DAAWO : Qaybtii Gabdhaha Ee Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fannaaniinta HCTV

  Рет қаралды 157,071

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

10 жыл бұрын

HORN CABLE TV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY,BARNAAMIJYO, SUUGAAN, IYO WALIBA DHACDOOYINKAT UGU XIISAHA BADAN : KU SOO BIIR AKHYAARTAYADA FACEBOOK / horn Cable TV AMA BOOQO WEBSITE-KA www.horncable.tv/

Пікірлер: 66
@shukaybkalinle9323
@shukaybkalinle9323 10 жыл бұрын
Mansha allah runtii aafban ugu farxay hablahan quruxda wacan leh misna codka leh aadbayna u mahad sanyihiin horn cable oo usuura galisay
@garoodi
@garoodi 10 жыл бұрын
waa mar kale oo xaruntii fanka iyo suugaanta soomaaliyeed ee hargeysa oo ay ka soo burqaysa fankii iyo suugaantii soomaaliyeed aad baad u mahadsatiihiin cable tv iyo dhamaan dadkii ka soo qayb qale hirgelintiisa dhanlinyara hablaha ee fanaaniita cububi na waxaan leyahay hambaalyo
@NimoDaad
@NimoDaad 2 ай бұрын
Waaw hablo qurux badan oo weliba cod fiican ifraax kalgacal waa top
@YasminOh
@YasminOh 10 жыл бұрын
Hadun bay gudidu naga farxiyeen mashallah dhamaan way u qalmaan inta so baxday.. Viva Sahra kiin
@mahamedhussein7216
@mahamedhussein7216 9 жыл бұрын
Masha allah . waa barnaamij aad u wanaagsan. hormarka iyo tartanka hala badsho. Inanta 2 labo heestay waa cod macaan tahay. noolaada dhamaan intiina tartameysa
@faithahmetfaatihyare8793
@faithahmetfaatihyare8793 8 жыл бұрын
y
@nuurmohamed3652
@nuurmohamed3652 8 жыл бұрын
mash allaa waa gabadho ad uwada qurxan
@qaaraddamedia5217
@qaaraddamedia5217 4 жыл бұрын
Maxamed xaaji halkeeduu dhigay muusigaa✊👌
@nonaxariis661
@nonaxariis661 10 жыл бұрын
Amal need one more time sing we don't like old school song we are 2014 wake up
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 10 жыл бұрын
EREYADAA YAA LEH -ALLAHAYOW NASIIBKAYGA,NIMCO LAGU HUNGOOBIYO,HA KA DHIGIN NAQ BAAQSADAY .SAHRAKIIN WAY KEENTAY
@abdirahmanjimcaale5641
@abdirahmanjimcaale5641 3 жыл бұрын
Tnx
@yuuyu114
@yuuyu114 10 жыл бұрын
Wow Ayaan hoodo waa Fanaanad u Qalanta Fanniinta inta somali ku hadasha iney koobka u qaado Heesta magaceeda sabbaalo la yiraah waa erayadaaba i deeqay iyo codba iyo weliba musiga loo garaacay oo ah midka casrigan la socoto aniga waan ka helay
@osmanmaria13
@osmanmaria13 10 жыл бұрын
Iskuma jiide uuuf calanka nooga fogeey Yuhuuuda calankeeda
@yuuyu114
@yuuyu114 10 жыл бұрын
adygaba magaca aad wadato maria maxaan is dhanaa ma magac islaambaa maria lol
@Dhaboolaq19
@Dhaboolaq19 10 жыл бұрын
Waxaan aad u taageersanahay Inanta ugu Dembaysay ee Hidaha iyo Dhaqanka Xidhan waxay leedahay mustaqbal Fan Haday hesho Music iyo midho waafiya eesh Qiyaasak waaxay ka timid Xaruntii Aqoonayahanka & Fanaaniinta Somaliland Badankoodu ku dhasheen ama Wax ku barteen Waa Boorame
@hapoushinatogdher2008
@hapoushinatogdher2008 7 жыл бұрын
