No video

Daawo War Cusub Dagaalkii canfarta Saraakiishii Somalida Oo Ka diiday Millatariga in Magaalada Aysa

  Рет қаралды 27,772

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
Inshaaallahu waad guuleysanaysaan .
@AdenAli-i9c
@AdenAli-i9c Ай бұрын
Mashalah soomalida guuuuuuuuul Allah halanqabo cadogin haajabo ishala walahaya waa run waa niducny❤❤❤❤❤❤ iskacesh Amiin Amiin Amiin yaarbii
@saeemohamed2874
@saeemohamed2874 Ай бұрын
Allahayoow Soomaali mid kayeel taladooda iyo cududdooda labada cadaw dhulkeenna aanka xoraynee (Kenya iyo Xabashida)
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Inshaalah guul
@AyaaleAli
@AyaaleAli Ай бұрын
insha allah waynu guulaysan soomali xaq ayan kusoconaa adna waad kumahadsan tahay sida wacan eed ugu halgamayso uguna hiilinayso somalida saxib cabdi nuur
@medmoud8880
@medmoud8880 Ай бұрын
guul iyo gobonimo
@AhmedAskari-ho4fl
@AhmedAskari-ho4fl Ай бұрын
Iayuu booliskoow guushu waa dhankiina ayaay jira in yar ku samra
@ilyasmaal1545
@ilyasmaal1545 Ай бұрын
Gudi u qaabilsan dacwada wa in lo sameeyo galbeedka in cha ALLAH
@user-fv8yy8uv8i
@user-fv8yy8uv8i Ай бұрын
Guuul somaali
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui Ай бұрын
ILAHAY cadowga somaliyeed ha burburiyo, ragaan somaliyeed ee barlamanka kujira waa in ay afka furtaan.
@XururoCadawe
@XururoCadawe Ай бұрын
Guuuuul insha,allaah
@cabdiqolee8192
@cabdiqolee8192 Ай бұрын
Waa ayo cida soo amartay somalida dhulkeedahalaga celiyo halacadeeyo
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Ай бұрын
Abdigeygi iwrn huno
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Nin aan hadlin hoyadii wa qadisaa. Aden.farax.axmed shide maxey dowlada dhexe ka wabanaya hadeyna hadleynin mesha maciyalka ayey ku korsadan.
@cumarxasan8358
@cumarxasan8358 Ай бұрын
Daanta Galbeed iyo Gasa, Ayeey u, Ek tahay Somalia, oo dhan Ayaan sidaas lala rabaa
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
SOOMAALIDU MIYAYSAN FAHAMSANAYN WAR ITOOBIYA WAXAA KAGO'AN INAYSAN SOOMAALIDU USOO DHOWAAN KHADKA TAREENKA IYO LAAMIGA JABBUUTI IYO ITOOBIYA ISKUXIDHA
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Ай бұрын
Oo may kala dhexgalaan amxaaro iyo tigree oo isku haysta magaalooyin?
@cabdiqolee8192
@cabdiqolee8192 Ай бұрын
Waamaxay sababta mulatarigu somalida uhortaaganyahay somalida markaycanfartu soomalida dhulkeeda qabsanaysana u aamusayaan war halaysraaciyo
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
Milatarigii Itoobia oo dhulkii garba ciise ee Somalida siinaysa Anfar oo somalidii laga soo saarayo. Itoobia iyo Anfar waa cadawga somaliyeed
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 Ай бұрын
Nolow walalo
@user-yp1qg8ed5z
@user-yp1qg8ed5z Ай бұрын
Okey
@AbdikarimHassan-pz8gs
@AbdikarimHassan-pz8gs Ай бұрын
Habalyowanagsan
@FathiNabil-or8os
@FathiNabil-or8os Ай бұрын
Sarakishi Somal8yeed amare militari xadey diidan waha kuhigi doona iyaka ka masula.
@HASSANABDI-ph8uw
@HASSANABDI-ph8uw Ай бұрын
Asc
@halbowle0187
@halbowle0187 Ай бұрын
Ciise guryahooda ha galaan Waliba xoog ha ku galaan hadey askatta Ethopia xabad bilawaan canfar iyo meletryga ha la dab saaraan somalida ciidan way isaga filan tahay insha ethopia yaan dheg loo raaricin
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh Ай бұрын
Ogaadeen Waa darbiga soomaali wayn difaca Soomaali wa inay garabsisaa
@nuuradiin4711
@nuuradiin4711 Ай бұрын
Somalia uma baahna inay dacwoodaan waa la ogahay in dhudkoodi lagu hayso kaliya waxay u baahantay galangal inay ku yeeshaan qoomiyaadka itobiya o is bahaysi Laga sameysto
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 Ай бұрын
Ciise Soomaadii Guul Guul galbéed gadhaay soomaadii matihidhm geeesiyaaasha goobolka sitti nooblaa galbéed la maison waaslam
@XururoCadawe
@XururoCadawe Ай бұрын
Guuuuuuul
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
War kuwan adenfarax iyo axmed shido mesheey joogan hadey duale iyo farax macalin joogilahayen manta shekadan dhan bey u dhicilaheyd rer kenya wey iska celiyan dowlada kenya oo cadkoda wa qataan kuwan somaligalbed wa meyd kursi fadhiya .
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
War cagjaroow meshaa waxa ku dhaman wa ogaden ee wiilasha hanooga leyn canfar iuo xabashi horaan udhamaaneya.dagalkubo khalad buu ahaa in la galo.itopiya wey naga awod badantahy hub badantahy..cidanka ka soo celi.
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Ай бұрын
Marna lama aqbalikaro dadka loodiidu ayada intaaso naf iyo loo huray inbanaka laga joogo
War Deg Dega Oo Ka Soo Dhacay Somaliland Falnqayn Podcast HN...
1:58:12
Hargeysa News
Рет қаралды 2,6 М.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 70 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 12 МЛН
Our alumnus H.E. Adem Farah Ibrahim about BDU
8:08
Bahir Dar University, Ethiopia
Рет қаралды 10 М.