DAAWO: Dagaalo qabiilo Aad u baahsan oo Mudug ka qarxay & Waxgaradka oo ka digaya...

  Рет қаралды 7,246

Daauus Media

Daauus Media

4 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 18
@bardacad
@bardacad 2 күн бұрын
MAHADSANID MAHADSANID ❤❤❤❤❤❤ ANOO AAN KULA QABIIL AHAYN BAA KU DIIRSADAY WARKAAGA
@AdenismaelIgal
@AdenismaelIgal 2 күн бұрын
Maasha allah
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 күн бұрын
Kii rayo reerka ha u haro
@theonlyman1405
@theonlyman1405 Күн бұрын
Thanks you so much wlhi runta ad shegtay ninke dad kesa ca adken yo kashaqen ha la cersho I'm sorry reer galmudug matan hadan Laga garen galmudug wa lagu kala taga please reer galmudug please kàca please
@bardacad
@bardacad 2 күн бұрын
Hadaan nahay reer puntland qoor qoor waxaan aa isanahay in uu yahay nin aakhiro iyo aduunba alle ka baqa somalina iskugu mid tahay intuu joogayna dagaal kama dhicin mudug Alaha cimrigiisa raaajiyo alaha somaliweyn madaxweyne hakaaka dhigo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
adeer xasan baz kadanbeeya 5tiisanee hore muxuu dagaal udhuci waayay teeramkii hore ee xasana saasaay ahaayd waxaana isagaawada xabaalo qoto
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 Күн бұрын
Qoor qoor walaal soomaalieed oo daacada walaal adinka hôte kac oo allaah Bari dad caqli Leh oo Kula shaqeeyana raadi.ilaahow soomaalidaa galmudug degta qabiilka la Bixi.
@alihassan-kh7kb
@alihassan-kh7kb 2 күн бұрын
Bulsha du waa in ay ogaato odashaya iyo siyaasi ma xushoodayaal ah ayaan umadadii isku Babi iayay
@CumarShehkcali
@CumarShehkcali Күн бұрын
Warkaan waxbaa kajira
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 Күн бұрын
Tuugo aya hada nabadoono ah qarkod aan arkay maba tukadan
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Күн бұрын
Leelkake waa laga gardaran yahay.sacad aaway suugagii ay ku booteyn jireen.mey wax idiin taraan waraabahaa idinka dhergeye
@user-tu6qp4zt1v
@user-tu6qp4zt1v 8 сағат бұрын
Ilahey kacabsada dadka dega dalmudug dhulkaan allaha ayaa iska Leh ugu noolada siida Ilahey ugu tala galay oo ah inaad isag oo kaliya ku cabudaan siida dad musaafir ku ah okale waad libaanesan walahi dhiga dhaxdina xaaxran bu.idin ka.yahay oo unoolada siida Bini aadamka okale ahu nolanin siida ugaadha unooshahay oo dhaxdheda is cunta
@Fays2010
@Fays2010 18 сағат бұрын
Xasan baaba soo direy ragga dagaalka ka oogay mudug & gqlgudud.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
kkkkkk walee inta xasan joogaa soomaliya siiba koonfur nabadi kadhicin adeer isagaa isku hubeeya qoor qoor afkaaga soow kamaad qirin intuh farmaajo joogay inaay nabad ahaayd teeramkiiisii hore xasan munaafaqna saasuu ahaa dagaalku marka dhibku waa xasan
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 2 күн бұрын
Xasan ayaa hubkii cunaqabatsyntii laga qaaday isu dhiibay
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 29 МЛН
Warka Universal TV 04 07 2024
25:41
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
SUBXANALAH: GABAR LABA NIN ISKU DUL GUURSATAY OO ILMAHEDA LAISKU HAYSTO
1:05:32