wooow
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Wayo wayo ✅
@daauuzr5220
@daauuzr5220 10 жыл бұрын
Ee Waa In BARNAAMIJKA Qawaaniin Adag Loo Sameeya Mid Qayaxaya Waxa Tartamaha Laga Rabo Waxa U Samayn Karo Iyo Waxa Aanu Samayn Karin Taasi Waa Mid Midna Guddida Ayaan Ku Dhaliilayaa Anoo Ixtiraam Iyo Qadarin Weyn U Haya Hadana Dhaliil Weyn Iga MUuqata taaso Ah Habrasho Fara Badan Which Is Aan Aad Ula Yaabay Waayo Guddida Waxa Laga Rabay Inay Hadal Cadaato, Go,aano Adagna Yeelato Oo Laga Baqo Maaha Inay Qof Aan Heesi Karin Oon Fanka Ku Haboonayn Ay Madaxa Usii Buuxiyaan Weliba Oo Isagii VCaawa Dhan Baryaan Ama Yidhaahdaan Wiiga Dambe Soo Noqo Inay Runta U Sheegaan Weeye Si Anu Noloshiisa Kale U Dayacin Oo Wuxuu Ku Fiicanyahay Ee kale U raadsado
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 5 жыл бұрын
ifrax kalgal wan ku hayista wlhi top sahra kiin iska tag dhe
@ridwanabdikayd8778
@ridwanabdikayd8778 10 жыл бұрын
Top
@ibnuyasin2172
@ibnuyasin2172 10 жыл бұрын
Xamda cumar xasan guul my indr qali guulna waan kuu rajaynaynaa
@somalilanddailynews
@somalilanddailynews 10 жыл бұрын
I thought the girls were very good, i feel sorry for Amaal who was sick and couldn't give 100%. she seen a bit low, her last song was very good and i expected her in the final but your health is more important so get well soon. Xamda is the best but she got destructed and lost the tempo and kiin was good too but boy Ifraax gave excellent performance and i was also impresses with Hana too.
@nonaxariis661
@nonaxariis661 10 жыл бұрын
I am in usa I don't know amal but she need 1 more time ,even she was sick just look last song how she was doing if was judge Amal will be 1st
@maseexato1
@maseexato1 10 жыл бұрын
nimco samriye buusi miyaad mohamed ugu yeedhid magacan waa cay english ka laga yaabaa caruur yar yar in ay tv ga aduunka ka dawaanayaan thanks
@naasircarab6792
@naasircarab6792 7 жыл бұрын
Dadku waa wada Fanaaniin Cid ka Hadlisa Uunbey Laa,yiin
@abwaangarsoojacayl7642
@abwaangarsoojacayl7642 10 жыл бұрын
Waxba ka dhacay runtii waa lakala hadhay Inkastoy ka ha dhay inan tan tageersana Hasayeeshe adbay u mahadsanyihin gudida sida waca ugu garqaaday
@a.rahmanmbappe1340
@a.rahmanmbappe1340 8 жыл бұрын
heestii xaafuun halkeeday dhigeen sibaahaan hani
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 10 жыл бұрын
marka hore waxan aad iyo usalamayaa nimco samriye markalabaad waxan salamayaa gudiga khadra dahir m miskiin weedhsame iyo caabi marka sadexadna waxan salamayaa dhamaan tartamayaasha waxan lasocday malintii labilabay tartanka ilaa manta oo ah gabagabdii lkn gudiga waxan leeyahay maanta ayaad ugu fiicnaydeen markad sowada saarteen afarta gabdhood ilaa aan natiijada ogaado waxan kabaqayay inaad mid afartaa kamid ah reebtan wayna kala wada daraayeen mansha alah inkata ood gabadhii aan isku magalada kanimid reebteen waa amaal kkkkkk hadana waxan u arkaa inay cadalad ahayd lkn waxan odhan lahaa amal one mare chance halasiiyo ma adama ay xanuunsanayd wad mahad santihiin
@a.rahmanmbappe1340
@a.rahmanmbappe1340 8 жыл бұрын
wow waan kahelay
@garoodi
@garoodi 10 жыл бұрын
war hebel fanaxan musician ah muxu gabdhaha si uu ugu wada tumi wayay de inaanta ugu fican ee xamda ayuu si xun ugu tumaaya musiga iyada fanaanad ahee oo ka dabaalate mooyane ninkaani teelo ulamuu hadhine gudigana waxaan leyahay de eega sxb yaal waxyaalahaasoo kale mahadsanidiin
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Alla xasuus wlhi live Ayaan udawan jiray 2:30 duhurnimo ayuu so Gali jiray 2014 ax hargeisa hadhwanaag Ayaan Ku xasuusta 14 jir Ayaan ahaa marka cawana waxan jooga from riyaad ax waqtigu waa isguraya wale maanta lkn waxaas odhan Zahra kiin ayaa ugu caansan oo qooto qooto ka aktarada wlhi waa xasuus
@cabdixakiimxasancali2764
@cabdixakiimxasancali2764 4 жыл бұрын
Walhi anba waan daawanjiray ayniyadaasaan ahaa 14 ayaa isii dhamaanayay oo 15 kusii socday madarasadaan galinka danbe dhiganjiray fasaxii yaraa ku jiray lkn anuu hargaysa hadhmacaanbaan joogaa adna sucuudiga
@ubaxxaaji1646
@ubaxxaaji1646 10 жыл бұрын
Meeeeye LAKI DAYIB
@Dhaboolaq19
@Dhaboolaq19 10 жыл бұрын
Nadia adigu ma ogtahay Magaca Naadiya inuu Afka Soomaaliga ku yahay Baafin ( Waan Naadiyey oo Macnaheedu yahay Waan baafiyey ) NAADIYA=BAAFIYA Markaa Magacaga Naadiya Waxa loo Bixiyaa Inanta Aaabaheed La garan waayey kuu yahay ee Baafineysa Aaabaheed kkkkkkkkk
@Qabyatire
@Qabyatire 10 жыл бұрын
awoow ma odey xun oo baadiye ku raagaybad tahay? magaca in qof kale loogu samiyey soo lagama yaabo? mida kale qarnigii qofka maalin roob da'ayo dhasha rooble loo bixin jiray kii deyr nashana deyn loo bixin jiray waa laga tagay.
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 3 жыл бұрын
Dadkii barigaa soo baxay sahra kiin baan wax nafle hayaaa
@leylacadeeyxusseen2312
@leylacadeeyxusseen2312 10 жыл бұрын
@Nadia Robleh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kugu xiintaye iga amus
@maseexato1
@maseexato1 10 жыл бұрын
miss qarajiya hahahahah looool
@mroomaar123
@mroomaar123 10 жыл бұрын
labadan meesha tagere u ahaa walaga reebay hctv meyay khadar qaraami iyo laki dayib, ma iyaga iska dayay mise idinka ka reebay warkoda soo tabiya ...thanks
@mohamedhasen8921
@mohamedhasen8921 4 жыл бұрын
Waa labadaan ka qaatay Laki Iyo khadar
@somalilanddailynews
@somalilanddailynews 10 жыл бұрын
HCTV have made the biggest mistake which is to announce the finalist on the News few days before the actual programme is aired. it's a spoiler so please stop it in the future otherwise tell as the result at the beginning so we won't bother watching the show and waste our time! that is the worst spoiler as you can get.
@mimkomohamedahmed5732
@mimkomohamedahmed5732 8 жыл бұрын
sheko
@nasranuura4131
@nasranuura4131 7 жыл бұрын
waaw heesta xaafuun
@shukaybkalinle9323
@shukaybkalinle9323 10 жыл бұрын
Lkn waxaa jira boqolaal dhalinyaro oo ku hamiya inay fanaanin noqdan balse qurba jooga codna leh heesa wacana haysa markaa siday ku suurta galaysa inay idinla soo xidhiidhan idinkoo mahadsan
@elmikoshin9776
@elmikoshin9776 7 жыл бұрын
Elmi
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 4 жыл бұрын
Huuno aba qurbo joog ban ahaye dadka igu so xir fanka raba
@tahliilcabdulahi2316
@tahliilcabdulahi2316 4 жыл бұрын
E
@hamdiahassan5872
@hamdiahassan5872 10 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@daahircade5751
@daahircade5751 10 жыл бұрын
Hani waxay ka sheekaynaysa waa mxy heesta ka hor kkkk way jacayl hadashan u malaynayaa
@somalilanddailynews
@somalilanddailynews 10 жыл бұрын
I call on the judges to give Amaal a second chance because she has the voice to win the competition but she was sick so she couldn't give her all and she didn't learn the song and music and have not had enough time to practice and she was holding back because of her sickness. GIVE AMAAL A SECOND CHANCE
@sagalfaarahmashaallh3359
@sagalfaarahmashaallh3359 8 жыл бұрын
Masha Allah nimco samriye
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 5 жыл бұрын
sahra kiin ban ku Haysta codkeeda iyo mas rixiya deeda lkn wayara is tusad in yar in badan maha
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Samaroon fan lagu gaariwaaa
@garoodi
@garoodi 10 жыл бұрын
xamda ma reer boorama
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Haa waa Reer borame maxad ku garatay
@darwiish1100
@darwiish1100 10 жыл бұрын
war abtiyaal idoor dee abti wax kale gabdhaha ku tartansiiya quraanku waa fiican yahay . kkkkkkkkkkkkkkkkkk. war abti dee gabadha ilmaamtiyaashay waan salamayaa salaan uga timid dowlada Khaatumo shirka taleex ayaan joogaye abti dee sidan isku dhaama . kkkkkkkk
@maalintashuhadadasnm7819
@maalintashuhadadasnm7819 10 жыл бұрын
abti quraankuuna waa la wada isna oo ramadaanta isna la bilaabaya kkkkkkkkkk, laakin de dawlada aad salaanta kasoo dirayso soo tii lagu dhex maydhay meeshi ay joogtay, mise waa dawlad de casriyo afka uun ka dheh ahbaa
@abdibasidosman4416
@abdibasidosman4416 10 жыл бұрын
abtiyaal dawlada cali bille ilaahay mid ka dhigi maayee ,ifka hadaad netka keeni waydan sidaasaa laydiin er eryanayaa
@somaliabdi7499
@somaliabdi7499 10 жыл бұрын
+maalinta shuhadhwdukhu wWanw Noada SNM energy Ok
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 4 жыл бұрын
Fariid ba thy indr sasab sekeskarab kugu saray
@darwishboy5255
@darwishboy5255 3 жыл бұрын
Shirkaa eey ayaa cunay
@abdirahmanjimcaale5641
@abdirahmanjimcaale5641 3 жыл бұрын
Tnx
Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta HCTV Vol 3
1:22:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 126 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 53 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
VOL 1:  BARNAAMIJKA TARTANKA HIBADDA CODKA.
55:32
SAHAN TV
Рет қаралды 848 М.
29 June 2024
4:31
siciid axmed Tamreyse
Рет қаралды 774
DAAWO : Xafladda Gaba Gabada Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta
1:25:12
Wareegga labaad ee Tartanka heesaha Heello
1:13:12
Astaan
Рет қаралды 136 М.
Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta HCTV  VOL 9
52:51
Horn Cable Tv
Рет қаралды 212 М.
Bandhiga Faneedka Sanadka Cusub 2014 HCTV Part Two
23:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 447 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 487 М.
ENHYPEN (엔하이픈) 'XO (Only If You Say Yes)' Official MV
4:46
HYBE LABELS
Рет қаралды 16 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,9 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,5 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 271 М.