Ruunti waa barnamij cajiib ah adna aan ugu bogay. Shaqoo wanagsan oo fhaqaan soceliis ah ayad ku hawl jirtaan. Maanso ama heeso hawleedkan waa dhaxaalkal ad dabogadheen bilaad ayaad iga mudaantihin dhangayka ee iga gudooma. Mahadsanid wariyee !!!
@calisuxufi364110 ай бұрын
MashAllah Hore u soco wlll
@rtnsomali66208 жыл бұрын
asal ahaan miyiga iyo dhulalka hawdka u baxa badanaa stare tv sida tan oo kale thanks
@abdinasiryusuf96486 жыл бұрын
Wow so good
@iglancadey94497 жыл бұрын
xoolihii waaba kadhameeyseen reer baadiyihii
@saidhassan48718 жыл бұрын
mohamed abdi war nin walaan oo batookh weyln ah baad tahay surad ma waxaad u haystaa dhul habar yonis ledahay ,,,surad iyo siraadleey waa degan la wada dego oo reruhu wada yaal hadii cidi iska leedahayna wa degaan udurxmiin iyo basanbuur qori jartadad aad shegaysana waa degan laakin hadii awod la sheegayo cida leh waa la yaqaan lakin weligeed baay jirtey nin lan gab ihi waa faan badan yahay waxana lagu gartaa qofka aan wax aanu lahayn in uu ku faano ama u ku qabsi yahay faanka iyo anig leheey oo meel walaba la iskatago lakin xaqaiiqada ninka wax lehi ma faano ee xaqiiqa ayuu ku noolaada