DAD WAXA JIRO HORMARKAGA KA XUN RER

  Рет қаралды 16,958

MY RAJO

MY RAJO

2 ай бұрын

Пікірлер: 74
@umumeysara223
@umumeysara223 2 ай бұрын
Asc abyo muniira waa cudsi youtube Shere out ii samee 1k iga badan oo shuruda youtube ka ah waxan rajeynayaa inaa tixgalin dontid codsigayga I.a
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
@zamzamahmed3997
@zamzamahmed3997 Ай бұрын
Mash Allah tabaraka Allah abayo warunta Wana kagamahat cilina sida quruxda badan at ogahadashiay❤
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 2 ай бұрын
Had kahoro yad iicaawiis muniiro Allah ha ku xafiidiyo my sister ❤❤❤
@sahrahappyofficial4724
@sahrahappyofficial4724 2 ай бұрын
Mash Allah allah ku xafido xbbti ❤
@AdarCooking
@AdarCooking 2 ай бұрын
Maasha allaha Abaayo Samiiro Cadey keep going
@munamohamed5569
@munamohamed5569 2 ай бұрын
Mansha Allah Xaqiqaweye 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@nimokhalif9935
@nimokhalif9935 2 ай бұрын
MashaAllah abaayo muniro quruxeey waa kusalaamey❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 2 ай бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@naimamohamed4604
@naimamohamed4604 2 ай бұрын
Mel badan ayan iska eg nahay dabecada masha allaha mahad sanid wallashey damantena murad kena allaha nosahlo
@fathiadjama
@fathiadjama 2 ай бұрын
🎉 Macha Allah, waa fikir fiican.
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 2 ай бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah ❤
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 2 ай бұрын
Maansha allaah Wllshay Qaali ❤❤❤
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 2 ай бұрын
Amin Amin Yaa Raabi
@DeeqoCumarCabdulle
@DeeqoCumarCabdulle Ай бұрын
Masha alaah Abaayo isoo booqo
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 Ай бұрын
Masha muniira warku waa cad yahay
@abdijama1984
@abdijama1984 2 ай бұрын
Asc walaashey muniira intee kaala soo xiriiraa waan kuu baahanay aniga mama ahay ee ila soo xiriir❤❤❤❤❤❤❤
@user-dw1ui6lt6r
@user-dw1ui6lt6r 2 ай бұрын
Mahadsanid macnto somaliya qof joga lacag intee leeg baa lagaa sameynkartaa
@IlyesFaras
@IlyesFaras 2 ай бұрын
Masha Allah wllhi muniro waa qaf wanaasan soomali
@naimamohamed4604
@naimamohamed4604 2 ай бұрын
Masha allaha abayo farxad kunolada adiga iyo famikaga ❤❤❤❤❤
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p 2 ай бұрын
Wcs Sister Qof Walpo hami wuu lee hay Qaadan Aniga Allaah Ii Rimiyo Waqti Walpo insha Allaah ❤❤
@mashchannel3735
@mashchannel3735 2 ай бұрын
Mashallh rer my rajo iso boqda Abaayo muniro plz iso boqda
@mashchannel3735
@mashchannel3735 2 ай бұрын
Abaayo muniro sthy plz short out isubi
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 2 ай бұрын
Wllhi ben maha😅😅😅 xbbt sida qurux badn nogu faa'ideyso xbbt shugrn ❤❤❤
@qaalisharaf6594
@qaalisharaf6594 Ай бұрын
Masha allaah jazaakallaah qeer abaayo qaali ❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 ай бұрын
Masha Allah abaayo horey usoco ❤❤❤
@ashagure3007
@ashagure3007 Ай бұрын
Abayo Ilahay haku barakeeyo wixi lheyr ah…waxa lkn la yaabay, somalidi channeladooda inta badan creativity maleh, for example hawenka youtube leh aktharkooda routine maogiye ra’yi kale ey hayaan malaha. Marka dadka cusub oo hada ku haminaayo iney furtaan youtube waxa kula talin lahaa iney creativity la imadaan oo copy ga iska dayaan. Every channel hadu routine lee soo galiyo wa la isku wada ekanaa. Channel walba oo wax cusub oo xiisa iyo faida leh la imaada dhaqso ayu kor u kacaa marka please try to be creative dakeygiyow oo itiina furan youtube bal cabaar la fikira wixi aad rabtiin inad dadka la wadaagtid.
@iloveallah6411
@iloveallah6411 2 ай бұрын
Masha Allah
@nasraali1335
@nasraali1335 2 ай бұрын
Abayo muniro wan ku salame abyo aniga youtub in an furto Ayan raba an an kashaqeyto mad ika cawinkarta abayo
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 2 ай бұрын
Habo muniiro sida wax loo aruursado noo sheeg😢❤
@aminahanichannel9165
@aminahanichannel9165 2 ай бұрын
Thanks abaayo waa kahelay dhirigalin taada video gaaga aadbaa ooga helay
@user-np4dk8zq2b
@user-np4dk8zq2b 2 ай бұрын
Mash allaha allaha kuxifdiyo abaayo❤❤❤
@SahraLifestyle
@SahraLifestyle 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@IfraxMohamed-zt8ct
@IfraxMohamed-zt8ct Ай бұрын
Maashaa alaah ❤❤❤
@khadraheegan5665
@khadraheegan5665 2 ай бұрын
Mansha aallh abaayo my rajo ❤❤❤
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 ай бұрын
MashaAllah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 ай бұрын
Somaliyey aan kor u qaadno channelkan, Aduunka ayaa lagu yahay walal💞❣️
@xawowadaadofficial2014
@xawowadaadofficial2014 2 ай бұрын
Mashalaah
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 ай бұрын
Wcs abaayo muniiro❤❤❤
@xawowadaadofficial2014
@xawowadaadofficial2014 2 ай бұрын
Alarunbadanaa abaayoy yaab baala arkay😂xaasid ilahay baan kamagangalay
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 2 ай бұрын
Wcksm Muniira Abshir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ina adero marna dumashi bilan ❤❤❤❤hore usoco walalkey idhahay aan page ku sameyo shaqeyso lkn familka baqa hooyo walalo maha lkn aniga waalidkeyga kale maba la doodi karo sawirkeyga waa saarta lkn maalinkasta dooda ka timad lkn waa inaa go,aan qaata aniga nafteyda aaminsanahay social media my family ma aminsano thanks
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@SafiyoUdgoon693
@SafiyoUdgoon693 Ай бұрын
Hami weyn ayaan ka leeyhy KZfaq ka ilaaheey riyadeyda ha ii rumeeyo culeesyadana allaha ika dulqaado abayo muniiro share ma ii sameyn kartaa?
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 2 ай бұрын
Mashallah
@Umuhanan2
@Umuhanan2 2 ай бұрын
Abyo mcn ani waan sameen karaa in aan video shida lkn qof caana mahasto , abyo adi ma ii sameenkarsa share out mcnto
@gamilaomar8123
@gamilaomar8123 2 ай бұрын
Asc abaayo muniiro suaal aan kaa weydiiyo address hadaan qof siiyo canshuurta KZfaq yaa bixinaayo aniga qof shaqeyso aan ahey ceer ma qaato ? 🇺🇸
@safaosman7001
@safaosman7001 Ай бұрын
Abayo lacagmiyaa lagusameyaa meqa waye
@cabdiadow1508
@cabdiadow1508 2 ай бұрын
ASC waxaa la yiri ninkas darajaduu helay rabi Kama daahine dadaal gari doontide
@anwar2848
@anwar2848 2 ай бұрын
Allah hku barkeyo waxad just hamineyso lkn adiga daadba saas iska da oo noloshada wada maxa laga xumada hadana adigu iis tuusiiñ😂😂😂
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 2 ай бұрын
Abayo setahy waxan ka codsanayaa in ad I cawiso
@SahraLifestyle
@SahraLifestyle 2 ай бұрын
Walashay muniiro waan kusalamay waxaan kaa codsanaya shere out xabibty igarab istaag ana waan dadali mahadsanid❤❤❤
@safaosman7001
@safaosman7001 Ай бұрын
Abayo ani wanrawaa lakiin wacabsadaa wax lasoqarxiyay iyo balayo markan maqlo talefonka xitaa xaga camal marrow yalo waxan. Isdhaha armokuduwoyaa ayan isdhahaa
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Ай бұрын
Media wlh wax la galo ma aha il iyo ceeb uun ba laga faida qof dhamestiran ma jiro cebahaga la radina marka media ka muuqato
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 2 ай бұрын
Wcs ❤❤❤
@ubahadan8902
@ubahadan8902 2 ай бұрын
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
@SafiyoUdgoon693
@SafiyoUdgoon693 Ай бұрын
Waxaan ku weydiin lahaa hadii aan dhaafo sanad oo aan shuriudaha ku buuxin waayo maxaa dhacayo
@user-uj5io2on5y
@user-uj5io2on5y 2 ай бұрын
Asc wll muniira wn jecelahay inan ka shaqaysto yutube balse mahaysto cid aan ku xidho adres waayo aniga somaliland bn joga
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Umu-ibtizaam
@Umu-ibtizaam 2 ай бұрын
Hami iyo rajo wa ka leyahay lkn cid igu garab sisa wayay ama sherout isamaysa😢
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 2 ай бұрын
Sax waye
@munamohamed4850
@munamohamed4850 2 ай бұрын
Camera ka soo hadal lasku duubo
@sahrahappyofficial4724
@sahrahappyofficial4724 2 ай бұрын
Wax badan ayan ka faidey
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 ай бұрын
Mashaa Allah walashay munira, talo wanagsan aad u qiimo badan, guuleysta Aduun iyo Akhiro, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb❤️💖🫶
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 2 ай бұрын
Shkuran
@SucdiAbdirashid
@SucdiAbdirashid 2 ай бұрын
Ka xaxbi hee muniray adaa dadka isku so fasaxde qof walbo icawi iyo sher owt isamey Lee arkoya
@nasriinofficial
@nasriinofficial 2 ай бұрын
Wlashay mcn🫂❤️❤️❤️❤️
@Usernam7863
@Usernam7863 2 ай бұрын
Waa ku saladmay nasrin hada part 8 ka imaaday Halkaan maa hadan iskugu imaanay 😂
@nasriinofficial
@nasriinofficial 2 ай бұрын
@@Usernam7863 🤣🤣🤣
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 2 ай бұрын
Hhhhh KZfaq waxan damcay in aan furto lkn qola igu tiri gabdha cod keedu waa cowro ma banana in la la maqlo 😂😂😂 maxa ka jira bal iso sheega
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Ай бұрын
Maxa so galine marka 😂
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 Ай бұрын
@@Umusamsam24 waan soo ooyayaa 🤣🤣🤣🤣 uma jeedid title ka meesha igu qoran Dhakhtarad ban ahay.... malin kasta 1 xanuun ban kaso hadli laha intasa igu filan dadkana faido u ah ok ok 😉😉😉😉
@Xantiikudhaaftay
@Xantiikudhaaftay 2 ай бұрын
Walashey ayaa furtay youtube 3k ayay haysatay iyo daawasho fiican wlhi dhibaatoyin badan ayay u martay lkn ugu dambayn waa laga report gareeyay ilaa hadda meel uu ku dhacay lama ogo shirkada youtube farimooyin ayaaa loo diray balse Mar walbaa waxay dhahayaan 48sacadood ka dib ayaaan soo jawabenaa haddane sooma jawabaan hadda waxay rabtaa inay mid kale furato haddane baqdin ayaaa ku jirto oo ah kii hore meeshuu maray amuu kaa maraa wlhi Waxba layskuma ogolo abaayo muniiro balse aduun
@umudekaabdi3025
@umudekaabdi3025 2 ай бұрын
Asc abayo waku bahanahay mel kala soxarira raba ado mahdsan xbbti muniro WhatsApp hada aragto jwb insha allah shukraan
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 2 ай бұрын
Masha Allah
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 4
10:34
Fartun Happy
Рет қаралды 56 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
QALINKA MAXA KENAY ?  #my_rajo
17:28
MY RAJO
Рет қаралды 134 М.
Dalaq Dam Maama Faadumo oo Ka Hadashay Sirta Dalaq Damta
15:02
HAMAR ADE TV
Рет қаралды 52 М.
FULL DAY ROUTINE IN RAMADAN MAALINTA OO DHAN SHAQADA AAN QABTO
19:18
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 470 М.
MALINTII 2 EE ISBITALKA #my_rajo
13:23
MY RAJO
Рет қаралды 81 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY IYO MY RAJO
15:01
Fartun Happy
Рет қаралды 107 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН