DAAWO CHALLENGE | INDHAHA LAYSKA XIDHAYO IYO XUJOOYIN ADAG

  Рет қаралды 307,393

Ali Zaki Official

Ali Zaki Official

4 жыл бұрын

challenge part four
abdijibar gacaliye
hibaaq gobaad
ikraan mahdi
ali zaki
Lasoco dhawaan barnaamijyo xidhiidhah.....
♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe
Thanks

Пікірлер: 695
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 жыл бұрын
Wllo waa adiga comentigeyga akhrinaya Ilaahay baan kugu dharshaye liketa hayla dhaafin wlloH
@dralkhaliijimahamud4709
@dralkhaliijimahamud4709 4 жыл бұрын
abti mxay kuu taraysaa liketu
@mahmadammiinhazzanaodi8070
@mahmadammiinhazzanaodi8070 4 жыл бұрын
Hhhhh hye
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
ma lacag baad ku heshaa mise Dad kuun baad iskaga Daynaysa
@abusaalim2526
@abusaalim2526 4 жыл бұрын
Maalaayacniiiii
@suldaanahmed4268
@suldaanahmed4268 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 oc
@kaltuunaxmed9571
@kaltuunaxmed9571 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay cali zeki inuu wada nasiib yhay like ta hayla dhafina
@farahmahamoud6705
@farahmahamoud6705 4 жыл бұрын
😂😂😂inta uugu badan hibaaqba iga qoslisa yaa igu raacsan
@abdifaatahmohamed7504
@abdifaatahmohamed7504 4 жыл бұрын
Adbaan Nii tageraa dhamntin💓💓💓💓
@munaquule4959
@munaquule4959 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
I love
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
@@munaquule4959 ssssss
@rahmaqurux5848
@rahmaqurux5848 4 жыл бұрын
K
@faatinmohamed4139
@faatinmohamed4139 4 жыл бұрын
hhhhhh intaa hipaaq ka qozlizay like izaar
@saynabdhemaan2404
@saynabdhemaan2404 4 жыл бұрын
Lax
@kingmattan4477
@kingmattan4477 4 жыл бұрын
ALiH ZaKiH HiPaK iNTii TaGeeRTaH LiKTa Ku QaPTaH
@samiryareh6755
@samiryareh6755 4 жыл бұрын
Ali saki waalahi waan tagera
@rahmamohammed7125
@rahmamohammed7125 3 жыл бұрын
Wbzkl
@rahmamohammed7125
@rahmamohammed7125 3 жыл бұрын
sjdlodng
@faraxbaashe2549
@faraxbaashe2549 4 жыл бұрын
Cali zaki KZfaqrka qudha ee Somaliland ayad tahay uso jeeso yuotupe oo shida
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
Adaan kugu Hoos dhashee miyaan kaa Dhoofayaa Viva Somalilander
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 4 жыл бұрын
Slnd=0🇸🇴maxaa=la=yidhaaH
@nimcoaxmed1844
@nimcoaxmed1844 3 жыл бұрын
Mashallhwllo
@user-qx1tj5xm7m
@user-qx1tj5xm7m 5 ай бұрын
@asuulasal2827
@asuulasal2827 4 жыл бұрын
Hibaaq gobaad waa actarad dhamaystiran wlhy masha alah😍😍😍😍
@sabah1245
@sabah1245 2 жыл бұрын
Kkkkk si fican
@nedjmaabdullahye536
@nedjmaabdullahye536 4 жыл бұрын
Prank so sameeya weliba hibaad gobaad ku sameeya 🙏qosol Keeda kaliya naqana, xanaqeedna aan barano👍
@aaminacraxmaan8363
@aaminacraxmaan8363 4 жыл бұрын
Abdi jabaar waa Miskiiin wllhi😍
@safiessa2604
@safiessa2604 4 жыл бұрын
😃😃😃😃
@aaminacraxmaan8363
@aaminacraxmaan8363 4 жыл бұрын
Hee🤣
@jamiilahussein1243
@jamiilahussein1243 3 жыл бұрын
Aliz❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌
@jamiilahussein1243
@jamiilahussein1243 3 жыл бұрын
! 👌
@kawsariitaahmed4910
@kawsariitaahmed4910 4 жыл бұрын
Hhhhhhh hhhhhhh Allah beerka 🤣🤣🤣hibaaq gobaad ayaan tageeraa wlhi dhaamntiin Salan sare
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 4 жыл бұрын
Shiikhu Salaada Wuu Khalday Hadeer Mahan Waqtiga La Waajib Yeeli Gaadhay Salaadaas Waa Waqtigii Nabiga Scw❣
@niciima3509
@niciima3509 4 жыл бұрын
Waad la raagtaa adeer macaane ee youtuberka somaliland ayaa tehee usoo jeeso
@AyanAli-jj9fi
@AyanAli-jj9fi 4 жыл бұрын
Kkkkk
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
Muwaadin dhaba Waa Runta
@user-jp5so3fi5u
@user-jp5so3fi5u Ай бұрын
❤ww
@mahraanbeautysalon7994
@mahraanbeautysalon7994 4 жыл бұрын
Walhi way iga qoslkii baa iga dhamayseen walhi inamdayii iyo hablahaygii❤❤❤🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xaawamaxamedfaarax625
@xaawamaxamedfaarax625 2 жыл бұрын
Waaw saki tageere ayaan ahay dhamaantiin
@ismahaankaahin5985
@ismahaankaahin5985 4 жыл бұрын
Cali Yow wll najima nashaad noo Keen plz form laascnood 😥💓💗
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 4 жыл бұрын
❣❣❣
@ananzee638
@ananzee638 4 жыл бұрын
Barashada-luuqada-Englishka ku-baro-mocalin-la-aan-nagu-soo-biir-inoo-sara-subscribe-mahadsanid kzfaq.info/love/uqVR6Et2EGVAc4iCNLKbSw
@dadkuuictirafkuhwaalay4246
@dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 жыл бұрын
Hipaaq Gopad Love puuran ku HaYa An kuso waynadoH 🤣🤣🤣
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 4 жыл бұрын
__#mantaba anaa usoo horeeye jaalayaalow liketa👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❣️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥👍🏽👍🏽👍🏽☑️☑️☑️☑️☑️😡☑️☑️☑️😡😡😡☑️😡
@naciimakadar3526
@naciimakadar3526 4 жыл бұрын
Wall sahra kiin noo soo casuuma ikran love ban kuahy
@hirsielmi1584
@hirsielmi1584 4 жыл бұрын
Unaxarista cabdi jibar gacliye wan jeclahy
@suheebocali4870
@suheebocali4870 4 жыл бұрын
Mash Allah ali saki marna abehey bad samigis tahy marna inankega yarka ah Allah kuxafido wllo adban kutagera masane waxan ahy ruxi ugu horeyay komati kusoqora 💚❤🖤💚❤🖤🇮🇷🇮🇷 guuul iyo gobanimo walalkey qali ah
@sahracaligdhejeke5818
@sahracaligdhejeke5818 3 жыл бұрын
💭ASC huuo
@idilabdulahi6669
@idilabdulahi6669 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeeyat ayaan ahy hore usocda wlldy .
@ayaanahmed4434
@ayaanahmed4434 4 жыл бұрын
Masha allh team aan taageero buuxda u ahy hore u socda one love dhmntin
@samewade7564
@samewade7564 4 жыл бұрын
C.jibaar Nasiib Xumaduu 100% keenay 😂😂
@aom5571
@aom5571 4 жыл бұрын
😂😂 abdijibar ba iga qosliyay tuug laqabtay camara man was man of the mutch wan idin jwclahay wll dawashadina wlhi hore u socda inkaston kaheley kuwi hore wad kumahad santihin intad namadadaliseen👍
@nemonmk2946
@nemonmk2946 4 жыл бұрын
Hhhh challenge Yo qozola wlhY hipaaQ gopaad waa xaraapad zocda😂😂😂
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 4 жыл бұрын
😂Nio Kuwan wllhy 10M uQalmaan
@ayaanmahamedofficial1614
@ayaanmahamedofficial1614 4 жыл бұрын
Masha Allah hydin xafidoh dad an jeclahay Ali zeki cabdijibar hibaaq ikraan dad aan jeclahay❤❤❤👋👋👋👋
@khaalidhirexasan5087
@khaalidhirexasan5087 4 жыл бұрын
Ww m.a runtii fananinta rer hargysa iyo jilayasha dhaman wan idin WADA salamay wllo runti waxa tihin dhalinyaro an tagero horay Usocda wl runtii ad baan idin jeclhy wll noloado dhmantina
@saharasaid9720
@saharasaid9720 4 жыл бұрын
Mansha Allah Cwa igu horeeyza keep going dhamantiin Dhalinyaro 🥰🥰💚💚💚❤❤❤❤💚👌
@xamdabintumuuse7410
@xamdabintumuuse7410 4 жыл бұрын
Inta ikraan taageerta liketa hayla dhaafina
@marwaadam7305
@marwaadam7305 Жыл бұрын
Ya ila dawaan 2022
@azikaesse6996
@azikaesse6996 4 жыл бұрын
Apdijibar gacliye way ka jiifta mnte🤣🤣🤣
@xamsebile4833
@xamsebile4833 4 жыл бұрын
Kkk ninku wuu soo kala toosay malaa ta kale way la goo,godeY hh qof dheeri wkaas ku teh😆😜
@awoapdirahman6951
@awoapdirahman6951 4 жыл бұрын
Daad Naftu Rali ka Tahay tiihin ❤❤❤❤❤
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 4 жыл бұрын
Hibaaq walaal prank kusoo samee caliyoow walahay inantaa dar allan ujeclahah 😍
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 4 жыл бұрын
mansha Allah dad an tagero lkin ikraan wlo waad timo quruxoontahay lkin qarso wll
@nimcoahmedidan6583
@nimcoahmedidan6583 2 жыл бұрын
7
@jibaxe
@jibaxe 4 жыл бұрын
Suualo taayo badan Iyo sheko huufan Bad so ban diigtaen Kooxda qarniga guul
@munitalulu4808
@munitalulu4808 4 жыл бұрын
Aniga ugu horeya like haa lay saro cawa 😘😍
@alxikmafilms2912
@alxikmafilms2912 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi wll mcn
@nurasagalsiciid7246
@nurasagalsiciid7246 4 жыл бұрын
Waakade qofka dheeri kulaha hipak 🤣🤣🤣😂😂😂
@hiboibraahim112
@hiboibraahim112 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@eeshiyaawad1874
@eeshiyaawad1874 4 жыл бұрын
Kkkkkk keep going my brother wllih waan kahela chalangyadina ee soo badiya❤❤
@ayaanadammakeup9588
@ayaanadammakeup9588 4 жыл бұрын
Cabdijibaar gacaliye wll guulayso marwalba 🔥👋👋👋👋
@ilhaanmohammed9199
@ilhaanmohammed9199 3 жыл бұрын
Hibaq she is fantastic 💖💖
@yaxyebaashe7849
@yaxyebaashe7849 4 жыл бұрын
Nio hibaaqay ninka ka dag wlhi waa miskiin c/jibaare
@fartuunmohamed6176
@fartuunmohamed6176 4 жыл бұрын
Dhaman tin one love keep going
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
*Gibil* saan korka laga saaro marka oorka rarka loo dhameeyo. *Gibil* maqaarka sare ee xoolaha iyo dadka Lapadaapa waxaa la dhahaa Gipil
@aleezapea7594
@aleezapea7594 4 жыл бұрын
Keep going dhamaantin lkn pro soo badiya video yaasha iyo challenge 😍❣
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Alla sidaad u eekaydeen barigan😂😂😂😂😂😂 Ikraanta mabaan garanayn laba sano ka hor maantana 2022
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Kawaran imikana 🤣🤣🤣🤣🤣
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
@@nimcodow1230 😂😂😂 waa wax kale
@badracabdi3776
@badracabdi3776 4 жыл бұрын
