DAAWO: DHAMAAN CIYAARTA FANAANIINTA CAANKA AH EE SOOMAALIDA WIIL DHIGEY HALKOODA

  Рет қаралды 100,933

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

6 жыл бұрын

MAXAMED INDHO JACEYL OO TIJAABIYEY QAAB CIYAAREED FANAANIINTA SOOMAALIYEED INTA UGU CAANSAN

Пікірлер: 415
@somalilandmylovely4192
@somalilandmylovely4192 6 жыл бұрын
Inta jecel Somaliland like hore isii he
@amiirmohamed4643
@amiirmohamed4643 6 жыл бұрын
Arsha Barteda ayu dhigay macal lugta indho wlhi gacan ku tagay like ha ilawin
@maaida1643
@maaida1643 6 жыл бұрын
Ala wiilku qurux badan manshallah ♥️😻😩😊
@haktibz6774
@haktibz6774 6 жыл бұрын
Waar waa idinka yabey score aya islaha jebi oo nqo qofki u horeyey ee daawada, lkn kuwaa iga sii horyeyba, like ta wxd haysan iskugu Kay dardara, waa bishi shabcaane
@sharmarkeismailupdy1690
@sharmarkeismailupdy1690 6 жыл бұрын
Hore U Soco WllkaY Mohamed Hazzan Hirad Indho JacaYl Lkn Wllhi Ahmed Aarsha Halkeeda DhigtaY Intii Igu Raaczan Like Ha La Dhaafina😂😂😂😂😂
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Amina alfa vs indha jecel waba isku nuresan hadad isku yacdan ilma coppy socda ayey iska dhali lahaayen ya ila qaba farta taag
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan excellent runta isla boood boodi lahaayeen kadibna hoo baaruud dhali lahaayen
@nashaadabdi4742
@nashaadabdi4742 6 жыл бұрын
Hhhhhhh kal iyo laab iga qoslidy abaa
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 6 жыл бұрын
Nashaad Abdi mxaad Ku qoshahey Kula qosolnee
@khadarqeyz519
@khadarqeyz519 6 жыл бұрын
😆😆😆😆😆 kula qapa
@shukriabeutystyle3148
@shukriabeutystyle3148 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan Kkkkkkkkkkkkkkk gabarey wax kale
@iskufilaanmuse8955
@iskufilaanmuse8955 6 жыл бұрын
wiilasha isaqaa ama somlinand quruxbadana 😙😙😍😍😍😢
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 6 жыл бұрын
Mariam Muse ilahay mid hakugu beego
@mawliitmaamet1107
@mawliitmaamet1107 6 жыл бұрын
Ninkani waa nin habar yoonis ah xppti
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 жыл бұрын
Mariam Muse Somaliland iyo isaaq labay kala yihiin inabti ee sidaa ufahan waa qayb ama reero ka mid ah dadka meesha daga
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 6 жыл бұрын
Mariam Muse somaliland isaaq marka dhaahayso aniigu dhulbahaanta ah kamid ah somaliland maa isaaq bas ayaa somaliland leh walaaal isaaq kaliiya ma aha somaliland tas ogow
@fowzichannel4868
@fowzichannel4868 6 жыл бұрын
Anigu waxn aad uga helay inanta fadumo riyaad man cha allh aad ayeey uu qurux badan tahay waliba wana qof fur furan
@wizamintv9147
@wizamintv9147 6 жыл бұрын
Mahamed indho jacayl Nice wlo mida kale hablaha reer hargaysa wale xishoodku waa u sad mancha allah
@siciidmaahir999
@siciidmaahir999 6 жыл бұрын
Maxamed xassan hirred obsiiye GOBTIIII❤
@abdikenitaani1504
@abdikenitaani1504 6 жыл бұрын
maxamed Indho jacayl hore u soco zhp
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 6 жыл бұрын
maxmed findho Nin Adag wlle masruxu adu ku zhidnaa shp✌
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 6 жыл бұрын
Waaw Mohamed indho jacayl fanaan walba halkiisa ayuu dhigay nice walee
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 жыл бұрын
gabadha Wariyaha ah Waa Gob maansha allah Waa Inan fur furan Qalbi salim ah maansha allah Wariyayash Qaar mar kaad Aragto in budh lagu dhuftad moodii inanta lkn waa fur furan tahay jir oo joog sharafey Alla Jacizak
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 6 жыл бұрын
Ifrah Qalbi taalow yaa ogaada. Isku reer aya tehiiine. Waa ruunta waa gabadh fiican lkn sii farsaamaysan ayad oo amaanaysa is jiifo ayaa tehiin
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 жыл бұрын
abwaan hanad xasan maya huno isku jiifo Manihin hadda qofka waa in Loo Qiro Wanagiisa gabdhan Waxan ka Arkey un baan sheegay
@saidyussuf2017
@saidyussuf2017 6 жыл бұрын
Wiilkan magaciisu Yahay indho jaceyl inbadan ayaan ku kulanay Hargaisa gaar ahaan Maamuus hotel new hargaisa kolay waxan leyahay saxib horay u soco nin dhaqan wnagsan🙋🙋🙋
@balqizayarey
@balqizayarey 6 жыл бұрын
Wlhi wiilkan quruxlow waaaye mashalh copygan iskadhaf ina adeero waxkale shaqo kadhigo inshallh
@samsamali6183
@samsamali6183 6 жыл бұрын
Ala wiilku Qurux badanaa Maasha allah ❤️❤️❤️😭😢😢😢
@maryanyarey2522
@maryanyarey2522 6 жыл бұрын
Samsam Ali know ma qurux bdan
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Samsam Ali +25234627399 contact Wakase La hadal kolay sibaa Laguu Hayaaye wan ka Naxee 😂😂😂😂
@samsamali6183
@samsamali6183 6 жыл бұрын
OZ OZ Hahahha ma hubtaa Inuu yahay Wiilka numberkiisa
@hodanmohamed9420
@hodanmohamed9420 6 жыл бұрын
Dumarkii xishoodkii ayaa ka dhamaaday wlhi ma kan luga qol qoloocaa qurux badan allow imaanka noo sug
@maxamedsiciid498
@maxamedsiciid498 6 жыл бұрын
Salan gopeed reer sh. Madar Mohammed hazzan hirad indho jacayl hore u soco my bro
@hudaaliguhaad2364
@hudaaliguhaad2364 6 жыл бұрын
woow reer Somaliland allow dhawr
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 жыл бұрын
indho jacael halkeed dhigay faninta hore usoca bro
@naciimainaawjwmac3660
@naciimainaawjwmac3660 6 жыл бұрын
Aar wilashu quruxqurux badanaa mansha alllah💕
@hodanmohamed9420
@hodanmohamed9420 6 жыл бұрын
Nima Abdi hablihii inamadii ayeeeyba ku habsaameen
@sakariyemoha729
@sakariyemoha729 3 жыл бұрын
keep going
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
@@hodanmohamed9420 oo hadaa yaad la doonaysay wll?
@fatushfilsan8270
@fatushfilsan8270 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk aarshe siduu u jilay waa ka naxay lugaha aad moodo islaan yaroo tuf qabta
@idiloomane7967
@idiloomane7967 6 жыл бұрын
axmed arshe siduu ujilay luguhisa qalqaloocan😂inta ila aragtay liketa isaara😢
@sharmarkeismailupdy1690
@sharmarkeismailupdy1690 6 жыл бұрын
Idil oomane Wellipa Lugaha Qalqalooca Ayay Ka Qariyeen Wllhi Hbn Kii Waad Qosli Lahayd
@manhajmowlid991
@manhajmowlid991 6 жыл бұрын
Idil oomane kkkkkk
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 6 жыл бұрын
ala Walal Isakadaya Miskinkayare Curyanka Ah Inuu Ka Canjilo May Ahyn
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 6 жыл бұрын
Idil oomane kkkkk uu asiibay khaqiiq
@zermadar4917
@zermadar4917 6 жыл бұрын
Maxamed xasan hirad 👍👍👍👏👏
@sakariyemoha729
@sakariyemoha729 3 жыл бұрын
Keep going wllka
@muxubosuuban3658
@muxubosuuban3658 6 жыл бұрын
Alla beerka axmad aarshe suu ujilay 🤣🤣🤣lugaha jeejeeda kan waa jir jiroole malaha inta samaha jecel like ta iigu caawiya 😚😘
@salebanjama1487
@salebanjama1487 6 жыл бұрын
guul maxamed
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 6 жыл бұрын
Mohamed Indho jacaly Wlhi wad kentahye lipaax Hore U soco
@halabuurcarte8639
@halabuurcarte8639 6 жыл бұрын
Gabdha wariyaha cod kar weeyi masha allah
@gulledsidiiq1619
@gulledsidiiq1619 6 жыл бұрын
waligiba maxamed dugsigayagi sare Xgacan libaxa xaga xarabadka iyo riwayadaha ayaan udhiban jirney xidhiidhki ka dhexeyey 4c boy and 4D aad baan idiin salamaya inta halkaaba iga muqata Saluut ✋✋
@mohamedabokoradiye7268
@mohamedabokoradiye7268 6 жыл бұрын
Amina Alfa wuxu kaga duwan yahay Mohamed Indho-jacayl heesaha mid kasta wadcigeda bu ku matalaya haday tahay hees jacayla qab jacay' haday tahay dadis qab dadis, haday tahay calacal qab calacal, ✔✔✔
@ugbaadaadamyeebaash6106
@ugbaadaadamyeebaash6106 6 жыл бұрын
lkn waa looga horeyay uun waxaa lagayabaa inuu iyada fikirkasi uga horeyay lkn uu kabaqi jiray inuu soo bandhigay
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Mohamed abokor adiye Excellent
@mohamedabokoradiye7268
@mohamedabokoradiye7268 6 жыл бұрын
ugbaad aadam yeebaash ha way dhici kartaa...thnks
@mohamedabokoradiye7268
@mohamedabokoradiye7268 6 жыл бұрын
OZ OZ thnks
@siciidmaahir999
@siciidmaahir999 6 жыл бұрын
Caayinadii rasuulkiyo ciyaalkii sheikh madar GOBTII WEEYE❤😍
@yahyamuhamed9686
@yahyamuhamed9686 6 жыл бұрын
Hablahaan la dhacay wlhi allaw mar inab gee dhulkii hooyo
@zamzammohamed4998
@zamzammohamed4998 6 жыл бұрын
Wowo Masha Allah I like you
@94687
@94687 6 жыл бұрын
maxmd indho jcyl cadi ma tihid mrka I liked
@quentazha4968
@quentazha4968 6 жыл бұрын
Amina Alfa naaso rux hyseY wilkanaa ka shidaN viva zomaliland
@ayaanfarax192
@ayaanfarax192 6 жыл бұрын
Intuu Ku qirnyo hees muxuu ugu qiron wayay qurxnka kariimka Aallhow wiilashadii iyo gabdhahag soo hanoon yaarpi
@sareedoreedabowacan7626
@sareedoreedabowacan7626 6 жыл бұрын
Lbx maxamed hasan hirad rijaal nin jira 😍😘😘🤡 Boqortooyo . Waa caynaan ti rasuulka wa ciyaalo xfdaki sh.madr (indho jacayl)
@wacaysabokor7996
@wacaysabokor7996 6 жыл бұрын
Zxp maxamed indho jacayl waan ka helee inteen ka helaaa
@nuuraalphi3077
@nuuraalphi3077 6 жыл бұрын
wacays Abokor oomaxadkufali sodiga Ninka bisinka
@mehdiabdi4631
@mehdiabdi4631 6 жыл бұрын
Fadumo Riyad badelkii nimco zamriye wlhi hore uzoco QN
@FaraskaCad
@FaraskaCad 6 жыл бұрын
#FaadumoRiyaad wacdaro kale oo cusub baa iiga muuqda wjigaaaga hore u soco markasta wll
@ikraanmonour8393
@ikraanmonour8393 6 жыл бұрын
mansha allah wariyadu waa inan wacan xafidullah xbbti
@ikraan.khadar5491
@ikraan.khadar5491 6 жыл бұрын
Indho jecel halkeedad dhiigtay go forward
@asiyaali5569
@asiyaali5569 6 жыл бұрын
tallow meesha ma simbaa jooga mesha asal iga dheh indho😍😍😍😍👌👌👌👌👌
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 жыл бұрын
Heestanba kan yar ayaa ku jeclaaday hortii maba jeclayn hadii aan rabo in aan dhagaysto kii lahaa heesta ma fiirsado indho jacayl ayaan daawadaa masha allah huuno mahadsanid mohamed qurux
@mokhadar6396
@mokhadar6396 6 жыл бұрын
Amina alf vs indha jacayl
@samirosaed2714
@samirosaed2714 6 жыл бұрын
Indho jacayl 😍 👌👍
@Zuldanzomali
@Zuldanzomali 6 жыл бұрын
Wlhi wuu iga yaabiyay wiilkan😂😂😂😂😂😂
@amiinhaype5089
@amiinhaype5089 6 жыл бұрын
indho jacayl✌
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 6 жыл бұрын
Axmed aarshe😃😃😃 lugaha Wuu keenay wlh👏👌👌
@muusebiixi5468
@muusebiixi5468 6 жыл бұрын
maxamed xasan hirad indho jacayl sxb igu qaaliya hore usoco bro
@hoodomiimi6818
@hoodomiimi6818 5 жыл бұрын
Wlhy wan qoslay marku axmad arshe maralayay love you mnj 😘😍❤ keep going pro
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Boqortooyadii sh. Madar ♥👌👌
@kaabechannel5640
@kaabechannel5640 3 жыл бұрын
WllYaal inTa Ka HeshaY wllkaneeY Like izaar🙏
@salmaabdi3510
@salmaabdi3510 6 жыл бұрын
Wariyada Waa Qof Furfuran Oo Aftahanada Wallah Cad Nool iga dheh❤️😍
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 6 жыл бұрын
Ahmed Arshe Inad Canjisho May Ahyn Miskinku Wa Curyaane Ala Berka
@apdaleibrahin4518
@apdaleibrahin4518 6 жыл бұрын
Mohamed indho ree sheikh mader saw maha hada igu dhantan ninkan bari ayaan kubad wada ciyaarney
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 6 жыл бұрын
somalidu waxay horumar ugadhi wayeen waa xasinimaf wayo inan baa ka horaysay wiilkan inu ciyarta canjilo miyu u dhaafo walshisa keentayba
@somalilanderdhalad937
@somalilanderdhalad937 6 жыл бұрын
MashaaalH aalle hablaHa noo dhawr wle qurux miidhan iga dheh
@hindaahmed4622
@hindaahmed4622 4 жыл бұрын
Masha allah😍
@ibraahimmasra2323
@ibraahimmasra2323 6 жыл бұрын
Gabadha wariyaha ayaan ku haystaa anigu
@apokornokia822
@apokornokia822 6 жыл бұрын
Manzha allah Max'ed indho jaceyl
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 4 жыл бұрын
Beautiful boys masha Allah wiilal dhaadheer
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Indho jeceyle 😍😍😍
@jxallaaw9768
@jxallaaw9768 6 жыл бұрын
Maxamed indho jacyl axmed arshe dhankiisuu sodhigay plze gar iyo gardaraba hore uzoco kuleyahy
@huddayousuf368
@huddayousuf368 6 жыл бұрын
Wale io bile inanka waa ku dakhranahay 😍😘😘
@somalizwagerchanel6492
@somalizwagerchanel6492 6 жыл бұрын
MA kuugu sheega dee
@somalizwagerchanel6492
@somalizwagerchanel6492 6 жыл бұрын
MA kuugu sheega dee
@sadamadanahmed9980
@sadamadanahmed9980 6 жыл бұрын
Hayat Hayat dee hayskaag darkhamin wiilku reer dhan ayaaa korsadee hhhhh
@somalisongs2459
@somalisongs2459 6 жыл бұрын
Wiiilka waa qquruxloow masha allh i like his ayes
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
masha Allah caweys wanagsan iyo hormar wacan dadkaygii😍😍
@safwanabdiase1304
@safwanabdiase1304 6 жыл бұрын
Weeey indho love wd shidanthy zhp
@ncawil7960
@ncawil7960 6 жыл бұрын
Dad Allow Video gan Axmed Aarshe halaga qariyo Hadi inun lakala xishoonayo 🤣🤣🤣
@mokhadar6396
@mokhadar6396 6 жыл бұрын
Mnsha allah allah hayska kaa daayo waxaad isku darsatay qurux iyo codkar nimo wariye laguu dhigo wli lama hayo
@apokornokia822
@apokornokia822 6 жыл бұрын
Nolow zxp Long life
@dekowarsame1239
@dekowarsame1239 6 жыл бұрын
Indho jcl quruxlow bd thy mnsha allah😍
@ducayzen9368
@ducayzen9368 6 жыл бұрын
Mohmed hassen hirad one of my clasmnt😎😎😍😍😍magacii findho indho jacl miyaad u Bedeshy waayey waaayey 😂😂
@muntassalad2356
@muntassalad2356 6 жыл бұрын
aamin alfa keentay geedkaan maseyrka wado wax uu keeny malh youtupka xareerya
@xaliimogeenyo1982
@xaliimogeenyo1982 6 жыл бұрын
aamina alfa iska baraajeeyay wlhi dadka dadka eey dhaajiyaan
@ayaanahmed5658
@ayaanahmed5658 6 жыл бұрын
Inankan waxay isu soo baxayan gabadh aan ka dawaday iyana muqdisho waaba isu hope hala isla doonto labadaas
@abwaanlingardabdi9105
@abwaanlingardabdi9105 6 жыл бұрын
Hesta gulled simba garbaha maaahe inta kale mowsa keenin yaa ligu raacsan like igu qabo
@abdirahmanmohamed9196
@abdirahmanmohamed9196 6 жыл бұрын
abwaan lingard Abdi zxp meesha masraxa ku yra
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 жыл бұрын
Tii yareyd ee Xamar wuu inaga jabiyey Libaax Libaax dhalay
@khadraxaaji6573
@khadraxaaji6573 6 жыл бұрын
hore u soco mr indho jacyl
@muxiyodiin5618
@muxiyodiin5618 6 жыл бұрын
Nzp alley leee hlkeeduu dhigay
@hamzedayib5032
@hamzedayib5032 6 жыл бұрын
Akhii Indho Ma ka xidhid Aarshe wuu seexan waayi marku Arke
@WaayoArag.
@WaayoArag. 6 жыл бұрын
Aaryaahee was asxbtii Gacan libaah waan k u salaamay bro hore usico bro indho sxbkaagii yaraayee madoobe yarena soo kaxayso Loll
@farahqaali8183
@farahqaali8183 6 жыл бұрын
Dhashii hargesa Allah haykiindayo💞
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 6 жыл бұрын
Fadumo riyad nurysa lkn qoftooo misha fadhiTa kaga leeeeh
@nasrudiinmaxamuud2148
@nasrudiinmaxamuud2148 4 жыл бұрын
Faadumo riyaad wll qli hore usoco
@hamsecaabi3975
@hamsecaabi3975 6 жыл бұрын
intajecel somalilnad likta hore iisara
@hafsahjawharad6077
@hafsahjawharad6077 6 жыл бұрын
Fadumo riYaad hn Qaali Hore usoco💓
@dacardige8419
@dacardige8419 6 жыл бұрын
Magacaas kaliya ayaa muuqaalkan ka raadinaye 👍👍
@hafsahjawharad6077
@hafsahjawharad6077 6 жыл бұрын
sadaam xuseen 🙋🙋
@mahamedcguhaad5617
@mahamedcguhaad5617 4 жыл бұрын
Yaa
@mawliitmaamet1107
@mawliitmaamet1107 6 жыл бұрын
Woof oo hodan baa joogtee gobtii sh.madar codkaa kugu Maan aqoon zhipe
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 6 жыл бұрын
Axmed aarshe wa u keenay
@zk_inna_yzindmt5351
@zk_inna_yzindmt5351 4 жыл бұрын
Mizz more keYow praY for freee keyow
@ahmedabdi5776
@ahmedabdi5776 6 жыл бұрын
Waaa la isku arkey mesha
@marwo15
@marwo15 6 жыл бұрын
masha allah fatima wn ka helay fur fur naanteda gabadh wax baratay waa bulsho wax baratay hore usoco hppti
@zhukrimohamed9149
@zhukrimohamed9149 6 жыл бұрын
Hhhhh khadar keeyow wad Kenty wale horay usoco Indho jacel
@canabquen380
@canabquen380 6 жыл бұрын
wr inantu waa marweeh yaana lagu gefin masha allah
@hormuudcompanykannaalkaduc3039
@hormuudcompanykannaalkaduc3039 4 жыл бұрын
M indho jacayl
@mmcnuur2678
@mmcnuur2678 6 жыл бұрын
Idoor wax walbo anaga naga copy ye Naagihina qurx da le moye ragina waa ba bin lahayn
@haslamabdi2864
@haslamabdi2864 4 жыл бұрын
mash allah wad ku ficanthy jilistaa
@amranfarah1822
@amranfarah1822 6 жыл бұрын
waaaw waa halkeedii ayuu dhigay
@haboonmustafe1454
@haboonmustafe1454 6 жыл бұрын
Wooow ilxun kuma aragto
MOHAMED INDHO JACAYL AYAAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:37
Waqal WStudío
Рет қаралды 52 М.
NAJMA NASHAAD FT MAHAMADE LUWALI OFFICIAL VIDEO 2024
4:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 211 М.
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 28 МЛН
ХОТЯ БЫ КИНОДА 2 - официальный фильм
1:35:34
ХОТЯ БЫ В КИНО
Рет қаралды 2,5 МЛН
Pray For Palestine 😢🇵🇸|
00:23
Ak Ultra
Рет қаралды 32 МЛН
YAXYE ABDULQADIR MASHUP DJIBOUTI SHOW 2024
5:02
Hawraar Music Production
Рет қаралды 557 М.
CIISE XABIIBI  FT AMRAN DAGAN HOOYO HOOYO KAMA FIICNA DJIBOUTI SHOW 2024
4:24
Hawraar Music Production
Рет қаралды 154 М.
NAJMA NASHAAD KU SIIYEY NAFTA DJIBOUTI SHOW 2024
4:01
Hawraar Music Production
Рет қаралды 180 М.
AWALE ADAN HABLAHA SOOMAALIYEED DJIBOUTI SHOW 2024
4:34
Hawraar Music Production
Рет қаралды 97 М.
SUHAYB YARE WAA LA YAABAY HEES AROOSKA CABDIQAHAAR IYO HIBO DJIBOUTI 2024
4:06
Hawraar Music Production
Рет қаралды 12 М.
CIISE XABIIBI QANCIYA RAALIYA NAJMA DJIBOUTI SHOW 2024
5:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 19 М.
NAJMA NASHAAD CAALAMKA II SHIDAN NEW OFFICAIL MUSIC VIDEO 2024
3:59
Hawraar Music Production
Рет қаралды 926 М.
Diana Ismail - Kezdeser (Official Music Video)
4:01
Diana Ismail
Рет қаралды 886 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - ПАЦАН (MV)
6:08
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 770 М.
Селфхарм
3:09
Monetochka - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
Артур Пирожков и Хабиб - МЁД (Премьера клипа 2024)
2:11
Александр Ревва
Рет қаралды 2,1 МЛН
POLI - Mama (Official music video)
1:18
POLI
Рет қаралды 4,2 МЛН
Sadraddin & IL’HAN - Aman bolşy suigenim | Official Visualizer
3:09
Kalifarniya - Hello [official MV]
2:54
Kalifarniya
Рет қаралды 3,8 МЛН