No video

Daawo Siyaad Barre Iyo Khudbadihii Uu Diinta islaamka iyo kitaabka qur,aanka ku Fara

  Рет қаралды 70,068

Cabdisalaan Gentelman

Cabdisalaan Gentelman

4 жыл бұрын

Daawo Siyaad Barre Iyo Khudbadihii Uu Diinta islaamka iyo kitaabka qur,aanka ku Faragashay

Пікірлер: 659
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b Жыл бұрын
قال الله تعالى:( يقدم قومه فأورده م النّار وبئس الوِرد المورود) سورة هود ، الآية:٩٨ .
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 8 ай бұрын
قال الله تعالي قرآنا عربيا. القرآن عربي ولايخص غير العرب يآإرهابي الخصيص
@ewddewffew
@ewddewffew 8 ай бұрын
ياعبيط يا متخلف قرانا عربيا يعني بلسان عربي! تبيه بلغه صوماليه يافقش؟@@Am-pk3zh
@ElmogeKhan
@ElmogeKhan 4 ай бұрын
​@@Am-pk3zh its is quran written in Arabic ya kaafir. It is for all mankind ya
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto kuwii xaqa ku eedaamay maalintaa kuna dhintay
@carimchannel9459
@carimchannel9459 4 ай бұрын
Uma banaana qof muumin ah in ow qof gaaloobay dambi dhaaf ilaahay ow uweydiiyo.
@abdisalangabeyre6066
@abdisalangabeyre6066 2 жыл бұрын
DADBAA WALI KU HAYA ALLAHA U NAXARIISTO AFWEEYNE HADUU TOOWBAD KEENI LAHAA NAXARIISTA ALLE WEEY U FURNAAN LAHEEYD LAAKIIN SIDUU CODKAAN U DUUBEY MAXUU ISAGOO TOOWBAD KEENAYO U DUUBI WAAYEY ILAAHOOW ABAALKIISA MARSII AAMIIN
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 Жыл бұрын
Isagu hada Waa dhintay 30+ inuu ka toobad keenayna ilaahaa og. Adi waadigan nin dhintay caayayee mays huntaa adigu. Ajarkaagii uu qaadanayaa hadiiba aad xoogaa leedahay intaa caydaadu ku jirto meeshaad gelisey. Ogow hadana caydaas waxba kaga tari maysid.
@abdisalangabeyre6066
@abdisalangabeyre6066 Жыл бұрын
@@abdirisaqabdi4040 KOLEYBA AFWEYNE HANTI WADAAG IYO DIIN ISLAANIMO NACEEYB WAXAANAN AHEEN KAMA TAGIN HADAAD TAAGEERO TAAGEERTO ISKA TAAGEER
@abdiazizali6452
@abdiazizali6452 Жыл бұрын
Ameen
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 4 ай бұрын
​@@abdirisaqabdi4040 halkuu kufriyay waynu maqalnaa ee balnoo keen halka uu kutoobad keenay mala awwaalka nagadaa
@abdidigaale2767
@abdidigaale2767 4 жыл бұрын
Ninka sidaa u halaya qaar baa qabyaalad kutaageeraya suxaan allaah
@mephistopheles5327
@mephistopheles5327 4 жыл бұрын
isku qabiil ma nihin laakin waan ku racsanahay. Kitaabkaas masaajidka ha ku ekaado
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
@@mephistopheles5327 hooyadadi gaalka ahayd was ina dhiloo
@naimadahir519
@naimadahir519 3 жыл бұрын
Anaa dakyero wuna saxan yahay siyad bare dofaroow diinta aad shegayso way naxaqirtay anakoo nimanka 100jeer kafican ayaa nala aasijiray ayadoo diinu jirto soo diinta aad sheegayso marna soo malahan qof qof kasareeyo majiro marna waxa laleyahay nimanka naagaha way kasareeyaan marka dhankee uracnaa
@mmooge91
@mmooge91 3 жыл бұрын
@@naimadahir519 asc wll diinteena islaamka ah ragga iyo dumarka way kala fadishay allah swt ragga ayuu sareysiiyey oo maamulkana udhiibay. Taas micneheedu maaha in dumarku aanay fadilnayn. Dumar allah swt iyagana qaabuu ufadilay oo xaq iyo xuquuqba usiiyey intaba waxaa kuu kala saaraysa suuratu nisaa. Markaa wll ilaahat utoobad keen. Dumarkeenu waxbay bartaan oo way shaqeeyaan oo way dhalaan. Ilaahay utoobad keen wll
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@naimadahir519 hadalka ku hadshey malin ka shalen donta hda is qabo ilhy laabo god 2mitr ku sugya
@abdulkadirahmedjilicow8566
@abdulkadirahmedjilicow8566 Ай бұрын
Waa dowladii ugu galaysaneed ee dalka samartay ilaah ayaan na dhafiyay mujrimiinta dad ayaa difaacayo
@maxamudahmed3297
@maxamudahmed3297 3 жыл бұрын
ILahey aya mahadleh Dhulka ka dul Qadey Galkan
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 4 жыл бұрын
Waa dafiraad cad oo quraanka kariimka ah waana gaalnnimo kii ku raacaana waa gaalnnimo
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 4 жыл бұрын
Allahu Akbar
@craxmanyusuf4621
@craxmanyusuf4621 3 жыл бұрын
Waxad arkaysaa mid qabyaaladi indhaha iyo dhagahaba tirtay oo kaa diinta sida uga hadlaayey leh nololi kama dambayn Xaqiiqadùna waa in aan dulli nociisii oo kale ahi ka dambayn
@oldschool9316
@oldschool9316 2 жыл бұрын
Pure gaal 😌
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 8 ай бұрын
jaahil baad tahay. anu gabdhahayga io wiilashayda sisiman baan wax usiiyaa. aayadaas leh ninka 2 jibaar buu leeyahay carabtay kukoobantahay somali makhuseyso.
