No video

Daawo Qudbiga Shiikh Isixaaq Iyo Taariikhiisa +Cida La Aasan Iyo Inta Uu Dhalay

  Рет қаралды 84,811

Barkhad Media

Barkhad Media

Күн бұрын

Chennelkan Waxan ugu tala galay in aad kala socotaan wararka iyo warbixinada Guud ahaan Gobolka Sanaag

Пікірлер: 251
@masnajaamacliiban3437
@masnajaamacliiban3437 6 жыл бұрын
Kitaabka ilaahay unoqda iyo sunaha rasuulka scw
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 6 жыл бұрын
Awoowgay sheikh isaqaax Ilahay naxariistii jano haka waraabiyo
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 жыл бұрын
Aamiin
@sabriinagaastv6180
@sabriinagaastv6180 5 жыл бұрын
Awoowgay sheekh isxaaq alle naxariista jane haka warabiyo allow janatul fartowsa igu tus awoowgay sheekh isaqax
@asmaahmed2320
@asmaahmed2320 6 жыл бұрын
awoowo sheekh isaxaq alle haku raxariisto awoowo awal sheekh isaxaaq alle hku naxariisto
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 6 жыл бұрын
faataxada haloo maro awowgen ilahay naxariisti jano haka waraabiyo insha alah amen amen..
@farahali2927
@farahali2927 7 жыл бұрын
Awoogay ilahay naxariistii jano haka waraabiyo
@lennoncyrus8890
@lennoncyrus8890 3 жыл бұрын
i dont mean to be offtopic but does anyone know a tool to log back into an Instagram account? I was stupid forgot my account password. I love any tips you can give me
@hamdaahmed4409
@hamdaahmed4409 4 жыл бұрын
Awoowe rabi hakuu naxariisto🤗🤗🤗🤗
@Dhufsade11
@Dhufsade11 9 ай бұрын
Axmed Sheikh isxaaq(Toljecle) Ayuub sheikh isxaaq Ibraahim Sheikh isxaaq(sanbuur) Cabdiraxmaan Sheikh isxaq(Awal) Ismaciil Sheikh isxaaq(garxajis) Cali Sheikh isxaaq(Arab) Muse Sheikh isxaq( habarjeclo) Maxamed sheekh isxaaq(cibraan) ❤❤❤❤❤❤❤✊🏿✊🏿
@dahson4827
@dahson4827 2 жыл бұрын
Hadaan ina Sheekh Isxaaq ahay, waxaan dhihi lahaa waxani waa shirki ee joojiya Reer Sheekh Isxaaqow! Yaa ogolaaday ina maytida loo ducaysto! Tallaahi waxani waa shirki cad oo diinta qofkii sameeyaba ka saara! (ٱلَّذِی جَعَلَ لَكُمُ ٱلۡأَرۡضَ فِرَ ٰ⁠شࣰا وَٱلسَّمَاۤءَ بِنَاۤءࣰ وَأَنزَلَ مِنَ ٱلسَّمَاۤءِ مَاۤءࣰ فَأَخۡرَجَ بِهِۦ مِنَ ٱلثَّمَرَ ٰ⁠تِ رِزۡقࣰا لَّكُمۡۖ فَلَا تَجۡعَلُوا۟ لِلَّهِ أَندَادࣰا وَأَنتُمۡ تَعۡلَمُونَ) [Surah Al-Baqarah 22] Ha ka dhigina Sheekha qof la caabudo Allah agtiisa! Allhumma ahdinaa wa ahdiihum li siraad al mustaqiim, amiin! Wasalamualaykum!
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
Awowogey shikh isxaaq qabriga rabi ha unuuro🥰♥️
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto sh.isxaaq caruurta iyo inta la aasan.
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
Dadku haday Yaqaanaan Meesha awoowa'yaashood ku Aasan yihiin waa wax lagu farxo Bal waa'kaase meel Hawiye ku Aasan yahay hala soo helo ama Hala sheego kkkkkk Daarood iyo inta uu dhalayba waxay ku Aasan yihiin Sanaag iyo Xaaskii Daarood e Doombiro Ilaahay ha u naxariistee Sheekh Isaxaaq iyo inta uu Dhalayna way ku Aasan yihiin Sanaag
@haweyaabdi1008
@haweyaabdi1008 5 жыл бұрын
Awowgey sh isxaaq illahey ha naxariisto jannatul firdoosa illahey ha ka waarabiyo
@mubarakrashid3662
@mubarakrashid3662 5 жыл бұрын
Illaahay ha unaxariisto laakiin shirki bay kusugunyihiin dadkan
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
Soomaali Odoyaashii SHARAF lahaa oo aan ka soo askuney, ALLOW u wada naxariisto, isma diriri jirin , odayaasheenii , hawiye, daarood, dir, isxaaq, gaaladey ladagaalami jireen, sida aan maqley, shirkigana ha la ISKA ILAALiYO.
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 6 жыл бұрын
Abdirahman Ali daarod waa cadowga somalida ee haku darin somalida sharafta leh waa gabooyadii yemen
@singular123er
@singular123er 6 жыл бұрын
@@franklinrosevelt758 daarood waa somali diid ama yeel
@pleasesubscribe7659
@pleasesubscribe7659 5 жыл бұрын
@@franklinrosevelt758 Darood waa gobta soomaaliya iyo yamenba.
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 5 жыл бұрын
mudu abdi adeer somali oo dhan baa gobe jooji faanka reerka
@pleasesubscribe7659
@pleasesubscribe7659 5 жыл бұрын
@@franklinrosevelt758 Bili adan koo dhan waa gob . Taqwa bas ayaa lagu kala tagaa.Saas ayaan kawaday .
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Ninka Daahir ee murudk sheekha aha wa dhintay ilahay haw raxariisto
@midnimodiid2899
@midnimodiid2899 4 жыл бұрын
Allah yarhama oo hadda yaa meesha gacanta ku haya
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto oo qabriga ha u nuuro
@major_ace123
@major_ace123 5 жыл бұрын
Awoogay sheikh Isxaaq❤️
@aziyasamraa8503
@aziyasamraa8503 5 жыл бұрын
Awogay sheekh isaaq halagala tul tago shirkiga
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 жыл бұрын
inaa lilaahu waa inaa ilahu Raajucuun subxanallah Allah ka xishooda oo Iska daaya shiriga
@calicismaancabdulqaadir795
@calicismaancabdulqaadir795 5 жыл бұрын
Allow unaxariiso sh isxaaq
@libanhassan2580
@libanhassan2580 4 жыл бұрын
Subxanallah waar shirkiga iyo qabriga la dhundhunkanaayo ee laga barakaysanaayo hala joojiyo
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
Sheeekha u duceeya lkn shirkiga ha laga joojiyo
@dayibmuxmed2530
@dayibmuxmed2530 5 жыл бұрын
afka ka hadal ibnu ay
@mubarigmubarig6093
@mubarigmubarig6093 5 жыл бұрын
haa waxaasi waa shirki hadii sheekha loo ducaynayo haloo duceeyo lkn kadaaya jalaadkan iyo buraanburkan
@chuikhrigolle7149
@chuikhrigolle7149 7 жыл бұрын
inta kale awoowgoodooo ana aabahay rumaooo yaa ibnu ahmadaa shixisihaaq meeydh yaaloo. inta kale awoowgoodoo anna aabaheey rumaooo yaa ibnu ahmadooo shixisihaaq meeydh yaaloo allah u naxariisto shixisihaaq binu ahmed
@abdiazizghahnug9224
@abdiazizghahnug9224 6 жыл бұрын
illahay hakaralinoqdo sheekh isxaaq binu axmed isga iyo dhaman asxabtiisa iyo dhashiisaba ...karama laahu wajahu ayaanu leenay sheekh isxaaq binu axmed
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 6 жыл бұрын
(133) تِلْكَ أُمَّةٌ قَدْ خَلَتْ ۖ لَهَا مَا كَسَبَتْ وَلَكُم مَّا كَسَبْتُمْ ۖ وَلَا تُسْأَلُونَ عَمَّا كَانُوا يَعْمَلُونَ sidaan arkayay waa laga barkaysanaya qabriga awowgay shekh isaxaq alle haw naxariisto waxaan ka codsnayaa inaa shirkiga laga fogaado oo illaaha abuuray shek isaxaaq xagiisa loo jeesto sheekh oo la joojiyodadka jahligu dhaandhaamiyay ee xad gudubka samaynaya
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Waarun Wllhi Waxa Laga Dul dhisay Xata wa qalad
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Waarun Wllhi Waxa Laga Dul dhisay Xata wa qalad
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Sheekh Isaxaaq From Sanaag iyo Maakhir State of Somalia
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 жыл бұрын
Ahmed somalilander Sxb Somaliland iyo waxas inta ka Baxdid waxaynu nahay Somali Dalkuna waa Somalia e inaga daa Sheeko gumaystihii oo Dalka kala Faquuqa ka daa sidaad Somalia uga carareyseen Isaaqow ayaad Asqow'deene
@guledbile9799
@guledbile9799 6 жыл бұрын
Aar Siciid Waa lagu wasa hoyada silka ka wase
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
Ma sanaag bari baad maakhir ulabaxday ileen sanaag galbeed cag masoo saari kartide Xataa sanaag bari maakhir kama shaqayso puntland ba kashaqeya hhhh
@yaxyemohani8758
@yaxyemohani8758 6 жыл бұрын
asc ikhwaanii sanamkaan la dhunkanaya sidii xajarul aswadka muxuu ahaa war alle ka baqa wlh waad dhimaneysaan waana laidin weydiinaa mxaad ku jwabi dontaa waliyow af kuu noqo meyso yaa allaaah waanu ku rumeynay cidna wax kuuguma dareyno ee soo hanuuni yaa allaaah
@khadarxuseen6532
@khadarxuseen6532 Жыл бұрын
Mansha Allah hanbalyo
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
Adeer somalida melahan kabuqaysa idinka maxa idin gubaya oo idinka galay Ree sheekh isxaaq waa qoys kooban oo 800 sano kahor sheekh isxaaq binu axmed uu kudhalay maydh waana 8 carur ah oo ay katafirmeen dad gaadhaya 5 million mudadas 800 sano ah meshay kudhashena kamay dhaqaqin sida dadka qaarna lamaqaramayn oo 30M lagama dhigin 1000 sano gudahed waa duriyad saafi ah dhashi duriyada sheekh isxaaq ahayd taarikhda sheekhu madxafyada ayay taala rag dhul mareen ah o rag sheekh isxaaq 12 awoow katirsanaya soo gaadhay buug ay qoreen ayaa yaala Qabriga sheekh isxaaq ab ka ab familkii ilaalinayy ayaa jooga Saldanada sheekh isxaaq waa ab ka ab oo taarikhda way hayaan Taarikhduna waatan waana sax buuga makhdubaat e maxamed almasri qoray xataa sheekhu gabyaa buu ahaa soo akhrista oo isku daya inaad baadhan hadad nadanaynaysaan hadii kale nagala taga buuqa One week nin research kusameya taarikhda ree sheekh isxaaq xaqiqda ayu so oganaya marka qof waligiba buug iyo information midna akhrin taarikhna baadhin ayaa halkan wax iskaga soo qoraya wikipedia isaaq waa locked secured accurated taarikh sugan qof walba waxba iskagama qori karo rag professoro ah iyo scholars ah ba gacanta kuhaya tixraac resourceska iyo cadaymaha intaba waka helaysaa sidokle taarikhda iyago pdf ah Google wakahelaysa maydh sanaag kalay familka ilaaliaya taarikhda iyo cadaymaba waka helaysa Sheekha iyo carurtisi iyo 2 ashraf ah iyo sheekh Yusuf alkawnayn intuba way isku ag aassanyihin waa qabri 800 sano kasoo waregtay familka hada ilaaliya ilaa ab ka ab ayay qabriga u ilaalinayeen Marka ma idinka noshegaya waxan nahay mise anaga naqana adeer nasabadayadu maaha mid labadali karo Inaad nagu mashqushaan waa nosharaf oo ma jeclatan Dirtu bahda magado ayay abtiyaal uyihiin Bahda xabuusho somali meelna kamasoo galaan 4.5ki bari dhawayd anago somalia kamaqan oo ka go'onay layska malmaluqay oo aan masuul ka ahayn siyaasad ahaan layskaga daray sheekha isir hamodina Dowladi kahoreyay burburki sida adan cade e somali republic isaaq kaligi ayu wax kuqadan jiray dirna kaligeed Dowladi ingiriska e somaliland dir iyo isaaq aya lakala ahaa Isaaqna 95% way garanayan nasabkoda oo abayashod iyo awowyashod ayaa usheega 5% soo hadhayna wakuwa xamar jooga way yaqanan nasabkoda lkn wax bay kucunaan ee soo erya isaaq somalia kama mid ahan waa rag shaqatagay kuwaasiye Haday kamid ahan lahayen isaaq kaligi ayu wax kuqadan lahaa Tankale waxad tidhahdaan hadad carab tihiin maxad lamodawaten qaarkin Hadaba jawaabtu waatan sheekh isxaaq ba ugu danbeyay qof cad yacni 800 sano ayay caruurtisi gabadh madow uun gursanayeen sidaasna colourkii cadaa wukutagayaa Tusaale anigu hada hadaan tago tuulo wadanka Brazil kutaala oo gabadh cad gursado oon soo noqon waayo 600 sano kadib carurta iga tafirmaysa cadaan bay noqonayan sabbto ah gabadh cad ayunbay gursanayan ileene Marka haku daalina ree sheekh isxaaq Tankale gabay uu oday tiriyay 1950ki bari dhawayd bay cadayn usoo qaatan Ana idinka jawabaya e sifican u akhrista nin cadawgayga ahaa o geela aan kala dhici jirnay hadal uu yidhi 1950ki cadayn manoqote maydh matagi oo buugti dhulmarenadu qoreen 1760kiu masoo akhrisan oo tarikhdayda masoo baaddhi madxafyada azhar iyo iraaq taala hadii kale nagala tag buuqa Tankale irirsamale iyo dir Waa siyaasad shirkii carta lagu sameyay ee isir ma ahan anaguna kumaanu jirin shirkaas ogaan bay noogu dareen ileen somalia wanka go'ne Waaki suldaanka guud ee isaaq kuxanaqay ee kushegay xadgudub isir Marka waxaas anagu masuul kama nihin Hadan somalia kujiri lahayn wanka masixi lahayn Wax shaqo tagay baa wax kucuna Ee dadka ree sheekh isxaaq masheegtan Hadad aragto qof leh isaaq ban ahay dirna wan ahay ogow qofkaasi waa dirtii caadiga ahayd oo nasheganaysa way najecelyihin ama waa qof cadawgayaga ah oo nanceb lkn isir lama badali karo Runta ah labada bah ee sheekh isxaaq bah kamida ayay abti uyihin dirtu Mafahantay Tankale kuwa naneceb ee cadawgayaga ah waxan leyahay Adeer cadawgayga lamawaydiyo taarikhdayada waayo dagaal iyo dhimasho ayaa naga dhaxeya ma cebayn bay udaahayaan
@axmadaxmed293
@axmadaxmed293 6 жыл бұрын
rabbi ha u naxariisto awooweheen anigu waxan kamid ahay durriyaddii ay gabdhihiisu dhaleen waxase jira diinteennu ma oggola in la baryo meytida in laga barakaysto iyo in la dhiso ama nuurad la mariyo
@abdiwahabahmedmohamed5354
@abdiwahabahmedmohamed5354 7 жыл бұрын
lkn xagu ku aasanyahay wa magalade wa meel aad uqurxoon alle haku naxariisto awoow adii iyo into islame dhimatay
@Barkhadlemaxamuud
@Barkhadlemaxamuud 7 жыл бұрын
Abdiwahab Ahmed Mohamed Wuxuu ku Aasanyaha Gobolka sanaag Gaar Ahaan Magaalo Xeebeeda Maydh
@omarabdi4181
@omarabdi4181 7 жыл бұрын
Barkhadle maxamuud lkn wll ismail carre Marku leeyahay' (ismail carre siciid garxajis sheikh isaxaq weeye). Marka garxajis laftisi lama aasna miyaa.
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
omer awabdi lama aaasno garxajis barbara ayuu ku aasan yahay sida ay sheegayaan!
@omarsaid4636
@omarsaid4636 5 жыл бұрын
Xiis iyo maydh
@fouzeyahyousef9034
@fouzeyahyousef9034 5 жыл бұрын
حرام زيارة قبور المشايخ هذه إحدى البدع وقد حرمها الله سبحانه وتعالى ورسوله صل الله وعليه وسلم هو الشرك بالله والعياذ بالله .
@axdiqoordheere1026
@axdiqoordheere1026 8 жыл бұрын
allahu yarxama
@khadiijahassan1088
@khadiijahassan1088 7 жыл бұрын
axdi qoor dheere
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 4 жыл бұрын
Waan kabaqayay sidaan marki laga badbadiyay sheikh isxaaq war Allah kabaqa dadkodhan awoowe weylahayen Allaha unaxariisto awowayasheen nin maskiin ah oo marhore dhintay oo hadu rabo meesha kumaba duugna Subxanallaah 😱😱😱 aaway culumadi iyo dowladi
@BOD_EDIT
@BOD_EDIT Жыл бұрын
Awoogay afkaga ka leexi
@abdihakeemhashimi7224
@abdihakeemhashimi7224 Жыл бұрын
Isaaq maha xiniftire dir from isaaq
@samsammaxamed5505
@samsammaxamed5505 3 жыл бұрын
subxana allaah mashirkigaad meeshan kufaafisaa iyo naagaha ciida dharqanaya ilaahay kabaqo
@aniisaali6766
@aniisaali6766 5 жыл бұрын
awoooowe ilhaaaye haaa ku naxaristo amiiiiiiin amiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiyashacni8693
@safiyashacni8693 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto awoowoyasheen qabriga hauwaasiciyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@deeqaaden1228
@deeqaaden1228 6 жыл бұрын
Awowgaay illahay hakunaxariisto Gabrigaana hakunuuriiyo amiin
@mubarigmubarig6093
@mubarigmubarig6093 5 жыл бұрын
walaalo iskadaaya waxani waa shirkiye isagoo uu waliba uu awwgay yahay sheedaanku wuu idiin qurxinayaa ilaa jiilalka idinka dabeeya uu ku idhaahdo awaawyaashiin ayaa caabudi jiray ee caabuda ilaahyna quraankiisu ku sheegay
@tooninita4043
@tooninita4043 5 жыл бұрын
awoowe alle haku naxriisto adiga iyo dumarkagi iyo ubad kagiba
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Awoowo ilahay hakuunaxariisto adiga iyo xaasaskaagii iyo ubadkaagiiba
@dayibmuxmed2530
@dayibmuxmed2530 5 жыл бұрын
aaamin jadii yabni axmedaa
@miiiyomaaglodhul7704
@miiiyomaaglodhul7704 4 жыл бұрын
اللھم امیں
@unknownperson4596
@unknownperson4596 4 жыл бұрын
Aamiin
@wararkagobolkasanaag6374
@wararkagobolkasanaag6374 5 жыл бұрын
Magaca ha khaldin fadlan waa shiikh isixaaq
@shamsaabdikhadir3327
@shamsaabdikhadir3327 4 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون War qabriyadan in la burburiyaa waa waajib.
@yusufali2900
@yusufali2900 3 жыл бұрын
Ma kuwii baantuuga ayaad moodaysaa
@abdilaahiabdimuuse8865
@abdilaahiabdimuuse8865 2 жыл бұрын
@@yusufali2900 oo muxuu tarayaa hadaa
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
@@abdilaahiabdimuuse8865 adeer anagu wax notaraya e kor uga bax dhulkan iyo magalada maydhba waa meshu nagu dhalay iyo meshu kudhintay qabrigisana 7 million oo ree sheekh isxaaq ba ilaashanaysa
@waddanidhaba9175
@waddanidhaba9175 6 жыл бұрын
habar Yoonis gobta laandheeryasha lagu aamiinay asalkii isaaq
@munaqalimunaqali362
@munaqalimunaqali362 5 жыл бұрын
laydhkiisii bay ka baqtiiyeenn deto waa u dabshidaan
@qazimabdirizakarab5448
@qazimabdirizakarab5448 5 жыл бұрын
Hayna kala qaadin all Reer sheik isixaaq waa isku mide
@dfghbbcgghjm5356
@dfghbbcgghjm5356 6 жыл бұрын
Awgay shekh isaxq alow ku naxriiso
@samiradek5987
@samiradek5987 7 жыл бұрын
Alle haku nacaristo awoowe
@mukhtar3052
@mukhtar3052 3 жыл бұрын
Inshaalah 😭😭🙏🏾
@mohamedabdi-ml8kx
@mohamedabdi-ml8kx 5 жыл бұрын
asc ikhwaanii sanamkaan la dhunkanaya sidii xajarul aswadka muxuu ahaa war alle ka baqa wlh waad dhimaneysaan waana laidin weydiinaa mxaad ku jwabi dontaa waliyow af kuu noqo meyso yaa allaaah waanu ku rumeynay cidna wax kuuguma dareyno ee soo hanuuni yaa
@suldanawareaware2916
@suldanawareaware2916 6 жыл бұрын
Waa isaag oow maye dadkii meeshan deganaa ee uu sh,isaxaaq ugu yimi ee la,oran jirey MAGAALAHA Isaax cadalada xumaa waar sheega ASHRAAFTII MAGAADLE
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 жыл бұрын
Dhismahani waa dhow yahay ee sheeg dheh cidii dhistay iyo goortay ahayd Dhismihii hore wuu dumay wuuna baababa,ay
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Awoowo sheikh Isxaaq Ibnu axmed alle hawnaxariisto iyo ayeeyo magaado waan jecelhy Inan maydh tago oo aan meshaas Cagta saaro inshallah alle hay rumeeyo cimrigana haydaayo wlhi waan Ku hamiya inaan. Dul istaago mesha awoowo Ku asanyhy lkn wllyl pls uduceeya lkn waxa kale we aad wadaan waa shirkii joojiya shirkiga
@fatmanalyaa3773
@fatmanalyaa3773 3 жыл бұрын
!
@kopend8638
@kopend8638 2 жыл бұрын
im isaaq but im not sure about this tomb stone, i think we should get rid of it. im afraid we might be comminting shrik
@faraxsaleebaan4476
@faraxsaleebaan4476 5 жыл бұрын
Awowe illhy haku naxristo
@______4017
@______4017 5 жыл бұрын
Allah unaxariso
@saynabsomalia446
@saynabsomalia446 7 жыл бұрын
Ilhey haunxrisyo shiikha iyo inti dhimatyba
@qazimabdirizakarab5448
@qazimabdirizakarab5448 5 жыл бұрын
Alle how naxariisto awowgy sheikh isaxaaq
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Illhy nxariisti jano hka warabiyo awoowayashay😭🤲🤲🤲❤❤❤
@mukhtar3052
@mukhtar3052 3 жыл бұрын
😭😭😭
@munaqalimunaqali362
@munaqalimunaqali362 5 жыл бұрын
awowo allah ha ku naxariisto
@israxajiroble5667
@israxajiroble5667 5 жыл бұрын
Awoowgaya iyo dhashiisi Allah haa unaxaariisto Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen yaaa allah
@sarahussein5872
@sarahussein5872 6 жыл бұрын
Wow nice
@mahamethnasir6264
@mahamethnasir6264 4 жыл бұрын
awoowo alle haku naxariisTo
@abdulmajetmohamed6418
@abdulmajetmohamed6418 3 жыл бұрын
Awowgey sh isixaaq
@amiishsalaad9198
@amiishsalaad9198 4 жыл бұрын
Wll rabi kabaqa
@cishaaxmed8814
@cishaaxmed8814 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto awoowe
@khamram8672
@khamram8672 6 жыл бұрын
Isaaq abahod walawada yaqaana oo waa kaas Hadaba waa su'aale daarood iyo hawiye aabayashod halkay ku asanyihiin yaa yaqaan?
@amiirulbacaad334
@amiirulbacaad334 6 жыл бұрын
Kkkkkkk War daarood Waala yaqaanaaye Iaka hubso
@mohamed88466
@mohamed88466 5 жыл бұрын
Hajji darood Isla gobolka sanaag Duleedka magaalada badhan Lipaax banaan degay Ahahahahhaahahahah
@zainayusuf5292
@zainayusuf5292 5 жыл бұрын
darood waa jareer yahuud ah oo carab isko sheega oo reer shikh isaxaaq cuqdaad oo gaba 😂😂
@mohamed88466
@mohamed88466 5 жыл бұрын
@@zainayusuf5292 apti nagamaad xishoone Inaan KU guursado maanad kaba baqayn Bilaa calayk Aahah
@mohamed88466
@mohamed88466 5 жыл бұрын
@@sammyhashi1095 hoo hoo Bal horta
@munamuna8335
@munamuna8335 6 жыл бұрын
Awawe ilahay qabriga hakuu nuro
@maxamedcawaale9767
@maxamedcawaale9767 5 жыл бұрын
Kkkkkkk kuwa kle la leeyahy wa sheekha shariif kiisi iyaganu waa ilma ayo waana qoloma
@FarahAbdul
@FarahAbdul 7 жыл бұрын
Waxan uu dhismo ah waxa ka danbeeya Suufiyo iyo reer Qabri Caabud waxaana wax inoogu horaysay wakhtigii ay Iraan dhulka Somali timid.
@rodaali4714
@rodaali4714 6 жыл бұрын
Laakiin shirkiga joojiya
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 7 жыл бұрын
Shekadaan waxaa kadabeeye suufigada waana qalad waxey sameeyaan waxfiican maaha
@Barkhadlemaxamuud
@Barkhadlemaxamuud 7 жыл бұрын
Abdul Fatah ... Ma Ah Wax Khald Ah E Waa Meeshii Badi Dadku Ka soo Farcameen Waana Wabri u Baaahan In Loo Duceeyo Sheekh isixaaq Binu Axmed
@rodaali4714
@rodaali4714 6 жыл бұрын
Ale hanaxariisto
@fowsiyofaragab2783
@fowsiyofaragab2783 6 жыл бұрын
Shirkigu waa xaaran illahay ka baqa illahahy macafiyo qofki shirki la yimaada inti dhimatay allah ha unaxaristo
@naanamanaxe7288
@naanamanaxe7288 5 жыл бұрын
Fowsiyo faragaab...Kuwa qarxa ayaad tahay
@hamdajama3809
@hamdajama3809 10 ай бұрын
Xabalaha miya la dhunkada?
@vanpersie5098
@vanpersie5098 5 жыл бұрын
شي لله و لي الله
@buuriyobanaan2719
@buuriyobanaan2719 3 жыл бұрын
Ismacil care Ayuub Awal Sharif shikha Ibrahin sharif Axmed gamaaso
@zeinabali4073
@zeinabali4073 5 жыл бұрын
Awoowgay ilahi naxariis hauwarabiyo
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 6 жыл бұрын
War illaahay Ka yaaba oo ha laga joojiyo
@dayibmuxmed2530
@dayibmuxmed2530 5 жыл бұрын
ay ay dhalay bad tahay oo bilaa iimana
@weeshzancaydiidcali1758
@weeshzancaydiidcali1758 5 жыл бұрын
Ale haw naxariito duriyad
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 5 жыл бұрын
weeshzan Caydiid cali kkkk maanta shiikhii bad so booqatee kkkk meelahas kale ayan comments kaga ku arki jirtay shiikha caruurtisa qaar aanan maqal bu ninkani shekayaaaye
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 6 жыл бұрын
yaa Islam ah war dadow awoowayaashii laga askumay u ducerya war maku heesaysaan war ilaahay kabaqa laa ilaaha illaahu mahameda rasuulu laah ( qabri ayaad dul joogtaan yaarabi yaarabi ala yaa kaqabta wadaadka ) ilaahow adiguu midigtaada yahay isagu madalban sidaan
@daudnooh
@daudnooh 5 жыл бұрын
anigo isaaqa waxanlayahay shirkiga jojiya هذ شرك بالله أكبر ذنب عند الله
@dayibmuxmed2530
@dayibmuxmed2530 5 жыл бұрын
ay bilaa iimana ayad tahay yaa ay
@daudnooh
@daudnooh 5 жыл бұрын
@@dayibmuxmed2530 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم لعن الله اليهود والنصارى اتخذوا قبور أنبيائهم مساجد. Qaboor masajid laga samaniyo wa dhambi wayn oo Sunnada kilafsan. Isaaq wa awowqana dhimtay ha lo ducayo wa qof mayita.
@mubarigmubarig6093
@mubarigmubarig6093 5 жыл бұрын
waa sax anigoo waliba uu awawgay yahay waxaad wadaan waa shiri sheedaanku qarniba qarnigu kasii dambeeyo wuu uqurxinayaa ilaa uu yidhaahdo awaw yaashiin ayaa caabudi jiray ee caabuda sida quruuma horaba ku dhacday quraankana lagu sheegay
@kkkkkkkk9394
@kkkkkkkk9394 6 жыл бұрын
Allah yarxam my dear father
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 жыл бұрын
supxn allh wxz wa danpi
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 жыл бұрын
Somali National Socialist 😂😂😂😂 ayow deeh
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
Qalad wayn Horta alle haw naxariisto awoowo lkn U duceeya uun lkn muu ahyn ilahay dee waxay qabrigan roobka arsaaqda iyo awooda rabi lawaydiisanaya war alle haudin soo hadaeeyo
@salmahasan2438
@salmahasan2438 6 жыл бұрын
Subxanallah waxaani waa baadil Alle ma ogolo waxaad aqrinaysaan Alle u laabta
@muhammadawil5662
@muhammadawil5662 6 жыл бұрын
Salma Hasan benta maha i'm isaaq but waxan waa dambi iyo shirki
@amiirulbacaad334
@amiirulbacaad334 6 жыл бұрын
Waa oromo afrikaan Madowgoodo eeg
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 6 жыл бұрын
ilaahow u naxariiso a away culimadii dhibkan iyo dance gu muxuu yahay war ilaahay kabaqa u duceeya oo marxuumka dhibka kala taga iyo bidcanimada xaraam waxaad Ku dulsamaysaan ilaahay kabaqa
@maxmuudjaamac560
@maxmuudjaamac560 6 жыл бұрын
ilahay how naxariisto qayaaumkii shiikh isaxaaq sheekh daahir iyo dhamaan muslimaanta dhimatay
@muhideenfarah719
@muhideenfarah719 2 жыл бұрын
Rahimahu allah, lakin wa xaram qabriga ina lago dor heso, salaan yo ducaa wax aan ahayen lagoma akhriiyo ahulu qabriga hadaa inta lagabadiyo wa shirk
@herrochannel2670
@herrochannel2670 6 жыл бұрын
Waa maxay waxan la shuminayaaa hhhhhh
@qadanqadan6095
@qadanqadan6095 6 жыл бұрын
Allah yarxama
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 3 жыл бұрын
Sheekh muusena mee qabrigiisii
@abdifitaxmohamud5893
@abdifitaxmohamud5893 3 жыл бұрын
SOMALI WATAA MEEDAY HOOYADII IYO ABIHII, MAXAA KALI KADHIGAY
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Meeshan wa xagee
@FarahAbdul
@FarahAbdul 6 жыл бұрын
Reer Somalia in Yar oo Al-shabaab ii Soo gudbiya si ay dhulka ula simaan xabaashan meesha laga dhisay ilama aha in ay Somaliland ii dumin bahasha
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Aabaha xabashisi ayaa la soo fagi.
@cabdulqaadirmuusexasan8494
@cabdulqaadirmuusexasan8494 6 жыл бұрын
shiikh how gafinina
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
mayreey fahmayee wayaa mayree maxay ahayd ma wayaaney ka wadaan ilaa waatii la lahaa itoobiyaa kusoo duuli jirtey dhulka soomaalida qarnigii uu dagaa la mayey sheikh axmed gurey oo duulaan badene loo yaqaaney
@naanamanaxe7288
@naanamanaxe7288 5 жыл бұрын
Sheekha maydh yaalow sheekhisaxaaqow awoway shar naga hayeey..
@munaqalimunaqali362
@munaqalimunaqali362 5 жыл бұрын
awal jiidali buu ku aasan yahay 4 ilma xamuusho ayaa la aasan
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
subeer awal baa jiidali ku aasan balse awal sheekhuu la aasan yahey
@axmadaxmed293
@axmadaxmed293 6 жыл бұрын
walaalayaal dumiya guriga laga dul shisay dhulka ha lala simo
@naanamanaxe7288
@naanamanaxe7288 5 жыл бұрын
Axmed axmed... Ilma xaaraanbaad tahay magacaaga bay kamuuqataa
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
hahahaha
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН
Warbixin : Magaalada Taariikhiga Ah Ee Maydh.
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 40 М.
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Universal TV
Рет қаралды 731 М.
XAQA CARUUTA AY KU LEEYIHIIN WAALIDKOOD || Sh Maxamed Umal
10:51
Daacad Production
Рет қаралды 22 М.
Qabrigii SHEEKH ISXAAQ
15:11
Qays Qeyser
Рет қаралды 339 М.
Xog ku saabsan Xabaasha Sheekh Isaxaaq ee Maydh.
6:24
MM Somali TV
Рет қаралды 24 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16