Dadka macaanka qaba iyo Soonka ramadaanta.

  Рет қаралды 4,583

Dr Abdikarim D Hassan

Dr Abdikarim D Hassan

Күн бұрын

Barnaamijkan wuxuu ka jawaabayaa su'aalo dhowr ah oo dadka xannuunka macaanka la nool iyo qoysas-kooduba iswaydiin karaan. Su'aalaha waxaa ka mid ah:
Waa kuwee noocyada macaanka ugu badani (daqiiqada 2:00 aad)
Waa maxay khataraha ku iman kara qofka macaan qaba hadii uu soomo (daqiiqada 3:26 ee barnaamijka)
Waa kuwee dadka macaanka qaba ee aan soomi karin (daqiiqada 10:00 aad ee barnaamijka)
Imika qaybood ayaa loo kala saaraa dadka macaanka qaba marka la eegayo in ay soomi karaan iyo in kale?
(daqiiqada 13:00 aad)
Imisa jeer ayuu maalintii is cabirayaa qofka macaanka qaba ee soomani?(daqiiqada 15:00 aad)
Qofka macaan leh ee sooman goorma ayuu jebin karaa soonka?
(daqiiqada 17:000 aad)
Cuntooyin kee qofka sooman ee macaanka qaba u fiican ramadaanta?
(daqiiqada 18:30 aad)
Maxaa la gudboon in qofka macaanka qabaa sameeyo intaa aanu soomin?
(daqiiqda 22:00 aad0

Пікірлер: 17
@AhmedAli-gj8dv
@AhmedAli-gj8dv 3 жыл бұрын
Mashaa allaah Dr. Cabdikariim daahir xasan الله يحفظك من كل سوء و مكروه الله يعزك أخي
@aahmed6673
@aahmed6673 3 жыл бұрын
Alle hakaa jazaa'i siiyo Dr sidaa fiiican eed u sharraxday
@bukhaarimohamed2716
@bukhaarimohamed2716 3 жыл бұрын
Dr Abdikarim, Dr aqoontiisu dhisantahay, hore u soco Dr
@osman114
@osman114 3 жыл бұрын
Ilaahay kheyr haku siiyo aamiin
@ameerahassan7035
@ameerahassan7035 2 ай бұрын
Thats my dad 😅
@ayanismail5949
@ayanismail5949 3 жыл бұрын
Mashaa allah dr
@AhmedAli-bv2ze
@AhmedAli-bv2ze 3 жыл бұрын
Maashaa Allaaah Waxqabad wax tar ah Jzkhayr Dr
@saah1172
@saah1172 3 жыл бұрын
Maasha Allah
@goodabdi6708
@goodabdi6708 Жыл бұрын
Masha Allah Dr aniga wax qabaa xanuunka macaanka diabetes type 1 waxaana qaataa insulin injection mudo 3 sano Wana soonkii 3aad suxuurta wax cunaa qamadi iyo koob caano iyo 10 xabo oo timir ah
@hoodoupdiasis6283
@hoodoupdiasis6283 3 жыл бұрын
Dr c.karin waad mahadsan
@muuseispapa7766
@muuseispapa7766 3 жыл бұрын
Macaan leeyahy tallo isii please
@fadumoqasin5266
@fadumoqasin5266 2 жыл бұрын
Asc dr pre diabetic ba laigu sheegay ma qaato daawo malihi s/s maharaado ma gaajodo madaalo lk hadaan direct macaan qaato way kacda sonkortaydu maxa tala
@goodabdi6708
@goodabdi6708 Жыл бұрын
Laga yaaba inad leedahay infection.infecion wuxu Ku dhacaa ganaca.
@muuseaskarimuuse7056
@muuseaskarimuuse7056 3 жыл бұрын
Dr waad mahad santay waxaan hore u ahaa A1c hore waxaan u ahaa 7.1 3 bil kadibna waxaan ku celiyay 4.4 3 bil kadibna waxaan keenay 5.7 ka waran Dr
@goodabdi6708
@goodabdi6708 Жыл бұрын
Masha Allah Dr aniga wax qabaa xanuunka macaanka diabetes type 1 waxaana qaataa insulin injection mudo 3 sano Wana soonkii 3aad suxuurta wax cunaa qamadi iyo koob caano iyo 10 xabo oo timir ah
@goodabdi6708
@goodabdi6708 Жыл бұрын
Masha Allah Dr aniga wax qabaa xanuunka macaanka diabetes type 1 waxaana qaataa insulin injection mudo 3 sano Wana soonkii 3aad suxuurta wax cunaa qamadi iyo koob caano iyo 10 xabo oo timir ah
FILO PART 114
32:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 33 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
LanguageCert IESOL B1 Sample Interview Sara
12:15
LanguageCert
Рет қаралды 119 М.
Arabic Conversation: Yaser from Mekka | Intermediate
21:12
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 39 М.
Arabic Conversation: Speaking club with subscribers. (Elementary)
38:16
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 79 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН