DAAWO : BARNAAMIJ TAARIIKHEED DAGAALKII KHALIIJKA 1990 (XORAYNTII KUWIAT.)

  Рет қаралды 111,322

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

10 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 109
@Zakariajama202
@Zakariajama202 Жыл бұрын
Aadba oga xumahay ina kaso muuqan wayno anago sadam xusen cawinayna ina qabiil qabiil isku haysano wali 2022 geesi garab wayay Aun 🙏
@Gorgormedia01
@Gorgormedia01 4 жыл бұрын
Miyaad muusiga ka daysid si uu u noqdo muuqaal fiican
@Maazin_Moh
@Maazin_Moh 3 жыл бұрын
Thanks cabdishakuur Cod macaan baad leedahay wll ilaahay hakuu barakeeyo
@guuretravel6852
@guuretravel6852 8 жыл бұрын
sadaam allah unaxariisto geesigii islaamka iyo carabta
@hamaadihazard5630
@hamaadihazard5630 8 жыл бұрын
gaallo waliogeed Muslim ka ha uutashato maalin unbaa lacuuni
@abdirahmandhulbahante4079
@abdirahmandhulbahante4079 5 жыл бұрын
alleh ha u naxariisto geesi geesi dhalay
@siciidsalaam3856
@siciidsalaam3856 3 ай бұрын
ALLAH SWT ha u naxariisto naxariis waasaca
@cumarahmed134
@cumarahmed134 3 жыл бұрын
Geeeesi buu ahaaaye gaalaaa u heshiisay
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 2 жыл бұрын
Kuwait 🇰🇼 naceybka aad u qaaday ilaa hada ima deyn eeyo waaye Kuwait 🇰🇼 iyo Iran 🇮🇷 ba Iraq 🇮🇶 ayaa gacanta ugali doontaa mustaqbalka dhaw insha Allah
@Africa-china367trh
@Africa-china367trh Жыл бұрын
Maxaa kaa quseeyo adi, maxaase kaaga banaan,
@saalaxjimcaale3844
@saalaxjimcaale3844 9 ай бұрын
Waxa kaQuseya waxaka dhaxeysa wanin muslina odhig kulawadaaga
@Qoordheere77
@Qoordheere77 8 ай бұрын
Oo ma waxaa rabtay wadankaas muslinka ah ee masaakiinta ah ee aan awooda lahayn inuu sadaam xuseen qabsado😉 Balaayo kula caqli xumaatay
@kacdoonkadhalinyaradasomal1364
@kacdoonkadhalinyaradasomal1364 6 жыл бұрын
sadam hussein wuxuu ahaa geesi geesi dhalay oo u bareeray hagardaamadooyinka reer galbeedka iyo gaalada sidoo kalena wuxuu ahaa dagaalgeliye ama khabiir ku taqasusay arimaha dagaalka iyo qorshayaasha cadowga ilahow muslimiinta guuley aamiin aamiin aamiin
@Wacdi120
@Wacdi120 8 ай бұрын
Madaxwyanihii wakhtigaasi maanta saga iyo sadaam xuseen waa mayti aaway madaxdinimadoodii aduunyadu way kudagaysaa waana ayaamo yar gaalkii wakhtigaas lahaa aduunyada anigaa ugu awood badan sagoo asaasaqa ayuu geeryooday dulmigii wakhtigaas uugaystay saga iyo kuwa xugunka haya joo baydhan kan hada haya isku jidbay hayaa aakhiro ayay ba een
@maariaclraxmaan5340
@maariaclraxmaan5340 9 ай бұрын
Abdi shakuur dayib mohemd ninkaan hctv ku bartaY❤🙏 Respect
@AhmethAwath0
@AhmethAwath0 3 жыл бұрын
Carabi daad maha Sadaam Hussain geesi alle haku naxariisto dalkiya hadu ahaan lahaa u cuni lahaa
@nuurdaalacay1211
@nuurdaalacay1211 5 жыл бұрын
aaad baa uga xumahy jabka soo gaarau ceraaaq waxaan oran karaa sadaam wuxuu ahaa macan gah alle ha u naxariiiste sababtoo ah kama fiirsan dhibka kaso gaarayah waxaaba khalad ah inaa ku duusho wadan madax banaan oo waliba muslim.ah aaad baa ugu xumahy
@muxiyosulub5669
@muxiyosulub5669 6 жыл бұрын
geesi ayuu ahaa Sadam xuseen Allaha unaxariisto
@ahmedjega3234
@ahmedjega3234 6 жыл бұрын
Saddam xuseen geesi ayu aha alaha ha uu naxariisto amiin
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 4 жыл бұрын
Waxn musica maad ka daysaan
@kingmohaan6537
@kingmohaan6537 Ай бұрын
Faaido ma lahan sacuudiga ila hadal wa necbahy walhi gaalada ayey mar kasta la jiran😢😢
@hoodojamac6016
@hoodojamac6016 3 ай бұрын
😮 gasi geesi dhalay ayuu ahaaa nin kaasi wlahi wyo carabtu maha wx jira wyo hiil iyo wxbatoona malaaha carabtu gar ahaaan sucuudigu
@mahadcarte3975
@mahadcarte3975 2 ай бұрын
taladaan la ruugin waa lagu rafaada sadaam in badan ayuu kolba dal isku qaadayay oo weerarayay ilaa kama danbaystii uu waayo saxiibo ay is xulafaystaan 😢
@siidcaliomar826
@siidcaliomar826 5 жыл бұрын
xogtaan sax ma ahan dagaalkaas saadam si xirfad leh ayuu ugu baxay aaway 120 diyaaradood oo uuu soo riday aaway sacuudiga qayb ka mid ah inuu qabsaday
@FriidoHadsaan
@FriidoHadsaan 2 ай бұрын
Walahay waa wax qofki dhig islaam lihi ka ooyo lkiin waa dhib kadhexdhalty islaamka dhexdisa 😢😢
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
khalad kii ugu waynaa ayuu galay sadaam xuseen waayo wadan muslima inuu qabsado fikir khaldan ayuu ahaa wadankiisiina wixii loo dumiyay waxaa loogu marmarsiiyooday qabsashada kuwat
@abdishakourmaxamedyoongaha62
@abdishakourmaxamedyoongaha62 8 жыл бұрын
waar niyow ragii raga ahaa waydhinteene illahaay haw naxa riisto
@Yeskos
@Yeskos 3 жыл бұрын
Maxaa raga ilaahay wuxuu kuciqaabay inay gaalo iskugu tagaan, waayo ninkani jid khaldan ayuu maray oo dulmi ah.
@maxamedjaamac508
@maxamedjaamac508 4 жыл бұрын
Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hafiyaan
@user-sv4fm3se6l
@user-sv4fm3se6l 10 ай бұрын
Ilaahey ha unaxriisto Aamiin
@heesosomalicusubchannel9263
@heesosomalicusubchannel9263 5 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay xurmadle saddam hussein allaha ku nxariisto
@ahmedomar9804
@ahmedomar9804 3 жыл бұрын
guulihii isbaheysiga lee noosheegtay, dabkii lamariyey xulufada aawey?
@IndhalOfficial
@IndhalOfficial 6 жыл бұрын
geesi la isugu tagay buu ahaa maraykanku muu kaligii soo weeraro aduunka oo dhan waa iyada u habar wacataye
@lilbobgangshit8366
@lilbobgangshit8366 6 жыл бұрын
Mohamed Adde hhhhh sxp wa maskax adunka waliga kaliga lama socdo wa in lagu daba gura
@mukhoyare1418
@mukhoyare1418 2 жыл бұрын
Dagaalkaasi waa qorshe dawlado badan islaama lagu burburiyo sid ciraq iyo somaliya oo ilaa maanta ka soo kaban la waana qorshe ay wadeen gaalo iyo shaydaan
@qadarheero5013
@qadarheero5013 Жыл бұрын
Somalia ayada is burburisay
@hadhaclaychannel2057
@hadhaclaychannel2057 2 жыл бұрын
Inuu sucuudiga qabsaday ahayd halkuu Kuwait ku qabsanayey.
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 6 жыл бұрын
naagahaaa xunee sucuudiga xukuma ayaa dhabarjabiyay geesigaa ala maxaan awoood yeelanlahaa hadaan ahay islaam sadaam allah unaxariisto
@islam-salam787
@islam-salam787 5 жыл бұрын
sadaam xuseen waxa uu ku ciyaaray wadan awood leh waxa qalad aha qabsashada kuwait iyo in uuu ciidamo ka badan ka jor tago dhibaatadas maanta ayay saameesay waayo ciraaq mahayso ciidan hada dufaaca
@somalitiktoktv7511
@somalitiktoktv7511 6 жыл бұрын
Sxb dagalkii 1977.guushabadneed noosoodaa
@xamselaadhuu9244
@xamselaadhuu9244 5 ай бұрын
2024kii
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 5 жыл бұрын
Sadam xuseen laba qodoba wuku khaldmay 1 inuu wadan walalkii ah ku dulo 2 inuu celasha shidalka ah gubo
@glti12
@glti12 Жыл бұрын
Hadii ay iiraan iyo gaalada la safteen ganacsigiina kula dagaaleen miyeyna waajib eheen inuu xoog adeegsado
@XasancabdirixmaanWeyrax
@XasancabdirixmaanWeyrax 2 ай бұрын
Dagaal laysku awoodsheegtay ayuu ahaa lkn ciidanka ciraaq farsamada ka xumaatay iyo caqliyada
@nejibhassan4881
@nejibhassan4881 2 жыл бұрын
adban uguu farxay markan maqlaay soo riditanka diyarada britian.iyo qabasha duliyaha
@cawed_koreacawedgoobe4006
@cawed_koreacawedgoobe4006 2 жыл бұрын
Mareynkanka kaliyaa kufalnbae sidee suuriya masariyo uglaqebqaten
@ismaaciiljabad5434
@ismaaciiljabad5434 4 ай бұрын
Waa maxay Music aan waxaba laga fhgaysan karin!!!!😢😢😢
@maxamuudhasan9804
@maxamuudhasan9804 4 жыл бұрын
Sadaam waxay ahayd inuu sucuudiga gantaalada kurido ceelasha saliida uugubo
@tersoopraya2321
@tersoopraya2321 9 ай бұрын
Sadam Hussain King Allah unaxristo الله يرحمه ويغفر له صدام حسين
@maxamedtaajir8108
@maxamedtaajir8108 10 жыл бұрын
Waxaan Daawaday Muuqaalkan, waa arin argagax badan, waa duni la loo rogay macno daro, waa hogaamiyayaal islaam ah oo maydhmay, waan ka xumahay dagaalkan iyo dagaalo babadan oo dunida Soomaray iyo kuwo hada ka socdaba, Alle ayaa se qadar inay wax waliba sidan u dhacaan. khayr ayaynu rajaynaynaa ugu danbaynta. waanan idiinka mahadnaqayaa taariikhdan.
@baaruudsaleeban23
@baaruudsaleeban23 7 жыл бұрын
ma fiicanah digtaadoorinimada iyo dagaalka jeerka ah wadankiii malintaa ayuu babaay quwaddii wadanka iyo xoogiii cidamada ciraaq hadaanuu dagaalkaagalin labaqabteen sadaam xusseen lamanah soowararen wuxuu is colaysiiyey jaarkii oo dhan soryy
@Qoordheere77
@Qoordheere77 8 ай бұрын
​@@baaruudsaleeban23Beentaa maahan ciraaq waxay noqotay mar ay iiraan weeraraan iyo mar ay kuwait weeraraaan waana tii lala sugaayay. Haddey weerari lahayn hadda ciraaq waxay noqon lahayd wadan aduunka la tartama sida turkiga iiraan shiinaha iyi ruushka laakiin aaway heee......😢 Waa caqli xumo haysay alle ha u naxariistee sadaam xuseen
@hailemedia2105
@hailemedia2105 4 жыл бұрын
Sacuudiga waxaa ku haray dad dhintay oo kaliyaa
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 2 жыл бұрын
Sadam waliskugutagay 30 wadan walhi ciraq awod badnayda
@ahmedomar9804
@ahmedomar9804 3 жыл бұрын
musikadaan maad kadeesaan.
@qadarcarasco7868
@qadarcarasco7868 6 жыл бұрын
Masha allah
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 6 жыл бұрын
Saadam waxoo rabay dumarka khaliiijka in uu rag ka dhigo ooo aduunka la xifaaldando lkn duli nimo kaleee sii doortayn
@hanadyuusufroble5779
@hanadyuusufroble5779 5 жыл бұрын
Plz noo soo dira wararka xogaha IRAN 😍 and Americanka ciraaq iyaga allaha usoo celiyo awoodooda Iran the most powerful country in the world apart from RUSSIA 😍 😍
@dawladdasoomaliland2601
@dawladdasoomaliland2601 6 жыл бұрын
Sababta ay ciraaq ku wayth ku qabsatay wamxay
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 6 жыл бұрын
Wll Sida lasheego Sicirka Shidaalka ayey Kuwait kor uqaadday
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Dawladda Soomaliland shidaalka ayuu u jabiyay reer galbeedka sadam wuxuu rabay inaysan qiimo jaban ku qaadan khayradka carabta
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 hhhhh
@xaajimooyaaale1527
@xaajimooyaaale1527 4 жыл бұрын
Sadaam halyay
@ridwaanxamse1062
@ridwaanxamse1062 9 ай бұрын
@terraheesosomali8874
@terraheesosomali8874 10 ай бұрын
Dagaalkaas aniga kujiray
@AbdirahmanMaxamed1
@AbdirahmanMaxamed1 7 ай бұрын
DECEMBER/2023 Saturday
@maxamadxasan9308
@maxamadxasan9308 3 жыл бұрын
wariyye
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 9 ай бұрын
Daalinbuu ahaa kibirsan bal maxa wadankaa kale u geeyey😮
@saalaxjimcaale3844
@saalaxjimcaale3844 2 жыл бұрын
Benale iskasax warka
@mohamedfarahunle127
@mohamedfarahunle127 10 ай бұрын
Kan nagadaaye kii gooja cade maa nooga soo warantid
@hamaadihazard5630
@hamaadihazard5630 8 жыл бұрын
caraabtu waa isku cadaw sidaa somalida gaaladuna waa isku mabda ah maxaa sababay
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 6 жыл бұрын
Diinteennii ayaan kacararnay
@cabdilaahiyare5401
@cabdilaahiyare5401 2 жыл бұрын
Sadaam tuntii waa ku fudu daaday kuwayd
@cabdifataaxsaalax7748
@cabdifataaxsaalax7748 9 жыл бұрын
geesi ayuu ahaa inkaan ilahay how naxariiste
@cabdicaliaxmed3399
@cabdicaliaxmed3399 7 жыл бұрын
salah
@axmedhasan8501
@axmedhasan8501 7 жыл бұрын
Cabdicali Axmed
@cabdicaliaxmed3399
@cabdicaliaxmed3399 7 жыл бұрын
ilhy how naxariisto saddam xussein geesi ayuu ahaa
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 6 жыл бұрын
horta sadaam gesi wa ahaay lkn siyasi nama eheen nin wanagsana ma eheen waayo marka hore dal muslim ah ayow qabsaday midakale mesha gushaka keneyso iyo mesha kujegeyso waleska firiyaa lamarabo qar iska turka kimirka matusay misana aqliga ayaa kamaqnay wow daremayey in owsan adunka ku adinka ligiis haqla kumatagnen waayo dad muslimiin ah ow xuug kuqabsaday
@abdaleahmed2909
@abdaleahmed2909 Жыл бұрын
Saddam xuseen geesi sooma jeesta ah laakiin waxa jabiyay ey u xirxiran reer galbeedka iyo Mareykanka
@mahermohamed1059
@mahermohamed1059 7 жыл бұрын
gessi iga deh Saadamm hussein
@user-xb4qn2oq7w
@user-xb4qn2oq7w 4 ай бұрын
Qeyb kale miyay jirta
@inaapokor6467
@inaapokor6467 2 жыл бұрын
Geesi islaamka soo maray
@user-xe8yn8cf2h
@user-xe8yn8cf2h 7 ай бұрын
Aadban uga xumHah geesi garab waayay
@Adam-fj5ut
@Adam-fj5ut Жыл бұрын
Sadaam. 39 dal. Ayuu. Iska. Celiyay Lkn. Inuu. Tanasulo ayay ahyd
@abdishakuuraxmed5255
@abdishakuuraxmed5255 6 жыл бұрын
Ragaw kibirka.waa lagu kufaa kaa hala ogaado sidaa zadaam xuseen oo kale
@xamsemuse5549
@xamsemuse5549 3 жыл бұрын
Dagaalku qar iskatuur ayuu ahaa kamuu hubsan Saddam Hussein
@Axme341dCabdilaahi-n
@Axme341dCabdilaahi-n 6 ай бұрын
s
@Shaacuur
@Shaacuur 6 жыл бұрын
Sadam isagu diyaarado iyo lidka hawada midna malahayn miyaa warkam BBC baa diyaarisay waa been.
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 6 жыл бұрын
Haa sxb bbc ayaa soo diyaarisay
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Sir Burhaan lidka diyaradaha marka maraykan meesha marayo waxba tari maayo waayo diyaradaha maraykan waxba ma celiyaan
@kodeyareshow9299
@kodeyareshow9299 4 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 waa beenta aad iska dhaadhicisay, nocagaasoo kalaa izlaamka ku jira oo cabsi la sii dhimanaya, maraykanka ciraaq umay babac dhigi karayn lkn carabta ayaa usoo raacday oo jabisay
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
120diyaaradood ayuu kasoo riday
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 7 жыл бұрын
arxan laawe ayuu ahaa sun ayuu u istic maslay reer kuweit
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 2 жыл бұрын
Wey mudan yihiin Kuwait 🇰🇼 in suntaa lagu laayo waligoodba Kuwait reer galbeed ayeey daba sajuudi jereen
@Adam-fj5ut
@Adam-fj5ut Жыл бұрын
Boqor fahad goan. Kaa. Uu. Ku. dag Degen Inay. Galada. Aqbalan. Yago Saddam. Laa. Hali. Karyay
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 6 жыл бұрын
Saadaam jaahil caga weyn intuu islahaa xasad ee xasuuq walahaa Kuwait ayaa isagii gaalo xaskushay Kuwait na wey nabdoontahay isagaa ciraaq halkaan dhigay
@najkanajib5041
@najkanajib5041 7 жыл бұрын
+?
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 5 ай бұрын
Waata caqliga dictator ka
@user-zy4qz7lu1z
@user-zy4qz7lu1z 2 жыл бұрын
Loni shoka
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
Barnaamij Taariikheed
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 4 жыл бұрын
Caqli laawe ayu ahha sddam
Barnaamijka Caalamka Iyo Islaamka By Abdishakuur Dayib HCTV Hargaysa
40:44
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 43 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 22 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 3 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 517 М.
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 81 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 49 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 87 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 25 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,4 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 5 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 45 М.