DAAWO XAQIIQADA DULMIGA

  Рет қаралды 7,225

Murtimaal show

Murtimaal show

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Plz xaqa arka hayska indha tirina barnaamijkaana sii share gareeya oo meel fog geeya mahadsanidiin
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
Maskiinba miska la fuulo leh baa horay loo yiri Asad hajiyo Allah ugu baqa walaayal 😍 Zazam habaryar 😍 samir Allah haka siiyo wiilkeda saqir yar buu ahaa. Waad mahadsan tahay khadar murtimaal😍
@salmakeyse
@salmakeyse Жыл бұрын
Wlhi wa run wa la dulmiyey asad ee dhibta ha laga dhafo somaliyey ee subscribe ha lo celiyey dadka bunbuninya wa cadowga asad e yana la idn adegsan
@hodomohamed9203
@hodomohamed9203 Жыл бұрын
Waa gabadh soomaaliyeed inaga daa qabiilka soomaali oo dhan bay ka dhalatay oo mayd ka uun wax uqabta
@nasrahassan9004
@nasrahassan9004 Жыл бұрын
Subhanallah qof curyaan ah oo asagiiba caawin ubaahan curyaan allaha idinka dhigo
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
🥺🥺🥺
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@zakiboysquaree9080
@zakiboysquaree9080 Жыл бұрын
ck washamsi halagu qaado
@gabalfilms973
@gabalfilms973 Жыл бұрын
GUULAYSO ABWAAN RUNTAAD USHEEGTAY LAMA GOODLE 😂 HAWIYE IYO DAAROODBA 👏
@CIRRO727
@CIRRO727 11 ай бұрын
Beeen mahan Walhy Asad Hagio Teamkiisa waa la dulmiyey Ck Qofka Jaanis ayuu ku raadsaddaa
@roodaaragsan3951
@roodaaragsan3951 Жыл бұрын
Wlhy asad waa ladulmaya pls asad iska daaya cadowga hau jabinina e 😢
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Saxiix wlh blh ilahay dulmiga ma.jecla
@suleqaibrahim8777
@suleqaibrahim8777 Жыл бұрын
Warya adiga mid hailaawin gabadha rer malesia kamarabin lacag ee kaliya waxay uga baahnayd garab istaag dhanka hospitalka marku ilmaha yar kuxanunsanaye mafahante wllhi mar xita waxa jira ay ledahay raadhiinki aan cunaynay baa naga goay guriga ayn adaayay sian cunto uso diyaarsado willki yarana leeyahay hooyo haigatagin ayana katagtay marka dadka malesia jooga dad ma aha sibo naagaha
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 Жыл бұрын
Walalao wa bina adam dadkuna wu qaldama lkn zamzam ayada dhahday goan ban idinka qatay mana ka baxayo goankeyga I qofna yu i iman 20 cisho kadib salan ma idinkaga bahni marka walalao allah an ka baqno salanta xook mahan qofka waqtigay ka so go'da ku imana marka yaan leysla wada gafin
@muunacumar2735
@muunacumar2735 Жыл бұрын
Asad wa muskiin ilaahy ha caafiyo
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 Жыл бұрын
Miskiin baa misko la fuulla leh maxay ka rabaan wiilka curyaanka ah ee isagii u baahan in la caawiyo😥
@rumaanhassan5764
@rumaanhassan5764 Жыл бұрын
Ck waa baster lkn dadku ma bartaan
@ayaanahmed3472
@ayaanahmed3472 Жыл бұрын
Waaa la dulmiyay asad lkn allah ayaaa ka abaal marin
@Hoyadey
@Hoyadey Жыл бұрын
Team 27 guul iyo gobanimo
@golewaayeel8575
@golewaayeel8575 Жыл бұрын
TEAM 27 WE CAN ❤🫡
@simanhirey3244
@simanhirey3244 Жыл бұрын
Wlhi asagaba xanuunsan allah ha cafiyo asad idinkuna niyajabka kadaaya somalay walal u celiya subscribe walalkiina hospital kujiro
@nasro7666
@nasro7666 Жыл бұрын
Codka maxac kushiday
@shukrisaid7078
@shukrisaid7078 Жыл бұрын
Asad hagiyow dad xarash uhaya baa shekadan kusoo gabaday iyo dad horimarkisa ka xun wlhi qof maxad ucawin lagu hesta asaga miskinka tisa hesato
@AI_24SHORTS
@AI_24SHORTS Жыл бұрын
❤👏🔥
@abdirashiid6535
@abdirashiid6535 Жыл бұрын
👏👏👏
@iglnacali8983
@iglnacali8983 Жыл бұрын
Asad 😘 love ❣️
@hudaahmed1334
@hudaahmed1334 Жыл бұрын
Warkiina wa dhageesane mahadsanidiin reer malaysia hal qalad bey galeen oo ah in lawaayo halmaalin iyadoo dhibka haysta laga hadlayo meysan sameen taasi ayaa keentay dhaleecenta
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Wll qof walba tiiisa cuslaysay ma ogtahg hada asad hagio inuu isbitaal yaalo waliba ninkaas wa nin naafo ah gabadha xaalkeeda waa ogahay oo aad buu u xanuun badanyahy lkn asad wuu soo cawiyey marqatina waxa ka ah youtubekeeda ayuba kula jira
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 Жыл бұрын
Walee runta sheegtay runtane rabi baa jecel ❤
@GurmadMahdi
@GurmadMahdi Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@deeqoosman2055
@deeqoosman2055 Жыл бұрын
Team 27 marnaba noo hoos ♥️🥰👍
@fartunabdirahman8657
@fartunabdirahman8657 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@anabali1098
@anabali1098 Жыл бұрын
Waa tubo raac ck
@UmuMohamed
@UmuMohamed Жыл бұрын
Viiiva Asad Hagio❤
@khadijaali3830
@khadijaali3830 Жыл бұрын
MASHA ALAHU MURTIMAL WAGARSORE CADILA HORE USOCO INADER BOOQORKA DAROD FROM KHADIJA DARWISH
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 Жыл бұрын
Dadki shalay sabab u aha inu kursi ku fadhisto aya manta adinka nh la mit tihi dadka leh halagala noqdo subscribe ta cadaw ba tihin allah ka baqa qalad ba lagu heysta wallhi niyada yan laga dilin asad allah cafiyo moskinka zamzam nh allah qalbiga ha u qawojiyo
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Saxiix wlh wll
@mohamedabdiaziz4293
@mohamedabdiaziz4293 Жыл бұрын
Sxb guuleyso shiine baahane cuqubuu qabaa tii Giridhi ka daran waa qof caqligii cuno ka galay iyo malafsi lkn bulshada waa in la tusaa tuuga
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Haa wlh wa qof liita oo aan ehel iyo aqrabo midna aqoon dhuunta wax u mara ba u muuqda bes
@zaracumar5259
@zaracumar5259 Жыл бұрын
Subaxnalah
@deeqoweheliyeali1042
@deeqoweheliyeali1042 Жыл бұрын
Sax wlh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 Жыл бұрын
Masha allaah walal qaali ah
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 Жыл бұрын
Asad hajio waa wiilka ugu afka gaban somalida marka hala dayo wiil ka
@caawiyeproduction3832
@caawiyeproduction3832 Жыл бұрын
Waa runtaa zxp qali guuleyso boqoro murti maalow
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 Жыл бұрын
Aniga xataa dariska ayaan uga sarayaa
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Gobanimo 🥰
@zara-ru5lb
@zara-ru5lb Жыл бұрын
Runta markii laga hadlo dagaalkaninwa murursade iyo cadcad ck mohamed akhshay lii cato oo isku qabiil ah ayaa shekada hurinaya khadar wlh wa kula qaba qaladka laga galay asad waan qada aragnaa🥺
@jamiilacadey2605
@jamiilacadey2605 Жыл бұрын
Zara abyo ilma xaajiyow cadcad maha waa meesha Dir wayne
@fardowsoabdi1800
@fardowsoabdi1800 Жыл бұрын
Team 27 noo hoos ❤❤
@leylaabdalla7691
@leylaabdalla7691 Жыл бұрын
Walhi waa ka xanaqay wilka waxeey ku sameynayan caruurtay oo kan ayan ugu saray lkn ax Asad
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Gobanimo
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
@@murtimaalshow Haday Inaadeertaa Tahay Sidan Umaadan Hadasheen😡
@zamzamzamzam4304
@zamzamzamzam4304 Жыл бұрын
Sax waye bro mashallah
@qukjjjj3159
@qukjjjj3159 Жыл бұрын
Sax
@deeqoweheliyeali1042
@deeqoweheliyeali1042 Жыл бұрын
Waa la dulminaa sax wlh 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@qalbinuura1263
@qalbinuura1263 Жыл бұрын
Fariid si xaq ah yaa u adashay masha Allah
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 Жыл бұрын
Waa runtaa wlhi wll😭
@sadiamohammed6661
@sadiamohammed6661 Жыл бұрын
Asad hajiyoow iskadaaya gar iyo gartaBaba
@amohamud540
@amohamud540 Жыл бұрын
Sax wll somali wa fudeed iyo qiiro jabaan 🥺
@mariaelmi5724
@mariaelmi5724 Жыл бұрын
Walahi waa ruunta
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Ck iyo asad waa walaalo ma daarood baa sii yey lika hawiye baa sii yey doqon baatahay
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 Жыл бұрын
Murtimaal shukran walal qaali
@lakixaaji5585
@lakixaaji5585 Жыл бұрын
Team 27 keep going
@samiragamadiid3844
@samiragamadiid3844 Жыл бұрын
Waa dulmi wlle
@mohamedsuweeri2843
@mohamedsuweeri2843 Жыл бұрын
Rijaal runtaad kahadashay
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 Жыл бұрын
Marka horta gabdhii wiilkada ka saqiiray'Allaha qalbiga ha u qaboojiyo'gabdhaa aniga waxaan ku bartay team 27 asad mid kle yaxpul ayaa dad ku iftiimayay'asad haaji si qaas teamka ck m.akshey iyo yaxpul way is ogyhiin ck wuubo utup raacaya'waa jaanis gaad 1 miliyin oo wiilka gaaray ayaa loo quuri la yahay waxbo gabar yaa lagu marmarsiiyino'wiilkan maxuu uqabna'karaa'isgabo'naafo ah oo maskiin oo Matanta'youpkaas ka xamaasho'irsaaqdis in la hor istaag waxaa u arkaa'qalad si qaas waxaa loo beeg'sanaya'reer hajiyow yaxpul ninka dadka ku iftiimayay'wlhi yaxpul waa qabiileysta wayna had wuxuu samayay'team washmsi'sheekada waxuu ku so koob 3 qof waa asad arimaheen iyo amiir reer hajiyow iyo hal gabar marka reer hajiyow BAA loo socoday'lkn'amiir ayaa vidow so dhigtay sidaas'darta'waa laga'reerbi'wayay somlida aqli ha isku'yaalan maskaxdood maxaa loo dooray shalay wiilka ayga'usaaran'had dadka in maskaxdood ku shaqayna'waa doqonimo'aniga team27 waa ka mid ahay waan ka mid ahaanaya'asad waxaan urajeynaya2milyin inshallaha
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Caqliga ha waaayin intaas aad fahanty dad wawayn ba fahmi wayay wll🥰🥰
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 Жыл бұрын
show thnks wll
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b Жыл бұрын
team 27 Keep
@mudugaawilyrics3523
@mudugaawilyrics3523 Жыл бұрын
Ck iyo shiine washamsi ku qaada
@sabnaamayoow5924
@sabnaamayoow5924 Жыл бұрын
Auaa ku dhaya waa burtaqiis reer xamar waa soomaali dhaba
@qnuura8508
@qnuura8508 Жыл бұрын
Xaarmaaldhiiqolagarooneqaniisufyaahuu
@khadijaali3830
@khadijaali3830 Жыл бұрын
WALAHAY WARUN
@muunacumar2735
@muunacumar2735 Жыл бұрын
Ninyoow codka maxaa kaaga dhacay
@nimcahxundubey9752
@nimcahxundubey9752 Жыл бұрын
Team 27 Marna no hoos🐅💪🏻🫶🏻
@mohakarlos6351
@mohakarlos6351 Жыл бұрын
Waxaanad fahamsanayn ha falanqayn pleas 😂😂 videogaga youtube waxba matarayo la laabo 😂😂
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 Жыл бұрын
Tem 27 no hoos
@deqomohamed5306
@deqomohamed5306 Жыл бұрын
Ck helo o gabdha u helaya maba aha
@mountmasud5299
@mountmasud5299 Жыл бұрын
Dhibatada wax sababay waa ck
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Sax
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
AAD IYO. AAD. XAQIIQ WYE TAAS
@hiboabdulahi23
@hiboabdulahi23 Жыл бұрын
Ninkan runta ku jecelahay
@Hamdaosman3344
@Hamdaosman3344 Жыл бұрын
Adi hda arinkan shiine ayad utuubo raceysa illayn wad is haysan e
@mohamedseeadsudi6207
@mohamedseeadsudi6207 Жыл бұрын
Futomaalow mawduuca laga hadalayo maad fahamin ee aan ku fahansiiyo nimanka waxaa lagu haystaa maxaa nimankaa inanta ka agdhow ee markii hore ay zxpdood ahayd markey ubaahaneyd halkee ka dhacdey booqsho ayaa laga hadlayaa shiine waxay miciinbaday garabka waday nimankii ka agdhawaa adigu futomaalow ka daa xadhiga aad nimanka usoo raacayso
@fahiimaadam7468
@fahiimaadam7468 Жыл бұрын
Runtaad kahadashay wllo
@hibohassan8065
@hibohassan8065 Жыл бұрын
ninkii nagtisa ugalmonaa soodubay
@somfilmshd7197
@somfilmshd7197 Жыл бұрын
Murursade ma wuxuu keenay inuu dadka ku laayo magaca somaliyeey
@zaracumar5259
@zaracumar5259 Жыл бұрын
Sax were asada waa ladulumiyay
@munaladan8252
@munaladan8252 Жыл бұрын
Sana larabaa afaka furo
@fadumaburhan9300
@fadumaburhan9300 Жыл бұрын
In washamsi lagu qaado miyaa kabaqaysa
@khawlaaadan3016
@khawlaaadan3016 Жыл бұрын
Adu codka’a miksaarbad saraty watan niicdii ka ba,de
@qnuura8508
@qnuura8508 Жыл бұрын
Shiinemaydkamawaso
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Daaroodow maxaa ka qaadaysaan silage u tuugso doqon dhalay hawiyaaa caawiyey ck waa hawiye hawiyeb ok 12 kun hadji la sii yey maxaa la siin lahaa adiga maa siisid oo caa wised doqomo
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 Жыл бұрын
ddkan afarohoda hagalin yan walshamsi lagugu qadin kajoog
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Xaqa in laga amuso maahan qofkii baxaya albaabka wa open ina ader mesha dhaqale uma joogno ee run u sheegida bulshadaan u joogna xaqiiqdi
@xanfireesha151
@xanfireesha151 Жыл бұрын
Shiine washamsida ku qaada hada run segaysaan
@naimamuxidiinomar4200
@naimamuxidiinomar4200 Жыл бұрын
Nasab nasab dhalay
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 Жыл бұрын
Mujrimka weyn waa ck cuqubo kugu dhacday dheh
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 Жыл бұрын
Shiine baakhaldan
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 Жыл бұрын
Sax nin wax garad ah
@ibtisanqueen3852
@ibtisanqueen3852 Жыл бұрын
Ma adiga ba qof wax ka sheegi kara ninki fahma muqaladeyda faa fiyo ayaba tahay shib dheh ma xishode
@sharmoboy9149
@sharmoboy9149 Жыл бұрын
Waar iska aamu ama khayr kuhadal
@huda33muhamed21
@huda33muhamed21 Жыл бұрын
Ck 👎👎👎👎
@abdullahiyussuf8025
@abdullahiyussuf8025 Жыл бұрын
Silka habartaaa kadhex bax aritaan🥳🥳🥴🥴
@Babaqueencanab
@Babaqueencanab Жыл бұрын
Asad wa la dulmay wlh
@golewaayeel8575
@golewaayeel8575 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 345 М.
Bloomberg Wealth: Dmitry Balyasny
24:07
David Rubenstein
Рет қаралды 22 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 98 М.
GABAY: Dagaalkii Harti iyo Isaaq | Abwaan abdinasir dhagadheere.
5:44
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 23 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 7 МЛН
Каха заблудился в горах
0:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
ПИЩЕВОЙ ВАНДАЛ НАКАЗАН
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 2,9 МЛН