Dagaal Hada ka socda Qasa| Israil Maxey ku aragtay Rafax| Xamas O prank ku tilmaamtay Dekadi Mareyka

  Рет қаралды 53,420

Dulmi Diid

Dulmi Diid

4 күн бұрын

Dagaal Hada ka socda Qasa| Israil Maxey ku aragtay Rafax| Xamas O prank ku tilmaamtay Dekadi Mareykan
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 75
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤gull gobonimo falastiin
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 күн бұрын
Asc. Sheekh sow maad dhegeysan hadalada xasan .muuse. c.geele iska duubeen. Waxaan layaabaa nimanka somalidu masaajida magalaan miyaa xataa xadiis yar mamaqlaan miyaa .maxishoodaan miyaa damiir maleh miyaa yab ilaahaw adaanu kaa dacwaynay inta xun eedagaalada kadan baysa xasbiyalaah wa necma wakiil.
@user-rv3ms4yo8y
@user-rv3ms4yo8y Күн бұрын
​😊the the 😊😊as 😊is I 😊have know what you up 😊to the same time as a a as as well 😊as the same 😊 😊😊😊@@hassanhassanismael8470
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 2 күн бұрын
Xamas waxay noqondonta sida daaliban guul ayay gaari inshslh
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 күн бұрын
ilaahow u gargaar walaalahen rer falastiine cadowga yahuuda iyo galada ka qabo Ameen yarabi 🤲😭🇸🇴❤️🇵🇸💪🏼
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️❣️❣️
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. 2 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹😢😢😢😢😢😢😢😢😢˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛ː↿⁞ː&}↑|°°|\°|\°\|\|°\°|°\|
@kaliddiriye
@kaliddiriye 2 күн бұрын
We don’t know if you are Scammer or not ! There are too many Scammers today.
@shaamcade2883
@shaamcade2883 2 күн бұрын
Chanelka oo ku fcn waa dul diid
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 2 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@oneride8228
@oneride8228 2 күн бұрын
Maashaa Allah sheekhunaa Allaha noo ka daayo, thanks once again I can’t stop watching your clips
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 күн бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 2 күн бұрын
Allow ugar gaar mujaahidiinta Reer Falastiin Yaa Rabi Allow Jabi Yahuuda Iyo wixii soo Raacaba
@yuusufali4020
@yuusufali4020 2 күн бұрын
Ilaaheey qeeyr haku siiyo baraarujinta aad umadaada islaamka ah ee soomaliyeed ilaaheey hakaa abaal mariyo . Hana ka daalin waalalkeeyga islaamka na walaaleeyoow.
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 күн бұрын
❤❤❤😂😢🎉😂❤❤ Allaha guuleeyo geesiysha Ree Falastiin ❤❤
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
illaahay baa irsaaqaya insha alllaah waay guulaausanayaan
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 күн бұрын
الله قال في اكتاب " و تلك اللا يام نذولها بين الناس"
@user-jg9iy6cc4y
@user-jg9iy6cc4y 2 күн бұрын
Haa wll qaali
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 күн бұрын
Eensha Allah xamsaawiye iyaguna waa kasii ilbaxsan yahiin Oo waa u danbayn doontaa bi idni lilaah. Raga loo kala cararayaa kuwa xukuma waa la yaqaanaa xabsiyada agaleen waliba mudo deer kujireen hadeerna madaxda aduunku ukala cararyan ixtarm nafsak markaas waad heli ixtiraam .❤
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 2 күн бұрын
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@user-sr6vw8is7z
@user-sr6vw8is7z Күн бұрын
Asc qasa rabiyoo ugargaar yuhuudana rabiyoow jebi
@AliKhan-Somali
@AliKhan-Somali 2 күн бұрын
Sheekh waano iyo qbuur yaa horeeyey
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 күн бұрын
Machaallah
@user-uu4ry1yi5m
@user-uu4ry1yi5m 2 күн бұрын
MSh allah illahow shikh madax wayne noga dhig waa nin wax garad ah
@hafidmohamed862
@hafidmohamed862 2 күн бұрын
Dulmi did Masha Allah shekh Allah hakuhafido
@romanisti992
@romanisti992 2 күн бұрын
❤❤❤❤ thanks sheikhanaaa ❤❤❤❤
@user-sr5cs8im7k
@user-sr5cs8im7k 2 күн бұрын
Wahay ii tahy 1..10am
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 күн бұрын
dadka usheeg kitaabka iyo sunaha in ay qaatan way liibanayaan insha alaah dalibaan ayaad noga shekaysay waxay liibanta ku gareen kitaabka iyo sunaha alaaha usiyadiyo aamiin
@muhanadcadecade3399
@muhanadcadecade3399 Күн бұрын
Allaah yakram yaarabi
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 күн бұрын
illaahayow ugargaar xamaas iyo muslimiinta oo awoodda tus muslimiinta mukhaalifo dag dag ah sii
@nuuugaaa
@nuuugaaa 2 күн бұрын
Shiikhow fursadihii aad lahayd waan idinla wadagaya xagee ku danbeeyeen
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 Күн бұрын
Somaaliyana wax kama duwana wadankaas iska sug sheekh dulmidiid
@calibare1641
@calibare1641 2 күн бұрын
Shiikh xasansh wuxuuhubgacantaugeliyay beeshahawiyeiyo rasaasbadan hubkii dawlada iyo rasaastii layering kuladagaalama buusiiyay beeshahawiye dadreermiyi ah geeljirayaal wuxuukuyiri kuladagaalama allshabaab reerbaadiyehublasiiyay waxay kuladagaalameen qabaailkii deriskooda ahaa sidamareexaan iyo leelkase sidaadarteed dagaaladasocda waxaakalifayxasansh usagaana sababaydhibaatadaas makalacelinwaayo raali buuka yahay xasansh baa aduun iyo aakhiro xanbaaraya waxadhacay somaaliya allahakaqabto xasansh aamiin
@bukhatir1454
@bukhatir1454 2 күн бұрын
Soomaalidu waa dad isku qabanaya wax aan nafci lahayn oo kudaadinaya dhiig badan
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 2 күн бұрын
Soomaali waxay ku raaxeeysanaayaan dhiigga ay iska daadiyaan waayo haddey dhig iska daadin laandheere laan dheere dhalay ma noqon karaan .
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Күн бұрын
Imnka cadowga koowad ee aan leenahay waaa itoobiyan waxaana ka danbeenaa 50sano kawaran hee
@user-ct5bd7hf8e
@user-ct5bd7hf8e 2 күн бұрын
Ragaa somalid oo inay dhintaan tooshaka kuradinyan may Qasa aadan oo alle dartiis udhintaan
@HiboMaxamed-jp3wc
@HiboMaxamed-jp3wc 2 күн бұрын
Allah aybna caawiyo hadaan Somali nahay
@kowtherbadaal6931
@kowtherbadaal6931 Күн бұрын
Asc sh ka so hadal fursadi ilahay khayr Haku siyo
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 2 күн бұрын
Al jazeera waa geesi hamaz si wacan bay ula sfanyihhiin xaga warbaahinta isreal wxy is waashaba waa laga diiday al jazeera guul
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 2 күн бұрын
Codsi shiikh qodbadii new york uu kuqabtay 1977 oo uu kagahadlay xasan shiikh siyaad bare Fadlan dhagayso
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 2 күн бұрын
Ilaahow jibi cadawga gumeystaha oo ku fashil sujaciya iyo Rafax
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 күн бұрын
Waa run wax ayey u qabten ma leh
@AminoAbdullahi1
@AminoAbdullahi1 2 күн бұрын
Brother Jazaka Allahu khayra 35 years later never mind learned from the past what has happened to us something, from it but unfortunately, we are start all over again from the civil war Are we delusional because we are already behind the world in every aspect of a human development or a society development. In fact that’s not even in our agenda, We have not even process. We are stagnated nation including our leaders As of country when we are going to realize what’s going on around us and the world We have to change our mindset immediately we need leadership who compete the world around us And do what is our interest and protect our territory, land seed and air. And our society until then I’m scared for our people our country
@AliSharif-so7yv
@AliSharif-so7yv 2 күн бұрын
As sheet Eebe ha ku fiido
@calafdoon33
@calafdoon33 2 күн бұрын
Link ahaan usoo dhig video ga
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 2 күн бұрын
Saudiga waxay utagen xajka sanadkan
@sahroali1196
@sahroali1196 2 күн бұрын
Rucbo.&argagax.Allaha.kuridi.sahnuniyad
@ashawooo
@ashawooo Күн бұрын
Yuhud nacalada idan dhacada illahaya gajo iyo rafata illahaya ha idan tusa rabi masibo deg deg ah illahaya idan kena cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 2 күн бұрын
Gargaar allha ukeeno masaakintas gaajada iyo colaada isu bahysatay ee alaha kadulqaado gaalo islaam wey ncybyihin
@haniibrahim3298
@haniibrahim3298 Күн бұрын
YaaRabbi umadaada u gargaar
@tothemoodcrypto6782
@tothemoodcrypto6782 2 күн бұрын
Kan waa kuwaashay falastiin
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Күн бұрын
Dadka somaliyeed walahi waxaad moodaa inay casri jaahiligii weli joogaan qabiil qori iyo qaad maandooriye ayaa dilay qayrkoodna ka reebay
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 2 күн бұрын
Carab hadii gaza ay hub geeynwayen cunta xata magenwayen walahi carab xur maahan
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 2 күн бұрын
Waa arinta aan layaabanahy qola yar oo reergalbeed mesha kensadeen lee waaye
@ashahibo7114
@ashahibo7114 2 күн бұрын
Sheikh DULMI DIID WHERE IS THE ONLINE JOB. WARKAGI MA PARANK BUU AHAAAA?
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 2 күн бұрын
War iska suga waxaan subxaanalah sheekha awalba idnkaa idin sheegy jadne kasuga
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 2 күн бұрын
Dekada yuhuuda Ayaa loogu Adeegayey e reer falastiin cadow bay ku ahayde nasteex may Ahayn?maraykanka iyo kuwa la jiraa hubka reer falastiin lagu baabiiyey iyagaa leh,Iyagaana ka dagaalamaya falastiin hubkooda ciidankooda taageeradooda Ayaa lagu baabiiyey,reer falastiin,markaa raashin iyo gurmad way gaadhsiin kari waayeen dadka reer falastiin laakiin hubka lagu gumaaday way u fududahay inay yuhuuda kula shaqeeyaan caqliga dadka ayaa la caayayaa
@masuodhassan-qp8ol
@masuodhassan-qp8ol 2 күн бұрын
Arinta korsada awe sheikh
@wavyali5768
@wavyali5768 Күн бұрын
Was iman Alan haaysta somaalid
@abdihaaji
@abdihaaji 2 күн бұрын
Sheeka Sheeka
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 күн бұрын
Bal ka waran dumar hadiiba ay udoodayaan miyaysan ogayn in labartay wax hay ado la yiraahdo xuquuqul insaan iyo kuwo.haween waaba wax xoolo ah oo cawaan ah balse dalibaan miyaa waxas loo sheegaa
@YaxyeDublad
@YaxyeDublad 2 күн бұрын
Shiq bulsho ma asasnaa si Loga hortago qabyalada
@user-zs1ms3gc6j
@user-zs1ms3gc6j 2 күн бұрын
Asc sheeq walalkey adeergey aas dhalay waxaa lagu dili meel kismayo kamid ah waliba kismayo baadiyaheeda ah aalad qabiil ayaa loo dili waygas walalkey ladilay aniga ilma yar ayaa ahay oo 6jir ah hadana waxaan jiraa 20iyo dhowr sane meeshii qabailada somaliyed isku laaynayen ilaa iyo hadaan iska dhaaf magala ee xitta tuulo ma ahan waa un hal war unban ku aragy waa aan dagay alxmdulillah hadaan reer kismayo wey kayaradi dagaaladi sokeeya ee lkn wali wxn dareema markan wareesta wali intey cuqdud isku qaban waxey iskuuku cuqdadeysan yahiina ma ogi illa iyo hadaan Ilaahyow umada soomaliyed isku soo dub qalbiyadooda somaliyey nabiga salallahu caleyhi wasalam waxuu yiri qofka muslimka ah walalkiisa kle muslim ka ah dhiigisa waa kaxaran walalka muslimka ah walalka kalo oo muslimka ah cadaw uma dhiibo mana dulmiyo mana cirdi xumeeya somaliyey aawina naxariisti muslim nimada Ilaahyow waad u jeeda wxa wadankena kasocdo bari ayaa ka ahay 😢🤲
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 2 күн бұрын
اللهم اهلك الیهود والامریکا یارب اللهم کن لهم معینا ونصیرا
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 2 күн бұрын
Sidii ciyaalkii ayey u sasabaan waa qayaano runkama aho
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 2 күн бұрын
Daliban ilahaybaytala sarten waxba kaxumanmayan
@hersimusse3360
@hersimusse3360 2 күн бұрын
Guur gurta dagaalada wada somalina qabil kama korto
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 Күн бұрын
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 2 күн бұрын
Dad dagaalka quuta maxaa ka badeli kartaa
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m Күн бұрын
Sheekh dadka dagaa'lamaayo maxeey dadka dhankaas dagan ugu'badanyihiin, Sida habar gidirta, sida majeerteenka, reer waqooyiga, laascaanood subxaana'llaah yaayiri isdhameeya fiqiiriin waaye sideey u badan yihiin xataa qadada ma'haaystaan oo hadane waxaa ka'siidaran naarta ayey hecelyihiin in eey galaan, aduunkane qadada hakuu gooyso faqiir darteed aakhirane naarta gal xasbuna'llaahi wanicmal wakiil. Sababteey hooyadiis u dhashey mXeey aheyd ma'in uu qof muslim'ah dilo oo uu naarta galo waliba dadka uu dilaayo waa dad u dhow ama waa qaraabadiisa. Sheekh hooyooyin kood hala'hadleen wiilasha dagaa'lamaayo oo hooyooyinkood dagaal wiilashooda haka'soo bixiyeen mise hooyooyin wiilashooda naarta miyey rabaan in lagu'shiilo oo naarta qoryo looga'dhigo subxaana'llaah. Hooyooyinka aniga waxaan rabi'lahaa in interview laga'qaado oo la'weeydiiyo waxa eey wiilasha u dhaleen.
@AhmedSalah-yl1jw
@AhmedSalah-yl1jw 2 күн бұрын
WILI XANUUN.KII GABIILKA BAA INAHAY IYO SALAADIIN LA.AAN IYO AGOONYAHAN BAAN JIRIN EE INOO DUCEEYA SOOMAALIYEE
Sh Abdirashid Oo Kadhaday Arin Mucjiso Oo Lagu Arkay Dagaalka Gaza
11:44
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 111 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,4 МЛН
DAGAALKA GAZA | HEZBOLLAH - IRAN - ISRAEL WAR  HALIS CUSUB
14:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
WADAAD SOMALILAND AH OO ITOOBIYA SOMALIA KA DOORTAY & SH MUSTAFE OO LA HEESTO
22:25
Qiso Yaab Badan  11 Dumar Oo Ragooda Xantay Sh Maxamed Cabdi Umal
14:24
Страшно, когда ругается мама😰
0:10
Лиза Вертинская
Рет қаралды 2,2 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 427 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
0:18
HaHaWhat
Рет қаралды 2,7 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
0:18
HaHaWhat
Рет қаралды 2,7 МЛН