Curad Weeye Puntland: Nasteexo Indho Iyo Hodan shabiin Directed:Samatar Said Salah

  Рет қаралды 558,203

samatar said salah

samatar said salah

10 жыл бұрын

Heestii:curad Weeye Puntland
Erayadii: Ayan .A.Adan
Laxankii:Abdisalaan. Najax
Music by mahamuud Timiroow
Codadkii :Nasteexo Indho Iyo Hodan Shabiin
Directed Samatar Said Salah

Пікірлер: 223
@preciousmuslimah903
@preciousmuslimah903 7 жыл бұрын
Puntland Kama soo jeedo lkn heestan iyo heesaha loo qaadaba waa jeclahay viv Puntland❤️💙💚💭
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 жыл бұрын
KibIrleYda RaGGa NeceB walaasheena Somaaliyeed waa kusoodhaweeneeynaa sharafeey. waa dhul Somaaliyeed ku soo dhawoow wll.🤝🤝🤝🤝👐👐
@daljiradaljecel1471
@daljiradaljecel1471 7 жыл бұрын
mashallh Iam from somaliland waxanan ugu jeclahy heesaha horumarka iyo wanaaga puntland tilmaamaya iyo dhamnba somalia ba wanan jeclahay puntland meel fog bey igaga taal iyo shacabkeduba wayo 1992 anoo 5 jira qof reer puntland ahi nafteeyda badbaadiyey abaalkas Wan idin hayaa dhamntinba Allahna ha unaxristo gabdhaas ibadbaadisay.
@zamzamahmed5718
@zamzamahmed5718 4 жыл бұрын
Am ogadeen girl I love putland majeerteen 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲Darood Ismaciil
@msogadenqueen7594
@msogadenqueen7594 8 жыл бұрын
viva Puntland reer abtigay manshallah
@ismahanibrahim9991
@ismahanibrahim9991 10 жыл бұрын
nasteexo indho jir oo joog abayo real puntlander ayad tahay adiyo hodanba waxan idinku casumi doona caasumadeena garowe insha alah
@khadiijamahamuud3895
@khadiijamahamuud3895 8 жыл бұрын
Cadow iyo Sokeeyaba waxay ku cimri qaateen xirfadey cayaareen😘 proud to be Puntland💞
@nimosahid1187
@nimosahid1187 7 жыл бұрын
Suuriihii ree tolkey waa idinka muuqdaa Guuleysta❤️️❤️️👍
@selmaali1439
@selmaali1439 9 жыл бұрын
minneasota baan kuu dashay. putland inshaalah waan uu nogonaa maalin malmaha ka mid ah!!! GULEYSTA REER PUTLAND. hogankana hayaa, amiin!!!
@aliaahmed276
@aliaahmed276 9 жыл бұрын
mansha allah aad ban uga hela
@gamalthomaz5535
@gamalthomaz5535 8 жыл бұрын
selma ali wll mcn waan ku so dhaweenaynaa inaan martida soorno waa no dhaqn tan kle waa wadankaagi cidana waa cidaadi just relax
@aminfanax3901
@aminfanax3901 7 жыл бұрын
I love you reer puntland I am from DDSI we love you our blood
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Reer puntland maihi lkn heestaan loo qaaday waaka helay waxaan leeyahay gabdhaha puntland weey shidanyihiin 2019 yaa jiif ku dhageeysanaayo like igu sharaf wll mcn mhdsanid
@abdowali463
@abdowali463 10 жыл бұрын
Allaw noo daa gabdhaha reer Puntland, wa gob gobi dhashay.
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 10 жыл бұрын
Wwwwwwww Mansha allah Puntland ilahow cadowkeda jabi ilahay hano dhafo gabdhahena wadanika alx ilahay ba naka taxadaray o Puntland naka dhaliyey guri goobed I love all people my Blood Puntland
@zamzamahmed5718
@zamzamahmed5718 4 жыл бұрын
I love majerteen viva putland much love from ogaden girl 😘
@princesssalmaprincesssalma7630
@princesssalmaprincesssalma7630 10 жыл бұрын
Wwww Curad weye puntland sharaf iyo cisiba mudan caqli iyo hubsimiyo garashey ku cantahay
@binyahbinyah4357
@binyahbinyah4357 9 жыл бұрын
Ū!
@burhaanmohamed1414
@burhaanmohamed1414 10 жыл бұрын
Viva puntland hoyadii nabada
@aminfanax3901
@aminfanax3901 7 жыл бұрын
darood ayayi ka dhaman lahayihin nacasta hawiye iyo idoorkuba allaw dhawro my tolkayi darood viva darood
@aminamahamed7340
@aminamahamed7340 10 жыл бұрын
Boqorada codkoodiyo cuqaashiyo odaya waa calamadoodee allow puntland dhowr nolaada fananintena qaaliga ah sida quruxda badan aad calanka ugu labisan tihiin ayanba la dhacay Viva Puntland😙😙😙😙💖💖💖💞
@omarsuleyman2826
@omarsuleyman2826 9 жыл бұрын
Waaaàaaaw Nice Song... Curadadii Somalia waa Puntland xaasid na waxaba ka qaadi maayo Guuuuul Puntland
@mohammudomar8578
@mohammudomar8578 8 жыл бұрын
💙💙💙💙💙💙💙 🍚🍚🍚🍚🍚🍚🍚 💚💚💚💚💚💚💚 Puntland flag curad weye
@suhurqalanjohassen9841
@suhurqalanjohassen9841 8 жыл бұрын
wwwwww masha allah my dhiiga sln from ogaadenia we love u guys dhiiga tahiin 😍😍😍
@ibroudtobeapuntlander1554
@ibroudtobeapuntlander1554 8 жыл бұрын
WOOOW heestaan aadbey ii qaadey viva puntland waxey ku cimriqaaten lacajabey aduunkuyeeee xirfadey ciyaaren nice words broud to be a puntland long life puntland
@nadifoabdullah7108
@nadifoabdullah7108 8 жыл бұрын
putland ad aya u tagara mana u dhalinin lkn wan ku dhashay wlhi dad jiro waye guul
@abdiwalitomas8
@abdiwalitomas8 7 жыл бұрын
Nadifo Abdullah dhalad baa tahay dee huno mar hadaad ku dhalatay
@mohadahirciyaarjecel9727
@mohadahirciyaarjecel9727 7 жыл бұрын
Nadifo Abdullah hhhhhhhh
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 7 жыл бұрын
Nadifo Abdullah baye hadad ku dhalatay waad udhalatay ha is martiyeen😍
@abdiwalitomas8
@abdiwalitomas8 7 жыл бұрын
Anob Mohamead saas weye inader
@nadifoabdullah7108
@nadifoabdullah7108 7 жыл бұрын
Wan dhawahay byo qali
@mahamedmahamuud4685
@mahamedmahamuud4685 10 жыл бұрын
Caqliga iyo maskaxd Somalia waa puntland
@mahadiadawe
@mahadiadawe 9 жыл бұрын
nice song aad bay u fiicantahay laakin heesta sida loo duubay baan aad uga helay good joob samatar
@shukuriabdirizaq6176
@shukuriabdirizaq6176 7 жыл бұрын
Waaaw I miss yuo puntland waan iman inasha Allah guul kunolada dhulkayga Hooyo
@halimoomar8439
@halimoomar8439 5 жыл бұрын
Alx i'm Majarteen 😍
@Qaylooo
@Qaylooo 10 жыл бұрын
waa hees aad u macaan guul baan u rajeenayaa wadankayga Puntland
@abdiwadudjama761
@abdiwadudjama761 8 жыл бұрын
waxay ku cimri qaateen lacajabay adunkiyo xirfaday cayareen nic song we love u guys
@osmanabdikadar1022
@osmanabdikadar1022 7 жыл бұрын
waxey ku imari qadanen lacajabey aadunku eeee waaaaaaw mashalah
@mahadliban3088
@mahadliban3088 8 жыл бұрын
Inaba caadi maaha heestan woow viva Puntland 👑
@aali5238
@aali5238 10 жыл бұрын
Salaan Sare Ayan A,Aden. Abdisalaan Najax. Mahamuud Timiroow, Hodan iyo Nasteexo. Waa hees tilmaameysa wanaaga iyo sharafta shacabka reer Puntland ee Soomaaliyeed. Mahad sanadiin dhamantiina.
@mawlidahmed3116
@mawlidahmed3116 8 жыл бұрын
aadbaan ujeclhy walhi budln hadana waligay maan arg insha allh wanu tagidoonaa ilhy haigusimo
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 7 жыл бұрын
Mawlid Ahmed welcome any tym walal nagu qaaliya
@zahrayusuf684
@zahrayusuf684 10 жыл бұрын
manshallah meel kasta ooo nabada aniga ii daa
@SoomalicommunityVines
@SoomalicommunityVines 7 жыл бұрын
VIVA MJ GIRLS.... ........ ....... ...... ......
@binthamdi8577
@binthamdi8577 9 жыл бұрын
waaaw caadi mahan hestaan Nasteeeeexo waa gabar reer puntland ah o wada niyada ah thanks alaaaat
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 9 жыл бұрын
Mansha alh aad ban u tageera in badan puntland hadan uma dhalin lkn waxn aad uga helay sida ay iskugu xidhan yihiin mansh alh ee ay isku duuban yihin dedaalka halkaa ka sii wada puntland i wish inan mar uun tago
@fuadjama8600
@fuadjama8600 9 жыл бұрын
Thankz sxb ridwaan
@fuadjama8600
@fuadjama8600 9 жыл бұрын
yasser jama waan kuso dhoweynaynaa sxb
@user-qs3xw2ln8h
@user-qs3xw2ln8h 8 жыл бұрын
thnkx ridwan gacma furan kuso dhowow
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 8 жыл бұрын
mahadsandi wllo quurxeey
@carolemaxamed2028
@carolemaxamed2028 9 жыл бұрын
i love u nasteexo but somalia is one nation ,,,,,,,,,no more racism
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 8 жыл бұрын
*Haduu qofka gobalkuu ka yimi u heeso, ma ka dhigayso Separatist, Somali-diid, ama Cunsuri. Waxaa laga yaabaa inuu qalbigaaga ku jiro racism'ka aad sheegaysid. Waa kan arag 50 hees oo ku saabsan 50'ka gobol oo maraykanka. Aqoon la'aan way foolxuntahay ee xogaa aqoon yeelo, Somaliya cadow adiga kaa daran ma qabto ee; oo ah cadowtinimoda badow'nimoda.* www.theguardian.com/travel/2007/sep/14/usa.roadtrips
@dheymancadey7214
@dheymancadey7214 8 жыл бұрын
Waaaw wad ka baxsaten gabdhena quruxdabadan alow noda viv puntland cadowga hajabo boqorada waaaw
@612nasir2008
@612nasir2008 10 жыл бұрын
Wow that's the best Puntland song ever, Nasteexo Indho welcome to Minnesota. I love the song and the video. U and Hodan Shabiin are the best.
@johnjanno6830
@johnjanno6830 9 жыл бұрын
Ii nolada reer puntland wan idin jeclhy iyo nasteexo iyo walsheyda qliga ah ilahy balayo idin matuso
@abdowali463
@abdowali463 10 жыл бұрын
Best hees for Puntland
@asiyoyusuf4265
@asiyoyusuf4265 8 жыл бұрын
ilahay curad ha ka dhigo putland
@barnenslyckaordforande4474
@barnenslyckaordforande4474 8 жыл бұрын
Ilahoow dadkeyga iyo dalkeyga midey i love puntland ilahoow nodaa gabdhahena quruxda badan
@khuweylomohamed1743
@khuweylomohamed1743 9 жыл бұрын
msha allh fanintayada aad aya uso dhoweynyna hada rer putland dhulka uduga alle ha usiyadiyo nabada ku jirno
@cadeymuu7
@cadeymuu7 5 жыл бұрын
January 2019 Habmlayo madaxweynaha cusub puntland reer abtigey mcn ✌🏽 nabad kuwaara
@Hassan-Mataan05
@Hassan-Mataan05 10 жыл бұрын
Nasteexo Indho Iyo Hodan Shabiin aad iyo aad aya umahadsantihin hablahayaga puntland idinkaa calamad u ah hadad tihin fanaanin realy halkaas kawada ......mar walba la caweeya calanka puntland
@m.f.hayaan2962
@m.f.hayaan2962 10 жыл бұрын
I can only say wàaaaaaaaàaaaaaaw gabdho aad u quruxbandan iyo hees macaan
@NastaUtd
@NastaUtd 10 жыл бұрын
Boqorada codkoodiyo cuqaashiyo odaya waa calamadoodee allow puntland dhowr❤️MashaAllah qalanjooyinkeena
@mrjamac
@mrjamac 10 жыл бұрын
yasalaam waaxaas baa hees macaan kaa ah
@sahroosman2059
@sahroosman2059 9 жыл бұрын
Wwwwww kanaxo NAFTA waa viva pundlan
@abdow2584
@abdow2584 7 жыл бұрын
Woow waa heestan marka aan maqlo xada ikacdaa masha allah ilahoow noo dhowr gabdheena sharafta badan
@mohamedhassanafrah1824
@mohamedhassanafrah1824 10 жыл бұрын
allow idin daa maasha allaah walee inaba caadi maaha
@mohammedosman4147
@mohammedosman4147 8 жыл бұрын
waaw ilv puntland dhulka dooga leh
@tijansaidy749
@tijansaidy749 7 жыл бұрын
walahy puntland way tag tee horumar ilahy hau siyadiyo aaamiin
@faaiidoigalasocda3663
@faaiidoigalasocda3663 7 жыл бұрын
waa hees aad u macaan mahadsanidiin ilma adeerayaal......viva PUNTLAND lamahuraanka allow noo xifdi allow barwaaqo ku raaji iyo nabad
@najmanaji2427
@najmanaji2427 9 жыл бұрын
Walee Waa Runtoto gabdhuhu Maansha Alaah.
@liibaan600
@liibaan600 10 жыл бұрын
mash alah hees macaaan le watana waaw hodan and nasteexo love uuuuuuuu
@siciidoelmi5081
@siciidoelmi5081 10 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwww Nasteexo iyo Hodan shibil wale in aad tihiin puntlander allow ini dhowr viivaa Puntkand
@yaxyehotry8761
@yaxyehotry8761 7 жыл бұрын
ma isoo dhawee saan reer buntland
@daganahmed7884
@daganahmed7884 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw iska noolada intaad doontaan ba nolal macaan ku nolaada waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
@bonez8246
@bonez8246 6 жыл бұрын
The back bone of Puntland is the women.!!!!
@deeqopuntland7607
@deeqopuntland7607 10 жыл бұрын
mansha allah hees aad u macaan iyo gabdho aad u qurxoon viva puntland
@cadnaanjama1760
@cadnaanjama1760 9 жыл бұрын
Viva gabdhaheena farxad ku noolada
@dauddeeq
@dauddeeq 8 жыл бұрын
Allow idaaa dhigeeyga waaaye..mansha Allah
@abdiahmed484
@abdiahmed484 9 жыл бұрын
Wow best song 👏👌👍
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 5 жыл бұрын
Wow! Heestaan kama daalo dhagaysigeeda. Boqoradaha codka Nasta iyo Shabbiin.
@abdiqafartimir7737
@abdiqafartimir7737 8 жыл бұрын
I love puntland my country
@FJAAV
@FJAAV 10 жыл бұрын
Puntland samo kuwaaar! 💙💬💚💯
@barkhadmahammed1569
@barkhadmahammed1569 7 жыл бұрын
viva putland walalahay to jigjiga
@sumayofarhiyo4331
@sumayofarhiyo4331 8 жыл бұрын
waxey ku cimri qaten lacajabay adunke xirfad iyo cayare what a song guul iyo gobo nimo puntland dalkeyga aan jeclahay kabdhahena qurxon Allah hanodayo ilxun idin ma aragto
@fardowsadiriye6122
@fardowsadiriye6122 7 жыл бұрын
I love puntland viva puntland.
@hanadialimohamed5886
@hanadialimohamed5886 9 жыл бұрын
Www hees ad oo mcn noolada hablaha reer putlan Ilove you wadankayga aabe nastexo wan kugu soo dhawenena jarmal qali no imaw iyo xaflafa sanadkurada putlan
@farhiyajamaboqoradapuntlan5331
@farhiyajamaboqoradapuntlan5331 9 жыл бұрын
Woow! Allow dhowr gabdhaheena😍😘
@nuweylamuse1463
@nuweylamuse1463 7 жыл бұрын
waaaaw viva buntlnad masha Allah ila ino xafdi 💘💘💘💘💘
@princesssalma2562
@princesssalma2562 9 жыл бұрын
www nasteeexo n hodan allaha idin xafido my qaaliyaal
@muscabidiris5176
@muscabidiris5176 7 жыл бұрын
hodan maxamed cismaaan darada iyo nasteexo indho noolada
@idiriscadooye4138
@idiriscadooye4138 8 жыл бұрын
ilhow noda faninita qaran nastexo idho ioyohdan puntlnther dhaba
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Hodan shabiin iyo nasteexo indho nolada hablahayaga Allaha idin dayo
@anazcade2569
@anazcade2569 9 жыл бұрын
hodan and nasteexo indho
@mohamedhassanafrah1824
@mohamedhassanafrah1824 10 жыл бұрын
fanaaniinta qaaliga ah allaha idin xafido
@abdiazizisse371
@abdiazizisse371 10 жыл бұрын
calankaa buulgiyo cadaan kiyo cagaarka ah caadka iyo daruuraha la caweeya kaligii mmmmmm nice song mmm thnx my suldaan samatar siciid saalax
@shaktiali3933
@shaktiali3933 7 жыл бұрын
runtey wa hees diyaarsan walibo hodan shabiin love quruxy
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
❤❤❤💕💕😍jir joog for ever
@user-mn2jb6wp5o
@user-mn2jb6wp5o 9 жыл бұрын
Ya salaam eshcala song
@habiboabdiaden4327
@habiboabdiaden4327 9 жыл бұрын
Kanaxow Naaftaa Waaaa
@qadrdhoqardho4308
@qadrdhoqardho4308 10 жыл бұрын
mansha allaah gbdho iga dheh afkiina caano
@adnaansmart9136
@adnaansmart9136 10 жыл бұрын
Ob Ob Masha alaah Hees Macaan Weeye Tnx Nasteexo Indho Iyo Hodan
@amamohmad314
@amamohmad314 8 жыл бұрын
mansha allah waxasa heesa
@kynanvlogs7820
@kynanvlogs7820 10 жыл бұрын
masha allh curud weeeeye punland
@faanusamatar1420
@faanusamatar1420 6 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya Oct2017
@zakariyeali9727
@zakariyeali9727 10 жыл бұрын
Inama cadi mahan
@hanadjama4444
@hanadjama4444 7 жыл бұрын
ana u dhashay nolada
@quruxsanamanjecyl635
@quruxsanamanjecyl635 5 жыл бұрын
Nolada my digeyga buntland
@bishaarbeexani3935
@bishaarbeexani3935 9 жыл бұрын
mansha allaah wallayaal allaah idin xafid nasteexo iyo hodan qaali
@naciimanaciima1716
@naciimanaciima1716 7 жыл бұрын
caadkiyo daruuraha lacaweeya kaligiiyoow il iyo cowri la aaw amiin
@abdibaba6872
@abdibaba6872 8 жыл бұрын
masha Allah guuuleysta puntland ❤❤❤❤💪💪💪👌👈
@eqbalrajesh9360
@eqbalrajesh9360 10 жыл бұрын
nice song..manshlaaaaaaaaaah nasteexo indho iyo hodan shabiin..really this song is touching ,,..................viva puntland for ever and ever
@eeshcala
@eeshcala 10 жыл бұрын
Masha allah axsan hees. Viva fanaaniinteena. Ilaahow xafid
@ainettamarajiid6909
@ainettamarajiid6909 8 жыл бұрын
viiiiva Im proud to be puntlander
@Malaay-cu8li
@Malaay-cu8li 8 жыл бұрын
Gabdhaheena waad mahadsantihiin
@bashiribrahimismael4682
@bashiribrahimismael4682 7 жыл бұрын
waaw kuwani laandheere sida ay u afdhuubyaalaynayaan ayaan ka helay viva reer boqor
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
Nasteexo Indho: Heestii Waa Malinteenii 2014: Directed Samatar Said Salah
4:35
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 29 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Geesigi Puntland  - Nasteexo Indho HaatafStudio 2015
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 691 М.
Puntland Caynshe Part One Video, Heestii Calanka Puntland
6:14
Sanaagpost
Рет қаралды 357 М.
HEESTII NABSI BY HODAN SHABIIN DIRECTED BY SAMATAR SAID SALAH
5:17
samatar said salah
Рет қаралды 536 М.
Laki H. Wacays----Heesti Dhulka Uduga
5:13
Goobe Video Production
Рет қаралды 144 М.
FAARAX MURTIILE & FARXIYA FISKA HEESTII PUNTLAND 2019
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 425 М.
PUNTLAND SANAD GUURO WACAN FARSAMADII:SAMATAR SAID SALAH
10:03
samatar said salah
Рет қаралды 648 М.
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,3 МЛН
Мировой Рекорд по Засыпанию (@DazByron )
0:30
Голову Сломал
Рет қаралды 7 МЛН
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 3 МЛН
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 2,2 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 12 МЛН