Dadkii Hore Maxay U Faraxsanaayeen ? | Adiga Waad Tijaabin Kartaa .

  Рет қаралды 75,156

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

Sheerxirfad : sheerxirfad.com/
koorsadayda : sheerxirfad.com/courses/conte...
Hadii aad xoogaa gadaal ulaabato 70eeyadii 80maadkii 90maadkii ilaa iyo 2000 , si aad faraxad u dareento waxaa kugu filnaa shay yar sida shaatic cusub oo aad ciida u soo gato ¸ albun caset cusub noocuu ahaadabo waxa aad dhagaysanayso oo aad soo gadatay sida
saaxiibadaa oo aad meel wada fariisataan , safar gaaban , shay cuusb noocuu ahaadabo , in aad saaxiibadaa meel kuwada qadaysaan .
ammaa in aad daawato filim sida in aad shaleemo aado ama cajal muuqaal ah laguu daaro waxay ka dhignayd sidii in janada lagu dhex dhigay oo kale farxada aad dareemayso .
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 336
@ogaansho
@ogaansho Жыл бұрын
Sheerxirfad : sheerxirfad.com/ koorsadayda : sheerxirfad.com/courses/content-creation-training-tababar/
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Hoos u dhig qiimaha bro
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
Hal- yey🤍🤎❣💨 Eid Mubarak ☝🤍
@Haajidhaqane
@Haajidhaqane Жыл бұрын
Walal cumar share xirfad waxay ku weydiin password email privacy policy caadi ayay u ogaan ani password marka laguma kalsoonan karo email gooni ayey noqon la sameeyo kaliya haka dhigaan login lkn waa waa qalad password muhiim ka dhigaan update ha lagu samey kaoya halagu xariiriyo
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
Ustaad Koorsada Malagu qadan Kara Mobile anigo isticmalaya Mise computer ba Shardi ah Taloow ?
@umusuleym9441
@umusuleym9441 Жыл бұрын
Cumaro waxa ilaawde in sanadki ciiid ka ciiie ino dhar Nola gadi jire
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 Жыл бұрын
Hargeisa Muqdisho Garowe Jabuuti Jigjiga Hanbalayo ciid mubarik dhamaan somaliyeed kale
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Жыл бұрын
Garisa❤
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Жыл бұрын
Allah Sw Waxaan Kabaryayaa Inuu Bisha Kheyr keeda Naga Aqbalo Sanadkana Kuwii Sugnaada Oo Diinta Kusug Naada Nagadhigu Amiin 🎉
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Dadkii hore mxe nolosha kusoo raxeysten 🫶😫🥹 anagna mobilka baa nolosha nala qeybsady ilmaha dhalno xalkoda allahu aclam😄
@maxamedyusuf8996
@maxamedyusuf8996 Жыл бұрын
🥺🥺
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
@@maxamedyusuf8996 💔
@maxamedmaxamuud4995
@maxamedmaxamuud4995 Жыл бұрын
Omaroow hadda waa eidkii Waxaan haystaa labis nooca ugu fiican labo macawiis ,labo cimaamadood ,2beer oo kabaa ,sacad ,mirayadaindhaha, barafuun kuli waxay iigu jiraan boorsada ,. Haddana ma aan aadin iidkii salaada mana dareemayo wax farxada haba yaraatee Waxaan dareemayoo murugo iyo wax lamida Eid Mubarak Yaa Ustaad ❤️
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
Waxyaabaha aan tijaabiyay marar badan ee aad farxad ku dareemi karto waxa kamid ah in aad qof walalkaa oo baahan aad caawiso oo kale
@yonisabdullahi7099
@yonisabdullahi7099 Жыл бұрын
Ciid wanagsan all muslim gaar ahaan umada soomaliyeed 🎉🎉
@hanaqiiq9805
@hanaqiiq9805 Жыл бұрын
Wad ku mahadsan tahay warbixintada fa'idada leh wll inshallah 20milyan kuu rajaynayaa👍😊✋
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
😢😢😢 old days life is gold 🥇🪙🥇🪙
@mohamedsharifhassan7524
@mohamedsharifhassan7524 Жыл бұрын
Muuqaal xaqiiqda maanta si dhab ah uga hadlaya. Dhaliyarada maanta amaba jiilasha dambe waxa ay wajahayaan duulaan technology-yadeed ay adkaan doontana sida looga guul gaaro hadaan go'aanno adag laga qaadan habdhaqanka aan la imaaneyno baraha bulshada. Mahadsanid Cumar Inshaar.
