DAAWO - Wariye Cabdisalaam Herari 00 Qaad Hadiyad loosiiyay | Beeraha Qaadka Ee Ethiopia

  Рет қаралды 463,812

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

9 жыл бұрын

Wariye Cabdisalaam Herari oo Barnaamij Balaadhan
kasoo Diyaariyay Beeraha Qaadka Ee Dalka Itoobiya
Video By Universal TV
..............................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaska. .

Пікірлер: 359
@calicismaanyuusuf7764
@calicismaanyuusuf7764 2 жыл бұрын
Waa qaladkii ugu waynaa ee uugalay intaanka arkay Cabdi salaan hareeri
@deeqmohammed5597
@deeqmohammed5597 5 жыл бұрын
Bismilaaahi raxmani raxiim Dumar saf dheer u fadhiya oo qaad cunaya. Waa Aakhir sabaan wlhi
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Dembi ma laha dadkan waayo Arsaaqdoodii baa Qaad geshey oo waa Ganacsadeyaal,.. markaa iney Tijaabiyaan waxey ka Ganacsanayaan koley waa wax iska Caadiya
@xareedshow6011
@xareedshow6011 2 жыл бұрын
War la aa ninkani
@hamseog
@hamseog 5 жыл бұрын
War nio qaadkaas 2012 iigu dambaysay inaa isaga dartii wadanka ugu soo laabta iga haysa wlhi😢
@markcaa2942
@markcaa2942 2 жыл бұрын
Ma ayaan daradan iyo dhima shadan Yaad unoqon ilaahow dariiqka khayr badan kutus
@ABALYU
@ABALYU Жыл бұрын
😂
@nimcomohamed8160
@nimcomohamed8160 7 жыл бұрын
hareeri rageedi waa reer magaal waxaa laga yaabaa inuusan cunin xitaa ee dadka noloshooda laguma caayo ee ilaahay ayaa loo baryaa inuu soo hanuuniye
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Wu cuna
@gemstar416
@gemstar416 2 жыл бұрын
Whatta trip that was ! The perfect Doc for khat in history in my opinion
@baashicade635
@baashicade635 8 жыл бұрын
walhi kuma farxin inaan fiisado
@mosheeg5067
@mosheeg5067 7 жыл бұрын
eothiopia iyo kenya somalida ku nool alle ha sahlo umuuraha
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Birqaasan ma afsomalibaa mise somali ma tihid
@abdiazizziadabdilahimadar4565
@abdiazizziadabdilahimadar4565 26 күн бұрын
Waa qaladkii ugu waynaa uu galo cabdisalan harari intaan arkayay intu wax waraysanayay
@kkkkiller5109
@kkkkiller5109 5 жыл бұрын
Did he say marqaan wanagsaan ?😂😂😂🙈
@emmamandahier5637
@emmamandahier5637 7 жыл бұрын
hhhhhhh walagu jabay harar lkn soomaalida waa duli waayo qabiil ayey caaabudaan qofka naftiisa dhib haduu ugeysto oo towbad keeno alle wuu cafinayaa lkn dadka dadka dulminayo iyo kuwa dadka dilayo iyo kuwa dadka ceynayan sokama sii darno waayo kuwaas waa ahlu naaar weligaa afkaga iyo gacantada halaga amaaan helo tankle qofka naftiiisa asiga aya leh siduu rabo hayeeelo hadiiba laga amaan helayo safiiican ujaba weligiina fadhiyaa anga waa iga aaaman helysiiin #diinta islaaamka waa nabadgalyo iyo naxariiis #fadlan hada qof islaaam ah tahy afkaga iyo gacantada halaga aaaman helo
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 6 жыл бұрын
subhanalah dumarka qayilaya wamaxay
@nadiirdhereye5223
@nadiirdhereye5223 7 жыл бұрын
cabdi salna hereri wariye jira waxan jecelhay inan kulano
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 5 жыл бұрын
NAag qaaad cunaaaayso markaaan arko wlhi mid baaa iku soo dhacdo 😂😂
@ckhadaribrahim8367
@ckhadaribrahim8367 5 жыл бұрын
Maxaaa kugu soo dhaca
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
de wada kacsi bey noqotaa intaasa kugu soo dhacda
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 жыл бұрын
😆😆😆
@faysalyuusuf3457
@faysalyuusuf3457 3 жыл бұрын
Adi weliga macuntay
@waitme3519
@waitme3519 11 ай бұрын
@azlmcl198 🤣🤣🤣 mtf
@bashirabdi9701
@bashirabdi9701 5 жыл бұрын
Wariye cabdi salaam Laftigiisaaba birqaansan malaha.kkkk
@haruunciise3385
@haruunciise3385 5 жыл бұрын
Marqan wanagsan
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 5 жыл бұрын
From A.hereri: aad iyo aad baad u mahadsantahiin dee mirqaan wnagsn😂😂 To: naagaha qaylaya
@zimanziman7695
@zimanziman7695 5 жыл бұрын
Rftfygj Hgugf
@zimanziman7695
@zimanziman7695 5 жыл бұрын
@ u uvjc
@mohameddhago6254
@mohameddhago6254 8 жыл бұрын
super, fantastic, fashion
@asiahussein8481
@asiahussein8481 5 жыл бұрын
bismilaahi meesha waa lagu jabaa
@hdlyrics1014
@hdlyrics1014 7 жыл бұрын
macbuudka Qoom sidan eh ne majiraan
@-allAboutfootball
@-allAboutfootball 7 жыл бұрын
non rageed waar ka qayil meesha
@jaamacxasan5361
@jaamacxasan5361 2 жыл бұрын
Bismilaahi raxmaani raxiim ilaahayow soo hanuuni
@shukriyuusuf695
@shukriyuusuf695 8 жыл бұрын
acuudu bilaa dumarka Allah haka soo hadeeyo dhamaan inta cunta
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 2 жыл бұрын
wayey dee aad iyo aad baad u mahadsanatahinn dee marqaan wanagsan
@ridwaanafkaar5457
@ridwaanafkaar5457 7 жыл бұрын
warkeedaa cadba waan qaylaa reer hargaysaanu la yaabaneyne kuwan baaba ka daray
@aflaydhaadan1539
@aflaydhaadan1539 6 жыл бұрын
subxaanallah waa jajabantii ugu waawaynayd waar waxan xishoodki kadhibtay yaa wax usheega kulahaa waaan marqaamayna sharafi dhimatay 😢😢
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Qadka kubadan o xogbu uga baxa marka Rag iyo dumar iyo caruurba wala cunaya alleh hakaso hadeyo wll
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
somalidu dhul weynaa oo tiro yaraa misa kuwa dadka tiriya baa somalida kutaagan oo been noosheega?? allow idin ku dhawr meelkasta .
@gashan.
@gashan. 7 жыл бұрын
ceebey tacaal walee wala cebobay
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 6 жыл бұрын
bismilah Islaamahan xishoodki ka tagay Wan qayilayna kuteh Hoogayoo ba ay😢😭😭 Allow ka madoobe wa dadkeniyee
@dayibmuse8776
@dayibmuse8776 8 жыл бұрын
kkkkkk biyo raacis igadhe kuwani waa oramia
@hjulstaback8963
@hjulstaback8963 8 жыл бұрын
subxanalah
@maxamedsiciidcabdi9214
@maxamedsiciidcabdi9214 2 жыл бұрын
Waa dad dhintay oo habayntii wakhtiguna ka lumay geedkaaga lawaa
@asmasabad727
@asmasabad727 2 жыл бұрын
salaamaad
@amranadan9969
@amranadan9969 5 жыл бұрын
Subxaanallah
@herrali6816
@herrali6816 8 жыл бұрын
meesha waa laysku arakay nice waan ka helay waay shidan tahay
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Bisinka Naaguhuna ma cunaan, Reer Woqooyi basar xumaa. Walaahi qoysaska woqooyi Galbeed jooga balaayaa ku habsatay
@ahmedmo1489
@ahmedmo1489 7 жыл бұрын
subxanalah dumar jaad cunaya aar meshani maxay ahyd aar herari sxb waxay waxan walane no so bahisay ....
@maxamedidiriscabdi5711
@maxamedidiriscabdi5711 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@muxyadiincabdulaahi4895
@muxyadiincabdulaahi4895 5 жыл бұрын
Meeshaan. Waaa halkeeww
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 6 жыл бұрын
allaw hanuuni dumarka xishoodki ka tagey
@abdirahimmohamed9443
@abdirahimmohamed9443 5 жыл бұрын
Kuwani somalidibe ceebeyen yarbbi so hade 😰
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
waa yaab tolow maqiyaamihiibaa weligay marag dumar sidaa u fadhiya oo qayilaya subxaan allaah
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
@cabdiqanidiinaarproducatio5285 6 жыл бұрын
Nicr
@galaydhyare7501
@galaydhyare7501 2 жыл бұрын
Herari si adag ayuu caawa uqayili
@hibonuura1500
@hibonuura1500 5 жыл бұрын
Al waa qalAd inaa dumaar lagaso duubo subxanalllh herari Muu washay
@hargeisawiofficial1686
@hargeisawiofficial1686 5 жыл бұрын
Dumarka ethobia joga naga cilmi badan dumar qayilala oo mell iskugu yimaada 😜😜💃💃😜
@hajimahameddaahir508
@hajimahameddaahir508 5 жыл бұрын
Mirqan wanaagsan reer tuli guuled
@dadkaqayrkauguyeedhcade507
@dadkaqayrkauguyeedhcade507 5 жыл бұрын
Subxanalaah subxanalaah waxay dumarkan qayilaya oo mee xishodkii dumarnimio
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
Hhhh Hadiyadii wuu gudoomay walee 😊😂
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 haaweenmuqayila suubxanalah.gaayaha😂
@gaaxshegeel1990
@gaaxshegeel1990 5 жыл бұрын
Yah
@mahdaycabdirisaaq7875
@mahdaycabdirisaaq7875 4 жыл бұрын
Asc wllo cabdi askaro ma hesu hun aayd faafisay khayar ka il faafi wllo
@gaasmiskiin1207
@gaasmiskiin1207 4 жыл бұрын
0634152763
@alihibrahim9773
@alihibrahim9773 3 жыл бұрын
Dadkan baaben waa ummad habsaantay aduun iyo aaqiraba.
@khadargeedi5396
@khadargeedi5396 6 жыл бұрын
Ta bilaa shalmada wey mirqaan dhaaftey Taqsiinta kkkkkkkk
@user-zy9de6lo3n
@user-zy9de6lo3n 6 жыл бұрын
Khadar Geedi الوووو هل بامكاني محادثتك بالعربيه
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Khadar Geedi hooyo weeye Waxpa hw fiirsan zxp
@---bk4lg
@---bk4lg 6 жыл бұрын
ايمن الانسي تكلم لول ايش كنت تبي تسأل ؟
@khalidfaysal3067
@khalidfaysal3067 5 жыл бұрын
Khadar Geedi kkkk wad iga qoslisey wllhi
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
Khadar Geedi 😂😂😂🤣🤣🤣
@libaax_fx3399
@libaax_fx3399 5 жыл бұрын
90 maa la qayilaa
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 2 жыл бұрын
ilaahoow hana belayn
@takoltyga
@takoltyga 5 жыл бұрын
Kkkkkk indho adkaa waan qayilnaa kulahaa naagta wllh gac utaagay 😃😃😃😃
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 2 жыл бұрын
Cabdisalaan waa marqaamay walaahi saacadihii baa iskaga qaldamay😂😂😂😂
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah ceebadanaa was dumar ragii bax wax ka keeni waayeye 😇😇😇😇😇😇😇😇😇🤲💎🇸🇴💎🇸🇴🌴😇😇😇😇😇🌚🌚🌚🌚🌚🌚😭😡😡😍
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Bisiinka dumarkaan miyaanay caruurlahaayn adunkabaa iyagaa karaayeey anagaana caruro banawaalay akhri iyo qoor sanulahaayn
@Easy_way1
@Easy_way1 6 жыл бұрын
Haye Haye Haye Haye war wuxu saxafi ma ahan mida kale kuwa kani wax dhintay weeye Rag iyo dumarba, maxayeelay umadu haday garan weydo sawabta loo abuurtay iyo waxay unool yihiin marka Natiijada kuwaan oo kala soo baxa in ay wax cunaan uun u noool.
@saidmahamuudisxal1139
@saidmahamuudisxal1139 3 жыл бұрын
Waa dad nolosha ku qudhmay sidey geed caleentii ucunaayen
@abudaaud9302
@abudaaud9302 7 жыл бұрын
kulahaa dee mataqan Wanagsan kkkkkk
@najiibcabdi5412
@najiibcabdi5412 2 жыл бұрын
Marqaanka
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
Waa murugo. waxaan islahaa Harari iyo Cawke. Wariyayaal aqoon leh Mudana Ingiriiska kunoolaa waa ya´araga Aduunku meesha uu marayo iyo sida soomaalidu u danbayso wax kadareemaya. Iyagaaba Qaadka masiibada dadka Soomaalida haysata macaaninaya´e. Bal jaahilnimada, Gaajada iyo silaca Hooyooyinkaas, Aaabahayaashaas ka muuqata daya.
@maxamedcabdilahi7354
@maxamedcabdilahi7354 6 жыл бұрын
allow noo sahal naago qaadka cunaya waan kaxumahay
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 7 жыл бұрын
hareeri adaa qurbaha ka raayay markhaan sxb howl wayne waa haysaa oo allaha kula garab gala viva somaliya
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 2 жыл бұрын
Maxaad ka dhiiri gelin wax xun buu umada soomaaliyeed usoo gudbiyey muu wax kale waqti kulumiyo umada soomaaliyeed kadaaya inaad waxan oo kale usoo gudbisaan
@saedghalib4448
@saedghalib4448 2 жыл бұрын
Ina heraraw waar dadkan nolasha ka dhacay iskaga tagoo meel kale ka soo waran
@c.raxmankhaliif1915
@c.raxmankhaliif1915 6 жыл бұрын
waji wanaag ma rabaan hablahaan waqti lumis salaad la,aan
@shamsaherer4119
@shamsaherer4119 5 жыл бұрын
wallhi qaadkaba ciil igama hayeee Afsoomaliga ahay ku hadlayso baa ciil iga hayaa indha adaka naguhu
@mohamedaamiin2683
@mohamedaamiin2683 2 жыл бұрын
WAR BAL WARIYHU WUU GURIGA DHAN KA DHAFINE KA AKALA YAREYA QADAADKA
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 жыл бұрын
waa meel lagu halaagmay dumarka qayilaya
@libaaxalee
@libaaxalee 5 жыл бұрын
Cajaa ib jaad iska dhaafe xashiis baan cabi baalayiri, waa ladhintay.
@ugasbashir3492
@ugasbashir3492 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk Jabane waan uxiisay
@farxaandhagacade6217
@farxaandhagacade6217 5 жыл бұрын
Yaarabi
@abdisamadyousufguleid1952
@abdisamadyousufguleid1952 3 жыл бұрын
subxaanalaa walaal waa wax laga naxo inaalilaahi wainaa ilayhi raajucuun kasaar waa xuamaan lafaaafinayo qaar aaan cunin ayaa laga yaabaa inay bilaabaane ee kasaar cabdisalaan herariyoow
@mohamedengland8187
@mohamedengland8187 7 жыл бұрын
kkkadkan shaqo kale malahan miyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk d
@wiifjugsoodhacay1867
@wiifjugsoodhacay1867 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 naagaha qaadka cunaya indho adkaa
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 6 жыл бұрын
wiif jug soo dhacay nimanka ayaa lagu ibtileeyay qaad iyo qori iyo qabyaalad,
@cimraanshara6661
@cimraanshara6661 5 жыл бұрын
Idha beel ayay Qarķa utaagan yihiin naaguhu
@seynabhappy6084
@seynabhappy6084 8 жыл бұрын
coos ma hadiyada
@iftinqurux825
@iftinqurux825 2 жыл бұрын
Dumarkan qayilaya ceeb umayaqanan waxaykatahy cadi inayqayilaan
@maxamedcabdilahi7354
@maxamedcabdilahi7354 6 жыл бұрын
wariyahu inuu dumarka asturo ayuu ahaa lkn waa doqoniimo
@MohamedIbrahim-lf6jg
@MohamedIbrahim-lf6jg 5 жыл бұрын
maxa jiraaa meshan
@hudaahappy9939
@hudaahappy9939 7 жыл бұрын
Hhhhh subxaanallah naaguhu indho adaka yaahuu
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Walaal ha maagin dumarka iyo raggu ma kala duwana. Beerohoodii ay ku dhasheen bay joogaan. Waa Oromo afka soomaaligana way barteen si ay ula ganacsadaan.
@Ardo270
@Ardo270 Ай бұрын
Dadkani maxay qudrad uu beeran wayen inay qadka beranayan 😮😢
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 4 жыл бұрын
Hadeyba is dileenin qaadkooda iska cunaayaan hala daayo umada,, marqaan wanaagsan.
@mustafefarah7711
@mustafefarah7711 2 жыл бұрын
Adeer ha iska murqaman Wayo dadkani isma dilan qabyalad ma yaqanan
@abdirashiidgeddi8884
@abdirashiidgeddi8884 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaba lagu elin kulahaa
@mohamedabdirizackmohamed2562
@mohamedabdirizackmohamed2562 5 жыл бұрын
Lkni dumar qayilaayo waa maxay dee subxanAllh
@prabhjeetkaur1534
@prabhjeetkaur1534 8 жыл бұрын
abdi malik, jaadku wax xumaan ah maleh, waa cunto lacuno cuntada oogu wanaagsan, hanooga dhigana waxxun ,
@hodanhappy279
@hodanhappy279 7 жыл бұрын
qabdaro idin dishay qad xunoow beey uwada fadhiyaan waa bilaa mustaqbal alle wax dhamo ha u sahlo
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
Bal xisaab 4am ilaa 12pm ee duhurnimo kusoo noqo hadana 3 galabnimo ilaa saqdhex 12 habeenimo waxa haray 24 saacadoodba waa 4 saacadood. Sida muuqata Salaad majirto daryeel caruur iyo kobcintooda haba sheegin waa dadkaas sidaas u hooseeya jaahilnimaduna u weheliso. Waxaan dareemayaa Soomaalidu inaytahay Aduunka dadka ugu liita uguna xun.
@hamseganey4383
@hamseganey4383 8 жыл бұрын
Future Brothers Soomaali oo dhan meel hakaga dhicinaa? Dunida ilaahay waxa dad kunool dalka kasta intooda fiican baa kabadan intoo da xun. Laakiin Soomaali Inta xun baa kabadan inta xun. Waa sababta aynu 26 sano isu ixtiraami iyo maqli ama isu taanusuli la´anahay.
@ismailabib9487
@ismailabib9487 9 жыл бұрын
Subxaana laah War dadka maxaa sidan loogu bahdilay ma wax kale oo laga soogudbiyo ayaa lawaayay dadka miyayna ahayn in qiyam kooda dhawro waa maxay sidani hadey xumo kujiraan xumo hooda miyaa labaahin waa suaale Adinkuna hooyooyinkii somaliyeed ee sharafta, asluubta , ee edebta usaaxiibka ahaa ayaad bahdisheen
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
Ismail Abib Iyaguna waa bahdilan yihiin isna waa bahdilan yahay. Dadkaasina jaahilnimaa sidaas ugalaysa caruurtooduna waa ku daba jiraan. Waana wax Soomaaloo dhan ka simantahay.
@samiraluulamohamed6971
@samiraluulamohamed6971 6 жыл бұрын
Bisinka waa Maxay waxan wabo ceebe
@osmanahmed4534
@osmanahmed4534 8 жыл бұрын
dumarkaan caadi ma ahan jabano iyo biyo raacis kulahaa acuudu bilaahi naaga iyo nimankaba allaha soo hanuunsho
@mohamedeid8923
@mohamedeid8923 9 жыл бұрын
subxaanalaah wlh waa halaag ilaah ayaa umaqan umada somaliyeed dhamaan qaasatan kuwa cooska cunah ilaahwwy wanaaga hatuso
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
Mohamed Mohamud Malaha soomaalidu 50 sano ee soo socota way ku dabar go´aysaa. Hadii ay Alle u soonoqonwaydo fahmina waydo waxa sidaas ugalay.
@aadancabdi7876
@aadancabdi7876 8 жыл бұрын
Kkkkkkkk bismilaahi mxaa nagaha qayilaya acuudkooow yaaaahu
@munacali7728
@munacali7728 5 жыл бұрын
Al jabay Dumar kaa igu daran
@abdimomin9285
@abdimomin9285 2 жыл бұрын
Waxge meshan aan qayilaad uradsade
@mubaarakzulup9829
@mubaarakzulup9829 5 жыл бұрын
Bow raGaa waaan GaRaNaYe Lkn dumarka caruurta leH Alle ha zoo hadiYo Dumarka bow
@axmedkalun2400
@axmedkalun2400 4 жыл бұрын
waa dad nolosha ka daahay
@kobocmedia3666
@kobocmedia3666 8 жыл бұрын
subxaanalaah somali galbeed waay waaltay oromaa waashay
@maxamedadaan7379
@maxamedadaan7379 7 жыл бұрын
Somalië xanuun qabiil baa ku dhacay war Somalië oo dhan baa ku daqran ee hala joojiyo dacayd raqiiska
@dheegdaacad2987
@dheegdaacad2987 6 жыл бұрын
abdimalik abdi wali sxb waxaad ka hadashay fikir fiican sxb kuwa kale ee la abdisalaan herari waa reer soomaliland haduu reer sland yahay qaladk usamaynayo maan ku racaynaa sxb wixii dhaliila waa loo sheegayaa sxb waa waxaasoo kale lama soo duubo dumar masaakiina inuu kasoo duubo waan ka xumahay ee soomaaliyey buuqa dhaafa qabyaalada dhaafa
@djholac1211
@djholac1211 6 жыл бұрын
aar nio kuwani xage ku noolyihiin waba yabayr cabdisalan hereri noockastaba adigu ma ka war haysa
@mohamedaamiin2683
@mohamedaamiin2683 2 жыл бұрын
CAJIIB WAAR DUMARKU INDHA ADGAAA BALAYO IDN QADAY
@maslahosmanomar4974
@maslahosmanomar4974 7 жыл бұрын
waleee cabdoo habeenkas waad marqaantay
@abdinoormohamed3021
@abdinoormohamed3021 2 жыл бұрын
Walayab
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 122 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
Hereri & Ninki Geel Jirka aha
8:23
Universal TV
Рет қаралды 37 М.
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 125 М.
DAAWO:Taariikh Nololeedka Wariyaha weyn Cabdisalaan Hareeri
1:02:28
Qanso SomaliTv
Рет қаралды 165 М.
Dhaqtar Mareykan ah iyo Abdisalaam Hereeri maxaa kala qabsaday?
7:39
Kow iyo Tobanka Astaamood ee lagu garto qofka la Nool Qaadka.
34:48
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН