Daawo Mashaariicda NPHH iyo Imaaraadku ka dhiseen Berbera.

  Рет қаралды 47,164

MM Somali TV

MM Somali TV

3 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 198
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 2 ай бұрын
Masha allaah waxan jeclahay dalkeena illaahayow dhowor soomaaliland from America ❤❤❤❤❤
@shaaciyeFilms614
@shaaciyeFilms614 2 ай бұрын
Zxp qli rag io dumar waxad tahayba wll waxn ahey wiil 17 jir ah kas oo waxbarashada wuxu iskaga bixiye la, marka sxp qli illah dartii ii caawi
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 2 ай бұрын
@@shaaciyeFilms614 wllo haday ka run tahay illaahay meelanad ka fiilan ha kaa siiyo sin alle saqadh male baa layiri laakin shaaciye films waxan u aqaan KZfaq bar marka mana walan mise cadan baa laga heesayaa?
@shaaciyeFilms614
@shaaciyeFilms614 2 ай бұрын
Mya wll wa kanel Mar dhow an ffhrtey balse an guuleysan marka muhim maha in KZfaq yahay I inkle madama Usan garin herka rabey wll icawi wa bil ramadan
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 2 ай бұрын
@@shaaciyeFilms614 wllo waxan dawadaa hadoo Gifty diraya been oo TikTok ta marka hore u su sooco
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
MEESHE HAAYADA MAA JOOGTO ILLAHEYE HAA KUU SAHLO
@hashimege3467
@hashimege3467 2 ай бұрын
Cidankeena haloo dhiso guryo inshlah ❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Fkirkaa ayaan kugu raacsanay lkn madaxdeenu ma arkaan wixii sax ah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
NaylAl shamsi jazakalaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
CIIDAMADA QARANKA GURYO HA LOO DHISO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Maansha Somaliand waxay noqonaysaa khaliijka geeska africa
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 2 ай бұрын
Guryahaaaa Ciidanka Qaranka hala Siiyo insha allah waxxaynu gaadhi heer aynu dhamaan ciidamada Qaranka ee kala duwan aynu guryo uwada dhisno aynu siinio musshar aaad u fiican . hadii Dhamaan Ciidanku yahay tusale 500.000 oo askari ha sameyso dawladu sanduuq Shicib iyo dawlad ba lacag lagu uruuriyo wlhi 10year gudahoood dhamaan ciidanka guryo uwada dhisi karnaaaah.
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Ciidanka dawladay masuul ka saran yahay iyo shacabka lkn tan dadka gobolka lagu talo galay oo u bahan moyar cidin baanu alle u soo diray dadkiisa inuu wax u qabto ciidankana waanu jecal nahay in tano kale dawladu u qabato
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 2 ай бұрын
@@horijoogmedia waa run dadkeenu waa ubaahan yhy lkn shacab ahaan iyo dawladoo iskaashada dhamaan ciidankeena ooo dhan guryo waa inaaan udhisnaaa . teeeda kale kumanaan askari kunoool oo nooc walba leh eee iyaga hala siiyo ciidankeena kale gobol kasta dawladaha hoose , dawlada dhexe iyo shacaba hadeynu iskaashano dhamaan ciidankeena Guryo uwada dhisi karta
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 ай бұрын
BERBERA MY HOME❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Alle wateen wehel uma baahna Alle ayaa wata Somaliland
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 ай бұрын
Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Horumarka Ka Socda Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Gaar Ahaan Gobolka Saaxil Berbera
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Moyar cid alle cimriga ha u dheerayo dadkiisa sida wuu u ugu shaqayay isaga la.antii waxba may surto galan
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 2 ай бұрын
Mnsha allah I hope Berbera will become the fast growing cities inhorn africa
@muhamedguleid4708
@muhamedguleid4708 2 ай бұрын
Maasha Allaahu, waa mashaariic waaweyn ee ay fulinayso shitkada NBHH. guul iyo horumar weyn.
@user-gl1xv2hn4w
@user-gl1xv2hn4w 2 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله مزيد من التعاون وإلى الأمام دايما
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Inshallah
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Mshaa allah beberaba horumarka kasocda iyo projects kasocta dhincstba leh
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 2 ай бұрын
Guul qaranka somaaliland
@ahmedMohamed-df2ye
@ahmedMohamed-df2ye 2 ай бұрын
Insha Allah sidasoo kale haloo dhiso cidamada kala duwan e qaranka
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 ай бұрын
Kkkkk mayee orod faqashta u dhis kuwanoo kale kkkkk.
@ahmedMohamed-df2ye
@ahmedMohamed-df2ye 2 ай бұрын
@@haweeyafanax9093 yaad utaqanaa faqash
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 2 ай бұрын
Maasha Allah guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedmareye7431
@maxamedmareye7431 2 ай бұрын
Mansha allah guuuul soomaliland berbera qurux badanaa 😢😢😢😢
@Calicumar
@Calicumar 2 ай бұрын
Mansha Allaah I am so proud of Somaliland and its people and Government Let all be supportive of our communities wherever they are in, LONG LIVE SOMALILAND, KANAXAW NAFTAWAA
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Mashalah Mashalah tabarakalah ❤❤❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Guryahan kolay dadkena aya ka faidaysanaua wa khayr❤❤
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 2 ай бұрын
Beautiful country Somaliland ❤Dad doonaya hormarka umada somaliyed ❤isaaqu waa dad ilbaxa ❤
@Abdulkga
@Abdulkga 2 ай бұрын
Mayor Cidin ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo dawladda hoose ee Berbera. Muwaadin dalkiisa daacaad u ah oo waxqabad muuqda dhamays tiray, qaar kalena waa lagaa sugayaa Illahay ha kuu fududeeyo.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha alllllah dadka reer berbera nooooooolaaada aaamiiin❤
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Masha allaa Guul somaliland
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 ай бұрын
Shukran Jasiilan NBHH iyo Sheekha. Ajar aan go'in ayaan Ilaahay idiinka baryaynaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Aamiin
@abdirizakomar7491
@abdirizakomar7491 2 ай бұрын
Mansha allah Jamhuuriyada barakeysan 💚🤍❤Berbera Hormuudka dalka
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك wadankeenu wuu dhismayaa waxaana ugu wacan nabada aynu haysano. waxaan ku talinlahaa in Caawimadu wadanka wada gaadho oo ay sheikh dhaafto gobolada Bariga hala gaadhsiiyo wyh wadanku ma ah wajaale, gabilay, Hargaysa iyo Barbara
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 2 ай бұрын
Mancha alh Somaliland guul iyo gobanimo incha alh way mahad san yihiin emarites UAE and dp world 🌎 and nphh thanks all for everything ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@L.B.I.A
@L.B.I.A 2 ай бұрын
Thank you UAE 🇦🇪 for your support ❤🤍💚
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 ай бұрын
Mashaalah guul iyo gobanimo HORUMAR waara people of somaliland
@ibrahimsaeed5808
@ibrahimsaeed5808 2 ай бұрын
Guryahan ciidanka reerahooda ha la dejiyo
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 ай бұрын
For Habar Awal?
@hasansudi9404
@hasansudi9404 2 ай бұрын
Waa sida wllhi
@Somaliland-First
@Somaliland-First 2 ай бұрын
​@@theancientsancients1769 The people you mentioned are citizens. They have every right to gain from their government. Hate speech will not reach you anywhere.
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 2 ай бұрын
​@@Somaliland-First Good Answer 👍🏾
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 ай бұрын
​@@theancientsancients1769 rer ba xanun uqabto laguma weydin
@mohameddugsiiye7929
@mohameddugsiiye7929 2 ай бұрын
Mashaa alaaah waa wax lagu faano.....Dalka oo dhana in lagaadhsiiyo ayeyy mudan tahay Dalka yaan lakala hormarin gobolada dalka
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Masha allah tabarakallah berbera iyo somaliland oodhanba allow barakee💪❤❤🤍🤍💚💚🤲🤲🤲👍👍
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 2 ай бұрын
Masha Allah gull sland❤❤❤
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
Masha Allah horumar wacan Somaliland❤
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 2 ай бұрын
Mashaa Allah good
@dekahassan8839
@dekahassan8839 2 ай бұрын
Manshaa allaah ilaahow nimcada nusqaanteeda nagadu
@Businessflip
@Businessflip 2 ай бұрын
Manshalah guul Somaliland laakiin. Mashruuca biyo galinta iyo beeraha dawladu ha soo gaadhsiiso Sanaag iyo Togdheer
@IDIRIS_ROSIH
@IDIRIS_ROSIH 2 ай бұрын
BERBERA AYAYAAAAY BEAUTIFUL WLLHI MSHA ALLAH WAAN KUFARAXSANAHAY HORUMARKA WADANKAYGA IYO QURUXDIIISA OO SII SIYAADABA SOMALILAND HANOOLAATO HA JIRTO
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 ай бұрын
Masha allah berbera goob istratojidaeed oo illahaye somaliland siiyaaye
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 ай бұрын
Masha allah
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
ILLAHEYE UMADA HAA INOO SAAKHEERO INSHA ALLAHU
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 2 ай бұрын
Ma sha Allah.. Allahuma Mubarak
@yurub5288
@yurub5288 2 ай бұрын
Mashalla Allah tabraka lahaa ilahay isu sakhir umadada waa magalada Aan ugu jecelahay somalilaan ❤ 💖 ♥ 💕 ❤❤❤❤😊😊😊😊 thanks
@abdiyaretube3156
@abdiyaretube3156 2 ай бұрын
Guryahan ciidanka qaranka halagu wareejiya
@nimcoyasiin9699
@nimcoyasiin9699 2 ай бұрын
Mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha guul guul somaaliaan amiin allahu agbar
@munaomer8597
@munaomer8597 2 ай бұрын
Manshallah Manshallah Allah haka jazz I mariyo amiin
@aliosman7830
@aliosman7830 15 күн бұрын
Berbara my home city
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 2 ай бұрын
Mansha allah waa horumar wayn kaas oo qayb lixaad leh ka qadanaya dadkeena reer berbera wayna u bahnayeen adeegyadan mansha allah ilahy haydiin barakeeyo qof walbo ka qayb qatay marshuucan.
@sabaaxbarre6272
@sabaaxbarre6272 2 ай бұрын
Mee Bari somalind ma galbeed uunbaa dee mayee dadkeediibaa gabay Allhkariim
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 ай бұрын
Masha Allah
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
MASHALLAH ❤UAE
@abdisamadmohamed5825
@abdisamadmohamed5825 2 ай бұрын
shukran ya rabi
@user-mf6tu9js6r
@user-mf6tu9js6r 2 ай бұрын
Maasha allah guryaha danyarta loo dhisay
@abdiladifmohamedhashi3591
@abdiladifmohamedhashi3591 2 ай бұрын
Mashalah Mashalah
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 2 ай бұрын
Mansha Allah ♥️👏
@Siciid22
@Siciid22 2 ай бұрын
❤❤
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 2 ай бұрын
That is good but I aware do not use for some specific people please for the distribution of these houses must be fair do not use as a family or tribes because Somaliland is celebre for that. Hope the municipality of Bebera will does fairness
@djmaamis3167
@djmaamis3167 2 ай бұрын
Manshallah dalka somaliland horumar wacan ayaa ku socda🎉❤
@Taleex2015
@Taleex2015 2 ай бұрын
Ma sha allah
@keysejsl7838
@keysejsl7838 2 ай бұрын
ma sha allah
@siciidali4034
@siciidali4034 2 ай бұрын
Ciidanka qaranka kuwa leh ha la dajiyo guryahan dawladu ha uga dhisto ciidanka qaranka guryo gobolada qabow sida togdheer sanaag awdal iyo wajaale iyo sool saaxil waa kulayl ❤❤❤❤
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 ай бұрын
This is for Habar Awal probably
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 ай бұрын
Waa faqashtii gidaarada qaniindanayd kkkkk haku sirmin naxariis kama ahee waa niyad jabin kkkkk waa laga horeeyaa.
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g 2 ай бұрын
Manshlh alle habarakeeyo dalka iyi dakaba
@abdijamaelmi6475
@abdijamaelmi6475 2 ай бұрын
Masha Allah will done
@AbdiAli-fe7rn
@AbdiAli-fe7rn 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v 2 ай бұрын
Guul qaranka somaliland
@maxamedsamriye3813
@maxamedsamriye3813 2 ай бұрын
ما شاء الله
@badriyasin4711
@badriyasin4711 2 ай бұрын
Thank you 🙏🙏🙏
@IjopelReya
@IjopelReya 2 ай бұрын
Berbera our home ❤❤❤❤ SL ❤❤❤❤
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 2 ай бұрын
waa markii kowaad oo aan arko mashruuc waxtar u ah somalida oo emaradku ay fuliyeen wayna kumahadsanyihiin
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 ай бұрын
barbari mudana ❤❤ allow no barakee jamuuriyada somaliland ❤❤
@user-rs6jp8vt8k
@user-rs6jp8vt8k 2 ай бұрын
Wa shaqo fiican Lakiin Ilaahay Iiman kooda Hadajiyo O xaaran haysaka Dhawaraan If iyo akhiro Mida waxaba umataryso
@salmansomaliboy7799
@salmansomaliboy7799 2 ай бұрын
Berbera is not the only source that we have, but we are working to ensure that the republic of somaliland has a long history of growth
@hassandaher3563
@hassandaher3563 2 ай бұрын
Masha allah dowlada Jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤ ♥ 💕
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 2 ай бұрын
Hargeysa Somalia❤
@abdiahmed6296
@abdiahmed6296 2 ай бұрын
MnsHa AllllllllH❤❤
@user-cs3cy7hs5t
@user-cs3cy7hs5t 2 ай бұрын
Mashallah guul guul somaliland
@Janagale10
@Janagale10 2 ай бұрын
Ilaahay bay tiisa tahaye Mooge & Cidin aadbey u shaqeenayaan walaw ay Berbera kab wanaagsan hesho hadana cidin runtii berbera wuxuu ka dhigay magaalo lagu soo hirto Shugran Emirates
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 ай бұрын
Haa dadka ka faaiidaysanaya deegaanka cidii mashruuc maalgalin loo sameeyo magasladaa dadka dagan ayaa si gaara xaq ugu leh dadkan kolba mashruuc Ku mudaharaada waxaas oo nimco ah ayay iska eryaan.
@suldaanwardi8284
@suldaanwardi8284 2 ай бұрын
Mansha allaaaah ❤
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 ай бұрын
Mashallah ilahoow cid kasto adunka wax la qabanaysa somaliland ilahow indhohoga kuso jeedi ❤
@user-cm9qp2tz5n
@user-cm9qp2tz5n 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@musj21
@musj21 2 ай бұрын
Mmtv heesta ka reba edit ka mhsanid 👍
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
MM TV WAA FAQASH TV YAAN LA SIININ WAX TAAGEERO AH WAAYO WUXUU CADOW KU YAHAY QARANKA SOMALILAND WAXAA ISKA LEH OO TV GAN U FURAY FAHAD YAASIIN INA ILIG WAA LAGA ROONE
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 2 ай бұрын
Waa idaacadii loo furey illig ee maalgeliyaan argagexisada fuley yaasiin iyo armaajo
@abdirizakomar7491
@abdirizakomar7491 2 ай бұрын
adigaa argagixiso ah mmtv waa tv muwaadinin somalilander ahi ay leeyihiin waana hormuudka tvyada dalka ee xaasidnimada kala fadhiiso umada oo wax baro dadka jaahilnimo haku qabsane
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 2 ай бұрын
@@abdirizakomar7491 i see you are teror activity but you talked your self out of it
@ShukriMaxamed-br6ki
@ShukriMaxamed-br6ki 2 ай бұрын
Maanchalah
@axmedmaxamedsomali
@axmedmaxamedsomali 2 ай бұрын
الحمد الله اخوتي الإمارات والرض صومالي
@abdiqanimamarre2251
@abdiqanimamarre2251 2 ай бұрын
That's great job, but what about electricity demand in Berbera from May to October? Will they help that condition
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Ай бұрын
Dhinacna itoobiya ayey idinku soo direysaa dhinacna guryo xun oo caws geeriyaad ah ayey leedahay waan idiindhisayaa uf😊
@horijoogmedia
@horijoogmedia 2 ай бұрын
Berberba ❤
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdirahmanosmam4715
@abdirahmanosmam4715 2 ай бұрын
Guryahan wax weyn baa ka qaldan runtii waa markii iigu horeysey een arko sees aanu shub ka sareyn oo jaajurka lagu bilaabo meeshuna waa xeeb Alle ha sahlo
@user-cm9qp2tz5n
@user-cm9qp2tz5n 2 ай бұрын
Berbera waxay tahay alle ka dhigay
@faisalduale2503
@faisalduale2503 2 ай бұрын
Sanaag,Togdheer,Sool ,Boorame maanay Sl aheyn cajiib walaahi dad xoolo ah ayaa ku nool
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 2 ай бұрын
Manshaalah carab wax unbanu ka heli lkn Ethiopia maxan ka helayna??? Alahayiw Nabada Nii suyaadu❤❤❤
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 2 ай бұрын
Nasiib daro tuugsi ayan dhaqan ka dhiganay somaliyeey aan isu tashano wax walba waan karnaa. Baryada waa lagu duloobaa
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 ай бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@fs292
@fs292 2 ай бұрын
imaraatku dekadii cadmeed ee caalamiga ahayd burburisay. naf ma ina haysaa?
@cabdixakinismacil3024
@cabdixakinismacil3024 2 ай бұрын
Somaliand ma ber bera iyo wajaale iyo gabiilay iyo hargeysa
@yanzan7590
@yanzan7590 2 ай бұрын
uae wax ma bixiso ilaa mooye muqaabilkeeda ay wax hesho, hadaba dawlada hargeisa maxay ku badalatay maalgashigaas su'aal in la iswaydiiyo u baahan , by the way am from hargeisa.
@cabdixakinismacil3024
@cabdixakinismacil3024 2 ай бұрын
Waa mashariic dhinac u jan jeedha
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Nphh waa mshruuca laydhkna ka daraan si laydhna dadku uhelaan
@kayse2004
@kayse2004 2 ай бұрын
fadlan musika xadida marka aad arimaha bulshada aaad ka hadlaysan
Somalia gave its coastline away, here's why it matters
16:55
CaspianReport
Рет қаралды 451 М.
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 11 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 13 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 13 МЛН
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 421 М.
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 652
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 11 МЛН