CUDURO BADAN AYAY KA HORTAGTAA MORINGA, MAANTA KAHOR MA ISTICMAASHAHAY?

  Рет қаралды 53,196

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Жыл бұрын

#adigaisahaaw

Пікірлер: 134
@user-jn8mm9ku2l
@user-jn8mm9ku2l 2 ай бұрын
Aadbaan wax uga gartay qaabka loo isticmaalo sifiican noogu soo sharax xbbtii
@nuryoonis5052
@nuryoonis5052 Жыл бұрын
Asc Walaashey waan ku salaamay, Moringa wuxuu ka baxa jinka Wabiyada, magaca loo yaqana Moringa waa(Wamo), Somali wuu ka baxa dhulka wabiyada jinkiisa.
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 Жыл бұрын
Maasha Allah xafidullah barkallah tabarkallah jizakallahu kheeyr 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤
@abootokutubeey6917
@abootokutubeey6917 Жыл бұрын
Masha allah naciima cadey mahadsanid shaqada aad umadaada uheysid alle hakaa ajirsiiyo aduun iyo aakhiro
@XabiibaCali-ww7vf
@XabiibaCali-ww7vf 8 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Mahadsanid xabibti
@nasraabdilaahi9371
@nasraabdilaahi9371 Жыл бұрын
Naciima qaali allah kaa siiyo ajar iyo xasanaad aan dhamaan neyni alaha kaa siiyo wallshey qaali
@abcbc4008
@abcbc4008 3 ай бұрын
Sedee lo isticmaala shaahi ahaan waad mahadsanatahay walashey
@mamamarkabo9614
@mamamarkabo9614 2 ай бұрын
❤❤😅🎉
@sumaya5104
@sumaya5104 Жыл бұрын
Naimawaan ku salamay quraxeey waxan ku weydinaa intee ka so gadatay juicer iso sheeg qeer Allaha ku siiyo jizakallahum qeer ❤🎉🎉🎉jizakallahum qeer
@luulmahamud1005
@luulmahamud1005 Жыл бұрын
Masha allaah wa iibaxdaa
@hamdijimale6333
@hamdijimale6333 Жыл бұрын
Jizaakalaah abaayo
@eveibrahim7705
@eveibrahim7705 Жыл бұрын
Mashaa Allah moringo wa isticmaalay Mar hore…. spirulina herb cml waaye Suashada wa hada spirulina hada isticmaalo moringaha na in iibsado isticmalo miyaa jazaka Allah Khair ❤🎉🌹❤️🌷🌺🥰💐💕🥰
@umalqeyrhussein994
@umalqeyrhussein994 Жыл бұрын
Maasha allah abayo ajat iyo xasanad allah kasiyo
@habibaadow5206
@habibaadow5206 11 ай бұрын
masha allah
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 10 ай бұрын
Maanshaallah .
@user-bd3by7fp1e
@user-bd3by7fp1e 7 ай бұрын
Masha alah
@ladanhassan5647
@ladanhassan5647 Жыл бұрын
mashaa llah
@hafsayurub4596
@hafsayurub4596 Жыл бұрын
Maasha allaah
@mahadah8635
@mahadah8635 Жыл бұрын
Asc w mhdsantay plus waqtiga ilaali o so koob sarada oo ha galinwax aan ku jirin toopiga sida mar aad hadleysay moringaha waxa so galisay dada dumarka iyo sida ay u diidan dada, pls we love keep our time we like to listen thk u
@abdirisaaqguled4258
@abdirisaaqguled4258 Жыл бұрын
ASC walaashaa wn ku salaamay salaan kadib walaal ma caafimaad qabtaa duruustaadii quruxda badneyd OO,aan ka faa,iideysab jirnay waan weynayd. Wallahi Allah dartii aan kuu jeclahay ee caafimaad noogu sii noqo inshaa Allah
@rahamohamud7189
@rahamohamud7189 Жыл бұрын
Aaaaaa🎉dymdaawa aq
@nimcoxussen6170
@nimcoxussen6170 Жыл бұрын
Masha alaha waxaa tahaya qof taxadar badan mahadasanid
@aninahirsi9380
@aninahirsi9380 Жыл бұрын
Masha allh naciima hormoonk ku dhaca naasaha iyado aanan reer lahayn maxa u dawah adi goo mahadsan wllo
@AbaadirGuuleed
@AbaadirGuuleed 3 ай бұрын
mansha allah
@sadiyaisman9665
@sadiyaisman9665 Жыл бұрын
Jazkallah qurxeey.
@falastiinmohamud9512
@falastiinmohamud9512 Жыл бұрын
Mahadsanid naciima🙏 Infektion ka ku dhaca wajiga qaasatan goomanka indhaha hoostooda waxyar manooku faaiideen kartaa? tafaasiil maka bixin kartaa?
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Asc Nacima iyo familkada. Waa kuwaynaye ayaantan ee ma nabaad qabtan . Mahadsanid walashen.
@aadanahmedcali-sx2sh
@aadanahmedcali-sx2sh 2 ай бұрын
Maasha alaha guuleyso
@najmaomarumuhaaani9616
@najmaomarumuhaaani9616 Жыл бұрын
Wllashey naciima waxaanku weydiinayaa cudurka macaanka isda aynu ogsoonahy murugyada ayey baabi isaa marka waxaan maqley in ay jiraan fitimiino soo celiya murqaha inay jiraan oo jirka dhisa wllo aqoontaada nooga faa ideey intaad karto
@halimo420
@halimo420 Жыл бұрын
Asc abaayo waxaa kasoo hadashaa geedka fennel seeds oo carabta u taqaan shamaar faaiidada uu leeyahay dadka adoo mahadsan
@user-to7ui2iq9u
@user-to7ui2iq9u Жыл бұрын
Asc Naciima wll ado mahadsan meel aan kaala soo xiriiro raba arrin ban kula wadaagi lahaa si aad aqoontaada igu faa’ideyso ado mahadsan wll iso jawaab jasaakallah bil khayr🤍
@omarhassan5435
@omarhassan5435 11 ай бұрын
I sha maurontahay
@najmaomarumuhaaani9616
@najmaomarumuhaaani9616 Жыл бұрын
Naciima abaayo barnaamijyadaa wanla socdaa j hooyadey sokor ayey qabtaa waxaan rabaa waana daciif kaniini xoojiya o bitimiin ah oo dadka sokorta qaba caawiya iyo waliba kelyaha caawiya inaad nosoo sheegto aad ayan mihiim ugu nahy wllo kasoo hadal wixii aqoontada aadnagu caawin karto somaali ayey jogtaa wax waliba bitimiin somali waalaga helayaa
@raahoyusuf1780
@raahoyusuf1780 Жыл бұрын
Asc walalo naima waxa la dhehay gabdha ina dhalan rabah ma cun karan aya la dhehay maxa ka jira xabibiti❤❤❤❤❤❤❤❤❤ so jawab inash alllaah
@nimofarah9524
@nimofarah9524 Жыл бұрын
@ayandiiriye6769
@ayandiiriye6769 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@HanaXadi-ub5lk
@HanaXadi-ub5lk Жыл бұрын
Asc wll Naciima waxad talo iga siisa adigo ralli ah gacmaha aya i kabuubyoda faraha hore sonkorna waan qaba
@amalabdi6617
@amalabdi6617 Жыл бұрын
In sha in aad nabad qabtid naciimaay walaal ayaamahan kuma hayo
@hamdihusein1833
@hamdihusein1833 Ай бұрын
Hooyo nuujiso macuni kartaa abaayo
@sasuke-rg2gh
@sasuke-rg2gh 11 ай бұрын
❤❤❤
@xamdiabdi5624
@xamdiabdi5624 Жыл бұрын
Asc abaayo hadduu budo yahay intee ka isticmaali kara
@nimcoxasunecali2907
@nimcoxasunecali2907 9 ай бұрын
Mansh alha
@filsanahmedyare1968
@filsanahmedyare1968 Жыл бұрын
Habaryar waxa kaso Hadasha Vitacap mega We care
@abukarhagiali
@abukarhagiali Жыл бұрын
Ascwb, aniga aad ayaan u isticmaalaa waqti badan.
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Жыл бұрын
Asc wr wb abaayo gurigeena ayey kabaxdaa ee caadi ma u isticmaali karaa.
@shamsocali6663
@shamsocali6663 Жыл бұрын
Asc walaal waan ku salaamay salaan ka dib maxaa ku heley maalmahaan ma nabad qabtaa??
@nuryoonis5052
@nuryoonis5052 Жыл бұрын
Asc walaal waad mahadsantahay ummadeda Somalida sidaas ayaa wax loogu sheega anaga waxaan nahay reer gura.
@nimcamaxamadchannel5965
@nimcamaxamadchannel5965 Жыл бұрын
Hbo aniga infagshin idhibay dhabar xanuun iyo calol xanuun idhibay xametidana wa leyga saaray ma isticmali karaa
@hamdijimale6333
@hamdijimale6333 Жыл бұрын
Asc wr wbr
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Жыл бұрын
Asalamu calaykum walalo qaali. 2 sano ka hor ayan baby dhalay waxan cabay cananas ano 9 bil ku dhex jira kadib maxa igu dhacay biyihi ba igu dhex qarxay baby gina wa la igu qaalay,marka dadku isku midmaha wa runta walalo
@museruqiyo2437
@museruqiyo2437 Жыл бұрын
Asc murninga Malagahela Finland magaca Maxaalagudhaha.
@user-pk7nu5td2r
@user-pk7nu5td2r Жыл бұрын
waan ku barayaa soo gali
@amalcadey7488
@amalcadey7488 7 ай бұрын
Asc habaryar aniga madaxn marsaday madaxa dhan wuu ixanuunay saaaid plz iso jawab
@ferdowsaomer9157
@ferdowsaomer9157 Жыл бұрын
Asc abaayo manawad qabtin wakuwaayay
@user-ww8qb3ee5q
@user-ww8qb3ee5q 8 ай бұрын
Moringa iyo ashawagandha malisu darsan kara subaxdi iyo galabti
@YuusufMaxamed-cx9gq
@YuusufMaxamed-cx9gq Жыл бұрын
Asc abaayo xagee ka baxday
@umuibrahim
@umuibrahim Жыл бұрын
Jazaakallaahu khayrljazaaa❤
@eveibrahim7705
@eveibrahim7705 Жыл бұрын
Asc walalay Naima Intee ka baxde telkeeda ma heysaa
@eveibrahim7705
@eveibrahim7705 Жыл бұрын
Ma kuway is dagaal sanayeena ka tuuray youtube ka mise way xanuunsate
@fatimaabdi8110
@fatimaabdi8110 Жыл бұрын
ASC abaayo Naciimo ma nabad qabtaan
@FaroBea-ef1dq
@FaroBea-ef1dq Жыл бұрын
Waxan ahay hoyo igub ah waxan dhalay bishi kowad e sanadka hos aya igoday 4 bil wan bogsan la ahay maxan sameya icawi ilahay haku cawiye hawo mcn❤
@user-oq7tb4xz2d
@user-oq7tb4xz2d 7 ай бұрын
nujiso ma is ismaa likarta abayo
@user-df7cx3rq5c
@user-df7cx3rq5c 9 ай бұрын
Abayo waxan rabaa Mel Ana kala soxariiro
@hodanmohaned7548
@hodanmohaned7548 25 күн бұрын
Naiimo Marka bilaabay waxaan dareemay in indha ha dhagxan sootufayan
@user-jn8mm9ku2l
@user-jn8mm9ku2l 2 ай бұрын
Asc
@marwo_8031
@marwo_8031 Жыл бұрын
Asc whatsappkaga u bahna sual muhiim u bahna ina ku waydiyo abaayo plz iso so qor
@amtallaah6029
@amtallaah6029 Жыл бұрын
Naciimo asagoo geed ah u guriga nooga baxaa caleentiisa ma isticmaali karaa?
@user-nh6wj3jd8m
@user-nh6wj3jd8m Жыл бұрын
abayo gawar aan guursanin minka makasoo baxaa please isojwab😂
@sucdikhalif9117
@sucdikhalif9117 Жыл бұрын
Abaayo aniga wooibaxaa
@runbadan
@runbadan Жыл бұрын
Abaayo gurigayga wu kabaxaa mana isticmaalo
@fardowsagooni9625
@fardowsagooni9625 10 ай бұрын
💞💞💞💞💞💞💞💞
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Жыл бұрын
Anu marban isticmalay one bogos moringa lakin waxba kanan arag xiliga
@kheertoalinuur7084
@kheertoalinuur7084 Жыл бұрын
Asc naciima waaku salama abayo waan isticmalay halmar abayo kuleel badan oo gudaha aan dareemay qalad maan u isticmalay ma ogi iso jawab abayo macaan
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 Жыл бұрын
Anigaba sidoo kale
@khadrashiekh6651
@khadrashiekh6651 Жыл бұрын
niciimo waxaa iskugukeen dambeysay 30sano kahor aad ayaan kuuradinaayey abyo fariinteeyda hadaa aragto ilasooxiriir
@marianisman4244
@marianisman4244 Жыл бұрын
Asc walalah anku midowaney halakan ❤❤❤
@user-df7cx3rq5c
@user-df7cx3rq5c 9 ай бұрын
Ma ishegi
@munajeylanihassan1500
@munajeylanihassan1500 Жыл бұрын
Asc ku awi naciimo wan ku la,ahayeee🙏
@farhiyadheeman272
@farhiyadheeman272 6 ай бұрын
Ani magaren qaba wa isticmala alx
@user-pk7nu5td2r
@user-pk7nu5td2r Жыл бұрын
waana ladhibatoday timah
@NajaadIdirs
@NajaadIdirs 2 ай бұрын
Anigu sonko ayaan qabaa waanan isticmaal
@user-df7cx3rq5c
@user-df7cx3rq5c 9 ай бұрын
Asc naciimo wankusalaamey
@user-pk7nu5td2r
@user-pk7nu5td2r Жыл бұрын
ciyowa ka soo hadal timah daadshad iyo qaleelka waxaan rajeenah in comment aragtid
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIVE
@user-rl3dr8yz5e
@user-rl3dr8yz5e 10 ай бұрын
gedkan hoyadey isticmasha
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Guriga ayuu ka baxaa geedkan
@habibaabubeker6606
@habibaabubeker6606 Жыл бұрын
Maasha Allh abaayo nacimo moringa cadi ma aha aniga timaha iibixiyay xitaa wajiga wuuqurxinaa
@muna8634
@muna8634 Жыл бұрын
@Habiba Abubakar abyo timaha miyad marsata
@habibaabubeker6606
@habibaabubeker6606 Жыл бұрын
@@muna8634 Haa qaali
@Yusra812
@Yusra812 11 ай бұрын
​@@habibaabubeker6606sidee u isticmashy
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 Жыл бұрын
Mirihiisa hal xabo hadaan afka gashto nooc nooc kala noqdaa
@fahmomaxamedxaaji4301
@fahmomaxamedxaaji4301 3 ай бұрын
Walaal moringa shaaah ahaan malookarsan karaaaah
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 3 ай бұрын
Haha sidaa shaaha lookariya wll
@sacdiyacumar211
@sacdiyacumar211 Жыл бұрын
See loo isticmaalaa
@fadumomuse4343
@fadumomuse4343 Жыл бұрын
I.ntee laga helaa muring
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Жыл бұрын
Naciimo intee ka baxday?
@Mohamedsharif-ef2vk
@Mohamedsharif-ef2vk 9 ай бұрын
🤝👍👂💓🖐️💖💘
@user-kg2mn3xb9q
@user-kg2mn3xb9q 15 күн бұрын
Abaayo naas nuujin aan ku jiraa umul aan ahay macabikaraa
@fardowsamuktar
@fardowsamuktar 8 ай бұрын
Asc abayo wan kusalamay waxan cabay 3biil mashallah waxan leyahay sonkar dawana waligey ma isyicmalin. Hal sano kahor laigu shegay marna. Wa cadi marna 7 .8.9 tagta dawana macuno. Cunadan health cuna ee maxa igula talini laheed
@user-td4dk8kj9s
@user-td4dk8kj9s 7 ай бұрын
Wll fardozo Madiga isticmalay moringa hadi ad isticmashay maxad faido kaheshay
@Mohamedsharif-ef2vk
@Mohamedsharif-ef2vk 9 ай бұрын
Moringa mashaallah👂💓🖐️💘🍓🪴🌻🌿🥀
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
SHORTS
@hanahanfi4542
@hanahanfi4542 Жыл бұрын
Guriga ayey nooga baxdaa moringa
@user-ys7vl4sh1s
@user-ys7vl4sh1s 10 ай бұрын
Xididkisa kawaran
@fardowsaabdullah317
@fardowsaabdullah317 Жыл бұрын
niciima qof xididada kaxanunsan maxa daawo u ah ale Aya wax daweye
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
SHARE
@fadumomuse4343
@fadumomuse4343 Жыл бұрын
Murinka intee ka helaa
@user-jb3qi4it9d
@user-jb3qi4it9d Жыл бұрын
Waxaa la dhahaa magaciisa soomaali ahaan MAWE ama WAME
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 Жыл бұрын
gurigeen ka baxaa mar walba intaa goynaa tuurnaa
Faa'iidada geedka mucjisada/Cafimat Fican
8:40
Cafimat Fican
Рет қаралды 57 М.
This Moringa Smoothie is the “Bomb” To Destroy Diabetes!
9:22
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
小天使太有爱心了#天使#小丑#家庭#搞笑
00:32
家庭搞笑日记
Рет қаралды 25 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 32 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 10 МЛН
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 475 М.
What Happens When A Diabetic Takes MORINGA For 2 weeks?
14:48
SugarMD
Рет қаралды 3,5 МЛН
muringe maxu dawo u yahay kalaya ila arka ????
13:40
shukri masala
Рет қаралды 53 М.
Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu kala kulmay Burco
13:08
SAAB TV
Рет қаралды 5 М.
KAABAHAAN WUXUU U FIICAN YAHAY WADNAHA IYO MURQA XANUUNKA!
14:29
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 2 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН