No video

DABDAMISKII (3977)

  Рет қаралды 14,735

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Ай бұрын

Пікірлер: 89
@jammane3880
@jammane3880 Ай бұрын
Wallaahay Waxaan marqaati ka ahay inaad sheegtay in la arkidoono iyagoo caayaya qoorqoor 😊
@ilhanmohamed4392
@ilhanmohamed4392 Ай бұрын
Farmaajo ❤❤❤❤ waa Mareexaan Mama Tibisho Wiilashey ku faaneysay aaway Hawiye wuuuuuuuuuw Adeer Muuse noo waca Xasan xaad noo waca Hawiye Dowladiiisa weeye😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf Ай бұрын
Kkkkkkk macsokor
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Ай бұрын
Waligey sida Uma farxin sida manta an u farxey Masha Allah
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 Ай бұрын
Taasi wxy muujineysaa ciil iyo cuqdad aad qabtay 40 sano inaad maantay nafis u raadineysid lkn dad aadan gacantaada uga aarsan karin ciilkaad qabto wan farxay wxbo kuuma goyso hg wxy dagaansatay galkacyo ilaa iyo baraawe marka waligedna way ku hortaagnandontaa intaad nooshahay marka wxad muujisay wxaad qabto wxaana ku faraxsanahay kii jiranaay sodon sano kabadan inuu maanta qoslo 😀😀😀😀🤪🤪🤪🤪🤪🦁🦁🦁
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 Ай бұрын
Taasi wxy muujineysaa ciil iyo cuqdad aad qabtay 40 sano inaad maantay nafis u raadineysid lkn dad aadan gacantaada uga aarsan karin ciilkaad qabto wan farxay wxbo kuuma goyso hg wxy dagaansatay galkacyo ilaa iyo baraawe marka waligedna way ku hortaagnandontaa intaad nooshahay marka wxad muujisay wxaad qabto wxaana ku faraxsanahay kii jiranaay sodon sano kabadan inuu maanta qoslo 😀😀😀😀🤪🤪🤪🤪🤪🦁🦁🦁
@nboss8028
@nboss8028 Ай бұрын
Manta waa birmada xasan shiiq😂😂😂😂😂xasanow xarumaha kalena ku xijir xitaa marinaayo 😂😂😂😂I love it
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Yuhuud waxaa ah xaaraan cunayaasha
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i Ай бұрын
Waa war la sugaayey
@amran2152
@amran2152 Ай бұрын
birmade xasan sh ku soco shaqo fiican ayaad qabatay
@adanbile4237
@adanbile4237 Ай бұрын
Farmaajo waa marreexaan! Waa jaazadeedii
@yonismuse7727
@yonismuse7727 Ай бұрын
Kkkk qoor qoor macalin soomaaliya waa inay wax kaaa bartaan kilibkii hore ayad tidhiy iyaga oo qoor qoor cayaaya ayad arki doontaan waana kuwan hadda hadlaaya ee qoor qoor leh
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Ай бұрын
Maac Sokor..Hassan Sheikh iyo Damushabab way Fashilmeen…Qaran Harashee iyo Hassan Dalim mafia family business..Viva Farmajo iyo Nabad iyo Nolol..
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Saado Cali ilaahay ha unaxariisto Amiin🤲 .
@binuashkir6764
@binuashkir6764 Ай бұрын
birmada xasan shiiq away hee
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Baadilkii. Oo. Dhamaaday.
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o Ай бұрын
Viva gurguurte
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Xasan Sheekh kama gardarno H.G iyo qabiilada kaleba ee deggan dhulka danta guud , wakhti badan bu siiyey inay kaga guuran dabdamiska .
@mahmudyusuf132
@mahmudyusuf132 Ай бұрын
DuDumis baalobadalay DamDamis taagero qadaartay kawarama
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u Ай бұрын
Taliyahii. Heysan. Jirey. Dab demiska. Hiligii. Siyaad. Bare. Wuxuu. Axaa. Nin. Saleemaan. Ah. Jeniraal. Faate. Oo. Hada. Degan. Canada. Toronto. Marna. Wuxuu. Heysan. Jirey. Tomson. Oo. U maleeynayo. Inuu. Ahaa. Reer. Waqooyi.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Macaliwayne iyo gababiin waxan ika codsanayna hadaan nahay raxwayn codsigena waa inan inay joojiyaan dilka iyo dagaalka waan idin baryeyna
@KamalAbukar
@KamalAbukar Ай бұрын
Xasan Sheekh ayaa weerar ku qaaday madax-banaanida Muqdisho waxa ay tahay in lagu soo dhaweeyo dad ka kooban dhammaan qabaa’ilka oo ka soo qeyb galaya dukaanno ay ka sameysanayaan bartamaha magaalada Muqdisho.
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
SHEEKO BARALEYXASAN MUNAAFAQ OO REER AAKHIRAADKII QABUURAHA UGU TAGAY MIYAA DAD NOOL DHAAFAAYA RIYO AYEY KU JIREEN
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Haddi u Farmaajo oran laha H.Gedirey ka guura dabdamiska 😂 buuq iyo rabshado ayay bilaabi lahaayen😂 . Birmade Xasan Sheekh 👍 . Sedson02 N&N
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Ай бұрын
Yuhuudbaa nootimid iyo Yuhuudbaatihiin nagafura iridda 🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂waan suuxay
@BeelaHassan
@BeelaHassan Ай бұрын
Waaban yaabnaye marna ma,marixanow soobax marna yahuud intee rabtii oo ileydiin rara
@nboss8028
@nboss8028 Ай бұрын
😂😂😂😂😂iyaah yahuudaa ka dhax arkee😂😂😂😂😂
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Qabiill. Kaligiis. Ma. Dagikaro. Xarun. Dowladeed.
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i Ай бұрын
Oo dhaaranaaya waa dilaynaa ciddii inoo timaado
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Labadii sir ku hishiiso si caadi ah ayeey isu dagaalaan boosaskii aad daganeeydeen waa la kala qeeybsadey xildhibanadiinaa ka koow ah yaa idiin soo gurmanaayo war dhalin yariina kaashada
@ajar3959
@ajar3959 Ай бұрын
Markey sh. Hoose xaaranta ku haysteen Muslim ma aheyn miyaa iyagu hada may Muslim noqdeen 😂😂😂
@hasanmoodile1939
@hasanmoodile1939 Ай бұрын
Macalin Adan slaan sare
@burhanhussein3135
@burhanhussein3135 Ай бұрын
Xildhibaanada aya latusaaya in boosts la siin doono hadii ey joojiyaan mooshinada.
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Ай бұрын
AQLIGA ILLAHEY KUMA TIRO MAMO
@user-yu8iq7zx7g
@user-yu8iq7zx7g Ай бұрын
I never see you happy like this
@hasanmoodile1939
@hasanmoodile1939 Ай бұрын
Macalin Adan sare
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkkkk baarlamaankas kala siinayaa dhulkaa macalin
@MaxameddeeqArbe
@MaxameddeeqArbe Ай бұрын
Waxaya iskadhadhiciyeana
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 Ай бұрын
Eelaay meel kasta oo tuugsato u tagtaan miyaad sheeganeysaan? Beri Hargeysa iyo Bosaaso baad sheegandoontaan kkkkkk
@wadanisomali4455
@wadanisomali4455 Ай бұрын
UMADA. SOOMAALIYEED MADAX XUMAA. HEYSO. CULUMADA DOORKOODII AAWAY???
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Xasan geesi alaahay baa naga jiiday gacan ku gabadkii
@mohamudshukri565
@mohamudshukri565 Ай бұрын
Birmade Xassan Sheikh keep going Xassan Sheikh mudane mdxweyne shaqo wcn qabate thnks blade Xassan Sheikh pravo.
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw Ай бұрын
Mac sokor caleen shaah kkkkkk
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i Ай бұрын
😊
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Caliyare cali waa daalim qabiil iyo qabyaalad qarsanaayay nin qaabxun lagubaray dheh
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Macalin saka si boobsisa ayaa dadkasi dabdamiska deganaa sababto aah dadku waxay ilaween iney dawladu kuu soo socoto.waa yaab
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i Ай бұрын
Dabdemis burburiye birmade
@addull1
@addull1 Ай бұрын
ELHAM OMAR baad ku sheegtey Raxweyn kkkkkkkkkkkkk
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
30 sodoon sano iin kabadan baa la sugaayey iin laga baxo dhulka dowladu ay leedahay .
@MaxameddeeqArbe
@MaxameddeeqArbe Ай бұрын
❤❤❤
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Allah Farmaajo dooq xumaa waa kan cali yare afhayeen kadhigtay rooble na raysalwasaare ka dhigtay
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i Ай бұрын
Salaadda la tukanaayoma xero dad weyne ka dhaxayso horta ilaahay ma aqbalaayaa?
@Haawo-fm4cz
@Haawo-fm4cz Ай бұрын
Kkkkkkk meelo kasta digir mirif iyo eeleey baa loogu yimid beelaatahay waxaad tahay ninkii yiriri ilhaan cumar baa raxanweyn aboowe sidaa ma dad badsi bay kayahay kkkkkkkkkbeelaa tahay
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Habargedir ha Soo Islaanto Marka hore oo Ashahaadada ha loo qabto Marka hore kkkk
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 laba yuhuud bay u dhexeeysa
@mohahirsi2896
@mohahirsi2896 Ай бұрын
Adan adiga wad ku faraxdy habargidir
@sacdiyaabdulla9478
@sacdiyaabdulla9478 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 iyaaa iyaaaa
@User3405-t7n
@User3405-t7n Ай бұрын
U sheeg ninkan walan oo villa somalia ku washey oo marixan u arkayo malaaik. 😢😢😢😢
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Madaxweyne Hawiya kufiican iinu ka saaro dadka deggan dhulka danta guudee caasimada.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkkkk xamar unukaale fafmaajo waa mareexaan waa daarood vilada haka soobaxo maxaa kadanbeyay kkkkkkk waan kuraaxaaysanayaa qaxoontiga xamar halaga raro waaba kibreen iyagoo qaxoontiya baay dadkii nafta ukeeneen mooryaantu habarkintir
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Habergidireey oddoontii keena diid Meeqa sanno ayaa dad soomaaliyeed oo Ash haadanaayo aad disheen kufsateen Guriyahooda ka xoogteen dhacdeen 7 jir aad kufsateen maa waxaa u maleynayseen in la idinka jaasin doono waliba yaa is gaaray
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@MohamedAbukar-ry5en
@MohamedAbukar-ry5en Ай бұрын
Ay linki dhegne malmal in Arni
@hassanmaalinaadan
@hassanmaalinaadan Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Supxanalha ilhaay haasahlo
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Ай бұрын
Waa SUBXAANALLAAH ee ma ahan Sup…
@user-yu8iq7zx7g
@user-yu8iq7zx7g Ай бұрын
You got a lot of Hate in Your Heart
@abdiasismohamed2093
@abdiasismohamed2093 Ай бұрын
You got more hate than him 😂
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Ай бұрын
@@abdiasismohamed2093He can’t handle the truth his uncle’s are doing to our motherland..Viva Farmajo iyo Nabad iyo Nolol.
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
haters gott to hate babies gott to cry hasan munaafaq he is the worst president ever he's a bitch.
@KamalAbukar
@KamalAbukar Ай бұрын
You have to look at Hasan Sheekh characters attacked the sovereignty of Somalia he is conspired many plots in order for Somalia not to rise again how are you attempting to state this man is full of hatred when you dislike your people.
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Ай бұрын
Waar macalinka wareega aduunka HG iyadaa is iibsatay
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i Ай бұрын
KKKKKKKKKK BAGA😅😅😅😅
@user-cx6qw3tm4w
@user-cx6qw3tm4w Ай бұрын
Baryadiina see loo Aqbalaa Dulmiyaad inya kutaageerteen xasan aad misana Aad nasteexo kasugaysiin kkkkkk Inoow idin dhemooyo eey eheed
@mohamudshukri565
@mohamudshukri565 Ай бұрын
Viva Barmade
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mossgaming
@mossgaming Ай бұрын
😭😭😭😭😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mossgaming
@mossgaming Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@massmass8300
@massmass8300 Ай бұрын
War aadan macslinka lugeyw ma Islamaha oyya ayaadku qosli sxb 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@adnahussein6060
@adnahussein6060 Ай бұрын
Birmada xassan sheikh. HOWL. LOO BAAHNAA UU WADAA. TAARIIKH INUU KA TAGUUU RABAA.
@user-yu8iq7zx7g
@user-yu8iq7zx7g Ай бұрын
Maybe because something happened to you that you will never forget or forgive
@AfrhAfrh-mj7gg
@AfrhAfrh-mj7gg Ай бұрын
90shameeyadii baa Mareexan laayey Rahweyn imikunq 2024 baa suuqooda lagubay dholkooduna abood looga xukumayaa laandheernimo waxaa udhiman in lasooraafo sidii Soomaaliland usooraaftay, Rahweyntuna laisku adeegsanaayo aa maroynaa
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Mareexaan iyo Raxanween isma hayaan waa dad walaal ah , weligoodna kala goayn dadku way isku dhacaan waana heshiiyaan,ee adiga maxaad ugu farxaysaa inay isdilaan? Digil iyo mirifle ayaa is haystaytay is dagaalayay dukaamo iska gubzy ayey Macalinwayne nin ree xasan a ah dileen sidaasaa keentay inay ree xasan la dagaalaan macalinwayne. Illaahay wanaag hadhexdhigo dhiigoodana hakala badbaadiyo.
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@habibajama2107
@habibajama2107 Ай бұрын
❤❤❤
CIIDAMADII OO SAAKAY LA LAAYAY (4215)
23:19
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 966
SHIRQOOLKII TALIYE SHUB AMAR ALLE LAAKIIN 14 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 21 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 28 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 38 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 19 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 28 МЛН
TOP SECRET SHIRKII TURKIGA (4206)
38:42
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
WAAR DEEG DEEG AH
24:05
DAYAX MEDIA NEWS
Рет қаралды 4,5 М.
GAAJADA KU SOO FOOLKA LEH DUNIDA (4210)
29:33
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.
MAANTANA (4214)
4:29:49
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 7 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 28 МЛН