No video

Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa

  Рет қаралды 600,197

Qays Qeyser

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
My Facebook Page
m. Qays-Qayser-10...
My instagram page
instagram.com/?hl=en

Пікірлер: 1 500
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 3 жыл бұрын
Anoo Reer mogdisho ah ayaa Hadane KaheLaY Qaabka Hargeysa ee udhisan thy hdane ee Utahay nabada iyo Nlosha AqurXoon eey kusugan Yihiin Dadka WadooYinka Ku ganacsanaaYo m.a ✅🌺✨❤️❣️💯
@usamajama3598
@usamajama3598 3 жыл бұрын
Mahadsanid wlshey
@mabrukcali1648
@mabrukcali1648 3 жыл бұрын
Reer somaliland bilaa ficilkaan idinku nacay dadka kalaba subscribe waad kula oradaane inamadeena usaara oo dhiig isku yeela 🙄
@DalmarOfficialTv
@DalmarOfficialTv 3 жыл бұрын
Really
@shugriqali5248
@shugriqali5248 3 жыл бұрын
Kama xaasidin qof reer somaliland
@DalmarOfficialTv
@DalmarOfficialTv 3 жыл бұрын
@@shugriqali5248 Ani ii saar waaye wll
@shugriqali5248
@shugriqali5248 3 жыл бұрын
@@DalmarOfficialTv haye
@DalmarOfficialTv
@DalmarOfficialTv 3 жыл бұрын
@@shugriqali5248 Alle haku sharfo wlshy
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
RAGAN DALKOODA IYO DHUKODDAY KU QANACSAN YIHIIN MACHLLHA SOMALILAND HARGEISA JANO ALLOW BARAAKE OO NABADA U SIYAADI SOMALILAND🟩⬜️🟥🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Meesha Sidan Dhalinyaradu Ugu Baashaalaysaa Hargeisa Miyaa 🥰🥰🥰🥰 Xaqiiq Uma Malaynayn Magaalo Somaliyeed Oo Saas U Nabada U Ilbixi Inay Jirto Caruurta Hargeisa Iyo Dawladooduba Salaan Sare 🥰🥰🥰🥰
@munamahmed9266
@munamahmed9266 3 жыл бұрын
Hargeisa wlhi nin aan jogin aya ciil qaba😍
@Abdirisak_Sharif
@Abdirisak_Sharif 3 жыл бұрын
Wlee, Alle ha inoo dayo waa meel aynu wada jecel nahay hdaynu Somaliwada nahay.
@mohamedzidiiq7969
@mohamedzidiiq7969 3 жыл бұрын
Wlhi axadan kuso socda insha allh form burao 🤸‍♂️😁
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 3 жыл бұрын
Beeen maaha wlhi anaa kula dareemaya
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Ani hada waan jooga berina waan ka tegayaa 😂😂
@abdi6307
@abdi6307 3 жыл бұрын
@@mohamedzidiiq7969 toorida ha soo qadanin 🤣🤣🤣😂
@queenfatma4763
@queenfatma4763 3 жыл бұрын
I have never seen Hargeisa😭 but I Will Come Inshalla from Australia
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 3 жыл бұрын
Been there last summer, you gonna love it, i live in Adelaide.
@arzhainaebrohofficial7234
@arzhainaebrohofficial7234 3 жыл бұрын
Wan ku so dhaweynaynaa sister 🥰
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
Com and visit u wuldnt want t go back to australia , fatima dahir u are Ausie , wher about in Australia u liv sis
@kalmeeyemedia7596
@kalmeeyemedia7596 3 жыл бұрын
Well come
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
INSHA ALLAH ALLE HAKU NABAD KEENO
@farduushassan7047
@farduushassan7047 3 жыл бұрын
Masha allah wlhy hooyada jabiska iibinaysa fikradeeda aad ban uga helay ilaa bahalkiyara ee findhicilka oo lagu qadanayo masha allah alle haku barakeeyo hooyo
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 жыл бұрын
Jabistas waa sida wada ksta way taal waa dhaqale yaroo fudud arsaaqadisa wata
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 3 жыл бұрын
Amiin Aamiin yaa rabi
@arafathyahmed2114
@arafathyahmed2114 2 жыл бұрын
@@Who_are_you900 findhicil mxa weeye
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
@@arafathyahmed2114 waa qori yaroo dhuuban oo ilkaha la galiyo si cuntada dhex gasha loga soo saaro 😄😄😄
@arafathyahmed2114
@arafathyahmed2114 2 жыл бұрын
@@Who_are_you900 Haa aniga istakiin ayan u aqaan 😂
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 жыл бұрын
Wiilka caanha geela cabay ma reerkii geela dhaqan jiraaa😂😂😂😂 MashaAllh Jamuurida barakaysan
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 3 жыл бұрын
geela soomaali way wada leedahay
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Caana geela aadbn ujecelay
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 жыл бұрын
Nasab nasab dhalay rer hargeisa madax isaran tahiin💚💭❤ From Nairobi Kenya qeys qesar vloga yadii kama haayo zxb,💚💬❤
@axsanmustafe9682
@axsanmustafe9682 3 жыл бұрын
Kani maanu vlog ahyn😌
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 жыл бұрын
@@axsanmustafe9682 valog dalxis ka hadlaa
@axsanmustafe9682
@axsanmustafe9682 3 жыл бұрын
@@kingmuhanad6746 ha sx
@hamaada8580
@hamaada8580 3 жыл бұрын
Qeys wllo ninka ck la yirahdo noo soo kixey waa funny😅 inta igu racsan.........👍
@hamsekoozaar4614
@hamsekoozaar4614 3 жыл бұрын
🤗👍👍👍
@ziciidgamadiid7837
@ziciidgamadiid7837 3 жыл бұрын
intii ka dhinayd ma adaa ugu daraY dhowr kun bay igaLa sii xanfareen
@myamwezmyamwez8669
@myamwezmyamwez8669 3 жыл бұрын
I did not understand one word but watched the entire video! Mashallah! Much love to our Somali brothers from Zanzibar!
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 3 жыл бұрын
Great you are brother from another mother
@ahmedhagi-yusuf5355
@ahmedhagi-yusuf5355 3 жыл бұрын
Karibu ndugu
@zalmangalaydh1405
@zalmangalaydh1405 3 жыл бұрын
We can teach you bro
@yonisadan5197
@yonisadan5197 3 жыл бұрын
Checkin out the prices of street food. Ana angalia pai ya chakula ya babara i hope kiswahili yangu ina ileweka
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
qof reer butlnad ah u waca
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 3 жыл бұрын
Street foods waa kuwa ugu mudan in laga iibsado masaakiinta qoraxda taagan ilahay ha u barakeeyo ganacsigooda😍🤲🏾❤️ Ku raaxaysta dhulkiina hooyo guys! ✨
@idankajean2583
@idankajean2583 2 жыл бұрын
Masakin mahan e waa muruq mala
@moustaphamahad6206
@moustaphamahad6206 2 жыл бұрын
Biyo la aaan dhe
@Hargeisa_
@Hargeisa_ 3 жыл бұрын
Ehlul-Casima one love guys😍
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 жыл бұрын
Ilaahayaw noosiyaadi nimacadaad nasiisay Alx
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@mustafemohamed248
@mustafemohamed248 3 жыл бұрын
@@hodanibrahin1569 amiin yaa allh wllo wxa fahmi kra uun qof garasho le
@hamsekoozaar4614
@hamsekoozaar4614 3 жыл бұрын
alhamdulilah
@hipakismael3783
@hipakismael3783 3 жыл бұрын
Nio inankan waan iska tagera qays qaysar insha allah inan hargeisa ku kulano ayan rajaynayaa From ethiopia
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 3 жыл бұрын
Dhalinyarada wadankooda ku faraxsan waan idin bogaadinayaa
@fathikhadar7802
@fathikhadar7802 3 жыл бұрын
Uoutubarada hargeysi wakuwa wada shaqaynaya mashallah wa wx kudayasho mudan m.a guul idin rajaynayaa
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Muqaal walba oo qayz qayzer leeyahay waan daawaday LIKE waan zaaraa anoon daawan🙏👍👍
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
May Allah increase their wealth and protect them from evil eye. I love to see my people shine and progress in the right way...😍
@Apthwasactikniko
@Apthwasactikniko Жыл бұрын
😍😍😍😍
@nashabdulkadir5537
@nashabdulkadir5537 3 жыл бұрын
Meeshad shaaha ka cabeyseen anigoo xamar ka imid oo kusocda itoobiya ayaan hargeisa tarnsite ku mar nin kaad shaaha ka cabeseen wlhi shaahiisa waa macaN waxa kaloo jiray ninka sabaayada sameynayo nin ey saaxibo yihiin oo aad iicawiyay waan idin jeclahay reer hargeisa
@skymedia3681
@skymedia3681 3 жыл бұрын
Qeys Qayser, what a cool dude! met him at one of the local events in Hargeisa. Thanks bro a bunch. Aan tageerno youtubers keena.
@skymedia3681
@skymedia3681 3 жыл бұрын
@أبــو ســـلمة الــصـومـالي gormu carabigu afkeeni noqday. Caqliga kugu yare, markay smartphone ku iibiyen bay qaldanayeen.
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 3 жыл бұрын
@@skymedia3681 🤣🤣🤣
@zackabdirahman951
@zackabdirahman951 3 жыл бұрын
🤣🤣
@hibaqabdi5898
@hibaqabdi5898 3 жыл бұрын
I really miss hargeisa walahi💚🤍❤️😭💓🥰
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 3 жыл бұрын
Were do u live hibak
@aaronalmghribi5323
@aaronalmghribi5323 3 жыл бұрын
Hhhh wd jogtabe
@hibaqabdi5898
@hibaqabdi5898 2 жыл бұрын
Turkey 🇹🇷
@ghostshooter6242
@ghostshooter6242 3 жыл бұрын
This channel has some great contents the best somali vlogger keep going brother big up From garissa
@zainabh8652
@zainabh8652 3 жыл бұрын
I really enjoy watching this channel, great job guys keep up the good work..proud of our boys viva Somaliland
@nimconuura4493
@nimconuura4493 3 жыл бұрын
Reer hargeisa waa ilbax camerada kuma mashqulayan 🥰❤️🤣
@aminhasen8362
@aminhasen8362 3 жыл бұрын
Hhhh ninkasta dantiisa ka badan 😅
@abibawale4976
@abibawale4976 3 жыл бұрын
Somaliland oo dhan baa sidaa ah mashquul ma jiro wle
@hamsekoozaar4614
@hamsekoozaar4614 3 жыл бұрын
realy ilbaxnimadaa biyo dhigtay
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 жыл бұрын
Nin suuq maraya camera uma muuqato wlhi hadhow bd dawan mxd ka eegi wx la duubayo
@khaliilabdulrahman5329
@khaliilabdulrahman5329 3 жыл бұрын
LOL 😂🔥
@itszeno8083
@itszeno8083 3 жыл бұрын
Secod view😀❤️. ‏وَراء كُل ؛ ﴿ سُبحَان الله وَ بَحمدَه ﴾ نَخلة فِي الجَنةّ ؛ فَأكثرُوا مِنهَا💛🍂
@loveelroi4453
@loveelroi4453 3 жыл бұрын
I have never seen Somalis not even in media before … I thought there was still fight , war in the country? So nice to see it in peace ☮️ like this … hopefully to see Somalia 🇸🇴 one day .. Aniga , MegAe and some words my Somalian friends thought me .. 🇪🇷 🇪🇷 🇪🇷
@yasaarimohamed8891
@yasaarimohamed8891 3 жыл бұрын
This place is not Somalia it's unrecognised country from north old Somalia called Somaliland 30 years in peace while Somalia in war last 30 years
@nopmo780
@nopmo780 3 жыл бұрын
Somaliland bro not somalia
@loveelroi4453
@loveelroi4453 3 жыл бұрын
So is not Somalia 🇸🇴? Or used to be part of Somalia 🇸🇴? Am Eritrean 🇪🇷 I don’t know any thing sorry
@haberjeclo8036
@haberjeclo8036 2 жыл бұрын
@@loveelroi4453 bro don't listen to them , we are Somalis , Somalis are the same from Djibouti to Kenya region to Ethiopia region we are divided by the European to get weaken but we will be powerful insha'Allah love to our Eritrean brother's from burco northern Somalia
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Mansha allah 🥳hargiesa woow wan iman doona qurbaa na daashadey wana ku dalxiisi doona dalkeygii hooyo ❤🙏
@fixpro7168
@fixpro7168 3 жыл бұрын
Ina xaaji salam
@sportschannel8963
@sportschannel8963 Жыл бұрын
Nokalay
@deeqaahmed4147
@deeqaahmed4147 3 жыл бұрын
Qays i have discovered your channel one week ago i really liked your content its amazing that you are working hard to discover more in your country and i appreciate that. The way you are filming you there is a youtuber called joe hattab he travells around the world the way he films and the way you filmed its the same i really like it. For every video there is actions history you are making us excited to visit every where you went although i have never traveled but insha allah some day i will thanks for the beautifull encouragement we will wait more beautifull videos ❤❤❤❤❤❤
@depressed8108
@depressed8108 3 жыл бұрын
I watch joe hattap's videos 2😱
@abdiaskar26
@abdiaskar26 3 жыл бұрын
what an amazing video really enjoyed it. keep going we want to see more of hargesia city
@ayaanmaalim2654
@ayaanmaalim2654 3 жыл бұрын
Mansha Allaah cuntada wada raqiskeda iyo macanteda isma laban halkas ban kadaremaya Allow dalka no barake somali melkastoy jogto barake ayan from 🇰🇪
@Yahhyea4
@Yahhyea4 3 жыл бұрын
Hargeysa sidaaa dhan miyey u shidan tahey habeen baa imi subixiina 12:00na Waan kaso dhofay😭🔥
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
Nasiib Xumida 😂
@nimomohamed8941
@nimomohamed8941 3 жыл бұрын
Hargaisa waligay mgalo kamid ah somalida intan maray kuma arag wllhi😩🥰
@fardouzafjanoofficial8816
@fardouzafjanoofficial8816 3 жыл бұрын
Hoygi fankiyo hargeiza cadey mar uun noogu kaalay
@Ahmedjib
@Ahmedjib 3 жыл бұрын
War aniguba degdeg bn ku dhaafay markii hore lkn 4 sano kadib bn ku soo laabtay waa meel barakaysan. 😂
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 3 жыл бұрын
Qays ahaa ninka qudhe wadankena ina jeclaysiya❤️❤️☺️❤️
@husseingabaar5181
@husseingabaar5181 3 жыл бұрын
Reer bangaladhes waan idin salaamay dhaka waa magaaladaydii
@saarasaid2147
@saarasaid2147 3 жыл бұрын
Realy wlhi
@khaliilchannel9674
@khaliilchannel9674 3 жыл бұрын
هرجيسا جنة شرق إفريقيا
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 3 жыл бұрын
Good job guys this is one of the best video you made so far my opinion
@MariaIsmaelMohmed
@MariaIsmaelMohmed 3 жыл бұрын
Wow wiilkaan waaba vany wlh reerkayagoo dhanba ku daawada anina waa kuwan igu kaa so xidhay masha allh magaaladeena hargeisa wax kasta waad ka helaysa best noy
@abdiazizmoh7144
@abdiazizmoh7144 3 жыл бұрын
Best youtuber ever ❤️❤️❤️wdnkii bd na jeclaysiisy alle haku jeclado wll
@asadabdi8481
@asadabdi8481 3 жыл бұрын
Waxatahay qofka aan marwalbo xiseyo vidieo yadisa wll keep going another level 💪🏽❤️💯🙏🏼
@abdullprenuer1358
@abdullprenuer1358 2 жыл бұрын
Big ups bro 💪 love your content......we need more pple like you
@sagalfarhan2653
@sagalfarhan2653 3 жыл бұрын
Qof aan dhulkiisa jeclayn inuu ka dhoofo oo meel kle tago waxa ka qurux badan adoo dhulkaga hooyo saad jeceshay ugu dalxiis especially hargeisa xidigta my village❤🥀
@ayansaqadhi6001
@ayansaqadhi6001 3 жыл бұрын
Caasimada geeska afrika hargaysa caday😘😍
@hamsemuhsin2035
@hamsemuhsin2035 3 жыл бұрын
Qays Qayser Legend always Legend 🔥👑
@faisaj5072
@faisaj5072 3 жыл бұрын
ManshAllha ManshAllha thank you guys Allah haa edaan xafdiyo Somalilands 💕
@yoonisrachied7879
@yoonisrachied7879 3 жыл бұрын
One of the best youtuber’s in Hargeisa Qayz Qayser ✌🏽
@kingabdi8101
@kingabdi8101 3 жыл бұрын
Kusali nibi muxamed zcw zcw
@jimalejelle9650
@jimalejelle9650 3 жыл бұрын
Scw
@Kullan-sheeko
@Kullan-sheeko 3 жыл бұрын
SCW SCW
@haniqween2295
@haniqween2295 3 жыл бұрын
Salaalah calyhii wasalaam
@aishaali8726
@aishaali8726 3 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم ❤
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 3 жыл бұрын
Scw
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 жыл бұрын
Wooow masha allah jawi soo jiidasho leh iyo asxaab qurux badan alle ha idin xifdiyo I love reer ❤ hargeysa harwanaag From muqdisho
@usamajama3598
@usamajama3598 3 жыл бұрын
Sidoo kale waanku jecelay wllky
@ismailmohamed9940
@ismailmohamed9940 3 жыл бұрын
Another level💯👌 hore usoco sxb qays qayser Best KZfaq yet
@MALIRIPPA
@MALIRIPPA 2 жыл бұрын
Cant Lie that kalon/fish is my favourite Street Food, specially with basbas and Lemon juice, you Can Eat it even if your full, mashallah just a Quick delicious snack.
@Fatima-cj1ut
@Fatima-cj1ut 3 жыл бұрын
Labada KZfaqr ee ka liya ee wax wanaagsan soo gudbiya qays iyo Dr.chater✌Abdalla jamalow ku dayoo heesaha iyo fanaaninta iska daa wll
@shosho554
@shosho554 3 жыл бұрын
Lol why I’m loving this as I don’t walk these streets all the time!! Well done bro well done
@MohamedMohamed-kj6rv
@MohamedMohamed-kj6rv 3 жыл бұрын
Keep going Youngman, you are on the right track.
@mohmeddahir9305
@mohmeddahir9305 3 жыл бұрын
Nice outfits amazing content qayz qeysar keep going brother 🙌
@ALI7LEE
@ALI7LEE 3 жыл бұрын
Far from eating..... the view of the clouds and the sky is fabulous.
@hodancawil5358
@hodancawil5358 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahy numcada nasiiyow ada mahada leh hargaysa iyo bilicdedda iyo kudaradii fresh ka ahyd thanks qays tabintaada 😍😍😍
@salmacabdiqadir6684
@salmacabdiqadir6684 3 жыл бұрын
One of my best Somali youtuber Hibadu waa udhalasho 👏❤
@mawelvlogs
@mawelvlogs 3 жыл бұрын
Qays qayseer legend Always Legend😍😘♥️
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Mashaalaaah caasimadi baan u xiisnay alahayow nabad nagu faadhsi thanks bro from cairo.
@nasramohamed986
@nasramohamed986 3 жыл бұрын
M.a wlhi maalinta suuqan kula kulmay intoodaba😊it was a great day to me❤taagera buuxan idin ahay
@amiiraqurux2751
@amiiraqurux2751 3 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅farxada iska daaa naaa
@nasramohamed986
@nasramohamed986 3 жыл бұрын
@@amiiraqurux2751 halkana mad igaga daba timid🤣
@amiircade2613
@amiircade2613 3 жыл бұрын
Big love from kenya am really enjoying this journeys with u though I hv never been to somalia.
@dahirmadar4567
@dahirmadar4567 Жыл бұрын
Here is not Somalia here is somaliland
@Aicha12294
@Aicha12294 3 жыл бұрын
Masha Allah street food in Hargeisa..thanks guys for sharing.
@CabdaleSaafir
@CabdaleSaafir 3 жыл бұрын
muqal qurux ban & fikrad iyo editin lagu tabcay horay u soco walalkay
@everythingwithrina.7436
@everythingwithrina.7436 3 жыл бұрын
The ukunta rooti with toppings looks good MashaAllah
@asmaabdoulwahab1325
@asmaabdoulwahab1325 3 жыл бұрын
Masha allaah adban ugu faraxsanay saad wadankena quruxdisa uso bandhigtid wlo thank you qays qaysar
@nasriosman3261
@nasriosman3261 3 жыл бұрын
First day Am whaching Qeys qeysar
@nageeyaali609
@nageeyaali609 3 жыл бұрын
Inshallah guul ayan kaga rajaynaya youtube in aad ka gaadho ✌️👑
@umusamiirachannel2194
@umusamiirachannel2194 3 жыл бұрын
quruxdi hargeisa iyo dhallinyartayadi oo isku tagay guulaysta walaalayal
@abdifatahmoh8505
@abdifatahmoh8505 3 жыл бұрын
Iimaan la'aan baad ila daba socotaa sharoobaan doonayaa 🤣🤣🤣 the legend KaliT CK
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 3 жыл бұрын
Aboowe keeps going amazing. I loved
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 жыл бұрын
Masha allah awal ajaanib baan arki jirey waan ku fsraxsanahey dalkii insidaa loo soo duubo keep going brother qays qaysae🥰😍
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Wiilshaydii allah haydin daayo keep going ❤🥰
@ahmadibnabubakral-habashi
@ahmadibnabubakral-habashi 2 жыл бұрын
Somalia ha noolato I love Hargeisa inshallah I would love to visit in the future love your videos Qays Qaser
@hutohuto3559
@hutohuto3559 3 жыл бұрын
Nice video. Been Hargeisa long time ago. Now city like Wow👍
@rahmakahie5176
@rahmakahie5176 3 жыл бұрын
Wlhi waa rag aan aad u tagero one love guys from awdal
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Suuqan Raadkaygaa Ka Buuxa Hadana Waxad Mooda Inanan Rer Hargeisaba Ahayn Amazing Vedeo✌❤
@chibriil_ahmett1166
@chibriil_ahmett1166 3 жыл бұрын
The best youtuber Qaysqeyzer🤩
@hipaaqaxmed5028
@hipaaqaxmed5028 3 жыл бұрын
The bast KZfaq in Somali keep going bro
@xamdacayni2192
@xamdacayni2192 3 жыл бұрын
Masha Allh Inamadayadii Alle Hanoo Kiin Daayo Magaaladii Waad Shideene 👋✌
@DuaTheNewSuccess
@DuaTheNewSuccess 3 жыл бұрын
Keeep going brother ❤️ Pro Tip: Si ficaan ula sheekeso dadka meesha kashaaqeyo, " the local sellers" . I think their stories can make the video more interesting.
@idilmohamed9885
@idilmohamed9885 3 жыл бұрын
KZfaqrka kaliyah ee wax ka duwan yutubarada kale so dhiiga bygkiisa Qays qaysar hore u socooo
@khadramahamed482
@khadramahamed482 3 жыл бұрын
Asc masha allah keep going bro team hargeisa
@nashatali5106
@nashatali5106 3 жыл бұрын
I honestly love your channel all the way from London/Uk walalo keep it up ☺️
@fixpro7168
@fixpro7168 3 жыл бұрын
Welcome to your country
@fixpro7168
@fixpro7168 2 жыл бұрын
??
@ayanwadani5909
@ayanwadani5909 3 жыл бұрын
Masha Allah qaysqar you so like you from Somaliland Burco ☺😋
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 3 жыл бұрын
Jacayl hor le ayaa iga lay oo aan jeclay hargaysa ❤ I love Hargaysa
@sofiaabdi9184
@sofiaabdi9184 3 жыл бұрын
Ayyyy masha Allah wllky keep u going😍 love u🥀
@queenamiira8419
@queenamiira8419 3 жыл бұрын
Qeyst wllo familkeena dhan ayaa muqaladaada dawada tegero kunahay gabigeen keep it up huno🥰🥰
@deqaabdi7328
@deqaabdi7328 3 жыл бұрын
I like guys how you enjoying yourself and at the same time giving education and information to our nation. I will come to Hargeysa my home town before the end of the year. Inshall Allah. Guys Keep up the great work wllo ❤️✌️💪🙏
@ruqiaali5716
@ruqiaali5716 3 жыл бұрын
Qays qaysar waxaan ku tusaaleeyo garan waayay , keep goin adiga iyo dhakhtar 🌹❤
@zyidhyali485
@zyidhyali485 3 жыл бұрын
Absolutely my boys wan idin wata all the best✊✊
@sadiiqhaibe6230
@sadiiqhaibe6230 3 жыл бұрын
Mansha allah bro qayz qaysar❤🔥🤴
@sabaahxasan4280
@sabaahxasan4280 3 жыл бұрын
masha Allah kuwa tahriibaya idink aya ka fiican wadankiina aaminten hamblyo
@ebrahemmaahid2821
@ebrahemmaahid2821 3 жыл бұрын
best youtuber pro keep going
@nasteexoali7199
@nasteexoali7199 3 жыл бұрын
Mans ha allaaah inamadayadiii oo wadankodii kuraxaysanayaaa alle haydin xifdiyo😍
@abdirahmanaska5851
@abdirahmanaska5851 3 жыл бұрын
This was great vidoe walhi support 🔥
@ikhlaas4993
@ikhlaas4993 3 жыл бұрын
welcome back qays qayser 💕✌😎 abdale jamall / dhakhter / Khalid ck black food ✌❤💕💕💕
@zackmoses9405
@zackmoses9405 3 жыл бұрын
The best KZfaqr Qays qaysar hore u soco
@momostaph3610
@momostaph3610 3 жыл бұрын
Waa nii wataa Team Qays qaysar from mugdisho
@shamsahuzein8805
@shamsahuzein8805 3 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽rageedi inabtigay cano geel kaligii cabay 🤴
@samirahasson
@samirahasson 3 жыл бұрын
Thank u walaal to show us our beautiful motherland. Somaliland ha nolatoo 💚🤍❤️
@saphioabdi8577
@saphioabdi8577 3 жыл бұрын
Masha allah wlhi wey qurux badan tahay hargeysa malin uun wan imanaya hadu alle idmo😭😳👑
@REALDJEXO-7788
@REALDJEXO-7788 3 жыл бұрын
Masha allah hargaysa wan uxiisay wad mahadsantin dhayarada no diyariyay muqalka quraxda badan xafimad ku cuna abateedka idiin furan ❤️❤️
Cuntada wadooyinka Hargeisa | street food in Hargeisa
8:51
Qays Qeyser
Рет қаралды 165 М.
Nolosha dhabta ah ee Hargeisa
7:40
Qays Qeyser
Рет қаралды 207 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,7 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 42 МЛН
MUQDISHO STREET FOOD
12:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 225 М.
Nolosha Dhabta ah Ee Ani iyo asxaabtayda |Hargeisa
13:54
Maaweell
Рет қаралды 251 М.
Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..
12:34
Qays Qeyser
Рет қаралды 515 М.
BARO DALKAAGA OO NALA DALXIIS IYO FISKA
13:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 222 М.
Cuntada wadooyinka Hargeisa | STREET FOOD IN HARGEISA
15:42
Dhakhtarrr
Рет қаралды 144 М.
Boorama iyo jawigii ugu quruxda badanaa
12:14
Qays Qeyser
Рет қаралды 298 М.
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Qays Qeyser
Рет қаралды 324 М.
Caping at the mountains
15:31
Qays Qeyser
Рет қаралды 213 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,7 МЛН