QIYAANADA GEELE IYO XASAN SHEEKH, COD SIR AH OO LAGA DUUBAY MUUSE BIIXI OO KU JAHAWAREERSAN,,,,,

  Рет қаралды 18,876

Aftahan Production

Aftahan Production

21 күн бұрын

Пікірлер: 95
@guledsm
@guledsm 20 күн бұрын
Alloow na sii Soomali heshiis ah.
@mrjamac
@mrjamac 20 күн бұрын
plz sxb balwaan jaahilkaas xabiib la yiraahdo nasoo gudbi informashankiisa iyo tlfkiisa xataa hadaa heyso anagaa karbashyno waa ey daba dhilif ah waa horgaale qurbaha ku uraynasoo gudi maclumadkiisa sxb next show insha alaah
@suadfarah5701
@suadfarah5701 20 күн бұрын
Cadillahi Balwaanow kan sida eyga u ciyaya ee taraakalah war kiisu waxka soo qaad maleh.
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 19 күн бұрын
Whatrspka Ma hayno Balwaan
@aminaawil784
@aminaawil784 20 күн бұрын
Nacaaskan aan futadiisa xaarka ka dhiiqikarin oo angadhayan muxuu harti ikudirikaara yaahuu
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 20 күн бұрын
Ilaahy hanatus soomaali hasiis ah
@user-by3fl4pu2h
@user-by3fl4pu2h 20 күн бұрын
Warkan waqtii hore ayuu aha wll maxa dhacay
@seed3966
@seed3966 20 күн бұрын
Asc salaaan sare balwaan wadani buufi sida cayayanka runtii wuu khalkhalay waa macangag axmaq ah siyaasad rog rog midna mayaqaano
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 20 күн бұрын
kan waa horogala horogala kasatana jisadiisu waa dili harti maanta waa midi meeshuu doon hajoog❤️🥰
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 19 күн бұрын
Harti iyo hooyadaba was
@bby6
@bby6 20 күн бұрын
Wa nin ka tirsan qoomuludka Somalia la soo galiyey thanks balwan wan helnay magaciisa
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 19 күн бұрын
Codka Waa Muuse judaan lakiin Muuse judaan Si ulakac ah buu cajaladan u duubey oo Air ka loo Soo galiyey Waa Wuxuuna ku Qarinyaa fashilka dhinac kasta ooga yimid Mar yaanan lagu khaldamin Waa uu hada Muuse iyo kooxdiida ay duubeen Si ay isu bad baadiyaan Viva Somaliweyn down Somalidiidka
@karasch1879
@karasch1879 20 күн бұрын
War codkaan waa goorma
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t 20 күн бұрын
Maqaley warlaay malagu waramey in madaxweyne Muuse Biixi Laga duubey cod sir ah iskaga oo leh ama waa la idooran ama dadku iqaad oo wax Somaliland la yidha jirey meyso.
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb 18 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
HORGALKA DAAROOD MAGACISA SOO QORA😂❤❤❤❤
@JamacFaadumo-kr1gc
@JamacFaadumo-kr1gc 20 күн бұрын
Balwaan waa qaldanthy twitterka reer khaatumo yagaba ku cyaan puntland dani bay caynayan maa kuwa soo dhigto
@suadfarah5701
@suadfarah5701 20 күн бұрын
Kan mahaduu soo toosay, waa ina Canbaashe labaad. waa damameerrda ka qayliya baraha bulshada.
@faisaladan3102
@faisaladan3102 20 күн бұрын
balwaan hadelkaa hore ayuu u yri 10 bilood ka hor ayuu yiri dadka oo dhan ayuu u waramiyey
@yasminali5763
@yasminali5763 20 күн бұрын
Harti is one nation but horgal lagama waayo laakiin kaas waa laga dabatagin putland isku qadiyad ma noqonkaran snm never balwan journalist qaaliya well done ❤❤❤
@ahmeddalla5913
@ahmeddalla5913 20 күн бұрын
Acw Wararkani Waa isu keeneen Anigoo ixtiraamaya A Balwaan haday sax tahay bar bilowgii warku mee MA muusihii ictiraaf dartii bada Ethiopia u siiyey baa warkaa odhan kara Ujeedada warku wuxuu ahaa Xassan shiikh baa hadalkaa yidhi
@Keenadiid100
@Keenadiid100 20 күн бұрын
Nin Libaax ahayd. Baaca soo duubtay oo ""Fadhi ku dirir" Futada ka waynaatay. Noocaas "Qaniis" yaa la dhahaa.
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 19 күн бұрын
Iimaanka lagaa qaad Mxaa annaga iyo soomaali diidka isku dan naga dhigay war futadaada dado xooloyow war wxn Puntland Ma malato wll waa iska qaad doon
@user-qh8qe6oe5v
@user-qh8qe6oe5v 20 күн бұрын
Labo Sano kahor ayaan dhegestay hassan baadtahay waa wax laysugeenay
@yurub5288
@yurub5288 20 күн бұрын
Xaasid baad tahay isku baxa
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 20 күн бұрын
War waa kiwis awalba la shaqaysan jiray heego, ee aarankaan
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
Nasiib waxaa ah in PUNTLAND iyo SSC ay soo dhamaatay cid isku dirta. Horgalka xabsiga haloo taxaabo. Jamaahiirta waa in ay weerar ku qadaan
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
MUSE KURSIGA UU SII JOOGO BAA U DARAN. WAA HUBAAL
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Waaa run qandhiley xasan iyo jibuuti u nikinaya dee runta dhibaya😂😂😂 waa waxay damacsanyihiin
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 20 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkwali
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 20 күн бұрын
Asc Weriye balwaanoow hadalkaan Waa marhore walaalo
@ubahguled5047
@ubahguled5047 20 күн бұрын
SSC iyo Puntland ilaahay moyee qof benidan ah aqoosi kama rabaan. Caada qatayaaka hati meel xun baad ku socotaan.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 20 күн бұрын
Waa munaafuq ninkaa hadlayey ee lahaa waa isku dan puntland iyo somaliland
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
HORGALKA KHANISKA AH EE MAGACIISU YAHAY XABI8B YAASIIN WARKIISA DAROOD OO DHAN HALA GAARSIIYO😊. BALWAAN MAHADSANID
@user-qh8qe6oe5v
@user-qh8qe6oe5v 20 күн бұрын
Waad dhimanay saye Illaahay ka cabso
@sahroali1196
@sahroali1196 20 күн бұрын
Kan.aagtiis.ayaa.isaaq.kansh
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 20 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan 3 tas xasan gorgurde ismail omar geel islantis muuse juudan wa tuugo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 20 күн бұрын
cabdilaahi balwaanoow mid waarun puntiland iyo soomalind waay noo heshiiyeen taa waan ognahay laakiin shacabku kuma jiree waa xukuumada uun laakiin shacabka harti waa mid waxna kama badali karaan haawshaan iyo midnimada harti
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Hhhhhh muse waa sxbkeeen fuck waadiga xasan u niikinayey iyo jibuuti nacalaa harti ku yaal
@mohamednouh3150
@mohamednouh3150 20 күн бұрын
Hadalka waxaa ka horeeyey soomaaliya waxay ina leedahay.........
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 20 күн бұрын
Ninkaasi Wax jira ma’ahan Waad ku saxantahay mahadsanid
@abdallajama6066
@abdallajama6066 20 күн бұрын
Dameer ciyey waxba kama duwan ninkan hadalkiisu. Dhulbahante meel ka soo noqodo wax kslifi karaa majiraan.
@Abdikadirheegaale99
@Abdikadirheegaale99 20 күн бұрын
Wasaqwasaqdhalay bal wax ukuhadlayo dey waxasi
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
WAR AMA MARHORE AMA HADA HA NOQOTO, MUSE BIXI WAXUU RABAA IN DOORASHO DHICIN😂
@abdisharif8315
@abdisharif8315 20 күн бұрын
JIBRIIL QOOBAY WAA DACIIF OO ILAA BILOWGII DAGAALKA SIDAN AYUU UGA SOO HORJEEDAY SSC-KHATUMO LKN CID KUMA METALO
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 20 күн бұрын
KAN WAA HORGALE DHULBAHANTE AH OO LACAG KU QAATEY KALA QEBINTA BULSHADA WALAALAHA AH EE HARTI IYO SSC. WAR NINKAN RUFYAAN KA AH ISKA QABTA WAA NACAS AAN CAQLI LAHAYN.
@abobasement346
@abobasement346 20 күн бұрын
waan lah soconah in kuwoh kah so jedah putiland rag iyo dumarbah inay shaqoh kah dhigten inay kah xun yihin horumarkah ssc kanah xun yihin mamulkah waxan kaloh lah soconah in sirdonkah Argagixisadah snm lacag ku bixisoh in tashush lagu furoh mamulkah ssc sidah imtixanadih kah dhacay lasaanod iyo Arimah u ku jiroh firdhiyeh waxay mar walbah u so furtan Qol markah u sameyoh hogamiyeh firdhiyeh inay ku furan shacabkah ssc iyo putiland hadaloh raqisah firdhiyeh shacab iyo barlaman bah dortay wixii qaladah barlaman bah kulah xisabtamayah mar walbah waan kah xumahay in nocan lah dhegaystoh waxan ognahay in u dani ku maqnah mudoh bilah Ethiopië 🇪🇹 iyo UAE 🇦🇪 haday horumar kah hadlayan may ku mashqulan waxaa kah socdah garoweh iyo hargaysah waxan ognahay kuwih xabadah u so ibin jiray e ahah tijartah in garoweh lagu so dhaweynayay war umadah kalah faristah munafaqnimadah waxaa kah midah kuwah dacayadah ku wadah kanah xun in mamul kah dhisnadoh ssc waa kuwan jibril Qobay gel jireh gabadhan magaceduh yahahay polticlan warsameh radiyoh kulmis dhulbahantow horgaladah waxaa lacag siyah sirdonkah hargaysah sidah u lah socdah dhulbahantow waxaa kaloh jirah yutubaroh wadah beryahan tashush kuwanah plz Balok ku sameyah waxaan u rajeyay shacbkah ssc in aad isku dubnatan mar walbah dad bah kah xun horumarkinah Good job 👍🏾 ssc
@LJama6119
@LJama6119 20 күн бұрын
Horgal nacasa reerkasta waa uu ku jiraa lakiin kaa ka qeylinaya twitter ka iyo kuwa lamidka ah ma matalaan majeerteen. Lagama yaabo inaan walaaladeen garabkooda ka baxno.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 20 күн бұрын
Balwaanow firdhiye jabuti inuu tago bay ahayd ssc wey hormartay
@user-tg7dw2xc6x
@user-tg7dw2xc6x 20 күн бұрын
Xishood beentana jooji, hadalkaan muuse sannado ka hor buu ahaa oo anigu aan dhegahayga ku dhegaystey, waana hadal la soo kala jaray. Marka qiimaha ha iska qaadin wax aan jirinna ha sheegin, ogowna ma aan ahi qof isaaq ah iyo kuwa leefleefka u doonta toonna.
@bby6
@bby6 20 күн бұрын
Balwan ninkan hadlaya wa horgal wecel ah o an aheyn harti am somalida fiican magaciisa noo so sheeg please
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 20 күн бұрын
Hadaad maqasho kelmadaha geeska iyo dekado waa fikirkii gooni u goosadka
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 20 күн бұрын
Waa kalab eey ah kaas soo gudbi magaciisa iyo reerkiisa
@fxcooking9677
@fxcooking9677 20 күн бұрын
Nac nac kan waa horgal majeerteen maaha ninkaan waa isku dire nin taraagle ah meesha kama shrqeeyo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 20 күн бұрын
Kan hadlayaa waa Jibriil Qoobay ilaa maalintii dagaalku ka bilaabmay lascanod sidan ayuu u hadlayey isagoo mucaarad ku ah SSC-KHATUMO lkn cid kuma metalo
@karasch1879
@karasch1879 20 күн бұрын
Hadalkaan waa goorma Laduubay
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 20 күн бұрын
Waa kii xabiib shuluq ee dumarka isku dhedhejin jiray
@Ismailfaarax
@Ismailfaarax 20 күн бұрын
Xumaar
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 20 күн бұрын
Taa putulaan kamaaarn rumesan waxa kale waa lagayaba
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 20 күн бұрын
waxaan madhagaaysano cawaan weeye kani
@xaliimomaxamed1564
@xaliimomaxamed1564 20 күн бұрын
waa roofyaan horgal
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu 19 күн бұрын
kan xoolahaa yuu u dhaxaa
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 20 күн бұрын
Ani baryahan waan kugu wareeray nacaac le ayaad noqotay
@farahsaid6913
@farahsaid6913 20 күн бұрын
War ninku fogaa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 20 күн бұрын
REER PUNTLAND HADAANU NAHAY, WAX NAGA DHEXEEYA ANAGA IYO SOMALILAND MA JIRTO. HORGALKU WAA KHANIIS SOMALILAND U ADEEGA.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 19 күн бұрын
Qandhiciley puntland maahan😂
@amalhassan7383
@amalhassan7383 20 күн бұрын
Kkk subhanallah 😂😂😂😂
@prosl11
@prosl11 20 күн бұрын
Beenale dameer foqol dameer adeer madaxweyne muse bixii waa geesi dalkiisa uu taliya
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 20 күн бұрын
MAXAA KAA. GALAY. MAJEERTEENOOW ISAAQLAND HADDUU BURBURAYO. IYO. HADDII KALE. WAA. YAAB.
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 20 күн бұрын
Maxaa mj keenay meesha?? Kuwa dhulbahante ee leh puntland iyo sland waa noo cadow aan si isku mid ah ula dagaalno waliba puntland waa cancer ka soomaali ku jira ma dhagaysataan miyaa??? Maamulkiina ku ekaada waxba mj haku waalanine. Mj ma ogola gooni goosad laakiin in isaaq iyadoo jaajuus loo yahay lana rabo siyaasadooda in mj loo soo maro wax la aqbali karo ma ahan. WBT
@museosman8296
@museosman8296 20 күн бұрын
Gbalwaanow hadii Firdhiye Ismaaciil horor uu hoos tegay maxaa diiday in Pl ay xiriir la yeelatay Iidoor ama SL Ssc iyadaa daba maryaysay Pl kkkkk ma yaqaanaan xididkaa xurmo wada dhasho
@khalifjama3925
@khalifjama3925 20 күн бұрын
Kas waa wacal majeerten mamatalo waa dabo dhilif dabo dhilifyo badan baa jira oo puntland jooga laakin waxba puntland iyo harti midna wax kama qaadikaran
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 20 күн бұрын
Kaalay adiga irsaaqad aan isku dir ahyn ma weydey Al namaam laaydkhulul jannah. Qofka fadka osku dira janno ma galo er alle ka naq dadka wallalaha ha iskudrin aakhiradaad u paq
@QaliSharif
@QaliSharif 20 күн бұрын
Shafhab dheh candhayahay candadu dhsdhay scc waa la aqonsan yahay runti wan arka rag hadan o majerten shaganaya o aad i dhiban waanku arkay maxa dhibay ma aqaan ma wiilashi harti dhiigodi banay Waba u arag ma ogi wakuwa iyago aad mood eu madax loo dhigay guusha iyo gobanimada harti baa dhaysa 90 kiro ku jiray e ma 90 jiradi baa boqolki boqol. xidhan
@munayousuf8460
@munayousuf8460 20 күн бұрын
Nin kan waa horgal Firdhiye somaliland dagaal kuma qaadayo
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 20 күн бұрын
Hartiyow is ilaaliya caada qaate waa idinku badanyahay isku duubnidiina haddaad ilaashanweydaan waad ka shalaayeysaan
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 20 күн бұрын
Waxad natiri dagaal ayaa laqadayaa maxabiis ayaa lasidenayaa xagee kuu raacnaa
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 20 күн бұрын
Okay. Muuuse. Muqdisho. Raali galii
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 20 күн бұрын
Muuse hadalkan waxaa kakeenay markuu arkay in somali'land qabaa'ilo anan la dhaliilsan karin iyo xisbiyo kasoo horjeeda doorashadana la'aantood uusan kuguuleysaneyn ayuu is yidhi bal game kale la imow iyo inay somaliya mid qura tay.. hadii aad taa kuguuleysatana hadhow kusoo kala firee iyo inay madax banaanida somali'land muqadas tahay😂😂😂
@ahmedmohamedabdi6628
@ahmedmohamedabdi6628 20 күн бұрын
Asc, Balwaan Somaliland nacayb waan kugu ogaa lkn, beenaale kugumaan aqoon, waxaanse kuu sheegay Muusa SL- nimadi ka noqday oo jiritaankeeda kasoo horjeeda, cid Alliyaale cid kaa maqli karta oo aad usheegi karta aduunkan kuma noola, waxa qudheen ku odhan lahaa wa ( Beeni Raad male )
@ubahguled5047
@ubahguled5047 20 күн бұрын
And who are you. Caada qaate Ninkaan naag isaaqa buu qabaan
@Ismailfaarax
@Ismailfaarax 20 күн бұрын
Sheeko nacas
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 20 күн бұрын
Beenaaleh
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 20 күн бұрын
Dhabayacooy dagaal qaad maxay tahay Dee xasan munaafaq iyo deni dibiro saw awal saaxiib may ahayn? Dhabayaco munaafaqad dayn maayaan iyo baala xooftayn
@user-oy2hu7jb9r
@user-oy2hu7jb9r 20 күн бұрын
Cabdullaahi anigoo kuxushmeyneyna qofkaasi mamatalo pln
@yurub5288
@yurub5288 20 күн бұрын
yahuu somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊✊
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 20 күн бұрын
Soodhowoow balwaan halgamaa weyn❤ mar labaad soonoqo ssc waa kusugaysaa waana lagaa jecelyay
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 20 күн бұрын
LEGEND BALWAAN IGA DHEH WADANI
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 20 күн бұрын
Balwan dad ka macaruur ayaad u qabtaa maxaa maxabiis keenay geele asagaaba maxabiis cusub raba
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 79 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32