GobtiH gobaad ina mahdi ali zaki gcliye💖💓love u waladay
@khadroabdirisak127
@khadroabdirisak127 4 жыл бұрын
Hibaq ali zaki abdi jiber iyo ikran dad an jeclahay keep going
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 жыл бұрын
Wanakan dee ree burcow hadan nahay tolkiin reer gabiley 🙏
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh ana waanigan hadaan ahay tolkaa Reer berbera
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 жыл бұрын
mushtaq naasir kkkk burco iyo gabilay ma tol isku ma dhawa be wll
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
@@khalidanwar3680 Hay kala Qaadin Reer Somaliland waa wada Tol
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 жыл бұрын
Khaalid Carab sxb cidba Wx May kala qadin is qabooji nio anaga reer burco nahy wana nahy Galbeed Iyo bari Wx is gala iska yar Tol hdi la yahay na somali maxamed ba wa wada tol
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
@@khalidanwar3680 Hhhhhhhhhh waan ka yaapay Garaad kaga zxp ma waxan kaa Rumaysta jacayl iyo libaax isma Galaan
@user-ct6si3cd2q
@user-ct6si3cd2q Жыл бұрын
Inta 2023 dawanaaysa farta taga😂
@esmahan143
@esmahan143 4 жыл бұрын
Waaw best challenge ali zaki and his team keep going guys🤗🤗❤
@mustafehuseinuumi3147
@mustafehuseinuumi3147 4 жыл бұрын
Sxip
@ayanabdirisaq913
@ayanabdirisaq913 4 жыл бұрын
Inta ila Arkaysan iney ikraan is Cadaysay like ii saara
@raxmanimco178
@raxmanimco178 4 жыл бұрын
Wallalo hibaq cabdi ali amin soo badiya lakadana wau sarayana sharta sabscra kaba. Ee soo badiya
@badracabdi799
@badracabdi799 4 жыл бұрын
Lkin waa naga ragteen 😭😭😭😂💯❤
@__cawo7888
@__cawo7888 4 жыл бұрын
100 dollar wax ka yar zaad lguma shubi karo waayo mobile ku amateed uma hyo mrka abdijibaar idinmuu khiyaamayne waa nin weyno xabad qajiyuu diidayay cun 😂 dhmn idin slmya from gobolkii raga
@hiboibraahim112
@hiboibraahim112 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@shacnisharaf6659
@shacnisharaf6659 4 жыл бұрын
Keep going top fananin
@hjsport455
@hjsport455 4 жыл бұрын
Manta ayaa igu horesa wana ku farxay wlhi Keep going Ali zaki official
@jecliyanafteyda5546
@jecliyanafteyda5546 4 жыл бұрын
😂😂😂😁😁 asal wlhi hore uzocda dadkeygii😍
@hoodokhadar268
@hoodokhadar268 4 жыл бұрын
Alla wlhi hibaaqey iga qoslisay😅😅 Idin tagera team cali zaki👍💚
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 жыл бұрын
Challege soo badiya waa xaraabeee🤣💕🙏
@abdishakursalahofficial7656
@abdishakursalahofficial7656 4 жыл бұрын
Keep going walaalayaal Ali zaki sxb ikraan shamaakh igu salaan aad baa u taageeraa
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Ali zaki abdijibar gacaliye Hibaaq ikraan love Buran ❤❤❤
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 4 жыл бұрын
Wlley Adigu Youtue Ma Ka Dhex Baxday🤣🤣
@muniiradaahir8831
@muniiradaahir8831 4 жыл бұрын
Masha Allah team Ali zaki aad baan idiin taageera keep going lkn challenge waad la raagteen subscribe ha loogu dhufto waadad qalbi wanaagsan fanaaniin aan aqaano 😍🤩❤😍
@haliimohassan762
@haliimohassan762 4 жыл бұрын
Keep going walaalkeey Ali Zaki taageero ween
@ridwaansiciit1215
@ridwaansiciit1215 4 жыл бұрын
war yaa tanyar meesha ka saaran nio midh garnish myzo 😂😂😂
@user-re6kg1yn6y
@user-re6kg1yn6y 4 жыл бұрын
Hhhhhh walahay aad iga qosliseen keep going my pro
@asiyacismaan1563
@asiyacismaan1563 4 жыл бұрын
keep going youtuber and songer
@moahmed1141
@moahmed1141 4 жыл бұрын
Xildhibaan ceegag ha la soo qabto ninkaaa isku Universal na wanu ahayn bariguu sucudiga ka yimi lolz Taageero buxana wan u ahay barnaamij ku ansax ha noqdo.
@queenaraweelo4699
@queenaraweelo4699 4 жыл бұрын
Mo Ahmed ma sucudigaa ayu ka imaday xildhibanku😀😀😀
@mohamedkazzim4976
@mohamedkazzim4976 4 жыл бұрын
@@queenaraweelo4699 sucuudigu waa baadiyaha hhhhhh😂😂😂😂😂😂
@queenaraweelo4699
@queenaraweelo4699 4 жыл бұрын
@@mohamedkazzim4976 sucudiga qodxaha leh dheh dee ki cadiga ahaa ayaan mody wa yabay😀😀😀😀
@moahmed1141
@moahmed1141 4 жыл бұрын
Xildhibaanku waa gacantii hore halaga xidho 😂😂😂
@nimoabdizemed7504
@nimoabdizemed7504 4 жыл бұрын
kameyn xizhoon j ali zaki
@aaminacilmi126
@aaminacilmi126 4 жыл бұрын
Alaa hadhayee cabdi jibaar waa miskiin naagtan hibaaq la leeyahay maxay inanka karabta waa yaabe
@awsiciidawjaamac1899
@awsiciidawjaamac1899 Жыл бұрын
Ali saki hore usoco sxb
@zamiirofficiall2113
@zamiirofficiall2113 4 жыл бұрын
Ali zaki zxp ilasoo xiriir hargeisa joogaaye waan kuu,baahnahee
@sihambulle8791
@sihambulle8791 4 жыл бұрын
Hibaaq darteet u fiirsada gabar dagan qurux badan m.a❤❤❤💋
@fatuushahmed685
@fatuushahmed685 4 жыл бұрын
Hibaaq wey caatowdey team hibaap yaa ila arkaa
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 4 жыл бұрын
Ali Zaki ❤❤
@sagaldarajo7881
@sagaldarajo7881 4 жыл бұрын
C/jibar gacaliye garacow xaga dan bad ka turtay qajigi😂😂
@halachiiliye4020
@halachiiliye4020 4 жыл бұрын
Ali zaki nasiib ficanidaa Horey u socda mustaqbal wanaagzan walalayaal
@hamdamohamed9414
@hamdamohamed9414 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk hibaaq Qosolki ayay iga dhamaysay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hoodoomer5222
@hoodoomer5222 4 жыл бұрын
Wow wllhi dhalinyar challenge leh aya tihin keep going mar weliba
@faadumoyasiinsamatar6194
@faadumoyasiinsamatar6194 4 жыл бұрын
🔥Waad naga raagteen zxpyaal🔥
@kaltuunaxmed9571
@kaltuunaxmed9571 4 жыл бұрын
Teamka qosolka hore usocda wlladay wlhi hibaq atarisho dhaba caliyow wll soo badi videoyada KZfaqr somaliland waa adiga kulaha ha ku calaf wayin mesha hibaq gobad
@hodanfarax4298
@hodanfarax4298 4 жыл бұрын
masha allaah wadhalinyaro qalbi fiican
@nimconuura3741
@nimconuura3741 2 жыл бұрын
Nollda guulysta dhamntin..hore.usocda
@hoodiitahaniita3382
@hoodiitahaniita3382 4 жыл бұрын
Inta Terta Cali zaki iyo Teamkisa Like
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 4 жыл бұрын
waar cabdijabaar wuu tufay , wuu idin khayaameeyey kkkk
@faisalbeder1807
@faisalbeder1807 4 жыл бұрын
Mansha allah hore usicod badan baan idin rajayn amin
@hibaakhaney3181
@hibaakhaney3181 4 жыл бұрын
Caaliyow walalnimoda ka wyni wy ku qaaban kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedkuuriya6665
@maxamedkuuriya6665 4 жыл бұрын
Wad shidtijin dhaman asxbya cali iyo cabdi jibar iyo hibaq iyo ikran wad shidthin dhamntiba 💕💕💕💕♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍
@faaizoabuukar8667
@faaizoabuukar8667 2 жыл бұрын
Soo badi caliyow hibaaq brank kusamee zxp
@zulthanvamouz7117
@zulthanvamouz7117 2 жыл бұрын
Inta badan waxa iga qosliya cali zaki qosolkiisa yaa igu raaczan
@nimcomahamed5733
@nimcomahamed5733 2 жыл бұрын
Wwwww masha allaah wan idin salmaya walaahi tagare ayan idinahy walaahi
@muniitaibrahim6113
@muniitaibrahim6113 4 жыл бұрын
Mncha Allah dhmntiin wlaalahay hore u socda
@mgyofficial8817
@mgyofficial8817 4 жыл бұрын
Hhhhh walhy wan qosly
@bootaanshop1669
@bootaanshop1669 4 жыл бұрын
Inta ikran ku faraxsan inay ilkaha soo xidhato like ta😂
@farahsaed8329
@farahsaed8329 4 жыл бұрын
Hibaaqa gobaad gabar taager uhyo🙏🙏cali team hore socada
@asmaali9165
@asmaali9165 4 жыл бұрын
Filimo taxane ah maad noo bilowdaan waanu idin taageernaa
@zamiazaeed6028
@zamiazaeed6028 4 жыл бұрын
Hore usocda walaalo dhmntiin😍
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 4 жыл бұрын
Asxaab aad u qurux badan oo la oran ka ro waa dhal fanaan well done waxan halka u fadhidan waa anaka sidii muuqalo fcn noguso gudbin la hydeen halka ka sii wada ,dhanka kaftanka wlshy hibaaq aniga way iga matajin gadhayba siday u qeylinysy
@daahirkhadar7441
@daahirkhadar7441 4 жыл бұрын
masha Allah waxadtihiin dad aantaageero allehaydin daayo
@ubahsiad8188
@ubahsiad8188 4 жыл бұрын
Allah hibaaq kiran nabade qof taageero iyo alizaki cabdijibaar was ealaal mashallah square masha allah hore socda
@wardaoffciall5463
@wardaoffciall5463 4 жыл бұрын
Masha lhaa waly cali cabdijiibaar ikraan hibaaq
@wardaoffciall5463
@wardaoffciall5463 4 жыл бұрын
Haa salda duxa
@zeerkaofficial4378
@zeerkaofficial4378 4 жыл бұрын
Good challenge go for world dhmntiinba😃😃💯💯
Daawo challenge qosol badan [drinking soda ]
21:12
Ali Zaki Official
Рет қаралды 507 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 35 МЛН
PRANK AANAN FILANEYNIN AYUU AHAA WAN XANAQAY DHABTII 😡😭
18:44
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 773 М.
BARNAMIJKA SU’AALAHA IYO JAWAABAHA INSTAGRAM
28:06
Ali Zaki Official
Рет қаралды 192 М.
Warda Xaashi Short Film 2023
15:51
Yahye Tiger
Рет қаралды 495 М.
MAXAMED MAAME // HARGAYZA AMA MUQDISHO
15:46
Abdullahi kashka
Рет қаралды 140 М.
SHORT FILM: KEEBA DHINTAY
16:07
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 256 М.
Cali Zaki iyo Saalax Sanaag Heeso iyo Wareysigii ugu Qosolka Badnaa
38:38
PRANK AANU KUSAMAYNAY CABDIJIBAR GACALIYE😂
20:17
Ali Zaki Official
Рет қаралды 178 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,7 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 122 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 103 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН