No video

DAAWO Dood Culus oo Gacan ka hadal Sababtay iyo Xildhibaan Dalxa oo Farmaajo difaacay

  Рет қаралды 43,666

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

DAAWO Dood Culus oo Gacan ka hadal Sababtay iyo Xildhibaan Dalxa oo Farmaajo difaacay

Пікірлер: 64
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 2 жыл бұрын
Inkastooooooon sabool ahay hadana waaaaan sarriiigtaaa sacabada ma hoorsadoooo saaxiiib nimaan nahay cadowgayga lama simooo sooomaali baan ahay Allaah ha ka yeelo inay dhammaan ummadda soomaaliyeed midoobaan. Dalka somalia Allaah swt haka yeelo dal qaninimo nabad iyo horumar caalamka kula tartama
@LG-rt9dc
@LG-rt9dc 2 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin yaarabbi
@saidaroble644
@saidaroble644 2 жыл бұрын
Asc waa eriyadaXirsi yamyam
@ahshirehussein7878
@ahshirehussein7878 2 жыл бұрын
Kkk Mashaa Alla sheikh si cajiib ah baad u dhigtey
@rashkamedia5983
@rashkamedia5983 2 жыл бұрын
walashayda iyo walalkayga qalbiga iyo gacamaha furan 👉subscribe👈💖
@aliyaremadyere1350
@aliyaremadyere1350 2 жыл бұрын
@abdiabdisalam7274
@abdiabdisalam7274 2 жыл бұрын
Soomaalidu Carabta way daneeyaan Laakiin caratu Gaajo iyo Afrikaan Ayay ka aaminsantahay
@khalifdahir1460
@khalifdahir1460 2 жыл бұрын
Waxan layaba markasta wariyasha wax anan mesha jirin ay Ciwanka kuso qoran. Maxaa sabab u ah taa
@aliadam180
@aliadam180 2 жыл бұрын
قوله تعالي. لقد انزلنا اليكم كتابا فيه ذكركم افلا تعقلون وقوله صل الله عليه وسلم ما لم تحكم ائمتهم بكتاب الله الا جعل الله بأسهم بينهم وقال عمر الفاروق رضي الله عنه. نحن قوم اعزنا الله بالاسلام مهما ابتغينا العزة في غيره اذلنا الله To no avail avenue
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 2 жыл бұрын
Sheekha waa caaqil
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 2 жыл бұрын
Mashallah barnamij qiimo Leh iyo Wario vision badhan
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 жыл бұрын
ADEER KALA SAAR IMMAARADKU. WAXAY GURTAAN KHAYRAADKA SI TOOS AH LAAKIIN DOWLADAHA QATAR KUWAIT & SAUUDI MA GURTAAN KHAYRAADKA SOMALIA SAA U FAHMA. .......
@kullownuur430
@kullownuur430 2 жыл бұрын
Asc viva7up Hallgamaaaaaaaaaaaaaa wayn waaaaaaaaa ku salama masul sare cumar
@khayrsheegmedia4311
@khayrsheegmedia4311 2 жыл бұрын
Waa cajiib dhinackasta hadaan fiiriyay Soomaali Maba ahan wadaniyiin waayo fadhi kudirirka meesha yaala maahan mid qaran ee waa mid khuseeya dalal shisheeye marka Soomaali shacabkeeda waxaan leeyahay la shaqeeya dowlada sirta dalkiina yaan dibadda loosaarin Awalba Soomaali baan ahayn oo qableh qabkeena yaan hoos loo dhigin waxaa kusoo haray danaha dibadda waxba idinkama galin ee ilaalsada khayraadkiina oo lasoo baxa oo ku baahi baxa oo isku filnaasho gaara oo wax barta aan barwaaqo gaarnee. Hadiikale meelaha madiyaha fadhiya oo waqtiga kulumiya caalamka waa hormaray anagane xagee joognaa waa down. Xisaabatama why aduunku noogo mashquulaa? Waa dalkaas nimcaysan oo hawadiisu aad u qiima badantahay anagane waan dayacnay oo waan ka faaiidaysa waynay oo Soomaali Soomaali kumaqan baa noqonnay markaas buu Alle nagu ciqaabay inaan is thulmino oo aan isdilno oo aan isku xad gudubno ee Allaah haloo noqdo oo Soomaali baanahay yaa nalaqabjabinin. Thank you everyone.
@liseosman7216
@liseosman7216 2 жыл бұрын
wax gacan ka hadal kama dhicin meesha ciwaanka iska sax beenta haku raadinin in lagu dhageysto)
@abdiabdalle9623
@abdiabdalle9623 2 жыл бұрын
Allah swt waxaa uu aadanaha uga digay nafsadooda waxaa ay aad u jeceshahay oo aan khayr ugu jirin iyo waxay karhayaan oo khayrkooda ah .
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 2 жыл бұрын
Walaahi ninka dalxa udhaw wn la dhaacay fikirkisa wana la qaaba
@roodanuur461
@roodanuur461 2 жыл бұрын
Gaaweto laalush sawmaho
@kelciaaden2488
@kelciaaden2488 2 жыл бұрын
Adeer farmaajo wuxuu sacuudiga u aadey xaramka ilaahey ee khof kaxiga unsan jirin beydka ilaahey ayuu alaahiisa kubaryeyey ee waligiis beel caalam mabaryin ee usheek dadka ayagoon bil joogin beel caalam iyo tuugada imaaraadkz baryaayo
@roodanuur461
@roodanuur461 2 жыл бұрын
Koofiiyad dheere baar taariiqida kan ku aga faadhiiya
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
asc wariye sare
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 2 жыл бұрын
dowlad noo Dana ma jirto mid kastaa midbaa dawadhilif u ah
@kelciaaden2488
@kelciaaden2488 2 жыл бұрын
Su aasha ah labowadan ayaa nakala jiidaneyso ookala ah khadar iyo imaaraad farmaajo waanin wax iskuwadi kara inlagdaneystana ongoleyn ongol in leyskudaneysto laakiin imaaraad waxey helayaan dad usujuudaya marka ayagoo helaya dadkaas maxuu ku falayaa imaaraad nin wadankiisa uadeegayo oo ayaga latartamaya intaas ayeey ku kala dewan yihiin mar farmaajo wadankasto wuu lamacaamilikaraa hadey soomaali hadhinac kasoowada jeesato laakiin hadii laguu isticmaalayo inta aad tabaryartahey lacak iyo dabadhilif farmaajo muxuun khaban karaa marka waxaan kuu hubaa inaan beylah nahey farmaajo bisaana nadifaacikaro
@aliadam4699
@aliadam4699 2 жыл бұрын
الدول ليست جمعيات خيرية إنها تبحث عن مصالحها القريبة والبعيدة Ódayal Xassan shiikh Hal hadaf Buu lahaa hadafkiina wuu gaarey waa inuu kursiga madaxtinimada àsagua úga xaq leeyahay farmajo qabiil àhaan Waxaa ku tusays shantii sano óo farmajo xafiiska fadhiyay Xassan shiikh wixii qaylo qabiil kicin uu ka shaqaynayey ka ma xishoonayn inuu yiraahdo anigoo hawiye àh baa úga xaqleh ninkaan Daarood be waa markuu lahaa Madaale farmajo waa mareexaan.
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Igadaah Mando carabi waa nageeh
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 жыл бұрын
Thank your
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Wadan uu ragii lahaa baabiinaayo cidina hagaajin karimayso
@deeqelmo5558
@deeqelmo5558 2 жыл бұрын
Gacan kahadalka aawey
@kullownuur430
@kullownuur430 2 жыл бұрын
Asc viva7up sax daggalkii dhacay 1991 dagalkasi wannag wanag dhaluu ahaaaaaaa diin ma lirin kii sheega wa la dilayay sax dhar ma jirin daba gaaaaaab ayay gabdhu iskulka ku adayaen dimuquradi Ma jirin Manta waaaaaaa sidii la rabay cumar = mowadinku
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 жыл бұрын
Aqoonyahannadan ayaannu haysannaa maasha allh
@aminaali2334
@aminaali2334 2 жыл бұрын
Markii hore muxuu Hassan qabtay laba niicle
@zackyhafaaf
@zackyhafaaf 2 жыл бұрын
Macalin dalxa waaan jeclaaan lkn baryahaaan sida uu mucaaradka ugu biiray waaa dhigay
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
Horumarka Turkiga iyo kan Qadar wey muuqataa shacabka waa marqaati,Emaraat maxuu noo qabtay bacda 30 sannadood? Emarat Maxey naga bedeleneysaa,ma dekedeheena,iyo dahabkeena,annaga maxaan ka heleynaa?
@saidaroble644
@saidaroble644 2 жыл бұрын
Asc walaal haduu qofku Waasho ama uu wadada ku soo jira Waalida wuxuu layaaba dadka kale kolkaa ma Wariyaha iyo Ragga waxa falanqayinaya ba lalayaabenyahay sababto qofkasta mid uu xigsaneye oo ama reer haku difaaco ama dhadhamo maalin u loo sameyey ha ku xeeriyee marka waxan lehey waar Madaxada Somaali way liitan oo malaha waddniyad argti dheer kaliya waxa yaqanan intay joogan Xoolo aruursi iyo amaan sidaa awgeed waa in aan fahano waxa laga hadlayo iyo Waddanad shisheeye shirqoolkay noo dhigayaan siyaasiga Somaaliyed haddu damiir leeyaha nin Mamul goboled baa into Diyaarad keli qaato buu wadanku doono aadi laha mise Xoolihi Aabihi buu ku kirastay marka dhegeystow arg waxa meesha yaala bal waxad dib u milicsantan inta jeer Madaxda ,iyo mamulgoboladu ay dhoofen iyo lacagta Doorashada iyo dadkeena silica hasta intay bay isku jiran markaba qofkii ka hadlaba afka la goosan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
kan waa reer miyi dawald dhaxey somaliya maay haysan waxaa haystey ciidiimo ma naxaayaal ah kox baay aheyd waxaas dawlad laaguma yeedhi karo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Wasaas Somaali Baahida,iyo Baryada haka xoroowdo,haday doonayaan inay Xorobaan👈🇸🇴
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 жыл бұрын
Marka aad dawarsanaysid waa lagugu tartamayaa
@abdiabdalle9623
@abdiabdalle9623 2 жыл бұрын
HADABA KUWII ABEESADA ( MASA LUGALAYDA ) CUNI JIRAY 1972 IN AY SOMALIA U DHIIBAAN JAAJUUSKOODA OO HAPPY KU AH RAALIGALINTOODA MA AHA SIDA AAD U DHIGAYSAAN AMA AAD KU HADAAQAYSAAN ( DANAHA DALALKU KALA LEEYIIN ) .
@anyam3455
@anyam3455 2 жыл бұрын
Ninka dhexda point fiican Buu kahadlay sida danaha dalka in lasii Wado ee aan lagu mashquulin waxkale
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 2 жыл бұрын
Adeeraayaal waxba yaan laysla warwareegine Qadar wixii ay qabatay waan wada aragnaye. Abu dabay maxay noo qabatay weliba dekadaheena qaarna wey xirxireen qaarna iney qaataan bay rabaan ma indhaha iyo qalbigaad la’dihiin. Mise waad baqaysaane xor ma tihiin.
@maxamuudaadan9701
@maxamuudaadan9701 2 жыл бұрын
wereyaha daadihinaayo warka wadani waaye noolow
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 жыл бұрын
Weliba ku darsoo Lacagta ey ku imaaneyso was laba jibbaar waayo faaruq ayey ku laabaneysaa ,iyadoo weliba doollar wadata
@moha786
@moha786 2 жыл бұрын
Xildibanad waad asibtay, Somali maxa Udan wa muhimado
@adenaden9242
@adenaden9242 2 жыл бұрын
Odayaasha suaasha way fahmi waayeen… Qatar intay joogtay Maxay Somalia u qabatay? Dubai maxay Somalia u qabatay? Warka waa intaas
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 2 жыл бұрын
Somalia waxay u baahan tahay ma wadan ah tuug ahayn oo iimaanle cadaalada kana leexda daftarka waxa lagu sheego dastuur iyo dimoqradiya si dhaba u fuliya shareecada uma baarana wax kale Sida waraysiyo ama doodle wadaag hore aan ka diidayna lagu sheegay somaliya ma lagu dhaqi karaa sharciga islaamka kitaabka allah oo ay ku doodayeen Dhaheena maya Waan ka soo hor jeednaa doodaha noocaasa we kitaabka Allah lagu diidayo waxaan leenahay truvada tuugsiga iyo u kala dhuumashada Gacan hoorsiga musuqa iimaan la'aanta CUDURADA iyo Tiihan/ habowgan San Wadadii la garan la'yahay lagu hogaamin umadan somaliyed iyo dhamaan baahida waxaa lagaga baxayaa in ilaahay loo noqdo kaliya . Allahu maa balaqtu Dood kale Somali uma fura Allahu akbar
@sundusxuseen1398
@sundusxuseen1398 2 жыл бұрын
Itoobiyaanagu qasbeysaa
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 жыл бұрын
Horta cinwaanka ama title-ka iyo dooda waa kaaf iyo kala dheeri. Why? Mise waa qasab in been la sheego si aad views u heshaan.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Dalaxa Siyaad barre ma a heyn dalwad Somali doorety in ethopia loo baxo afweyna a ku qasabey kolkaa adaa la taliyeey talo xun baad siisey Dalaxa Afweyene isana maad la talin jirtey
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 2 жыл бұрын
Dalxa hawiye naceyb yaa ka buuxa, wuu duloobi!
@sandheremaxamed8514
@sandheremaxamed8514 2 жыл бұрын
Waxa yaab ah dowlad shisheya cidan ka madax banaan dowlada Ku tabaranayaan waxay qabanayan yaa ganaya waxay ubahan tahay ka fiirsi
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Farmajo Qadar buu watey xataa dhaqtar kaamey fuirn ciidmo somali uma taba barin Imaaradkuu Farmaaaj a eryey lakiin dhaqtar bilaasha a Xamar uga furnaa ciidaamuu Muqdshi u tababarey iyo puntland somali joojiya nin hal qof diinku shaqeysto Farmajo lacag qas buu ku qabey qadar si aay ula coloowado Imaaradkaa Dan Somali maay aheyn Dan Qadar baay aheyd Farmjaa u fuliyey
@beryalex1798
@beryalex1798 2 жыл бұрын
Waxay rabeen in markaano kale aan la xirin spitalada dooda sida Imaratkokale laakin qadar waxaybdhistay sirdoonka dalka iyo wadooyin!! Aniga fun umaheen farmaajo laakin qadar haa
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Madano dalkale ayuun baa lawadi, ina anfici mayso taasi, waa inaynu dagaara yeelanaa oo joogto ah.
@roodanuur461
@roodanuur461 2 жыл бұрын
Dooqon gaadha dheer maa imaarad baan buulsho is leenay waa maya baada toodi waa haaystan tjena yaaarban tuugayay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Suciidga uquma qanisaan mark a looo eego shaqsi ahaan Qadar baa carbata uga yaajirsan mid a akel waa taajirad qadar dahaba badan baay Haystaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Madaxweyen Hassan waa saxsanyahey Farmaajo Kiinya iyo Imaaraadka dan shaqsi buu ula coloobey
@siyadhassan2102
@siyadhassan2102 2 жыл бұрын
Ogaadeen iyo Abgaal ayaa hatlaayo dalxana habargidir ayuu sheegtey cabsi mahad salaad uu qabo klkk
@fatushhassan4660
@fatushhassan4660 2 жыл бұрын
Waxan watugadiyi abo mafrmajo mucaradiyay
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 2 жыл бұрын
Su asha xasan imaradka madan shakhsiyeed buu u aada mise mid somalied hadey mid somaliyed tahay - wuxuu ka codsan lahaa imaarad i dhageysta adinka iyo qatar iyo saudi wad ii siman tihiin qatar waxay kabi jirta misaniyada waxay siisa dowlada somalia not farmajo adinkana waxan idinka raba in taas oo kale hadii uu ka helo ok good ha ku wado train ka dowladnimo ee somalia haduu ka wayo dee waxad la dirisneyden no farmajo waa aniga wayo hada Ana qaranki madaxwene u ah - taas xasan ma ka suur towda maya maya Why becoz he is not farmajo not daaroot not isaaq he is hawiye as u know hawiye doesn’t have qab or madaxtaag
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 2 жыл бұрын
Sheekha waa caaqil
DEG DEG Jawaab Kulul Dhulbahante isaak Dagaal Waxba La'isuma Reeban
25:02
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 30 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 19 МЛН
Wareysi Gaar ah Prof Maxamed Cumar Dalxa iyo Xaaladda guud ee Dalka.
1:01:24
WAAR DAG DAG AH
53:04
Aant690 tv
Рет қаралды 21 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 30 МЛН