Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali ( Cryptocurrency Course )

  Рет қаралды 26,045

Gelle Bashir

Gelle Bashir

2 ай бұрын

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 144
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali ( Cryptocurrency Course ) Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service 📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 🌎 Gellebashir.com
@ajsmile2182
@ajsmile2182 2 ай бұрын
Sxb Airbnb business kaso hadal
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 2 ай бұрын
Halkii koor saba lacag gaaraa mise waa isku mid hal Mar iibsanaysaa zhp halkaa wax yar noo iftiimi mahadsanid
@user-hy5tj9hz3u
@user-hy5tj9hz3u 2 ай бұрын
Geele bashiir wan Isdiwan galinaya dadka cusub
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 ай бұрын
Arintii Facebook montazation Keyna War Naga Sii
@user-kb1yq2vs5d
@user-kb1yq2vs5d 2 ай бұрын
Wxaagu waa lacag isiiye dadka sidaacada ubar ama wxa iskdaa sasa ku dhantee
@mawlidomarileeye5516
@mawlidomarileeye5516 2 ай бұрын
M.allah horey usoco Gelle B❤
@ju4965
@ju4965 2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@BenHaynes-pj4wm
@BenHaynes-pj4wm Ай бұрын
What's the optimal strategy for someone with around $5000 or even less, to begin trading cryptocurrencies today?
@mirandaryan2365
@mirandaryan2365 Ай бұрын
You need a pro or very goodTrader. Someone like Stephany Reuben
@AlisonKhar
@AlisonKhar Ай бұрын
Almost gave up due to constant losses, but Steph turned my luck around
@GalexDixon
@GalexDixon Ай бұрын
I went from 40k to 367k with Steph. Thanks to that i paid off my debts
@DevinNovak-vh2cx
@DevinNovak-vh2cx Ай бұрын
Leveraging market changes is a remarkable talent Stephany has
@BenHaynes-pj4wm
@BenHaynes-pj4wm Ай бұрын
how can i get ahold of her?
@Mohaa930
@Mohaa930 2 ай бұрын
Geele bashiir aad baad u mahadsantahay Teacher 😊
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa. mudan wll
@SuhaybKhadar-zy8gt
@SuhaybKhadar-zy8gt 2 ай бұрын
Keep going techer ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@AXMAD_WALI
@AXMAD_WALI 2 ай бұрын
Thanks teacher
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Welcome wll
@Barwaaqo-Ibrahim
@Barwaaqo-Ibrahim Ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay walal
@abdallaeditz667
@abdallaeditz667 2 ай бұрын
Waa gadanaya ustaad insha alah
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@AhmedAbdi-zc8jh
@AhmedAbdi-zc8jh 2 ай бұрын
Mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Ada mudan wll
@ZakariaMuhudiinali
@ZakariaMuhudiinali 2 ай бұрын
M.a keep going bro
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@RujaalCawil
@RujaalCawil 2 ай бұрын
Keep going sir
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@AnasAli.10
@AnasAli.10 2 ай бұрын
Wan gatay mor hore i can’t wait ustaadi ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
guuleyso wll
@user-nt8bn4dw4e
@user-nt8bn4dw4e 2 ай бұрын
Wllĥy this channel moves too fast
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
@@user-nt8bn4dw4e thanks mudane
@SakariyeahmedKaafi
@SakariyeahmedKaafi 2 ай бұрын
Teacher.tanks
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
welcome wll
@Madarasatii
@Madarasatii 2 ай бұрын
I liked it
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@AbdicazizWali
@AbdicazizWali 2 ай бұрын
zxp adoo isticmaalo forex and cryptocurrency and wixi lamida oo waliba lacag kasamee maad nogu deeqdid free ahan course ahaan
@mohamedadan534
@mohamedadan534 Ай бұрын
Asc macalin geelle bashiir in ayaa iska diiwan galiyaa couserda
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 2 ай бұрын
Walaalo hadakaada waa only me tartiib oo kala dhig dhigan uhadal maadaama wax aad noo sharxeysid shukran😊
@Horaad17
@Horaad17 23 күн бұрын
wad ku mahadsan thy juhdiga iyo waqtiga aad no hurtay waxan rajeynaya inan cilmi bdn ka faidno courses kan.
@alinor2210
@alinor2210 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad stock market siloo malgasto
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
soon insha allah wll
@abuutechnology2684
@abuutechnology2684 2 ай бұрын
Asc ustaad application oo maal gashay ii bishii lacagtaan ku maalgashtay ka helay maijira❤
@muuqbaahiyechannel6527
@muuqbaahiyechannel6527 2 ай бұрын
@Gelle Bashir Su,aal maclin ? Binance waxaan ka gatay coin waxaana ka sameyay faa,ido lacagta faaidada kaliya mala bixi karaa ayadoon lafaha ama inata coin aan gatay Aysan waxba iga go ayn ?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
haa wad la bixi kartaa
@xuseencaano6262
@xuseencaano6262 2 ай бұрын
Macalin oo sidee ku ogankaraa Xiliga qiima dhimista jirto
@user-dp4um1wb5m
@user-dp4um1wb5m 28 күн бұрын
Teacher caawin ayaan u baahan ahaay
@abdifataharab8104
@abdifataharab8104 2 ай бұрын
Xafiiiskiina cabashadu ma shaqeynaya Gelle bashiir anuu course waan iibsaday laba vedio markan dhameeyay inta kale iima shaqeynayaan cid cabashadayda iga caawinaysanama helin qolada somalia idiin joogtaana telka mabaqabanayaan Dhibkaa ayaa jira la soco
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 2 ай бұрын
Zhp qaabka laysku diwaan galiniyayo iyo lacagta iga caawi
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Wll , ardeyda aad u badan iyo dalabka maanta, fadlan Instagram igala so xirir wll , ana bari markan office tago ku shaqeenayo mudane , sorry for inconvenience
@shaaficihassan8709
@shaaficihassan8709 Ай бұрын
Ustad qofka aan passport haysane account ma samaysan karaa
@abdurrahman-su4we
@abdurrahman-su4we 2 ай бұрын
Couresigu ma free ba?
@moneymentor-1
@moneymentor-1 Ай бұрын
War hadduu jiro qof iibsaday course ha ii soodiro fadlan
@mohamedabdullahi3112
@mohamedabdullahi3112 Ай бұрын
Waaw waad igagadan tahay
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Thanks
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 Ай бұрын
Asc wll how much
@fowzicolow8516
@fowzicolow8516 15 күн бұрын
Hada rawa inaa barto mrka wxan u bahanhy sharaxaad dheraad ah sxb ee ma iifaa iiden kartaa
@sihaamjibril826
@sihaamjibril826 2 ай бұрын
Coursedu meeqa weyi markaa bro
@muqdishaawi7348
@muqdishaawi7348 2 ай бұрын
Ustaad qeyb trading ah Maku jirtaa?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
may wll lkn dhamaadka sanadka bey so baxeya trading ka
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Ustaad abdirahman waxan doonaya arin muhiima inaan ku weydiiyo,Scolarship ma bixisan dhanka course,course waanu qaali ma iibsan karnee???
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Wll marmar ban qiimo dhimis samenaa lkn free maaha courses ka thanks a
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Ok,find waa xiliyadee wakhtiga aaad qiimo dhimista sameysaan?
@abdiaziizkhadar9953
@abdiaziizkhadar9953 2 ай бұрын
Investment iyo trading Keeba fiican ama kee ayaa xalaala
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Investment waa bilowga suuqan, qof aanan Investment iyo basic crypto aqoon , ma bilaabi karo trading. Dadka 80% dad wey maalgashtaan oo maalgashiga shaqo uma baahna lkn trading waa in aad maalinkasta computer ka hor fadhidaa.
@MuqtaarCabdi-cr6hu
@MuqtaarCabdi-cr6hu 2 ай бұрын
Thanks bro
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@Abdirahmanshidane
@Abdirahmanshidane 2 ай бұрын
Geelle, Koorsadaadu kuma jirto kala saarista xalaasha iyo xaaraanta waayo waxan ognahay suuqaan xalaal iyo xaaraan waa isugu jiraa mise waxad kamid tahay ragga aamisan in Suuqaan aysan xaaraani kujirin?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Taas wll culumada ka hadashey
@Qabaridahar92
@Qabaridahar92 2 ай бұрын
Asc
@MusdhafAxmad
@MusdhafAxmad 2 ай бұрын
Ustaadii waxa iga codsiya inaad free igu siiso ساشكر عمرا
@Maskiinow53
@Maskiinow53 2 ай бұрын
Ustaad exchanges cryptocurrency anoo somaliya joogo mastercards ka banks somalia ay bixiyaaan malagu iibsan karaaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
May wll , lkn sarif kaliyah dadka Somalia caawin kara, anaga sarifka wn bilowney marka wixi sarif rabo wey nala soo xiriiri karaan.
@user-zv2ig8ti4o
@user-zv2ig8ti4o 2 ай бұрын
Walaal waxaan jogaa garoowe waxaan ahay hooyo 5 caruura haysata odagu UN u shaqeeyaa wuxuu bishii bil ii siya 600 boqol bil bes waa marayn wayey ina wax save gareyo rabaa bal talo isii lacagta ii maree ustaad
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 Ай бұрын
Wall safety account furo 6bil ama sanad ku xiro bil walba marka aad lcgta so qaadato intii aad ugu talagashay ku dir. Muddadi lacag bixinta marka lagaarana kaso saar oo ganacsi ku maalgasho.
@SamafalkaBulshada
@SamafalkaBulshada 2 ай бұрын
Somalia adigoo jooga mala maalgashan karaa cryptocurrency? maxaasa la iga baahanahay? @walaal Geelle
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
haa wll, muuqaalo badan bn oga hadley .
@GaraadCiidMaxamed
@GaraadCiidMaxamed 2 ай бұрын
Commnetyada dib ugu noqo Course ka Part part ma lo gadaya mise asago complte ahba la gadanayaa Mideda kale Dadka uma so jawabaysa
@OmarOsman-dq4yu
@OmarOsman-dq4yu 2 ай бұрын
Ustaadii course da trade kuma jirto miyaa trade aad uku baahna ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
wey ku xigtaa course kaas wll
@cilmi.side4632
@cilmi.side4632 2 ай бұрын
Wll waxaa rabaa inaa si daacada Kugu sheego baahida aan uqabo corsiga bologinka fadlan wll icaawi waxaa ihaysa dhaqaalo yari
@hikam1022
@hikam1022 2 ай бұрын
Course lama iibsado brother waalagu dhacya ee forex ku biir 20 ku shubo
@motivationdechangement
@motivationdechangement 2 ай бұрын
Ustad asc horta waxan ahay dhalinyarada affiliate marketing mar hore ayaan bilabay wali trafics ma helin qora mela badan ayaan linkika kubahiyey please please please please please mesha igu fuduud een trafics kahelo isheg ado iga raliah macalin
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
traffic landing page baa lagu helaa ama social media marketing.
@khadiijodalmarhonest1895
@khadiijodalmarhonest1895 2 ай бұрын
Masha alaha wala YouTubka wan ku cusbahay icawi waxan ahay hoyo guri jokto
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
soo dhawow wll
@NuurdiincaliFaarax
@NuurdiincaliFaarax 2 ай бұрын
Sxb dadka waad udadaalaysaa in aad wax fahamsiso lkn dad badan aan kamid ahay tartiibta ay wax kufahman fahmo culays darteed hhh marka no tartiibi taada kale website dhisan oo google adsence lodabay maheli karaa qidmada wan dhibanayaye
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf 2 ай бұрын
Meme coin mabadhan dadka
@Qabaridahar92
@Qabaridahar92 2 ай бұрын
Walal ado mahadasa ma heli kara nabarakaga gacanata
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
gellebashir.com bad ka helaysa wll
@ajsmile2182
@ajsmile2182 2 ай бұрын
Airbnb business kaso hadal
@Saamiya33
@Saamiya33 2 ай бұрын
Courseku waqti miyuu leeyahay uu ku xirmo mise halmar lacagta la bixinayaa ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
may waqti maleh , halmarn weeye fee ga
@relaxingbeutifull4346
@relaxingbeutifull4346 Ай бұрын
Ilahad adiga xayesiin samenayo ado ka shaqenayo ma so dhigi kartit
@Anzal222
@Anzal222 2 ай бұрын
Sidee course ka crpt ku heli karaa anigoo dalkii joogo
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
nala soo xiriir wll ama website kena nagala soo hadal gellebashir.com
@Anzal222
@Anzal222 2 ай бұрын
Binace kaliyah miyaa isticmaali karaa hadii somalia jogo
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
may kuwa kale wa jiraan lkn binance igu fiican
@YuusufmuxudiinFeefle
@YuusufmuxudiinFeefle 2 ай бұрын
Ustad Halkaan course oo kaliya miyaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
May wll , website ka booqo
@naasireid8638
@naasireid8638 2 ай бұрын
Free noga bilaa caylka aan bilowneee
@aliladane8884
@aliladane8884 2 ай бұрын
Suuqa ayan hda kuso biiray
@LiibaanCabdullaahi-ct9pf
@LiibaanCabdullaahi-ct9pf 2 ай бұрын
Gelle bashiir Waxaan sxb Aad kuugu xiran Marka Waxaan Kaa doonayaa inaad kasooo hadasho Nolosha dalka masar sidaad uga Soo hadashay Uganda iyo wadamo badan Oo kale what'sAppkana Waan kaala Soo hadlay
@MaxamedIbrahim-lh5cl
@MaxamedIbrahim-lh5cl Ай бұрын
Masar ka hadal marka dhageysto qof faca adiga mad baaratid
@user-zv2ig8ti4o
@user-zv2ig8ti4o 2 ай бұрын
Cours adit ah noo bilow ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
dhamaadka bisha waa diyaar course kasa wll. thanks
@Suusaanahmed-my8un
@Suusaanahmed-my8un 2 ай бұрын
Crypto lacag ah isoo dhacaday kadib waxa layirin. somaliaya laguma saari karo
@DeeqsiCadi
@DeeqsiCadi 2 ай бұрын
Technical analysis ayaa doonayey balse maad xusin ustaad
@Makemoneyonlineinsomalia
@Makemoneyonlineinsomalia 2 ай бұрын
iyadoo free ah ayaad youtube ka ka heli kartaa wll
@Makemoneyonlineinsomalia
@Makemoneyonlineinsomalia 2 ай бұрын
Waliba af somali
@MohamettOpthu
@MohamettOpthu 2 ай бұрын
Kasoo hadal plz wll 2139 exchange 😢
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
ok
@axmadayxasanaxmadaylafay4152
@axmadayxasanaxmadaylafay4152 2 ай бұрын
Ani ingiriiska ma aqaan marka Mabara karaa sooshaal miidiya Inaa kusoo biiraa rabaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
anaa Af-Somali ku sharaxayo wll
@MaryamaCabdullahi-ec8uc
@MaryamaCabdullahi-ec8uc Ай бұрын
Tn
@hanadkoy8022
@hanadkoy8022 2 ай бұрын
Video 1 mar laiib sanayo kasoodheg markaan dhamayno barashada intuu doono hasocdo Video gas 100 saac xitaa wacadi in sha Alah❤
@hamzemarket-ju6cc
@hamzemarket-ju6cc 2 ай бұрын
Lacagta lagu baranayo noo sheeg ustaad aduu mahadsan 🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
nala soo xiriir wll
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 2 ай бұрын
Lacagta wax lagu baranayo waa isma
@Abdiasis_Ceelaabe
@Abdiasis_Ceelaabe 2 ай бұрын
Ustaad 2139 exchange ka soo hadal
@maxamedcade389
@maxamedcade389 Ай бұрын
Scamer weye sxb any time buu boodi kara walalka
@abdijaliilzg6833
@abdijaliilzg6833 2 ай бұрын
Bearsh waaye not pairs
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Qolyaha editing weeye typing error kas ee waa Bulish iyo Bearish markets
@user-go2wp1qw6i
@user-go2wp1qw6i 2 ай бұрын
Laabtoob mahysto mabara kraaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
haa wll. Mobile ku baran kartaa
@Najlaqurux55
@Najlaqurux55 Ай бұрын
​@@GelleBashirlcgta malaga baxsan karo maqlee xa ka jiro
@mubarakhirad7364
@mubarakhirad7364 2 ай бұрын
2139 meesha la dhaho warkeeda nasii ustaad scam mia
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Ok
@CabdixaafidWarsame
@CabdixaafidWarsame 2 ай бұрын
Sxb. Aan taageero ayaadtahay Mar hore hanbalyo Sxb casharadaada sxb waa u baahanahay lacag yaraana way jirtaa hada lacag la aan maaha ee wa lacag yaraan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll , nala so xirir
@CabdixaafidWarsame
@CabdixaafidWarsame 2 ай бұрын
@@GelleBashir Waa kula soo xidhiidhayaa walal koorsadana waa gadanayaa
@HanadZakariye
@HanadZakariye 2 ай бұрын
12 secound and zero like
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Ada mudan wll
@muuqbaahiyechannel6527
@muuqbaahiyechannel6527 2 ай бұрын
​@@GelleBashir sxb su,ashayda kasoo jawab
@nono123jk
@nono123jk Ай бұрын
Dadk haawlin niyo waxaag wab kacg hdaad taqno ad lacg kasme3y lahaa youtubka ma istcaamleyn🤬
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 364 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Hamster Kombat Review | App-kan Cusub Muxu Yahay
10:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 62 М.
5-tan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update
15:28
Gelle Bashir
Рет қаралды 45 М.
Muxaadaro Cusub WAA MAXAY BITCOIN || Sh Maxamed Cabdi Umal Q 1aad
1:05:51
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
4:41
Sola Portal
Рет қаралды 18 М.
Waa maxay Bitcoin ?
12:30
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 51 М.
Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?
21:07
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 15 М.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 79 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН