Daawo: Qiso Cajiib ah...Ninkii Toogashada soo doontay!!!

  Рет қаралды 112,562

Dalladda Wacyi-gelin Bulshada رابطة إرشاد المجتمع

Dalladda Wacyi-gelin Bulshada رابطة إرشاد المجتمع

7 жыл бұрын

Qiso Cajiib ah!!! Ninkii Toogashada soo doontay kadib markii lafasaxay.
Sheekadan oo ah mid dhab ah ayaa dhacday Xilligii Khaliifkii Cadaaladda badnaa ee Cumar bin khadaab (RC).
Sh Cali Maxamed Sh Ismaaciil ayaa nala wadaagaya.
Dalladda Hanuuninta Bulshada ee Irshaad:-
Waa urur ay kumidaysan yihiin Culimo iyo Aqoonyahan Soomaaliyeed, waxayna kashaqaysaa deegaanada Puntland.

Пікірлер: 49
@ahmedgesod4839
@ahmedgesod4839 4 жыл бұрын
Allaha Barakeeyo Sh Cali, Wa macalinkeygii Najah School Bossaso. Waa Sh,Dr,Cabqari,Xigmad iyo tawaduc Alla ku maneystay.
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 8 ай бұрын
Maansha allah allaha barakeeyo sheekha waa macalinkayga jaamacada
@mubaraksaedjama
@mubaraksaedjama 5 жыл бұрын
Masha Allah teacher Ali
@AOmer-mu5wh
@AOmer-mu5wh 6 жыл бұрын
Masha allah shekh cali jazakallah
@umuabdallah1155
@umuabdallah1155 4 жыл бұрын
Jazakallah sheekh waa qiso cajiiba Runtii
@doone9873
@doone9873 5 ай бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah
@hassanfarey8928
@hassanfarey8928 6 жыл бұрын
Mashllh. Sh.Cali. macalinkeega buu ahaa
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 Жыл бұрын
Allaahu akabar allaahu akabar allaahu akabar allaahu akabar allaahu akabar nebi muxamed scw scw scw illaahayow kuwii ku ciro Qaata naga dhig aamiin aamiin
@qariaweysomar7000
@qariaweysomar7000 5 жыл бұрын
Sheikhan allaha xifdiyo waan la kulmayaa marka aan wadanka imaado insha allah
@m.x970
@m.x970 4 жыл бұрын
Ninkan raxmad baa kaso sokeysa Masha a Allah taasa cadeyn u ah imaankisa Masha a Allah xayaakalaahu ya aqil caziizah
@abdinuurmuuse3172
@abdinuurmuuse3172 Жыл бұрын
Masha allaah alle haku barakeeyo shikheyga
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Maasha allah jazakalaah sheekh
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 жыл бұрын
Masha allah barakallah fiikum walahi waanin khayrbadan
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 Жыл бұрын
Allaahu akabar allaah hakubarakeeyo aamiin aamiin aamiin
@ahmedhassanali7412
@ahmedhassanali7412 6 жыл бұрын
Masha allah walaal
@alinooromar6949
@alinooromar6949 2 жыл бұрын
Masha Allah teacher ali
@queenali9475
@queenali9475 2 жыл бұрын
Mashalh sheikh qisooyinkiis wan jeclhy rabi qeeyr ha siiyo aduun iyo aaqiro aamen
@nazraxuzein9052
@nazraxuzein9052 5 жыл бұрын
جزاك الله خير
@sayidomarabdirahmanolad2465
@sayidomarabdirahmanolad2465 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@mamacaasho6304
@mamacaasho6304 4 жыл бұрын
Maashaa allaah jasaa kalaah khayr
@m.faratoon2239
@m.faratoon2239 5 жыл бұрын
waan ku soo biiray chanalka wanan ka helay masha allah
@abdirahmanhassanabdi3434
@abdirahmanhassanabdi3434 Жыл бұрын
Qiso cajjib ah waaye
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Mansha allah alle haku barakeyo
@beingfuadjr1352
@beingfuadjr1352 7 жыл бұрын
maashaAllah dheeq
@maryanmuhudin7774
@maryanmuhudin7774 2 жыл бұрын
Masha allaha sheeqe
@sadiamohamoud2617
@sadiamohamoud2617 5 жыл бұрын
Alaahu akbar masha ah sh qiso lagu cibro qaato
@aliarab3709
@aliarab3709 6 жыл бұрын
Maansha Allah sheikh Cali dheere
@mustaqiimibrahim7859
@mustaqiimibrahim7859 6 жыл бұрын
Mash Allah
@cabdicalixirsi7328
@cabdicalixirsi7328 3 жыл бұрын
maasha alaah ilaahey haguuleeyo shiiq cali
@abdikadirmohamed2637
@abdikadirmohamed2637 5 жыл бұрын
Mansha Allah jasaa kallah
@Hw15243
@Hw15243 5 жыл бұрын
Maashaa allah waad mahadsantahay walaalkayow ilaahayna ha Nguyen. Anfaco Sarmaangarow
@AwaleOsman-ep3re
@AwaleOsman-ep3re 5 ай бұрын
Asc
@waberiinaomar168
@waberiinaomar168 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@hondashiine8973
@hondashiine8973 3 жыл бұрын
Masha allaah
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 4 ай бұрын
Rasuulkeena csw scw nnkh
@fardowomohamed8176
@fardowomohamed8176 4 жыл бұрын
Maasha allah
@suleymanaden4311
@suleymanaden4311 5 жыл бұрын
Noosobadiya khisooyinkii Cumar binu Khadaab wiliba sheikhaan aad baan ogahelaa codkiiisa ee fadlan xageen kahelaaa isago dhamaystiran ama waqtiwaliba wacdigiisa
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 2 жыл бұрын
mnsha allh
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗🤗
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
Assalamu aleykum
@cabdicalixirsi7328
@cabdicalixirsi7328 3 жыл бұрын
keep going
@ahmeddiini3
@ahmeddiini3 7 жыл бұрын
howl wanaagsan baad haysaan wllo saa ku socda dallada
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم أمين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
@mohamedcabdillahi2563
@mohamedcabdillahi2563 5 жыл бұрын
M.a sheqan magacii
@faysaljamac3357
@faysaljamac3357 4 жыл бұрын
Sh: cali maxamed sh: ismaciil
@queennimcocadey578
@queennimcocadey578 2 жыл бұрын
Qisada waa qabyo waxa dhiman wiilasha side u cafinayan iyo saxabigii o doortay waxa oo dhahaaaayo
@user-ne1gl7yl3t
@user-ne1gl7yl3t 11 ай бұрын
😊😅
@najmaahmedhussen8347
@najmaahmedhussen8347 4 жыл бұрын
Mcalinkaygiii
@AwaleOsman-ep3re
@AwaleOsman-ep3re 5 ай бұрын
Asc
Waa kuma ninka cunadiisa iyo lafadhiisigiisu xaaraanta yahay?
19:12
nasir haroun
Рет қаралды 2,7 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 123 МЛН
Qiso Layaab leh. Ducada Ninkii dhibanaha ahaa iyo Malag samada 4aad jooga...!!!
9:16
Dalladda Wacyi-gelin Bulshada رابطة إرشاد المجتمع
Рет қаралды 119 М.
Qisadii Harun al qurasani
7:23
Omarion
Рет қаралды 3,9 М.
Calaamadaha Lagu Garto Cidda Ilaahay Jecel || Sh Maxamed Haybe
1:03:18
Dhibaatada Qaadka - Sheekooyin Cajiib ah
12:40
Dalladda Wacyi-gelin Bulshada رابطة إرشاد المجتمع
Рет қаралды 43 М.
Isha Xasadka | Nin Waxa uu Eegaa Dhintaan | Sheekh Maxamed Ismaaciil
13:22
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН