DAAWO; Qeybtii 5aad ee wareysigii Fahad Yasin oo manta sir badan uu banaanka keenay, kooxda AS oo

  Рет қаралды 82,346

Shabelle Channel

Shabelle Channel

2 жыл бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 147
@saacidqaylyahan6409
@saacidqaylyahan6409 2 жыл бұрын
WOOOW NINKANO KOLE AYA SOMALIA WADI KARA EYNA U BAHANTAHEY SOM
@maxamedxasan6796
@maxamedxasan6796 2 жыл бұрын
Haa 4 sano waxa baa lagu maqan karo
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💚💛
@xaawocabdi5867
@xaawocabdi5867 2 жыл бұрын
Wadani baa tahay noolow fahad
@abdiqadirzhelmi1747
@abdiqadirzhelmi1747 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin,🙏
@zahradahir8098
@zahradahir8098 2 жыл бұрын
Ok
@footballgame7646
@footballgame7646 2 жыл бұрын
Okay wll
@essataabit6385
@essataabit6385 2 жыл бұрын
waligeey ma arag warayi oo wareesanaayo nin somali ah oo aad iyo aad CAQLI IYO EDEB lawada isku darsaday hada aa igu horeeso
@fardowsahassan1809
@fardowsahassan1809 2 жыл бұрын
Ilhow madax weyne noga dhig fahad yasin waa halyeey❤❤
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 2 жыл бұрын
Fahad sax waxi isbursanayo ha isbursado waxi heshinayo ha hashiiyo adigana ilaah haku xafido
@saasaa5928
@saasaa5928 2 жыл бұрын
Allaah Yacizak Fahadoow, adigoo kale Allaha noo badiyo waa xoroobi lahayn, oo dowladahan naga dhex arkay jiritaankooda iyo dhuunigooda wadada ay istaahilaan ayaad cagta u saarteen kuna dhameystiri lahaydeen ilaa ay samraan Allaha idin soo celiyo oo idin xafido
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 жыл бұрын
FAHAD Yasiin you are The Next President Of Somalia Insha Alaah
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018 2 жыл бұрын
Yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes
@adamisaq2613
@adamisaq2613 2 жыл бұрын
4.5 baa wax lagu qeebsadaa mailooday waxuu kadhashay qabiil aad uyar
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 жыл бұрын
Adam Isaq waxaa waxaa inoo dajiyay dad aan dan noowadin wayna dhamaan toontaa Inshaa Allah qof kastoo karti lehna wuu guuleysan doonaa haduu Alle idmo.
@bonez_206
@bonez_206 2 жыл бұрын
@@adamisaq2613 madaxweynaha Ameerika waa jinsiyad Irish ah. caddaanku waa hore qabyaaladda way ka tageen haddii kale caddaan Ingiriis iyo Faransiis ayaa madaxweyne noqon lahaa. Irishku waa laan gaaban haddii aad barbar dhigto Jarmal Faransiis Ingiriis xitaa Talyaani iyo Isbaanish. orod wax baro adeer gacaliye 😅
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 9 ай бұрын
adamisaq2613 Yep
@xananxanan8171
@xananxanan8171 2 жыл бұрын
Walee waa nin geeesi ah hooyo diis wey ki faneysaaa iney wiil dhashay masha llh
@dahirali6701
@dahirali6701 2 жыл бұрын
Waxaa iikulmay warbixintii fahad qabtii shanaad iyo kenya oo safiirkii somalia agfariisisay kii somaliland waxaa iga tagtay hurdadii yaa ku ciilbixi waa xasan oo sadex goor dhunkaday Uhuru miyuu ku dhiiranlahaa tilaabadaa waagii farmaajo
@abdiqadirzhelmi1747
@abdiqadirzhelmi1747 2 жыл бұрын
Maasha Allah Fahad yaasiin geesi geesi dhalay🙏💪
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Mashallah Fahad Geesi banaan Degay.
@sharifaabdulle2154
@sharifaabdulle2154 2 жыл бұрын
Waa Runta sax waa sax sax share fahad yaasiin Mshallh Allah Nolol ever 👍👍👍👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👧❤️
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 2 жыл бұрын
Masha alaah masha alaah runtii waa hogaamiye soo ifaya weligay ma arag nin siyaasiya oo waraysi lagu qanco oo runtii aad iyoaad uhuran kaagadaranta aad iyo aad udegan suaalkasta oo lawaydiiyo siqurux badan oo daacadnimo ka muuqato uga jawaabayay talo fiicana bixiyay soomaaliyeey ninkaas isha halagu hayo waa hogaamiye mustaqbal ifaayaleh daacadnimo badani ka Muuqato soomaaliya ilaahooo dad wanaagsan udoor
@dheemanluula9149
@dheemanluula9149 2 жыл бұрын
mansha Allah tabaraka Allah ilaahay cimriga ha ku dheereyo fahad yasiin
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
May Allah protect Fahad and keep him and all our people away from the enemy as there are many enemies come out who hate the truth
@meryemabdulrahman4118
@meryemabdulrahman4118 2 жыл бұрын
Ameen,yap they’re many
@aliyousef767
@aliyousef767 Жыл бұрын
​@@meryemabdulrahman4118 ⁰p0❤❤pp⁰p9p008🎉
@fardosahmed5938
@fardosahmed5938 2 жыл бұрын
WAR FAHADA WAA DOWLDA GUURAYA MASHA ALLAHA WAXN KAHELAY JAWAABAH UUBIXINYO ILLAHOW KUXAFIS CADOWGAAGN HAYBO IDINKA ALLE
@abibmahamed6765
@abibmahamed6765 Жыл бұрын
Pure siyaasi.
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 жыл бұрын
Fahad yaasin 🙏
@hassanosman5241
@hassanosman5241 2 жыл бұрын
Kenya io United Arab Emirates, ... Labadaaaas wxay jecelyihin Somalia ooo baaba ah
@fowzifowzi2149
@fowzifowzi2149 2 жыл бұрын
Xaasid ma guulaysto Allaa jecel Soomaali iyo dalkeeda. Labadaas cadowna waxaa nooga daran cadowga Soomaaliga nala ah ee loo gatay inuu dadkiisa iyo dalkiisa baabi'iyo ayadoo laga yaabo in ayagana laga taqalluso ileen nin dakiisa iyo dalkiisa cadowga u dhiibo cid aaminayso ma jurtee. Inta lagu shaqaysto ayaa hadana laga taqalusaa sidii eeyihii. Eeyahaaba qiimo u leh gaalada ay u dabadhaqaan.
@mahamedahmedmuhumed2953
@mahamedahmedmuhumed2953 2 жыл бұрын
Run
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 жыл бұрын
Let's elect him as president this is kind president somali needs
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
maansha allaah illaahey ha idiin Cisaayo jzk Qayran,
@muuminc.qaadir6602
@muuminc.qaadir6602 2 жыл бұрын
Walahi waa sax runtubu kahadley waxi caneyn libahnayy neh wan kahelney teydakale wan ku qancey fakirkisa iyo qibradisa hadi ey somali ey wax fahmeyso fahad yasin wofahnsiyy kii wax garad ah xaqiqda hada woheysta marka wll keyga fahad tnkis ayan ku leyahey
@s.o.6544
@s.o.6544 2 жыл бұрын
Fahad Yassiin wuxuu u hadlay sidii aan ku soo kornay. Sidii waalidkeena ay noo tababareen yaraanteentii illaa aan iskuulka ka dhamaynay waanaa arrin ay jiilka danbe aan fursadaas u tahay in ka faaidaysan doonaan insha Allahu
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Mashallsh Fahad Yasiin, Allaha weyn Aa siiyay Caqli Saliim ah Diin iyo Maadi, waxa ka Arkaysa waraysigiisa.
@mohamedfarah1269
@mohamedfarah1269 2 жыл бұрын
Masha Allah Wlhi siyaasi kushegyada hayacdada ah ee aan khadiyad diined iyo mid dal aan laheyn waxaan dhihi lahaa isku daya inad hiigsataan mustawaha wiilkan yar ee Fahad Yaasiin uu gaaray waxad arkeysaa kuwo profosoro sheganaya oo odayaal ah hadana lagu khasaaray dal iyo dad iyo diinba..guuleyso mudane Fahadow shacabweynaha hadaan nahayna qalbigena kama go’eysid waxad tahay halyey dalkena u shaqeyay insha Allh hadii dorasho shacab oo qof iyo cod timaado nagu tasho insha Allh waa balan in aan codkena kuugu hiilino xilkasta oo aad u tartanto….mudane taladii aad nasiisayna waan qaadanay ..alahey hakaa xafido cadawgaada 🫶🏾
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 жыл бұрын
Jornalistaha marka Fahad leeyahay eriteria Abaal Bay Noohayaan waxay Nagucaawimen xornimadyada waa marku Siyaad Bare Joogay Markasay irterea hornimada qaadatay
@niciimacali193
@niciimacali193 2 жыл бұрын
Fahad yasiin xaji dahiir halyay Qaran astan qaran ku dayasho mudan marnaba an la xaqiriikariin wax qabadkisa guul guul sayiid fahad
@sahracabdulqadir3250
@sahracabdulqadir3250 2 жыл бұрын
Wariyaha kiiskii yariisow ha weydiiyo fahad
@Burco.
@Burco. 2 жыл бұрын
Somaaliyeeyay hadi ay runta oo la inoo sheegaya dal Ahaan iyo dad ahaanba wax inaga bedalayso Ninkan runta ayuu inoo sheegay
@yaxyecade275
@yaxyecade275 2 жыл бұрын
Somali waxaa laga raba run isusheeg bas
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
Walahi ninkan xilka dalka ugu sareyo waa ku amini laha
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 жыл бұрын
War bixinta waa uu Fahad yasin bixiyay waa dhab,balse Hassan Sheikh ayeey u taal in cidamada Ereteriya dib uu soo ceshado,Meel fagara ayaa file koodi ayuu Farmajo oogu warejiyay,Rooble waxaa jiray Gudi uu u saray Cidamadan wariye maad wareysadid Rooble Gudigisi waxa kasoo baxay.
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 2 жыл бұрын
Sax wlhi run hadii dhabta laga hadlo sir ta wadanka inay beylah noqoto waa wax laga dhinto
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 жыл бұрын
ninka sido udaganyahy ayaba cajib ah quf danbi isku og sidan uma hadli kro wale
@meryemabdulrahman4118
@meryemabdulrahman4118 2 жыл бұрын
Haa wlhy ma aragtaa hadalkiisu waa fadhiya
@4166Ama
@4166Ama 2 жыл бұрын
Hhhhh ninkan wa mujahida way runti madax wayne ha lo dorto niyow
@queens5777
@queens5777 2 жыл бұрын
Waan kuu xiisi doonaa xaqiqa😥
@meryemabdulrahman4118
@meryemabdulrahman4118 2 жыл бұрын
Ninka wariyah ah xirfad yaqaan ma aha ilahoow wariye xirfad leh somalia ugu deeq kuliyadaas cidna ma jeclo oo sifcn uma barato
@munijama2840
@munijama2840 2 жыл бұрын
Wariyahan ceeb ma leh xirfadisana aad bey u sareysa
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 2 жыл бұрын
Wariye aqool su,aaleed leh baatahay Fahadna waa nin cajiib ah cimrigiisa iyo caafimaad kiisa, aamiin, aamiin
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 2 жыл бұрын
Sheikh Mohamuud Cismaan Busuri…was my sheikh and he made me who I am today… Busuri and Fahad both belong same Somali family… They are indeed Somalias Icon!!!Big boys!!! May allah bring more like u!.. Will Inshalaah!!
@naimaossoble3260
@naimaossoble3260 2 жыл бұрын
Mashaa allaah Mashaa allaah habaryar waxaan ka helay dardaarankii kuugu danbeeyay wareesigaagii ee somaliyeey ku waana qaata oo dalkiina ilaashada
@mahadcumarnuur3017
@mahadcumarnuur3017 2 жыл бұрын
Umada beenta Ka dhaafa
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Wixii xaqa allaah ayaa og ✋hadad gabadhaa dishay runta sheeg wayo maalin aan awod aadan lahayn allow xaqa u hiili yaarabi Allaahu Akbar 😭😭😭😭🇸🇴💎💎🕋❣️💐🇬🇶
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 2 жыл бұрын
Fahad Yaasiin waa shaqsi aad u sumcad badan Muhiim ah Diin iyo Maaddi intaba leh una qalma Madaxweyne
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Waa suaalo iyo jawaabo lasoo diyaariyay
@soupiciil2923
@soupiciil2923 2 жыл бұрын
Un vraie homme façon de ses réponses incroyable
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 2 жыл бұрын
Masha Allah fahad gesi gesi dhalay cadowgaga cagta hosteda
@sahracumar7187
@sahracumar7187 2 жыл бұрын
Halyeey Libaax ah Baan oran karaa Mudane FAHAD Y.X.DAAHIR Jazza aka Allahu khayran
@naimasaid3793
@naimasaid3793 2 жыл бұрын
Walee wariyaa helay fahad candha weyne
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018 2 жыл бұрын
Yes
@ayaanelmi577
@ayaanelmi577 2 жыл бұрын
Nin laga raaye oo careysan hadelkii waa leedahay kula yaabi mayno lkn inaad si nin wayn u hadashaa bay ahayd
@Juleybib-tuuren
@Juleybib-tuuren 2 жыл бұрын
Do you have any other information that might be helpful to this investigation?
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 2 жыл бұрын
asc
@Mrym2o
@Mrym2o 2 жыл бұрын
Love you fahad yasiin jiroo joog🥰🥰
@abdi7438
@abdi7438 2 жыл бұрын
Waraysiga fahad yasin ciidamadii ereteria lagu tababaray somalia
@adan10000
@adan10000 2 жыл бұрын
At 9.00 min Fahad Yaasiin: ""Aragtida Siyaasadeed ee Madaxa dalka hadaan ku qanco Askari Qaran ama Waardiye Qaran inaan noqdo diyaar baan u ahey, hadaanan ku qancin jagada u sareesa kama aqbalayo"" WOOW. Waa run hadalkiisaa, Dowlad hore ayuu ka diiday Wasiir, Dowladii u danbeesayna ka aqbaley jago Agaasime iyo la taliye. Meeqa siyaasi ayaad taqaan oo PRINCIPLES kaas oo kale leh, aniga intaan aqaan few to none. What a great guy. Man of honour. Not man of title or money. Just compare him with Rooble, Mahad Salaad, CCW, Sanbaloolshe, etc
@fardosahmed5938
@fardosahmed5938 2 жыл бұрын
HAKUJAABAN DAA SIRDONKA INTII XUMANTA WADAY ALLAHA KU SALDO KUWA AY KASHALAYAN WAA MUNAAFIQINTA
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
Beebaalayaal isbiursadey. Waa dhamaatay Waqtigii Nabar iyo Naxadin. Hu has ma soconayso. Waa lagu soo qaban Fahad killer.
@sahracumar7187
@sahracumar7187 2 жыл бұрын
Wariyahan meel buu u janjeraa waxbana kama oga waryenimo wathsoever,su'aalo dhagood indha la'aan oow meesha lasoo fariistay
@abdifatahhassan3564
@abdifatahhassan3564 2 жыл бұрын
Libaxa Somalia 🇸🇴 wa fahad
@munaali1093
@munaali1093 2 жыл бұрын
Can you ask qalbi dhagaxs topic
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 2 жыл бұрын
mashaalah
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 2 жыл бұрын
Madhicin intan noola inan waraysi bilawday oo dhamaystay iskaba daa mid 5qaybod oo midii ten minutes inka badan soconayso qofkan waligay waraysigiisa dhagaystay wuxu aha alle haw naxariiste dr Ali khalif galaydh
@maxamedmacalinxasan6461
@maxamedmacalinxasan6461 2 жыл бұрын
Aamim aamiin
@fesseha1071
@fesseha1071 2 жыл бұрын
What are they talking about eritrea?
@axlaampea4056
@axlaampea4056 2 жыл бұрын
Gesi gesi dhalay 😍
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Fahad mararka qaar jawaabta wayku margataa (wuu gafaa)
@maryansalad3964
@maryansalad3964 2 жыл бұрын
Waxay u dilidoonaan sidii Jamaica khashowji.ilaahow noo xifdi
@maryansalad3964
@maryansalad3964 2 жыл бұрын
Qaybta6 sugaynaaa
@khadijoqurxaney562
@khadijoqurxaney562 2 жыл бұрын
Ma jirto qeyb 6
@Juleybib-tuuren
@Juleybib-tuuren 2 жыл бұрын
When guide someone to think something which one is more appropriate, "find" or "find out"?
@Juleybib-tuuren
@Juleybib-tuuren 2 жыл бұрын
I answered a question just now, but I am not sure I expressed appropriately.
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Libaax kasta lo‘aa ayaa eryata fahad yasin Waa legend
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 2 жыл бұрын
Waad iska qoraysaan kommente.ka fikir adoon qabiil eegayn ama garasho .ma way diiyey su aasha ah goorma bishee sanadkee maalintee ayey soo noqonayaan ciidankaa yar ee tababaran?fahad yaasiinow.wariiyaa fiican iyo fahadbaa fiican wax ay sheegeen ma jirto
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 жыл бұрын
Sonoqo adoo nabada muwadil buuxa iyo weriye sare nanacyaashii wejigooda dhabta ayaa sobaxay
@abdilahicarshe6208
@abdilahicarshe6208 2 жыл бұрын
Waxa uu ka hadlayaa waaqica jira iyo sida uu kusoo noqon karo qayimka Somalia balse maqabo Rajiimka hada joogaa maaha kii hawshaas qaban lahaa. Dadka habka qabiilaysan uga hadlaya qadiya Ikraan waa kuwa awdaya xaqa Ikraan iyo in laheloba. Waa masuul lagu aamini karo masiirka dalka
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 2 жыл бұрын
Walee kan waa eber ee 5sano yaa wadanka maamulaayay
@ahmeddr8034
@ahmeddr8034 2 жыл бұрын
War ninka buuranaa markuu istaagay
@diamondmohamed1468
@diamondmohamed1468 2 жыл бұрын
Afka how dicin hadeeliyen hadibtoon illaah baan baryey kab cadii baan kaaga soo duceeyeyhooyo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Ciyaalka masaakiinta waalidiinta ku qaracmay haka been sheegin
@abshirosman1305
@abshirosman1305 2 жыл бұрын
Arrimo badan oo waraysiyadan ku jiray waxay xaqiraad ku yihiin waxgaradka Soomaaleed waxaanan filayaa in dad badani fahmayaan ujeedooyinka ka dambeeyay waraysiyadaas
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 жыл бұрын
Wuxuu yiri “shaqaale hoosaad ayaan ahaa.” Ha kaa saarto. Danbiyadi dalka iyo shacabka laga galay waa la isu haystaa.
@Juleybib-tuuren
@Juleybib-tuuren 2 жыл бұрын
No stake in the outcome. The investigator should not have a personal relationship with the involved parties. The outcome should not directly affect the investigator's position within the organization.
@joinownpaypaylsavebiihi301
@joinownpaypaylsavebiihi301 2 жыл бұрын
Wa badhaacis waraysigani fahad aqoon maleh wa jaahil ciilqabe ah oo Aargosi ka muuqdo
@aminakhalifyare492
@aminakhalifyare492 2 жыл бұрын
Haqa ilaah ha sooraaro
@calicilmi5273
@calicilmi5273 2 жыл бұрын
Yaad la socodsiiseen Qoritaanka ciidankaan aad xadeen mr fahad, Sababta aydan u sheegin ama aydan gobolada uga qorin Dhamaan maxaa kalifay ???
@user-kw4vn8kk6d
@user-kw4vn8kk6d Ай бұрын
Adi mxa ka galay waxaz😂
@user-ys4sl8op6n
@user-ys4sl8op6n 2 жыл бұрын
aaad ban u baqay runtii xogahan markan maqlay somali odhan bn u baqay
@canababdilecanbcabdile8853
@canababdilecanbcabdile8853 2 жыл бұрын
76
@muscabkhan2432
@muscabkhan2432 2 жыл бұрын
Fahad runta ayaan kujecladey
@umuaisha725
@umuaisha725 2 жыл бұрын
So sad 😭 😞😞😞😞😞
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Ninkan waa cudkar wariyahana geed ayuu ku xidhay waa nina raga waxan aw aamin san yahay la gaban laakin waana nin xag jira ah
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 2 жыл бұрын
Hadii Tabsbarka uu ahaa free so why the Eriteriya presedent u rawaa 50 million oo eh Kharashkii Tabsbarka
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Shuban badan baa soo socda 😂😂
@farhiahaji8649
@farhiahaji8649 2 жыл бұрын
Musasalka qaybti 5nad ayu maraya
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 2 жыл бұрын
Aniga waraysigan waxan u arka mid labda dhinacba la soo diyaariyay micanaha ninkan intan la waraysan wuu sii ogaay suaallaha la waydiin doono sida dhaqsiyaha leh uu uga jawabayo ayaa shaki ku galinaya waxuu kale salka ku haya inuu beri iska yeelo eedo fara badan lagu soo oogay waxaa kalo la jirta in shaki la galiyo dawldan cusb iyo shacbkeda iyo inu soo bandhigo waa kuma fahad yasin oo dad badan maqlkis qaben anaysa arkin iyo inuu ku sii jiro masraxa siyasada madama groupkisa laga rayay dorashada waa nin somali ah intasba xaq u leyehey balse waxan rabna in la gara in lala xisabtamo siyasi waliba xil sare qabta waxuu wadanka iyo shacbka ku qiyamay dhamten waa inan nabada ka shaqayna
@joebilabuuq6804
@joebilabuuq6804 2 жыл бұрын
Hilahay Haa ou garab galow
@ayahismail4945
@ayahismail4945 2 жыл бұрын
AAAAAMIIIIIIN🤲🤲🤲🤲🤲
@umuaisha725
@umuaisha725 2 жыл бұрын
Xasan sheekh western kaa wata Mahad Nisa u dhiib baa la yiri shabaabna western wata si uusan wadanku u dagin wax fiican sugi mayno Allah se kama quusaneyno
@aydorosduran808
@aydorosduran808 2 жыл бұрын
T5
@abdiali709
@abdiali709 2 жыл бұрын
Lacagta ayaabixin haha askarta lagu Tababaraayo. Waxan maqalay in lacag loo haysto oo Dhan us.50.000/_
@sacdiyolucky1423
@sacdiyolucky1423 2 жыл бұрын
Qofki wax garad leh unba qodobadan fahmi karo
@zamozayid5522
@zamozayid5522 2 жыл бұрын
Wariye danta dalka ama xaqa ikran radin ..Daacad jajigaaga iyo waraysigaaga ama soomali nimo kamamuuqato makatahay daacad wariye
@axmedcarab5644
@axmedcarab5644 2 жыл бұрын
May kuma shegi karo
@ayaanelmi577
@ayaanelmi577 2 жыл бұрын
Dowladaha shiisheeye ee soomaliya dhib ku haysa waad qarisay ragii sidii la ogaa kuu iqaabayna waad sheegtay magacyadooda sow uma ekid qof la caburiye oo nafisayo markuu ragii caburiye ka soo fogadey iska hadaaqay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Ninkani Mala-awaalkii GEDO lagu hayey markuu ku dhashay uun buu xafidsan-yahay. Waana is-difaac uun wuxuu ka sheekaynayaa. Maxaa ciidanka Eritrea ilaa maanta Ethiopia dhex fadhiisiyey hadii aanay Ethiopia ciidamo u baahnayn. Weriyaha lantiisa wax badan baa seegaya. Nunkani isma difaaci karo
@mohamedaynab7858
@mohamedaynab7858 2 жыл бұрын
Canuuun ayaaaa kuhayoooo adooo xanunkan kukujiro naftaaa yenakabixin
@abdiali709
@abdiali709 2 жыл бұрын
Seed ku. Ogaan wayday in ay dhinteen .Hadii aad ogaatay in Hal askari usan ka qaybhalin dagaalka ettopia.
@muxyi_diin1143
@muxyi_diin1143 2 жыл бұрын
Ma ogi ma dhihin lkn inay dhinten iyo in kle hay ada ku shaqale waydii ayuu yiri waana sax
@tayyotrading9432
@tayyotrading9432 2 жыл бұрын
Laangaab ciil qabe lasoo eryey
@abdilahiabdi7911
@abdilahiabdi7911 2 жыл бұрын
War music umabaahnin e ama xogta soodaa ama bax
@mohamudabdi6911
@mohamudabdi6911 2 жыл бұрын
Good point. Hana weydiin Tirada loqaaday cidanka Eritrea iyo inta ku dhimatay. Nisa wixii ah naweydii shaqo iskuma lahane Meliteriga somalia file kooda qofka haaya weydii kkkkkkkkkkkk,😂😂😂😂😂😂😂
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 367 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,8 МЛН
Waa kuma Fahad Yaasiin  Arimo la yaab leh ka ogoow  Sh Aadan Maadey
10:50
kalshaale channel
Рет қаралды 143 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
deg deg daawo dagaalka owadal iyo muuse biixi oo loo hanjabay
22:56
Maxaa dhex Maray Fahad Yaasiin iyo Qanyare?
14:42
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 234 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН