CULMAANI

  Рет қаралды 17,686

Maal Tv

Maal Tv

Жыл бұрын

Culmaani Cabdi Duco oo ah nin udooda Culmaaniyada waxa la yidhaa ayaanu idinkaa ka qaadney wareysi #Subscribe #Like #Hn

Пікірлер: 363
@abdoulkaderomaribrahim913
@abdoulkaderomaribrahim913 Жыл бұрын
Ruuxan ninka wareysanaysa maxa ka siya ?
@akfarhanmohamed819
@akfarhanmohamed819 Жыл бұрын
samirkiiyo qof ah cabdiduco
@mchindise7519
@mchindise7519 Жыл бұрын
Waxa aynu u horumari laana'ay ee dib u dhaca iyo maamul xumida inoogu wacani waa markii uu dadku is dhex yaacay ee qof kastaaba wax aanu garanayn iyo meel aanu aqoonteeda lahayn loo dhiibay ee maamulkeeda iyo shaqadeeda loo ogolaaday, inantan yarbaa u matkhaatiya kumanaan dad ah oo ka lusha wax aanay aqoon u lahayn, meel walba waxa jooga dad aan waxa loo dhiibay aqoon u lahayn waana waxa inala hadhay ee dad iyo dalba aynu fashilka iyo foolxumada uga bixi laana'ay
@brfamilymovies8167
@brfamilymovies8167 Жыл бұрын
Sxb khaladka kaliya ee somali haysta wa intaa
@mohamedjama4131
@mohamedjama4131 Жыл бұрын
War inantan schoolka dib ugu celiya😂😅
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri Жыл бұрын
Yartu muran badanaa, iyadabaa ka darran Cabdi duco, labo gees bay kala taagan yihiin, iyada hadalkoodu waa wada gaalnimo iyo diin la'aan. Subxaanaka yaa wadduud.
@zharmo
@zharmo Жыл бұрын
Inantan saxaafada hasoo barato Dhaqan wariye malaha qofkaba jawaabta kama sugayso marna waxay leedahay Maxad Ku qosli 😂
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 Жыл бұрын
Adi Cilmaaniyada difaaceesaa waayo waqti fcn waa siineesaa??
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
@@abdisalammatan4317 ilahay adunkan kitab dhamaystiran bu uso dajjiyay qofki ku qanci wayana isaga og xagu tagayo wll
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
Ilahi aburay adunkan wuxu iso dajiyay kitab dhamaystiran qofki ku qanci waya isaga og xagu tagayo
@roodaabdulahi5501
@roodaabdulahi5501 Жыл бұрын
wll wariyadu waysax santye ee aduu mawaxad udodaysa cilmaanigan uskaga ah
@zharmo
@zharmo Жыл бұрын
@@roodaabdulahi5501 may Wll uma doodayo Lkn qaabka ay wax u waraysanayso ayaan lahaa sax maaha
@mabsuudmohamad529
@mabsuudmohamad529 Жыл бұрын
Inantu Jaahilsanaa Subxaanalaah Cabdi ducana Dulqaad badanaa😅😅
@khalidahmed3810
@khalidahmed3810 Жыл бұрын
Nin aan sxp nahay ayaa tiriyey inta jeer ay tidhi cabdi duco kkk kulahaa 553 ayay tidhi cabdi duco 😂
@Mouse8817
@Mouse8817 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Gabadhu dadaal iyo xamaasad ayaa kudamaatay ee aqoon diineed iyo mid Saxaaafadeed malahan
@maryamaabdirashiid7667
@maryamaabdirashiid7667 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zaakir8812
@zaakir8812 Жыл бұрын
wuxu doono ha ahaado lkn sharaf daro ayay utagay in qof noocan ah uu waraysto qof mabda, aaminsan
@muhyamohamud5536
@muhyamohamud5536 Жыл бұрын
Cabdi duco runbuu sheegayaa
@siciidmaxamed7081
@siciidmaxamed7081 Жыл бұрын
Dawladnimadii nabimuxamed scw kayagleelay madiina waxaa.qiraya gaalada qoraaga ah iyo oslaamku
@awalisaac2082
@awalisaac2082 Жыл бұрын
Nin philosoph ah iyo gabar yaroo Zee alwan kasoo qalin jabisey eyey isku keeneen!😂😂
@momiabdi8347
@momiabdi8347 Жыл бұрын
Adigu gabadh muslimada iyo nin calmaani ku sheega saad isu barbar dhigaysa
@badrinr5345
@badrinr5345 Жыл бұрын
@@momiabdi8347 muslim iyo gall mesha mayalo nin aqon leh oo waya arag ah ayaa fadhiyo xitaa diinta dalishanayo kuna dhahayo muslim baan ahay xage adiga u galaysin warbal somali dhib badana
@lguleed
@lguleed 2 ай бұрын
Hadana waan soo noqdey reerkeyga iyo reerkaakugu waa laba kala dowlado aan si kale u dhigee inaad kugu maamulo xeerkeyga dowladeed ee xeerkeyga khaaska ah mise kaaga iyo keyga meel dhexe ALLANE raali ka yahey
@lguleed
@lguleed 2 ай бұрын
Iga dhageyso hanka iyo qibrarada amese tactiinta aad leedahey mana garaneyso mana soo gaarin ee asagaa la Macallan amese la sheekeysi haku mashquulin inaad micno u sameyso trimaran kasii wajeel
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Rasuulkeeni udgoona waa iftiin uu ilahay dunida usodiray.qofki raacana wu libaanay ki didana wu khasaaray
@lguleed
@lguleed 2 ай бұрын
Belse marke soo noqdey dadkiina yaryari ee somali layiri maan doorsanidaan odey hore ayaa yiri ALLAHAYOOW duulkan dhagama uma daloolan iska cafi
@hamseahmed5539
@hamseahmed5539 Жыл бұрын
Wax anay aqoon u lahayn ayay rabtaa inay qofka waraysato waa dhibatoyinka ina haysta waraysigan inay qaado may ahayn aqoonteedana malaha mana fahmi karto
@Africa-china367trh
@Africa-china367trh Жыл бұрын
Qof qaldanaa waraysanaayo, intuu wax badan nafahansiin lahaa, ee fadhiga muu uga kaco doqontaan xun
@Kalgacal12
@Kalgacal12 Жыл бұрын
walahi aqooon malaha way niyow diiinta so Baraka ku noqo malcamadi hadanad garayn aamus hala murmin saxafi mahe siddeni 😊
@abdifatahdahir1103
@abdifatahdahir1103 Жыл бұрын
qofku waa inuu Diinta aqoon u leeyey Hadii kalena Maadi uu aqoon u leeyey gabadhan midna kuma wacna kaliya waa indha adayg um xataa ixtiraam ay qofka kaga sugayso suaasha ay waydiisey, isagu waa qof wax aaminsan waxa uu aaminsanyeyna ka dhagayso oo wixii khaladaada ee ku jira u barax diiniyan iyo maadiba. isagu si fiican ayuu ugu sharaxayaa balse iyadu maaha mid aqoon u leh kaliya 🎤 loo dhiibay um
@yaasiinaxmed1308
@yaasiinaxmed1308 Жыл бұрын
Inanta talo ahaan waxan leyahay Marka aad qof mamda aminsan aad waraysato ahow qof diinta aqoon fican oo daliil ayado tusinkara noqo
@lguleed
@lguleed 2 ай бұрын
Hayaay ninku nin macquukl ah murtiyeysan macneysan sharfe6san gabadhuse gabadh caqliga laga soo xadey ee qori qori tutaag ah maamulku waa inii uu ka dhexeyo masalan maulka qoyskeyga iyo kaaguba kala duwan duruuwa owgoodba taa kadib gabadhu mashruuc diin abuur beenaad ayey hoganeysaa war n
@abuomar220
@abuomar220 Жыл бұрын
😂😂😂 waraysigii ugu horey hal kalmad kubilowday kuna dhamaday cilmani cilmani
@ahmedkhadar1721
@ahmedkhadar1721 Жыл бұрын
abdi duco waaa shaidan
@nonassaeed5281
@nonassaeed5281 6 ай бұрын
Ilaaliya sharciga saxaafadda
@Naska_Pio
@Naska_Pio Жыл бұрын
Wllhi tani wariye maaha chanelka wey ceebaysay sumcada wariyaha ku ciyaaraysaa
@abdicasiis9767
@abdicasiis9767 Жыл бұрын
Gabadhu aad iyo aad ayey usaxantahay Sababtooah diinta iyo dowlada lama Kalasaari karo
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
waaw
@abdifitahdahir6309
@abdifitahdahir6309 Жыл бұрын
War ilmahan yar yaa yiri wax warayso ninkaan wuu dhali karaa wax wlba oo diinta kusabsana sheikh mustafe haloo balamiyo
@bushraabdirahmaan7575
@bushraabdirahmaan7575 Жыл бұрын
😂😂qoftan suuxsan ma lacag bay ku leeday ninka ileen San wariye kuma ahe😂
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Жыл бұрын
Kkkkkk
@noahD1636
@noahD1636 Жыл бұрын
YAA AF GARAD SIIYA LABADN. ismala socdaan
@mohamedabdi2089
@mohamedabdi2089 Жыл бұрын
Cabdi duco siday uledahy wa xaraabo
@asmamahamed2116
@asmamahamed2116 Жыл бұрын
Abdi duco. Big legend
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 Жыл бұрын
Gabadhu way saxantahay.. Calmaaniuadu waa gaalnima.. Waa adoo dhaha Rabiyow waad i aburtay lakiin saan u noolaanayo anay ijirtaa waxba kaa magalin
@iftinm.d7512
@iftinm.d7512 Жыл бұрын
Jounaalistahu waa in uu Mawduuca ee uu ka hadlaayo khib-rad u lay-yahay.
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS Жыл бұрын
Wariye nimada intee ku soo baratay Walaley kolka adiga miyaan ku dhagaysanaa ninkii aad waraysan lahayda inuu hadlo uma ogalaanayside Yaab 🤣🤣
@therock7055
@therock7055 Жыл бұрын
Tayari caqli iyo aqoon midna male ee TV ga ay u shaqaysa deg-deg haw eryaan, waa waxaan garanayn qofka aad waraysanayso ixtiraam oo hadalka ka sug wuxu doonaba ha ahaade. Commentigayga haday akhrisanayso oo i aragto waxan leeyahay uskag yahay dadka sidaa looma waraystee orod meelaha xabuubta ku iibi taasa buuq lagu iibiyaaye.
@kamaalxaaji7304
@kamaalxaaji7304 Жыл бұрын
Wllhi waa dumb tan yari she didn't prepare for the interview🤣
@user-ig7ui2qd2y
@user-ig7ui2qd2y 2 ай бұрын
Waraysi hal saac qaatay oo hal su aal ah
@abdirizakcirro7418
@abdirizakcirro7418 Жыл бұрын
Fadlan wareysiyada danbe inantani la waraystaha waqti u su'alaha ku jawabo hala siyo. Ninkan Cabdi duco ahna waxan qaba culumo wawayn in lo balamiyo, sida xabibul malayinka umada somaliyed Sheikh Mustafe Xaji Ismail, Sheikh Shibili, Sheikh Dirir iyo Culumada kale e hargaysa kula sugan. Ugu danbayn baladu Af laqabtey ledahay e dabo la qabto malahan, Arintani in ay dawalada somali-lan in so fara galiso lagama marmayo. !
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
nin Waa gal cad
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Жыл бұрын
Rasuulada aya 25 ah lkn nebiyada tiradooda cid garanaysaa ma jirto adigu ma kitaab kalaad haysataa
@apdirahmanapdikadir1834
@apdirahmanapdikadir1834 Жыл бұрын
Naagtan bila aqoonta yaa meesha keenay
@cadbikhalaq6220
@cadbikhalaq6220 Жыл бұрын
Inanta wariye sax ah maaha
@user-cf1ix6xy7w
@user-cf1ix6xy7w 9 ай бұрын
Dulqaadki oo qofa
@AJ-kd7kd
@AJ-kd7kd Жыл бұрын
😂😂😂😂 su’aashayda ka jawaaab 1hr kaamila
@user-hf1in5wo1k
@user-hf1in5wo1k Жыл бұрын
Say ilatahy iyaduna saxaafada iyo waraysiga cilmi saasa iyo khibrad uma laha iyo xataa wxn ay kudoodeso oo ah diinteeda marka hore Walaal waa inaad aqoon ulahaata wxn aad difaacayso Isaguna say ilatahy wxn uu aaminsanyahay midhba kama garanayo oo calmaaniyada kaliya wuxu uhaystaa oo uu kujawaabayaa waa in diinta iyo dawladnimada lakala saaro markaa labaduba isma dhaamaan
@user-cf1ix6xy7w
@user-cf1ix6xy7w 9 ай бұрын
Sheikh mustafe wuu khaldimi karaa waanan bin aadam
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 Жыл бұрын
Wariye Markaad Tahay Oo Aad Wareysi Qaadeyso Qofka Sual inaad Weydiiso Uunbad Xaq Uleedahay Jawaabtana Aad ka sugato lkn Tan Yari Suashi Beey Weydiineysaa isagoo Jawabtii Uwado Beey Kaso Dhex galeysaa
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
Ku saliya nebiga salalahu caleehi wa salam ninkan u sheega diintaa daqiiqad kama maqana qofka noloshiisa ila maruu soo tooso ila marku sexanayao inta uu hurto mooye weliba hurada sida loo seexdo diinta ku jirta sidee marka loo kala saaraya adiga si wanagsan ugu sheeg labadiina wa murmaysan aqoon iskuma dhantan culimda isla taga ama dadka wax garanaya wa inad u shaaxi karto sida aan diinta looga saari karin dowladnimda dunidaba dowlad ma yeelteen hadan ilahay diin u soo rogin oo gurigaba ka soo bilamin dowalad dad aan diin lahayn dowlad ma yeelan karaan wayo sharci kala celiyaba ma hayan binu adam wa la tijaabiyay caruur aya meel lagu xidhay oo lala hadli wayay maba garan karan hadaal qaar baa kaynta ku lumaay maba hadali karan mana garnayan si ay u socodan binu adam hadan ilahay aadam soo barbarin oo cilmiga soo barin waxba ma garteen taas ogow waan hubaal waxan sheegaya binu adam xoolo kale noqon lahayen haday helin cilmi inti adam ilahay baray inata xaywawanada ka barteen inta ay caqliga isu geyen wa aqoonti adam loo soo dhiibay
@abdillemahathussein932
@abdillemahathussein932 Жыл бұрын
Waax qoftaan wariyoo maaho, haay tahy
@akfarhanmohamed819
@akfarhanmohamed819 Жыл бұрын
Dood caadi ah
@carafaadjamaal5581
@carafaadjamaal5581 Жыл бұрын
Cabdi waa runtii
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Жыл бұрын
Odayga asago marqan iskudiyari raba waresiga lagu gaday
@abdiqaniyasin9144
@abdiqaniyasin9144 Жыл бұрын
Abdi duco knows Alot 👌
@abdirisakmohamed1177
@abdirisakmohamed1177 Жыл бұрын
Cabdi Duco Dulqaad badanaa, Fikerkiisu waa qaldan yahay, se inantu xirfad ahaan ma dhisna, kkkkkk
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
islamka Ma qawanayen
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Waa wax laga xanaaqo walahi qof aan wariye,nimo aan aqoon u lahayn aad meesha keenteen qofka xitaa su,aasha ka ay sugi mayso waxa ay dadka waydiinayso xitaa aqoon umaylahan
@najahhizmaail7299
@najahhizmaail7299 Жыл бұрын
Warysigeegu wa zx lkn qof diinta aqoon vcn uleh inu warysto ayay ahyd ' ta kale hadba jawabtu siiyo inay su' aal cusub kaso dhex sarato ayay ahyd ' kana sug to jawabihiisa! Garacan waa in dagdag lo xidha?
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 Жыл бұрын
Cabdi Duco waa qof wax bartay oo aqoon leh balse waxa Loo baahanyahay inuu waraysto weriye aqoon leh balse weriyayaasha kale wuu ka aqoon badanyahay
@lguleed
@lguleed 2 ай бұрын
Arin qosel balse micna weyn leh ayaan kaga dhaawaajisey waxaad tiri caalmiyaddu waa gaadhi qofwalbi wataa qofkasti cilmigiisa ama caqligiisa amese wuxuu aaminsan yahey ayuu ku wataa xag loogaga baxo arinkaa ma garanayo yaa garan hadalku waa dhan dhan yahey gabadha usoo duceeya malha wey yara hobowsantaee
@ahmedkayse3004
@ahmedkayse3004 Жыл бұрын
Tayar waxay is leedahay Dardar muuji wariye waxba ka ma fahan sana abti liibane college ka soo mar
@axmetxusen769
@axmetxusen769 Жыл бұрын
NEO WXAN DAD HA WARAYSAN KAA CILMI BDAN WAAD YARTAHEEEE WERIYINIMADA KADAA BURUSHKA XAARKA AH AD MARINAYSO
@beegsifouad
@beegsifouad Жыл бұрын
Walaalayal gabadhan jahiladda ah maxaa keenay ,,, waaa bila aqoon , waaa argagixiso mikrafoon
@jokerbatun8972
@jokerbatun8972 Жыл бұрын
inantan malaha saxaafada ma soo baranin 1 suaal ayay caawa oo dhan kusoo celcelinaysa qofka xitaa jawaabta kama sugayso
@raaxonuur127
@raaxonuur127 Жыл бұрын
Tani wariye maaha walahi qofka waa laga suga hadalka o xogba qofka lagaso baxa
@mohanedabdirahman7989
@mohanedabdirahman7989 Жыл бұрын
Calmanigii baa xataa yaabay Naa maxaad la kardhan waraysigay khalad ka fahanty waxay maqashay dadka su aalo adag baa la waydiiya markasay sida daadka u soo rogmaty yag yag yag yag caku qof fudud
@calaamadashowroom7471
@calaamadashowroom7471 8 ай бұрын
qof yaroo bilaa aqoona ninka waraysatay
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 7 ай бұрын
Cabdi Duco ayay ku khafiigtay😂😂😂Qof zero ah weeyi gabadhi
@cimraanmarket
@cimraanmarket Жыл бұрын
Dhulkuu la dhacay walhi kk
@lguleed
@lguleed 2 ай бұрын
Waxgarad soomaali baa tahee ha ilaawin
@yaasiinaxmed1308
@yaasiinaxmed1308 Жыл бұрын
Dowladu inay waligeed jittay waa qodob Balse Allah waxa uu kitaab qu,ranka usoo dajiyey In diinta islaamka manajirto diin casriya
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 Жыл бұрын
WAAR NACASTAN INDHAHA BIURBUURANI:NINKA MIYAY WARAYSANAYSA MISE WAXAY IS MOODAYSAA INAY LA DOOD LA YIDHI_____AQOON MALA TA YARI
@diazbr0h0fficial31
@diazbr0h0fficial31 Жыл бұрын
NAA NINKA HA LUGOYN WARAYSI GARAN MAYZIDE 🤞🤣🤣🤣🤣
@maxamedxasan9570
@maxamedxasan9570 Жыл бұрын
Dulqaad badnaa c/ cudo
@mmimmi9391
@mmimmi9391 Жыл бұрын
Ala hayaay nacaala cilmaaniyadada kuyaale naga aamus naaya gabadhay sual xumadaddaa iyo murnkaga wlhi madaxaga iga xnuunay meshana maynaan wda fadhiyikarnen hdan qofkan ahy blse ninkan ilaahay dulqaadbusiiyey
@abdisamadjamal9265
@abdisamadjamal9265 Жыл бұрын
Saliga nabiga ma anigo oyaya 😭ku saliya😂😂
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Tayari waraysi garan maysee iska fadhiiso ku dhaha. Su'aasha ku soo noqo😂 Su'aasha haka bixin😂
@guuleedyuusuf989
@guuleedyuusuf989 Жыл бұрын
Indheer-garad qalddan waa cabdi duco. Maan-gaab qumman waa inanta.
@abdihakinali6001
@abdihakinali6001 Жыл бұрын
War waxaan doqontaa diina mataqaan xirfad shaqana mataqaane indhahq ku dhidfo
@sharmopoy6225
@sharmopoy6225 Жыл бұрын
Waraysigu sidan ma aha wax iska sax Ku: gabadha wariyaha
@lguleed
@lguleed 2 ай бұрын
Hal Talmadge ayaan ku dhahi lahaa amese qaladan managing reerkeyga ama xoolaheygii ama gawaadhideydii ayaad diin ku maamulaysaan waataas aduunyadu ama dowladuye beertii iyo arigii ama geelaba yaanu ku qaniinee kkk am
@maryamaabdirashiid7667
@maryamaabdirashiid7667 Жыл бұрын
Diin iyo dawladnimo ninkii ku xiijisaye inaderey se wax uwadaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@guledahmed6955
@guledahmed6955 Жыл бұрын
Fadlan inantan yar ee af qadhmun dadka halaga qabto
@plack628
@plack628 Жыл бұрын
Waa runtii, dhagaysa ninka.
@hakimguray5704
@hakimguray5704 Жыл бұрын
Ila muranbay xidhantahy inantu 😅
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Жыл бұрын
Dibjir indoor ah. Cilmaaniyadna ma yaqaan. Naa isaga tag yuu ku kufsane.
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Naagta caadi ma aha waaye miyey sidaas Ku tahay Lix biloood wariye ma so qaadan naagta makarafoonka Ka qaada kkkk funny 🤣😆😅😅
@guleidofficial4498
@guleidofficial4498 Жыл бұрын
Wllhi inantani meel waraysi lagu qaado istagin.
@abdiawaleawale3789
@abdiawaleawale3789 Жыл бұрын
Dhibtiii baa ah in ayaba sugaynba wiilkii bilow ilaa dhamaad abdi duco
@guleidofficial4498
@guleidofficial4498 Жыл бұрын
Inantan yari uma carbisna waraysiyada.
@anwarmohamet3458
@anwarmohamet3458 Жыл бұрын
Calmaani baad tahay somaha wanku fahan sanneh
@kaasimhashi4202
@kaasimhashi4202 Жыл бұрын
Su aasha u soo noqo,
@maaweeladacaruurta6604
@maaweeladacaruurta6604 Жыл бұрын
Wa maxy ciyaalkan makarafoonka sidataa jaahilad weeyaan waxan ay ka doodaysa wa wax ka wayn.
@cabdiwakiil347
@cabdiwakiil347 Жыл бұрын
Naagtan wayni ma sidan ayay ku soo shaqo tagtay na xishood muranbadana wuxu
@cabdiraxmaanaxmed1573
@cabdiraxmaanaxmed1573 Жыл бұрын
AR WAXAAD SOO KAXAYSATIIN WARIYAYAAL DADKA DHAGAYSTA TAN MALAHA WAD SOO LUGAYSEENE
@amiinnaasir1222
@amiinnaasir1222 Жыл бұрын
Waxani wariye maaaha nio
@hibonuuraaxmed2116
@hibonuuraaxmed2116 Жыл бұрын
Suaasha ku soo noqo ii jawaab ma gaalbaad tahay ayay kaga dhegtay waa bilaa aqoon ta yari
@Isaaq_man
@Isaaq_man Жыл бұрын
Ninkan macnaha Oo dhan ayu fahansanyay 🔭
@ma.m3264
@ma.m3264 Жыл бұрын
Waxaad moodaa in commentiga inanta la wada saaranyahay.....aniguna 100kiiba boqol inantaan wariyaha ah baan taageersanahay ee cabdi duco dalka Iyo dadkaba ha laga qabto......takale dadka commentiga soo diray ma wada cilmaanibaa iyaguna? Ku lahaa cabdi duco waa legend! Waar alle halaga baqo oo diin la'aanta ha taageerina
@abokornuur257
@abokornuur257 Жыл бұрын
Ha ugu soo celinin uun aniga inti yarayde lagu so shegay 😅
@abdiawil6115
@abdiawil6115 Жыл бұрын
Tani wariye maaha
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 Жыл бұрын
naagtan waa naag walan hadala qalajiyey😂
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Жыл бұрын
Indhahas unba kuhesta waxa kale shaqa kuma lihi
@greatsomalia4598
@greatsomalia4598 Жыл бұрын
​@@cabdiqanikaka3101 legend
Waaqaca ka Jirra dhulka Soomalida iyo dhibka haysta Qurbajoogta.
13:15
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Dood Culus dhex martay Muslim VS Mulxid
1:28:10
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
Рет қаралды 2,3 М.
Qosolkii Aduunka: Wixii kala Qabsaday Wajji Iyo Reer London
31:25
Dhamays Media Production
Рет қаралды 427 М.
war dag dag xaladaha iyo Garaad Jamac iyo wararka manta iyo dodo manta
10:22
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 6 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Dr Isim Magnesium la’aanteed 22 calamadood oo magnesium deficiency ah
32:00
Khudbadii Salaad Cali Jeele ee Maraykanka oo aad u qosol badan
41:30
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 67 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
0:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 3,9 МЛН
Спас пса от гибели🥲
0:52
Следы времени
Рет қаралды 2 МЛН
I Built 3 SECRET Rooms In School!
33:34
Stokes Twins
Рет қаралды 19 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
0:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 3,9 МЛН
Соседка заставила детей мыть полы в подъезде 😨 #фильмы #сериалы
1:00