@dcfootball1
@dcfootball1 8 ай бұрын
​@@Am-pk3zhI'm lost for words walahi 😶
@MoppDeep
@MoppDeep 4 ай бұрын
Astagfurallah may Allah forgive you for takfir a dead person
@oldschool9316
@oldschool9316 4 ай бұрын
@MoppDeep He's dead But that is just a simple fact
@MoppDeep
@MoppDeep 4 ай бұрын
@@oldschool9316 you don't know if he repented or not before his death.. for your sake I suggest don't takfir a dead person.. May Allah bless you and Allahu yarhamu to siyad barre
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 жыл бұрын
Subxaanalaah
@hawahawa5958
@hawahawa5958 3 жыл бұрын
Dadkan qofkaliya ayey ku dheganyihiin isaga iyo kuwii la shaqeenayey iyo kuwa u sabcinaya waa isku mid ogaada xaqa lagama leexdo qofkastana allaah SWT ayaa xisaabinaya maxaadse ka ogtihiin haduu ka toobad keenay
@bashiirmahdi9037
@bashiirmahdi9037 3 жыл бұрын
Kucimro qaado wll qofkasta oo dhaxal xun kataga sidaas ayaa udanbaynaysa
@ishmaelmohamud4509
@ishmaelmohamud4509 2 жыл бұрын
Haldiidaysa geed ay ku xoqato ma wydo naa meeshii baa ku boodaysee isaga masuul waxaba ka ahaa. Qof kastaba waxa la waydiinayaa inta masuukiyadiisu tahay. Waxaanu samayn jiray amma lahaa xataa siyaasiga ka horyimaad siyaabo hoose oo uu u ciqaabo haddiii uu u maleeyo inuu wax ugu marmarsoodo oo toos loodilo ay wax u dhimayso dad badanna ka horyimaaddaan oo awood degdegi bilaabanto sida aadancade ina cogaal, aadan law iwm. Dadku in cabsanaysa io in iska indho la' iyo in qabiil ku..... bay ahayeen
@abdikahiye3781
@abdikahiye3781 2 жыл бұрын
Subxana Allah
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
SUBXAANALAAH
@mahadosmanamalow4044
@mahadosmanamalow4044 3 жыл бұрын
Hadalkaas ayuu ku gaaloobay waa rido hadii uu sidaas ku dhinto waa rido gaalnimo ah
@cabdirahmangurey1981
@cabdirahmangurey1981 Жыл бұрын
Subxanalah alle haka cafiyo waxa uu sheegaayo waa wax lagu kaalooowo
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Ай бұрын
Waa bakhtiyey gaalkan
@abdis70
@abdis70 4 жыл бұрын
Gaalnimo cad weeye- 21 sanno ayuu ninkaas waalani Qaranimaddii qori ku xukumayey. Kacaanka iyo Hantiwadaag mise Kitaabka Allaha Adduunka uumay. Allah created Male and Female differently and knows the best.
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 4 ай бұрын
Waa sidaa waa Gaalnimo Cadaana oo weliba Makhraati,le Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah
@abdinasirksa9363
@abdinasirksa9363 3 жыл бұрын
Subxanalaah
@abdillahiciise4575
@abdillahiciise4575 3 жыл бұрын
Subxanallah
@ABDIHAMIDHASSAN
@ABDIHAMIDHASSAN 3 жыл бұрын
Subxaanallah
@updimajiidayaanle5464
@updimajiidayaanle5464 3 жыл бұрын
Alle danbigiisa ha dhaafo
@user-dl2ys2hh9q
@user-dl2ys2hh9q 3 жыл бұрын
امين يارب العالمين
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 2 жыл бұрын
Ilaahay Naarta Haku Fogeeyo quraankii Ilaahay ayuu Dafiray
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 2 жыл бұрын
Cadaabta Jahanama Allah ku fogeeyo
@bensaryemofficialpodcast1246
@bensaryemofficialpodcast1246 4 жыл бұрын
adooga alagub gaal weynada buu ahaa afweyna barre naarta ku waar afka day alle ayaa naga ridag xumatadisii waysii socon lahaad wlh jabhadihii kheyr allaha siiyo naga tuuray waba lafasahaadi lahaa maanta kuwii wadanka ka saray janada allaha geeyo aamiin
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Manta Macau haysatan asaga warkiisa was muqata adiga kuhadashay subaxanalah
@mmooge91
@mmooge91 3 жыл бұрын
@@maryamaibrahim5420 meel walba siyad barre uga doodaysaa wll ee ma qabyaalad ayaad ugu doodin. Adoonka Allah haduu cid u doodayo in uu diinta ilaahay udoodo ayaa ugu wacan sidii culumadii yar yaryd ee udooday markuu sidan u hadlay sitad bare ee uu dilay shuhadaa ayuu allah swt ka dhigay. Dibaatada dalka haysatana kow waxaa ka ah danbiga intaas leeg maalintuu galay ayuu hoog oo dhami inoo sugnaaday. Markaa wll ha udoodin adoonkan kitaabkii allah swt ku gafay ee diinta allah swt udood asc
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
@@mmooge91 baraad max ladhaha
@mmooge91
@mmooge91 3 жыл бұрын
@@maryamaibrahim5420 siyad barre ayaan ka wadaaa
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
@@mmooge91 siyad kuma waydiin ee baraad isheg macnaheda
@cabdixakiinahmad7073
@cabdixakiinahmad7073 3 жыл бұрын
Ilahay ha ku cafiyo waad na laysay wadankiina waad naga burburisay ani waan ku cafiyay wayo waxan ahay dadkii hargaysa lagu layay ehelkayga ku jiray dadka mida allah haku naxariisto
@isxaaqmaxamed3536
@isxaaqmaxamed3536 3 жыл бұрын
Waraa madaxwenaha afka ka jedi nacalad baa kudashay
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
@@isxaaqmaxamed3536 kkkk ilaahay baa la xisaabtami adeer Keey buu ahaa laakiin ku taageeri maayo gaalnimo iyo inuu aayadihii ilaahay dafiro
@jamabashir4695
@jamabashir4695 2 жыл бұрын
Adiga wuxuu kaa galay waad cafin kartaa laakin Ilaahay cafis inaad uweydiisid waa xaaraan maadaama uu gaalnimo ku dhacay.
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 11 ай бұрын
War ha cafin gaalka afka weyn ee daalimka mujrimka ah
@abdullahiyasin
@abdullahiyasin 2 ай бұрын
@@jamabashir4695 inu towbad keeney maxa ka ogtahay
@AFRICA_EMPIRE
@AFRICA_EMPIRE 22 күн бұрын
Wuu saxnaa siyad bare
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Wallaahi inaadan u fiicnayn oo wallaahi inaad u xumayd.
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
Layskama hadlo uun 🥴
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
@@user-zf9gd5tp9m wax wacan baa lagu hadlaa
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
@@engmustafahassan3945 Warkaaga qaado 😂
@abdinasirxasan1124
@abdinasirxasan1124 3 жыл бұрын
Subxanalah
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 жыл бұрын
Subxaana alaah
@nimcamahamod4885
@nimcamahamod4885 2 жыл бұрын
Subxannallah qof walbo wax bu kuxun yhy Allah hakacafiyo Allah hakunaxaristo 😭😭😭
@zoro-juroo
@zoro-juroo Жыл бұрын
Waaba gaal
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Gaalkii Afweyne Nacalatullah kuwa lo Gizi Hawiye la dhaho iyo Haraadigii mainly from Ilkayar,Dhulmahante, Leelkase, awrtable iyo saangur kaloo badan ayaa nostalgic u noqday
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 жыл бұрын
Maanta Qabriga ayuu cadaabta ku marayaa... culimadii u laayay...
@Wll_________moha
@Wll_________moha 2 жыл бұрын
subxaanallah
@CabdurazaaqCabduraxmaancali
@CabdurazaaqCabduraxmaancali 2 ай бұрын
Subxanalh ale haku dambi dhafo inkasto dinta islamka ugaftey
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Ай бұрын
Waa gaal jaxiima allah ha geeyo
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Subxanallaah isaga iyo allaahi isku daaya ha kubdanbabina idinku qofna ma oga waxuu ku dhiman doono allaah khaatumada khayr ha inuugu khatimo inuu toobadbkeena macquul ah
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
Runbuu sheegay dee 🥴
@primelrd7326
@primelrd7326 2 жыл бұрын
He is not lying 😒
@AliHussein-gu3qs
@AliHussein-gu3qs 2 жыл бұрын
Janada dibada ayuu ka yahay
@tufaaxdarajo4253
@tufaaxdarajo4253 2 жыл бұрын
@@AliHussein-gu3qs Janada ma Adaa haya😱 Astaqfullayso wll ilahygagi nah u noqo
@maxamuudrashiid6007
@maxamuudrashiid6007 2 жыл бұрын
Waa gar inaanu kula yaabno ay ad quraan ah ayaad beeninaysaa mawaxaad leedahay allah ayaan ka caqli badanahay
@sucaadshardi9650
@sucaadshardi9650 2 жыл бұрын
Adigu ilahay miyad aragtay dimuhu wa wax carabtu samaysay
@maxamuudrashiid6007
@maxamuudrashiid6007 2 жыл бұрын
@@sucaadshardi9650 May maysamayn diimaha carabtu waa diin allah uu soo dajiyo quraankana la inoogu sheegay . Allah waxa lagu garanaya makhluuqaadkiisa adu aad ku jirto qur.aankana la inoogu sheegay . Adi maskaxdaada ma aragtaa ma taban kartaa hadayna jirin maskax ma lihid waa tusaale dhaw. Suaal. 1. Aduu ma mulxidbaad tahay mise cilmaani 2. Ma maasuuniyada ayaad aaminsantahy 3.mise gaalo ayaa ku soo dirsatay
@mohamedahmedmohamud5077
@mohamedahmedmohamud5077 Жыл бұрын
@@sucaadshardi9650 Markaad geeriyootaa ogaan doontaa cida diimaha sameysay. Iska raaxeyso maalmaha dunida.
@hamzalikesroblox2448
@hamzalikesroblox2448 4 жыл бұрын
Subxaanallsh
@siyasadasomalia5717
@siyasadasomalia5717 3 жыл бұрын
Walalaha qaliga ah dadka dhahayo gal waye ama gal gal dhalay dhahaya ma banano wa qof jahil ah diinta aqon u lahayn walalkena ilaaah ha cafiyo ilaaah aya xisabinayo
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 3 жыл бұрын
Immisa ayaa magaca diinta lagu gumaaday. Allah waa qafuura raxim, wixi wanaag u Mohammed Siad Barre samayey iyo tuugada Somali gumaaday oo cadowga u shaqaya oo qabyaaladda diinta ka dhigtay, Allah kala og. Allah ha u naxaristo halyey Mohammed Siad Barre
@alexisde9413
@alexisde9413 2 жыл бұрын
Iskuma xirno. Cidkaste danbigeeda ilaahey ku xisaaabin. Culumadi ka hadashay uu laaayay xaqooda ilaahow buu jira
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Nacalatullah Afweyne waa gaal ilaahay iyo diintiisa ku kufriyay
@cabduraxmaanicumar9684
@cabduraxmaanicumar9684 3 жыл бұрын
Waa wuu dafiray ayadaha quraanka
@abdulkadirmohamed4949
@abdulkadirmohamed4949 3 жыл бұрын
Subxanalaah diinta wuuu ka baxay waxaas uu ku hadlay ma aqaaano in uu islaaamka ku soo Noqday iyo in kale Waaa Gaaalnimo cad Astaqfurulaaah
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 жыл бұрын
Alle kaama dhaafo hakugu cadaabo insha allah
@caliciise8503
@caliciise8503 4 жыл бұрын
Aaaaaamiiiin
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
aamiin
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Illahow jano gay
@jihaanchannel398
@jihaanchannel398 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto culimadii malintaas kasoo horjeestay
@updalle18
@updalle18 Жыл бұрын
Aamiin
@hashimawad3760
@hashimawad3760 2 жыл бұрын
Subhanallah!
@mushtakaxmed1611
@mushtakaxmed1611 3 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
@abdimustafe402
@abdimustafe402 3 жыл бұрын
Alla ya raxma Apo Siyaad
@caanosadax9561
@caanosadax9561 2 жыл бұрын
qof waalan
@user-bl1nz3hc1d
@user-bl1nz3hc1d 4 ай бұрын
Siyad Ilaheyow ku naxariiso 😢😢😢😢😢😢😢😢 Somalia wey kuxistey ❤
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 4 ай бұрын
Allaha kula soo saaro qiyaamaha siyaad barre
@carimchannel9459
@carimchannel9459 4 ай бұрын
Uma banaana qof muumin ah in ow qof gaaloobay dambi dhaaf ilaahay ow uweydiiyo
@user-bl1nz3hc1d
@user-bl1nz3hc1d 4 ай бұрын
Ilaheyow Siyad Barre u naxariiso Amiin
@luulhassan68
@luulhassan68 2 ай бұрын
Maasha allaah ❤❤❤
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Fircoonkii Somalia bay muslimiinta dunida u yaqaanaan afweyne
@luulhassan68
@luulhassan68 2 ай бұрын
I love❤ aabe Siyaad Bare
@bigboss-ic7zo
@bigboss-ic7zo 3 жыл бұрын
siyaad bare wuxuu ahaa gaal cad oo diinta ugafay waa in laka jaraah tariikhiikhdii wadanka soo xugomaaye
@user-nl2yj7yd2k
@user-nl2yj7yd2k Жыл бұрын
Siad barre is crazy man 🤣🤣
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
He was a legend that fucked al shabab
@ibbe7082
@ibbe7082 2 жыл бұрын
Walahi waa nin rag oo caqligigisa kahormarsan somaliani.
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Mujrimkii Afweyne ee culimada iyo Shacabka laayay Allaha ku fogeeyo Jahanama Aamiin
@cabdicadow8079
@cabdicadow8079 3 жыл бұрын
Subxanalaah raga io dumarka ilahey ba masimine
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Dee waa runtaayo ilaahay ma simin, ilaahay wuxuu inoo sheegay in hooyada cagaheeda hoosteeda janadu ku jirto, Waxa kale oo ilaahay inoo sheegay in Hooyadu leedahay 3 xaq, aabuhuna hal xaq Dhukeena waxaa loogu yeedhaa dhulkii Hooyo, waligay maan maqlin dhulkii aabo, Halkaa waxaa kaa cadaanaysa in Dumarku raga ka sareeyaan Ilaahayna ka jecel yahay
@idmanhaji79
@idmanhaji79 2 жыл бұрын
@@u.j7332 maasha'allaah Ilaahay s.w ma eegayo jinsigeena jamaalkeena iyo jeebkeena midna. waxa uuna inoo xisaabinyaa si miisaaman oo isku wada mid ah. haddii lagugu dhega barjeeyay anigaa kaa mudan iyo aniga ayaa kaa sarreeya waxa jiri doonta maalin uu mugga ay samaantaadu la egtahay aad ku mudan doonto janatul firdiwsa. Inta hanuunsan Alle hawsiyaadiyo , inta hallaysanna Alle hasoo hanuunsho .
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Sax illahy masimin b/c of 3 darajo baa suran dumar😘nimo
@fahadappdala546
@fahadappdala546 2 жыл бұрын
qofku haduusan diinta aqoon maha in aynu ku danbabno inagu. alle haunaxriisto Aabo jalle Siyaad
@FaadumocllhiNuux-ek9cf
@FaadumocllhiNuux-ek9cf 6 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto
@jawahirelmi5741
@jawahirelmi5741 4 жыл бұрын
Asc balwaan
@qalbiifiye3832
@qalbiifiye3832 2 жыл бұрын
Alle hawna xariisto hawna danbi dhaafo waaloogu cudur daarayaa jahligiisa wuxuuse ahaa geesi geesi dhalay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@osmansaid880
@osmansaid880 2 жыл бұрын
Ilahey wuxu yidhi Waax kastaa waan dhafaa, dambi kasta kufrigaa iyo ninka muumin dilaa uu kaas maa dhaafoo
@carimchannel9459
@carimchannel9459 4 ай бұрын
Uma banaana qof muumin ah in ow qof gaaloobay dambi dhaaf ilaahay ow uweydiiyo
@zakariyeadam5451
@zakariyeadam5451 Жыл бұрын
illhay ha unxiristo..🥰✍️
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 Жыл бұрын
Wuu bakhtiyey
@HardTalk1
@HardTalk1 3 жыл бұрын
Dhegayso dheh, Daawo ha odhane.
@dalla112
@dalla112 3 ай бұрын
Ilaah naarta haku fogeeyo gaalgaan afweyne kuwa qabiilka diintoda noqotay iLAAH ka cabsada
@maxamadyare1698
@maxamadyare1698 Жыл бұрын
Suxana allah
@taaha1680
@taaha1680 Жыл бұрын
Kuwa doqoma ah, ayaa kuleh Allaha u naxariisto. iimaanka ilahow hanaga qaadin.
@Live-jk1pn
@Live-jk1pn Жыл бұрын
😂😂😂
@abtihjama3211
@abtihjama3211 29 күн бұрын
Acudubilaah hada ka hor siyaad barre waan taageerijiray lkn saaka waan ka quustay
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Waa gaf weyn waxa uu ku dhacay
@somaliboy6487
@somaliboy6487 3 жыл бұрын
Caac badnaa Wahabiyada Argigixisada ah waa runtii Hadalka Jaale Siyaad raga Iyo dumarku waa simanyihiin
@jannahforever8563
@jannahforever8563 3 жыл бұрын
Yaa simay khaain nimo ayad wadaa sxb Allaha ku hadeeyo
@jannahforever8563
@jannahforever8563 3 жыл бұрын
Ilaahey baa kala sareysiiyay xaga diyada iyo meelo kale jaahilinta raac Ama kitaabka allah raac
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@Peace Lover Ila dood anigu calmaani gaalo adoonsato ayaad tahaye
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
@@jannahforever8563 Wey siman yihiine bal la kaaley cadeymo cadeyneysa ineyney sineyn dumar iyo ragg ?? 🥴
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
@@inaclaahi3526 Soo daa doodaada 😁
@MohamedAli-xs9lp
@MohamedAli-xs9lp 4 жыл бұрын
Gaal Gaal dhalay
@abukarhaji6179
@abukarhaji6179 3 жыл бұрын
Aabihiina xagu ku gaaloobey mise alle u tobad keen hadaadan ku hubin
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 4 жыл бұрын
Allahu akbar allaa wayn laakiin dafiiraada alle uu ku sameeyay alle wuu arkayaa
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 жыл бұрын
Siyaad khaladkii uu galay uu diinta kagalay Alle ayaa kala xisaabtamaya Lkn kuwa maanta wadadiisa ayey hayaan
@maxamuudrashiid6007
@maxamuudrashiid6007 3 жыл бұрын
Maanta aaway siyad bare waxan oo kale kuwii uuga horeeyayba way ku baabaeen
@alnajaaxcenter590
@alnajaaxcenter590 2 жыл бұрын
Asc
@Somatropin
@Somatropin 6 ай бұрын
Meel uu diyaar barre ku beeniyay ayado quran ah maka maqlin. Yes is true diintu step by step lkn he said waxa kadanbeey culumo kitaabyadiina 150 firqo iyo mabda u micna dilay Quranka oo kala firqooyin yihiin, mid fikradahi isticmaarka, fikradihii wahabiyentii, mid suufi iyo qadariyo. Wadadba firqo,Dee 150 kitaab oo ayadahii quranka lagu badalaayo micnaha iyo xoreentii alle. Subxanallah. Where did siyaad deny any ayat. Kitaab micnahiidu ma aha Quran only, kitaab waa boog. Abaha gabar ka tagay maha dhaxalkiida nus intakalana toolka iyo qaraba qanaax. Maha gabartu inay ka aqli yartahay, ka tamar yarta raga, maha gabartu horumarkiida/wax soo saaekiida laga hor istaago, ragana Roga bas ah inay wac soo saar iyo mustaqbalkiisa xoor u yahay dumarkuna la hor istaago
@mohayare8021
@mohayare8021 7 ай бұрын
Siyaad weey ka hoos baxday. Si kasta oo maxamed siyaad bare loo jeclaaa. Hadane umuda muslimka wax walba allah ayeey ka jecelyihiin xitaa naftooda iyo maalkooda iyo waalidiintooda iyo caruurtooda iyo wax kastaba
@user-rp3dw6xh9q
@user-rp3dw6xh9q 6 ай бұрын
Subhaanalaah Walee waraa maanta haysta astaqfirulaah 😱😱
@LastMomentMan
@LastMomentMan 2 жыл бұрын
Khudbadaa goor muu Siyaad Barre yidhi ?.
@waxkabarochannel5744
@waxkabarochannel5744 2 жыл бұрын
Illaahey ha u dambi dhaafo siyaad barre
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 4 жыл бұрын
Astafuruallah
@xasanxede2985
@xasanxede2985 2 ай бұрын
Ilaahey haka cafiyo Danbi boow u galay lkn waxaa xaqiiqaa. Inow dumarka soomalyeed u hiilshay Dumarka somaliyeed ha u duceeyaan inow ilahey u danbi dhaafo
@anwarhussein512
@anwarhussein512 3 ай бұрын
Gaalnimo ku dhimo waa wax aad u xun 😭😭😭
@sahra9055
@sahra9055 2 жыл бұрын
Inta hore o ah ayad rabi so dejiyay in la diido waa galnimo inta danba o ah qof 10 malin qajooda diin wax kama oga hadey dumar tahay dabadey roganeysa yaab wlh
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 8 ай бұрын
AUN jaale siyaad❤❤❤
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Quran surah nizaa oo cayeh wal jiin
@ishmaelmohamud4509
@ishmaelmohamud4509 2 жыл бұрын
Waa si Alle. Waar qaar baa ku tasbiixsadaba ninkan iyagoo wax kale oo qiiro jabbaana ka sheekaynaya waa gaaloobay. Waana boodh isku qaris. Waa siyaasadda n&n
@Easy_way1
@Easy_way1 3 жыл бұрын
Lan dheeruu aha, Aabe Siyad Bare 💪🏿 Libaaxi Africa
@maxamudahmed3297
@maxamudahmed3297 3 жыл бұрын
Marexan Langabad tihin Zxp Yaan been Lagu shegin 😅
@Easy_way1
@Easy_way1 3 жыл бұрын
@@maxamudahmed3297 21 sanan kuu talinaayay Hadeerna wa ku taliya. Yaa langaab ah Adi iyo ani 😂
@sumaya6201
@sumaya6201 3 жыл бұрын
ilaahay kabaq aniguba mareexaan ayan ahay hadana wuu gaaloobay
@maxamudahmed3297
@maxamudahmed3297 3 жыл бұрын
@@sumaya6201 iLahey Caqliga haku dayo Dadkani Qabilbey Faan modayan
@Easy_way1
@Easy_way1 3 жыл бұрын
@@sumaya6201 Naa adigu ma Ilahay bd Wakiil kaga tahay Dadka, Mida kale Dadka Afkaaga Gal kuma noqonayan
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Ilaaaahow unaxariiso
@SHABDIRAXAMAANOfficialchannel
@SHABDIRAXAMAANOfficialchannel 3 жыл бұрын
Xoolo maxaa loo naxariistaa waaba gaalee
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Gaal ilaah u naxariisto hadaa dhahdo adaa ku dhib qabo,
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Nacalatullah Afweyne
@user-ww2yh6oo9f
@user-ww2yh6oo9f Күн бұрын
Arin gaalnimo ayuu sameeye alle haka caafiyo haduu Islam ahaa haduu Gaal
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 3 жыл бұрын
Esh calaa wadaad
@abdilleahmed7101
@abdilleahmed7101 2 жыл бұрын
Maantuu hayaa wa xuu ahaa duqa
@osmansudi2658
@osmansudi2658 4 жыл бұрын
Walaa xoola walaa quwata ilaa bilaahi caliyo cadiim waa hada gaalnimo ah
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Manta gaal kumatilmami Karti Ada danbabaya waxay udhowdahay inuu Ka khayr badan yahay oow janada ilahay jiifo tada sax haday hiil laga badan tahay ayada toosi oo Daren in mala ig garbahaga sarantahay
@TubtatoganTV
@TubtatoganTV 3 жыл бұрын
@@maryamaibrahim5420 adiga maxaa kaa khaldan nin quraanka ilaahay beeniyay waa gaal waana hubaal inuusan jano iska daaye urkeeda arkaynin
@geletoz
@geletoz 3 жыл бұрын
Isaaq baa qaniis iyo gaalnimo u gaartahay ma ina bare ayaa sidaa idin yeelay? May isir baad u leedihin allah yarxam sayidina maxamed siyad bare. Markale xasuuq dirxiga iidoor xabalohooda badiya
@mohamedahmedmohamud5077
@mohamedahmedmohamud5077 Жыл бұрын
@@maryamaibrahim5420 Allah hakula soo bixiyo siyaad bare isku meelna taga.
@malirasta143
@malirasta143 8 ай бұрын
Wuxu malaha Yuhuud buu ahaa 😂
@safajama2191
@safajama2191 4 жыл бұрын
subxanallah qofku ma gaal bu ahaaa allahu Akbar kaafir bu ahaa lakin tolow shahado ma ku Dhinta Alle Ayaa og Halka u Gaynayo waa jahiil jaahil Dhalay Alle ayaa abalkisa marinaaya yaynaan ka rogon Danbigiisa Alle Ha loo daayo fircon o kle ayu ahaaa
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Adigu maxad dhaanta maxa kuu geeyay waridki naftada jahilada isma dhantan
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@@maryamaibrahim5420 Adigu diinteebaad haysataaa
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
@@inaclaahi3526 qofku malint labadeeda galin buu marba xukun tagnan Kara adigu ma waxad ogtahay sida uukudhintay qof ale tala Saranya oo hadana dhintay oon Ku hortanayn oo wuxu kudhintay ogayn see gaal ugu timantay ma waxyiba kugu soo daga asaga waxaw galay wuu haya Shar Io khayr khayrkana urajeynaya ale idanki adiga taada sax
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
@@inaclaahi3526 diintu Nabi maxamad scw scw scw scw we adigu firiqade tahay
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@@maryamaibrahim5420 Anigu maan odhan waa gaal. Ilaahayna waan ka magan galay in aad cid gaalaysiiyo. Balse hadalka uu ku hadlay waa hadal kufriya. In uu ku gaaloobayo iyo in kalana layskama xukumo ee shuruud iyo mawaanic ayaa la eegaa. Qofkasta oo ficil gaalnimo ah sameeyaa ma uusan gaaloobin ilaa shuruud la helo mawaanicna la waayo. Balse adigu imisa qof ayaad reply ugashay. Hadaad cadayn hayso noo keen uu kaga noqday jees jeeska
@cismaancadaawewehliye215
@cismaancadaawewehliye215 3 жыл бұрын
ilaaheey ha'unaxariista
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 3 жыл бұрын
Allah ha u nacariisto intey ja soo Gashaaa medegaan Allah naxariista laga doonaayo la inkiraaayo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
kuwa ilaa maanta taageera ee inuu afweeyne wanaagsanaa Aaminsan ee waliba dadka dhaliila ku aflagaadeeya iyo kuwii fircoon difaaci jirey ee cadaabta lagu guray maxay ku kala duwan yihiin??? Wallee meel xunbaa isaga iyo idinkaba idin lehe - afweeyne Aakhiro cadaabta ha idinka badbaadiyo yaa cawaan foowqal cawaaniin,,,
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Mainly from lo Gizi 🐃 hawiye, Ilkayar, Dhulmahante,Leelkase awrtable, warsangali, saangur kaloo badan
@jawahirelmi5741
@jawahirelmi5741 4 жыл бұрын
Asc abdisalaam sorry
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 4 жыл бұрын
Ilaahey JAHANABA haku fogeeyo ilaahey JAHANABA haku fogeeyo aamiin aamiin
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Aamiin
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
@@M.Duran71 kadalika Insha alah
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Alaha Akbar's kabiira adna kafalika
@abdikarimgebriel3719
@abdikarimgebriel3719 4 жыл бұрын
Gaalnimo ayuu caadi u cadaystay, laakiin ilaahay halkee buu ka gali intan oo hadalba waa lagu celinayaa...
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Inalaha bi axkamul xakimiin adiga mas isisaxadi adaa kadan
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@@maryamaibrahim5420 Adigu hadalkan uu ku hadlay maxaad kaga jawaabaysaa. CID kasta reply ha iskaga galin uune
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Illahow unaxariso 😘
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 2 жыл бұрын
Ano isaaqa walhi kugu tagersan inta lkn dilki dadka kuguma raacsani dadku wa isku mid nin iyo naag
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 2 жыл бұрын
Gaal asaga la mid ah ayaa tahay.
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
Aniguba sidoo kale sxb isaaq ban wa rinka kaliyan ku taageray siyaad bare hadan atheists aan nahay
@aligelle6706
@aligelle6706 Жыл бұрын
Nartaa alaha kugu fogeeyo
@Team27-v2u
@Team27-v2u 27 күн бұрын
2024 😢
@diiriyecabdi6994
@diiriyecabdi6994 2 жыл бұрын
Diin la aan unbaa haysay alle hawnariisto
@faadumoali117
@faadumoali117 2 ай бұрын
Kitaabka Qur'aanka kariimkaa lagu jees jeesayo hadana waa loo sacbinaa Somaaliyi waligeed dagi meyso cuqubadaas ayaa heysata
@LiibaanUrdugan
@LiibaanUrdugan Жыл бұрын
Odeygu malintaaa wu ka shubsanaaaa
Qisada Siyaad Barre iyo Suuratu Al-Nisaa (Sh.Cumar Aw Farax)
17:28
True Cable Tv
Рет қаралды 157 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya iyo Diinta Islaamka
14:32
Taariikh Archive
Рет қаралды 26 М.
"WADAAD XUME" Khudbaddii Madaxweyne Siyaad Barre
9:28
Farhan Jimale
Рет қаралды 79 М.
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 289 М.
Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?
6:29
Farhan Jimale
Рет қаралды 258 М.
SIYAAD BARRE: "Xukun Jilicsan iyo G** Jilicsan Midna Kheyr Ma Leh"
10:55
dilkii Culimadii 10 ahaa 1975 Kii Sh Maxamed Cali biixi Qiso Cajiiba
13:26
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН