7443
@agmedia7443 2 жыл бұрын
ustaad marka hore mahadsanid. blue yeti microphone maadama uu USB yahay ka waran nooca XLR ah Redo microphone ? waa maxay farqiga u dhexeeya USB VS XLR microphone? XLR Microphone xadhigiisa computer ma gaala? mahadsanid
@dhagaxowofficial2334
@dhagaxowofficial2334 2 жыл бұрын
Wll BOYA malagu isticmali kraa smecad
@mowxele7304
@mowxele7304 2 жыл бұрын
BOYA M1 microphone malagu isticmaali kara mobile kaliya battery la'an ustaad.
@mohamedlabaale6325
@mohamedlabaale6325 3 жыл бұрын
Adobe audition codka ma mu duubi karaa
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 3 жыл бұрын
mahadsanid qarashka iyi in xamar laga heli karo noso sheeg ustd
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Ku dhawaad 200$ . Waxay ku xirantahay halka aad ka gadanayso . Gudaha wadanka kama gadin xarun lagu iibiyo ma arkin sxb
@cabdicasiiscali2912
@cabdicasiiscali2912 2 жыл бұрын
M.a
@Hussein.42
@Hussein.42 2 жыл бұрын
Walal blue yati mobile malagu isticmaali karaa
@duceysaneofficiall7701
@duceysaneofficiall7701 3 жыл бұрын
User Ayaan u baahanahay Si aan Ula soo dego Software-rada Sideen ku sameystaa
@abdinuurabshirali866
@abdinuurabshirali866 3 жыл бұрын
moalimuu lacagtiiusu waa meeqa meel walba oo electronic mlagahelaa aniga waxaan joogaa campala marka camapala malagahelaa
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Sxb ma hubo in aad ka helayso balse raadi insh'allah.
@hagaagtv9237
@hagaagtv9237 3 жыл бұрын
Tnkd bro waxaan kaaka mahad celineeynaa sida quruxda badan ee aad noogi faaiideeyday intaas kadib sxb blue Tey malaga helaa muqdisho hadiisa eey suurta gal tahay in aan kahelo muqdisho imsa ayuu ku fadhiisasaa qarashkiisa simple ahaan waxaan ubaahanay makaroofankaase ustd
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Sxb bal ila soo xariir 252626933412
@maankamedia9836
@maankamedia9836 3 жыл бұрын
Ustad microphone plue yet moqdisho malaga helaa
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Kuma arkin sxb
@abdinasirhajimohamud9163
@abdinasirhajimohamud9163 3 жыл бұрын
Macallin. Mahadsanid maaanta ayaan Soo gatay Microphone-ka Boya kadib markaan daawaday, muuqaal kaaga. Aad iyo Aad ayuu u taya sareeya. Aad iyo Aad ayaan kaaga mahad celinayaa macallin.
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Guul wacan sxb
@mohamudsomali7040
@mohamudsomali7040 Жыл бұрын
Sxp qiimihiisa waa ima?
@AASAASTv
@AASAASTv 3 жыл бұрын
Sxp meelan kaaga soxariiro rabaa waxaan kuweydin rabaa su.aalo kusaaabsan youtub iyo Adsense plz intee kala soxariiree plz
@Kabtaningiri
@Kabtaningiri 3 жыл бұрын
Lacagtisa meeqa waaye
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Ku dhawaad 200$ . Waxay ku xirantahay halka aad ka gadanayso . Gudaha wadanka kama gadin
@garmashproduction3834
@garmashproduction3834 3 жыл бұрын
Blue yeti Qiimihiisa imisa weeye ustaad
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Ku dhawaad 200$ . Waxay ku xirantahay halka aad ka gadanayso . Gudaha wadanka kama gadin
@romanzaosman4221
@romanzaosman4221 3 жыл бұрын
Asc walaal waxan rabaa inaad noo sheegto sida codka aad uduubto iyo sida aad u sifeyso iyo sidoo kale muuqaalada waxa aad ku duubto iyo meesha aan ka heli karo muuqaalo free ah maado walba mahadsanid
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Audacity waa software free ah casharadiisa waxaad ma helaysaa channel kan
@anshahofficial7957
@anshahofficial7957 3 жыл бұрын
Software is odhasaty sideen ku heli karaa
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Discreption muqaal aan kuu dhigay daawo
@hassanediting7890
@hassanediting7890 3 жыл бұрын
Microphone 🎤 blue yeti adigu hlkee ka Soo iibsatay si aan u soo iibsano adigo raaliya nga soo jawaab
@hassanediting7890
@hassanediting7890 3 жыл бұрын
Deh wll iga jawaab ado raaliya
@abdalajeylaani8853
@abdalajeylaani8853 3 жыл бұрын
Ustaad wax badan kaa faaiday microfonka lacgta waa meeqo ii soo jawAb ustAd?
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Kudhawaad 200$
@abdalajeylaani8853
@abdalajeylaani8853 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@yallayallateam7454
@yallayallateam7454 3 жыл бұрын
Midka aad Hada isticmaaleysid natusi
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Boya m1
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 3 жыл бұрын
WLLO WAAN UBAAHANAHAY MICROPHONKAN WAXAA XAGEEN KA HELI KARAA WLLO
@abdikarimmohamud52
@abdikarimmohamud52 3 жыл бұрын
Bro Muqdisho ma la helaa? Teeda kale meeqo waaye qiimahiisa?
@Hardaf
@Hardaf 3 жыл бұрын
BOYA waa laga helaa mogdisho waxa igu war danbesay asago qimahiisa uu u dhaxeya 20 ilaa 15 dabcan laga yaba qimahaas inu is badalo
@abdikarimmohamud52
@abdikarimmohamud52 3 жыл бұрын
Bro boya kama hadlayo wxn ka hadlaa blue yeti. Muqdisho ma laga helaaa wll.
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Ku dhawaad 200$ . Waxay ku xirantahay halka aad ka gadanayso . Gudaha wadanka kama gadin . Muqdisho kuma arkin sxb .
@abdikarimmohamud52
@abdikarimmohamud52 3 жыл бұрын
Hye mhdsanid wll
@sacdiyoyuusuf553
@sacdiyoyuusuf553 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏❤
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@bisharorshe1882
@bisharorshe1882 3 жыл бұрын
Walaalow aad bad u mahadsan tahay barnaamij aan waa kaa dhagystay oo kusabsanaa sida facebook page loo samaysto wan samaystay pagekaas wax saamayn maku yeelan tayada pageka warkaas bn maqlay hada 6k buu iigu dhawyahay
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
Walaal, ani hadda waxaan ahay KZfaqr, Camera masoo horfadhiisto lkn cod ayaan duubaa anigoo adeegsanaya MICROPHONE BOYA M1. Telephone-kayga ayaan ku xiriiriyaa. Lkn walaal BLUE YETI ma ku xiriirin karaa mobile-kayga... Waa taas su'aasha aan jawaabteeda u baahanahay!
@GARAADSO
@GARAADSO 3 жыл бұрын
Waxaa jira qalab la isticmaalo si mobile ka logu xariiriyo lkn waxaa wanaagsan in computer lagu xariiriyo qalab la'aan
@khalidka12
@khalidka12 3 жыл бұрын
@@GARAADSO Ok, wll, waad mahadsantahay
@libancabdi751
@libancabdi751 Жыл бұрын
M.a
Blue Yeti Microphone | Stop Making These 5 Mistakes!
9:34
Kettner Creative
Рет қаралды 303 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 203 М.
SIFUDUD FACEBOOK ADS U BARO  | LESSON 1
22:39
Abdiaziz Amjad
Рет қаралды 3,4 М.
Why I use a $15 microphone…
7:31
Primal Video
Рет қаралды 83 М.
Waligaa Xubinkagu Yaraan Maayo Hadaad Afartan Sameyso
10:14
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 308 М.
Maxaad u guursanaysaa? (Q-1-aad)
19:52
Suheyba Badqas
Рет қаралды 20 М.
Baro hagaajinta codka | Audacity | 2022
15:07
Zaak Multimedia
Рет қаралды 14 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН