DAAWO Sheekh Xasaan oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Laascaanood iyo Fariin Kulul oo Somaliland

  Рет қаралды 59,196

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Жыл бұрын

DAAWO Sheekh Xasaan oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Laascaanood iyo Fariin Kulul oo Somaliland

Пікірлер: 82
@osmanahmed3550
@osmanahmed3550 Жыл бұрын
MashaAllah sheikh xasaan illahay ku xifdiyo warkasi wa dhab laga qariyo musliminta waayahani
@farhiyoabdi2811
@farhiyoabdi2811 Жыл бұрын
Sheikha uu aqoonta badan ummada soomaliyeed oo yaqano sida cashirka loo sharaxo . Allah ha xifdiyo . Hada somaali nahay nasib weyn ayaanu leenahay inu Allah noo hadiyeyo caalimkan iyo culimadi kaley oo soomaliyeed. GOBANIMO !!!
@abdinasirali3460
@abdinasirali3460 Жыл бұрын
Amiin ya Allah
@mohamudmuhumed8361
@mohamudmuhumed8361 10 ай бұрын
Haa wlhi walashey sax waye allah hanoxafidho sheikh hena abu salman
@muqtaarcali9459
@muqtaarcali9459 Жыл бұрын
Asc shiiqow dadla wow garaa ee horey u soco insha allah
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын
Sh xasaan xuseen ninka culimada somaliyed ugu runta badan uguna cilmiga badan waana nin fahan dheeriya eebbe ku mannaystay.sln sare sheekh from hargaysa somalia
@amalcarale9259
@amalcarale9259 Жыл бұрын
Sheekhanaa xassaan xafidahullaah
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@user-cy3hd1id8y
@user-cy3hd1id8y 4 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@ahmeddaudwarsame4614
@ahmeddaudwarsame4614 Жыл бұрын
Asc Sheekh waxaa wanaagsanayd inaad ka hadashid kufsiga majeerteen ka wadaan laascaanood.
@haqabtirechannel
@haqabtirechannel Жыл бұрын
Masha allah
@user-gd8ld3zw8x
@user-gd8ld3zw8x 11 ай бұрын
Masha Allah
@amareto5772
@amareto5772 Жыл бұрын
Xukaamta Sooamaalida waa uuba ka xishoonaa in labada gacmood uu kor u taagto uu Ilaah baryo. Weli ma arag xaakim Soomaali ah ummadda horteed Ilaahay ku baryo.
@demasabdisamad4565
@demasabdisamad4565 Жыл бұрын
Legend
@hassansalagle6605
@hassansalagle6605 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed Жыл бұрын
Kkkkkkkk shiiqaan shactiradaa kujeclahay almujaahid hadow qooslaayay maxaasameyseen 🤣🤣
@HakaFakarin
@HakaFakarin Жыл бұрын
Geesi weeye shaikhan
@kiinadanbarekiinqaali
@kiinadanbarekiinqaali Жыл бұрын
Hi
@cumanmaxamed
@cumanmaxamed Жыл бұрын
Yesboss
@CabdicasiisCabdicasiis-bl9vf
@CabdicasiisCabdicasiis-bl9vf Жыл бұрын
Asc
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Жыл бұрын
MaashaAllah noolow
@ayaannor6948
@ayaannor6948 Жыл бұрын
aadigaaga leh mansha allah lama arag sheekh qabaail ah doqoniimo ogaadeen baad u tahy ama umada sheekh u noqo ama kala saarka kadaa umada soomaaliyeed shalay markkii siyad barre dadka gubayey inaadeerka ahaa buu ahaa fadwo ayd u sameyneysay oo isaaqu yuhuud bay ahaayeen lagu jihaado maxd uga hadli weydy shacabka muqdisho ee malin walba aad ku raacsan tahy shabab in ay dhiigoda baneysato hadaba adigu is xukun bal adba sheekhoow
@sheikhabdiladifabdikarimma532
@sheikhabdiladifabdikarimma532 Жыл бұрын
​@@ayaannor6948 Hishow sheikh Hasaan Husein Adam Abuu Salman Aqon umalihid Angie maihi nin Ogaden ah nin sheikhal ayan Ahay lkn sheikh qawileste maahan
@adannoor4526
@adannoor4526 Жыл бұрын
Mr. Hassaan Buufis
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b Жыл бұрын
Bal kiliip ama hal fiidyaw in habba cinwaan loo sameyo maxaa faa,iido kujira???!!!!!!.
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 10 ай бұрын
culimadii runta sheegi jirtey sheekh xasanba ka hadhey
@maxamedaadanaxmed1626
@maxamedaadanaxmed1626 Жыл бұрын
Sheekh maxaad kaga carari in la sameeyo dawlad islamiya muslimkii ilaahay caabudayay baad gaalo ku sheegtaaye markaa dawladaad rabtaa ma tu firqadiina ahbaad rabtaa
@user-gm3ji8iw4p
@user-gm3ji8iw4p 6 ай бұрын
Sheeekh markaaa ma umadaa ladilibaad kawadaa
@nejmaali2161
@nejmaali2161 Жыл бұрын
Asc wr wb Goorma Somalia weligeed Diin iyo Quraan lagu maamulay ilaa weligeed Maxaa Muuse hoos loogu dhigaya hadalka Kii Kursiga fadhiista Qabiilkiisu u fadhiya Kitaab iyo diin midna wax kuma maamulan Umada ayaana laga raba inay iska diido oo ay kacdo Jihaadna ku galaaan diintooda lagu Ganacsanayo
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Muuse Shareeca Islaan laguma heystee xasuuqa Laascaano ayaa lagu heystaa & culimadii reer Waqooyi ee ka hadli waayey dhibkaas sida Sh Dirir oo taageeray xasuuqa eedana dusha ka saaray Garaadada. Halka Sh Mustafa gebi ahaan indhaha ka xirtey. Sh Dr. Kaariye aanan ka aheyn oo si sax ah ooga hadlay masaajidka Khalid BIN Walid ee Jigjiga yar.
@nejmaali2161
@nejmaali2161 Жыл бұрын
@@NurAlaaNur wll xusuuqan maba yimaadeen hadii Diinta lagu maamulayo umada taas ayaa muhiima inaad fahnto Wadaad iyo waranle haday ka hadlan iyo haday ka aamusan taasi iyaga Su'aal sugaysa weeye Xaqa qofka ka aamusana wuxuu la danbi yahay kan sameyey Allaha xaqa ha Ina tuso Dulmigana ha inaga dulqaado Muusena waa Bina aadan waxba kama duwana kuwiii hore ee Wadanka iyo dadkiisina kala daadshay.
@user-mo9qh3zc3y
@user-mo9qh3zc3y 11 ай бұрын
Xasanow culumada iyo aqoonta diimeed na kaligaabaa kitaabka alle waa xaq balse adigu xaqdaraad u leedahay
@abdihashi2310
@abdihashi2310 Жыл бұрын
Ictisaam meesha ay ku dheheen Muuse biixi المجاهد الكبير waa xagee ?
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 10 ай бұрын
horta markadtahey qof islama sharci waxna ka xarantimeyay waxna ku xalaley ma lihidmiyaa mxey tahey dasturka imika gacantaaga lgu ansaxinayo ee waxna lgu mamnucayo waxna lgu banaynayo diinla aan miyaynu nay mxa umad islami uga bahan sharci gacanku sameysa iyado illaahey siyay kitab quran waxna ka ka mamnucay waxna ku farey side intad kalamki rabi diido aad sharci kle u samaysan karta adigo islama ood ugu dhaqmi karta dastur adigo islama od hdana u shegankarta umad islam gaalnimo cadweye qofkii se alle kheyrla rabo wu wafajiyaa yay idin dhuman somaliyey kalamkii rabi wan diidey a ma ku dhaqmayo ee wxan samaysanaya sharci gacanku samaysa o waxna ii fasaxa wxna ii diida wa gaalnimo shekh xasana intasunbu ka hadlaya rabi ha xafidee yan laydin sirin diinbeynu leeney waxna inaga xarantimeysey waxna ino fasaxdey qofki dambigalana lagu xukumayo iyado la leyay illahey wxu yidhi sida iyi sida ayada inta iyo inta sa lagugu xukumaya qodobka ciqabta gud farqadisa ba wxu dhigaya mxa galmatahey marka lagugu xukumayo qodob adami qorey iyado lagugu xukumi karo rabi cadaladiisa yan laydin sirin diintina isku xukuma hdad muslim saxa tuhin rumaynta rabi iyo nabi muxamadna dhab idintey
@axmedmaxamed6770
@axmedmaxamed6770 8 ай бұрын
Shiqow shar bahan iskaahir suno ladirir weye soo ma ogid cabsi cabsi waye
@khaalidmahmed4212
@khaalidmahmed4212 6 ай бұрын
Sh khaarig baad tahay hadii run sheeg soo gala dagaaka
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 Жыл бұрын
Dowlad xun shiikh dawlad la an bay dhaantaaa😂
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Mise eebaha wax dila ayaa tahay asiga iyo kuwaad lumineyso eebe ka xishoow eebana nabada uu dajiyey usheeg dadka ee haliminin inagaa kugarane
@asadxasan9980
@asadxasan9980 11 ай бұрын
😮waxaad dadka ku akhrinayso ka daa beenaala yahaw aygii wasakhii kalabkii sixiroolihii ee dadka sixra
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Dadka eebe udaa xumaanta kuu qarsan waad ogtahay eebana waa ku ogyahay xishood
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Eebe ayaa dumine adiga maxaad fowdada ugalin dadka oo eebe ayaa dilaya waxwalba adiga wax maxaa kaagaley oo aad xumaantaada qarsan u arki la dahay
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 Жыл бұрын
Wax dhintey o diinta alle KU gabanaya saqajaan
@kaafiherz6930
@kaafiherz6930 Жыл бұрын
Toliw kuwa dhagaystaa ma caamaa mise waa dhagxaan cid ku odhanaysaa warkadaa ma jiro.
@petrucci1794
@petrucci1794 Жыл бұрын
Ninkan cilmi waligaa bad kugaadheynine alwaax commentiyada kahadla aya tahay e wax halagu faideyo dhageyso
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Eebe malumineysid ee dadka ayaad lumineysaa
@2023Palestine
@2023Palestine Жыл бұрын
Dastuurka kenya ayuu ku hoos noolyahay. Maanta oo dhan mid soomaliyeed ayuu wax ka sheegayaa.. maad ka soo gurtid oo Dalka waxaad jeceshahay noo horseedid. . . Inaad ku hoos noolaato gaal ku qanacsanaato ku hoos noolaantoosa oo aad soomali maalinnkasta wax ka sheegto.. waa uncalled
@xasanbarre5657
@xasanbarre5657 Жыл бұрын
Miskiin waa shabaab cad wll
@dekomaalin283
@dekomaalin283 Жыл бұрын
​@@xasanbarre5657 may not have been
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 Жыл бұрын
Kan waa nacas waryaaya
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
kani ma sheekhbaa mise waa sheydaan
@axmedyamane2114
@axmedyamane2114 Жыл бұрын
Maya waa caalimka soomalida
@anisabdullahi7667
@anisabdullahi7667 Жыл бұрын
Hakuxadgudbin shekha xayawanyahow urayo
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
Shaikh xasaanow bal meesha aad joogtid miyaa la isku xukumaa shareecada islaamka , bal meesha aad joogtid kabilaw jihaadka calan gaal baad hoos joogtaa markaasaa rabtaa umadda islaamka dhexdooda in aad fitan kadhex abuurto , somalia maalin kastaa qisaas lagu fuliyaa dad badan oo Wax dila baa maalin waliba tiirka lageeyaa , angu dastuur gaalo ma hoos joogno alx ee waxaa nagu dhex jira kuwaa adiga ufarwooto oo masaajida umaad islaamka ku hordila maaatida iyo caruurta qaraxyo kulaaya hadana magac diin dadka kudila weliba kufaana umadda islaamka dilkooda , kuwaas shartooda umadda uga dig kuleey waa ilmahaa adiga u fatwootid subxaana allah .
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Жыл бұрын
Maanta ayaa diinta aad haysato caddaysatay Sh daarood oo reer macalim oo Ogaadeen Ah Caamada ka liita Oo is qarin waayey ayaad noqotay ceeb ayey kugu tahay Toobad keen Ilaahay ka cabso
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 Жыл бұрын
ALLAW HANUUNKA NOO ILAALI KANA MASAAKIIN UUNBUU SHEEKH UYAHAY OO DIINA KABARTA WALEE WAXAA HOOGAY NINKA KAN SHEEKH UU UYAHAY DIINA KABARTA SUBXAAN KHAWAARIJ ALLE UMADA HAKAA QABTO
@axmedyamane2114
@axmedyamane2114 Жыл бұрын
Adi yaa tahy markaad sidaas u hadalayso
@osmanahmed3550
@osmanahmed3550 Жыл бұрын
Gaal yahe na dhaaf
@axmedyamane2114
@axmedyamane2114 Жыл бұрын
War ilahay ka baq
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Somali boqolkiiba sagaashan iyo shan waxaa wax bara oo sheekhyo u ah khawaarij laga yaabaa khawaarijka reerkiina ah inaanad khawaarij u aqoon lakin ka reeraha kale aad u taqaan khawaarij
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 Жыл бұрын
@@abdirahmanxuseen8199 isku qabiil matiihiin dhaadhanaw soomaali sheekh uma aha ee inta Alle nacay ayuu sheekh uyahay yaahuu tankale dartii ayaan qabiilkayga uga bixi rabaa hadaba markan ogaaday inaa isku qabiil nahay aan kabaxayba qabiilkaas Alle ha idin soo hanuuniyo ibliis nin uu sheekh uyahay wax waliba kafilo Kadeed 🤗😭
@12good101
@12good101 Жыл бұрын
that's a racist hadith, and don't think the prophet pbuh said that. why it implies is to be habash or black is bad thing....sorry don't believe it
@user-re2ms1jm8i
@user-re2ms1jm8i 5 ай бұрын
You can rott in disbelief 😂😂😂😂 no one cares about you.
@hdA7573
@hdA7573 5 ай бұрын
Hadisku wa saxiix albani lkn context he used for is literally not what we talking and he just hates somaliland💯
@cabdikhaliqaxmed6774
@cabdikhaliqaxmed6774 Жыл бұрын
Daarood waadaarood
@libandahir7953
@libandahir7953 Жыл бұрын
Ninkan WAA absame ogaadeen..... daarood waa sheeko shisheeye
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 Жыл бұрын
Xasaan sheikh ma,ahan he's argagiso u shactireeya group,
@zakiali2236
@zakiali2236 Жыл бұрын
DIINTA SOOBARO DADKA CULUMADA. AFKAADA KALABAX ADIGOO. KALIMATU TOOXIID. LAA ILAAHA ILALAAH MUXAMADAN RASUULULLAAH. MICNEEN KARIN. WAAKUGU QALAD INAA AFKAADA LAGASHO. EE DIINTA BARO MICNAHA ARGAGAXISO NA BARO. WAAKUU NASTEEXEENAA QORAALKAAN QALDANA MEESHA KABIXI.
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 Жыл бұрын
@@zakiali2236 diinta alla saar ciyaal saaqid ah ayaad tahay oo view raadinaya ee tartiibso shame on you,
@zakiali2236
@zakiali2236 Жыл бұрын
view iyo waxa rabtid sheeg waadanahaada. Ee shiikh aa kaaga aqoon badanahay oo kaa cilmi badan. Inaadhahdo argagixiso. Yaakuu baneeyay asagoo waxbana kaa sameen intaas kaliya iisheeg. Deen maakuleedahay. Magurigaada ayuu kuugu imaaday waa nin utaagan. (KITAABKA ALLE) aa isku maamulno. Intaas Maa kudhibtay. Isheeg mise munaafaq ayaa tahay sidaadabo. Oo (KITAABKA ALLE) maaku dhibaayo waayaab. Warninyahow dadka culumada ugafo xaqiiqo waxaa udambeeso waalni iyo qashin aruuris. E walaalow. Afkaada edeb uyeel adigee ku anfacee. Waa qalad qofmuslim oo kheyr ka (ALLE) utaagan inaa garab istaagto ayaa larabaa is kabo daay inaa caayso. Ogsoonow CULUMADA DHAXALKA NABIYADA INEE WATAAN. ee baxar hagalin anigaana kaa aqaano shiikha ardaydiisa ayaa ahaa ee fadlan. Jooji aflagaadada iyo dambigaa kudhaceesid. Ma ogtahay qoraalkaan aa meesha soo galineesid inuu waligiis kujiraayo. Cajiib Aakhiro intee kagalee SHIIKH KITAABKA ALLE UTAAGAN DIFAACIISA INAA CAAYSO MAKAFIKIRTAY TAAS MISE ALLE AYAA RABTAA INAA ISKUDIRTO CULUMADA DHAXALKA NABIYADA AYEE WATAAN. HADA OGSOONOOW EE ISKAJIR WALAAHI waa igatalo walaalnimo waligaana inaa kumashquushid. Iska ilaali. oo walaahi ah. mahadsanid walaalkeey.
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 Жыл бұрын
@zakiali2236 qafka hasaan sheikh uyaqaan iyo aniga ilaah ayaa nakala garanaaa hasaan waa mid u fatwoodda alshabab in ay umadda somaliyeed oo islamka ah dhiigooda la daadiyo waana inugu waajib in aan sheegno waxa uu yahay, diinta islamka dhiiga meesha ay ka istaagtey waa rajeeynaa in aad yaqaan, marka ma shaqsi ayaa kula weeyn mise umadda islamka ah dhiigooda ayaa kula weeyn,
@zakiali2236
@zakiali2236 Жыл бұрын
War fiiri ayaan ma ogeed la qarxinaaye. Ex control oo turki kudhimaneesay iyo arday. Cod uu lahaa oo waagi itoobiyaanki ayaa lasoo jar jaray asagaabo dhahay waagaas video geeyga iyo hada fiiriya. Warninkas diinta waxee dastuurka ka kaqabto iyo KITAABKA ALLE ayuu fadwooday waana waahore walaahi. Hadalkooda xataa masoo qaado daawo qud booyinkiisa arsenal Bari uu kayahe
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Жыл бұрын
Khawaarij xasaani dadkuu dhuminayaa ruuxii dhagaysto khawaarij ayuu ka dhigayaa,
@drmahamuodcaqlinour2496
@drmahamuodcaqlinour2496 Жыл бұрын
Islamic state isaak state mid uunban nalaga heli sheekh...
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Жыл бұрын
Isaaq waxaa xukuma fircoon. Ka daba gala Naarta.
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Mise eebaha wax dila ayaa tahay asiga iyo kuwaad lumineyso eebe ka xishoow eebana nabada uu dajiyey usheeg dadka ee haliminin inagaa kugarane
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Qalaafe Media
Рет қаралды 460 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
Xiisad colaadeed oo ka taagan Qoryooleey.
1:28
WAAR DAG DAG AH
28:17
JUBA TV
Рет қаралды 764
Sh Xassaan Hadu Ku Ciiley Ma Mad habka Saxabada Ayad Ku Xadgudbeysa
26:03
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 23 М.
4 Waxey Nuriyaan Araga Indhaha 4 Kale na Wey Daciifiyaan Sh Xassaan Abu Salmaan
9:39
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 51 М.
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН