Nolosha Dagaalyahanada Xamas O Muufo Karsanaaya O War Badan Dhalisay| Sirdon Israil O Siray Carabta

  Рет қаралды 39,025

Dulmi Diid

Dulmi Diid

28 күн бұрын

Qaabka ay u Noolyihiin Dagaalyahanada Xamas Videoga Cusub O War Badan Dhaliyay| Sirdoonka Israil & Sidu U Siro Carabta| Somalia & Masar
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets.com/trade-now/?...
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 129
@DulmiDiid
@DulmiDiid 22 күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@YuunisCali-tu3wj
@YuunisCali-tu3wj 20 күн бұрын
Dulmi diid not
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l 26 күн бұрын
Ilaahay haka indho saabo sidii nabi mahomed ihaahay gaalada uga indha saabay marku qaaru xiraa ku jiray❤🇦🇪🫶
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 26 күн бұрын
MaashaAllaah Tabaarakallaah, waa sax wey sameyn karaan iney diyaarado badan keenaan wadanka oo weliba Somalia leh InshaAllaah. Jidkaas Allaah ha u sahlo.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 26 күн бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 26 күн бұрын
Scw
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 26 күн бұрын
Shiiqow Allaha ku barakeeyo maalinkasto maskaxdeena ayaa dhistaan 🧠👏🏼👍🏼
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 26 күн бұрын
MaanshaAllaah Somalië 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏✈️✈️✈️✈️✈️✈️
@aarboy2305
@aarboy2305 26 күн бұрын
SHIIKHOOW KOORSADA NALA SOO DHAQSO KHEYR ALLAHA KUSIIYEE JIMCAHAAN HANAGU GAARSIININ BIL SEDEXAADAY USOCOTAA.
@aliqaq9021
@aliqaq9021 26 күн бұрын
Madaxweyne adoo kalaa nagu wacnaaa❤❤❤❤❤ sheikh hoshan wad waa gaare insha Allah
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 26 күн бұрын
Masha Alaah waa mujaahidiin geesiyaal eh ilaahey melkasta hakubadbaadiyo
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 26 күн бұрын
Allah ha xifdiyo wllh muslin falastiin xamaas Alqsaam maqawinda 💪☝️🤲🇵🇸☪️
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 26 күн бұрын
Guul iyo horumar Soomali weyn iyo reer falastiin sidookale. Reer falastiin waa ladulmay Allah ayaa ka indho saabay daalimiintaas rabi kafurtay shacabka reer falastiin dhameeyey.
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 26 күн бұрын
Masha allah ilahay haa guleyo reer Qaza waa ragi dhulka laha🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💯
@luluabshirluluabshir6312
@luluabshirluluabshir6312 26 күн бұрын
Illaahow jabi yahuuda ya waduud ya raxmaan ya jabaar ya rabil caalamiin
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 26 күн бұрын
Maansha allaaah illaahay hanoosiyaadiyo wadankeena
@user-bq7zs8jg2o
@user-bq7zs8jg2o 26 күн бұрын
Masha Allah Alhamdulilah mudluunka Allah ayaa u hilinaayo Alhamdulilah.
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 26 күн бұрын
Ilaahay wax san ha idila kulmiyo yaa xabiibi yaa wallaal illaahay dartiisa ayaan idiin jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifraaxsaciid9132
@ifraaxsaciid9132 26 күн бұрын
Wuu shahiiday wiilka tinta shaleysanaayo alle ha u naxariisto😢
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 26 күн бұрын
قال الله تعالى: الذين يتخذون الكافرين أولياء من دون المؤمنين أيبتغون عندهم العزة فإن العزة لله جميعا [النساء:139] ✌🏾 guul إن شاء الله
@zaynabomar5106
@zaynabomar5106 26 күн бұрын
مع الأسف الشديد الصومال باعوا الأرض ان شاء الله نفرح ب حكومه عادله 😢
@somalialoves726
@somalialoves726 26 күн бұрын
😂😂😂 you are funny which land
@cabdulrahman4575
@cabdulrahman4575 26 күн бұрын
Sheikhow waad mahad santahay ilahay ajar hakasiyo dirigalintada iyo taladaa wanagsan
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 26 күн бұрын
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay sidaad dadka ugu dhiiri galisay ka faaiideysiga fursadaha dhaqale oo ku soomaro
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 26 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤🙏 Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@ashawooo
@ashawooo 26 күн бұрын
Allaha illahaya ha la jira dhalina yaradan xagada uu dagalamaya wadankoda rabi ha idan jira inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 26 күн бұрын
Allahu Akbar waa guuul Allaha jabiyo yuhuuda
@sadam1318
@sadam1318 26 күн бұрын
allaha guuleyo Hamaz
@habibajamac9941
@habibajamac9941 26 күн бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@wacdi2030
@wacdi2030 26 күн бұрын
Diyaaradda xabashida In khadka laga saaraa wanaagsanaan lahayd.
@abdulqadirali5419
@abdulqadirali5419 26 күн бұрын
Sh dulmi diid waamarka ugu horey say oo nin dawladda ka tirsan oo amaantid waa mahad salaad ma dhaaftay mucaarad nimadi
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 26 күн бұрын
1, diyaarada maser keliya matimaado ,waxaa yimaada turki,qadar,itoobiya,emarad,. Waxba masoo kor dhinayso ilaahay dad uu abuuray oo kaxun way yar yahiin maser waliba dowladooda . 2, xamas waa ashjac bashar wakh tiga aynu joogno ilaahay ha xafido .❤❤
@FarxiyoSadiq
@FarxiyoSadiq 26 күн бұрын
Allah ha ugargaaro
@Duqabto
@Duqabto 26 күн бұрын
Allah akbar Allah Akbar Allah Allah akbar Allah Akbar Allah akbar Akbar Allah akbar Allah Akbar Allah akbar
@niimaneur4842
@niimaneur4842 26 күн бұрын
❤Barakallahu feekuum Sheekh illaahay cilmiga haku siyaadio❤
@DekaAhmed-qp9em
@DekaAhmed-qp9em 26 күн бұрын
Masha allaha waa grésiyal allaha lajiro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ramlamohamedq9051
@ramlamohamedq9051 26 күн бұрын
Guuul reer gazasa iyo dhamaan reer falastiin❤
@habibajamac9941
@habibajamac9941 26 күн бұрын
Alxamduliaah
@ayuubabdulahi
@ayuubabdulahi 26 күн бұрын
Wlhi waxan jira 20 sano waligay intan aqliga laha ma arkin nabada an hesano 2024 alx wan rajena shiq inad Dalki hoyo soboqato waliba gor dhaw 🇸🇴❤️
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 24 күн бұрын
Ilaahayow usaaidi cisiga sharafta qalbigoda aad galisay.
@habibajamac9941
@habibajamac9941 26 күн бұрын
Alaahu akbar
@adammohamed5339
@adammohamed5339 26 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@warsanhawa5222
@warsanhawa5222 26 күн бұрын
Waa cajiib
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 26 күн бұрын
من المؤمنين رجال صدقوا ما عاهدوا الله عليه فمنهم من قضى نحبه ومنهم من ينتظر وما بدلوا تبديلا
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 26 күн бұрын
Sheikh Masar ma ahan dal faa'iido noleh aa waxay ka qeeb qaataan xasilini darada dalkena codow haduu jiro waa waa Masar
@habibajamac9941
@habibajamac9941 26 күн бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah Laaxwla
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 26 күн бұрын
Wa baa liku walaaqeyaa
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 26 күн бұрын
Odaygan maraykanka ka taliya wuu isku buuqay.Sideebay waxay u jiraan.Dhiiggii uu geystay ee falastiin ku daatay iyo cuqubadii iyo dadkii uu laayey yaa ka daba timiday miyaa.Micne Ayaan u baahanahay bal iga soo dhaadhiciya.Isha allah
@calimaxamed6803
@calimaxamed6803 26 күн бұрын
Alaahu akdar
@dhhol77
@dhhol77 26 күн бұрын
Sheekh warka qodobey xoga waa lagu warera qaladna ha ii fhmin
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 26 күн бұрын
Shiiqoow Cilmi wey u baahantay waayo Cilmigu wuxuu Korshiyaa Qaclia labaduma wey isla socdaan wey jiraan dad aan wax baran lkn Ribi xigmad iyo Garasho siiyay lkn ma badna
@N.A.M1234
@N.A.M1234 26 күн бұрын
Wasirka arimaha dibada e Masar wa Samix shukri
@aminasharif-bz2gz
@aminasharif-bz2gz 26 күн бұрын
Allah hau gargaro walalahena reer falastiin
@Eyl427
@Eyl427 26 күн бұрын
Muufada lama karayo shiikhoow, Bariiskaa la kariyaa. Afsoomaaliga khaldan dad baa sax u qaadanaya.
@adammohamed5339
@adammohamed5339 26 күн бұрын
اللهم آنصر اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم آمين يارب العالمين
@apdikafi69
@apdikafi69 26 күн бұрын
wad ku mahad santahay latalinta wanagsan oo ad inoo soojedisid shiq maxamed
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 26 күн бұрын
Scw scw scw
@Ilalah1980
@Ilalah1980 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@LJama6119
@LJama6119 26 күн бұрын
adeer waan ku khilaafsanahay. madah salaad isagaa yaryarka ka tirsanaa.
@guledosman2107
@guledosman2107 26 күн бұрын
Masul waa sax in qof walba fursada ka faaideysto ee qorshaha ku dar adiga dadka kugu xiran ee ad korsada usoo wado ay la mid yihiin xaka aqonta shamuri ee korsada afka somaliga ah ha u badanto
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 26 күн бұрын
Haday masartim jaanjuuskii yahuuduna wuu dabasocdaa Alle ha badbaadiyo dadkeena
@ashasalah2835
@ashasalah2835 26 күн бұрын
ITOOBIYA AIRLINES OO CADDOW AH, MA NAGA JOOJINAYA.
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 26 күн бұрын
Sharaf bay ku noolyihiin allaha garab istaago
@user-vx5sq5yf2c
@user-vx5sq5yf2c 26 күн бұрын
Walahi waa wax layaab leh in cidanka Israel lala socdo dhaqaqoda
@user-cz2px7pz6h
@user-cz2px7pz6h 26 күн бұрын
Waa labo wajiilanimo ayagaa a ku bur buri doono
@abdifatahyare8352
@abdifatahyare8352 26 күн бұрын
Shacabka muqdisho qashinka iney wadooyinka ka xaaqaan ayaa ugu baaqayaa
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 26 күн бұрын
Salam sheikh madaxdeynu shiyibka dowrtey warkoka mahayana aqsiqa wexey qa dhiqaane sidii hoolo xera uqu jira dantoda bey qa horeysiyane
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 26 күн бұрын
Sxb alle.ayaa mahad.leh qaasatan.dawlada uu.hogaamiyo mw xasan sh alle.ayaa kumahad.san.naga.waday.dad qalatadii alshabaabka.ahayd oo.qaraxyada.waday saqiir dila
@suheybsaalx
@suheybsaalx 26 күн бұрын
Mahad salaad waxuu ushaqeyn jiray
@NAQEEYE
@NAQEEYE 26 күн бұрын
Mahad salaad aaah!!!!!
@CabdrahamanXabiib
@CabdrahamanXabiib 26 күн бұрын
Masar mxaa lagala saaxiibaa wxaas kuwa yuhuudda taageera waa yuhuud masar waa si dag dag ah loo jaraa xiriirka masar
@user-yq5dg9mv6n
@user-yq5dg9mv6n 26 күн бұрын
Sowmaha sirdoonka yuhuudabay nosoqadaysaa waxlaka faa,ido iskadhaafe! Iyadoo masaari ogadhigaysa
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 26 күн бұрын
Sheekh ma maanta ayaad aamanaysaa alshabaab kii ugu weynaa MAHAD SALAAD NINKII DHANEEYEY HOLET DEE SOOMALIYA IYO CIIDANKII SOOMALIYA ACUDUBILLAAH
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 26 күн бұрын
SHAMUURI. maxusuusataan ardayda marka ay wax fii can keeni waayaan ee walidku ku qayliyo waxay yiraahdaan . Macalinka ayaa i cunsuriyeey oo igu xun walidka qaar baa rumasta kuwaa ma ihi alxamdu lilaah. SHUMUURI WAA SIDAAS waxuu yidh khibrad uma lahayn.lacagtii waxuu ku dhameeyey intuu ciilka u qabay . Xayaad gabadhii lamidka ahayd yaa tab baray .
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 26 күн бұрын
Mahad salaad maad tidhi😮😮 Ilaahow nin aan waxba ogayn ha cadaabin😅
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 26 күн бұрын
Turkey ayaan suuqa lugu cidhiinayaa
@aliqaq9021
@aliqaq9021 26 күн бұрын
Astaqfirulah yaan amina sheikh wuu dambabay aso Somalia oo dhan difacayo yiri masar anaga kadhaqalo badan kkkkkl❤❤❤❤
@azizaelmi825
@azizaelmi825 26 күн бұрын
Maxay sirtooda u soo bandhigayaan waa qatare
@aaminohassan4273
@aaminohassan4273 26 күн бұрын
Reer masar waa dadladan
@talosame2372
@talosame2372 26 күн бұрын
Jamahiirta geesiyada ah ee falastiin guusha Alle hasiiyo
@AxmedXasan-yy9fw
@AxmedXasan-yy9fw 26 күн бұрын
Mahad adi shabaab tihin
@yusufosman4707
@yusufosman4707 26 күн бұрын
Sirdoonka musaad arintaa waxaa lawado waa America iyo Masar .
@user-ef3ve9ry3g
@user-ef3ve9ry3g 26 күн бұрын
Hadii aa dhulka jiifto waa lagaa tagaa adii. Aad kacdo garaab aa lagaa qabanaa
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 26 күн бұрын
asc maanta gal wajikisa uma bahana in an kumashqulno ee waxan ubahanahay jihaadka in aan aadno waxna iskavdhicino melkaste oo galvkuso dulay
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 26 күн бұрын
Barbaar adag baad dhashaa taariikh dhaxalaad qortaye Qasaay weligaa dhisnow.
@user-xm4vk5rk5i
@user-xm4vk5rk5i 26 күн бұрын
Waaintaykusiidhaqdhaqaqayaangulaysta inshallaha
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e 26 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 26 күн бұрын
Waa arin tusaala xambaarsan😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮😮😮😮what well cam of it
@YunahMary
@YunahMary 26 күн бұрын
Shekhow inad shabelle TV ka aragtay iyo inkale ma ogi lakin ganacsato aya diyarad somali air la yirahdo bilawday.
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 26 күн бұрын
Sheikhow canshurta dalka lagu so kordhiyey wx ka dheh😂 dad shiid la jifo lcg lga rabo wax logu badalayo aan jirin
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 26 күн бұрын
Ilahay ayey tala saarten
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 26 күн бұрын
Wasiir arimaha dibadda he has no idea the foreign minister role; he got that position because he is friend with Xassan Sheikh !!
@CabdrahamanXabiib
@CabdrahamanXabiib 26 күн бұрын
Masar ani waa kasoo horjeedaa maadaaba ay yuhuudda taageerto oo warkeeda soo dhagaysty in ay rabto in xuduuda Palatine camero ku xirto oo hamaz dhabrka ka jabiso
@nadifamohamed9397
@nadifamohamed9397 26 күн бұрын
Diyaarada wadanka yimaada waa heshiis waaba sii qaaliyoobaan
@user-un6hv4br5d
@user-un6hv4br5d 26 күн бұрын
Haaaa ad iyo ad itoo biya lasoo maraa iyo turki qarashka naga yaranayo shiiikh
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 26 күн бұрын
.alle.madayaco.adoomadii.isku.dhiiba.alle.ayeey.talada.sar.teen.waana.sabadta.looga.adkan.wayey.alle.hau.garaagro
@Godir9752
@Godir9752 26 күн бұрын
Somaliya halkaa waxa dhigey wadad somaliyed oo ushaqeynaya cadawga falastiin waxa iyadane halka dhigey waa carab
@osmanmohamed2465
@osmanmohamed2465 26 күн бұрын
Asc Sheekh waxaa intaa dhan ka muhiimsan waxaa weeye in booska diyaaradda etoobiya ay buuxin karto, dadka soomaaliyeed na Waa in ay ka wareegaan diyaaradda etoobiya si dhaqaalaheeda god ugu sii dhaco. Muwaadin walba inta tabartiisa ah wa in uu kula dagaallama etoobiya.
@AadilAlkalbani
@AadilAlkalbani 26 күн бұрын
Maxaa kataqaana farqiga udaxeeyo fahad yain iyo mahad salaad
@saditaqueenfouad2409
@saditaqueenfouad2409 26 күн бұрын
Laba wajile maficno
@Muhiim701
@Muhiim701 26 күн бұрын
Falestin Allaha u gargaaro oo guusha siiyo, soomaalii hogaankooda iyo shacab koodaba dantooda Allaha waafajiyo.
@CabaassharifMaxamud
@CabaassharifMaxamud 26 күн бұрын
Asc sheqow aad ayaan kuu jecelahay hadalada runta aad sheegto masar soomali ayadaabi ka dhaqaala fiican yaa reet hadii wadamada reer galbeetka almiino
@Libax962
@Libax962 26 күн бұрын
#mahad kawaanle maaba ii amaane aryaa marka waa wareer,tee 😂😂😂😂
@abdihillow8876
@abdihillow8876 26 күн бұрын
Masar waxeey ujeedha eithopia maaxe dhabaldega xamar waa wahbakamajiraan
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 20 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 4,6 М.
WAA INAA QIRANAA INAAN DAGAALKA KU 'GUUL-DARAYSANAY ISRAEL'
16:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
OMN: Turtii Prof. Hizqi’eel waliin
OMN
Рет қаралды 165
'HIZBOLLAH OO WACAD KU MARAY INAY  FALASTIIN U AARGUDIDOONAAN'
21:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,7 МЛН
❗малой пива, захотел а получил..😅 #pov #story
0:47
Перезаливы Skeepoffa
Рет қаралды 3,6 МЛН
как пройти скулбоя за 36 секунд?
0:22
Holy Baam
Рет қаралды 1,6 МЛН
За девочкой гонится бандит😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 4,5 МЛН