@marriahassan2079
@marriahassan2079 Жыл бұрын
Wlh caaaawa Ayaan lahaa ciidihii hore way iisoo carfi jirtay wan farming jiray xitaa ramadanka lkn sanadkan waa yaabanahy😢
@islaw940
@islaw940 Жыл бұрын
ciidan anoo lacag haysto wlhi dhar donan salada bas waye is dhahy, lkn marka yara soonka bilawgis marka dhar leyso gado waku fani jiray hbnka cidana hurdo igama iman jirin xisaha dharka iyo farxada u qabo darted😢😢😢😢
@SamsamCabdiraxmaan-wg1mf
@SamsamCabdiraxmaan-wg1mf Жыл бұрын
Asc dhamaan umada muslimiinta waxaan caawa ugu hambalyeeynayaa ciida alx yaa rabi ramadaanka ayaa noosoo idlaaday alx ciid mubaarak
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
اللهم تقبل كل ألاعمال رمضان
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Alaahuma taqabal saalixal acmaali calaynaa wacalaykum
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Жыл бұрын
Amiin❤
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 Жыл бұрын
Wallahi waa runtaa marka uu khadku iga maqanyahay buug bilaa macno ii ahaa ayaa ii macaanaada cajiib Mahadsanid
@zamzamamiin4846
@zamzamamiin4846 Жыл бұрын
كل عام وانت بالف خير وصحه وعافيه جزاك الله خيرا يا أخي 🤲🥳
@hirecade-st6tp
@hirecade-st6tp Жыл бұрын
ALLAHA NAGA BADBAADSHO DHIBTA ADUUNKA😢
@iloveallah8618
@iloveallah8618 Жыл бұрын
Eid Mubarak inta Muslim nabi maxamed scw ❤❤❤
@YaxyaSinwaar
@YaxyaSinwaar Жыл бұрын
Cumar ishaar nimcada rabi kusiiyay ku shugri walal❤🤲🏿
@arafatmohamedosman1106
@arafatmohamedosman1106 Жыл бұрын
Dad waa dadkii hore waqtina waa waqtigii hore waxan joogna hada duni wax walbo mcn ay xiisaha ka dhamadeen wax dhadhan aan lahayn
@Hanaad_90s
@Hanaad_90s Жыл бұрын
Good man. 👏👏👏another great content. This topic effects our community so please. 👍 keep it up
@mohamedmursalabdi775
@mohamedmursalabdi775 Жыл бұрын
Allaa cumarooow murug badnaa muqaalkaan manta wllhi, nolosheena waxan ka baqayaa in uu dhadhanka ka tago ..... Manta waa ciid, adiga oo lacag heysta, dhar ciid gadan karo, hadana ay kuu macaameynin waxa aad sameynayso... Samankaan challenge-ga ugu adag waxa uu noqon doona sida aan dhadhan ugu sameyno nolosheenaa💪
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legend always keep going omar inshar another's levels ogansho interests people's culturals💯💪💯👍
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
Great video- Well done 👏🏾👏🏾👏🏾
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 Жыл бұрын
Mahadsanid cumar inshaar Walaal Allah hakuxafido Dhamaanteen allah hayna hanuuniyo
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891 Жыл бұрын
استاذ عمر عيد مبارك ولا تنسو الفقراء 😢
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 9 ай бұрын
jazaka allahu kheeyran
@shariifnahari5922
@shariifnahari5922 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@khadarthalathowkhadarthala9891
@khadarthalathowkhadarthala9891 Жыл бұрын
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير Ciid wanaagsan alle hana aqbalo acmaashii wanaagsaneed aan sameyney
@waaniye1977
@waaniye1977 Жыл бұрын
ماشاء الله موضوع مهم جدا في هاذا زمان
@Cabdullaah114
@Cabdullaah114 Жыл бұрын
Ciidan ciideeda caafimaad io nabad Allaha nagu gaarsiiyo
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
Old is GOLD 🔥
@umuahmad2535
@umuahmad2535 Жыл бұрын
Ciid mubaarak kulu caam wa antum bikheyr
@abdallasisi6005
@abdallasisi6005 Жыл бұрын
عيد مبارك تقبل الله منا و منكم صالح الاعمال كل عام وانتم بخير 😍
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 Жыл бұрын
Cumar thnks
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@cabdiwalimualim1086
@cabdiwalimualim1086 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor Жыл бұрын
Mr Omar Inshaar waad ku mahadsantahay sanado badan ayan kula socday run ahaantii waxaan kaa faaiday XAQIIQADA QARAAR.
@Maxamedabdiqani697
@Maxamedabdiqani697 Жыл бұрын
Maanshaa Allaah syb waxaad kahadashay xaqiiqada dhabta ah waanad kumahadsantay inkastoo aanan sidaas ujeclay sooshiyaal midiaha kana jeclahay inaan dantayda kufoofo hadana dadbadan ayaad indhaha ufurtay mahadsanid 100%👍
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
CIID MUBARAK🌙❤
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid
@bidixo1bidixo158
@bidixo1bidixo158 Жыл бұрын
Mahadsanid omar
@WabaxMedia
@WabaxMedia Жыл бұрын
Mahadsanid Ogaansho media💯🙏
@sandheregeneraltrading2162
@sandheregeneraltrading2162 Жыл бұрын
Cumar inshar waad mahadasantahay barnaamijka aad ka heleyso waa muhiim, lkn mid yar waa jirtaa meel ku hartay nolashii dhadhanka laheyd waa Kaamanka qaxootiga iyo deeganada dadka danyarta ah ku nool yihiin tusaale sida Marka iyo Barawe
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Ciid mubarak 💖 Allah naga Agbalo Acmaasha wanaagsan
@Hakim13547
@Hakim13547 Жыл бұрын
Ciid Mubarak brother cumar inshar From 🇩🇯
@trustme1302
@trustme1302 Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
@mahadahmed1115
@mahadahmed1115 Жыл бұрын
Ciid Mubarak walalayaal ❤
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Жыл бұрын
Tnx bro❤
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Ciid Mubaarak Umad muslimiinta meelkaystay joogaan.
@user-kg9fw6gs8m
@user-kg9fw6gs8m 3 ай бұрын
Eid mubarak dhamaan muslimiinta. Oo idil
@FarhanhusseinAli-hm2xi
@FarhanhusseinAli-hm2xi Жыл бұрын
Wllkeey cumar dar Allah ayaan kuu jeclahay 💯
@koofi508
@koofi508 Жыл бұрын
Ustaad thanks
@abdinafic26
@abdinafic26 Жыл бұрын
Illahey haka raali noqda wll
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Cumar inshaar ilaahy danbi gaaga ha dhaafe waxad mawduuc barnamij ah inooga soo diyaarisa dhibaatooyinka dalkeena haysta iyo siyaabaha looga bixi karo iyo qabyaladda iyo dagaalada ka socda dawlad deeganka hadday thy xasuuq iyo xuduudaha oo iska banaan iyo ciidamada tirabeelka ah ee mudo badan ku sugan dalkeena
@FaisalAbdulle-wt3eu
@FaisalAbdulle-wt3eu Жыл бұрын
Brother Omar, Your videos deeply resonate with me, and it seems like we share a similar mindset. you always talk about the thoughts and feelings that I have but struggle to put into words. I am truly grateful for your work.
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Ciid mubaarak❤
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 Жыл бұрын
Eid Mubarak dhamaan umada soomaliyed
@abdaleahmed2909
@abdaleahmed2909 Жыл бұрын
Aniga wllhy farxadayda wali waa ii joogtaa iyo dhoola cadeyn taydu ❤
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Жыл бұрын
Alxmdlilaah intaaa aad sheegtey wan ka nabad galay anuuu❤
@zadaamhussein3043
@zadaamhussein3043 Жыл бұрын
Wow 👌 👏 wallhi waxwalbo o aad sheegtay waa run
@ubahsaredo8924
@ubahsaredo8924 Жыл бұрын
Eiid moubarik all muslim❤
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Жыл бұрын
ASC WLLE CIID MUBAARAK TAQABALALAHU MINAA WAMINKUM SAALIXAL ACMAAL JZK ALFA KHEYR
@hamzesiyadcadowmadey7680
@hamzesiyadcadowmadey7680 Жыл бұрын
Ciid mubaarak
@yaya_______boss
@yaya_______boss Жыл бұрын
كل عام وانتم بخير عيد مبارك❤️
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 Жыл бұрын
1:26 Cumar kalmadaHa qaar ee aad is ticmaasHo aad bay iga qosliyan runiii "adigo doola cadeynta min dhag ila dhag ay ku jeexan taHay" 😂😂😂
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 Жыл бұрын
Saaxib cumar waxad ixasuusisay caruur nimadi waxan soo arkay wakhti maalinta hooyo bariis noo kariso aanu duleedka giriga kasoo urino farxad aanu bood boodno hada waa bariis dalaca salid yar midh basala iyo midhadh yaanyo ah ayaa lagu kariyey noloshu haday dhamays tiranto waxa yaraanaya baahida wiilka ama gabadha mobilka ku mash quulay hadi subaxa markay tosan ay qurac ka waayan gurigooda waalaga yaaba inay mobil koda sii watan hadiise ay qado la aani uraacdo quraac la aanti masii daawan karan mobilka waa maya arintu waxay isugu ururaysa nolosha imika xadirka ah barwaaqo soran ayaa lagu jira ciida ookale marka dharka hooyo nooso gado farxad habenkas manu seexan jirin sababto ah laba shaadh iyo laba surwal oodabada laga kar karay ayaa iidhar ahaa qiyaas maanta ilmahaga laba jirka imisa dharu leeyahay ugu yaraan shandad dhara mahad sanid cumar inshaar falasofka dhalinta somaliyed hore usoco
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 Жыл бұрын
Sxb adaa sheegay really Noloshu kaamil ahaansho wanaag kuma leh Waxay ku leedahay in qofku wax ka maqan ay jiran si uu u raadiyo🎉
@foosifoosi7228
@foosifoosi7228 Жыл бұрын
Walaahi waad arinjirta waan kugu raacay
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Jazzakallah
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 Жыл бұрын
كل عام وانتم بخير
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Жыл бұрын
Waan jeclaan lahaa inaa janalkayga soo booqado Walal ado mahadsan❤❤
@Mohacabdiy47Cabdi
@Mohacabdiy47Cabdi Жыл бұрын
Cidwanagsan all muslims
@NasraHassan-xf4lu
@NasraHassan-xf4lu Жыл бұрын
Eid Mubarak ♥️♥️
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 Жыл бұрын
Eid Mubarak ustaad
@Money-Maker942
@Money-Maker942 Жыл бұрын
Waa ciid,war waa ciid 😅😅 dharkaagii makuu diyaara🎉😊
@abdihafidgomey1921
@abdihafidgomey1921 Жыл бұрын
Eid mubarak🎉🎉❤
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Жыл бұрын
2017 iigu danbaysy inaan.soo Gato xataa maanta waan huday 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@wllmaankey2958
@wllmaankey2958 Жыл бұрын
Allah yax fidik yaa cumar❤
@abdirahmaanahmed572
@abdirahmaanahmed572 Жыл бұрын
Waxaan xasuustaa cabdalla nuuradiin allah unaxaristo idaacadii horn Afrik xayeysiimaha ee so deeyaan fiirsanjiray
@DHIMBIL1000kI.N
@DHIMBIL1000kI.N Жыл бұрын
M.A yaa ustad
@shoodheshoodhe7903
@shoodheshoodhe7903 Жыл бұрын
Waxa kahadlaysi waa sida inad nafteena sir kahaysi big philosopher omar inshaar
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Walahi nolosha macaan male barigii hore eida aad baan ugu farxi jirnay hadana maba dareemayno
@Abdalla718
@Abdalla718 Жыл бұрын
Old is gold
@farhan_taffo
@farhan_taffo Жыл бұрын
Ciid mubarak
@adnankafi4035
@adnankafi4035 Жыл бұрын
OLD IS GOLD❤
@awaalemohamed
@awaalemohamed Жыл бұрын
Ciid mubaarac wlalayaal
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@albaqdaadimaxamed4162
@albaqdaadimaxamed4162 Жыл бұрын
Waxa kaliya ee aan kufarxo xili kasta xitaa hadaan ku celceliyo waa markaan quraanka akhrinayo , anigoo marba sheekh qaari ah ku dayanayo , sida عبد الصمد عبد الباسط، سعود شريم شيخ علي جابر ، منصور السالمي
@EngYounis
@EngYounis Жыл бұрын
wxay ubadantahay in waaridkaa yaraantii kugu soo brbaariyay waayo qofku xasuusaha ayaa frXd galiya.. msha alh wll anagana iLaahy sidaasoo kle Ha inaga dhiGo. aamiin
@cabdirisaqxasan4619
@cabdirisaqxasan4619 Жыл бұрын
Waayaab wax jira ayad sheegtay ustaad
@YaxyaSinwaar
@YaxyaSinwaar Жыл бұрын
Kusaliya Nabiga N.N.K.H Scw ❤❤🇸🇴❤
@Amiinaliiban1780
@Amiinaliiban1780 Жыл бұрын
Alxamdullilah imikaan farxad aduunka ayaan haystaa marna ma murugoodo Alxamdullilah ❤❤❤
@Mohamed_Qarni_joog
@Mohamed_Qarni_joog Жыл бұрын
Legend omar inshar😮❤
@zahrajoharad1864
@zahrajoharad1864 Жыл бұрын
Wlhi runta ka hadashay ciiid mubarak🎉🎉
@abdulaahiabdi5617
@abdulaahiabdi5617 Жыл бұрын
Walaalayaal iisoo duceeyan waan jabay
@abdikareemomar7364
@abdikareemomar7364 Жыл бұрын
Ku teh shiirkeeda walahay omar waa funny 😂😂😂😂
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 Жыл бұрын
Ramadan kariim. Insha Allah barri waa maalikii 30-aad ee u danbeeyay bisha barakaysan.
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 Жыл бұрын
@@hamsehassan-we5wy Lkn maanaa arag annagu walal wax arkayna maannaa arag.
@2daysago_
@2daysago_ Жыл бұрын
@@siciidcabdi8945 qeyb kamid ah muslimiinta hadey arkaan waa waajib in la aamino. Adiga muhiim ma ahan inaad aragtid bisha. Diinta ayaa si qalad ufahamtay
@duniyaa8848
@duniyaa8848 Жыл бұрын
Waa sax arinkaas Aniga ciidaan dhar ma soo gadan
@aweysalhadadi2525
@aweysalhadadi2525 Жыл бұрын
CEAD__MUBARAK__somli_weyn_❤✈️😢
@libanmed7284
@libanmed7284 Жыл бұрын
Intaa alle Ku xidhan unba faraxasan 👳
@khadarthalathowkhadarthala9891
@khadarthalathowkhadarthala9891 Жыл бұрын
Cumar waad mahadsan tahay
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 Жыл бұрын
Waa run noloshu wey isbadashay wax walba oo dadka qiimo ugu fadhiyayna wey macno beeleen
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,8 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 51 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ?
12:48
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Sideed Maalintaada Si sax ah ugu bilaabi ? | Muhiim |
9:02
OGAANSHO
Рет қаралды 106 М.
Taajka Boqortooyada ingiriiska Waa La soo xaday .
8:24
OGAANSHO
Рет қаралды 91 М.
Jirkaada iyo Baraha Bulshada | Daraasad Cusub |  2023 |
11:49
OGAANSHO
Рет қаралды 137 М.
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28