No video

Daarood iyo Hawiye ayaa kala takooray Mareexaan Gorgaarte iyo Maxamed Gorgaate

  Рет қаралды 9,743

LT7FU - لتعارفو

LT7FU - لتعارفو

5 ай бұрын

Daarood iyo Hawiye ayaa kala takooray Mareexaan Gorgaarte iyo Maxamed Gorgaate

Пікірлер: 18
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 Ай бұрын
Masha Allah adeer somalinimo naga badan❤❤
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 5 ай бұрын
Waa runtiis adeerka dadki waa isku mid midna masareyo midna mahooseyo aqoon iyo diin wadani nimo halagu doorto dowlada markas ayey somaliya meesha kakeceysaa
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 5 ай бұрын
Takooritaanka waxa keenay gumeystaha reer yurub oo rabay in ay umadan dib u dhacaan umad aan farsamo laheyn ma hormarikarto
@CaanaShugri
@CaanaShugri 3 ай бұрын
Madhimaan waa ilma cali run markii lagahalo
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 ай бұрын
odayga ana saxee isaaq oo dir ahna waxay takooraan muuse dheriyo oo la dhashay muuse dheriyo waa dir madaluug dirna wey isla yihiin weyna takooraan
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 5 ай бұрын
Maxamed gorgaarte dheh mareexan haa odhaniin
@nasali524
@nasali524 5 ай бұрын
Wallahi waa runtii
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 5 ай бұрын
Waa qaldan tihiin, marka hore, Sab & Samaale & qaar Abti loo yahay. Somali intaas ayey ka soo jeeda.
@BashiirIbrahim-xb9xx
@BashiirIbrahim-xb9xx 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@awiladen7814
@awiladen7814 5 ай бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 5 ай бұрын
Fariid
@ibrahimgas885
@ibrahimgas885 5 ай бұрын
beenta raqiiska jooji aniga la so shaqeeyay dowladii eexda ku dhisnayd ee mareexan. mareexan cuqubo aya ilaahay ku riday
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
Hawiye 😂Cuqubo Kuma dhicin miyaa?? 33 sanadood ayey is wada MADHIYEEN!! dagaal iyo Dil JOOGTO ah!!
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 5 ай бұрын
70 jir faaruq ah waa kan
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 5 ай бұрын
Cidna ma takoorno hadaanu daarood nahay guraarte hawiye ayaa is sheegta sxb hanagu soo wadin
@farahsaid6913
@farahsaid6913 5 ай бұрын
Sedexduba waa dambiilayaal dad walaalahood ah oo muslin ah bay takooraan aigu Kuma jiro waayo waligay waa nebcaa fikirkaa
@XuseenMaxamed-lr6uc
@XuseenMaxamed-lr6uc 6 күн бұрын
takoor maxaa lagawadaa
Qabiilka Saxda ah oo Imaam Axmed Gurey ka dhashay oo la ogaaday
6:04
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 8 М.
QOORQOOR OO QARXIYAY 16 August 2024
17:45
SHANTA TV
Рет қаралды 785
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 11 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Odoyaasha Caabudwaaq
10:22
Caabudwaaq Media
Рет қаралды 2,6 М.
Karanle waa Hoggaanka 6 da Hawiye ee Liibaantay
10:00
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 8 М.
Gorgaate TV
52:41
GorgaateTV
Рет қаралды 612
Qabiilka reer Sheekh Madhibe ee Madhibaan iyo sida ay u kala baxaan
6:39
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 2,5 М.
Beesha maxamed gorgaarte iyo beesha duduble oo war murtileh soo sartey
3:40
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan
Рет қаралды 2,5 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 11 МЛН