DAAWO: Xildhibaan Sanbaloolshe" Shabaabka Godana Hargeysa Ka Keenay" Fariin Culus Beesha Hawiye

  Рет қаралды 39,131

Daauus Media

Daauus Media

Жыл бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 151
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 Жыл бұрын
Maansha alaah Sanbalooshe OO Kale Allha Noo Badiyo Xafidalaaaaah ( UURKOOLI AA UGAARTO ) Waa War weyn ee Kuwii sidaas Noqdo Allaha Naga Dhigto.
@hamzekofi1466
@hamzekofi1466 Жыл бұрын
Walahi Waa oday qaran noolow
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Walaahi sanbaloolshe waa nin nool ilaahay hakuxiftiyo qofka nool ee hawiye ku jira gabadha sacadsiciid walaalkey haxifdiyo guuleyso hawiye guuleystey ilaahow i tus aamiin 🎉
@cumaraamin8025
@cumaraamin8025 Жыл бұрын
Mashaa.aalah xawaadle guul guul guul aamiin aamin
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Жыл бұрын
shambalooshe waa geesi inshallah
@rayaanbella7190
@rayaanbella7190 Жыл бұрын
Sanbaooshe Waa Halyeey Hawiye U soo Baxey Asagoo kale allaha Noo badiyo Aamiin Yaa Allaaah ((( INDHAHAA KU DOOGSADO QALBIGAA KA SII DARAN))) Waa ku Weshahanaa In Xun kuma aragto Xafidalaaaah From Waceysle Cade.....
@salaanyuusuf2533
@salaanyuusuf2533 Жыл бұрын
Asc xildhibaan sanbalooshe ilaahay cimriga iyo caafimaadka iyo caqligaba hakuu barakeeyo halkaa ka sii wad hawsha aad wado
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 Жыл бұрын
Mudane Sanbloolshe Allaha noo xafido Geesi Hawiye.Qowmiyadda Hawiye usha aad heysato ku jaf hurdo weynankooda walaal kheyr Allaha ku Siiyo.Guuleyso Adduun iyo Aakhiro.Maashaa'Allaah Tabaarakallaah ayaan ku leenahay walaal qaali ah😂.
@abdulasistohow7814
@abdulasistohow7814 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk Sanbaloolsh man lagulama hadlikaro horay u soco. GUUL
@ubahhussein3252
@ubahhussein3252 Жыл бұрын
Guul ina adeer saas waaye
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
La Hela illahow hala helaan yaa rabi guul xawaadle erya erya åerya guul walaahi waan idin soo ducaøynaa juboyinkan ka soo jeeda dhegtaan idin haya waana ducaynaa hadaan joogi lahaa buyahaan idin qaadi lahaa qoriga baran lahaa waan idin cawin lahaa
@axmedhassan2107
@axmedhassan2107 Жыл бұрын
Ninkani wuu lahadlay tolkii haday wax maqlayaan oo hadal qaadanayaan
@user-yc1xi6kg4c
@user-yc1xi6kg4c Жыл бұрын
Mshlhxildhibaansanbalooshe
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 Жыл бұрын
That is true walhi run bad ku hadashay
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Жыл бұрын
Geesi guuleyso
@mohamednour541
@mohamednour541 Жыл бұрын
Fariid sanbalooshe
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Hawiyoow iskaqabta idoor iyo darood isku tashta waxaa tihiin awood iyo aqoon ❤
@khadrahassa321
@khadrahassa321 Жыл бұрын
Walahi waa runti kaca oo meesha ka kaca
@isaabdi1478
@isaabdi1478 Жыл бұрын
Wsr hawiyow ninkan warkiisa maqla
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC Mansha Allah sanbaloolshe Geesi Geesi dhalay waa gabar Murusade oo Ku leh (Gaashaankaada la iima keento) Aamin Allaha aqbalo Thanks ❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
@alimuse7779
@alimuse7779 Жыл бұрын
Sanbalooshe wuu u baanay tolkii waanu u garnaqsaday, waan ku hambalyaynayaa, waxaanan rajaynayaa inuu hadalkani dareenkooda taabtay oo wax badani is badali doonaan 🙏
@dontask2190
@dontask2190 Жыл бұрын
💯💯💯❤️❤️🙏👍👍👏👏👏
@Abdifatahyussuf21
@Abdifatahyussuf21 Жыл бұрын
Ninkaan tolkiis hawiye eray muqdo iyo mid qarbsonba wakula hadlay haduu dariimkoda shaqeynayo 💯wana hadal tarikh noqon doono
@sharmaarke1611
@sharmaarke1611 Жыл бұрын
Wa xaqiiq taliye sanbiolashe haday wax ku qaadanayaan
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Thuma wallaahi, xildhibaan Sanballooshe runta ayuu sheegay. I love when people tell the truth. Anniga oo nin Hawiye, Habargidir ah, in baddan ayaan sheegayay daanyeernimadda Hawiye to such a point I call them "cawaan". Kuwa baddan oo wacallo ah ayaa ka buuxa Hawiye oo aan nasab run ah aheeyn sidda kuwa qabqablayaashii dagaalka, argagixiye Xassan Daahir Aweeys, kuwaas oo ah kuwa dhigay Hawiye meesha eey yaalaaan. Ilaaheey ha xifdiyo xildhibaan Sanballooshe, gudoomiye Cali Jayte. Is ilaaliya, oo caddow baddan ayaa jirra oo aan rabbin in daanyeerta Hawiye hurdadda ka kicissaan. Guul Xawaadle iyo Saleebaan ❤️
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Noolow mujahid sanbalooshe runta ayaad sheegtay Godane Hargeysa tuug buu ka ahaa konfurna sheekh
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 Жыл бұрын
Aamiin ilaahey ha idin guuleyo
@deeqagobsan7986
@deeqagobsan7986 Жыл бұрын
geesi libaax labo maha
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Maasha allaha allaw. Idinmide oomidigtina meelsare gee madmadawga idinkasaar murankamataagne allaw magaciina meelsare ge kasocdaay soomaali idinsugee dalkii hodanka ahaa adaaleh
@alihmd9379
@alihmd9379 Жыл бұрын
Guul
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
hawiyoow iskuraaca kuwa idin naceb carabna iska celsha dugsiyada ilmaha waxa labaraayo halahubiyo iyo kuwa shekoyinka carbeed kashekeeya ee luminaaya dhaqankiina iyo jiritankiina meelwalba baara iskuna tashta umidooba eebe haidin guuleyee kuwa idin necebna eebe hadudumiyo guuleysta tolkeyga hawiyoow goor walba❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Ilahay ha U so jadiyo dadkod iyo dalkoda
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 Жыл бұрын
Hawiyoow is xoree hawiyoow is xoree idinkay soomaali idinka socon la dahaye
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Run ayaad shaagtay Safiya.
@Mohameddegunner
@Mohameddegunner Жыл бұрын
Mashaallah guul somalia inshallah ♥️♥️❤️
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah alaha ku barakee aamiin walaalkey hawiyow dhageyso sanbaloolshe Hadii kale foorer maalin welba qarax iyo qiyaamaha halaguugu hayo ilaahow hawiye guulee qaadirbaatahay ilaahow qiyaamada iyo qarax kahay qaadirbaatahay ilaahow qoomamada ka qaad qaadirbaatahay ilaahow qowleysata ka qabo qaadirbaatahay ilaahow qawaarishata ka qabo qaadirbaa tahaye ilaahow qamuunyada ka qaadirbaatahay. hawiye oo dagaan daa inkabaryey. Hawiye oo dulmiga iskaqaadaan daa inkaberyey. Hawiye oo iskuduuben baa daan kaberyey. Hawiye oo isdifaaca ayaan daa in kaberyey. Hawiye oo dentiisa yaqaan ayaan daa in kaberyey. Hawiye oo daruur udado ayaan daa in kaberyey hawiye oo doog daga ayaan daa in kaberyey indho hawiye
@samira-141
@samira-141 Жыл бұрын
👏🏼👏🏼👍🏽👍🏽
@maryanl804
@maryanl804 Жыл бұрын
Masha allah Maa dhahdid waxas waa xaasidnimo naxariista idinku yar ee masaakiinta u naxariista
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Tolaay xawadle hiilbu raba hubu raba gargu raba saadbu raba xoolo raba sii u xooreeyo goobalada nimankaasi haystan wayo hiiraan way xoroowday tariikhbana kaa qurmaysa war soo maaliiyey nimanka iska Sara oo iskaashada ilahay. Habarakeeyo. Sanbalooshe iyo. Reerkisaba ea u dedalaya
@mohameddahirfaarah8551
@mohameddahirfaarah8551 Жыл бұрын
Umada wani qabil haku wani qabil iska dhaf ader qabil waki Somali masha dhigay
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
Adeer qabiilkiisa ayuu guubaabinaa waana wadaninimo lagu kala hormarey. Guuleyso Sambalooshe
@lightningside45
@lightningside45 Жыл бұрын
Ader nin walba qabiil bukasojeda inad shegto oo wanaag kuradiso ma,ahan ceeb ninkana xuman kumaradinaye wanag bukuradinaya sede ilatahy.
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Mohamed Dahir Faarah, Saaxiib munaafaqnimadda jooji. Waan ku dhaaran in aad qabiilkaada dsntiisa ka shaqeeysid ee fucknoff, hanoo sheegin qabiil in aan iska dhaafna. Walaahi baan ku dhaartee haddeer ayaan iskkuulo u furreeynaa dadkeena Hawiye si aan u barno qabiil. So shut the fuck up!
@waliali7915
@waliali7915 Жыл бұрын
Hawiya best qabil in Somalia from mj with big love insha’Allah everything will workout for hawiya
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Жыл бұрын
Mj ha sheegan midgaan yahay wax hawiye la yiraahdo ma jirto hawiye waxaa keenay Boqor kaynadiid ayaa Soo iibsaday oo zinsibar ka keenay waxay dhihi jireen Sartaan yaa fuuuuula Suldaan Cali waaye kkkkkkkkkk 😁 sumad iyo taariikh ayey ku dhigeen xasuuso Sartaan yaa fuuuuula Suldaan Cali waaye kkkkkkkkkkkk MJ ma naageeyo ha sheegan midgaan yahay
@loolan01
@loolan01 Жыл бұрын
Sambalooshe inuu saan dhan geesi uyahay ma moodayn waa geesi mujahida waa kuu aqoonsaday puntland ba kaso salamayaa jihaad ka wad
@osmansaid613
@osmansaid613 Жыл бұрын
Geesi.xilidhima.sadaloloshee
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 Жыл бұрын
MashAllah allah guuleysata
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Жыл бұрын
dadkan xawaadle guulwade ay ku fiican yihiin goodax fiiri sanbalooshe fiiri cali jayte waa nin yara fiican
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku Жыл бұрын
From Somaliland💚🤍❤️ Walaahi Hawiye waa dad qalbi wanaagsan Qaraxa cida ku dhimataa 99.9% waa Hawiye, Ardayda meel ay waxbarashada umarto garanla oo wado walba dhagax lagu xidhay waa Hawiye, Hooyada Bakaaraha tamaandhada ku iibinaysa ee baabuurta Amisom troops dulmaraysaa waa Hawiye, Amisom ciday dishaa waa Hawiye, Adeer dhiiga isku fura Muqdisho idinkaaleh ee wake up hurdada kakaca oo intaad xilka haysaan caruutiina badbaadiya mustaqbalkooda oo isku duubnaada HAWIYOOW ILMAADEERAYAAL QADAADKA IYO CALOOSHA HABUURINE CAQLIGA BUURA IRIRSAMAALOOW DHIIGU BIYO MAAHEE
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Жыл бұрын
Urur samo ina geele bixiyey miyaa qabiil nooga dhigee sirtiinii fashiluu fulaynimo iga dheh
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku Жыл бұрын
@@sadiyaali9508 sorry runtii dumarka uuma jawaabo iga raali noqo sharafeey FG. Adigu sharafeey reer matihid ee kolba waxaad tahay kaad udhaxdo keep your mind Thanks
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Жыл бұрын
Sacad waa dhaliilanyihiin warkaaguna waa naqabtaa
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Hawiye waa xayawaan Waligiin wax noqon maysaan mooryaan
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
Adiga oo ciil qab ah , sidaas ayaad gumeysi ugu jiri doontaa insha allaah
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 Жыл бұрын
Kkkkkk waruntaa jelously .maaseer
@abmoh9216
@abmoh9216 Жыл бұрын
Hawiye intay usigu sheekeynayaan 91 baan guuleysanay sidan Bay ku jirayaan.
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
taas daah miyaa kaa saaran, ma hadaa dhalatey???
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Maxay ku jiraan hawiyuhu adiguse maxaad haysataa oo horumar ah? Maxaad soo saaratay ood haysataa??
@maryanjama1292
@maryanjama1292 Жыл бұрын
geesiga
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Жыл бұрын
Doqonimo waa loo dhashaa eehawiye weey udhasheen doqonimada
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
Gorgoradnimo waa loo dhashaa ee daarood gorgoradnimo wey u dhasheen
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
MAHADA KARATYE IYO CALI DHEER KUU DIILA NIINKI 20 KAA HOOR DHIINTYE MAXA KUU DAABA DHIIGYE MARKII HOORANA KAAN AAD LEEDYE HARGISA KAA YEEMD IDINK OO SHAABKINU IDIN SAMEESN OO ADAN CEEYROW IYO HASSAN AWEES AAYU INA GODAN UU YEEMD WAANU DHIINTYE HAADA YAA KUU DIILYE MAA KUWA DINTYE BAA SOO baxaye awalba raag hawiye baa sameeye
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Жыл бұрын
Hawiye ma,ihi lakiin Ninkaan waa Xaq udirir ee Hawiyoow inkaan wax ka maqla waa nin Caakhil ah wax fiican ayuu idinla Rabaa Tuugsi kuma jiri Kartaan.
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Thank u, Khadra. Waa runtaa, xildhibaan Sanballooshe Ilaaheey ha xifdiyee runta ayuu sheegay.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Xaqiiq
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 Жыл бұрын
Waxaa yaab ah ninkii diinta caayhaayay awoowgii inuu diin kuu sheegto waa ceeb
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Жыл бұрын
Waaga aad sheegaysid ee aad leedahay waan guulaysananay miyaanay ahayn waagaad is cunteen dadkii kalena cunteen yaahuu! Sanbololshe cudurka ku hayaa kaama baxo! Gabdhihiinina digsiga dabadiisa way u dhasheen ku haysta! Waji yeelan maysaan degina meysaan ilaa aad xaqa dadka aad dhacdeen iska bixisaan ha idinku taagnaato!
@aziiz94
@aziiz94 Жыл бұрын
Sanbaloolshe legend hawiye dhibka heesto wa siyaasiyinta hawiye o bila qadiyad ah siyaasiga hawiye into somalida kle iska gadaayo ayo sharaf beelay o danta dadkiisa dayacay, siyaasiga daarod mise isaaq wa dad qadiyad leh o dadkoda wx u qabto lkn kan hawiye wa bila qadiyad goormo ka fikira ino deegankiisa dhiso sida raga isaaq iyo daarod hawiye wxa facooda ka reebay wa siyaasiyinta matalo
@cabdikaaficabdikaafi8795
@cabdikaaficabdikaafi8795 Жыл бұрын
godane xaaranka xun muxuu wadankiisa uga bilaabi waayey haduu diin wado nacalad baa dhashee lkn muxuu ka faaiday asna meedkiisa ayaa 17 gantaal lagu wasay nacas waaye noloshiisa buu ku ciyaaray arab doqonsanaa aadan sune soo soco dheh adna 34 gantaal baa kusugaayee
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Cabdi Kaafi, sababtoo ah Godanne waa uu ka caqli baddan yahay daanyeerta Hawiye (from nin Hawiye ah)
@cabdikaaficabdikaafi8795
@cabdikaaficabdikaafi8795 Жыл бұрын
@@casanova2450 hawiye dhanbaa hurda oo marka hore maba fekeraan lkn markay dhibtu baahdo bay ku baraarugan taasna waa ayaan daro haysata wasaq intay kusoo gaarin baa layska dhawraa
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
@Cabdi kaafi Cabdi kaafi yes, facts ayaad sheegtay . Anniga oo aan excuse u sameeyneeynin, annigu in bafdan ayaan igahay waxa ugubwaccan in Hawiye joogo meesha uu maantay joogo. Look no further than Caydiid iyo qabqablayaashii dagaalka, Look no further than Hassan Faahir Aweeys oo terrorists ah, oo uu naagtiisii, gabadhiisii, iyo baqaarkiisii isku wadda xoogay Ina Godanne oo Idaaq ah. Talk about daanyeernimo. I love this guy Sanballooshe. Waxaan ogaa in uu yahay up and coming hero, markii aan arkay kuwa Daarood ah, oo caqli xummo darteed wax ka sheegaya ninkaan. Ilaaheyow swt, xifdi Xildhibaan Sanballooshe iyo gudoomiye Cali Jayte iyo beesha Xawaadle(and wallaahi ma'ihi Xawaadle)
@ashoshiekhmohamed3519
@ashoshiekhmohamed3519 Жыл бұрын
Haawey had maad ogaateen in doqontihiin
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Asha, anniga oo nin Hawiye ah waxaan ogaa on dadkeeyga Hawiye doqommo yahiin sannado baddan. Tussaale, waa dadka aan is weeydiin Caydiid, iyo Hassan Daahir Aweeys in eey u shaqeeyaan qabiilo kalle maadaama eey lug gooyeen Hawiye. Hadii run la'isku sheego waxeey moodaan ceeb, taas ayaana caddeeyn ubah doqonimadda Hawiye. Guuleeyso Sanballooshe. May Allah protect you. Is ilaali addeer.
@kamaalahmed5706
@kamaalahmed5706 10 ай бұрын
Al-shabaab isago ka hadlaayo ayuu wuxuu af-lagaado la aadayaa qabiilada kale ee Somaliyed, Isaaq ayaa keenay Al-shabaab iyo Daarood ayaa ka guuleydanay iwm, caqli xumada ninkaan wlhi
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Indhaha futa Indha fuurro 👀
@mustafaliibrahim9414
@mustafaliibrahim9414 Жыл бұрын
Dowladii somaliyed oo afrika ugu awooda badneyd ayaa burburiney ayuu ku faaana markasa wuxu raadinaya xasilooni iska timaada. Walee Doqonimo adigaa isku tilmaamey wanna ka run sheegtey.
@makebravo7133
@makebravo7133 Жыл бұрын
Runtiis waaye Uko
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
WA RUNTIIS XILDHIBAN SANBALOLSHE QAWARIJIINTA AL SHABAAB KIRIMINALO MAFIA WA ISAAQ AYAGA KENEY DHULKA HAWIYE AYAGA QARXIYA SHACABKA HAWIYE MA QARXIYAAN HARGEYSA AMA BURCO KUWAAS DHULKA HAWIYE QARAXYADA KU DHIGA KU SHIIHIDA HALA LAYO WA AYAGA KUWA LAYEY HAWIYE
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN Жыл бұрын
Waxa maanta indinkoo dhan, heerkaas idin kaarsiiyey- 60 kee ilaa hada waa Abaal daro Ee iska Cili Dadka, hadalka badana joojiiiiiiiiiiiiiiii.
@Abdikhalik_Suleiman
@Abdikhalik_Suleiman Жыл бұрын
Sanbaloshow dadka lagumaysto Dhulbahantaha kudar sida xoolaha looqasho.
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 Жыл бұрын
Hawiye Faan waa hayaan 1. Dawladdii waxaa uyada oo isku dhan foodda ku qaatay Daarood 2. Markay gagabtay waxaa lugaha la baxay Isaaq 3. Markay dhimatay waxaa libtii sheegta Hawiye . Bal fiiri Hawiye wuxuu waxka taray ciidankii Xamar uu kula dagaalamay masheegan karaan runtoodna maaha inay ahaayeen kuwii dawladdii oo xoog leh u badheedhay
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Жыл бұрын
Inan gumeed yahoow adi maa hawiye gaari karo. Waxbo ha isku keen qor qorin jareer yahoow cuqdiga qabo oo hawiye iyo daarood ka dhex faa’iideeysahaayo. Gunta saan lagu gartaay.
@faisamusse8522
@faisamusse8522 Жыл бұрын
Listen abgaal is in war against al shaabaab
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Hahaha, Faisa, Abgaal waan jeclahay (Saleebaan)ayaan ahay, laakikn runtaan anniga iyo Sanballooshe iddiin sheegeeynaa ee cambuuladda inta iska yareeysaan dagaalka si run u soo galla. Masaajid Cali Gaduud aa 2 bill soo gurguuraneeysaan wtf?
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Жыл бұрын
Sanbalooshe xawaadle soomaali oo nabada bay dadka safarka ah jidkka ku dhibi jireen inkaar tii dadka muslimka aa ku dhacaday ilaa habargidir baladwayne gubtay naagihiina laga wasay xawaadle
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 Жыл бұрын
Waa aftahan lakiin qabyaalada wuu buun buuniyaa
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Cqani, walaal, qabyaalad iyo 4.5 niddaamkeena dhan kumma dhisna. Ha xaqirrin ninkaan Sanballooshe not only is he aftahan, but also geesi. Facts.
@nasra9564
@nasra9564 Жыл бұрын
1991 dadkii qaxootigii ogaadeenka wabiga kuguray miyuu kujiray sanbalooshe maxuu kuguulweystay
@adamgooni2667
@adamgooni2667 Жыл бұрын
"Baanbalaayo"...1991 Genocide ....I don't know him been there...but I support your thoughts
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Жыл бұрын
sanbalooshe habargidir amaanteeda waad ogayd wixii ku dhacay duuliye sare naagtiisii iyo gabadhiisii meel lagu wada wasay mardanbe miyaa la arkay duuliye sare adigana abgaal baa saas kuu galaya walax lagu siiyey kaliya hafiirin joog
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
sidookale reer yurub waa nacaybkiina iska ilaaliya cidwada dantiina majirto idinka ayaa ah danta runta ah teeda kale shisheyaha waa nacaybkaaga oo kuu qoslaya hatusin dhibtaada hana usheegin waxa idin qarsan iyo waxaa tihiin haduu ogaado danahiina hoosahaan waytashanayaan waxayna qorsheynayaan in ay aas aasaan dhib cusub iyo in ey idin hordagaan idina dib dagaan haisku dhiibina qof shisheeye oo ah mid idinla too ah fala beerahiina qota ceelashiina bada somaliyana kala baxa kaluunka ee wada cuna is jeclaada il mideysana lahaada noqdana dadfeejigan oo jooga laabtooda waad guleysaneysan eebe haduu yiraado guuleysta guleysta wixii fikrada ah halkan ayaan idinkugu soo gudbinayaa haduu eebe yeelo guul kunagaada ❤
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Жыл бұрын
SANBALOOSHE HAWIYE XAQAAIQ RUNA AYUU KALA HADLAY QARAX KASTA OO DHACA CODA KU DHIMANAYSAA INTA BADAN WAA HAWIYE KAN QARXINAYAANA INTA BADAN WAA HAWIYE CAASIMADIINA IYAGAALEH XAGAY KA KHALDANYIHIIN SHABAAB GEES HA U LEEXIYAAN WAY U FUDUDAHAYE HANA MIDOOBAAN SI AY U BADBAADAAN UNA HURU MARAAN. IISHA ALAAHU WAY GUULAYSANAYAAN. AAAAMIIIIÌN
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Жыл бұрын
ILYAASOW, QARAXAAN S/LAND IYO P/LAND KAMA DHACEE, WAXAAN U MALAYNAYAA IN HAWIYE LOO HESHIIYEY OO LOOSOO XAWILEY
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Жыл бұрын
MAR DANBE WAA INAAN HAWIYE MADAXWEYNE KOONFURTA LAGULA HADLIN, 1ST TERM...... XAWAADLE 2ND TERM......MURUSADE 3RD TERM ......HABARGIDIR 4TH TERM........ABGAAL 5TH TERM .......DIGIL & MIRIF DAAROOD DANBE IYO REER WAQOOYI DANBE KOONFUR HALAGA TARXIILO
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Жыл бұрын
Keep blaming everything that moves
@inaadam9250
@inaadam9250 Жыл бұрын
Qosol ma jiro waa ceeb inaa waxaan lagu qoslin iskaga qososhaan.
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 Жыл бұрын
Wa allshabaab
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Жыл бұрын
Dhibka idin heesto waa sucuudi imaraat masar iyo qadar maxaayeelay dhulkiina shidaalbaa buuxa waxayna shisheeye ogyihiin hadii nabad aad heshaan in ey qadayaan shisheeyuhu sidaa darteeda nolol iyo israac idinla marabaan iyo in aad dhibta kabaxdaan ood dharagtaa ogaada waxaad uburbureyseen waa shidaalka ee carab haka qadanina lacag hana kuluminina caruurtiina carab iyo yahuud reer israiil waa walaalo nacaybka yahuuda aad uqabteen ayeey carab iyada oo idin qosleyso ayeey idin dili lacag kubixini qarxin ilmihiina sooyaalka dambe dhulka u harilahaa hadii dhalinta lalaayo bulshadaasi waa la waaye
@maryamali3407
@maryamali3407 Жыл бұрын
Hawiye dulmigii ay sameeyeen 1991 ayaa adin haysta ee ogaada dulmiile ma guulaysto
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Maryam, waa sidda eey kulla tahay. Annigana waxeey illa tahay in Daarood uu sameeynayay dulmi ilaa iyo maantay ilaa iyo 1969kii. Ka warran hee taas?
@Maxchama
@Maxchama Жыл бұрын
Taliye shub aa iska dhigee mia adne war karka horaa lo isticmaale sheeka kale sameeso.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Godane teg laakiin kuwiinna ka warran cali dheere mahad karataay iyo kuwo la mid war maalkii dalka idinkaa haystey 32 ayaad jiho diid tihiin ee orod iska xoree
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 Жыл бұрын
Wallahi nin waa cudur hadlaaya waa jaahil Qabyalad wax ku raadiya bad hal kaluuna qurmiyay xawaadlana sanbololshe qurmiyay Waa ayaan daro in loo sacbiyo
@makebravo7133
@makebravo7133 Жыл бұрын
Khurun Agoonti a aheydeen kacaanka
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Aniga waxa ha darood hawiya garbkin ban ee an iska calino Caduga
@abtidoon1404
@abtidoon1404 Жыл бұрын
Xawaadlaba waa laga guulaystay Sacad ayaana garaacay
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
Abti Doon.... Ciilqab rufiyaan ah nac nacdiisa uma baahna hawiye...... sorry
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Жыл бұрын
Godane wuxu la midyahay kuwa Muqdisho doorashada ugu qabataan, si aad ugu xumaysaan Somaliland. Inaad kuwo Parlamaan ku sheegtaan kuwona argagaxiso, labadda idinka lee waaye. Anaga hadaan reer Somaliland nahay, kan Alshabab ku jira iyo kan Muqdisho dawladda ku jira waa isku mid, labaduba dil iyo xadhig ayaan la doonayna. Bal idinku dhan isugu baydha.
@BarreCade
@BarreCade Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh cawaankaan eega
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Barre, hooyadaa iyo argagixissada alshabaab iyo daaroodka taageera ayaaa cawaan ah. Waadna arki doontaa in Hawiye qosolka danbe lahaan doona.
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Жыл бұрын
Dumigii aad kuburburiseen dowladii somaliyeed1991 ayaad miraheeda guraneysaan eecalacalka jooji
@abtidoon1404
@abtidoon1404 Жыл бұрын
Xawaadle ma hawiyaa
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Xawaadle waa hawiye adigu ma ka saari kartaa diciifyahow
@zaynabomar5479
@zaynabomar5479 Жыл бұрын
@@sarahaden8314 koorma hawiye noqdeen?
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Жыл бұрын
Wawaadle waa lafdhabarka Hawiye
@zaynabomar5479
@zaynabomar5479 Жыл бұрын
@@user-me1dj9wd5f Hawiye waa dallad isku tagay iyo urur isbahaystay ma'aha dad wada dhashay. Waa layaqaan inaan xawaadle sheekhaal gaaljecel iyo madhibaan hawiye ahayn lakin sheegtaan. Sheegashada waa meesheeda lakin cadayn baa loo baahan yahay.
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
@@zaynabomar5479 adigu cadayn ma u haysaa in doorood wada dhashay dir iyo isaaq wada dhasheen??m
@shushu9196
@shushu9196 Жыл бұрын
Idinka isgumeysatiin hawiye weligod sas Lee ahayeen
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN Жыл бұрын
Abgaal waa dhirbaa , Yaa u sheegee aan ugeen. Sacadka kaligiis aa iska celiyey ee ku deyda ayakoo duulaanka meelkasta uga socda. Kan wax dilaayana waa idinka , Kan la dilaayana waa idinka.
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
Hadee isaaq baa ridey dowladaase maadaa ridey maxaad beenta iskugu sheegi Hal guuto xamar may joogin markii dawladaasi dhacdey dhamaantood waqooyi ayey ka dagaalamaayeen 26 aad ayaa lagu xoojiyey
@_.waryaa4078
@_.waryaa4078 Жыл бұрын
Caydiid intaad deal been lagasheen isticmaasheen ma ehee Haduu ufikiri lahaa maadan ka goi laheen xamar
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
@@_.waryaa4078 waxaan kuu sheegayaa in caydiid anagu aanu siiney hubka iyo Saadkaba Afar askarina uu xamar ugu taget ileen awoodii oo dhami waqooyi ayey joogtaaye
@sajidawar4822
@sajidawar4822 Жыл бұрын
@@_.waryaa4078 isaaqu hadeer buu isticmaalaa hawiye ilaa inta uu dawlad noqonayana sidaasuu maskaxda uga haysan haawiye waa baalasha uu isaaqu ku duulo
@prosl11
@prosl11 Жыл бұрын
Daroodna maa amxaar buu adeegasada tollow ??
@filsandegan5625
@filsandegan5625 Жыл бұрын
Somalia alle haydinka saaro dhibtee lkn somaliland idiinmay keenine hanagu khaldamina sidiina isku booriya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Wuxuu ku faanayaa dawlad baan ridney oo maxaad ku beddeshay mooryaanimo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Shanbaloshe waa kuwa u shaqeya Alshabaab waa na qabyaladeyiste soomaal inuu kala jejebiyo oo qab yalad kukala qay qay biya waana shaqalaha xalane waa kuwa cadowga shisheye u xilsarten burburka soomaaliye. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Жыл бұрын
Tol beeli waayey, Sanbololshe iyo Xawaadla oo kale ayaa Hawiye u baahan yahay
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Жыл бұрын
Sanboloshoow Su'aal 1) Isaaq yaa S/land Madaxweyne kula tarnanta ?,,, 2) Maxamuud Saleebaan yaa kula looltami kara Madaxweyne P/land 3) Why Koonfurta Hawiye inuu Bowortooyo aan laga daba hadlin ka samaysto loogu diidan yahay JAWAAB, Waa in aan Hawiye u jeedin xoogiisa iyo xoolihiisa , ayaga uun baa isku xoog iyo xaniinyo weyn oo isku muuqda
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Жыл бұрын
Gabareey Sanbololshe iyo Xawaadle afkaaga kala her, Xawaadle waa indhaha iyo afkaarta uu Hawiye ku faano
@aziiz94
@aziiz94 Жыл бұрын
Munafaqad ba thy isaaqa axmed godane ino so diray mise daarodka burburka hawiye ku faraxsan labada mid ba thy lkn ogow hawiye hurdada wo ka kacay o alshabab ino iska xureyo ayo deeganadiisa dhisa dona
@abdullahiawl4818
@abdullahiawl4818 Жыл бұрын
Waa siyaasigii hawiye.
@abdullahiawl4818
@abdullahiawl4818 Жыл бұрын
Hadal siyaasi miyaa waxa caawa ku hadashey. Doqonimada sheegtey. Sanbalooshow
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Runta ku dhibayso sanbaloolshe runtuu ka hadlay dhibka dadkiisuu haytaaa xaq ayuun u leeyahay siduu u hadlay
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
Beentii aad isku sheegi jirteen waa dhamaatey caawo, Adeer,,,,,,,, ninkii dhoof ku yimidbay geeridu dhinbeysaaaa..... waqtigii dhamaayoo
@moeapdi7907
@moeapdi7907 Жыл бұрын
Dhulkaad haystaan daarod ku soo wareejiya adeerayaal 😂😂
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Жыл бұрын
Jubba dhexe soo xoreystay
IRAN | CHINA | ISRAEL  'WAA TAAS WIXII LAGA BAQAYAY' KALA BAX
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 37 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 62 МЛН
Dood Wadaag iyo Xaalada Dalka 14 08 2024
2:11:37
Universal TV
Рет қаралды 28 М.