Dadkuu Sida bahalka u cunay Abdi Dhimbil oo hadlay.

  Рет қаралды 31,692

ERAR TV

6 ай бұрын

ABOUT ERAR TV
Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722449446
+251915559955
Email: Avocadomohamed1@gmail.com
Our KZfaq channel: kzfaq.info/love/0kuTaplkaGuIA6NztQ0INA
Facebook: HonAvocado
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Пікірлер: 78
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 6 ай бұрын
aad baan uga xumahay dhibka gabadha soo gaaray Binu Aadmiga qofka ugu caqliga iyo damiirka xuni waa midka qof dumara ah gacan u qaada
@abduljama7555
@abduljama7555 6 ай бұрын
MA WAXAA LA WAAYEY NIN DHUUNTA KU DHUFTA DOQONKA JAAHILKA AH MADAXA HA LAJABIYO BAKHTIGIISANA HALA GUBO DOOFAARKA ISAGAA GUMEESIGA KA XUN
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 6 ай бұрын
Saaxiibul caqli waan kugu raacsanahay walaal
@YasinYasin-wo4jw
@YasinYasin-wo4jw 6 ай бұрын
Waar saaxiib salaan gobeed ❤❤tuugaa biri maeydada layenayaa xisaab ayaa hortaala
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 6 ай бұрын
Lama xiray tolow
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 6 ай бұрын
Maanta wa in lagala xisaabtamaa ninkaaasi
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 6 ай бұрын
Mr dhimbil ama wuu walanyahay ama wa garac
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 6 ай бұрын
Waa runtaa garac ayuu u egyahay ilma xalaalku madhibo muslimka
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 6 ай бұрын
War kani nin rag ah maaha xayawanka aakhiro haloo diro waxani bila damiirka dadka halaga qabto bastar bastar dhalay weeye
@user-wv1qm3zx3o
@user-wv1qm3zx3o 6 ай бұрын
Waa barnaamij cadeeyay maaamulka Cagjar waxa uuyahay
@awaleisse6061
@awaleisse6061 6 ай бұрын
Kaasi maahan mid xalaal ku dhashay mida kale maxaa loo xidhi waayay ama maxkamada loosoo taagi wayay
@Mouhouled
@Mouhouled 6 ай бұрын
Niinkas wa iin ladilo
@user-cj8mu4vl4r
@user-cj8mu4vl4r 6 ай бұрын
Naayah ❤
@user-wv1qm3zx3o
@user-wv1qm3zx3o 6 ай бұрын
Waa waxyaableh mas uul waxaa ka ah Cagjar & kuwa lashaqeeya waana loocqaabi inshallah !!
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 6 ай бұрын
Waar ninkani waa cawaaan wallllhi xataa xabashidu sidaas uma dhaqmaaan wa dameeer ciil badanaa Allla miyaan joogo meeshaa
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 ай бұрын
Munafaq ina. Cagjar aya waxan o dhan ka danbeya
@gasirasheikhhassan6584
@gasirasheikhhassan6584 6 ай бұрын
Ninkaku ma waalnee waa nin loogu talagalay in uu ladagaalamo ururka awoodaas uu calanka mujaahidiinta kujeex jeexayo xaguu ka keeni lahaa ilaahoow mujaahidiinta xaqooda usoo dhici way dulman yihiine mar hore io mar danbaba😢
@awaaare718
@awaaare718 6 ай бұрын
Dulmigii ina ilay ayaa muuqata inaanu iaagu aanu joojinba oo ilaa hada uu siiwado.
@AhmedYouesf-zx2mn
@AhmedYouesf-zx2mn 6 ай бұрын
Kanfood layda waraysanaya dankaluu leeyahay nin amaanka wadanka lagu aaminay oosargaalah yay macnala an kumaagayan
@rooble-vn8sd
@rooble-vn8sd 6 ай бұрын
Rooble
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 6 ай бұрын
waaa in lahubsada
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 6 ай бұрын
Caruurta TPLF in laga nadiifiyo laamaha amaanka ayaa lagu badbaadii karaa..
@Kaartomo
@Kaartomo 6 ай бұрын
Bal fiiri dadkaa la iska laynayo 😢😢😢
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 6 ай бұрын
Askarigaas Hala Dilo Waa Nin Xanuunsan
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 6 ай бұрын
Maxaa iskaga celin weydey fulley
@user-ok1cr4iy7b
@user-ok1cr4iy7b 6 ай бұрын
Wuxu wiilsana maa aniga dhalay dee ubo qof arkaba inu laayo waan dagersanahay
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 6 ай бұрын
Adigu wecel ayaad u egtahay aabahaa arxandarada kawas kuwii furuukhda ahaa ee dadka xasuuqayay inadtahay way muuqataa calaamo ilkaahay kugu rid farakhoow
@GloLeaders
@GloLeaders 6 ай бұрын
War ninkani waa Tplf wuxuuna ujoogaa Abdi iley iyo TPLF Halamariyo wuxuu gutay
@et9055
@et9055 6 ай бұрын
Waxane iye gabadhane kahadleso in xukumadi Abdi ilaye ku a keedbane modayaye
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 ай бұрын
Kan hadlaya waxu si dadban u difacaya ina. Cagjar o kiska ninkan ayu ku kobaya wana khain kan okiyalaha qaba e dacada iska dhigaya
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 6 ай бұрын
War bahalkan dadka halaga qabto. Mida kale madaxdiisa wa macquul in looga dacwooday...hadaba kuwaas maxa laga yeeli
@user-vl2fg3ce3k
@user-vl2fg3ce3k 6 ай бұрын
Gab dhaha samaali dilka halaga daayo Ragow magab.dhokala inoo maqan waa ceen nin gabadh ka oohiyey
@user-vp6kg1ji1m
@user-vp6kg1ji1m 6 ай бұрын
Waxaan layaabay sandaqad buukuxirtay iyo wuu idilay aaway sharcigi xitaa qofka dambiilaha ah yaa ubaneeyay inuudilo maxkamad baa xukunka iskale xitaa haduu qofdilo qofku
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Kan waxa ka daran kuwa Qabaleeyada maamula Oo si xun u dhaqma
@alibakhat2814
@alibakhat2814 6 ай бұрын
Asaga iyo wixi lamid ah hala iska celiyo
@abdimuhumed5546
@abdimuhumed5546 6 ай бұрын
Asc maxay noolahaayeen Cabdi ileey waalagaraystay sootan meeshu hoosta kagubanaysa, Cabdi-Ileey ayaaba dhaamay sababtoo ah badhaadhihiisa wuu cadaysanjiray laakiin kuwan cuqdada qaba miyayna ogeeyn in uusanjirin qof ayjeceshahay Ethiopia oo bari marka ay kadhamaystaan ay banaanka utuuridoonaan xukunka ay hayaan ayeey ku iloowsanyihiin
@gasirasheikhhassan6584
@gasirasheikhhassan6584 6 ай бұрын
Ciil badanaa ma calankii onlf ayaa ihaamadaas ku danbeeyay aad baan uga xumahay magac xumadaasi ku dhcday onlf 😢😢😢😢
@mahameddalal7844
@mahameddalal7844 6 ай бұрын
Horta calanku waa mid qabyaaladaysan hadad kahadlaysan lkn gabdhuhu haka hadlaan wixii dhib ah ee uu u geystay ninkan caadaystay jidh dilka dumarka
@mohamedbc8452
@mohamedbc8452 6 ай бұрын
War damerkaa dadka hoy ka dhaha
@user-vp6kg1ji1m
@user-vp6kg1ji1m 6 ай бұрын
Waayaabe ninku sharcigiiba waa uukutunta iyo magaci dawladaba meeyay sharcigi dawlada ninka dadka maalaga qabto qofwalb haduu suurabo yeelo madawladbaa jiraysa
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 6 ай бұрын
Waxaa hubaala inaad ilmasiinatahay
@alibakhat2814
@alibakhat2814 6 ай бұрын
Nimanyohow Calacaal Loma bahno
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 6 ай бұрын
Wr gabdha heenu waa qaali garacaa wa in maxkamad la saaaro shaadh dawlade ee uu dadka ku dhibay laga qaado
@Burcawi24
@Burcawi24 6 ай бұрын
Hablaha miyaanay rag la dhalan waar googarado xidha awr yahy
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 ай бұрын
Ninkan waxu haystay kalsoni wayo in an garab ama amar haysan si cad o an dhumasho lahayn 4 sano sidan oma dhaqmen e shekada runta ha laga shego ina. Cagjar aya arintan ka danbeya
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 6 ай бұрын
cadawga calankayga neceb caadilow fashili calamo kamuujiyo cudur xunukeen allahayow cadaboo ciqaab kulul uumutaa allow calankayga cadalad helo🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺 aaniin
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 6 ай бұрын
Mar hadaan amxaar idinku soo duulin oo somali gabdhahooda ay saa u gel ayaan maxaad ka odhan lahayd?????
@Hasnktal
@Hasnktal 6 ай бұрын
War jahilkaas gabdhaha garaca ya waa in xilka laga qaado lana xidho
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 6 ай бұрын
Ninkas waa in ladilow is deg deg waa dambiiile
@GF-fk4is
@GF-fk4is 6 ай бұрын
Ogadeen Isaga Is guumaystay Bal arag say Ugalayaan Dumarka War Xabashi Baa dalka Idniku Haysta Iska xoreya Xitaa ereboodka Jigjiga Waxba kama tihiin Xitaa xashiishak Laydinma ogolow Inaad ka shaqaysan Ethopiyan Baa kawada shaqeya Ax ax ax Maxaa haysta dadkaygii Allow dhibta ka saar
@qadanadan4599
@qadanadan4599 6 ай бұрын
Waligiin gumaysi ka bixi maysan waxay dadaka xoola ah
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Waad iga Qoslisay Wll🤣🤣🤣
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Waar Alxamdulilah dhaha Kol maanta hadad sidaa u hadlaysan Oo Aaney cidi waxba idin odhan nayn oo Jeel ogaden la.idin gayneen Mustafe u mahad naqa.
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 6 ай бұрын
Ninkaas halaga talaabo qaado
@gasirasheikhhassan6584
@gasirasheikhhassan6584 6 ай бұрын
Qayladu orgiga waydaarsane hablaha yaryar alha ubooga dhayo iyaga lama jeedo waa onlf waxa loo jeedaa
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 5 ай бұрын
Nasabadiisiyo aabihii nacalaa kutaal naagnaag dhamay nolisha in lagu gubibfiicnaan lahayd
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 6 ай бұрын
waxbaa jira dawlad digaanku wa in ayhubisa ninkan
@mulkimahamed-ht4gu
@mulkimahamed-ht4gu 6 ай бұрын
ninkaa anigu waxaan indhahayga kudawanayay isagoo nin ciidal ahafarta adin kajabiyay hadana xidhan waa dhiigya cab
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 6 ай бұрын
Kkkkkk Kkkkkk tacdi iyo dhibtaato oo dhami cabdi ilay ayay raaceen mudane madaxwayne mustafe muxamed cag jar aabihii nabada iyo hormarka dawlad deegaanka soomaalida weeyi onlf wax la dhaho ma jirto sheekadaasi way dhamaatay
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 6 ай бұрын
War ninka nin dilo malawayey.xabad madaxa uga dhufto
@bossman1024
@bossman1024 6 ай бұрын
Idinku laftiinu inad calanka magalada dhexdeda lawaregtan sax miya isagu haqaldanade
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 6 ай бұрын
Ok maxaa udidaya inay calanka magalada kuqatan
@KayseKayse-bx3hc
@KayseKayse-bx3hc 6 ай бұрын
Nikaa nacaska axmaqa ah dadka ka qabta miyaanay meeshu maamul lahay
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 6 ай бұрын
Saancadaluhu miyaanu gabdho la dhalanin, amase uu dhalin, oo aanu qabin
@abdimuhumed5546
@abdimuhumed5546 6 ай бұрын
Ninka gabdhaha sidaan uladhaqmaya waxay ilatahay abaalkiisu waa in lakhaarajiyo ee qorshe haloodago
@rooble-vn8sd
@rooble-vn8sd 6 ай бұрын
Liyuu booliska Iyaguna waxaa haya nabsigaay Iyaga Dhaxdooda ay kala gelijireen
@madarcali122
@madarcali122 6 ай бұрын
Aqliga ogaadeenku waka
@mhassan0163
@mhassan0163 5 ай бұрын
Waar gabadha hallo aaro, afka haloo duubto oo bastoolad halagu dilo, gurigiisa haloo sii galo, nin dambe waxaas oo kale samayn mayo, gabdhaha bastoolad u dhiiba,
@m.a.seeqrte-to3po
@m.a.seeqrte-to3po 6 ай бұрын
Mujriimka.mujriimku.dhaley.waa.inlalaa.xisaabtamaa.oo.sharcigaa.lahor.keenaa.doofaar.baaiska.dhashee
@user-vl2fg3ce3k
@user-vl2fg3ce3k 6 ай бұрын
Xaladdaas marun baa
@badriabdi2339
@badriabdi2339 6 ай бұрын
Xisaab baa xigi 🤨
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 6 ай бұрын
Cagdheer walin naagaha cagadheer sexy ku dhig oo so banaan soodhig kolay naagah xarood waa bilaasha weye waxan lugu was canjeelo xabshi aye siilkod siitaan ufufuf nacal dhiladii indiin dhashy was
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
GOOJACADE LAGU KUFSADOOW😂!ADIGUKUWII ABAARSO LAGU FARA XUMEEYEY MIYAAD KUJIRTAA?!! NIN RAGEEDKU DUMAR MA CAAYEE! HOOYO💕Kuma DHALIN MIYAA?? GabadhI kulamay DHALAN? NINKA RAGU SIDAA UMA HADLO!! WAXBAA KAA KHALDAN?? NINKA CHANNEL-KA LEH!! WAAAN KU WEYDIIYEY, maxaad LOVE ❤️-ka ugu saartay?? Ma dumarka in la caayo ayaad ku faraxsan tahay!!! MAXAADSE DHAANTAA KAN HABLAHA CAAYEY , ee GARAACAY!! NINYOHOW CAQLI IYO MASKAX ISKA BAADH!! XUMAAN IYO CAY INAAD DAD KUSOO DHOWEYDO WAA KUGU CEEB !! BISINKA!!
@user-vl2fg3ce3k
@user-vl2fg3ce3k 6 ай бұрын
Gab dhaha samaali dilka halaga daayo Ragow magab.dhokala inoo maqan waa ceen nin gabadh ka oohiyey
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 13 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 19 МЛН
бесит старшая сестра!? #роблокс #анимация #мем
00:58
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 3,2 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 13 МЛН